No video

YURUB GEENYO XASUUSTI KHADRA DAHIR BARNAAMIJ QAACI VIDEO 2023

Пікірлер: 123

  • @Siciidiimaan
    @Siciidiimaan8 ай бұрын

    " Danteenii murugtay baan Maxaadh ku haluuqayaa Markaan talo meel dhigaba Maxaad u maroorisaa Muranka horta kuugu wacan - Jacaylkaan maalayaan Misgaadi anoo ku idhi Macaankiisana dhadhami Maxaad uga maarantaayood Qadhaadhka u muudsataa - Waxaan kaa magansadaba Maxaad mooyi u tidhaahdaa Meel daran aad uga shaxdaa. - Manaxe iyo xaasid baan Daadkoodii moosayaa Markaan muska tiiriyaba Maxaad meel uga gubtaa Is moodsiiska kuugu wacan - Macnaa lays dhaafsadaa Murtida hadal ila wadaag Meeshaan ku idhaa ka qabo Maxaad maad uga dhigtaayoo Muraadku u baylahaa..😢 - Waxaan kaa magansadaba Maxaad mooyi u tidhaahdaa Meel daran aad uga shaxdaa..

  • @rahmaabdilkadirmohamed8515

    @rahmaabdilkadirmohamed8515

    8 ай бұрын

    Malaha aniga iga hadleysaaa💔 8.12.2023.😢

  • @Siciidiimaan

    @Siciidiimaan

    8 ай бұрын

    @@rahmaabdilkadirmohamed8515 sorry walaal hadii inuu dhib kusoo gaadhay sebenkan ma noola dad qalbiyada ilaaliya e.

  • @SaytuunAdam

    @SaytuunAdam

    7 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SaytuunAdam

    @SaytuunAdam

    7 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @SaytuunAdam

    @SaytuunAdam

    7 ай бұрын

    Fffffff

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE8 ай бұрын

    Waxaan oran karaa khadra Daahir Aun janadii Allaha geeyo laakiin yurub ayaa badalkedi no gashay mansha allaah Illaaahey codka hakuu barakeeyo

  • @HappyIcedSoda-bk2xt
    @HappyIcedSoda-bk2xt8 ай бұрын

    Codkaan inaad qur'aanka ku akhtisoo islaamaha carabta ah naga bareejeyso ayaan kaa sugayaa ❤❤

  • @Dalmar-wj2rc

    @Dalmar-wj2rc

    2 ай бұрын

  • @guledbashe9538
    @guledbashe95388 ай бұрын

    Yaa salaam yurub maxamed cabdi so badi qaraamigaa Alaah ya salamik ❤❤🎉

  • @ikranhussein8673
    @ikranhussein86737 ай бұрын

    14/01/2014 waxan ka magansadaba maxd mooyi utiraa meel daran ad uga shaxda😢💔qofwlba o culays daremya Eebe haka kor faydo

  • @abdilahiahmed686

    @abdilahiahmed686

    4 ай бұрын

    Ameen wll Culayska Rabi ma ka qaaday 😢

  • @user-dc4fc4de7z
    @user-dc4fc4de7z8 ай бұрын

    Yurub geeyo 1000k u qalmataa kor aan u qaadno please

  • @user-qu9wx1cg4x

    @user-qu9wx1cg4x

    18 күн бұрын

    Wowww mashalh yurub geenyo mama ❤yurub wamasatahay❤❤

  • @mounaibrahim-ni9dj
    @mounaibrahim-ni9dj3 ай бұрын

    Yaa salam waa fanaanad iyo badh cood macaan yurub waa number 2 Khadra daahir (AUN)❤❤❤❤

  • @abdiazizadamhaji417
    @abdiazizadamhaji4178 ай бұрын

    Sowdatul Raxma Yurub Maxamed Cabdi Axmed (❤Yurub geenyo❤)

  • @nimoomar8840
    @nimoomar88408 ай бұрын

    My all the time favourite fanaanad Aqlaaq iyo cod Yurub geenyo ❤

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t8 ай бұрын

    :qoftan codkeedi original waye fananinta qaar wala hagajiya ayada kaban io musicba codkeda wa isku mid👌macan waye magaca sawtu raxma dhayal uguma bixn ❤

  • @AmaljamaOmer
    @AmaljamaOmer8 ай бұрын

    Heesta waxan xasuusta habeen live gabdho saarna ay cod bilaa musica ku qaaday waanka helly wlhi sawtu raxma yurub geenyo ❤

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh778 ай бұрын

    Khadro allaha u naxariisto waxaan halkaan uga gacan haatinayaa 👋👋 Boqorada codka Qarnigaan Yurub. M.A Geenyo ❤❤ codkeeda maxaan ku seexday ❤❤❤

