Hirut Teklehaimanot | Heesta Kalgacayl | Xasuustii Hibo Nuura

Ойын-сауық

Hirut Teklehaimanot | Heesta Kalgacayl | Xasuustii Hibo Nuura
Musicians:
Cuudka:
Siciid Xuseen
Boongaha:
Bushaar Faamoos
Camera Operators:
Mukhtaar Dhuux
Maxamed Mawliid
Shaariq Abdala
Editing:
Ashour
Vocal Record/Mixing:
Shabcaan Isko
ASTAAN MUSIC
2023

Пікірлер: 125

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg8 ай бұрын

    Waaaaaw she is the best of the best 👌 👍 much love ❤️ and much respect ❤❤❤my dear ♥️ sister ♥️ 💙 ♥️

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu6 ай бұрын

    Heestaa hoboladii weynayd ee Hibo -Nuura Ha la gaadhisiiyo way farxi doontaa way soo hanbalyeyn way dhiirigelin gabadhan Abtiga loo yahay dadaalkeeda heestan waa kuwa ugu adag heesa Hibo in laga daba qaado Hirut waxaan leeyahay horowsoco keep going!

  • @ahmedhuseen4927
    @ahmedhuseen49276 ай бұрын

    It wasn't easy,lbeleve,for haimanot,to perform such a qarmi very difficult song.all I all.she is a (s/l.ðopian).star,star..........thanks

  • @HibaaqAynanshe-um6px
    @HibaaqAynanshe-um6px9 ай бұрын

    MAANSHAALLAH Hirut❤❤❤❤❤LOVE LOVE YOU SWEET HEART

  • @user-tv7vj7kc2m
    @user-tv7vj7kc2m7 ай бұрын

    WALEE HIRUT BIYIHII DHAMUUGEED AYAY CABTAY CODNOOL HIBO NUURA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mr.Beddal
    @Mr.Beddal9 ай бұрын

    Caadi ayay ugu raaxaysatay wallee❤

  • @user-eu4bk7lo1b
    @user-eu4bk7lo1b10 ай бұрын

    Wow hees qurux badan

  • @saeedali6699
    @saeedali66996 ай бұрын

    Sweet voice and sweet voice ,very clear somali 🎉

  • @dantiigarad1
    @dantiigarad110 ай бұрын

    Halkeedii ayey dhigtay!!! Waa ereyadii aun abwaan cabdilaahi diiriye sooraan Waxaa hore u qaaday hibo nuura

  • @JojoSeylac
    @JojoSeylac29 күн бұрын

    Hes wey dhaftay sod mcn is qurux ilah ku siyy hirut🎉❤❤️

  • @samiiramaehmad6710
    @samiiramaehmad671010 ай бұрын

    woooow🎉❤❤❤❤❤

  • @abdiosman7883
    @abdiosman788310 ай бұрын

    ❤ Abti halkeedii baad dhigtay- welldone!!!!

  • @abdullahiomarali5241

    @abdullahiomarali5241

    9 ай бұрын

    Abdiosamn abti inay somali dhashey sheegtey horta iyada ma ormaa Somalidana hada 2023 oo la rabey in somali noqto hadaabey uga dartahey jaahilnamdee hooyaded waa qolamaaAbdiosman ha iga xaasidin ilayn anaba somali baan ahey bal inaan dhalney reer kaygu kkk

