*Faysal Muniir iyo Heestii Xanaano

Ойын-сауық

💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music
dhaanto dhanto hees somali music somalia waaberi caweyska dalmar dalmar46 somalia somaliya djibouti jabuuti muqdisho mogadisho hargeysa jigjiga hargeisa burco budul kafeya staahil geenyo salma shabcaan las qoray bosaaso galkacayo berbera kismayo baydhabo beledweyn dhuuso mareeb jowhar marka dhagax buur ogaden jig jigga jiga duire dhabe goday east africa gaarisa garowe canood Djibouti people Somalia

Пікірлер: 1 700

  • @salmansitarowcking7578
    @salmansitarowcking757817 күн бұрын

    Manto oo qamis ah date 4july 2024 qoftan jeclahy meherkeda oo bari kadacayo Nairobi gara ahan bina Ali hotel waan ka xumahay iney qof kale maher sanayo madama an wala soconey 5sano iyo 8bil maqani halkeyga sidu kusugan yahay anigo ilmeynayo ayn qoralkan idin so qori like hayla dafina😭💔😭 intan xamila badan💔💔💔

  • @Hno.7il

    @Hno.7il

    8 күн бұрын

    Sorry abowe koley calfkaaga ma eheeen 😢

  • @abdirahmanmahdi6894

    @abdirahmanmahdi6894

    8 күн бұрын

    Gym gal oo dadaal bro iyadu ha qoomameeso guushada marka ay aragto

  • @ahmedcadarre9600
    @ahmedcadarre96005 жыл бұрын

    Xurman Weli KuU Hayaa Xasuustii igama tagin XanUUnkaad igU RidiyO😢 Xiliga Ad kUguma Nicin Xagayga Gobaad Ka tahy Xiskayguna kama go,in 😪

  • @apdishakur9185
    @apdishakur91854 жыл бұрын

    inta jacaylkooda calafka unoqon waayay❣❣ qalbiga allaha idin dajiyo anigana allaha ii dhowro noloshyda zafiyo❤❤❤💘💘

  • @a.rahmanmohamed2922

    @a.rahmanmohamed2922

    3 жыл бұрын

    Wllkada ayan ahay isar subscribe

  • @almaz100

    @almaz100

    3 жыл бұрын

    M.a is ku waara wllo 😇🥰

  • @mankacadde6833

    @mankacadde6833

    3 жыл бұрын

    Aamiin

  • @queenaishakaifgacal2656

    @queenaishakaifgacal2656

    2 жыл бұрын

    m.a wll jcylka rasmigaa adiga heysto illhy hakuu dhawro wxn rajeynaa in aad xilikaan is guursateen illhy hakuh barakeeyo❤️🥺

  • @apdishakur9185

    @apdishakur9185

    2 жыл бұрын

    @@queenaishakaifgacal2656 Isma gursan abayo Lkn Waa doontey , waana La Isiiyey Mudo Ayaa Balanay In Aan Ku aqal geysanyo I.a

  • @ckpoi3622
    @ckpoi3622 Жыл бұрын

    😭💔xurmaan wali ku haya xisana kuu qabaa xasuusti igama tagin😭😭💔 heestan Gooni be itabanesa😭💔 Legend Fayzal munir💯🎧

  • @hamsehashiodowaahussein3213

    @hamsehashiodowaahussein3213

    Жыл бұрын

    sorry

  • @hooyomcn9369
    @hooyomcn93695 жыл бұрын

    😭😭xaLkayga intaan bandhigay intaan xamilaa ka badan...💟😭💟😭💟😭💟😭💟

  • @nuramuse8064

    @nuramuse8064

    5 жыл бұрын

    😍😍😍😍😍😍

  • @faizaluula5318

    @faizaluula5318

    4 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭

  • @bays2012

    @bays2012

    4 жыл бұрын

    Waaaaaaaw wax jcyl

  • @inahussenupdy1655

    @inahussenupdy1655

    3 жыл бұрын

    Nice

  • @qazimjama1342

    @qazimjama1342

    3 жыл бұрын

    Ll000 4g2nx

  • @maariyamohamed7928
    @maariyamohamed79282 жыл бұрын

    Xanuunkaad igu ridiyo xiligan adag kuguma nicin xagayga gobaad ka tahy xumaatana kuuMa Qabo😭😭 30/8/2021 I can't forget that day😭😭😭💔💔

  • @abdirahmanmohamedwehlie5346
    @abdirahmanmohamedwehlie53465 жыл бұрын

    Hadii jclkaagi kaa guursaty oo ad murugta dunida ku nooshahy aniga cml like saar wllo🙏❤️👌

  • @sihaamcabdi7589

    @sihaamcabdi7589

    4 жыл бұрын

    Wllka waxba hais murjin caadi isa dhig no problem waad heli calafkaaaa

  • @mohamedhamse1061

    @mohamedhamse1061

    4 жыл бұрын

    Wllh kula mid ban ahy

  • @maskaqarazawi1978

    @maskaqarazawi1978

    3 жыл бұрын

    I

  • @reggiesaid7405

    @reggiesaid7405

    3 жыл бұрын

    May sii Wastid nasakhyow

  • @xiisgengawadhl5916

    @xiisgengawadhl5916

    3 жыл бұрын

    @@maskaqarazawi1978 hhhh

  • @cawaaledeeqsi1525
    @cawaaledeeqsi15254 жыл бұрын

    Faysal muniir fannakaygii walaalkay. Heestani waa ta aan ugu jecelahay heesaha aan sameeyay.