  • @Milgoyar1111
    @Milgoyar11118 ай бұрын

    Yaaa yurub😢

  • @hamsesameter1647
    @hamsesameter16478 ай бұрын

    Mom Khadra Daahir alle ha u naxariisto Iyo Yurub maxamad cabdi geenyo labada qof een ku raxaysto sida macaan ee ay ugu luuqeeyaan ❤❤

  • @dhalfanaanchannel9207
    @dhalfanaanchannel92078 ай бұрын

    Sawtu raxma yurub maxamed cabdi illahay codka haku barakeeyo wll eng barkhaad naasir sxb waan ku slmay

  • @abdishakuursaleeban
    @abdishakuursaleebanАй бұрын

    Yurub maxamed Cabdi halkedi bay dhigty wlhi qadhaaadhka u muudsataaaa axyaaa cod dahaba

  • @Abdikhadar-nl3nz
    @Abdikhadar-nl3nz5 ай бұрын

    Yurub ❤ masha allah Sood macan

  • @Maazim12
    @Maazim122 ай бұрын

    Duni waxaynu joognaa garan waagi kayn ahaan loogu dhax damaashaadayo 😢😢 aheey ah away dhirteeni quruxda badnayd😢😢

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi24168 ай бұрын

    Woow Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo ❤Halkeedi Baad Dhigtay Xasuusti Khadra daahir Cige Khadra Dhool Alle Yaa Raxma Raaximiin 🤲🤲

  • @cabdilaahiballacke6718
    @cabdilaahiballacke67186 ай бұрын

    I am sporting you vantest song

  • @ahmednucman4333
    @ahmednucman43338 ай бұрын

    Sowtu Raxmo Tariiqdaa ku Xusi Doondo Inolow Fanaanad manta lagula mel dhigo ma jirto Axyaa Cod Mcn 🥺❤️

  • @maguled
    @maguledАй бұрын

    Xaax, ar yartu cod macaanaa, xaaddaa i istaagtee ka warran.

  • @Gushafilms1000
    @Gushafilms10008 ай бұрын

    Yurub geenyo.khadra dahirta sandakan Wanku wata

  • @ceelbaxay1
    @ceelbaxay17 ай бұрын

    Golden voice 🥰 please heesaha qaacigaa inoo soo badi.❤

  • @gureymohamed679
    @gureymohamed6798 ай бұрын

    Allaya cisak yurub maxamed cabdi geenyo

  • @user-sb5mn7fb3p
    @user-sb5mn7fb3p7 ай бұрын

    Who’s listening to this song just for the music not the lyrics lol😂

  • @MawliidMuuse-my4iz
    @MawliidMuuse-my4iz6 ай бұрын

    Yurub geenyo heesaha khadra dahir so badi insha allah 🙏

  • @issa-ce1wy

    @issa-ce1wy

    5 ай бұрын

    It's IN europe, 'cause I'm a human beein, born in germany and a whity and listen to it, so don't care

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t8 ай бұрын

    Sawtu raxma ❤axya cod wale tageero dhaba ku ahay heshaga kama daalo io codkaaga macan

  • @YasinYasin-wo4jw
    @YasinYasin-wo4jw8 ай бұрын

    Maxaad umaroosaa jacayl waa taan ka bogsaday xanuun lee yahay ❤❤❤❤ muguu mugur igu reebay. Ina ragow waligaa nabsi hajabin. Jacayl waa saldhig murugo iyo ciil sun iyo waabay sababada fadhiista ku dhiiga qaadiyo ugudbiya halbowlaha waraabsha ayaa jacayl ku hoy ka dhigaa ❤❤❤❤

  • @mazcuudofficial3453
    @mazcuudofficial34538 ай бұрын

    Sawtu raxma xalkeedi baa ayi dhigtaa❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊

  • @user-gl7qj9ei5v
    @user-gl7qj9ei5v20 күн бұрын

    Sowtu raxma yurub geenyo ❤❤❤❤❤

  • @MrHaibeh
    @MrHaibeh8 ай бұрын

    Mansha Allah...Sawtu raxma Alaa yacisak..

  • @mohamudabdi1588
    @mohamudabdi15887 ай бұрын

    Waa gabat muuqaal wacan misna cod macaan guulayso

  • @user-kr9st2cd1f
    @user-kr9st2cd1f8 ай бұрын

    Sawtu rahma yurub maxamed cabdi Big legend alle codka ha ku barakeyo wllo

  • @dahapicabdale3640
    @dahapicabdale36408 ай бұрын

    Waaw wan kugu fana yurubey habo mcne

  • @user-hc9kf5db5g
    @user-hc9kf5db5g8 ай бұрын

    Walee way heestay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mumtaazabdulqadir6624
    @mumtaazabdulqadir66248 ай бұрын

