No video

Qaaci Show Djibouti 2024| Najma Nashaad | xusuusti Nima Djama

Djibouti Qaaci show
vocal ssytem an piano ✅ abdiqahaar gold beats
kaban omar olhaye

Пікірлер: 242

  • @nuurafaarah-kd5ps
    @nuurafaarah-kd5ps3 ай бұрын

    Waxaan dhamaysanaya 2/5/2024 anigoo meel keligay fadhiya oo isle Sidaada horumar ku gaadho 😮waxaan ahay 15jir joogta Magalada Cerigaabo waxaan jooga waxaan ahay agoon hoyaday iyo walaladay miyi bay degen yihiin nolo adag baan ku soo jiray waxaan dhigta iskuul waxaan ahay form one waxaan rajeynaya inaan qoralkaygaa adoo weyn inaan arkoo oo meel iskasoosaar❤😢 tariikh muruga😢😊

  • @BashirAhmed-ne4kk

    @BashirAhmed-ne4kk

    3 ай бұрын

    Noloshu kuma xumayso adeer😢

  • @amiinasaid8899

    @amiinasaid8899

    3 ай бұрын

    Nolashu kuma xumahaysoh ina adeer macaane y❤😊

  • @amoudmahdi9937

    @amoudmahdi9937

    3 ай бұрын

    Insha allaah waad heli doontaan guushii aan kuu rajeeyay, runtii aad ayay ii taabatay markaan akhriyay fariintaada, waxaan hadda ku suganahay dalka Jabuuti dhanka xuduudka Eritereeya, nasiib wacan saaxiib, v Bulshada somaliyeed ha noolaato waanu ku salaamayaa dhiigayga qaaliga ah 🙏🙏🙏

  • @MaxamuttAli-mc4ce

    @MaxamuttAli-mc4ce

    3 ай бұрын

    Aduun iyo aakhiraba alle Haku dhawro wlaaal Fariiid baa tahay wlhi saan Qoraalkaaaga ka dheeehday ❤️🙏

  • @user-gn5zn5wy5f

    @user-gn5zn5wy5f

    2 ай бұрын

    Wllo waxan ku rajeynayaa inu alle ku ilaaliyo oo nolosha ta ugu sareysa aad geshid🙏🙏🙏

  • @shucaybcabdiraxman9465
    @shucaybcabdiraxman94654 ай бұрын

    Allow guur xalaaloo Xiisiyo wanaag laan Ka rabaa xagaagee Ma xurmeeye ha ibadan Allow maku xaragootay❤

  • @FatushFaatush-kb1bq

    @FatushFaatush-kb1bq

    3 ай бұрын

    ❤Amin

  • @jabarkuson2241

    @jabarkuson2241

    3 ай бұрын

    Ameen

  • @user-qo5zz2xc6e

    @user-qo5zz2xc6e

    3 ай бұрын

    QQ3​@@jabarkuson2241

  • @NajmaCcasiis-mq1px
    @NajmaCcasiis-mq1px3 ай бұрын

    Ragu xarakadii xigmaduu lahaan jiray lagaa waa xagoodoo xeerkii dhignaa iyo xagaan walaalnimo ma xsuusanaayaan wixii laga xishoon jiray nacas ku xaragoodoo na xumeeya.mooyee.xilkas waan waynahy😢❤. Heestan markaan intaas maqlo waxan ka qiiroodaa raga sida ay u xumeeyaam dumarka😭

  • @dhuuxyarechannel1486

    @dhuuxyarechannel1486

    3 ай бұрын

    Jah Adaanba heesta kaa akhtiyay❤

  • @mukhtarabdiismail5663

    @mukhtarabdiismail5663

    2 ай бұрын

    Raggu dumarka ma xumeeyaan ee wixii laba qof xumeeyaan yaan rag kaliya la saarina. Dumarka xumaanta ka dhawrsaday yaa ka hor taagan ina rag! Saw naftooda maaha. Ta ina rag baaba'saday yaa baday saw nafteeda maah. Alle wayne ayaa quraanka ku sheegay inaan qofna qof dambigiisa qaadi karin. Qof kasta nolosha laba doorasho ayaa la siiyey isagayna u taallaa tuu raacaayo ee yaan qofna dulmane laga dhigin.

