AMIIN YARE SAW MA OGID NEW OFFICAIL MUSIC VIDEO 2024

Музыка

AMIIN YARE SAW MA OGID
EREYADA & LAXANKA ABDISHAKUR BADMADOW
MUSIC DJ ADAM
DIRECTED & EDITED ABDIWAASAC KHADAR
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 256

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO275 ай бұрын

    Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan☝️❤️❤️❤️❤️

  • @nimcoalinimcoali6720

    @nimcoalinimcoali6720

    5 ай бұрын

    Asad haji❤❤❤❤

  • @user-xf6xc2dd3y

    @user-xf6xc2dd3y

    4 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @abrahamabdi3596

    @abrahamabdi3596

    4 ай бұрын

    Qof waliba uu ogyahay taase adiga meesha maxaa ku keenay libaax

  • @DaxmoXamdi

    @DaxmoXamdi

    3 ай бұрын

    .😊😊

  • @yazmiin-ud8lt

    @yazmiin-ud8lt

    3 ай бұрын

    Aniga iyo ciid walpa

  • @farhanfarah3987
    @farhanfarah39875 ай бұрын

    Ereyadii iyo laxankii abwaankii fanka casriga ah cabdishakur Badmadow ❤reer awdal ❤

  • @hibaqcabdi5147

    @hibaqcabdi5147

    5 ай бұрын

    Hadal male

  • @user-yu9nj3pj6y

    @user-yu9nj3pj6y

    2 ай бұрын

    Ueudyieid

  • @user-yu9nj3pj6y

    @user-yu9nj3pj6y

    2 ай бұрын

    Eieheuoairhisvxsmvvhz siciid naga qabatid and palestine solidarity with 2nzncnnsnbdnsnnjenbdhdhbdhgb is ka Mohamed njdjdjjsjajfhtidjjfhuskkdkskieufutuisiruururuieiru🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉njdjdjjsjajfhtidjjfhuskkdkskieufutuisiruururuieiru 😮😮😮😮😮😮😮to ehfuiehueuru

  • @fardowsafarta7572
    @fardowsafarta75725 ай бұрын

    Wiilkan codkiisa waa waxkle😮😮❤😊

  • @YassinMohamed-sd5vl
    @YassinMohamed-sd5vl4 ай бұрын

    Xaaskeyga aan ifka ugu jecla aya safar iga aadey mudo inan is arki doonin ba macquula iyado labo beri iga maqan ba uxisey sanado side noqon doona walhi kabto bey ii ahyd caawiso bey ii ahyd iyo kaafiso meel walbey tagto alle nabad haku geeyo Heestan markasto dhageysto waxa ii sawirmaysa malinkan kulmi doono iyo hadalka ku odhan doono oo midhaha heeestan kujira salmo abdullahi rali ba ka ahy rabi raali ka noqay xalasheyda💯

  • @user-xf6xc2dd3y

    @user-xf6xc2dd3y

    4 ай бұрын

    Walhi wanilmeyay wll alahakudesto❤❤❤

  • @SihaamAbdikarim

    @SihaamAbdikarim

    4 ай бұрын

    Masha allah alleh nabad hakgu keeni🥺

  • @abdishakurabdullahi5042

    @abdishakurabdullahi5042

    4 ай бұрын

    Isha allah

  • @nasroomar1810

    @nasroomar1810

    4 ай бұрын

    Nin Rageeed Nabad io jacayl ku kulma adiga iyo xaaskaada

  • @AffectionateShibaInu-em6uv

    @AffectionateShibaInu-em6uv

    3 ай бұрын

    M.a allaha iskukindaayo isha nacabkanah idinkahay eebe 🤲🤲🥰

  • @Xaqdhawr
    @Xaqdhawr5 ай бұрын

    Heestan waxan u diray jacaylkagi ❤️KX , Allah a isku keen simo sanadkan, InshaAllah , guur iyo barwaqo ❤️ K&F 💍❤️

  • @fowsiyoabdi-jb2rb

    @fowsiyoabdi-jb2rb

    2 ай бұрын

    Anigana wan sugaya Allah isku keen simo inshallah ❤❤❤

  • @Xaqdhawr

    @Xaqdhawr

    2 ай бұрын

    InshaAllah❤

  • @hamdisahansaho
    @hamdisahansaho5 ай бұрын

    Aan kusalino nabigeena scw ❤❤🎉🎉🎉

  • @AadanCumar-ex7jc

    @AadanCumar-ex7jc

    4 ай бұрын

    Aadab

  • @AffectionateShibaInu-em6uv

    @AffectionateShibaInu-em6uv

    3 ай бұрын

    Wallo meel hestaala yaad kushegayda saliga nabiga wallo melahaakadaa saliga nabigeena ( N.N.K.H.). alahakabaqee 😢

