No video
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
FARXAAN QABOOJIYE
HEES : WAXAAN UURKA KAA JIRIN
XUSUUSTII CABDIKHADAR XASAN
KAMAN NUURADIIN CALI AMAAN
BOONGAHA BUULO XUUBEY
DAYAX BAND QAACI SHOW
Copyright@Hawraar Music
FARXAAN QABOOJIYE
HEES : WAXAAN UURKA KAA JIRIN
XUSUUSTII CABDIKHADAR XASAN
KAMAN NUURADIIN CALI AMAAN
BOONGAHA BUULO XUUBEY
DAYAX BAND QAACI SHOW
Copyright@Hawraar Music
Пікірлер: 3 300
wiilkaan inuu codkiiso qur aanka ku fcnyahay intii iila fahantay like
@qaramihassan3227
3 жыл бұрын
Qaari fican ayuu ahaa
@abdiabdullahiraage5167
3 жыл бұрын
@@qaramihassan3227 m
@warfaaofficial9861
3 жыл бұрын
@@qaramihassan3227 marka maxaa ledahy qurankiyuba kasoo guuray lkn wax adan hubin lama dhaho lagayabee ciyal xafad inuu yahy
@adanok9549
3 жыл бұрын
A a@@qaramihassan3227 . Az aacz a. A. a a. A a
@adanok9549
3 жыл бұрын
@@qaramihassan3227 a a ada. Ad. A aczn A. A
10 jeer ka badan waan ku ceshtay walina waan sii xiiseynaa farta taag yaa ila qabaa
@yaredaud2632
4 жыл бұрын
☝️
@mariyoshikhyasin8312
4 жыл бұрын
☝️😭
@nastexomawlid3775
3 жыл бұрын
Mudo dheer maan dhagysan suugaan lkn waabu isoo jiitay kanyr
@ismailabdullahi9942
3 жыл бұрын
👋
@mustafemohamoudmohammed9717
3 жыл бұрын
Kamaba daalaba
Alla wiilku Codmacaanaa Alloow Quraanka Hoow Kaaga Dhig Aamiin...
@fadxaxasan5202
2 жыл бұрын
Aamiin
@Yamani_5
2 жыл бұрын
Saas waaye abaayo insha allah
@abdibarre7808
Жыл бұрын
Amiin Amiin Amiin Abayo macaan shukran
@abdibarre7808
Жыл бұрын
Asc baxsaneey Abayo macaan
@baxsaniitabaxsanta5796
Жыл бұрын
@@abdibarre7808 wcs wr wb wll
Codkiisu Wuxuu Ku Fiicnaa Inuu Ku Aadaamo Ama Qur Aanka u Aqriyo
@barwaqodagan7038
3 жыл бұрын
Afkaaga caano lagu qabay been maad sheegin wlhi
@Wadani1988
3 жыл бұрын
adoguna waxad kku ficanayd inaad comat mrelhaas dadka kacaydid
@SalaadCade-gy2ge
4 ай бұрын
荓777
Farxaan Qaboojiye wll Fan kgu dhiiri gelin maaye Iskadaa hadaad dhow hadey ee Codkaaga macaan ku Aqri Qur'aanka Alle wll👏
@cabdirisaaq5015
4 жыл бұрын
Waa sax wll
@abdiqadirmohamedfahiye5881
4 жыл бұрын
Vxf
@iqracapdirashiid8248
3 жыл бұрын
Sax waaye
@iqracapdirashiid8248
3 жыл бұрын
Aduun iyo aakhiraba quraan kaa anfacaya
@iqracapdirashiid8248
3 жыл бұрын
Hees tane danbi iyo cadaab iyo duli nimo bay u horseedin
Wuu dhamaadey wakhtigiiii play pack ee wixii wax isla hayooow saas live uguh soo xaragooda!!!! wooooow amazing voice😍😍😍😍😳
@ExtraTime448
4 жыл бұрын
Hhh xita kan inbti wa playcack if u look closely
@mukhtarabdi9354
4 жыл бұрын
Wiilkan Codkiisa Masha Allah.
@hodonjacaly624
4 жыл бұрын
Absolutely no more play back ofcaleg sana larana
@biiximaxamed5754
4 жыл бұрын
Kkk ciidankii play back rag kusoo baxay runtii
@AhmedHassan-ok1bk
4 жыл бұрын
Play back waan ka daalay . Live ka waligod waqtigodu ma dhaco
2021 markay 3m like ha ila dhaafin. Waxa yari cod macaanaaa mashallaah.
