No video

HOOYADII OO NOOL AYUU AASAY KADIBNA MAXAA KU DHACAY?!

#Ayub_Sakiin@ayubyusufsakiin
MUCJISADII UGU WAYNAYD AYAA KU DHACDAY KADIB MARKII UU HOOYADII AASAY AYADA OO NOOL!

Пікірлер: 188

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed794 жыл бұрын

    USTAAD AYUUB YUSUF SAKIN❤️ in badan baan u xiisnay sheekooyinkaagii 🙏❤️

  • @abdirahmanabshir8566
    @abdirahmanabshir85664 жыл бұрын

    Masha allah inta waaladin toda unool ama dhinten allaha janada kaliyo waxaana laku jiraa bisha barakaysan ramadan ee tabanka uqayrka badan waaladinta haloo duceeyo haday nool yihin mise ay geeryoden . Wabillahi tawfiiq.

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala84034 жыл бұрын

    Mahadsanid Macalin...... Sheekadan Waba Sheeko cajiib ah xaqiiqdi Allow Walidkeen noo xafid La'aantood Noloshu Qurux maleh 😢❤👏🏽

  • @samatarmaxamed4119

    @samatarmaxamed4119

    4 жыл бұрын

    Cajab ana aragnay qaar dilay

  • @mohamedaliklay6860
    @mohamedaliklay68604 жыл бұрын

    I am the first one Ayuub waan ku jeclahay wlipa ilaahey dartiisa❤❤❤❤

  • @Meelsan
    @Meelsan4 жыл бұрын

    Ayuuboow magacaga waa yuusuf sakiin balse waxaa Ku qarsoon sakiin qofka kajaraysa jahliga MASHALLAH Hal abuur wanaagsan Allah Ku sharfo 🤗👌

  • @aminadaahir5143
    @aminadaahir51434 жыл бұрын

    My Teacher ayuub yuusuf sakiin Aad ayaan ku salaamay adiga iyo mataantadii nolosha farxad ku noolada aduun iyo akhiraba Hooyo mcn aduunka iftiinka aan ka haysanaaba waa hooyo illahayow noodaa

  • @awoyasinibrahim9692
    @awoyasinibrahim96924 жыл бұрын

    Alleh aabahay ha u naxariizto 😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲intii aragta ha u duceyzo pls

  • @umuabdi3450

    @umuabdi3450

    4 жыл бұрын

    Ilahay haunaxriisto abaha iyo abaheybo qabrigane ilahay hauwasiciyo janada firdowso ilahay hagaliyo kitabkodane ilahay midigta hakasiiyo

  • @user-cy1ey9wx2h
    @user-cy1ey9wx2h4 жыл бұрын

    Subxaana laah waa qiso xanuun badan😥!!!!!,maclim ayuub yusuf sakin,,Allah yaxfidak ,❤❤ جزاك الله الجنة عرضها السموات والأرض، ،شكرا لألف مره، ،،استاذنا الفاضل ❤ سمعا وطاعا wanu qadanayna dhmn taloyinka aad nasiiso maclim

  • @siciidcalijaamac2113
    @siciidcalijaamac21134 жыл бұрын

    Ayuub yuusuf sakiin Hooydaa iyo aabahaaa Alle ha unaxariiistoh. Aaaamiiin

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi614 жыл бұрын

    Hooyo macan meelwalba dunida kajoogta Alle ha inooxifdiyo 😍🥰🥰❤

  • @sowdonor9185
    @sowdonor91854 жыл бұрын

    الحمد لله YAA USTAAD AYUB YUSUF AAD IYO,AAD AYAAD UMAHADSNTHY BAARAARUJI NTAADA,ILAHAY,HANXARIISTO,HOOYO,IYO,AABO,INTA AY,U NOOLYHN WAXAAN LEHYH,KAFAAIIDAYSTA,ANIGA,WAN JCLHY,INAAN,LAJOOGO ,LKN NAZIB DRO,LAMAN JOOGO,LAMANA,NOOLI ,IGU,DUCEYA,INAAN LANOOLAADO

  • @quruxhaweenbintucarab7374
    @quruxhaweenbintucarab73744 жыл бұрын

    Mansha Allah keep going my teacher

  • @Sooyaan1
    @Sooyaan14 жыл бұрын

    Ma waxa uu karaahsaday hooyadii oo 9 bilood uurka ku siday, hooyadii oo cuntada afka kusiin jirtay waqti uuna waxba cuni karin xata saxarada iska dhaqi karin. Ilaahay waalidkeen cumri dheer iyo caafimad ha siiyo, aakhira Jinatu Firdawsil Aclaa. inshaa Allah.