  • @deganflimsandvlogs5661

    @deganflimsandvlogs5661

    2 жыл бұрын

    msha allh abwaan aan sugaantiisa aad ujeclahay

  • @ilyaascabdi367

    @ilyaascabdi367

    2 жыл бұрын

    sxp heestan ma adaa sameyay 😭😭😭waqtiga ku jiro ka hadlesaaa wllhi

  • @saddamhuseenadde

    @saddamhuseenadde

    2 жыл бұрын

    𝑾𝒂𝒙 𝒂𝒂𝒅 𝒎𝒐𝒅𝒂 𝒊𝒏𝒆𝒆𝒘𝒂 𝒊𝒈𝒂 𝒉𝒂𝒅𝒍𝒆𝒚𝒔𝒐 𝒂𝒏𝒊𝒈𝒂

  • @najahahmed170

    @najahahmed170

    Жыл бұрын

    @@saddamhuseenadde.1

  • @user-mx7pu6cv3k

    @user-mx7pu6cv3k

    9 ай бұрын

    Walahi abwan waxad umalesa hestan inay aniga iga hadleso

  • @Farayare451
    @Farayare4519 ай бұрын

    2023 yaa ila daawanya Heestan musiceedu iyo ereyadeedu waa wax kle 😢❤

  • @ShukriShxni

    @ShukriShxni

    11 күн бұрын

    9/6/2024❤

  • @nimcosagal254
    @nimcosagal2544 жыл бұрын

    Xanuun Jacayl igumaH dhicin hadnaH heeztan markan dhegaysto wnn QiroodaH wallaHi dadkuH ku dhacynaH maxaad filayzaaH 2020🥀❤️😍

  • @sakariyeabdi4991

    @sakariyeabdi4991

    3 жыл бұрын

    🤕🤒😍

  • @Rizkhan3

    @Rizkhan3

    3 жыл бұрын

    Wala iska nolyahay mehe qalbiga karaay dadka

  • @muhuyidiinmaxamed8467

    @muhuyidiinmaxamed8467

    3 жыл бұрын

    Inta xamilaa kabadan

  • @nashadfatah8290

    @nashadfatah8290

    3 жыл бұрын

    Si kasto u xanun ban yhy jacylku misna wax ka macan ma jiro wlhie 😂🥺❤

  • @naasircabdilahi9827

    @naasircabdilahi9827

    2 жыл бұрын

    Farid

  • @sacadaabdikarim7503
    @sacadaabdikarim75037 ай бұрын

    Xasusti iga ma tagin 2018 asxabtayda wn U xiisay iyo magaladayda jigjiga jano hada garan mayo halkey ku suGanyixin 😢😢

  • @queensworld8479
    @queensworld8479 Жыл бұрын

    Waxaan dhagesanaya hestan 24/01/2023 2da habeenimo 😢 manta waxee ku aadan tahay kala tageni ani iyo jaceylkeygi hore oo aan wali jeclhy Lkn dabeecadaheni Isku kaaya diiday 💔. Sanad baa laga joga Walina ma ilaawin oh 😩 guur nama dhex marin kaliya jaceyl 3sano wadnay ayu ahaa😢 sidee dareeman❤tolow dadka nolosha wadaagay oo kala tagay xanuun baan dareemayaa😢😢😢😢

  • @fadumomuuse8704

    @fadumomuuse8704

    Жыл бұрын

    😞 sorry ziz

  • @marwoasad9825

    @marwoasad9825

    Жыл бұрын

    ZorrY 😢

  • @fatmahilow

    @fatmahilow

    Жыл бұрын

    Ax sorry abyo kulamid baan ahay ilaka hada wan halmami laa sanahy 😭😭😭😭

  • @fartunxasan3310

    @fartunxasan3310

    Жыл бұрын

    Xaanuun badanaa jacaylka😭😭💔11/17/2022

  • @amiirmohamet5908

    @amiirmohamet5908

    Жыл бұрын

    Kuwa wax jeclaada uun bey ku kooban tahy murug ta😒

  • @mohamedyusuf7766
    @mohamedyusuf77665 жыл бұрын

    Heesta kaliya ee itaabata inta ila midka ah like saar

  • @fadumoosman5665

    @fadumoosman5665

    5 жыл бұрын

    Woow i like this song

  • @rahmadaahir8594

    @rahmadaahir8594

    5 жыл бұрын

    Xaananan waa raa baa taatn adaa ixiig

  • @rahmadaahir8594

    @rahmadaahir8594

    5 жыл бұрын

    xanuunka aad Iku riidy xiilkan kuku maaniciin xagag kubaat Kathy

  • @nwlabdulhi7431

    @nwlabdulhi7431

    5 жыл бұрын

    Xumana ku qaba xisakayg kama go in

  • @engzaacidyusuf2327

    @engzaacidyusuf2327

    5 жыл бұрын

    mohamed yusuf ❤❤

  • @azlisomalilander4340
    @azlisomalilander43405 жыл бұрын

    Hees runti ani si wacan ii tabatay inta ila mida farta taga ☝️

  • @abdirahimahmed4844

    @abdirahimahmed4844

    5 жыл бұрын

    🤟

  • @guraybudle5221

    @guraybudle5221

    5 жыл бұрын

    anigu xarafkaan idhaaa afkaygu xuskaaga iyoo amaantaadu xardhaa

  • @maankeylyrics1916

    @maankeylyrics1916

    5 жыл бұрын

    ☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️

  • @azlisomalilander4340

    @azlisomalilander4340

    5 жыл бұрын

    Abdirahman Maankey 👍👍

  • @raaqiyadahir4960

    @raaqiyadahir4960

    5 жыл бұрын

    Oky

  • @zuniita_isse3105
    @zuniita_isse31054 жыл бұрын

    2:10 hbnimo kaligay ayan qalbi xanuun la jiifan wayay ax qof aan aduunka u jecla aya dunida igu cidleyay 24 february 2020 bil murugo badan i galisay💔😭😭😭😭😭😭😭