  • @Cfataxyare6
    @Cfataxyare65 ай бұрын

    Aynu salino nabigA scw❤❤❤❤

  • @user-xu5fd9hl1x

    @user-xu5fd9hl1x

    4 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @MumtaasCabdi-zf6ef

    @MumtaasCabdi-zf6ef

    4 ай бұрын

    Scw scw

  • @AffectionateShibaInu-em6uv

    @AffectionateShibaInu-em6uv

    3 ай бұрын

    Saliga nbdga kadaaya bageska heehsha wlalyaal plz 🙏 😢

  • @Ibraahim__mao

    @Ibraahim__mao

    2 ай бұрын

    Scw

  • @user-jt6yy6ly8h
    @user-jt6yy6ly8h4 ай бұрын

    Team airpods 😂

  • @zaetizmail

    @zaetizmail

    4 ай бұрын

    Markn iska sarey heestiba madhax ii noqotey😂😂😂

  • @ashiinaqurux

    @ashiinaqurux

    4 ай бұрын

    hdaa iku jiraan😂

  • @A.zhakur_Cr

    @A.zhakur_Cr

    4 ай бұрын

    Headphones 🎧 kwrn😂

  • @mohedozman1809

    @mohedozman1809

    3 ай бұрын

    😊​@@zaetizmail

  • @Supr93

    @Supr93

    3 ай бұрын

    I don’t keep track 😢baby I don’t have respect 🫡 to work with my parents I just want to enjoy life 😢now that I’ve invested more in myself to be be happier and more

  • @user-sf1ny8fs3d
    @user-sf1ny8fs3d5 ай бұрын

    Amiin yare hees macaan weyye waan dhagaysanaayyaa cawa oó aan ku suganhay Djibouti Sacadu tahay 9:07 habeen salaaso ah 2)(5)(2024

  • @ayuubdaahir7253
    @ayuubdaahir72535 ай бұрын

    Inta heestaan macan daawanaysa 2024 like iisaara❤❤ please ❤❤

  • @salaaxdaauud
    @salaaxdaauud2 ай бұрын

    Wallhi ereyo macaan❤❤ adiga ku dayey haa adiga aye teem romantic

  • @user-dh2hk4io2l
    @user-dh2hk4io2l2 ай бұрын

    Waa ficanta heesta m,a ❤❤❤wlhi

  • @mocaska_officail
    @mocaska_officail5 ай бұрын

    Ayadoo lyrics ah igu imow❤🎉

  • @IbraTube-pq1nj

    @IbraTube-pq1nj

    5 ай бұрын

    Soda sxp❤

  • @abdullahiahmedisse
    @abdullahiahmedisse5 ай бұрын

    fanaanka fanaaniinta amiin yare big fan baaa u ahay runtii

  • @ibnuali6818
    @ibnuali68185 ай бұрын

    Abwaan Badmadow Anuu Gacan ban u Taagayy 😮❤

  • @mustafedaahir-by2rq

    @mustafedaahir-by2rq

    3 ай бұрын

    Jaw 😂🎉

  • @MohammadHussein-y4j
    @MohammadHussein-y4j16 күн бұрын

    Galabta away Iga Soo Baxley, Anoo Ergo caashaq ku Jira iyo inay I soo Laabto 4/7/2024

  • @saidabukar3436
    @saidabukar3436Ай бұрын

    Lyrics aad baan u jecelahayee inoo soo dhiga ❤❤❤❤❤❤❤

  • @hoodomo863
    @hoodomo8635 ай бұрын

    Ex kaygiiba heestan isodiray oo 5 sano kala maqnay jabyey 😭😭

  • @user-ux8kg5mu9y
    @user-ux8kg5mu9y5 ай бұрын

    faraxad socota iku salantee saw ma ogi taa inaan ku socdoon dadba kula simin 🥺💔❤️

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim49105 ай бұрын

    Inay dhar xidhantahay ayay isku haysta imika qoftqasi subxanallah 😢

  • @dghmcc6110

    @dghmcc6110

    5 ай бұрын

    Oo ma xijaab bay ku niikin laheed mise heesaha la isku astura yaab somalida xijaabki bay cebeyeen naag tumaneysa xitaa waxay iska so jarayaan timaha maxay u asturan weyday sida in janadaba lagu galayo inay is asturaan o kaliya

  • @nimcoibrahim4910

    @nimcoibrahim4910

    5 ай бұрын

    @@dghmcc6110 shaqadaada maaha waxasi camal yeelo jaahilnima ku hayse

  • @dghmcc6110

    @dghmcc6110

    4 ай бұрын

    @@nimcoibrahim4910 adigay jaahilnimo tii ugu darned ku haysa eedo mad camalkaga camal ka dhigato intad naag heesesa ledahay may xijabato