  • @LayloMohamed-nh5hl

    @LayloMohamed-nh5hl

    2 күн бұрын

    Hada ayey I heysataa😢😢😢😢

  • @hanaloulahanadjama4285
    @hanaloulahanadjama42853 ай бұрын

    Mama qali ah mama qimo badan Mama Xornimo Doon ah mama Xumanta Neceb Mama Nimca jamac migil Nolow mahadsanid najma year xusuustan

  • @AhmedHayaan-Biribiri_47
    @AhmedHayaan-Biribiri_474 ай бұрын

    Heestan waxaad moodaa in ay ka turjumayso boqoradaydda sharafta iyo karaamadda caanka ku ah ee aan jeclahay Alle ha dhowree waa mid dhaqan wanaagsan oo aad moodo in ay heestan hore u qaaday ama dardaarankan ay nafteedda la soo gashay. Waxaan u rajaynayaa guul iyo gobanimo iyo sharafnimo weligeed jirta.❤

  • @malyuuncabdinaasir6261

    @malyuuncabdinaasir6261

    3 ай бұрын

    Alle haku daayo wll nin fiicnbathaye

  • @user-bg2or3vr3i

    @user-bg2or3vr3i

    3 ай бұрын

    M.a😮

  • @Maamo574

    @Maamo574

    3 ай бұрын

    IlaaHay ha kuu daaYoh shb gabadhaaDa

  • @AbdijabaarMuxudiin

    @AbdijabaarMuxudiin

    3 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @xamdaisxaaq2715

    @xamdaisxaaq2715

    3 ай бұрын

    Mash allh

  • @RuzaykiMohamed-dt1wg
    @RuzaykiMohamed-dt1wg4 ай бұрын

    Halkeeda ayey dhigtay wallee.2014/4/18. Habeen khamiis ah like saar hadad aragto❤❤❤❤

  • @khalidosman5708

    @khalidosman5708

    3 ай бұрын

    2014 or 2024😮

  • @AliAydarouzy_69
    @AliAydarouzy_693 ай бұрын

    Hees Micno Wayn Ku Fadhida ilaahoow Gabdhaha Noo Dhowr🥺❤️

  • @saadiaabdillahi9262
    @saadiaabdillahi926225 күн бұрын

    Nina Djama la légende 🇩🇯♥️♥️une grande salutation

  • @abukarhappy3000
    @abukarhappy30003 ай бұрын

    Vivez dans l'honneur, frères et sœurs de Djibouti, ne vous lassez pas de chanter, je suis un Somalien vous saluant de France.

  • @dhuuxyarechannel1486

    @dhuuxyarechannel1486

    3 ай бұрын

    Hadaad sonali tahay maxaad soomaali commentska ugu qori wayday ilayn dadkoo dhan kuma fahmayaane

  • @inachireh1092

    @inachireh1092

    3 ай бұрын

    Merci beaucoup frère et vivent les peuples somaliennes peu importe leurs origines ❤❤

  • @abukarhappy3000

    @abukarhappy3000

    3 ай бұрын

    @@dhuuxyarechannel1486 labadaba waan aqaanaa

  • @noradiinmaxamed
    @noradiinmaxamed3 ай бұрын

    Wllhi❤halkeega ayay dhigTy inantu heesta 21/04/2024 wllhi anigoo qayilayaa Ayaan dhagaystay ooqiso jacayl la ildaran anaa qaadigaadhay heestaaa ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mouna8055

    @mouna8055

    3 сағат бұрын

    Heesta waxa iska Lee Nimca djamac Miguel Djibouti

  • @user-bg2or3vr3i
    @user-bg2or3vr3i3 ай бұрын

    Waxaan ahay xariir Gabadh xaaji dhalayoo Xadka dhaafi maaye Xubnahyga dhiiga leh Xaaraan ka dhaarshee🥺❤ Waligay xishoodkiyo Dhigimaayo xayaada oo❤🥺