  • @sawsanabdi4319

    @sawsanabdi4319

    4 жыл бұрын

    Imika 3bilood ayaa ka soo wareegtay waxaan rajaynayaa inaad ka baxday xanuunkii wll 🥺❤️

  • @caishawarsame6139

    @caishawarsame6139

    4 жыл бұрын

    😂😂ano miran joga dadka so xasusiya ader sethy pl hada

  • @missnimo1642

    @missnimo1642

    3 жыл бұрын

    @@caishawarsame6139 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @abdirisakomar8256

    @abdirisakomar8256

    3 жыл бұрын

    wxaa xılıgn waaayay qoftydııye ma ayadııpa

  • @zuniita_isse3105

    @zuniita_isse3105

    3 жыл бұрын

    @@sawsanabdi4319 ha alhm wl sidi hore ma ihi in alle qabriga u waasiciyo ana qalbiga iga reebo alle mar walba ka barya allena u ii aqabalay ❤🙏😢

  • @karamaofficial7947
    @karamaofficial79474 жыл бұрын

    Inta 2020 daawanysa like Wll mcn

  • @rodaibraaahim8268

    @rodaibraaahim8268

    4 жыл бұрын

    WllHy waa hees naftyda zaaMaYn Ku leH

  • @lulmoha2714

    @lulmoha2714

    3 жыл бұрын

    2021😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @faraxmaxamed2688

    @faraxmaxamed2688

    3 ай бұрын

    Hay wll mcn

  • @user-pk6xz3pe6m

    @user-pk6xz3pe6m

    2 ай бұрын

    miisi❤❤❤❤❤❤🎉🎉😊😊

  • @user-pk6xz3pe6m

    @user-pk6xz3pe6m

    2 ай бұрын

    Fzgi

  • @fartuunabdalla6611
    @fartuunabdalla66115 жыл бұрын

    Mcn waaa hesta alle danbigeena ha dhafeee

  • @abdiwahabtabe7042

    @abdiwahabtabe7042

    4 жыл бұрын

    Godbcashp.

  • @abdilkarimfarah5753

    @abdilkarimfarah5753

    3 жыл бұрын

    fartuun abdalla communitigada waxaa qorneed in aaan ku qoslo 2020 dhamaad kiisa 😂😂allow danbigisa nadhaafi

  • @ciisemahad8520
    @ciisemahad85205 жыл бұрын

    Xanuunkad igu ridiyo💝💝 Xiliga adag kuma nicin💕💕 Xageygii gobad Ka tahy💓💓 Xumaana kuma qabo 💗💗 Xiskaygu kama ko'in💞💞

  • @shaaficixayir2483

    @shaaficixayir2483

    Жыл бұрын

    Waa sax

  • @sucadoibraahim5057

    @sucadoibraahim5057

    Жыл бұрын

    🥰🥰🥰💝💝😔💔

  • @sucadoibraahim5057

    @sucadoibraahim5057

    Жыл бұрын

    🚶‍♀️😘

  • @ayaanlexuseen8033
    @ayaanlexuseen80334 жыл бұрын

    Toløw Ya Dhagysanya 2019 And 2020 Like Ya Saarí Bal Aan Aragnø Akhyrey 🙌

  • @ramlaruun2553

    @ramlaruun2553

    4 жыл бұрын

    Aniga

  • @amiirabiixi2056

    @amiirabiixi2056

    4 жыл бұрын

    Ma.zh Allh

  • @rashkadin8693

    @rashkadin8693

    5 ай бұрын

    2024 😂

  • @ismailmohamedomar5867
    @ismailmohamedomar58673 жыл бұрын

    2021 Yaa sideyda Okle Daawanaya💔🥺

  • @anizaabdiqadir5388

    @anizaabdiqadir5388

    3 жыл бұрын

    ☝️❤

  • @amiinupdikadir9353

    @amiinupdikadir9353

    Жыл бұрын

    🥵 me

  • @ilhansacad7726

    @ilhansacad7726

    10 ай бұрын

    Aniga abyo😥💔

  • @jdhhddjjjdj9756
    @jdhhddjjjdj97565 жыл бұрын

    2019 sida loo galay heestan lee dhageystaa 😍😍😍😍😢qalbiga ka darema heystan tf!!

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa24485 жыл бұрын

    Anigo xarafka idhaa afkayga xuskaagiyo amaantadu xardha xalkayga intan ba dhigay intan xamila ka badan 💞💥💞💥💞

  • @habanewaikaa2448

    @habanewaikaa2448

    5 жыл бұрын

    @Aky Cade kkkkkkk

  • @ayushnagiipahmed111

    @ayushnagiipahmed111

    5 жыл бұрын

    Bnigf

  • @ayushnagiipahmed111

    @ayushnagiipahmed111

    5 жыл бұрын

    @@habanewaikaa2448 gi😘

  • @nimcojamac2599

    @nimcojamac2599

    5 жыл бұрын

    😍

  • @nashaadhassan2291

    @nashaadhassan2291

    5 жыл бұрын

    dj xamaada wlhi wll kalmadaadas markan akhriyay ilmo isku kayso tagtay

  • @saynabhassan869
    @saynabhassan8692 жыл бұрын

    Heestan waxaan dhagaysan jiray 2019 xiligii jacaylku ihayay walhi xasuustayda weeye 30/5/2022 waxaan qof aan wax jacayl haysan jawigaygana waan kufaraxsanahay alx🥀🌹❤