@Mulkimohamud640
2 ай бұрын
3sano kadib mar labad ba commentskafa arky😊
Sidu fananka horey uyri wa meshu hibadisa kuso bandhigy waayo wuxu yri waxa iyasay koxda qaraceysa music hdd ogyn ogow farxda wxu la mujinyo ilintisu ku qarinya waayo wa inan ragga ❤️❤️❤️
Waxaan ku faraxsanahay inaan Farxaan Yare macallin u soo noqday. Sida uu heestan uga soo baxay ayuu waxbarashadana ugu wanaagsanaa. Waxaan u rejayn inuu halkuu rabo ka gaadho fanka inkasta oo uu maantaba figta sare ku biirey. Guulayso.😍
@hanadyare6899
4 жыл бұрын
Mansha Allah sxb walahi waxaad mooda fanaan weyn isaga iyo Faalo daganba Alla wada abuuray
@muunadaahir4000
4 жыл бұрын
Manshallh hore soco wlalky
@hassanmadadal3049
4 жыл бұрын
Miyad wax uga wanagsan ugu ducaysid ustaad
@fadxibarre6283
4 жыл бұрын
Ka yar waxan adaa ku duubay sow maaha inaad wax u dhigtaan kuugu keenen😂😂😂
@xamsemahadalle839
4 жыл бұрын
Nice niceeeeeeeeeeeeeeeeeeeee
Hadaanu nahay bahda camera manada howraar media runtii markii aan duubaynay muuqaladan waan layaabnay oo lafajacnay codka farxaan waxanu leenahay hore usoco bro
@cadnaanak2448
4 жыл бұрын
hore usoco our boos zaki haldoor 🔥
@mohamedali2132
4 жыл бұрын
Hambalyo muqaal aad u qurux badano nadiifaad bulshada Soo gaadhsii seen thanks Sxbayaal
@hanadyare6899
4 жыл бұрын
Thanks sxbyaal idinka iyo Farxaan yare, wa fanaanka ugu da, da yar uguna cod macaan mansha Allah kama dharge dhagaysigeeda
@Somaliboy516
4 жыл бұрын
Walal hadhihin horey usoco, fanka waa danbi hadad dhahdo hore u soco waxay lamid tahay ku soco danbiga tasina uma ficna asiga iyo qofkii ku dhiiro geliyaba.(singing is haram)
@faysalibrahim9045
2 жыл бұрын
@@cadnaanak2448 dh
Woria ! woria! Woria! form Addis Abeba . you do not know how much we love Somalians. we love you too much. you are the spice of Africans
@abdulrahimsamakab5055
3 жыл бұрын
we love u too bro
@mursalabdifarah4540
3 жыл бұрын
Thnx 🙏
@xaawanuuribraahim1357
3 жыл бұрын
Hye
@Ali-xh4hg
2 жыл бұрын
Same DNA
@geletoz
2 жыл бұрын
Thank you bro, every Somali appreciates the love and we send back more from every corner of the planet...love to Ethiopians
Kan yari waa nawaalayaa, The most talented man in his generation, ♥️ from Nairobi
1Million markee gaartay hadaa dawaneyso like dhac
@khalidmayjeex7156
3 жыл бұрын
1.583236 Hal milion iyo 583 kun iyo 236 qof bay maanta maraysaa 18 sep 2020
@raygalyarelyrics1928
3 жыл бұрын
Way dhaafyayba sxb
@raygalyarelyrics1928
3 жыл бұрын
Way dhaafyayba sxb
@mohbulshaawi597
3 жыл бұрын
27 september 1,7 million bay marysaa all most 2m
@daahirabdi1862
3 жыл бұрын
2 million ayey gaadhay hada
waah waah waxba lagama qaban karo Codka 100% Degananta 100% Kalsoonida 100% Kabanka 100% like hadad igu racsan tahay
@rahohussen8528
4 жыл бұрын
Waah 😩
@mohamedabdulkadirahmed3806
4 жыл бұрын
@@rahohussen8528 waah waah waah wax inaga maqanba waaa heeeeee
@nimcohussen7583
4 жыл бұрын
@@rahohussen8528 p
@nimcohussen7583
4 жыл бұрын
@@mohamedabdulkadirahmed3806 llll
@sharmarkemohamed1764
3 жыл бұрын
Run ahaantii waxa uu dhamaaa fanaaniin badadan oo rag iyo dumarleh
4M MARKAY GAARTO LIKETA...
@warfaaofficial9861
3 жыл бұрын
4.7eeey marosaa see kugu tahy
@Warbaahinta_somaliland
3 жыл бұрын
5 m
@foosiyaxirsi6925
3 жыл бұрын
@@Warbaahinta_somaliland 0k
@user-iz4tc3kh5q
2 ай бұрын
9m aye maree
Cabdikarin Alli Shah qof ka qalbi fcn maan Arag 💯
@faadumocalicabdi7955
3 жыл бұрын
Fdmo
@shimbirofficiall1508
Жыл бұрын
Mxaad ku aragtey😂
@Njomol
Жыл бұрын
@@shimbirofficiall1508 lock how’s he sporting the young up coming singer wht a legend
@mohamedbaaskinhochanal5631
7 ай бұрын
Wa runta wlhi❤
Cod macaana🙏 25 sano oo bilaa farxad ayaan joogay yurub😒. 3 bilood aan joogay Hargeysana waxaan lakulmay farxad, nolol iyo Caashaq❤❤❤
@adnaanmohe1290
4 жыл бұрын
Wll yurub wiilashii somaliyed ee gobta ahaa maysan joogin maxay kuu siin wayeen peace and love ta
@mohamedshelare153
4 жыл бұрын
Mansha Allah
@henawithsaffa3797
4 жыл бұрын
Pp8
@gaandhijeesbile4015
4 жыл бұрын
xamar madan so marin dhagaha lagaaga shubi lahaa jclka kk
@Salmancade10
4 жыл бұрын
Masha Allah walal Allah ha kuu siyaadiyo. Dalshisheeye waa dareen ku joog walal. Dalkaada ku damashaad. Kuna dalaal inaa guursato mostaqbal sameesto.