    Mansha Allah yurub Mahamed Cabdi geeyo❤❤❤

  • @SabirinAbdiAli
    @SabirinAbdiAli5 күн бұрын

    Wow yurub geenyo❤

  • @nazdalaan
    @nazdalaan4 ай бұрын

    Yurub Geenyo waa fanaanad culus… مانشااللة

  • @yusuffarah5150
    @yusuffarah51502 ай бұрын

    yurub geenyo your legend your soowtu raxmo

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066Ай бұрын

    Qaaci waxa la yidhaa heesaha kamanka keliya lagu tumo sidaa fahma

  • @iltiredoualeibrahim
    @iltiredoualeibrahim4 ай бұрын

    J aime cette chanson de youroub kenyo❤❤❤❤❤❤hambalyo.mashallah

  • @abdoulkadersaidzakaria862

    @abdoulkadersaidzakaria862

    4 ай бұрын

    Plutôt ce na pas la chanson de yurub geenyo mais c'est la sansonnet de kadra dahir

  • @ahmad-lk3dh

    @ahmad-lk3dh

    3 ай бұрын

    ​@@abdoulkadersaidzakaria862😢jjjh turd😢

  • @xassanmaxamedmaclin
    @xassanmaxamedmaclinАй бұрын

    Masha allah cod bilaa suurah

  • @kingqasaaye9861
    @kingqasaaye9861Ай бұрын

    Ano captan america waa kaa fuqey👑

  • @Dhabbar-xamar
    @Dhabbar-xamar5 ай бұрын

    ❤❤

  • @Abdikariinkhadar
    @AbdikariinkhadarАй бұрын

    Yurub way inaga walay sa maxan yeelnaa

  • @Abdikhadar-nl3nz
    @Abdikhadar-nl3nz5 ай бұрын

    M.a

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc2 ай бұрын

    2:07

  • @LovelyIndoorPlant-nh3be
    @LovelyIndoorPlant-nh3be7 ай бұрын

    Sowru raxma yurub cabdi dadkii fanka lahaa

  • @CabdiqaniCumar-wc9fy
    @CabdiqaniCumar-wc9fy8 ай бұрын

    Sowtu raxma mohamett cabdi geenyo

  • @user-oz9tm6qx3w
    @user-oz9tm6qx3w8 ай бұрын

    Sowtu raxma cajiiib🙏👏🏽

  • @IsmaacilCrisaaq
    @IsmaacilCrisaaq2 ай бұрын

    Sawtu raxma from dhulbahnte

  • @saeedmohamed4419
    @saeedmohamed44198 ай бұрын

    Woooow halkaa ka sii wad heesaha khadra daahir

  • @user-cl6pj9cj6v
    @user-cl6pj9cj6v6 ай бұрын

    1:20

  • @ashaabdulahi8501
    @ashaabdulahi85018 ай бұрын

    Wow❤

  • @mandeeq683
    @mandeeq6838 ай бұрын

    Alla mamadaan heesaheeda wadba mooda inaay mar walba xaladeyda la socoto habo guleyso daganaan qurux cod Inaba caadi mahaa❤❤😊

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t8 ай бұрын

    Sawtu raxma axya cod ❤

  • @iidleosman6857
    @iidleosman68574 ай бұрын

    ASHCALAA

  • @user-pm5nu8zn6j
    @user-pm5nu8zn6j4 ай бұрын

    edo mcn waxagad ku wacan tahaye waxa iga xasuusin ah yurub maxamad cabdiyay plese sidada ayanu codkaga halasiga ah utagersanahaye iska dhaf. Hesaha sadka kale sawtu raxmay edo mcn 😊

  • @HibaaqAynanshe-um6px
    @HibaaqAynanshe-um6px8 ай бұрын

    Keeping going MaanshaAllah qurux qaali ❤❤❤❤❤❤

  • @abdifatahaadan5972
    @abdifatahaadan59728 ай бұрын

    Illahay haw naxariisto khadra daahir inaad u duceysan ayaa haboon markastod soo qaadeysan heeseheda

  • @ahmedomar1355
    @ahmedomar13554 ай бұрын

    Somalidu background waa ka dhimatay raga maxay ugu yaraan kuraas ugu dhigi waayeen

  • @user-es9oz5dh9j
    @user-es9oz5dh9j8 ай бұрын

    Kala shakiga iyo Kala bodka ILHOW Naga dhex zaar amiin so dheha

  • @mohamedabdijalil478
    @mohamedabdijalil4785 ай бұрын

    Macaankiisana dhadhami maxaad uga maarantaayo qadhaadhka umuudsataa

  • @deeqomohamed7377
    @deeqomohamed73777 ай бұрын

    Cajiiib 🎉❤❤

  • @Simanfaycal
    @Simanfaycal8 ай бұрын

    ❤❤❤@Yurub

  • @osmansufi4066
    @osmansufi406621 күн бұрын

    Tani ma cid uun bay hees ka daba qaadaa waa qof bilaa abwaano ah cid wax u samaysa ayey la'dahay mana khajisho

