HEES CUSUB KA HADHAY MAANTABA KHAALID DHOOBO YARE 2019

Музыка

Hoyga Fanka & Madadaalada Hawraar Music

Пікірлер: 699

  • @maaida1643
    @maaida16433 жыл бұрын

    Aduunka maxaa ka xanuun kulul 💔markaa qofkaa jeceleed ka fogaado because he move on and found someone else 💔💔wlhi aad baa u jecelahay lkin markaa kala hadhnay isaga wu i ilaaway 💔wakhti yar gudihiis💔anigana intii aa kala maqneyn baa aad iyo aad u sii jeclaaday💔🥺markuu igu dhahay xirrikeenii masoo noqon karo waayo ima jeclo 💔😔waa aamini wayay waayo wakhti yar aa kala hadhnay oo kala maqneyn buu igu ilaaway💔😔😭wlhi I used to prayed every day and night to just be with him again💔🤲🏽markaa ogaaday inuu xiriir cusub sameestay baa ana go’o aansaday inaa ka fogaado 💔heer waxaa gaadhay aaan intaa qolka iska galo aan si xoog u ooyo waayo xanuun bdn baa dareemayay, wlhi inee habeen ama maalintahay maan kala ogaan jirin qol mugdiya baa ku jirijray💔habeenkii saa u ooyay buu waago igu baryi jiray💔cunto markaa afka galiyo waa mantagi jiray💔waayo xanuunkaa iga tan batay😔😭markasaa reerkayagu suu ii arkin baa is qarqarin jiray😔wlhi qosol beena baa iska keeni jiray lkin qalbigayga markaa qosolba xanuun zaaidd baa dareemi jiray💔😭markii danbay hooyaday iyo wllkay iga ween baa waxwalba ogaaday 😔waayo xaalad xun baa galay💔 hooyo baa igu dhiirigalisay inaa wiilka aan jeclaa meelwalba block iska saaro😓wlhi I will never forget markay hooyo hees yar oo ilaa imika aan ilaawin ii qaday sidan u bilaamanasa”qeerkaa kamaad hadhin nasiibkaa kuma qadin🥺waa qiimo weeyntay” hooyo fave song of all the time wlhi❤️hooyadayy mcn dhiirigalintaydii iyo qisoyinkeegii baa xanuunka iga kala badhyareeryay alx🤲🏽inkastoo wali wiilkii sii jecelahay🥺waa ogahay waa doqonimo lkin ani waxwalba waa sameeyay aa ku ilaawo lkin waa ilaawi kari waayayay💔😔🥺waayo marwalba waxaa fiiriyaa wanagiisii iyo wakhti quruxda badanaa aa soo wada qaadanay 🥺intaas baa ku iloobay xanuunkii iyo dhawicii💔sidii wagii horay waa dhaama alhamdulillah🤲🏽hilkii nabsigaa Danbeen🤲🏽♥️ wlhi I just want him to regret losing and taking for granted someone that loved him so much 💔wlhi aduunka waxaa igu jeclaa farxadiisa🥺I used to do anything just to see him smile😭🥺wlhi waxaa rabaa inuu maalin uun i dhaho raali noqo jaceylkaa ii qabtay baa arki waayay maantana waa kuu baahanahay”💔🥺thank you if you reach this far♥️waa ku Mahadsanthy intaa akharisay qisadaydii inkastoo aa soo gaabiyay waayo marabin inay inugo dheeraato✌🏽wll isoo duceyay inaa helo badal khayr qabo 🤲🏽🥺♥️

  • @farhiafariida923

    @farhiafariida923

    3 жыл бұрын

    Axx alle qalbiga hakaga meero abayo mid wax walba ku ilowsiiyo alle haku siiyo wan ku daremi kraa😭❤

  • @maaida1643

    @maaida1643

    3 жыл бұрын

    @@farhiafariida923 thanks Abayo ♥️Amiin🤲🏽

  • @aysarabdi868

    @aysarabdi868

    3 жыл бұрын

    Ax wlhi qoralkaga wan la qiiroday Dhibtas aniga xitaa wey i heesataa 😭😰

  • @umalkhayr7414

    @umalkhayr7414

    3 жыл бұрын

    Alle hakaa mazaxo waxa khayr qabna kugu bedelo wllo

  • @maaida1643

    @maaida1643

    3 жыл бұрын

    @@aysarabdi868 thanks wllo♥️ilahay ha inaga dulqaaado

  • @MahamedAbdiu
    @MahamedAbdiu6 ай бұрын

    Who Is Here 2024😮❤

  • @footballnewstoday5684

    @footballnewstoday5684

    5 ай бұрын

    Me when I realized she had been digging a deep hole for me 😢😭 27/01/2024

  • @HayatAwale

    @HayatAwale

    4 ай бұрын

    Me 😭 26/2/2024😭💔

  • @user-tt4bi5lf2e
    @user-tt4bi5lf2e5 жыл бұрын

    Hadaan Hanashada naftada Nafteyda huruu kuu doney Gadaydayda uunba unba dhamne Hogdher bad iqodeysey Heeryadu cashaqu isaarey Ee aan hibashada la taahay Hadaad hersare ku gadhey Hiilki nafsiga danbeya😔💔

  • @wardaahmed3429

    @wardaahmed3429

    5 жыл бұрын

    Hedayda uun baan dhamaane😜

  • @qurbacmo2514

    @qurbacmo2514

    4 жыл бұрын

    Oh omg 😭😭 I am listening this song right now in Canada June 21 #2020

  • @aishaarwaax3543

    @aishaarwaax3543

    3 жыл бұрын

    ✊😥😥😥😥💔

  • @zamzammedhane4013

    @zamzammedhane4013

    Жыл бұрын

    Xppti ilhay ha kaga rebo qalbiga🥰

  • @axmedkhadar1370

    @axmedkhadar1370

    11 ай бұрын

    3:36

  • @Khaalid_dhoobo_official
    @Khaalid_dhoobo_official5 жыл бұрын

    Thanks dhamaan asxaabtayda hawraar

  • @shakoahmed6064

    @shakoahmed6064

    5 жыл бұрын

    Yaslam 2016 aya igu danbaysay ees aan qato oo dajiyo lkn tani waba malab kkkkkkkk