Yaa ila arka inuu kayabiyay cabdikariim cali shaah
@deeqTurki7854
4 жыл бұрын
Aniga sxb hmm
@hajiawad2615
4 жыл бұрын
😂walee warunta
@zakariemohamed8279
4 жыл бұрын
Uu u kacay Madaxuu ka salaaxay Hadana Uu Eegaya Amazing 😎😎😎❤
@suldankasomaliya3257
4 жыл бұрын
Abdirakiim cali Shaah runtii waa nin qlbi fcn m.a 😙😙😙😘
@faisacisman1829
4 жыл бұрын
Hhhhhh uu ybn yhy c/kariin
Baydhabo Janay anigo jooga dhagaysanaya ee like-ta haila dhaafin❤
@mahadomuhubo7617
3 жыл бұрын
Mad fahmaysaa
@sds9082
3 жыл бұрын
Hadduusan fahmeYnin siduu ku dhageeYsanaYaaa 😆😆🙄
@hassanabdisamed6843
3 жыл бұрын
@@sds9082 Waa sax Wlh Hadaanan Fahmaynin Sidee Kudhagaysanayaa😂Heestan Nin aan Ciidagale ahayn dib uma soo qaadi karaa ladhahay🙈😅
@thiagotakaweyne6562
3 жыл бұрын
@@hassanabdisamed6843 baydhabo maxatiri miya loga hadla laga fahma maay uun inay ku hadlan ayn modaye inkasto kasba afsomali yahy 🤔
Annagu hadaan Reer mudug nahay heesaha qaaramiga si heesaha kale ka duwan ban uqiimayna🤘🏾🎸🎤🎶
@xasandaney9454
3 жыл бұрын
Wlhy Inader waa Ruun Meeshas Waxan Qaarami Ahyn Lagama Dhageysto
@Geedi143
3 жыл бұрын
Tani qaraami maaha boqor
@ismaciilaxmed3667
2 жыл бұрын
Qaaci ayaa la yiraahda tani waa live kaban loo garaacaya
@fahad_cigaal
2 жыл бұрын
Heestan ninka leh ayaaba ree mudug ahaa AUN cabdi khadar xasan laari
@dahir022
2 жыл бұрын
@@fahad_cigaal Ma saasa😁🙌
Hada adigoo kabo la.aaan ah dawaneyso like saar from muqdisho yaaqshiid❤🔥👌🙏
@cabdiraxmaan-casayr
4 жыл бұрын
Kabaha iskasoo xidho aboowe kkk
@khalidmayjeex7156
3 жыл бұрын
Walaahi anigoo kabo la'a ayaan inta badan dhagaystaa😁 Ninkani wuxuu isoo xasoosiyaa hoboladii cidagale ee waaweynaa sida 2da ilma mooge Qalinlle Maxamed jamac joof Huriyo IQB iyo qaar kaloo badan
@najmaabdi3849
3 жыл бұрын
😆
@amiishdoore9878
3 жыл бұрын
Ayaa Ku shegay inaan kabo LA.aaaan dawanayo kkkkk funny
Abdikariim Ali Shaah si qalbiyan ah buu u dhiiri galiyay wiilka, u lana farax san yahay. Qalbi wanaagu waa mid ka mida astaamaha muuminka.
@somalidiihore2801
4 жыл бұрын
Mu’minimada heesaha la isku dhiirigalinayo waa mid cusub 🤣
@aliabdule8387
4 жыл бұрын
@@somalidiihore2801 qabyalada ba gaajo ku dishay
@gemstone2261
4 жыл бұрын
@@aliabdule8387 yar yarku ma habar love adigu maxad ku diidaysa haduu inderkii dhirigeliyo
3.2M hadaad ku daawanysid like illa gaadh Heesta calanka ayaan usaray❤️
@aarkahjeclo8329
3 жыл бұрын
3.8 m
@sayidcali6503
3 жыл бұрын
@@aarkahjeclo8329 haa aniguba kulamid
@mahadwaasuge5896
3 жыл бұрын
3.9
@farhanmohamed1504
3 жыл бұрын
4m😁
@jiinmahad2281
3 жыл бұрын
@@farhanmohamed1504 àà
Xasuustii fanaankii waynaa AUN Abdikhadar Xasan Laari Xuseen From Gobalka Mudug, Puntland Somalia♥️
@shaficijimcale6120
Жыл бұрын
From Dariska Galkacyo ❤ Galmudug
Olaaaaalay reeer waqiya codka dhaxpa loo siiyay miy👏👏👏👏
@yahyebadri9829
4 жыл бұрын
Haa😁😁😁✊
@zahraabdi3912
4 жыл бұрын
Haa Haaa haa
@biiximaxamed5754
4 жыл бұрын
Qaab mashraxeed cod wuu dhamaystiranyey
@wardakorontooo8449
4 жыл бұрын
Wwwww waxyari macancana
@biiximaxamed5754
4 жыл бұрын
@@wardakorontooo8449 kkk codkisa macaan
Somaliland walhi waa ogi fanka Masha Allah wilshana yar oo qorxo badan aniga oo somliland tagin ilhay ma dilo salaan sar 💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝🇨🇦🙏🏾
@smartmm6267
4 жыл бұрын
Mahadsanid 💯 walalo, somaliland waa dhulkaagii cidi kaama xigto waad Iman Insha Allah walalo.
@ameenhussein4779
4 жыл бұрын
Amin wll ❤️🙏🏽
@bulxanlyrics362
4 жыл бұрын
Soo dhawoow walaal. Hargeysa waa hoyga fanka iyo suugaanta Soomaaliyeed, So you will have a good time here.