  • @MohammedDaahir-uj2ww

    @MohammedDaahir-uj2ww

    9 ай бұрын

    ​@@abdullahiomarali5241 Iyadu waa Ethiopian

  • @jannadalajaara402

    @jannadalajaara402

    Ай бұрын

    Waar inanta ma inagaa dhalay sxb

  • @dulmididjamaalodaway4049

    @dulmididjamaalodaway4049

    7 күн бұрын

    Haa waa teree isaq dhalay​@@abdullahiomarali5241

  • @MRICT19
    @MRICT199 ай бұрын

    ጎበዝ ናት

  • @salanabdi1556
    @salanabdi15569 ай бұрын

    Beautiful voice and well composed keep up hirut

  • @AbdulaahiMaxamed-cl4tk
    @AbdulaahiMaxamed-cl4tk9 ай бұрын

    Mancha allah best song and ward's

  • @yasalaamjay1763
    @yasalaamjay176310 ай бұрын

    Wow, so amazing ❤

  • @abshirjibriil4559
    @abshirjibriil455910 ай бұрын

    ❤eesh calaa hees

  • @warsamebadar3526
    @warsamebadar352610 ай бұрын

    ❤ wow👌 hala hala yaa Hirut 100% 💖

  • @abdiasishaybe3237
    @abdiasishaybe323710 ай бұрын

    Hirut ciyaal jigjiga horey u soco

  • @fe8445
    @fe8445Ай бұрын

    Hirut is amazing!

  • @Deeqsi
    @Deeqsi10 ай бұрын

    Halkedii ayay dhigtay 👍💯❤️❤️

  • @mascuudyusuf410
    @mascuudyusuf41010 ай бұрын

    Meelksta somali waa laga biliqaysty ilaahaw naga soogaar from galkacyo Somalia guul

  • @mahamedcudhi7497

    @mahamedcudhi7497

    10 ай бұрын

    gabadhani jigjiga ayay ku dhalatay waana kirisaan lakiin waa gabadh dabeecad fiican

  • @mascuudyusuf410

    @mascuudyusuf410

    10 ай бұрын

    @@mahamedcudhi7497 jigjiga waa dhulkeni hooyo gaalaa xoog nooga haysta inshalh goor ay nqotaba waanu ka xorayn inshalh haday naagtu gaalo tahyba waa cadawgaga heesena noodaa kudhaha

  • @mahamedcudhi7497

    @mahamedcudhi7497

    9 ай бұрын

    waa dhab isha allah waay soo geli mar uun gacanteena@@mascuudyusuf410

  • @Mr.Beddal

    @Mr.Beddal

    9 ай бұрын

    Bililiqo maahan, in afkeenna dad aan soomaali ahayn bartaan waa danteenna❤

  • @mascuudyusuf410

    @mascuudyusuf410

    9 ай бұрын

    @@Mr.Beddal xornimo alaha kusiiyo sxb ma qolyaha axmaardu naga haysta tahy badalow

  • @MahmedAhmed-oi4md
    @MahmedAhmed-oi4mdАй бұрын

    Wa muwalad xabashiyad somali ethiopian

  • @positivenergy6232
    @positivenergy62323 ай бұрын

    Absolutely beautiful ❤

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot8 ай бұрын

    hello hirut are maried nice song you beutifful lady ilove you sister keep going

  • @moguehabdifarah1452
    @moguehabdifarah14528 ай бұрын

    So beautiful ethiopian people

  • @user-zh8ri8oj1l
    @user-zh8ri8oj1l6 ай бұрын

    Hirut formidable ..!❤

  • @user-ey3tw4pj1y
    @user-ey3tw4pj1y10 ай бұрын

    waah waah❤❤

  • @abdullahimuhumed5526
    @abdullahimuhumed552610 ай бұрын

    Waaw

  • @elmisaid6748
    @elmisaid67487 ай бұрын

    Beautiful voice, her somali language i think is from Awdal region.

  • @hamdichannel6823

    @hamdichannel6823

    6 ай бұрын

    😅😅

  • @GurhanAhmed
    @GurhanAhmed5 ай бұрын

    Dal Cadey ka saartay, brilliant voice!

  • @georgeafrah4608
    @georgeafrah460810 ай бұрын

    This Somali music genre is called "Gharami", which in arabic means " About Love". So you can call the genre: Somali Love Songs(Cuud/Kaban) Hirut Teklehaimanot is a Bright Start 😍🥂

  • @Mohamed-M-M
    @Mohamed-M-M8 ай бұрын

    Wow, Unbelievable .