  • @Amaley.12
    @Amaley.124 ай бұрын

    Heestaan waanba iska jeclhy, merka qof iga soo xanaajiyo KZread iska soo galaa iga so horbaxeesa merka dhageysto waanba iska cafinaa qofka iga so xanaajiyey oo waaba iska ilooba inaan xanaQsanaay io in kleh 2024. 😊❤

  • @SharifoWaasim

    @SharifoWaasim

    2 ай бұрын

    Wasax

  • @SACIIDAHMED-kk3pt

    @SACIIDAHMED-kk3pt

    Ай бұрын

    ax😪😭😭😭😭😭

  • @Axmedyaasin-zd6zu

    @Axmedyaasin-zd6zu

    Ай бұрын

    😅

  • @maryamadm43
    @maryamadm435 жыл бұрын

    Anigu xaraf kaan idhaah afkaygu xuskaagi io Amaataadu xardhaaa xalkayga intaa bandhigay intaan xamilaa ka badan 😍😘💝💝💘💗

  • @mohamedeidnouhbhd2306
    @mohamedeidnouhbhd23065 жыл бұрын

    Faysal Muniir Hadda ayunbad Heestaydii la HeshaY 😍😍🖐🏻✊

  • @aziiliyeyozliya4435

    @aziiliyeyozliya4435

    5 жыл бұрын

    Bodharigaygii 😂 waa lagugu waynyahay bro

  • @mphore

    @mphore

    5 жыл бұрын

    Hhhhh War sowka Ninki maxamed iid zhp waynu kahayna faysal heestan

  • @mohamedeidnouhbhd2306

    @mohamedeidnouhbhd2306

    5 жыл бұрын

    Aziiliyey ozliya 😂 miya leygu weyn yahay mise wan dhiman raba jaceyl dartii 😍😍🖐🏻 saln sare my sister Queen

  • @mohamedeidnouhbhd2306

    @mohamedeidnouhbhd2306

    5 жыл бұрын

    Haaji phore Mukhtaar zhp qaliya saln sare Haaaa zhp qalli heestii hesaha burburisey 😂

  • @nuradincalidhuux7828
    @nuradincalidhuux78283 жыл бұрын

    Inta dawnysa 2021 like sare

  • @atarishomudug9872
    @atarishomudug98724 жыл бұрын

    walle heestan arayo Aya ku jira xaax calosha Ayan ka oya wlhi markan dhageyso ilahow isku sahal inta is jecel o an aniga ka mid ahay 😭😭😭😭😭😭😭❤️❤️❤️💓💓💓💓💓💯💯💯💯💯🤲🤲🤲🤲

  • @ahmedindho9813
    @ahmedindho98135 жыл бұрын

    Waaaa hees aaaad mcn mrkaan dhgystana waxn dareemaaa inaan qofna xumaan aanana u hayn walipa aaanan qofkaa ka zamri Kari waayey waayo zbbtoo ah waxey micnaneyeaa ziyaabo badan oo qof ka aad jclshahey kaaga duwan yahay dadka kale I love you qof aaan ogahey ❣❣❣❣❣❣ Inta ilamida like zaar

  • @ahmedindho9813

    @ahmedindho9813

    5 жыл бұрын

    Hana cadeh

  • @abdiato21
    @abdiato213 жыл бұрын

    Wlhi heestaan cwda waxaa ka soo donay ma aqaan🥺🥺😪

  • @Xamsecanadi
    @Xamsecanadi4 жыл бұрын

    INTII 2020 DAWANYSA LIKE PLZ

  • @aidarous9767
    @aidarous97674 жыл бұрын

    Ya dhagysnya 2019/10/16 😭😭😭😭mrka dhagysto si kle ladaremya like ku qabo hadad darento sida o kale

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial53145 жыл бұрын

    Heesta dhanba wxa iga qancisay Anigu xarafkaan idhaah Afkaygu xuskaaga iyo Amaantaadu xardhaa Xalkayga intaan bandhigay Intaaan xamilaa ka badan Nin jacel hayo uunba dareemi karah 😍👈

  • @muscabcarab699

    @muscabcarab699

    Жыл бұрын

    Tags. Been. Mahan

  • @FaadumoAhmett-kd7wp

    @FaadumoAhmett-kd7wp

    Жыл бұрын

    sax💔💔😭😭😭👥 s m💔💔💔

  • @IlhanHusein-et2bd

    @IlhanHusein-et2bd

    Жыл бұрын

    Jah

  • @asadsomalisomali4672

    @asadsomalisomali4672

    Жыл бұрын

    Zxb 4 year kadibi ban community gaga Aqrinaya Nololo Wanagasan ban ku rajaynaya

  • @khalidozto7497

    @khalidozto7497

    Жыл бұрын

    Yep ❤

  • @sowdoibrahnamin7663
    @sowdoibrahnamin76635 жыл бұрын

    💘💘💘💘Xagayga gob baad ka tahay xumaatana kuuma qabo 💓💓💓💓

  • @ridwaantyga3115

    @ridwaantyga3115

    5 жыл бұрын

    dawlo wad sarty

  • @bashiirxasan2091

    @bashiirxasan2091

    5 жыл бұрын

    Xogteydana kgu filan

  • @nuramuse8064

    @nuramuse8064

    5 жыл бұрын

    Mashaa llah

  • @unknowsuperhuman750

    @unknowsuperhuman750

    4 жыл бұрын

    Ala 😂😂

  • @apdilahixanafi2925

    @apdilahixanafi2925

    3 жыл бұрын

    Hello😂😂

  • @sowturahma3326
    @sowturahma33262 жыл бұрын

    🤦‍♀️Xurmaan wali ku hayaa xiisana waa ku qabaa xasuustii igama tagin💌😩 Xanuun kaad igu ridiyo xiligan adag kuguma nicin xageygii gobaad ka tahay xumaatana kuma qabo xiskeygana kamaad go'in 😥💔🤴🏻🙏