  • @shuhabgirlschannel399
    @shuhabgirlschannel3994 жыл бұрын

    Mashallah Ustaad aan jacalahay Ustaad in badan waan kuu xiisanaaya dadka aan Ku xira ayad Ka mid aheyd wan Ku tabnay rabi raali ha Ka noqodo Ustaad waan qadan dardarankaad waxan run bila adanku ma dareemo nimacad Ila ow Ka waayo allxamdullah

  • @iqraabdullahi2904
    @iqraabdullahi29044 жыл бұрын

    Watching with crying😢 ILAAHOOW heeyga hormarin rabiyoow hana iga dhigin mid iloowda xaqooda 🤲

  • @user-sp9dr3wc1l
    @user-sp9dr3wc1l4 жыл бұрын

    Ayuub Yuusuf zakiin Mahadzanid waan xiisayaa habka aad u soo bandhigto 😚 mazha allah Ilaahay ha ku dhawro wll Runtii waan jeclahay in aan daawado channelkaaga

  • @MohamedAbdinaaasir
    @MohamedAbdinaaasir5 күн бұрын

    Macalin ayuuup waan kutaageeraa dhiirgaliye ❤❤❤

  • @siidcalicabdishiikh3361
    @siidcalicabdishiikh33614 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad qaali ah ayuub yuusuf sakiin

  • @ironlady4946
    @ironlady49464 жыл бұрын

    Mahadsanid Ayub. Eebe hayno xafido walidkeena inti nool inti dhimatayna Alle how Naxaristo😪🤲

  • @wllaman4008
    @wllaman40084 жыл бұрын

    Yussuf sakin waa kunolahy Nolool far xad leh markaa vedio gada markaa dawady wax badn baa iska key Baldaly keep going Ayuub dhirigiliye

  • @wllaman4008

    @wllaman4008

    4 жыл бұрын

    M.a

  • @iskufilanbeauty
    @iskufilanbeauty4 жыл бұрын

    mashAllah waan ka helay "sheeko Ivo Nus"...ilahay ha naga dhigo kuwi bari u ah walidkood. amin

  • @shamsaabuukar5448
    @shamsaabuukar54484 жыл бұрын

    Ayuub mashllh jir oo joog allah kuxifdiyo my maclin

  • @maanka8318
    @maanka83184 жыл бұрын

    Mahadsanid 🙏🙏

  • @zumrabintumhamed6501
    @zumrabintumhamed65014 жыл бұрын

    Mahadsanid Ustaad Ayuub Sida Quruxda bdn aad waxkazto oo wng eh aad inoola wadaagid🙏🥰 Inbdn waan ku xiizney♥️💯

  • @omaraweis8531
    @omaraweis85314 жыл бұрын

    Mahadsanid macalin ayuub

  • @rawdamahamuud4607
    @rawdamahamuud46074 жыл бұрын

    MASHA ALAH ANIGA LABADAYDA WALID ILAHAY CIMRIGA IYO CAQLIGABA HA UNUURIYO IYO WALIDINTA MUSLIMINTABA

  • @jamalmo3121
    @jamalmo31214 жыл бұрын

    Subxanallah alhamdulilaah nimcada allah nasiiyay waa islam nimo nafareyso wax walba oo wanaag san anaga na rebeyso wax walba oo xun

  • @Asmaamohamed-zt5ll
    @Asmaamohamed-zt5ll4 жыл бұрын

    Mahadsanid Ayub.