  • @omarabdi2650
    @omarabdi265010 ай бұрын

    Wonderful

  • @hodanfarah3300
    @hodanfarah3300Ай бұрын

    Xabashida reer diridhaba iyo reer jigjiga in badan baa af soomaaliga caadi ugu hadla

  • @leilaahmed3588
    @leilaahmed358810 ай бұрын

    Wow❤❤❤❤❤ cajiib

  • @ayanlehsaid2655
    @ayanlehsaid26553 ай бұрын

    WooooooooooooW 🔥🔥🔥

  • @user-tr3on2xe3w
    @user-tr3on2xe3wАй бұрын

    Waaw halkedi dhigtay

  • @IltiredoualePort
    @IltiredoualePort28 күн бұрын

    J aime❤❤❤

  • @MuHir
    @MuHir10 ай бұрын

    Queen ❤ keep going honey ❤

  • @dr.mohamedluu4907
    @dr.mohamedluu4907Ай бұрын

    She is spacial unbelievable

  • @mohammedyussuf4250
    @mohammedyussuf42507 ай бұрын

    Gabadhan heesta kaliya maysan barane afsomaliga aadbay ubaratay

  • @ibrahimhashi8853
    @ibrahimhashi885310 ай бұрын

    The best best

  • @user-zy1kz6wg4x
    @user-zy1kz6wg4x6 ай бұрын

    Masterpiece

  • @abdirizakhersi7406
    @abdirizakhersi74065 ай бұрын

    Excellent cajib wey keentey nice performance

  • @DayibShakul
    @DayibShakulАй бұрын

    I will gladly for u very beuatfull song hituot.

  • @user-mi1pg3vq6g
    @user-mi1pg3vq6g5 ай бұрын

    Hirut keentay kaabe❤

  • @alishilmohamed7368
    @alishilmohamed73687 ай бұрын

    Fanaanad heersare Heerut,waxan doonaya halka ay joogto inaan ku booqdo ma heli karaa??!!

  • @theassallake4684
    @theassallake46847 ай бұрын

    She sang with full passion

  • @abdiwelidaud719
    @abdiwelidaud71910 ай бұрын

    She have To get billions views

  • @abdihakimahmed2502
    @abdihakimahmed2502Ай бұрын

    Abwaankii Sameeyay heestaan ayaa layska rabaa gacana ka taagay waa abwanadii hore cajiib

  • @GuushaTV
    @GuushaTV2 ай бұрын

    Sadrigu meshuu qabsaday samo kula warayaa❤❤❤

  • @hotnachanel7558

    @hotnachanel7558

    2 ай бұрын

    Magaceed fanaanada😂

  • @SALEHAHMEDAHMED-zi1kj
    @SALEHAHMEDAHMED-zi1kj6 ай бұрын

    ❤🎉 Djibouti et très belle

  • @user-rm9qp4fs3t
    @user-rm9qp4fs3t8 ай бұрын

    Mardhoow somali meel baa laga raadinayaa

  • @ARDA-MEDIA-PRO
    @ARDA-MEDIA-PRO9 ай бұрын

    0:57 ❤❤❤ hirut weewe

  • @user-qd5id3ol2b
    @user-qd5id3ol2b9 ай бұрын

    Ninkii baray luqada wax badan ayuu baray

  • @ismailomarfarah9585

    @ismailomarfarah9585

    3 ай бұрын

    Hooyadeed baa bartay

  • @ismailomarfarah9585

    @ismailomarfarah9585

    3 ай бұрын

    Hooyadeed waa Soomaaliyad

  • @misterniceguy67
    @misterniceguy6710 ай бұрын

    Amazing singer. She must speak Somali, there is no way she could sing these songs without speaking the language.