@aminahussein1534
4 жыл бұрын
Thanks walaalo aad yaa u jacalhay Somaliland ❤️❤️❤️❤️
@albertoyahya
4 жыл бұрын
@@aminahussein1534 sidoo kle inta qalbiga saafika ka ah niyad ayaan raali uga nahay
Cunugaan Cod fcn wuu leeyahay lkn inuu Quraan Ku Aqriyo ayaa aduun iyo Aaqriyo u wanaagsaneed, waayo hees Waa cml sheeydaan uugu Dambeeyna waxaa laga inuu maqaarka iska fiiqo uu is dhaqo
@idilabdikadir3986
3 жыл бұрын
Hadii aad heesaha ka horjeedid awal meesha maxaa idin keeney tolow?
@farxaddaqoyskafamily5449
3 жыл бұрын
@@idilabdikadir3986 subxana allh maquranka shegitankiisaa kaaxanaajiyy
@farxaddaqoyskafamily5449
3 жыл бұрын
@@dagan1122 ninweyn ayankumooday magaca quruxdabadan ayaankusirmay maamo soobarbaar
@qaramihassan3227
3 жыл бұрын
@@idilabdikadir3986 Allah Haku cafiyo. Waad xanunsantahay.
@qaramihassan3227
3 жыл бұрын
@@idilabdikadir3986 I listened to same song but I wouldn't disagree when someone suggested I better stop listening and listen to quraan instead. Be civilized 😂
I am not Somalia I do not even know Somalia language. I am an Eritrean. what a voice this young boy has ! All his body sings. he has a deep love to music. it is rear to get this type of singer all over the world. Be selective what to sing always. there are songs which does not go with you. be selective remember that.
@SanaagSomaliland
3 жыл бұрын
Sorry this is not Somalia Music. This is Somaliland Music.
@robleahmed2558
2 жыл бұрын
Thank you buf bro this is a Somaliland music not Somalia music.
@caaisha71
2 жыл бұрын
Sorry not somalia language but somali language somalia is country
@nuriamohamed4593
2 жыл бұрын
@@SanaagSomaliland bismillahi
@abdulahiabukar4621
Жыл бұрын
It is an old song and the singer passed away Abdi Khadar Hasan Laari but this young boy has a beautiful voice.
Illaahaybaa kana abuuray Faladagana Abuuray cajiib .!!!
@inacumar170
4 жыл бұрын
Ila xad
@mohamedismail8560
4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@aryanali6527
4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣wlhi saq dhexe aad u qoslay
@tacabbirxaaji
4 жыл бұрын
@@aryanali6527 miyaanay runtay ahayn sxb
@aryanali6527
4 жыл бұрын
@@tacabbirxaaji 🤣🤣ninkii faladagan ahaa godkiisaad biyo ugu galisay🤣
Wiilka cod ayuu leyahy heesta mesheeda ayu dhigay wn ku jeeda inaa Dawaneyso like saar
Kabanka ninka garaacaayo cajiib weeye👌
@mussaahmed6236
3 жыл бұрын
Kan kabanka tumaya wuu raacin wlhi simacan buu u sabootin kk
2m markay gaadho like hayla dhafin
@gulledahmed863
3 жыл бұрын
Way gadhay
@kiikale
3 жыл бұрын
3.23m
@khalidmayjeex7156
3 жыл бұрын
3.3m
@sayidka.6122
3 жыл бұрын
3.4M
@hakimirro9315
3 жыл бұрын
3.48
Waa markii 20'aad ee aan dawado wllhi ma aqaan malin kasta waa dhegeystaa ax waxa yari cod malab sanaa 🤦♀️♥️😿18 August 2020
@abwaansharmakegermany
4 жыл бұрын
Wllhi anbee bal isoo dir emeilkaagii
@amiiraadan3017
4 жыл бұрын
@@abwaansharmakegermany adigu lanbarkaga soo dir😂🤣
@abwaansharmakegermany
4 жыл бұрын
@@amiiraadan3017 bal hayee wakaas 0633062486
@amiiraadan3017
4 жыл бұрын
@@abwaansharmakegermany haye😅
@abwaansharmakegermany
4 жыл бұрын
@@amiiraadan3017 ilamaad soo hadline
Hooygii fanka my Home Alle nabad haygu keeno 😭🤦♀️🙏👑💯💎♥️✈ daddkaygii mnshallah
@updisamedupdisamed4206
4 жыл бұрын
Ma aakhirad kaso socta 🤣
@inacumar170
4 жыл бұрын
Aamiiin wllo so dhawaw
@wardakorontooo8449
4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk Maa akhira Kaa kkkkk
@abdifatahhashi405
4 жыл бұрын
I like that
@hoodoimaan2111
4 жыл бұрын
@@updisamedupdisamed4206 🤣🤣🤣 cadowsanida inder max Akhiro igeeyni kkkk
I listened to your song the whole day again and again! Worya, worya worya ! I do not even hear what you are saying but your voice is lovely and amazing for everyone.