  • @inaahmed9899

    @inaahmed9899

    Ай бұрын

    @@dghmcc6110oo haday xijabato ayadey uroonthy Mxa lagubanee adi

  • @AyaanleDhibiq
    @AyaanleDhibiq3 ай бұрын

    Alfanan Aamiin yare wanku wata❤❤❤

  • @Mohamedweli3
    @Mohamedweli35 ай бұрын

    100 jeer ka badan intaan ku ceshtay, aamin yare waa talent nool ❤

  • @AbdullahiMuuse-nb4tb
    @AbdullahiMuuse-nb4tb2 ай бұрын

    Cabdullahi biritsh

  • @Samriye14
    @Samriye145 ай бұрын

    Aamin yare one of my favorite singer ❤

  • @MaryanIdris-co4yt
    @MaryanIdris-co4ytАй бұрын

    Ayaanmaxamed ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤😂😂😂😂❤❤😂❤😂😂😂😂😂

  • @jimcalecasayr3236
    @jimcalecasayr32365 ай бұрын

    NinkaN waa top❤ wlhye

  • @malaak1
    @malaak116 күн бұрын

    Nice

  • @azuum9295
    @azuum92955 ай бұрын

    Heestan intay wakhtigeeda u timid❤🥺

  • @karamoige5268
    @karamoige52685 ай бұрын

    What a amazing song.!😮 Legend Aamin yarre. Hadaa iga danbayso Like-ta hayla dhaafin. 07/02/2024.🎻🔥

  • @user-vv2ve7nh3x

    @user-vv2ve7nh3x

    2 ай бұрын

  • @cladiifcilmi3731
    @cladiifcilmi37315 ай бұрын

    Nafaad saqaadoo sooryo kula jecel😅 baad ka sii sikanaysaye😮sibaad yaratahee sow ma oGid Taa😢❤❤

  • @Didifkcvb

    @Didifkcvb

    5 ай бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk95815 ай бұрын

    My favourite singer amin yow man best song of the year 👌❤🙌

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed27225 ай бұрын

    Aamiin yare layaab layaab🔥🎉

  • @faadumomohamud7900
    @faadumomohamud79004 ай бұрын

    Wqti dher ka Di wa sohelyyyy best song 🎵 👌 ❤️ 😊

  • @xadaari129
    @xadaari1295 ай бұрын

    abwaan bad madow wlee wuu tagay ❤🙏🔥

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe5 ай бұрын

    VERY GOOD SONG AND MOVIE THIS GUY IS LEGEND THANKS HAWRAAR SXB SARE

  • @mahdimahamed1050
    @mahdimahamed10505 ай бұрын

    Woof caleef 🎉 wuu ku heesay wuuna heesay.🎼🎶🎤🎸🥁💯✅

  • @safiaahmed1758
    @safiaahmed17583 ай бұрын

    Nafteydi ku jclhy❤❤ Kulan danbe xise leh

  • @xassanaxmed6637
    @xassanaxmed66375 ай бұрын

    Abwaan iyo Laxamayste Badmadow The Best

  • @abdirahmanyarechannel5117
    @abdirahmanyarechannel51175 ай бұрын

    Amin yare to the world ❤❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash5 ай бұрын

    : ♥️boqorada qoraalkayga aqrinaysa nafta ku baahan😂😂💔🥺😂🎉

  • @ubaxcabdi2690

    @ubaxcabdi2690

    2 ай бұрын

    Oo cad 😂

  • @user-vr5lh6tq1v
    @user-vr5lh6tq1v19 күн бұрын

    mimcaan hirgalay🎉❤

  • @armaankhadar7091
    @armaankhadar70915 ай бұрын

    Laxanka io beatka heesta saaran waa dab 🔥🔥

  • @maxamedxamuud811
    @maxamedxamuud8115 ай бұрын

    allha is one ☝️ 😢❤

  • @user-vz4go5mh4u
    @user-vz4go5mh4u5 ай бұрын

    Sooma ogid inaad nafteyda aad ugu weyn tahay ncm ❤

  • @munaawil6356
    @munaawil63564 ай бұрын

    Jacaylba wan ka amin baxay😢 hadana hestan wan ka helay qofna uma hadyaden sidoo kale qof iso dira ma haystooo💔

  • @user-kt9px3ik4o

    @user-kt9px3ik4o

    3 ай бұрын

    Hhhhh

  • @tisqaadzhow6198

    @tisqaadzhow6198

    24 күн бұрын

    Ana kusoodiraya noh ❤❤❤❤❤😂

  • @tisqaadzhow6198

    @tisqaadzhow6198

    24 күн бұрын

    Ana kusoodiraya noh ❤❤❤❤❤😂

  • @SahalIbrahim-dm4iu
    @SahalIbrahim-dm4iu5 ай бұрын

    it's an amazing song

  • @saywalaahi4867
    @saywalaahi486721 күн бұрын

    Qofka heesta Ku jidha magaceeda🎉

  • @Inasheikhnour
    @Inasheikhnour2 күн бұрын

    Wanku sugayon ku samraayee keygiyow wnku xisy ilahy ado nabd ah haina kulmiyo xajigeyga waxn dhageysanayaa 18 july 2024 galab qamis ah hadad iga damheyso like isar wll