  • @mohammeda.samatar2815

    @mohammeda.samatar2815

    10 ай бұрын

    She speaks very well, also her mother is Somali.

  • @DhilanD92

    @DhilanD92

    8 ай бұрын

    Of course she speaks clearly in Somali

  • @amalabdi2581

    @amalabdi2581

    29 күн бұрын

    The The The The The The The Wall wer

  • @faysalabdirahman405
    @faysalabdirahman4055 ай бұрын

    WELL DONE

  • @MubYus
    @MubYus4 ай бұрын

    Qurux badanaa Cod macaana.

  • @fogaanarag7077
    @fogaanarag70773 ай бұрын

    Nice voice yaa yidhi waa lafti nagaa gabadhan sidan uheesaysa

  • @cabdiraxmaancaluuq6550
    @cabdiraxmaancaluuq655010 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @MubYus
    @MubYus4 ай бұрын

    Cod macaaanaa.

  • @adamyusif
    @adamyusif9 ай бұрын

    جميل ❤❤❤❤❤

  • @abdullahimohammedali929
    @abdullahimohammedali92910 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-jv1qn3lz5x
    @user-jv1qn3lz5x10 ай бұрын

    Halkn ma Berbera port baa

  • @burhaancirro7705
    @burhaancirro770510 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @SaeedWarsame
    @SaeedWarsameАй бұрын

    ❤❤

  • @user-op5tu9hu7k
    @user-op5tu9hu7k9 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @user-ok5km6ph6p
    @user-ok5km6ph6p8 ай бұрын

    Ish Calaa fanaanad

  • @qaaciwithhamudubah7455
    @qaaciwithhamudubah74558 ай бұрын

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi30362 ай бұрын

    Hirut❤

  • @hamdichannel6823
    @hamdichannel68236 ай бұрын

    Keep going wllo xaa loowaayey somali ethio hees kusoi qaadaayo gabdhahaa daayaaa enter national waayee sawahiliga amhariga faranceskaa ku heesaa anaganaa noofasiraaa 😅

  • @user-tj1ox3mw9s
    @user-tj1ox3mw9s10 ай бұрын

    Wewe

  • @Rako_SomaliTV
    @Rako_SomaliTV9 ай бұрын

    @AstaanTV Waxa kaliya oo aan tabayaa waxay tahay inaad xustaan in loo baahan yahay heesaha marka aad remax ku sameynaysaan in la sheego Magaca Mu'alifka iyo Magaca Cod sameeyaha heesta Waad mahadsan tihiin

  • @abdullahifarah7747
    @abdullahifarah77477 ай бұрын

    Nice voice, she is better a lot of Somalian Qarsmi singers ❤❤

  • @mahmetziad3607
    @mahmetziad36079 ай бұрын

    She can sing better than most of somali singers,,, she nailed it 👌 👏 ❤

  • @mahadmedhersi2029
    @mahadmedhersi202910 ай бұрын

    First commente ping

  • @abdikaniisse-js3xs
    @abdikaniisse-js3xs2 ай бұрын

    cajiib, cod luxdan oo dareen leh 🤩😇

  • @hasanhasandahir9836
    @hasanhasandahir983610 ай бұрын

    Sidaas ayas loo'heesa ama waa la'iska aamusa 'hobalda taktay o aaneey cidina gaareeyn weeye inantani.

  • @xasanmaxamad8355
    @xasanmaxamad83556 ай бұрын

    Erayadii Abwaan Abdilahi Deria Sooraan (AHUN) Laxankii Abdikhadar Hassan Laari (AHUN) Waxa Originalkii Lahayd Fanaanadii Weyneyd Hibo Moh'ed Hudoon Hibo Nuura

  • @SamsonAlemayehu-oc1rk
    @SamsonAlemayehu-oc1rkАй бұрын

    Be interested then you can .