  • @Birimo12
    @Birimo128 ай бұрын

    Garanwaaga agtiisa gurigaaga Hortiisa adigoo sijaayada dhigtaa dhaantay yurubeey kani doog naga raaci maysee ama beerta kore inaa tagto

  • @user-bl8fg8eb9f
    @user-bl8fg8eb9f8 ай бұрын

    Ya salaam

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k5 ай бұрын

    Qadhaad kaumuudsata❤❤❤❤

  • @deeqmawliid1607
    @deeqmawliid16078 ай бұрын

    Waaaaw yaaxanaan yaamanaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤ waalayaabay ❤🙏

  • @user-qw7em6ey7b
    @user-qw7em6ey7b8 ай бұрын

    Sawtul raxma geenyo ❤

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii6 ай бұрын

    Moranka hota kogo wacan

  • @TheOmarYare
    @TheOmarYare7 ай бұрын

    Waa Aniga tan i haysato maanta 2024-01-01 kl:19:56

  • @deeqocabdule8102
    @deeqocabdule81028 ай бұрын

    Qoftaan wan kuhaystaa m.codkeeda

  • @Nuradin-pp9ij

    @Nuradin-pp9ij

    8 ай бұрын

    Just

  • @honmoha2020
    @honmoha20205 ай бұрын

    waxan ka magansadaba😂😂😂😂

  • @AbdirahmanMohamed45-rj4ii
    @AbdirahmanMohamed45-rj4ii4 ай бұрын

    Wabay kaficaantahay

  • @manaanhusein5998
    @manaanhusein59988 ай бұрын

    Heestan oo music ah please sawtu rahma🙏

  • @abdirahmanelmi8172
    @abdirahmanelmi81727 ай бұрын

    Wooooooow

  • @salimabdullahi8924
    @salimabdullahi89248 ай бұрын

    Xasuusihii macaana ee Mamo Khadra Daahir, ala maxaan in badan ku raaxaystay codkeeda 🤍

  • @MawliidMuuse-my4iz
    @MawliidMuuse-my4iz6 ай бұрын

    Khadra dahir allow ku naxariiso..a..n Heesaha miya lo doori jiray

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv8 ай бұрын

    Masha alllllah yurub codba ku dhan nolow❤

  • @ayaanahmedhassan5117
    @ayaanahmedhassan51177 ай бұрын

    Hadan ogaan laahaa wax walbo dhamadkoda waxan iska daynlaha wax walbo bilawgodaa✋🤕🤔💔

  • @user-um9by7zu9w
    @user-um9by7zu9w5 ай бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 sorry jecelow Aabh was

  • @abdiaziizfamily463
    @abdiaziizfamily4637 ай бұрын

    ❤waxabad mood inaya aniga iga hadalso

  • @YaalaafaaSaasala
    @YaalaafaaSaasala6 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedcabdi6197
    @maxamedcabdi61976 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @sadiomohamoud1603
    @sadiomohamoud16038 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @faiidochannel4
    @faiidochannel48 ай бұрын

    Haaheey

  • @samirabenchardi7925
    @samirabenchardi79256 ай бұрын

    Markan muska tiriyaba maxad meel uga gubta is moodsiiska kugu wacan 😢😢😢

  • @samihasiman1022
    @samihasiman10228 ай бұрын

    Markan Talo Meel Dhigo Maxad Umaroosiaaa😢

  • @user-br4mb3vh4q
    @user-br4mb3vh4q6 ай бұрын

    Maxaadh ku maluuqayaa

  • @user-es9oz5dh9j
    @user-es9oz5dh9j8 ай бұрын

    Alle hayno tosiyo wax kasTo inaga khaldamo jecelkaygow

  • @user-gi2gd2xt4v
    @user-gi2gd2xt4v7 ай бұрын

    Sawtu raxma ❤❤❤❤

  • @user-jm2qt5ir5t
    @user-jm2qt5ir5t7 ай бұрын

    Wetfasgabo

  • @user-fj3db2nc7s
    @user-fj3db2nc7s6 ай бұрын

    Kuras maxaa loo dhigi wayay

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray8478 ай бұрын

    (Wcb)2 viking ppe23/24elite (eagle-eyed).

  • @Sir-ahmeth
    @Sir-ahmeth8 ай бұрын

    Waxaan kaa Magansadaba Maxaad Mooyi u tidhaahdaa. Meel aad daran aad uga Shaxdaa.

  • @user-rv5vw9os1e
    @user-rv5vw9os1e8 ай бұрын

    Eshcalaa hees

  • @mohamedsaladwehliye1616
    @mohamedsaladwehliye16167 ай бұрын

    Waa..isku. Overnig