  • @kingfmotivation3048

    @kingfmotivation3048

    5 жыл бұрын

    _keeeep going my pR0 khaalId dhoopo yare_

  • @tayaziirabdirashid4540

    @tayaziirabdirashid4540

    5 жыл бұрын

    Khaalid pro Heez kuu dHipanaya zoo Diyar grow Oo Qizo ani igu dhacdaya😐

  • @muhiyodinhadaari1068

    @muhiyodinhadaari1068

    5 жыл бұрын

    Go 🏃forward

  • @mumtazahmed6553

    @mumtazahmed6553

    5 жыл бұрын

    dhoobo yare

  • @abdinasirabdi9568
    @abdinasirabdi95683 жыл бұрын

    Adunka waxaa ugu xanun badan qofka ka qoslin jiray inu ka ilmeysiyo 😢💔

  • @fatumamuhumed8097

    @fatumamuhumed8097

    2 жыл бұрын

    Ax ha wlhi 😢

  • @umalkayraxmedabdi7318

    @umalkayraxmedabdi7318

    2 жыл бұрын

    Haa wlhi wllky

  • @sabaadcabdilaahi

    @sabaadcabdilaahi

    10 ай бұрын

    Haa wlhi waliba iskaka indho tiro💔💔💔💔

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs4745 жыл бұрын

    Ax Cumar Dhuulaha Wakhtigan ❤👑 Khalid Dhoobo Hore U Soco Sahip

  • @MESUT188
    @MESUT1883 жыл бұрын

    Hadaan ukgu hadal badnaaday Hadaan kugu daba haraaday😢 La hdhay maantaba warkaaga😔 Nabad ahaada inta jaceyl la xanuunsatay😢

  • @kafiyamohamed3710

    @kafiyamohamed3710

    Жыл бұрын

    😢

  • @ayaanabdalla69

    @ayaanabdalla69

    11 ай бұрын

    😢

  • @mohamudmohamedabdulle9573

    @mohamudmohamedabdulle9573

    9 ай бұрын

    😢

  • @ayaanabdalla69

    @ayaanabdalla69

    5 ай бұрын

    ​@@mohamudmohamedabdulle9573 Sorry bowe 🥺😢

  • @abdiraxmanshsullaiman9038

    @abdiraxmanshsullaiman9038

    2 ай бұрын

    😢

  • @qalanjoxasan2212
    @qalanjoxasan22124 жыл бұрын

    Masha alhhh ax aa cod😭😭😢😢 Allow udaaa. codkiisa waxn manta kasii jeclalhaa asoo kalmaka alla ku aqrinaao masha. alhhh😭😭😢😘😘😗😗😗💔

  • @mariamomer6041

    @mariamomer6041

    3 жыл бұрын

    😘😘😘😘💎💎ghsugihi bhjhjhjhhh 💎💎💎

  • @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343

    @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343

    3 жыл бұрын

    Maxad la ooyasa

  • @xaliimommaxamad5180

    @xaliimommaxamad5180

    2 жыл бұрын

    Hees iyo badh

  • @najmacadeey3930
    @najmacadeey39305 жыл бұрын

    😭😭😭😭 nin danbo uma maleeynaayo inaan qalbigeeyga siinaayo ilaahow qalbigeeyga iiga tir 😭😭😭

  • @farxiyomaxamed2661

    @farxiyomaxamed2661

    5 жыл бұрын

    Manaal Sharaf samir baaayo inteee jeer aaan arkay gabr sidaan loo galay ana wee igeesataa nin dambe yuuusan qalbiga kaa xadinn

  • @abdiqadiraliabdi9048

    @abdiqadiraliabdi9048

    4 жыл бұрын

    Kan beenta kuu sheege kee waaye alla caloosha ayaa i xanuujise😭😭😭😭

  • @qadanmohamed2419

    @qadanmohamed2419

    4 жыл бұрын

    Aamiin wllshay ilahay mid khayrkuuleh hakuu siiyo oo aad ku ilawdo wixiikuso maray adiyo intii xaawalayaba

  • @hooyowaankujecelahayalleci5815

    @hooyowaankujecelahayalleci5815

    4 жыл бұрын

    @@qadanmohamed2419 aamiin aamiin😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @qaaliahmed4984

    @qaaliahmed4984

    4 жыл бұрын

    najma cadeey cagahaagu imanayaa adoo nolol raaxaleh galay, oo mid kale oo ka khayr badan oo kaa jecel ilaahy ku siiyey, mida kale xbbti wax walboon wayno ilaahy wax ka khayr badan ayuu inoohayaa oo qofkaas inoogu diidayaa, iska ducayso walaalo .