  • @fikirsameofficial1320
    @fikirsameofficial13204 жыл бұрын

    سبحان الله dhiirigalahyga ayuub yuusuf sakiin keep going teacher

  • @shamsolaki4074
    @shamsolaki40744 жыл бұрын

    Asc walaalayaal waxàan idinka codsanayaa in aad rabigeen iiga baridaan owlaad baariya in uu rabi igu arsaaqo 🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭

  • @xanaanmohamud6955
    @xanaanmohamud69554 жыл бұрын

    Ustaad run ahaatii aad ayaa umahadsantahay walaahi qiso xanuun badan thanks

  • @najahhassan7716
    @najahhassan77164 жыл бұрын

    Qofka nolosheyda badaley ayuub sakiiin❣

  • @cabdulahilaastaro9748
    @cabdulahilaastaro97484 жыл бұрын

    Waa qiso aad u xanuun bdn thanks ustd Ayuub sakiin جزاك الله خيرا

  • @anfamahamud6095
    @anfamahamud60954 жыл бұрын

    Wow mashaalh 😭😭😢😢😢

  • @deksamatar9057
    @deksamatar90574 жыл бұрын

    Ma aha allah

  • @farxiyaali2961
    @farxiyaali29614 жыл бұрын

    Jazakalah

  • @earlybird7346
    @earlybird73464 жыл бұрын

    Ustaad ayub yusuf sakin ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @mohamedadam1858
    @mohamedadam18584 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا أستاذ أيوب.

  • @abdirahmanhajiali588
    @abdirahmanhajiali5884 жыл бұрын

    Maansha allah ilaahey ajir aan la soo koobi karin ha kaa siiyo barnaamijyada quruxda badan aad soo jeediso ustaad waana la socdaa markasto horay usoco waligaa❤❤👌 Bil barakeysan lagu jiraa Alle waxaan kabaryaa inuu labadaada waalid naxariista janno siiyo iyo intii muslim ah oo dhimatay

  • @abduqadirhassan1603
    @abduqadirhassan16034 жыл бұрын

    Masha Allah macalin

  • @sacdiocadey5546
    @sacdiocadey55464 жыл бұрын

    Masha allh taprakalh

  • @geishafemmefeminin5951
    @geishafemmefeminin59514 жыл бұрын

    Subhan Allah😥

  • @fahdimahamed8624
    @fahdimahamed86244 жыл бұрын

    M.a ustaad walahi waa xanuun. Allah waxan ka baryaa inan noqon caasiyaal..😭😭😭😭😢😢. Allow ku xafid hooyo 😍😘😘

  • @guuleedhawo6621
    @guuleedhawo66214 жыл бұрын

    Waaa run waaa nimco waaa sheeko aad u qiiro badan wllahi Waaaan kugu ducanaya wllo walidinta insha Allah waaa bila Ramadan

  • @aminashire1548
    @aminashire15484 жыл бұрын

    Alle ha xafidoh hooyo mcn Io Abbe mcn Alle walidkeen wax dhiba ha tusin Janatul fardowsa abaalkooda haka dhigo abaalkooda ma gudi karnee asna Uma quurnee❤️🔥

  • @mustafabdiqaadir7927
    @mustafabdiqaadir79274 жыл бұрын

    Masha alah wll ayuub Allaha ku barakeeyo

  • @Meelsan
    @Meelsan4 жыл бұрын

    Sxpkayga qaaliga ah macalinkeyga qaaliga ah hory usoco Allah Ku sharfo Runtii waa arin muruga leh😡😱 walal qaaliya waan kaaga mahadcelinayaa boorintaada quruxda badan MASHALLAH Hal abuur wanaagsan Allah Ku sharfo 👇●👍●

  • @pharahbarkadle1158
    @pharahbarkadle11584 жыл бұрын

    Masha allh Alxm wa i nabad qaban labadeyda waalid alle ha i dhowro aqirana janadi fardowso❤❤

  • @mahadahmet8471
    @mahadahmet84714 жыл бұрын

    ayuub yuusuf sakiin adoo kale waa ku yar yahay soomali Alle abaalkaaga jano haka dhogo ustaad waanku jecel nahay❤❤

  • @safiaisse4870
    @safiaisse48704 жыл бұрын

    I miss my parent because they died long time. I UNDERSTAND what you are talking about

  • @muztaphemuztaphe
    @muztaphemuztaphe4 жыл бұрын

    Allah hooyada ha inoo xafido

  • @abdisalaanahmed7874
    @abdisalaanahmed78744 жыл бұрын

    Waa ku salaamay Ayuub Yuusuf saliim sxb Qaali ah

  • @bossprogramming7610
    @bossprogramming76104 жыл бұрын

    Ayuuub yuusuf sakiin nin role model ii ah wn kutageraa sxb qalia

  • @princesspalqisa2423
    @princesspalqisa24234 жыл бұрын

    Ina lilahi wa ina ilehi rajicuun !!! allow kuwi walidintoda kujanatago nagadhig 🤲🤲🤲🤲