  • @ShukrimaxamedNuur-yu7dn
    @ShukrimaxamedNuur-yu7dn4 ай бұрын

    Boqorada qaaci show najma nashad🎉❤

  • @missjano8249

    @missjano8249

    4 ай бұрын

    Bisinka cid kuma leh qaci heeska wey ku ciyartey

  • @YahyeRoble-oe7zu
    @YahyeRoble-oe7zu4 ай бұрын

    Esh cala xasuuuso hore iyo wayihi fanku Noola, Boqoradi Codka macanayd Nimco jamac meguil,, Allaha xafido meel wlba ay joogto, Najma Nashad best cod Gulayso wlsheen,❤👍🙏

  • @Amiira-qalbiwanag
    @Amiira-qalbiwanag3 ай бұрын

    Allow guur xalaaloo 🫂🌹 Xiisiyo wanaag laan💗 👩‍❤️‍👨 Karabaa xagaagee ☝️ Maxurmeeye ha ibadin🥰🤲

  • @HappyCircuitBoard-hv3dv
    @HappyCircuitBoard-hv3dv2 ай бұрын

    Allow guur xalaalo Xiisiyo wanaag laa Karabaa xagago Ma xurmeeye hay badin❤ 31/5/2024

  • @AbdirazakWali
    @AbdirazakWali3 ай бұрын

    Inta raadiye ku dhagaysaty heestan waliba geed hoostii unbaa garan dhadhanka suugaanta😢❤

  • @Duuliye17
    @Duuliye174 ай бұрын

    Najma nashaad fanaanada qarniga Cabdi qahar ilka case musickeyste fara dahab

  • @mohamedwarsame9521
    @mohamedwarsame95214 ай бұрын

    WaXAAAN KA DAAWANAYA MINNEAPOLIS MN AMERICE I LOVE QAACI❤❤❤❤😊

  • @CismaanCabdiqadiir

    @CismaanCabdiqadiir

    Ай бұрын

    ya ku idhi noo sheeg meesha joogto😂

  • @OmarAwalehMahamoud
    @OmarAwalehMahamoud3 ай бұрын

    Xeerki dirkaygiyo xadimayo diintee Macha allaha ku barakeyo codka

  • @marishcabdi7378
    @marishcabdi73783 ай бұрын

    Wixi Laga Xishoon Jiray Nacas Ku Xaragoodoo Naxuumeeya Mooyee Xilkas waan Ka Weyneee😢😢😢😢😢Allow Guur xaloolo Xiisiyo Wanaag laaaan karabaa xagaaye ma xurmeeya Ha ibadin

  • @NuureRermagal

    @NuureRermagal

    Ай бұрын

    😅😊

  • @hodanmohamed2379
    @hodanmohamed23794 ай бұрын

    Masha Allah heesti edadey nimco jamac miguil ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ugbadcabdi5174
    @ugbadcabdi51744 ай бұрын

    Masha Allah allow il ka hay ayada iyo warda happy masha wale dhamays ayu ka dhigay

  • @bintuismail6148
    @bintuismail61483 ай бұрын

    Allow guur xalaalo xiisiyo wanaag laan karaba xagagee maxurmeeye haibadin Aamiiin 😢