  • @alisacuudi983
    @alisacuudi983 Жыл бұрын

    Heesaha calacalaka waa isk jeclahay Ano cidna jeclayn hana wan dhegaystaa marwalba sida cumar dhuule Eid Mubarak 28/6/23

  • @faadumoibraahim1269
    @faadumoibraahim12694 жыл бұрын

    😭😭😭😭 nin dambo inan qalbigeeyga seeyo uma maleeynaayo allow tanley qalbigeyga iiga tir😭😭😭😭😭

  • @abdilahifx8226

    @abdilahifx8226

    3 жыл бұрын

    Ha rajo dhigin dadka waa la beerta wll qof xun iyo qof wanagsanba wad la kulmaysa

  • @faizajeylani7601

    @faizajeylani7601

    3 жыл бұрын

    Faadumo ibraahim mcnto kula mid aya kula ahay qaali wlhi

  • @ayanabdulahi2412

    @ayanabdulahi2412

    3 жыл бұрын

    Anigaba Qalbi jab igu dhacay lkn iska adkeyso

  • @faadumoibraahim1269

    @faadumoibraahim1269

    3 жыл бұрын

    @@abdilahifx8226 thnks abowe

  • @beerlulahassan7827

    @beerlulahassan7827

    3 жыл бұрын

    Kula mid ayan ahaya qaali

  • @kinghamza4663
    @kinghamza46635 жыл бұрын

    Run ta an iska shege 2 qofba iga so horaysy like ta haylgu qabto

  • @qurbacmo2514
    @qurbacmo25144 жыл бұрын

    I wish I could explain to you guys my pain af Somali but I can't I swear I understand word by word where ever he said and I read all your communities I'm say walahi born and raised in Canada June 21 #2020

  • @mameriyo5165

    @mameriyo5165

    3 жыл бұрын

    " I'm say walahi born and raised in Canada June 21 #2020 " What the f*ck is that bro, is that even english. Who said to you you weren't born on there 🤔? Don't f*ck up English bro, speak to your mother tongue and be proud who you are

  • @amalkhalif2989

    @amalkhalif2989

    3 жыл бұрын

    @@mameriyo5165 😂😂😂😂😂😂

  • @farhiyamohamed5478

    @farhiyamohamed5478

    2 жыл бұрын

    Canada xaal qaadho

  • @zeitunabdi5468

    @zeitunabdi5468

    3 ай бұрын

    😢😢😢😢😢

  • @mariaqueen6053
    @mariaqueen60535 жыл бұрын

    ala ba ayeey war ila oooya 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 nin baas bn jeclhy isna ima jeedo heesta markan dawaday ilinta ceshan wayey 😢😢😢😢😢😢😢 ku daayey hadan ku dhibay oh

  • @hassanhersi2141

    @hassanhersi2141

    5 жыл бұрын

    Sorry wll qli

  • @sidebancaruuteenasomaliyed1085

    @sidebancaruuteenasomaliyed1085

    5 жыл бұрын

    Lolo qasila caba jacelka wa u ka ba,aya

  • @mariaqueen6053

    @mariaqueen6053

    5 жыл бұрын

    kkkkkkkkkkkkk war laydin qaadye qasil hay cabsiinina yeyna xasuustu iga guurine 😂😂😂😂😂

  • @mariaqueen6053

    @mariaqueen6053

    5 жыл бұрын

    jacayl ma jiree heesta markan dhegaystey uun baa lay tusay isagoo jcyl saas ah ihayo 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sidebancaruuteenasomaliyed1085

    @sidebancaruuteenasomaliyed1085

    5 жыл бұрын

    @@mariaqueen6053 hhhhhhhhh malah taa ba dawo jacel u ah

  • @ZhaataH
    @ZhaataH Жыл бұрын

    Ma Aminayza Haddii QofkaGa Aad ku Dhahdo, iDaa waan ku daayee💔, inuu kaa yeelayo, DaBcan Qofkii kaazii zocday waa uu kaa yeelayaa😩😭, Lkn Qofkii Aad u Ahayd azaGa Adduun Haddii Aad ku DhaHdo, iDaa oo inaGaLa daa, run Ahantii waa Dareen Aad io Aad u xanuuN Badan oo waliBa lafta GaaraY!!😩 Qadhadhaa Ayyamuhu, Xazuuzuhuna Macanaa!🥹😭 Maanta Ayyan diB u Dhagayzanayaa wakhti Dheer ka DiB“ 24/ 12/2022 ////// 5:01 GalaBnimoH Ayzii Bayzo zabti🙏

  • @caaishacandiwali1953

    @caaishacandiwali1953

    Жыл бұрын

    🥺💔

  • @nimcoaxmed7207
    @nimcoaxmed72075 жыл бұрын

    hilkii nabsigaa danbeeya😭

  • @mihilewarfaa3278
    @mihilewarfaa32785 жыл бұрын

    Khalid xusen jama nuur Dhooba yare lagu salaan Zxp hestan inaba caadi maaha big respect

  • @idilnuur3328

    @idilnuur3328

    5 жыл бұрын

    Mashaa allaah erayadaa idilay

  • @mihilewarfaa3278

    @mihilewarfaa3278

    5 жыл бұрын

    Soo maaha idil nuuray wllo qali

  • @idilnuur3328

    @idilnuur3328

    5 жыл бұрын

    @@mihilewarfaa3278 haa waa iyadii

  • @najaxahmed8800
    @najaxahmed8800 Жыл бұрын

    Haddaan is dhaho Qisadaada kasheekee waxay noqonysaa inaan marlabaad cafio Wariyo Dhamaantii ugu danbeyn go'aan baanka qaatay rajana kama qabo 🥺😬 Haddaan waaniyo jiilka igadanbeeya Wll jcylka kadheerow Kuma dhahyo lkn wligaa qof kheir haka filan somalidu waxay tiraahdaa khyrku waxba kaama dhibee shrtaada....... Waa mida 2baade wligaa qof hasiin qiimu uulahyn yacni meeshuu kugeeyo gee naftda qiimee adigoo udhimanya qab lahow🤐

  • @empiresaara9927
    @empiresaara99275 жыл бұрын

    Dhoobo yare legnd waye ninkan❤❤❤

  • @najiibcade7512

    @najiibcade7512

    3 жыл бұрын

    Hhhhh 🥰🥰 meelkasta jogtaa walee

  • @shafiedaahir9296
    @shafiedaahir92962 жыл бұрын

    Hesaha calacalkaa way iigu baxdaa hadad iiga dambeyso commentska cimri dheer wll sabti 25/9/2021 12:00