  • @zeki_abdul_5436

    @zeki_abdul_5436

    Жыл бұрын

    Who’s

  • @odeerasmoha2422
    @odeerasmoha24224 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭hees dreenleh 2019 yaa ila dhagaysanaya

  • @fatimaseed3010

    @fatimaseed3010

    4 жыл бұрын

    AniH😂😂😂😂

  • @asaldhalad9371
    @asaldhalad93715 жыл бұрын

    Xalkayga intan bandhigay intan xamila ka badan 😭😭😭😭😭

  • @carwokulan3698

    @carwokulan3698

    5 жыл бұрын

    asal dhalad 🤩🤣😭🤮😍😉👑💍💎💔🏜 ka sheke heesta woow

  • @najmamohamed9181

    @najmamohamed9181

    5 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭

  • @hodanadan2267

    @hodanadan2267

    5 жыл бұрын

    asal dhalad 👉💑👪

  • @hodanadan2267

    @hodanadan2267

    5 жыл бұрын

    Kkk

  • @ciisemahad8520
    @ciisemahad85205 жыл бұрын

    Heesta sanadka erayada laxanka music codka intuba waa super 🔥🔥🔥👍👍👍 Big respect 👏👏👏

  • @ayaanmuxumed6844

    @ayaanmuxumed6844

    2 жыл бұрын

    🥺🥺🥺🥺🥺😭😭😭😭😭🥺🥺🥺☑

  • @nuurdiin3484
    @nuurdiin34843 жыл бұрын

    From Somaliland inta daawanaysa 2021 like ta isku muujiya🥰🥰🥰🥰🥰😅

  • @hamdamohmoud5649
    @hamdamohmoud56494 ай бұрын

    2024 still listening I feel something 😢😢❤❤

  • @mubarikibrahim6165
    @mubarikibrahim61654 жыл бұрын

    Saacadu waa 12:38 habeen jumce soo galayo waxa sii dhamanaya oo afar habeen ka hadhay 2020 waxan inyar ka hor la hadlaayey gabadh aan aad ujeclahay markan telka ka dhigay kadib ayan youtube soo galay si aan heestan udhagaysto waana mid aan jecelahay wll igu ducee in ilaahay sanadkaa so galay iskabulada iga saaro FROM HARGAYSA ✋

  • @balqiizaomar9298

    @balqiizaomar9298

    3 жыл бұрын

    Iskaabulonimada ku qurxan tahee iska dayso🤣🤣🤣

  • @bushramohamed3585

    @bushramohamed3585

    Жыл бұрын

    2year kso wreegty ma is hesheen mise calafka dhamady😊

  • @faadmamaxamuud6770

    @faadmamaxamuud6770

    Жыл бұрын

    Allah kuu sahlo wll qali

  • @user-jr2uh2sh2s

    @user-jr2uh2sh2s

    3 ай бұрын

    4 sano ka dib halkan qorolkaga ku arky ma is helsheen qoftii ❤

  • @hafsaqurux-fv5sb
    @hafsaqurux-fv5sb Жыл бұрын

    Anigo jaceel iheeyn hdana heesta waa jeclahy❤

  • @rashkadj0869
    @rashkadj08693 жыл бұрын

    Inta dawanaaysa 2021 love iisar

  • @bakaryareofficialchannel4722
    @bakaryareofficialchannel47225 жыл бұрын

    Alla masha allah allow ku siyaadi codkaaga wlee heestaan waa hees aan la dhacy msha allah wlhi axsan waye music iyo mcaan wlee wlee waa hees ee iska daa msha allah

  • @SuusuSuusu
    @SuusuSuusu2 ай бұрын

    Marka laiga xanaajiyo baan dhagaystaa waan is kacafiyaa qofkii markaa😢😢

  • @queenallisa5107
    @queenallisa51075 жыл бұрын

    Axyaa fanaan inta tagerta like igu qabta👍👍✅

  • @nasimmustafa8783

    @nasimmustafa8783

    5 жыл бұрын

    Ikkhjjm ,zStyyg

  • @AhmedMohamed-ko5we

    @AhmedMohamed-ko5we

    5 жыл бұрын

    hhhh

  • @nuramuse8064

    @nuramuse8064

    5 жыл бұрын

    Hhhhh sx

  • @ijabonuurabdi8196

    @ijabonuurabdi8196

    5 жыл бұрын

    @@AhmedMohamed-ko5we ç40

  • @aminaalu3101

    @aminaalu3101

    5 жыл бұрын

    Nasim Mustafa nasra

  • @saadoxaamud521
    @saadoxaamud52110 ай бұрын

    Xurman waLi kU haYa xisana kU HaYaa this song feeling 🥺😭

  • @ismaaciilibnugarabey912
    @ismaaciilibnugarabey9123 жыл бұрын

    Yaa fanaan faysal markan dhageysanaayo xaniun baa iqabta sabab 😭😭😭🥰 qofkan jeclaa ima fahamto misana ma ilaawi karo 😭😭😭😭