  • @jawjawofficial5648
    @jawjawofficial564810 ай бұрын

    Www

  • @Mursal-ll6iy

    @Mursal-ll6iy

    10 ай бұрын

    Mash alah hirut❤❤❤❤❤

  • @bashirhassan5138
    @bashirhassan51385 ай бұрын

    Hibo agteeda ma mari kartide ha daalin ama abti ha lagu ahaafo ama yaan lagu ahaan

  • @jhussain1507
    @jhussain150710 ай бұрын

    Hada qoftaan tiimo qurxoone sooma feediin jir qurxoona sooma mana ah qof yar maxaa cadiibay inaay iska xiraato dhar hagaagsan maxaa u diiday 😢

  • @drhd1043

    @drhd1043

    10 ай бұрын

    Waa itoobiyaan😂

  • @mahamedcudhi7497

    @mahamedcudhi7497

    10 ай бұрын

    waa kiristaan gabadhu wana xabashiyad ku dhalatay jigjiga lasoco kuwii islaamka ahaa ee soomaalidaahaa ayaaba qaawan oo ka akhlaaq xun iyadu akhlaaq ayay leedahaye

  • @jhussain1507

    @jhussain1507

    10 ай бұрын

    ​@@mahamedcudhi7497walahi hadaay kristan tahay boqol jeer Somalida qawaan waay dhaanta Somaliay aan mooday

  • @queenramla9683

    @queenramla9683

    8 ай бұрын

    ​@@mahamedcudhi7497inay kiristan tahay ya ku shegay

  • @AhmedMohamed-zh2yb
    @AhmedMohamed-zh2yb10 ай бұрын

    Waxa halka ka mùuqda berbera port

  • @fardowkosh
    @fardowkosh23 күн бұрын

    Heesta midhaha kasaxa fadlan. Suashu igu yidhahda Sax weeyaan suura galah, weeye halka saxda ayey erey kale idhaneysa. Heesti Hiba Nuura sowmaha?

  • @abdiwalihalane1
    @abdiwalihalane110 ай бұрын

    Masha allah Hirub soomaliga aad bay ugu luuqaysaa heesaheeda waan jclhy ❤👏dhalasho somali hala siiyo please 😂😂

  • @abdirashidxidig8325

    @abdirashidxidig8325

    10 ай бұрын

    Qofta intey KASO jedane ?

  • @dalaiblob5073

    @dalaiblob5073

    10 ай бұрын

    ​@@abdirashidxidig8325Itobiyanad weeyan

  • @dalaiblob5073

    @dalaiblob5073

    10 ай бұрын

    Sharciga Somaligu kula fududaa keedase ku filane jooji qarbudaada bro

  • @abdiwalihalane1

    @abdiwalihalane1

    10 ай бұрын

    @@abdirashidxidig8325 oromo waaye sxp

  • @mahamedcudhi7497

    @mahamedcudhi7497

    10 ай бұрын

    waxba ugama baahdna dhalasho soomaali waa gabadh ku dhalatay jigjiga ooo hooyadeed soomaali tahay

  • @SaeedWarsame
    @SaeedWarsameАй бұрын

    Codmacan inan guursadan raba pls ii dona somaliland gabdhan

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan972210 ай бұрын

    Naw, waar inanta yaa reer abti u ah soomaali marka laga yimaado.

  • @danabguuled5491
    @danabguuled54912 ай бұрын

    Cod xumaa ma mukulasn baa

  • @farhanwarsame3820
    @farhanwarsame382010 ай бұрын

    Hhhh war naga qabta qoftaan

  • @mahmetziad3607
    @mahmetziad36079 ай бұрын

    She sounds more like khadra daahir than hibo

  • @ebonyjazz1172

    @ebonyjazz1172

    7 ай бұрын

    No one on God green earth has a same VOICE like QUEEN Khadra Dahir. RIP😢

  • @libax2866
    @libax28664 ай бұрын

    Ma Somali baa? Magac kale wadataa?

Келесі