  • @ubaxadam6966
    @ubaxadam69664 жыл бұрын

    Qofki uhoreyn jecldy aya sida igu noqdy😭😭😭😭😭😭😭khalid dhobyre heestydi ayd soqady my pro😭😭😭😭

  • @shamai1570
    @shamai1570 Жыл бұрын

    He's an awesome singer with a wonderful voice 😍😍😊 much appreciated love it 💗💗🤩💗

  • @cabdimalikaxmed

    @cabdimalikaxmed

    8 ай бұрын

    😊

  • @sagalahmed9899
    @sagalahmed98992 жыл бұрын

    10 bilood un kahor ayan heestan weheshan jiray lkn waxan maanta guul ka jooga inan jacaylkii ka bogsaday wan so xasuustay maalmihi qadhaadha een qaadi jiray heeryada caashaqu i saaray ee aan hibadashada la taaahay hadaad heer sare ku gaadhay hiilki nabsiga dambeeya hadaan kugu hadal badnaaday hadaan kugu daba haraaday ka hadhay maantaba waarkagaa

  • @akhtarmediaproduction7250
    @akhtarmediaproduction72505 жыл бұрын

    kow khalid xuseen jamac dhoba yare walayabay

  • @Khaalid_dhoobo_official

    @Khaalid_dhoobo_official

    5 жыл бұрын

    Eng farxaan cabdi garow ((Akhtar)) Sxp salaan sare thanks

  • @naimaabdilahi7228

    @naimaabdilahi7228

    5 жыл бұрын

    Afghiagjkk

  • @fahadabdi5584
    @fahadabdi55845 жыл бұрын

    Fananka waxaa modaa İnay fananka kadhax hadlayso siduu isku badaly Qalbigisa iyo darenkisa

  • @munahassan7406

    @munahassan7406

    4 жыл бұрын

    Fahad Abdi haaaa walahi aadbay ooga dhax hadlaysaa heesta 😭😭😭😭😭😭

  • @wardakorontooo8449

    @wardakorontooo8449

    3 жыл бұрын

    Axxxxx

  • @mariamomer6041

    @mariamomer6041

    3 жыл бұрын

    💚💬❤💎💎💎💎💎fyyuhuu💎💎💎💎💎💎

  • @najiano2458
    @najiano24584 жыл бұрын

    Wale waxan hees jirto waye inta igu racsan like igu qabo

  • @farihazaid583
    @farihazaid5832 жыл бұрын

    Alla ragu cadowsana maxay nabsi naga gurten noloshina na nacsiiyen qalbigayga waxa uu jabay xalay oo ahayd habeen khamisa tarikhdu kubeegan tahay 7/July/2022

  • @sahrajaamac3456
    @sahrajaamac34565 жыл бұрын

    Wllky wllhi mrkste heeso dhnkygaa soo qadaaa nolow 💝

  • @xasankayseaadan7433

    @xasankayseaadan7433

    2 жыл бұрын

    Aniguba waxan daremayo hees ka hadlaysa ayuu mar Walba soqadaa khaalid dhoobo fanan jira

  • @SuradTV1
    @SuradTV15 жыл бұрын

    waxan ka baqayaa inan hees ka samayeeyo mid ila degan oo habeen walaba iga dul calaacala

  • @abdinasirksa9363

    @abdinasirksa9363

    4 жыл бұрын

    Hhh ani maa iheysataa

  • @SuradTV1

    @SuradTV1

    4 жыл бұрын

    @@abdinasirksa9363 maya zhp waa mid kale oo calaacal dhagaha igaga jaray waan u adkaysan wayay

  • @rayanrasmi1796

    @rayanrasmi1796

    4 жыл бұрын

    hah oo maxa helay ma gabar bu jecelyahay abowe ayadana ma jeceshahay mise asaga bas ba.jecel

  • @asaldhalat5011

    @asaldhalat5011

    4 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂👈

  • @kamalabdi7436
    @kamalabdi74365 жыл бұрын

    Ixriraam ayaan kuu hayyaa zxp aan waqti badan so wada qadanay

  • @abdirahimwarsame7687
    @abdirahimwarsame76875 жыл бұрын

    wa hamda lucky mansha alaaaaah heees banka hayaaa sxp qli nlow fanaan jira

  • @miskimiimi6090
    @miskimiimi6090Ай бұрын

    Qof goba waqtigu ilama kulmin💔

  • @najaxqalnjo
    @najaxqalnjo7 ай бұрын

    Dhamantiin allah qalpiga hadiin qapojowo wlallayaal anigu waxan jecalahay wiil an afar sano wada zocono wa wiil ad u naxaris padan I daryeela adna wan jeclahay farxadyda dhana allaha ka sakow iska ku xidhantahay marwalpa wan ka cabsada inan is wayno wayo ad u dagal padanahay hadana wakhti kasda khilafadkayaga anaga xalisana hadana calafka ka cabdsada 😢 wllhei anon ahayn dhipane jacl hadana hesaha calaclka ah wan dhagaystaa qisoyinkana wan akhristaa allow qofkasta qofka uu jecel yahay iska ha ku siiyo akhirana janada ha ku kulmiyo dhamantodpa ani ii dhuceya inu allah jaclkayga anagu guuleyo waayo ispa ad ayuu i jeclahay qof walapa oo qoralkayga akhruya noso duce inu alalah riyoyinkayaga no rumoyo inzha alah dhamantinpa wad mahadsantiin😢