  • @fadumomahamed9635
    @fadumomahamed96355 жыл бұрын

    Daraawiishta ax yaa fanaan fanaanka reer jigjiga

  • @Awale53
    @Awale534 жыл бұрын

    2020 yaa ilajogoo halkaan

  • @adanhassanmamow2753

    @adanhassanmamow2753

    3 жыл бұрын

    It's my first time to listen, love is painful. Don't love too much

  • @Awale53

    @Awale53

    3 жыл бұрын

    @@adanhassanmamow2753 🤣🤣

  • @adanhassanmamow2753

    @adanhassanmamow2753

    3 жыл бұрын

    @Awale Mohamed. It's painful takecare kijana. I lost one that I loved so much. I learnt a lesson not to love that much again 🤣

  • @shaaficimahamuud3977
    @shaaficimahamuud39773 жыл бұрын

    Si walbood ii xumaysay wali waan ku jeclahy 😊 Xanaanona wan rabaa Adaa dadna iigu xiga 😥😪

  • @bashiirfaandhe1156

    @bashiirfaandhe1156

    2 жыл бұрын

    How did an Faandhe get a good job

  • @hanadi6384
    @hanadi63843 жыл бұрын

    Inta dawanaysaa 2021 like 👍 ha ila dhaafin

  • @bushaaroabdilahi2643
    @bushaaroabdilahi2643 Жыл бұрын

    9/12/2022💔😭

  • @abyandaahircabdulle5683

    @abyandaahircabdulle5683

    Жыл бұрын

    Me🥺

  • @fahiimosiciid5246

    @fahiimosiciid5246

    Жыл бұрын

    10/12/2022 feeling hearth broken 💔😢😞

  • @keysemohamedhusein2349

    @keysemohamedhusein2349

    Жыл бұрын

    Wllhi anigana 19/10/2022💔😢

  • @xamsemaxamuud9174

    @xamsemaxamuud9174

    Жыл бұрын

    Wr qof ka tgy looma calaacalo sbbto ah hdu ku rapo kAAmu TageeN

  • @Muwahib_khayre

    @Muwahib_khayre

    Жыл бұрын

    💔😭

  • @nadifoabokar4015
    @nadifoabokar40155 ай бұрын

    Any one 2024 😂😊

  • @yaxyeaadan7213

    @yaxyeaadan7213

    3 ай бұрын

    2030

  • @user-st2hz1ik4q

    @user-st2hz1ik4q

    3 ай бұрын

    Me😂

  • @user-uq5qy2qh8n

    @user-uq5qy2qh8n

    3 ай бұрын

    @@yaxyeaadan7213😂😂😂

  • @SumaayoMahamed

    @SumaayoMahamed

    3 ай бұрын

    Me😂😊

  • @AbdiwaliMohamed-nt4sn

    @AbdiwaliMohamed-nt4sn

    3 ай бұрын

    2050😢😊

  • @nasriincaafinasriincaafi6948
    @nasriincaafinasriincaafi6948 Жыл бұрын

    😢marwalibo an dhagyso heestan ilmada ma jojinkaro wlhi😢 💔xanunkad igu ridiyo xiliga Adag kiguma nicin 😢 Xagaygii Hobaad katahay❤ Xumaatana kuma qabo❤ Xiiskayguna kama Guurin Xagagana wawnuglahay 😢ilmadu xarafkay Qoorteh Dareenka ku xogisa😢

  • @Maxamedabdirixman-1234
    @Maxamedabdirixman-12348 ай бұрын

    Www bets song faysal muniir hees qiiro leh

  • @darishore814
    @darishore8145 жыл бұрын

    Raga sheekhaal waa romantic faysal muniir dayax dalnuurshe dalmar yare boqorka gambiska rag ku faana xaasaskooda masha allaah tolow ma diinta iyo naxariistaa

  • @abdifatahyusuftahir3598
    @abdifatahyusuftahir35984 жыл бұрын

    Wa Heesta Kaliyate Ilaa Hada Aana Nicin 27June2020😭😭😭

  • @abdifatahyusuftahir6880

    @abdifatahyusuftahir6880

    2 жыл бұрын

    🙁

  • @munoirozlo6730
    @munoirozlo67306 ай бұрын

    i remember this night i can't forget bc My husband and me listening this song at sometime❤

  • @munoirozlo6730

    @munoirozlo6730

    6 ай бұрын

    wow that is amazing night honey

  • @GouledAden-wl2hq

    @GouledAden-wl2hq

    6 ай бұрын

    Maxan ka Macan 😢

  • @AhmedDaakir

    @AhmedDaakir

    6 ай бұрын

    😢

  • @CbdiqadirMacalin

    @CbdiqadirMacalin

    5 ай бұрын

    😂😂😂😂

  • @MushtaqAxmad

    @MushtaqAxmad

    5 ай бұрын

    😅​

  • @hafsaofficial1902
    @hafsaofficial19024 жыл бұрын

    Inta 2020 ila daawanysa heestan liketa haila dhaafin✌🏼

  • @ismahaanmohamed2324
    @ismahaanmohamed23245 жыл бұрын

    Waa heesta kaliye een dareen kayga ku cabiro allow ii daaa may noloshyda aan adunka ugu jeclhy 😍😘

  • @farhiyadhamys6403
    @farhiyadhamys64035 жыл бұрын

    Wwww hees iyo badh faysal muniir waa fanan jira 😍😍😍😍from hargiesa cadey

  • @ilhansacad7726
    @ilhansacad772610 ай бұрын

    Heestan waxn aaad udhagysan jiry 2021kii 😢💔

  • @Mead-xd9lj
    @Mead-xd9ljАй бұрын

    who is still here in 2024???

