No video

Sagal Haldhaa | Heesta Nafba waa ayaankeed | Xasuustii Kinsi Xaaji Aadan

Sagal Haldhaa | Heesta Nafba waa ayaankeed | Xasuustii Kinsi Xaaji Aadan
Musicians:
Cuudka:
Nuradiin Ali Amaan
Organ:
Shabcaan isko
Boongaha:
Bushaar Faamoos
Camera Operators:
Mukhtaar Dhuux
Faysal Ashour
Fu’aad Cabdilaahi
Maxamed Mawliid
Editing:
Faysal Ashour
Vocal Record/Mixing:
Shabcaan Isko
ASTAAN MUSIC
2023

Пікірлер: 47

  • @kingmoha.
    @kingmoha.11 ай бұрын

    Naftaan walaneysaa hadaa maanta wacantahay ma ku waari doontaa 💔💝💘

  • @missionandvision5242
    @missionandvision5242 Жыл бұрын

    Top sagal haldhaa

  • @ahmedbashiosman2802
    @ahmedbashiosman2802 Жыл бұрын

    ❤❤❤sagal haldha❤❤❤❤

  • @user-uo8kt2si4n
    @user-uo8kt2si4n Жыл бұрын

    Runtii waa heesta aan is leeyahay siddi ugu fiicnayd aya loo Qaaday Nice

  • @sumadqaran
    @sumadqaran Жыл бұрын

    Waaaaw❤❤❤ ugub lagu curtay waaba tahay sagaleey ina abti.

  • @user-wi7zf6ik4e
    @user-wi7zf6ik4e Жыл бұрын

    Hore u soco habaryer❤❤❤❤

  • @ALOOLQARAAM
    @ALOOLQARAAM11 ай бұрын

    Fannaanad dhammaystiran.

  • @farhiyamahamud35
    @farhiyamahamud35 Жыл бұрын

    Mansha Alla habaryer ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @nurtaabdullahiomar8125
    @nurtaabdullahiomar8125 Жыл бұрын

    Masha allah xifadulaahi🎉🎉🎉 ❤❤❤

  • @mustafayusuuf9155
    @mustafayusuuf91559 ай бұрын

    What great voice 🎉

  • @user-wv1bz7dm3m
    @user-wv1bz7dm3m Жыл бұрын

    Mansha Allahabad hore u soco habo❤❤❤

  • @mohamedabdulahi6324
    @mohamedabdulahi6324 Жыл бұрын

    Sagal haldhaa banan,ka ikentay runti heeso jeceyl iyo duco isugu jiro aya kaso burqanayo runti amuraha allaha sahlo huno

  • @user-mw3ib2ow8s
    @user-mw3ib2ow8s Жыл бұрын

    Mansha Allah❤❤❤ so beautiful 😍 ❤️❤️

  • @mumtaazabdulqadir6624
    @mumtaazabdulqadir6624 Жыл бұрын

    Sagal haldhaa is not easy Mansha Allah Hooyo macaan❤️🌹🔥

  • @sumadqaran

    @sumadqaran

    Жыл бұрын

    Wixii reer hallstahammar ah ayaa garanaya Sagal yareey. Ayeeeyo mumtaas waan Ku salaamay❤

  • @Editz_speed
    @Editz_speed Жыл бұрын

    Mansha Allah so beautiful sister❤❤❤❤

  • @saidosmanaden8532
    @saidosmanaden8532 Жыл бұрын

    Thanku Sagal amazing voice, style, nice performance .pls keep up ( fanaanad caam ah noqotay).