  • @beingal-cadaala2307
    @beingal-cadaala23074 жыл бұрын

    Masha allah

  • @drsakirmohamudoogle3349
    @drsakirmohamudoogle33494 жыл бұрын

    Ayuub yousuf sakiin BarnaamiJyaDaH noo padiH WaLaaL kuH hiZnaY👆😘❤

  • @khadijajibriil8399
    @khadijajibriil83994 жыл бұрын

    Wcs ayub wan ku xisnay Alle ha ku xafido iminkan arkay video gan ma so noqotay masha Allah 👍

  • @abdifatahakanabdullahi5564
    @abdifatahakanabdullahi55644 жыл бұрын

    Aac, ustaad guulayso

  • @muztaphemuztaphe
    @muztaphemuztaphe4 жыл бұрын

    Allah waalidkeen ha xafido

  • @ubaxyaaziinfaarax7680
    @ubaxyaaziinfaarax76804 жыл бұрын

    Aad baan kugu xiisay ayuub alle khayr badan haku siiyo

  • @cabdisamedsuldaanyuusuf8186
    @cabdisamedsuldaanyuusuf81864 жыл бұрын

    Allah khur hakaa siiyo maclin

  • @cafiifaabdulahi7881
    @cafiifaabdulahi78814 жыл бұрын

    Mashalaah

  • @hawaqaaliyeychannelofficia8875
    @hawaqaaliyeychannelofficia88754 жыл бұрын

    Mansh alh wllo ayuub khyr ale haku siyo ramadan kariim wllo

  • @maxamedsaalax5121
    @maxamedsaalax51214 жыл бұрын

    Ustaad waanu kuu xiisnay illhy haku nabad yeelo ustaaad

  • @cukaashcadde2047
    @cukaashcadde20474 жыл бұрын

    Waalidkeena ilaah dambi giisa ha dhaafo 10 dambe Aya lagu jiraa naarta Allah ka xureeyo janada Allah geeyo xowdka nabiga Allah ka waraabiyo 🤲

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud80324 жыл бұрын

    Maasha allaah alle haku xifdiyo wall

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman13084 жыл бұрын

    Maashaa Allah jumca wanaagsan illaahay Ayan ka magan galay caaqul waalidayn Allaahu Akbar jazaakalaa kheer Ramadan kareem 🌙

  • @amiramohamet608
    @amiramohamet6084 жыл бұрын

    Wcs mahadsanid ayuub alle hakaa awaal mariyo mar walbo aan ku fiiirsado waxaaan dareeemah in aaan ahay qof aduuunka u wngsn Hadalkaaga dhiiirigilinta niyadeyga sameen weyn igu yeeeshtaah waaan rajeynaaah in aaan nolasha ku guuulesto iyo aaaqiro

  • @ibraahimdoob-baje7594
    @ibraahimdoob-baje75944 жыл бұрын

    Macallinkii waynaa nolsha Ayuub Yuusuf Sakiin soo rogaal celi 👍👍

  • @samatarmaxamed4119

    @samatarmaxamed4119

    4 жыл бұрын

    Anaga aragnay qaar dilay

  • @umamiira6592
    @umamiira65924 жыл бұрын

    Ilhow ikas ina dib ula kulbo hoyoo iyo abe ani hoyde markin 10 year 😭

  • @hamdaidil5041
    @hamdaidil50413 жыл бұрын

    Ayuub yusuf waxad tahay macalin qaaliya dhiri galiye tababare alle cimriga iyo aqoonta ha kubarakeeyo

  • @anfamahamud6095
    @anfamahamud60954 жыл бұрын

    الهم حفظ امهاتنا 🤲🏻🤲🏻💞💞💓😍 وجميع أمهات ال😭😭 ألهم أمينًًًً

  • @mr.blackball6628

    @mr.blackball6628

    4 жыл бұрын

    Amen

  • @user-tg9cw5el2r

    @user-tg9cw5el2r

    Жыл бұрын

    اميييييين

  • @faadumopro4983
    @faadumopro49834 жыл бұрын

    Allah ha unxristo wl waalidka

  • @hooshyare2649
    @hooshyare26494 жыл бұрын

    Mahdasanid macalin insha allh taladaada wn qadanayaa.