  • @IfrahMaydhane
    @IfrahMaydhane3 ай бұрын

    Allaow guur xalalo xisiyo wangle ka rabaa xagaga mar xumeyaa ha badin ❤

  • @Dayaxmaxamed-jn9od
    @Dayaxmaxamed-jn9od12 күн бұрын

    Najma ayadaba ti lahy kaga cod macan Viv nashma nashad boqordad codka

  • @YoussoufMeraneh
    @YoussoufMeraneh3 ай бұрын

    Mashallah meilleur chanson que je jamais vu

  • @MustafeCadaawe
    @MustafeCadaawe3 ай бұрын

    Esch calaa heesta barteedi ay dhigtay .najma nashaad 🥰🥰

  • @MohamedHirsi__999
    @MohamedHirsi__9993 ай бұрын

    Big Respect Najma Nashaad

  • @cabdiraximburci4924
    @cabdiraximburci49243 ай бұрын

    3/5/2024 ❤

  • @user-cw5yf6hx4m
    @user-cw5yf6hx4m2 ай бұрын

    @najmo nashaad best singer in somalia ❤❤❤

  • @user-yy6yq5qj7u
    @user-yy6yq5qj7u4 ай бұрын

    ❤ eshcalaa cod,mahadsanid, horay u soco adeer

  • @madarmohamed6747
    @madarmohamed674715 күн бұрын

    mashaa allah Najma nashaad qaaciga wey ku wacantahay

  • @QasimHassan-nk2qd
    @QasimHassan-nk2qd3 ай бұрын

    M.a waa hees waaqica jira kahadlayso iyo dhibatada ay ragu kuhayan hablahena sharaftaleh heestan tictok ayan kaso arkay gabar sharafteda lagu ciyaraya aya barteda so dhigatay Ragoow gabdhaha hala dhowra 😢19/4/24 subax jimca ah😊

  • @BadriehBenbote-me4dr
    @BadriehBenbote-me4dr3 ай бұрын

    Vraiment j'adoré cette chanson neima djama muguil ❤

  • @saadaqcabdulaahi5376
    @saadaqcabdulaahi53763 ай бұрын

    Wllhi aniga qiiroday sababkale mahee gabar kaste oo xun ma ahan inay xumanta ku dhalatay wax ay badeen raga hdey haleysan thay iyo hdey xanun lajiifto 😢 i love gabdhaheena mel kaste oo aad jogtaan 😢😢😢😢

  • @user-eo1qw7vh7h
    @user-eo1qw7vh7h3 ай бұрын

    Allow guur xalalow Xiisiyi wanag leh ka Rabaaa xagaga Ma xurmeeyo ha basin Intaaa baaa aad ii tabatay

  • @user-zr2hd7xd4q
    @user-zr2hd7xd4q3 ай бұрын

    Alow guur xalalo xurmiyo wangleh ban ka raba xagage ma xurmeye hay badin🤲

  • @sahankii-haldoorka
    @sahankii-haldoorka15 күн бұрын

    najmaay xishoodkee soodigan xaluska balqinaya

  • @mrhalane6393
    @mrhalane63932 ай бұрын

    Tu es charmante ❤❤❤❤❤

  • @AmiiraMahamed-ke5ps
    @AmiiraMahamed-ke5ps2 ай бұрын

    Waxan dhagaysanaya Malin arbaca sacadu wa 4:59 galabnimo rabiyow Calaf Khayr qaba isii😢 Allow Guur xalalo Xiiso io wanaglan Xagaga Ka rabaYe Ma XurMeYa Ha i badin😢😢😢

  • @safoibrahimhoussein5481
    @safoibrahimhoussein54814 ай бұрын

    Macha Allah heste habo nimco Djama mikuil 🎉❤❤

  • @Sadikaliofficials
    @Sadikaliofficials3 ай бұрын

    Najma adu djibouti fadhii yoo noo hees❤❤❤❤❤

  • @AsmaAsmamaxamed1234-dw5pe
    @AsmaAsmamaxamed1234-dw5pe3 ай бұрын

    Allow guur xalaalo Xiisiyo wanaag laan Ka rabaa xagaagee Ma xumeeye ha ibadan😢 💔

  • @maalinj.2
    @maalinj.24 ай бұрын

    Absolutely ❤❤❤najma nashaad

  • @CabdiCige-fc4hz
    @CabdiCige-fc4hz3 ай бұрын

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @NAJIIBALFa-dm1mu
    @NAJIIBALFa-dm1mu3 ай бұрын