  • @MohamedIsse-jx6qr

    @MohamedIsse-jx6qr

    8 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊1¹¹¹¹

  • @jamaabdi6109
    @jamaabdi6109 Жыл бұрын

    Goalkeeper. Ye. Dhigtey ina taase

  • @abdiramanyusuf9545
    @abdiramanyusuf95456 ай бұрын

    Soo dhawoow sagal. Waanu Ku saxnay. 7 minut bay Ku jirtaa eyoutubka cod baad haysaa

  • @user-bx3ih3xk9q
    @user-bx3ih3xk9q Жыл бұрын

    The clothes, voice, setting, song EVERYTHING is soo good amazing job 😍😍😍

  • @suadshoen6289
    @suadshoen6289 Жыл бұрын

    حلوه بنت ممتاز

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o6 ай бұрын

    Astaan fadlan sagal qurux heeso badan ka duuba, hadaan arko heeso cusub baan u dhiibi

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin3 ай бұрын

    Lkn heesta qaybtii danba maqan Anigu eelka caashaqa Urugadaa xasuusta leh La asqoobayaayoo Umalkaa i haystaa Waan uubateeyaa Sida igadh maqaarkeed Afka looga dhigay baa Hadda aan u ololaa Ugub lagu curtoo Aan lahayn awood Sida oohin ugu go'ay Adna maygu oloshaa Ma ogtahay inaan ahay Ahow guri nagaadiya Aafaadka dhacayana Boqol afar iyo tobanka Inuu kaaga adkeeyaa Kuu baryaa ilaahay Heesta aad baan u jecelhay 😢

  • @abdirahimniman7883
    @abdirahimniman7883 Жыл бұрын

    Qoftan fannda siban uwataa wliba bishimaheeda😢

  • @abdidahiradandirie17
    @abdidahiradandirie179 ай бұрын

    Yaa sa❤️ am

  • @maxamedxasancalimaxamedxas9329
    @maxamedxasancalimaxamedxas9329 Жыл бұрын

    Fast comment😂

  • @XidigaXamar
    @XidigaXamar Жыл бұрын

    Iam first keep going pin 📌

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o6 ай бұрын

    Waa loo bogay

  • @Rana_barbi
    @Rana_barbi Жыл бұрын

    Hablaha qrxda badn lama jeceli fankiyo uskaga imka inantan wn lexe jeclaynaya🤷🏽‍♀️😅

  • @AhmedMohamed-tn5yg

    @AhmedMohamed-tn5yg

    6 ай бұрын

    Let her enjoy while the show lasts

  • @wararkaciyaaraha8951
    @wararkaciyaaraha8951 Жыл бұрын

    waxaa dumarka loogu naanayso Haldhaa oo ah labka gorayada iyo qalanjo oo ah dhadiga maroodiga yaa ii sheegi kara ?

  • @Name-bd5wx
    @Name-bd5wx Жыл бұрын

    You have a pretty voice and face you must have amazing parents that taught you to be proud of your culture that's why you wear it with such confidence❤

  • @Ahmedwali-ji2sf

    @Ahmedwali-ji2sf

    Жыл бұрын

    I heard she was born in Europe. God bless her

  • @kaysemohamed5765

    @kaysemohamed5765

    Жыл бұрын

    😊

  • @sumadqaran

    @sumadqaran

    Жыл бұрын

    Ineey Ku dhalatay ma huno lkn aniga garanayaa iyadoo ilmo yar ah sweden 9 caruura ayay u weeyneeyd 7 ilaa 9 jir iyadoo ah ayaan garanayaa. Surprise ayay igu noqotay markaan arkay iyadoo sooomaali Ku heesi

  • @Ahmedwali-ji2sf

    @Ahmedwali-ji2sf

    Жыл бұрын

    @@sumadqaran Many thanks walaal . She is a great performer. Wish her a safe and fruitful future.

  • @MOHAMADJanan-ss4sy

    @MOHAMADJanan-ss4sy

    Жыл бұрын

    @@kaysemohamed5765 1 WAA 😅

  • @SamiaCali
    @SamiaCaliАй бұрын

    Quxadiyo qad ah❤❤❤❤❤

  • @filsanamin6584
    @filsanamin65843 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray8473 ай бұрын

    viking ( Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed).

  • @U.s.a_walk_by
    @U.s.a_walk_byАй бұрын

    4taada geesood xagee maraysaa 5:29

  • @mamaafrica4652
    @mamaafrica465228 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @herssihailoula8249
    @herssihailoula8249Ай бұрын

    Ur sweat , I love you .

  • @imranhilowle7185
    @imranhilowle718515 сағат бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ElmiAmin-l2j
    @ElmiAmin-l2j6 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