  • @Naasirudiin
    @Naasirudiin4 жыл бұрын

    Ustaad aad ayaad umahadsantahay shukran

  • @user-tg9cw5el2r
    @user-tg9cw5el2r Жыл бұрын

    Alloow hooyadeey macaan Ha iga oofsan anoon ka ducaysan 😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @siciidcalijaamac2113
    @siciidcalijaamac21134 жыл бұрын

    Aax aaax aax

  • @sacidomohammed123guriguri3
    @sacidomohammed123guriguri34 жыл бұрын

    Ayuub allha ku dhawro walal aad baan ku tageeraa

  • @shortsRecap4321
    @shortsRecap43214 жыл бұрын

    Mashalah 😍

  • @mohamedmuhidinsheikhmayow6327
    @mohamedmuhidinsheikhmayow63274 жыл бұрын

    Mashallah ayuubow adaan aduunkan kuugu jeclahay inaan ku dhagaysto wll hor usoco ayaan kuleeyahay

  • @cusmaanaxmed9458
    @cusmaanaxmed94584 жыл бұрын

    ماشاء الله

  • @cabdirixmaanxuseen4980
    @cabdirixmaanxuseen49804 жыл бұрын

    Allhu akber

  • @ahmedibrahim366
    @ahmedibrahim3664 жыл бұрын

    Mashalah

  • @fachannel1169
    @fachannel11694 жыл бұрын

    Asc Ramadan mubarak

  • @mr.blackball6628
    @mr.blackball66284 жыл бұрын

    Firs comment keep going wll

  • @badrimohamud8111
    @badrimohamud81114 жыл бұрын

    Mansha Alaah

  • @hassanhari1081
    @hassanhari10814 жыл бұрын

    Waalidka Rabbi haw maxaristo aamiin aamiin

  • @faysalmohamed5002
    @faysalmohamed50024 жыл бұрын

    Thnks parafsoore

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia83344 жыл бұрын

    Mashallah ayub my brother i missd u so much, say hi to your mataan inshallah

  • @queenyismail5158
    @queenyismail51584 жыл бұрын

    Allaw waalidkena unaxariisoo💔💔😭😭😭🤲🏻xanuun badana waalidka baari halo ahaadoo

  • @munadaahir4952
    @munadaahir49524 жыл бұрын

    Xasbiya Llaah Ana hadaan maruun hooyaday Arki lahaa farxad baan dhiman lahaa balse nasuurobayso oomar horay Aduun kaan kasaahiday Allow firdawsa igu tus yaarabi

  • @istahiljimale7422

    @istahiljimale7422

    4 жыл бұрын

    Aamiin

  • @albaanipodcast729
    @albaanipodcast7294 жыл бұрын

    Subnaaxa Allah

  • @yuantv6428
    @yuantv64284 жыл бұрын

    Subhanallah!! subhanallah!! subhanallah!! damiir daroo waye wlhi walidkadhi dawato ugeyso 😭😭😭 Allahuma najiina 👐👐👐

  • @safaarimediashow3964
    @safaarimediashow39644 жыл бұрын

    Thanks bro

  • @daganadde412
    @daganadde4124 жыл бұрын

    Subxanalaah waa sheeko in wax lagu qaato ay tahay ilahay intii walid dhimatay naxariistii jano ha ka waraabiyo inta noolna cimriga iyo caafimaadka ha u siyaadiyo

  • @hibomuhumad4800
    @hibomuhumad48004 жыл бұрын

    Wsc war matulahi wabarakad macalini wankuxisay inbadan walhi welcome back Alhamdulillah

  • @cimraanaweys5620
    @cimraanaweys56204 жыл бұрын

    Ayub waan xiiisay

  • @amaaraosmaan8546
    @amaaraosmaan85464 жыл бұрын

    Subahanalahi ilaahow caasinimaan kaamagan galay , ilaahow Naga dhig kuwa baari u ah waalidkood gaar ahaan hooyo sababta oo ah hooyo waaqaali waa dheeyman.

  • @saynabsaleemaan1625
    @saynabsaleemaan16254 жыл бұрын

    Subxaana allaah adakaa allow hanaga soogooyn caasi wuukabuuxaa aduunka

  • @sadiaosmanmah3494
    @sadiaosmanmah34944 жыл бұрын

    Illahow walidken unaxariiso

Келесі