YURUB GEENYO AFKA LAGAMA SHEEKTOO XUSUUSTII KHADRA DAAHIR 2023

Музыка

yurub Maxamed cabdi geenyo xusuusti khadra daahir cige
#ibrahim jeex pro

Пікірлер: 61

  • @yonisosman6759
    @yonisosman67597 ай бұрын

    yurub geenyo sowti rahama gacan ayaa katagaay 😍😍😍😍😍😍

  • @Laylis_2z
    @Laylis_2zАй бұрын

    Yurub geenyo. Best fanaanad qaran

  • @ALOOLQARAAM
    @ALOOLQARAAM Жыл бұрын

    Waa heestii ugu horaysay ee Ay Khadra Daahir qaado Eebbe ha u raxmadee.

  • @engzachariemahmoud7383

    @engzachariemahmoud7383

    Жыл бұрын

    Waad ila saxsantahay allah hAwnaxariiZto

  • @abdiabdullahi7875
    @abdiabdullahi78758 күн бұрын

    Supper or fantastic ❤❤❤❤

  • @1972543
    @1972543 Жыл бұрын

    Beautiful Song .The first super song the late legend khadra dahir ciige (May Allah have mercy on her soul)sang .khadra sang this hit in 1974 …and she never looked back since then .Arguably one the best mama khadra song.yuurub voice Mimics khadra voice and flow ,and she certainly did not dissapoint .

  • @AbdiAbdalle-su3xr
    @AbdiAbdalle-su3xr6 ай бұрын

    Waxani hees iyo cod ka badane ma naartii jixiimo jacayl jilaysaba mise anaa lay hayaa dadow say wax yihiinba somaliyay sanad iyo nasiib wacan iyo dawladnimo na midaysa wllo Aamiintu waa liketa 😊

  • @user-eg7nx2pv4u
    @user-eg7nx2pv4u6 ай бұрын

    Cod igaga yaabinsatey gabadhani malaha koonkalee katimid yaab❤❤❤❤

  • @SALMAANN-m2t

    @SALMAANN-m2t

    22 күн бұрын

    Walee ana kula yabay qoftan waa iwaashay😂❤

  • @SALMAANN-m2t

    @SALMAANN-m2t

    22 күн бұрын

    Walee ana kula yabay qoftan waa iwaashay😂❤

  • @MubarakAhmed-qf4cd
    @MubarakAhmed-qf4cd2 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-yy1ke3kc8k
    @user-yy1ke3kc8kАй бұрын

    ❤❤❤

  • @ayaanleshire9907
    @ayaanleshire9907 Жыл бұрын

    Sawtu raxma yurub abdi geenyo afkaaga iyo carabka ilaahay haku barkeeyo walaahi jacaylku cider ku dhacay uun baa sidan u heesi karta diba usoo labasho wayan waliga waan ku wataa

  • @axmedxaaji8418
    @axmedxaaji84183 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @axmedxaaji8418
    @axmedxaaji84183 ай бұрын

    ❤❤

  • @axmedxaaji8418
    @axmedxaaji84183 ай бұрын

  • @axmedxaaji8418
    @axmedxaaji84183 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RamlaMohamed-km6op
    @RamlaMohamed-km6op Жыл бұрын

    Yurup maxamed capdi geenyo ❤🥺

  • @habibadenhabib3042
    @habibadenhabib3042 Жыл бұрын

    yurub anigana sidokalee

  • @SomaliGrl1
    @SomaliGrl18 ай бұрын

    Ala yaa cizak ❤

  • @user-vu4or5rm3j
    @user-vu4or5rm3j2 ай бұрын

    Masha Allah wll yubey cookie hore kamba macan kaga

  • @shamai1570
    @shamai1570 Жыл бұрын

    Pure somali literature in the lyrics plus the diamond voice yurub Geenyo extremely splendid

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 Жыл бұрын

    Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo ❤ Cod Loo Daa 🚻 ♥ 👌 ❤ 😎

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh777 ай бұрын

    Boqoradii codka Qarniga Yurub m.A ❤❤ ayada uunbaa Special one

  • @axmedxaaji8418

    @axmedxaaji8418

    3 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @axmedxaaji8418

    @axmedxaaji8418

    3 ай бұрын

    ❤😂😂😂😂

  • @user-yo8qj6mb6t
    @user-yo8qj6mb6t5 ай бұрын

    Wlhi Waa Boqorada Codka Genyo

  • @Milgoyar1111
    @Milgoyar11117 ай бұрын

    Hees yurub iiga filn anah dhagysi ugu filni😂

  • @nimoabdillahielmi4281
    @nimoabdillahielmi4281 Жыл бұрын

    Afka lagama sheegtoo Adigoon jacayl arag Looma uur xumaadee Aniguu i helayoo Igusoo abraaroo Xadhig igu adkeeyee Sowtan arimidiisii Igusii fidaysee Aanka jiibsan waayee Kii igu abuuree Aan u ilmaynayoo Haygu eegine ii imo Anfacadii ka goayoo Eedaadka caadhaqa U adkaysan waayee Intuu igu itaalsaday Iimana tudhaayoo Anfariir ka qaadee Sowtan arimidiisii Igusii fidaysee Aanka jiibzan waayee Kii igu abuuree u ilmaynayow Haygu eegine ii imow