    najma nashaad alow igu garaac

  • @HibaaqAhmed-qz1de
    @HibaaqAhmed-qz1de3 ай бұрын

    Najma nashaad queen 👸 ✨️ 💖 ❤️ ♥️ 😍 👸 😊

  • @aaminaabdirahmaan9578
    @aaminaabdirahmaan95783 ай бұрын

    Allow Guur Xalala Karaba Xagaago Ma Xurmeeye Haybadin 🤲😢

  • @user-in1xb1do2h
    @user-in1xb1do2h3 ай бұрын

    Macha allah ❤️ ❤️

  • @sakariaali6930
    @sakariaali6930Ай бұрын

    Wixii laga xishoon jiray Nacas baa ku 😢😢

  • @user-ry7ye5wz9e
    @user-ry7ye5wz9e4 ай бұрын

    Waxan xasustay habaryartay nimco jamac migil ❤

  • @CabdulahiXasan-iq2cp
    @CabdulahiXasan-iq2cp4 ай бұрын

    Waxaan ka daawanayaa ceeegaaboo❤❤❤❤

  • @user-fz8sv4vm6r
    @user-fz8sv4vm6r2 ай бұрын

    Masha allah lakin nimco magareysid hn

  • @abdikarimahmed628
    @abdikarimahmed6283 ай бұрын

    Najma way asiibtay qaaciga . Well done

  • @liibanpro3106
    @liibanpro31063 ай бұрын

    Xeerki dhigna io xedaan wllnimo laga ma weyn xageyga xilana ma hayo😢😢

  • @ChakouraAlaleh
    @ChakouraAlalehАй бұрын

    Marshalla 🥰🥰🥰

  • @ArafadArafadnito
    @ArafadArafadnito4 ай бұрын

    Wwww gabadhan jecel masha Allah waa hessti nimco djama miguileh❤❤

  • @nastehoyusuf9605
    @nastehoyusuf96052 ай бұрын

    Allow guur xalaaloo Xiisiyo wanaag laan Karabaa xagaagee Maxurmeeye haibadin 😊❤

  • @nastehoyusuf9605

    @nastehoyusuf9605

    2 ай бұрын

    6/6/2024 Thursday ❤

  • @user-uz2jt2fi8y
    @user-uz2jt2fi8y2 ай бұрын

    🥰🥰🥰🥰🤗🤗

  • @DiranehKathi
    @DiranehKathi2 ай бұрын

    Ma chanson préférée

  • @amiiradhalad8364
    @amiiradhalad83644 ай бұрын

    Nimco jaamac isn't easy 😂❤❤❤❤ like isra

  • @housseinumoud1513
    @housseinumoud15133 ай бұрын

    Very good ❤🎉style

  • @cabdifataaxmustafe7133
    @cabdifataaxmustafe71333 ай бұрын

    Najma nashaad❤

  • @MursalXiis
    @MursalXiis2 ай бұрын

    👍 👍 ok❤❤

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu4 ай бұрын

    Waaw najma nashaad cod dahaleey allow guur xalaalo xiisiyo wanaaglaan karaba xagaage maxurmeeye haybadin aamiin❤❤❤❤

  • @hudadecoration
    @hudadecoration2 ай бұрын

    2015 inbadn xanuunkii isomaray💔😭😭😭

  • @elmimaidal3999
    @elmimaidal39993 ай бұрын

    Mashaa Allah xasuus tii nimco jamac migel 🥰😘😘🥰🥰😘🥰🥰 iyo nashma nashad

  • @abdulrahmanyare2402
    @abdulrahmanyare24024 ай бұрын

    10|10 🔥

  • @MahamedDini
    @MahamedDiniАй бұрын

  • @moumingantaal9153
    @moumingantaal91533 ай бұрын

    Absolutely 10/10

  • @HamzaLadieh
    @HamzaLadieh3 ай бұрын

    Djibouti ❤❤❤

  • @Bayaan447
    @Bayaan4473 ай бұрын

    Allow guur xalaloo xiisiyo wanaag laan karabaa xagaage maxurmeeye ha ibadin aamen ❤❤

  • @SadoAli-mw8pj
    @SadoAli-mw8pj3 ай бұрын

    Wixii Laga Xishoon Jiray Nacasku Xaragoo Diyo Ma Xurmeeyo Ha I Badin🥹 2024 April 25 22:10

  • @ilyasmoumin7031
    @ilyasmoumin70314 ай бұрын

    Wa hesti nima djama djibouti.