  • @caishadhameystiran-jf8dg

    @caishadhameystiran-jf8dg

    7 ай бұрын

    Calafka wacajiib rabi calaf hanisku kiin daro🥰🤲🤲🤲🤲

  • @mostafasulthan4650
    @mostafasulthan46505 жыл бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢wlhi ceshan wayay ilmada Gbdhuhu wlhi qofkay ogadan inu jecelyhy way ku tuntaan wlhi 🤧🤧🤧🤧🤧🤧

  • @faraxwaxar9647

    @faraxwaxar9647

    5 жыл бұрын

    MAya walalkey SAS ha oraanin

  • @bishaaroboqorada1008

    @bishaaroboqorada1008

    4 жыл бұрын

    Sas maaha abowe imisaa Gabar ilmaysa Waxa dhawacay waa rag Walow an ku jiro hada alle hano boogo dhaayo an samirno 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @iqranuur6320

    @iqranuur6320

    4 жыл бұрын

    Qaar badan o gabdha sidaas u silcayo abowe iska samir

  • @farxiyomaxamed2661
    @farxiyomaxamed26615 жыл бұрын

    😭😭😭 wey hadleeeeysa hesta wlhi darenka igubaaayo manta hadaaan ogan lhaa manta inan sidan u gubanaayo man gali laheen nolosheyda io nafteyda qof garan wayay qiiimaha ay leeedahy nafteyda 💔💔💔💔💔💔

  • @nice2abc715

    @nice2abc715

    5 жыл бұрын

    farxiyo maxamed iska samir wlshy rumaadeey, jacaylka ayaa xanuun joogta ah iskaba ah

  • @farxiyomaxamed2661

    @farxiyomaxamed2661

    5 жыл бұрын

    Nice2 Abc waxan rajeeenaa qofkaaa jeclaaa inuu dib iigu soo nqodo inshallh

  • @abbejiliawhussein4903

    @abbejiliawhussein4903

    5 жыл бұрын

    farxiyo maxamed waad heleysaa abaayaDiis✅

  • @wardaamiizha3661
    @wardaamiizha36615 жыл бұрын

    Abwaanka heezta sameeyay khadar sama wade Legend hore usoco waa ninka dhawaan masraxa ikeeni doona wllkey khadar shugri

  • @marianMm-bz9bl

    @marianMm-bz9bl

    10 ай бұрын

    😂matagtay masrxa😢

  • @owdoolfarah2263
    @owdoolfarah22634 жыл бұрын

    Somalida wa dad iska qosal ah Hees walbo way la socdan Hadey calacal thy wawada dhal jcl Hadii ay dadis thy na wa wada ku adkeyal Lkn waxana in kiraynin in uu jiro jclka 🙏❤✅

  • @mustafyousuf3802
    @mustafyousuf38022 жыл бұрын

    Hees dareenkeeda wadata allow qalbiyada is jecel is tus🙏🥰

  • @Chadmali

    @Chadmali

    2 жыл бұрын

    Aamiin saaxib

  • @abdulkadirhassannuur
    @abdulkadirhassannuur2 ай бұрын

    Hadaan haNZhAda nafTaada naFteyda huroo ku DoonaY hadeyDuuN baan DhMaaNEh HoG dheeR baad I QodeyZaY😢😊❤

  • @fuaadlazzol1299
    @fuaadlazzol12995 жыл бұрын

    Dhoobo Yare Wale Waa Fanaan Weyn Waa kuu istaagaY sXp✌

  • @hafzaxubbi7427

    @hafzaxubbi7427

    5 жыл бұрын

    Waraaa

  • @fuaadahmed5332

    @fuaadahmed5332

    4 жыл бұрын

    @@hafzaxubbi7427 Hee alPu

  • @wowoali2921
    @wowoali29215 жыл бұрын

    hees aad u macaan iyo cod macaan fanaan qaaliya

  • @najibkramer9473
    @najibkramer94735 жыл бұрын

    Heestii ugu macquulsanayd kadib fanaaniintii hore heestii heesaha lunsatay

  • @jarmaliyojacayl8254
    @jarmaliyojacayl82545 жыл бұрын

    inta ila argta sahra kiin iyo hibaaq gbaad inay isku cadhaysanyihiin like igu qabta

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri Жыл бұрын

    "Haddaan hagar li'i jacaylka Hareertaydii adkeeyay Ereyada Khadar Samawade waa intiisii ugu cuddoonayd.

  • @raxma-mohamed1.13
    @raxma-mohamed1.135 жыл бұрын

    😓😓😓hees qalbiga taabanyza Allow wxi is jecel isu so dhawee

  • @ilkacasinaaxmed8642

    @ilkacasinaaxmed8642

    5 жыл бұрын

    Aamin yaa rabi allow isoo dhaweee

  • @dagansharaf9644

    @dagansharaf9644

    5 жыл бұрын

    Ameen Yaarabi

  • @sahrajaamac3456

    @sahrajaamac3456

    5 жыл бұрын

    raxma qaasaali aaaamen

  • @bonisheryt5534

    @bonisheryt5534

    5 жыл бұрын

    amin

  • @samriyecapull2101

    @samriyecapull2101

    5 жыл бұрын

    Dhoobo sad ayaauu ushidan ya hay

  • @khalidcali6996
    @khalidcali69963 жыл бұрын

    Heestani ina caadi maha khaalid dhoobo 😓🥰✌

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk95818 ай бұрын

    Khaalid dhoobe the one and only legend

  • @jamaduraanhirzik7670
    @jamaduraanhirzik76705 жыл бұрын

    khaalid dhoob yare inta tgerta like

  • @ismahanabdi3185
    @ismahanabdi31855 жыл бұрын

    Wooooow caadi mahaa heesta waale oooooh 😂😂😂😂😂🌹🌹🌹🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🌹🙏🏻🙏🏻🙏🏻🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍

  • @lastqueen9536
    @lastqueen95365 жыл бұрын

    Qofkeygi igu horeyaan jecladay baan isgursan rabanaa InshaAllah , I think we are winners of love lkn I can’t imagine markaa Kaliga waxjeceshahay waa xanuun iyo ciil🙈 Update: we broke up guys🥺 it wasn’t meant to happen maybe Allahu aclam 💔

  • @itsalwayscloseenought1217

    @itsalwayscloseenought1217

    5 жыл бұрын

    Hissa Honey I can feel the pain when you’re the only who trying to keep relationship tight. lol if that nigga can keep it up let me know the am gonna take the trophy lol

  • @lastqueen9536

    @lastqueen9536

    5 жыл бұрын

    It'salwayscloseenought he’s doing good so far 🙌😁

  • @itsalwayscloseenought1217

    @itsalwayscloseenought1217

    5 жыл бұрын

    Hissa Honey that’s good news

  • @najaaxsouleimanaaden795

    @najaaxsouleimanaaden795

    4 жыл бұрын

    😓😥😥😥😱😓

  • @rikazoisco9074

    @rikazoisco9074

    3 жыл бұрын

    M.a allaha inkuguleyo lkn ani wakugukayasan wayay qofki ugu horayay an jcl uqado ama waqtiga laqato

  • @akhtarmediaproduction7250
    @akhtarmediaproduction72505 жыл бұрын

    woww nice song ....walahi waa fanaan dhobo yare axsan sowt

  • @shadiyoazmed9939
    @shadiyoazmed99394 жыл бұрын

    ala xumaa hadii qof aad jeclyd ku dhawaco ilhow qalbiga iga masax waa kubaryaaye

  • @simoninasheikh693

    @simoninasheikh693

    4 жыл бұрын

    Shadiyo Azmed amen Ameen abaayo

  • @khadrahassan7894
    @khadrahassan78944 жыл бұрын

    Wwwww best song ❤️😍🙏

  • @shamai1570
    @shamai1570 Жыл бұрын

    Let go Khalid Dhoboo its not worth it she missed her golden chance

  • @Ahmedcaydiid
    @Ahmedcaydiid5 жыл бұрын

    Caydaruusaw Heestaa Waan Kaa hayaa

  • @ayaanxaajicabdiraxmaan8655
    @ayaanxaajicabdiraxmaan86555 жыл бұрын

    Fanaan jiraa nollow

  • @happyahmad9689
    @happyahmad96894 жыл бұрын

    Rabi yaxfdkum wll aan jecelahay dar ilaahay khaalid dhoobo iyo khaalid kaamil keep gowing brother's

  • @user-kp1wc1et6t
    @user-kp1wc1et6t4 ай бұрын

    Adunka waxa ugu xun qoftad jeclayd oo anad marnaba khiyano kanfilaynin intan isku yara xanaqdan ad arooskeda faceboga ka aragto lkn hada wa laso furay inanti hada laba carur ayay leday lkn wado xun ayay qaday oo kolba meelo lagu caweyo iyo rag la socota wana la taliyay wyna iga diiday inay iskaga hadho dib jirinta alle hakuso hadeyo wllo😢💔

  • @sheekoshaax1843
    @sheekoshaax18435 жыл бұрын

    ❤️❤️❤️ wan ka helay horaay u soco bro

  • @user-jv2ql6if9r
    @user-jv2ql6if9r10 ай бұрын

    Isagu wuu lada wal wal lii Wuu cuna wuu caba cafimad qab Wuu farxaa nusqaan laan Wuu caweeya hagar laaan Balse anu intaba mahaysto maanta dartiii walipa rajadydiii iyo riyadaan lahayn intaba madax adaygiiisa iyo goaamada qaldan ee naftiisu ay qadato dartood ayuu uburburiyay farxadydiiii😢

  • @ShucaybSead-dm2zm

    @ShucaybSead-dm2zm

    8 ай бұрын

    Waxkle kuma dhihi karo pqord Salliga nabiga badi waa ilaaweysa I.Zh

  • @samiiramahamed4750
    @samiiramahamed47505 жыл бұрын

    Hadaan kugu hadal badnaaday hadaan kugu daba haraaday kaaharay maantaba warkaaga👌 Xaasle hadusan ahayn hala idoono wiilkan😣

  • @zakeriye6995

    @zakeriye6995

    5 жыл бұрын

    ma kuu donaa

  • @Khaalid_dhoobo_official

    @Khaalid_dhoobo_official

    5 жыл бұрын

    Thanks wll

  • @osmansaidosman5489

    @osmansaidosman5489

    5 жыл бұрын

    😂

  • @halyaygadhashasomalilandsn4153

    @halyaygadhashasomalilandsn4153

    5 жыл бұрын

    Anigaaa kuu hayaa wlhy indr hdii doonaysid

  • @kingfmotivation3048

    @kingfmotivation3048

    5 жыл бұрын

    _nio annaaa kuu hayeee inteee kuugu keennaaa tlhi diyaar iga yhy samiira mohamed_

  • @sahracalixasan5534
    @sahracalixasan55347 күн бұрын

    Heestan Ķhäłïď dhoobo ku bartay❤

  • @abuukarshuutale6923
    @abuukarshuutale69234 жыл бұрын

    Jaceel waqti xaadirkan iyo waqti dhow Ima qaban lkn waan aamin sanahay 2013 igu dambeysay Inan jaceel LA ilmeeyo