@mahadhersi9526
2 жыл бұрын
You listen all day but dont know the words 🤦🏾♂️ Warya hooi
@najuumoqalib9496
2 жыл бұрын
He started with don’t say something not from your heart😂😂😂
@drmahadahmed516
2 жыл бұрын
Eshi salmnow gasheeeee
@khadarhi6589
2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂✌️🎉💯✌️🤙👍
@yuusufmeere1498
2 жыл бұрын
0000
Heestani markay 5 million gaadho like Hayla dhaafin💜👍
Shan jeer ayan ku ceshaday. Maku ceshatay sidayda haa haday tahay like saar. Fanka hibadisu waa taas iyo hargeisa
@hamdafaarah2131
4 жыл бұрын
waaaaaw magaca farxaaan la dhahaaba waa nucaaas taalanti ayuu rabi ku manaystay
@daruurahamediapro6300
4 жыл бұрын
Wanba la degay gadhigan ku dhegaysataa 😂
@teamarimaheena9981
4 жыл бұрын
4jeer fanaan dhaba kalsooni ku heesaya
@nastexomawlid3775
3 жыл бұрын
Hhhhh wlhi haaaaa 10 ayaaan sii marinyaaa
War dayax band ma shakiba kujira inay waaberiga xiligan noqonayan , hadad ila aragtay inay xulnyihiin dayax band igu qabo👍
@alcadaalaofficial7591
4 жыл бұрын
Waaaaaaaaw
@alihassa2295
4 жыл бұрын
Waberi way gaadheen laakiin waa in ay higsadaan walaahi hargeisa
@maxamedqaaje1395
4 жыл бұрын
@@alihassa2295 aad iyo aad waa da yar cod toolmoon alle kuwada manaysatay
Yaa Salaam Waa fanaan da' yar oo Mustaqbal leh waxaana meesha ka baxey kooxda falaashyada ku heesa. ALLAH dhowro is Farxaan iyo inta la midka ah. waa xasuustii Cabdi Khadar Xasan Laari
Labada nin ee tumaya waa hare dare👍👍👍👍👍👍👍
Heestan maqalkeeda waxa iigu horaysay qisadii Fuaad iyo layla intii ila misa like iyo love 🙏
@bulshaawimedia4486
3 жыл бұрын
Ana xilgaasbaan ku xasuustaaa
@cabdalaaxmadsiyaad8368
3 жыл бұрын
😭
@haronozman864
3 жыл бұрын
nin soo gubtay xiligaa Hotmail iyo Nimbazz isticmaali jiray ciyaal baan ahaa lkn waa hubaa waqti jeceylku qiimo lahaa bey ahyd
@abdifarah2812
3 жыл бұрын
Aad iyo aad qisadaas baan ku dhagaysan jiray
@adanabdiyarow656
3 жыл бұрын
Aaad iyo qisadas waa dhagesanjirey fuad iyo leila
M.ahalah hesta fanan ka horeyy maha muhim inad codkisi keento lakn wa inad dadka qancisa wanay dhici karta fananki laha kaga ficnanto yarkana mustaq albu leeyy runti👍👍👍👍👍👏👏👏👏👏
4M markay gaadho Dhacku sii
Masha allah bartedi ayu dhigay heestan aniguna kama xiso dhaco mar walba wan dhagaysta xiliyan kala tagnay lamanahayga oo mudo badan wala soconay 2020 ki inti ila dhagaysan jirtay love ka isara
Wlhi koxdi oodhan aya habenka inanka yar codkisa layabtay amazing wlhi manshallh🥰
@E_Y_A13
4 жыл бұрын
Say u eegayaaan day wayla yaaban yiiin😃
@iqroaxmed9359
4 жыл бұрын
Masha Allah
@ashaadana9295
4 жыл бұрын
Soomaali oo dhan ayaa la yaaban xabiibi
@Suhuur1
4 жыл бұрын
Ma ilaa argatay walalo
@amiiraadan3017
4 жыл бұрын
@@Suhuur1 haaa😿😿😁
Ilmahani waa top wllhi ilaa xalay heestan waan booqanaayey Hargeisa hoyga fanka alle hanookaa dhowro🤝🤝💖💖❤❤
Anigoo gabar lahaa saawaya ayaan dhageysanayey heestaan markaasey igu tiri war caawa hdl macaanidaa anigo dhan romantic cml hhhhh from mogadisho
@hamzaabdiazez3070
3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
we love somali ppl ,regards from sudan
@governosacad8174
Жыл бұрын
Is the kitar from sudan !
@bisharGellowMahad
Жыл бұрын
Love you too brother
@marianali8649
Жыл бұрын
❤
Wallaaahi Hadii Aaanan Naar Kaaaga BaQayn Farxaanow Cod Waad Haysaaye Horay usocaaan Kudhihilaha😭
*faraaxan yare waxaad igu qasabtay inaan muuqaalkaagan daawado oo weliba dhamaysto anoo ilaa dhamaadka la dhacsan codkan cajiib ah ee hibo da gaar ah alle kuu siiyey 👑HARGEISAY MUG WAYN MAXAAD HIBIILOW DAHSOON HAYSAA❤ HOYGA FANKA IYO SUUGAANTA SOONALIYED* ❤
@qalbitaajir5942
4 жыл бұрын
Been ta maaha
@odaysoomaaliyed538
4 жыл бұрын
💯 sxb
@razmijcyl4324
4 жыл бұрын
m.a wlhi ana ladhacy wll heeso uu horey uqaday majiraan mise wuu cuzub yhy❤❤❤
@maankaabchannel6364
4 жыл бұрын
Hoygaasi waa Cajiib wlh.