  • @othmanmuhani7253
    @othmanmuhani72535 жыл бұрын

    ApTi cdi mHa heezku Cod,Laxan,ereYYo iYo musiC pa 🌷🌷🌷🌷horE usoco FeYzeL munir

  • @somaliatosow409

    @somaliatosow409

    5 жыл бұрын

    xanuunkaad igu ridiyo

  • @sharmaamepazkah3426

    @sharmaamepazkah3426

    5 жыл бұрын

    Othman Muhan

  • @amranabdallahassan3176
    @amranabdallahassan31762 ай бұрын

    Who still watching 2024😢

  • @fantasticofficial2893

    @fantasticofficial2893

    2 ай бұрын

    Who is watching 2024/5😂😂

  • @fantasticofficial2893

    @fantasticofficial2893

    2 ай бұрын

    Who is watching 22/5/2024😭😂😂

  • @kinghakimi1087
    @kinghakimi10872 жыл бұрын

    😭Still I am watching this song ❤Qofkii Qalbi Leh Heestan Dareen Ahaan Wu dareemi karaa❤😭✌

  • @abdicasiisahmed7413
    @abdicasiisahmed74133 жыл бұрын

    Yaa ila mida 2021 ila dhageesanayo feysal muniir

  • @mahamedalihassan8905
    @mahamedalihassan89055 жыл бұрын

    Faysal muniir LEGEND baatahay fanaan fanaan dhaafay heestaan ereyo wey ku dhamaadeen wy iga gadantahay

  • @safaabdulkadir65
    @safaabdulkadir655 жыл бұрын

    😍😍😍marki aan dhagesto wax bdn ayaan darema

  • @lonewolf9404

    @lonewolf9404

    5 жыл бұрын

    Mxa ka mida😂😂

  • @safaabdulkadir65

    @safaabdulkadir65

    5 жыл бұрын

    in qofka aan jclhy si xad dhaaf ah ugu baahnhy aan ka maarmin xanaandisa u baahnhy waayo waa nolshyda alle ha ii deesto ninkyga ❤💕❤

  • @abdirahmanmohamedwehlie5346

    @abdirahmanmohamedwehlie5346

    5 жыл бұрын

    Xageyga gobaadkatahy😓iyo xiliga adag kuguma nicin really erayo wllhi 😪😪

  • @naciimaadan6735

    @naciimaadan6735

    5 жыл бұрын

    Xazuuztii igama tagani😭❤❤

  • @c.raxmaangaab8823
    @c.raxmaangaab8823 Жыл бұрын

    12/8/22😭💔

  • @maryancali9552

    @maryancali9552

    Жыл бұрын

    My birth day 8/12🥺🥺🥺🥺

  • @deblackprincess3678
    @deblackprincess367811 ай бұрын

    Actually this is one of my fav Somali songs of all time, 4 yrs kadib am here xanaanooo😪❤️

  • @saeedabdiabdulle

    @saeedabdiabdulle

    11 ай бұрын

    What do you feel when you listen to this heat touchy song? What force to you to listen this?

  • @daauudgaraad6478
    @daauudgaraad64785 жыл бұрын

    Hestan qoflkii statuska Ku atkay like igu qabo💙😁😁😁

  • @maxamdudiyara8686

    @maxamdudiyara8686

    5 жыл бұрын

    Jkjjj

  • @calibaashiaadan3630

    @calibaashiaadan3630

    5 жыл бұрын

    Wlhi Anba kuarkay

  • @fadumomaxamed4567

    @fadumomaxamed4567

    5 жыл бұрын

    Daauud Garaad la heshay wlhi

  • @daauudgaraad6478

    @daauudgaraad6478

    5 жыл бұрын

    @@fadumomaxamed4567 exactly paayo

  • @shukrimohamoud5693

    @shukrimohamoud5693

    5 жыл бұрын

    Daauud Garaad 😂😂😂

  • @amiiratashnaa8611
    @amiiratashnaa86114 жыл бұрын

    🙌2020 yaa ila daawanoyo👆 ani waxa fiirsanoya maalinta xornimada e 26-June 🙌😍💙💬💙

  • @naciimosharmarkenur7391
    @naciimosharmarkenur73913 жыл бұрын

    Heesta kliya aan aadka u jclhy saamayn gaara bay igu leedhy 😪💔

  • @qalinle16
    @qalinle1610 күн бұрын

    Wlhi heestan way iga gashay waa Mark 1aad een dawado wanan jecladay m a codbuu ayaaa fayal muniir alle hano ka dayo❤

  • @attosamiir5629
    @attosamiir56295 жыл бұрын

    Faysal what a song at 2:40 that moment that action there ain’t no to describe 😌😌😌

  • @Bb-zm4pj
    @Bb-zm4pj4 жыл бұрын

    Hestaan Kamaba Daalo Reer jigjiga heesahoda aad bay u laxan macyihiin Waa hesihi suldan seraar u qaadi jiary oo kale

  • @Abdothe1
    @Abdothe1 Жыл бұрын

    2023 and I still love this one ❤️ 💕

  • @adanmohamed337

    @adanmohamed337

    Жыл бұрын

    Sxb qof qalbi laga soo jebiyey thy mooda

  • @ccasiisxuseen6919

    @ccasiisxuseen6919

    Жыл бұрын

    ​a❤❤

  • @shakirahhassan2525

    @shakirahhassan2525

    Жыл бұрын

    Xaqiq nolosha sidasa farxad murug labadana ma waraan

  • @AbwaanQayska-yy5hu

    @AbwaanQayska-yy5hu

    8 ай бұрын

    This is my ex song 🎵 😢😊

  • @asiyaahmed5182
    @asiyaahmed51823 жыл бұрын

    Xasuusti igama tagin😢💔2021/3/1

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial151911 ай бұрын

    Xaanano waan Rabaa😢inta Qalbiga ku Xanuujineysa❤

  • @farxaancade1036
    @farxaancade10363 жыл бұрын

    2021 inta dawn rabta like isara prothers 😂😂🔥👊

  • @israqurux7327
    @israqurux73273 жыл бұрын

    Who watching 2021😔😍

  • @abdiwahabhusein8513
    @abdiwahabhusein85135 жыл бұрын

    Xaalkyga intaaa bandhigay intaan xamilaa ka badan!!