  • @husnimohamad3920
    @husnimohamad3920 Жыл бұрын

    Sowtu raxma ciyar loma odhaan

  • @naasircabdirahmaan2128
    @naasircabdirahmaan212810 ай бұрын

    Vuel nice🎉❤

  • @shamai1570
    @shamai1570 Жыл бұрын

    Amazing voice always and forever 💓😻😻😻😻😊😍

  • @fadumoosman5582

    @fadumoosman5582

    11 ай бұрын

    😅❤❤75wodv❤

  • @ashaabdillahi3536
    @ashaabdillahi3536 Жыл бұрын

    Made in somaliland cabdi cali weyd💚🤍❤

  • @souleimanidriss6854
    @souleimanidriss68548 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ www yurub geenyo ❤❤❤❤🎉

  • @ayanyousuf2537
    @ayanyousuf2537 Жыл бұрын

    I know what true love means and I don’t need song to tell it’s better then what u have or every singe for it that’s for sure

  • @raxmaxusseen5901
    @raxmaxusseen5901 Жыл бұрын

    ax ax sadu raxma woow

  • @user-ov6yt7yp6l
    @user-ov6yt7yp6l6 ай бұрын

    Caadi maaha ❤❤❤

  • @xiisxaaji6336
    @xiisxaaji63366 ай бұрын

    Sowtu raxma Yurub geenyo Yaa heeso mcn oo jcyl kugula soodagayo Lkn Cidlo igu helayaa!😢😂🤦‍♀️

  • @JamilaNuux-wm8br
    @JamilaNuux-wm8br11 ай бұрын

    Yurub cod macaan nolow

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 Жыл бұрын

    QOFKAAAN KHADRA DAAHIR HEESAHEEDA DAA AYAAN ODHANLAHAA WLHI ISKU FIILO KAMA HEESAAN HAKU CEEBOOBIN FANAANAD QAALIYAAD TAHAYE KHADRA WAA IGA TALO

  • @XaawakhaliifHaawa

    @XaawakhaliifHaawa

    9 ай бұрын

    😂fiilo maxaa laga wada

  • @shamai1570
    @shamai1570 Жыл бұрын

    Wonderful song and excellent singer

  • @engzachariemahmoud7383
    @engzachariemahmoud7383 Жыл бұрын

    Another level

  • @HalimoAllaleh-jm3le
    @HalimoAllaleh-jm3le10 ай бұрын

    ❤️❤️❤️❤️❤️💕👍

  • @MaxamedAsbiima

    @MaxamedAsbiima

    6 ай бұрын

    😂

  • @aminaibraahin5453
    @aminaibraahin5453 Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @samiraalsomali1623
    @samiraalsomali1623 Жыл бұрын

    Wow❤❤❤❤❤

  • @ramlaomar3425
    @ramlaomar34255 ай бұрын

    Wow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢

  • @zamzamahmed1181
    @zamzamahmed1181 Жыл бұрын

    Anigu ihelayo iguso abraro xadhig igu adkeye 😭😭😭😭

  • @engzachariemahmoud7383

    @engzachariemahmoud7383

    Жыл бұрын

    allah hakaa furfuro abaayo

  • @sashawwefans6394

    @sashawwefans6394

    Жыл бұрын

    @@engzachariemahmoud7383 kkkkkkk

  • @HalimoAllaleh-jm3le
    @HalimoAllaleh-jm3le10 ай бұрын

    😍😍🥰🥰

  • @kingqasaaye9861
    @kingqasaaye98614 ай бұрын

    Codkeda

  • @user-ob1uh3eh8y
    @user-ob1uh3eh8y11 ай бұрын

    Ilove my son

  • @daahirandhi3254
    @daahirandhi3254 Жыл бұрын

    Khadra daahir cige

  • @KusowmuxumadAadan
    @KusowmuxumadAadan2 ай бұрын

  • @cabdilaahiyusuf
    @cabdilaahiyusuf Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @user-tc5pt9vr3c
    @user-tc5pt9vr3c7 ай бұрын

Келесі