@skirpnine5028
4 жыл бұрын
Ysalaam
waaw asal walahi from jabuuti 🇩🇯🇩🇯
ninkan cuuudka tumayaa waa halis wuu kaga hadlinayaa bahalka 🥰😍😘 sidaaa hadaanan ugaga dhawaajin xaaji lacag ma ihi wa ino markayga 😅
Ina cali shaah Niyad furnaantada jecelahay farxaan yare waad noo raaxaysaye rabi jano hakuugu raaxeyo❤ Inkastood abaal iyo ixtiraam ku leedahay sida aar libaax bay isha kugu gubaanoo Aayo ma leh aduunku.
Wan jeclan laha in mar unku arko wadanki markan imado waliba gabadheyda amal ilawad qurux kugu darsado sodohku naqdo insha alah
@cabdicasismusic9530
3 жыл бұрын
Lambarkiisana Aana Ku Haya Nio😅
@mohamedmahamoud5222
3 жыл бұрын
Masha Allah
@AhmedMohamed-tv6kr
3 жыл бұрын
Waalidkii ubadkiisa la wadaagay jacaylka. Kkkkkkkkk
@abshirmohamed1930
3 жыл бұрын
@@AhmedMohamed-tv6kr hhhh
Ilma adeerayaalow ninka kabanka canaananaya magacii. What a talant. Garaacida kabanka waa fanka kuwa sii dhimanayà ee la ilaaway.
6months dabadood hadaad daawanayso farta ii saar😁
Runtii heesaha waayahan inaan dhegeysto ma dooneyn balse wiilkan runtii wuxuu igu qasbey inaan 20 jeer ku celceilyo waaaaw dhan walba waa 💯 fadlan liiskaan xadaad ku jirto like farta taak
@nastexomawlid3775
3 жыл бұрын
Wlhibkula mid ayaan ahy waxaanan daawanyaa 11 .09.2020
Wlh waxan ka dhahaba ma garanayo 10jeer kababdan wan dhageeste wlh hal mar xitaa kama caajisin inaa dhameesto what a voice amazing allaha ku xafido sxb kuwo 🇸🇴
Heetan qatar waaye oo cod lagu daray waaye
Waxaa iska lahaa cabdi khadar xasan alle ha u naxariisto Jaceyl waa kii walidkeen iyo dadkii runta badanaa ee ka run sheegi jiray jaceylka dhabta ah Iminka waa iska xiiso midh midh yar wuu jiraa Jaceyl kii dhabta ahaa rabi ha inagu irzaaqo
War ninkan Yar fanaantii mazraxa la joogtey kayaabzadeyba. Ameyzing voice. Keep going.👌
Cabdikariim ali shaah wlhi si caadi ahyn buu u dhiiri geliyay🙌❤️
Hadaad iaga danbeyso Maalinta jumco Saacada 8 saac duhur nimo Bisha octobar 15 keeda Heesta intey dhaxtaalo One year 1 year 5.5 million views Hadii aad iga danbeysoh like waakugu waajib
Wewewe Wewewe Wewewe Wewewe waxaabaa heesaha
Hargeysa ayuuba dhulka somalida laga hela qof isku kalsoon oo codkiisa dadka kaga farxsin kara wee hargsysa waan u ogahay inay tahay meesha fanka iyo suuganta laga bilaabo
@dhiganesalah6444
4 жыл бұрын
Hhhh ban madshegin inader
@mahbubhassansoyan3693
4 жыл бұрын
Inaba cadi Ma ahan waxba lagama qaban Karo wiilkan yar runtii codkiisa Malin walba waan dhagaystaa marka ayay igu kacsan tahay ayan isku dajiyaa
@abdimajiidfaahiye2689
3 жыл бұрын
That’s true
@khalidmayjeex7156
3 жыл бұрын
Alla yaciska Hadalka afka somaliga Tix iyo tiraabba waa la wada leeyahay Fanka suugaanka iyo murtida waa u dhex soomalida
@malmo4235
3 жыл бұрын
waa waareey naa faraha hakala racraacin hees aan xitaa kirada guriga kabixin Karin iska daa aduun kale ayaad laboodboodeey utilmaam inuu qeeyrki lajaanqaado ok waxbarto oo meel iska soo saaaro hees aan magaaladaa dhaafsisaneen waxba ha umalayn aduun
waxan filanaya Allahu yaclame in ay heestan iyo fanaankan yari recordh jabin doonaan wow caleeeeeeeeeeeeeeeeeeeek all the best to you young man
يا سلام يا سلام ما أحلى أن تعيش بلدنا جمهورية الصومالاند الحبيبه والغاليه علينا جميعا اللهم اجعل احفظ بلادنا بكل بسوء .......