  • @fatimaali8254
    @fatimaali82545 жыл бұрын

    Khaalid dhoopo wllky qli hore uzocoH 👏👏

  • @abdijabarxabiib7594
    @abdijabarxabiib75942 жыл бұрын

    9.10.2021 waxey I eheed waqti aan weligey ilaawi doonin markan naceyb iyo weji badal aan ka arkey gabar aan ifkaba ka doortey guur iyo mustaqbalna aan kalahaa. mar aan ka maqnaa bil iyo bar howlo shaqana an ku maqna ayeey si fudud igu ilawdey ma fileenin hiigsi dheer baan ka lahaa Walley huq waa dambeesaa

  • @ahmedyoung5815
    @ahmedyoung58155 жыл бұрын

    Da yarta fanka khaalid dhoobo Heesban ka hya❤

  • @milannuurabdi4417
    @milannuurabdi44173 жыл бұрын

    Wlhi heeestan xisab la,an ban u dhageysay waxay iso xusuusisay Dhabaro jaceyl oo An dhaxal u yeshay igana Bogsan wayay 😭😭😭😭🙏

  • @kowsarkin8238
    @kowsarkin82384 жыл бұрын

    Wlhi dareenkeyga taawaty ax😭😭😭

  • @Yusuf-oska-77
    @Yusuf-oska-775 жыл бұрын

    first one the view video😍

  • @nadaabdirishiidabdilaahi1864

    @nadaabdirishiidabdilaahi1864

    5 жыл бұрын

    hadaan hanashada naftadada nafytda huroon ku doonay hedaydunbaaan dhamane hogdheer baad ii qoodaysay heeryada cashaqu isaaray hadada heer sare ku gaadhay hiilkii nabsigaa danbeeya 👌👏

  • @abdullahiahmedjeebo7185
    @abdullahiahmedjeebo71855 жыл бұрын

    axaxa waleey melbay itaabatay axsan hees dhoobo yare guul ayaan ku rajeenayaa sxb

  • @caishadhameystiran-jf8dg
    @caishadhameystiran-jf8dg9 ай бұрын

    Maxaa kaxanuun badan qofkii kudhayi jiray 😢 hadad u ildarantahay😢 jaceylkii safarkii dheraa uso galay manta go an baa kaqatay 14 September 2023 malin qamiisa wan jclhay waliba waa udhiman kara blse wuxuu i arkay doqomad ax😢 yaa xanuun 😢 hadaa hagar laan kujeclday😢 maxaan baiye waxa kutagi donaa ladnan i.a waxaan islaha usamir wuu isbadalayaa lkn waa kasi darty 😢 maxamadow xanuun wuu danbeyaa kan waka bogsan donaa blse ada kusuga ano adi ildaran😢 i.a waxan rajeyna inan kuxumeyn 😊 hada kugu hadal badnaa hdaa kugu daba haraday kaharay manta warkaga😢 kaharay kajeclayow 😢 maxaa jcl igu aburtay hadaa ixumeyneysid 😢maxaa wadankeygah iga sowaday hadaa idhaweceysid 😢 maxaa dadkeyga igu dirtay hadana idaryeleyn wllhi kuma cafin dooni dunida i urisay😢 adna waa iska arki hadaba sidacad ah kujcelday boh😢

  • @najiibyare9174

    @najiibyare9174

    5 ай бұрын

    Wlhi fariintan waxan arkay maanta oy taarikhdu tahay 15/1/2024 maalin isniin ah qoraalkgu wlhi shucuurteyds buu kiciyay ma garanyo inaad nooshahy ma garanyo inaad qofki is hesheen iyo inaad sidii ku kala tagteen lkn qoralkaaga waxan ka akhristy jcyl dhab ah inu qlbigaaga ku jiray nasiib badanaa ninkaas gbdha sidàas ujeclaaty ka dheraaday alle qlbiga hku qaboojiyo ana waxan waayay gbr aan is fahano oon nolosha la qeybsdo isna gbr sidaas ujecel bu ka dheraaday la kala nasiib badan illhow qof ijecel isii aan nafta uhibeeyo waad bogsan wllo❤😢😢😢

  • @caishadhameystiran-jf8dg

    @caishadhameystiran-jf8dg

    2 ай бұрын

    ​@@najiibyare9174bweh wankusalmay sidaa shacurtada ubadalayna wanka rali galina goan keyga alxm wanku guleysty adna Allah kusohlo qof sidhab kujecel adna xananey❤

  • @GudonAhmat
    @GudonAhmat5 ай бұрын

    Hadan hanashada nafteda😢😢😢😢😢😢

  • @munaahmed0119
    @munaahmed0119 Жыл бұрын

    This song made me cry pain for about 5min, axxxx love hurts when its one sided.

  • @ahmedsaedyusufahmednur1640
    @ahmedsaedyusufahmednur1640 Жыл бұрын

    Heestan waxay isoo xasuusisay inan aanu mudo badan xidhiidh lahayn oo aanu is jecelayn ugu dambayn waxaanu waanu kala huleelay oo waanu kala hadhnay waxaan ilaabi kari waayay wlhy sidii ay iigu samraysay. Ee ay dhankastaba iiga garabtaagnayd waxaa nagu dheeraaday wakhtiga Wax aan sameeyo ma aqaano hadaan hees calaal ah dhegaysto ayada ayaan soo xasuusanayaa ma garanaayo in aan wakhti kale is arkidoono ❤❤❤❤❤

  • @abdullahihussein2511
    @abdullahihussein25115 жыл бұрын

    Fanaan jira 🔥

  • @mohaabdi8695
    @mohaabdi8695 Жыл бұрын

    Wlhi hees Qiiro xambaarsan

  • @mohamedelmi6885
    @mohamedelmi68855 жыл бұрын

    Thnks wallee waa fanan buuxa cod Allah haybad usiiyay horosoco zxp

  • @aziaisse4759
    @aziaisse47595 жыл бұрын

    Hesta mel tapanayz😢😢😢

  • @nice2abc715
    @nice2abc7155 жыл бұрын

    hees qalbiga taabanaysa weeyaan, Allow jacaylka noo sahal

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын

    Lgend khalid dhoobo wakhtiga asaagi ka reebay🥺🙏❤

  • @xamdadahapo3207
    @xamdadahapo32074 жыл бұрын

    Hiil kii nabsigaa danbeeya alle guul lagaga dan bay yey guul maha waa fanaan ka kliya een taageero hore u soco wlhi heesihiisu meel ayey i taab taaan