  • @Sadikaliofficials
    @Sadikaliofficials3 ай бұрын

    Waan kugu birgaanaaa yeé najmay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XAAJI.
    @XAAJI.4 ай бұрын

    SHE IS BACK QUEEN 👑 ORIGINAL NAJKA QALBI MACAANEEY👑💜👑💜💙👑💙👑💙👑💜💙💜💙👑💙👑💙💙💜💙👑💜💜💜👑💜💜👑💜💜💜👑💜💜💜💜💜👑💜💜💜👑👑👑👑👑💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑💜💜👑👑👑👑👑👑💜💜💜💜💜👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑💜👑👑👑👑👑👑👑👑👑💜💜💜💜👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑

  • @kadernour7755
    @kadernour77553 ай бұрын

    Crush ❤❤❤

  • @FaraxKhadar11
    @FaraxKhadar112 ай бұрын

    21/5/2024❤salaasa xasuus

  • @khaderahmet5618
    @khaderahmet56183 ай бұрын

    Heestan si toos ah ayay gacalisadayda ugu socotaaa waa taan ugu jecelahay,e😢

  • @GeediJaamac-be5tp
    @GeediJaamac-be5tp3 ай бұрын

    ❤❤❤❤😂woow.walee.halkeedy.dhigtay.nashma.

  • @MursalXiis
    @MursalXiis2 ай бұрын

    👍 👍 ok

  • @waissofficial5209
    @waissofficial52092 ай бұрын

    Erayadii abwaan aden faraax samatar ahun

  • @munacbduqadir6079
    @munacbduqadir60793 ай бұрын

    Xaaskeyga muno c.qaadir garaad far xad kunoolow❤❤❤

  • @daakirsufiyane1771
    @daakirsufiyane17713 ай бұрын

    Xusustii nimco jamac

  • @dajiyahassan-vh4vl
    @dajiyahassan-vh4vl3 ай бұрын

    Woow magha allah qurux❤

  • @YacinMoumina-nt1gb
    @YacinMoumina-nt1gb4 ай бұрын

    Nimco Djama❤❤❤❤❤

  • @Daahir037

    @Daahir037

    4 ай бұрын

  • @NiciimaJano
    @NiciimaJanoАй бұрын

    5/7/2024❤✨️

  • @fatoumaguedi4902
    @fatoumaguedi49023 ай бұрын

    Amin amin

  • @user-vx1vi9zd1z
    @user-vx1vi9zd1z4 ай бұрын

    Nacas na xumeeyo moyee xilkas waan ka waynee😢😢😢

  • @YahyeRoble-oe7zu

    @YahyeRoble-oe7zu

    4 ай бұрын

    Idin xumayn maayno Had ka bacdi ❤

  • @najmofaarax6474
    @najmofaarax64744 ай бұрын

    Allow guur xalaal ka rabaa xagaga❤ iyo nin I xaq dhowra

  • @MahdiMahamed-qj2fl
    @MahdiMahamed-qj2fl3 ай бұрын

    Bravo nagma najad very good

  • @khalidali4780
    @khalidali47803 ай бұрын

    Wow 🎉

  • @RaxmamohmedIsramukhtar
    @RaxmamohmedIsramukhtar3 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @zeinabahmed6301
    @zeinabahmed63013 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @SittiSomali-sq7wr
    @SittiSomali-sq7wrАй бұрын

    Heestii habaryartay nimco yaamac

  • @user-lk7yc5hp2b
    @user-lk7yc5hp2b2 ай бұрын

    Waxan kadawanayna Lees geel ❤❤❤😂😂

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari2 ай бұрын

    Najmaay inaabti heestu fahan bay u baahan tahay,😂

  • @user-qx5be7qu6n
    @user-qx5be7qu6n3 ай бұрын

    Ma sha allah hees macaan oo meel fiican abaaraysa

  • @MoutahaRobleh
    @MoutahaRobleh3 ай бұрын

    www sxb qali ❤❤❤❤❤

  • @YaasiinCabdi-p9b
    @YaasiinCabdi-p9bАй бұрын

    👍 👍 👍 ❤❤❤

Келесі