Macalinkiisii xisaabta aha sida uu laxanka ula raacoyo farxan Yare ayuu xisaabtana ugu fiicnaa horay usoco
Waaw wllaahi codkaagu waa heer sare heestan laxankeedu wuu adagyey lkn halkeedaad dhigtay masha allh Hoyga fanka somaliyeed Hargaysa ilama aha qof aan hees si qurux badan uqaadi karin inaanu idinku jirin waa hibo aad ummada kale dheertiin
@maarifacollege-kenya1264
4 жыл бұрын
Maxdar Films walal mcn subscribe igu caawu
Illaa 5 mar inaan dhageysto ayeey noqotay Every Single day Fanka Xoog iyo Qabqab midna maaha Waa udhalasho Golden Voice keep going💯💯✔️
Hadad 8million kadib dawneso like ta
Play back bey dhaafi waayeen kuwa badaniye wiilkaas yar u daaya fanka, iska yeel yeel maaha fankuye dee waa u dhalasho.👏👏👏👏💖💖⚘⚘🌹🌹💐💐🌻
Mucjisda fanka 2020 farxaan qaboojiye inuu yahy hadaaad ugu raacday Like Dhac kasii wll❤❤❤🥰🥰
@ahamefahamd7302
3 жыл бұрын
Kugu ma racsani sxb gabooye wan jecly fanka somalidanaa kalinta 1 ayay kaga jiraan wayo cumar mahadi iyo boqorki codka ka dhashy lnk u jeedo kalad leede iska sowada bax ninkani waa lagu yaqna cidu yHer somalina hadad rabto inad qabilo ku barto yaa fanka somaliiyed hormod ku Ha 1 . Gaboye 2 isaaq . 3 haweye 4 samaroon iyo somalida kale ok ada albabka garcy somalina intay albabo iska garcdo ayay markay waydo ciid ka furtaa waltaa ee tarikhdu watase labtaa u sidaa sxb
Ninkaas yarka Bilad hasoyan fananita somaliyed waa ninkii igu horeyay oo cod mcn an arko hadii ladhaho hesihii hore
Xariif sanaaa sxb Waweynka is Kaga biir in good
Intii dawnaysa 2021 like igu qabta waa malintii sandka ugu danbeysay 31/12/2020? Ayantu waa khaamis Time Am 17:00 wakhtigu uu cararyaa hadad iga danbeysoo ii soo duce mahadzndi
@mahamedindhocade6642
3 жыл бұрын
Maxamed axmaed xusen aw xasan
Wad aragtan saqirka #somaliland💚💭❤ sidu fanka io codkisaba ugu xaragonayO 😍reer xamar miya laga helaya 😂✌wiil sidan erayO io codba leh allow da jamhuriyada barakeysaN ee #somaliland 💚💭❤io hoyga fanka io suuganta #hargeisa hadh wanag 💝🌍
@shugricabdullahi5782
4 жыл бұрын
Hhhhhh ninwalba naftiisu ma suul ka yahay yarkuna wa top mansha allah
@zarafarah332
4 жыл бұрын
Fan wax lagu faano ma aha huuno cod na waa hibo woqooyi iyo koofur makala yaqaan imisaa cod lala dhoco leh oo xamar ka soo jeeda halkaasna ka muuqda bee shame
@shirwacaden5037
4 жыл бұрын
Hibada iyo codku ma kala laha somaliland & somalia - balse waxa an la dafiri karin hibada fanka iyo suugantu inay taalo jamhuriyada somaliland. Magalda xamar waxa kaso jeeda fanaanin badan oo aad u cod macan sida magool & Hassan & Jubba.
@wowmedia7264
4 жыл бұрын
Hhhhhhh. Bal balaadhka ha tusin 😂
@inacumar170
4 жыл бұрын
Somaliland fanka iyadale wll
Waxay somalidu tidha BUUGNA HA KU QIIMAYN JALDIGIISA marki igu horaysay een arko kan yar waxan laha wuu soo lugo'ay balse markan dhagaystay cumaamadan ku tuuray👌%💯💯💯👌
@NourAhmed-ku7wo
4 жыл бұрын
Wlhy sxb ana kula mida xaqiiq
@abdikaremdalmar299
4 жыл бұрын
@@NourAhmed-ku7wo haa zxp dhuun bu haya wiilku
@nadrahnourahnalka3487
4 жыл бұрын
Anba sidokalee wlhi wa top yarku
@josephhaji223
4 жыл бұрын
Muqdisho maha wall Wa hoygii fanka 💯🔥
Farxaan yare habo waxaad tahay fanaan iyo badh buuxa waxaadna tahay inan yar oo Eebe hido usiiyey cod iyo iyo karti ee farxaan yare ama farxaan qalinle halkaasi Kasii wad fanka ogow ineey yihiin heesahaagu heesihii hirgalay, Iminka waa inaad la timaadaa heeso adigu laguu tumay, Farxaan Qaboojiye Keep going
Waxaa farxad ii ah inaan ahaa macalinkisii dugsi quraanka, wuxuu ahaa arday fahmo badan codna macaan, waxaan rajaynayaa inuu halkana kaalmaha hore ka gali doono... الى الامام يا فرحان
Afkii baa juuqda gabay midmidba ka daran kooxdan kooxda haduu ku soobiiray baan umalynayaa inankan mslh abwaan daaha gaas dhiirigeliyaha dhalinta🙏🙏🙏🙏🙏🎤❤👌
Fan fan dhalay farxan qalinle garxajis fanka wu ladhashay
@nouramohd1314
4 жыл бұрын
Fanakeeba dhalay
@mohamedkiiko3836
4 жыл бұрын
Ma muuse ismail qalinle Ayaa dhalay wiilka?
@nasrahaldhaa4669
4 жыл бұрын
Msha alaah
@somalillandpure1423
4 жыл бұрын
mohamed Hamse halkaa dib ugu noqo ninkan yari waa Bahdaylo maaha abokor muuse e
@durmarbilaa19
4 жыл бұрын
Fanaankee dhalay garxajis magackale maleyaha lakin wlhi mashlh codbuu hayaa
Wllhi farxaan caadi mahan dhiguu idhaaajiyay farxaan yare horay u soco
Wakaa fanaan 👍wax walba fanaan lama yiraahdee
2.8k comments hadaad iga heshay like haila dhaafin!