  • @rumaancrahman3331
    @rumaancrahman333111 ай бұрын

    Heer KZread way wada qalbi jaban yihin 💔😭😂

  • @sacadxikmaawi3585

    @sacadxikmaawi3585

    11 ай бұрын

    siiba anigu qalbigan ka ooya💔 dhaqtar walba waan aaday 😭😂

  • @rumaancrahman3331

    @rumaancrahman3331

    11 ай бұрын

    @@sacadxikmaawi3585 😭💔😂waxa xaga oohin lama odhan karo hada ba😂

  • @shamai1570
    @shamai1570 Жыл бұрын

    Supreme voice heartfelt ❤️❤️❤️❤️ and awesome it's great

  • @suleeqochannel8519
    @suleeqochannel85194 жыл бұрын

    😭😭😭😭nin danbe qalbigay siinmaayo caawa tariqdu waaa 2019 12 31 11:20 daqiiqo 2020 40 daqiiqiiqo kaharsan barkakinta oohin jecel kuqubayaaaa habenkaaa habenkiisii waafaraxsanaa wallhi waa ninkii labaadion aaminay jecelku dhibadanaa alahayow

  • @ayannadif6613

    @ayannadif6613

    4 жыл бұрын

    Samsam Abdikarim wall mcn rag amin malahan wall xagen kala soo xariiraa samsam

  • @googaaentertainment1671

    @googaaentertainment1671

    4 жыл бұрын

    015319292673 call me

  • @daahiromar7178

    @daahiromar7178

    10 ай бұрын

    @@ayannadif6613wlly mxa sidas dhan nogu amin baxden ilen rago dhan mawada xumo 😮😮❤

  • @abdihadimohamudabdi7620
    @abdihadimohamudabdi76202 жыл бұрын

    Woow hees iyo bar 🍸😍

  • @nanalikeshalamadrid6709
    @nanalikeshalamadrid67094 жыл бұрын

    I have never seen him before but he is the best 🙏❤️😭👀🇸🇴

  • @ibrahimlixlecikrama6139
    @ibrahimlixlecikrama61395 жыл бұрын

    Hadaan kugu hadal badnaaday Hadaan kugu daba haraaday ka hadhay maantaba warkagah {dhoobe yare} afdal

  • @hibonuura1500
    @hibonuura15005 жыл бұрын

    Kaa hadhaay mantabaa warkagaa

  • @zalmiita5623
    @zalmiita56235 жыл бұрын

    Qaadirkaa qofkuu doono cod siiyaH wax iga cod macaan ninkaasan arkay nin iskii cimaamada iskugu tuuray.....😂😂

  • @abidicabdilaahi5550
    @abidicabdilaahi55505 жыл бұрын

    nimco waa runta wlahy zhp aniguba fanan ayaan ahay jooga france

  • @rooblerashiid9258
    @rooblerashiid92585 жыл бұрын

    Mansha allh Fanaan Qaaliya Khaalid Dhöbö

  • @Suhuur1
    @Suhuur13 жыл бұрын

    Sanada ka dib ayaan dadanay 12/9/2020 👀👁👂

  • @adnanhaji7072
    @adnanhaji7072 Жыл бұрын

    Heestan qisadeda waxan uhay xog ogaal dhalinyaro inanka ayaku dhacday zxp dhaw ayanunay waxad modaa inuu sii ogaa abwanka waxay kudanbayn doonto qisadu inanka inan aywada socden mudo badan ayay karacday nin ay ilmababti yihiin oo London kayimi waxay kuraacday aduun akhirkii arinkii wuxuu kudanbeyay inay labadiba waydo kiihore ee jeclaa iyo kii raaxo doonka ahaa 5sano kabacdi waxwaliba way isbadalen dib ayaan usoo boqday hees iyo qiso aan qayb ka ahaa Macalin Abwaan khadar samawade

  • @blackynajah2778
    @blackynajah27783 жыл бұрын

    Waa hees aad U macaan Hore U soco bro

  • @Isxal-Hero_Ak.
    @Isxal-Hero_Ak.2 ай бұрын

    Ka haray maantaba warkaaga ❤

  • @hodanaadangofadhe4486
    @hodanaadangofadhe44865 жыл бұрын

    wwwww wad nagu daahday

  • @adnan22197
    @adnan221975 жыл бұрын

    Kalid dhoobo horay usoco sxb hees iyo badh 👌🏻

  • @alisakaawa1142
    @alisakaawa11422 жыл бұрын

    Ka haray maantaba warkaaga 23/7/2017💔 Alone I'm happy today❤🥰

  • @aminajama4190

    @aminajama4190

    2 жыл бұрын

    Kwrn nolosha kalinimada wlo

  • @naciimaqurux571

    @naciimaqurux571

    2 жыл бұрын

    @@aminajama4190 waa asal

  • @alisakaawa1142

    @alisakaawa1142

    Жыл бұрын

    ​@@aminajama4190 ♥️bilaa buuq weeye

  • @hunterschannel5288
    @hunterschannel52884 жыл бұрын

    Hees iga gaadan wlhi 🙏❤

  • @Queen_araweelo
    @Queen_araweelo5 жыл бұрын

    😢😢hadan kugu hadal badnaday hadan kugu daba haraday ka hadhay mantba

Келесі