  • @Ibraahim_Sm21
    @Ibraahim_Sm215 жыл бұрын

    Xiliga adag kuguma nicin😭💯

  • @munoirozlo6730
    @munoirozlo67306 ай бұрын

    a the night of 28/12/2023 the friday night me and my love listening to together ❤

  • @user-rp4nf6xm4f
    @user-rp4nf6xm4fАй бұрын

    Yaaa wali ila jecel hestan 21/6/2024 oo dhagaysta farta taag ❤

  • @aishaahmad1325
    @aishaahmad13252 жыл бұрын

    I will never forget this song 🥺😥😭😭

  • @Adnomo1234

    @Adnomo1234

    Жыл бұрын

    Me too 😢

  • @abdulaahikeerohooyomcn1233

    @abdulaahikeerohooyomcn1233

    Жыл бұрын

    ❤❤❤❤🎉🎉

  • @fatimakadiye7259

    @fatimakadiye7259

    Жыл бұрын

    Hada waad iloowday sax😢

  • @khadrajamabarkhadle9783
    @khadrajamabarkhadle97835 жыл бұрын

    axyaaa hees dareenkeeda wadata

  • @user-rc8eu1zk8n
    @user-rc8eu1zk8n4 ай бұрын

    who will still watching in 2024😢

  • @SuomeyaibraheemSusu-px2ss

    @SuomeyaibraheemSusu-px2ss

    3 ай бұрын

    me😢

  • @sahraali523

    @sahraali523

    3 ай бұрын

    Xasostii igama tagin

  • @fardowsaabdirahmanabdi3774

    @fardowsaabdirahmanabdi3774

    3 ай бұрын

    😢😢aniga sacdan hda la joogo dawanya o xasuus galy❤

  • @sihamsamatar680

    @sihamsamatar680

    3 ай бұрын

    Isla hadertan aya dawanaha 😢

  • @fabbyofficialchannel828

    @fabbyofficialchannel828

    2 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @bashiirabdiwerar8549
    @bashiirabdiwerar85493 жыл бұрын

    2021 hadii aad kaligaah ila dawnayso waad nasiib badanthay😭😭😭

  • @filzanhussein8188
    @filzanhussein81882 жыл бұрын

    W0000w waa heees aad u macaan wllhi jecel ayaaba iska kay galay

  • @imtiazsaciid6962
    @imtiazsaciid69625 жыл бұрын

    Best song ever😍😍....faysal looking dashing mashallah

  • @hiboabdi5484

    @hiboabdi5484

    5 жыл бұрын

    ☁😘😘☁😘😘☁ 😘😘😘😘😘😘😘 😘😘😘😘😘😘😘 ☁😘😘😘😘😘☁ ☁☁😘😘😘☁☁ ☁☁☁😘☁☁☁

  • @imraanyare7161

    @imraanyare7161

    2 жыл бұрын

    ⁰¹

  • @nimcomohamed4417

    @nimcomohamed4417

    Жыл бұрын

    NiMCO

  • @Mustafa_jakuly
    @Mustafa_jakuly5 жыл бұрын

    Waar Like tan baas maxaa lagu cunaa horta??? Intii aan like ta xiisayn gacanta taag ✋

  • @wardaqueen5997

    @wardaqueen5997

    4 жыл бұрын

    ☝️

  • @ismaaciilibnugarabey912

    @ismaaciilibnugarabey912

    3 жыл бұрын

    M.a Aniga mar marka qaar waxan is Arka anigo la ilmeynaya jaceyl dartiii zxp 🥰 adunka intad joogtid wax walba waad lakulmeysaa 1🥰😭😭😭😭😭

  • @kingrcronaldinho6920
    @kingrcronaldinho69205 жыл бұрын

    masha àllah wlhi hees shidan oo dareen wadata wlhi guys

  • @mascudmarcelo4505
    @mascudmarcelo4505 Жыл бұрын

    2018 !2022 hada dawansid like isaar💔🚩

  • @omiiraerica9123
    @omiiraerica91235 жыл бұрын

    Wow faysal muniir wanku haysta heestadan alyacisak fanan cod macan

  • @nimcocabdi578
    @nimcocabdi5785 жыл бұрын

    Laxankeedan ka helay heesti qarniga❤

  • @xasanzilva6538
    @xasanzilva65382 жыл бұрын

    Heeskan wlhi xasuus wayn Bay igu ledahay waayo 2019 bilwgiisii mrky so paxdey Waxa xooog u wada dhagysan jirny O i partay extydiii Xurmaan ku hyaa Xiisnaa ku qaba Xasuustiina ......😭😩😥

  • @hamzequrbo6300
    @hamzequrbo6300 Жыл бұрын

    Xaalkayga intaan bandhigey intaan xamila kabadan[ emotional words ]😢

Келесі