Cabdikariin Cali shah nin qalbi fican❤️
Waa kabax sateen dhamaan howraar groub waa fanaanka qarniga
1.6m ban kudawaday wlhi ilahay cod waa udhiibay farxan mnzh alh fanku haduu dib usoo nooladay👍
@tripleabdinho2710
Жыл бұрын
7.9m views 2023🙉
War wlhi intaan daawanayayba waa qoslayay malaha 9 ayaan ku ceshtey oo qosolkiisa ayaaba funny ah Dhuunta saaranna waa cajaaip wlhi daaha gaas ayaa qosol oynayaba😂
Cabdiqaadir Xasan laari badalkiisi waa la helay illahay idinki 👏👏👏dhashii hoyga fanka hargaysa
Abdikarin Ali Shaah qof is qalbi wanaagsan maan arkin aad ayuu ugu farasan yahay wiilkan hada soo baxaya Maansha Allaah
@Chadmali
2 жыл бұрын
aad iyo aad waa qof qalbi xaadhan❤❤
farhaan qaboojie waa ilmayaar oo aad ucod macaan maansh hargaysa hoyga fanka horey usocda 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
CODKA HiDE AYU U LEYAHAY Walla Qali Anigu waxan Kugu Dhirigeliyo ma Garanayo lkn Ebbe weyne xaga diinta ha ku laxiyo
@abdikanimd5195
4 жыл бұрын
Adigana wxn ilhy kaga baryayaa inu telku suuli/musqul kaaga dhaco , waayo wxd ka daawanysaa hesaha sida tan oo kal😁😁
@AidarosHassan
4 жыл бұрын
@@abdikanimd5195 Amen zxp Alle ha ina So Hanuniyo Dhamantenba
@sarahussein5872
4 жыл бұрын
Xagu ka hidaystay?
@hoodiyoayaanleey5223
4 жыл бұрын
@@abdikanimd5195 🤣🤣🤣🤣🤣
@hoodiyoayaanleey5223
4 жыл бұрын
@@sarahussein5872 awoowgii muuse ismaaiil qalinle allah haw naxariistee
Adoo jiifa hadaad dhagaysanayso qof kaaga baxayna aad xasuusanaysid aad ilmaysay like isaaar
@dhalboqortoyo5806
4 жыл бұрын
Anigba xlda dhv ugu sugan😭
@ismailabdirahman8625
4 жыл бұрын
Ok
@amiiraadan3017
4 жыл бұрын
😁😁👊👊👊haa wllhi🙆♀️👋
@mustafabdi8910
3 жыл бұрын
Wayaabe miyaad ila joogta 🤔🤔
@fatimayusuf2208
3 жыл бұрын
Ax wlhy qiiro la aoyay hhh
Waaaw eesh cala fanan A x Ax iskuman ogaan In aad adhaxda goso Ax
3m markay gaadho isoo xus 😘
@Ahmed_deck1
3 жыл бұрын
Haaa waykn
Hees qaliya. Waxa laha oo qaadey fanaankii, mulaxankii ,jilaagii iyo weliba musicianki c/khadar laari AHUN. Halkeeduu dhigey wiilkani
Fanaaniintii yar yarayd oo dhan I can’t breathe ta ka dhacaysa way axla fanaan walahi
Ax ax yaa waayo waayo . xusuusbaan kuhalay caawa oo axada runahaantii 🎧👌😍 sln Paris🗼
Everyone in the world has his/her own pain😭 Axsan Cod iyo Kaban Kal iyo Laab ah😍 Anna Lyrics Baan idiin Raacshay💗 Heestaan waxaa horey u qaaday fanaankii weynaa AUN C/Khadar Xasan Laari Balse Waxaa Jiro dadku bartay Fanaanka C/Laahi Boqol oo asna mar Labaad qaaday Somalia Ha Noolaato Meelkasto oo aad Aduunka Ka joogtiin🇸🇴💪❤️ From Melbourne Victoria🇦🇺 waxaan uurka kaa jirin afka laga ma sheegoo afeef kuu horeysiyoo adkeysimoo dambeetaa mid un lagu itaalaa Af gobaadsi hadaliyoo arar wuu ka weynaa jacylkaan abuurniyoo axdigeynu dhiganee meeye oloolaheenii iskumaan ogeyn inaad oofin weydaa iskumaan ogeyn inaad bixiso aayaha iskumaan ogeyn inaad araaxi goysaa iilkiyo xabaashana inaad i horseedaa asaagey iga rebtaa haa..... haaa...haa istarexdeey maantoo adi ku ahaatee istarexdeey maantoo adi ku ahaatee waadigaan aroosee bal aan eegno aayaha Ullashadaa nafteydaa ogolaatay ruuxaan Asxaan ii galeynoo umiyaha dhamaantii uga soo go'doomee Inkastood abaaliyo ixtiraam ku leedahay Sida aar libaax bay isha Kugu gubaanoo Aaya malaha duulkuye iskumaan ogeyn cilmo uubtii lo qodeey iskumaan ogeyn inaad igu afgoysaa iskumaan ogeyn inaan kala irdhownaa iilkiyo xabaashana inaad i horseedaa asaagey iga rebtaa haa...haa...haa... istarexdeey maantoo adi ku ahaatee istarexdeey maantoo adi ku ahaatee waadigaan aroosee bal aan eegno aayaha