  • @MaxamadSiciid-gh6lc
    @MaxamadSiciid-gh6lc2 ай бұрын

    Hees lama dhihi karo

  • @KhadarFeisaldhiidha
    @KhadarFeisaldhiidha3 ай бұрын

    Woooow nice❤❤❤

  • @HaajirXuseen-jr7fs
    @HaajirXuseen-jr7fs3 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤Waaw❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-kp6kt2kn1p
    @user-kp6kt2kn1p5 ай бұрын

    The beast songe ever in this year

  • @user-bs3uy3jk6j
    @user-bs3uy3jk6j4 ай бұрын

    M'y favorite song❤

  • @user-oe7gg8vr9t
    @user-oe7gg8vr9t4 ай бұрын

    Waw cashcla hee❤❤❤🎉

  • @user-vv2ve7nh3x
    @user-vv2ve7nh3x2 ай бұрын

    M.a❤

  • @mohamedmario4511
    @mohamedmario45115 ай бұрын

    What a beautiful song, hees iyo badh waxkle ❤️❤️🔥

  • @faizaabdi942
    @faizaabdi9424 ай бұрын

    Wow my like music❤❤❤❤❤❤

  • @EllyMobile
    @EllyMobile26 күн бұрын

    This kid talented

  • @HaajirXuseen-jr7fs
    @HaajirXuseen-jr7fs3 ай бұрын

    Waaw❤❤❤

  • @XamdiMacali-ql5zy
    @XamdiMacali-ql5zyАй бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @najaxmahad4101
    @najaxmahad41014 ай бұрын

    Ayyyyyy🎉❤

  • @AbdishakurMahamed-l1h
    @AbdishakurMahamed-l1h20 күн бұрын

    Wiilkn

  • @FadximaxamedXuseen
    @FadximaxamedXuseen2 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-pc3hd9bp3e
    @user-pc3hd9bp3e3 ай бұрын

    My favorite song❤❤😢

  • @ayanshido9976
    @ayanshido99762 ай бұрын

    dajiya weye heestan

  • @boqorabdirahman2443
    @boqorabdirahman24435 ай бұрын

    ❤❤❤ amiin yare one mounth and 2 sound

  • @MowliidMaxamad-qg1of
    @MowliidMaxamad-qg1of2 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @OdayAhmed-tl7cs
    @OdayAhmed-tl7cs4 ай бұрын

    Abdushakur Badmdow ayuu Samaroon Ka yahay hort???

  • @user-qh9ve4pi3f
    @user-qh9ve4pi3f3 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @sharkoali3445
    @sharkoali34455 ай бұрын

    Hhe Let’s Do it 🎉

  • @abdijoker6236
    @abdijoker62365 ай бұрын

    Amiinka legend 🙏🙏🙏🙏

  • @user-dw8do4zl4o
    @user-dw8do4zl4o5 ай бұрын

    INAAN KUSOOCDOON DADBA KULA SIMIN SOW MA OGID TAA🥺❤️‍🩹

  • @user-wh5mr4tr8u
    @user-wh5mr4tr8u4 ай бұрын

    Soomalida dumarkeedu waynu waji qor qoraan jiraye qoom cusub oo waji bisadleh baa soo baxay waayhn😮

  • @mustafarlaadichannel8835
    @mustafarlaadichannel88355 ай бұрын

    Faananka.aantaageero.amiin.yre.big.legen.cod.halacsi❤🎉

  • @user-ww5fj2fn5h
    @user-ww5fj2fn5hАй бұрын

    Hees wanagsan wa lalk

  • @MuniiroCabdi-ed6vy
    @MuniiroCabdi-ed6vyАй бұрын

    Maasha allah

  • @AhmettGorod-or3bs
    @AhmettGorod-or3bs2 ай бұрын

    waligay ismaaan ka mid noqo bukaanada caashaqa.

  • @amiirasiciid9359
    @amiirasiciid93595 ай бұрын

    14February ❤🎉ilahow i gadhsi 9casha ka hadhee❤😢

  • @AliDahirMacalim
    @AliDahirMacalim4 ай бұрын

    Wow, this video amazed me! The creativity, production quality, and storytelling are excellent. It held my attention from beginning to end. I want to acknowledge the team responsible for this incredible work of art. Great job! 💯👏

  • @user-qi5gx9cl5i
    @user-qi5gx9cl5i2 ай бұрын

    Aamiin yare. ❤❤❤😊😊😊😊😊

  • @HassaM_Yare
    @HassaM_Yare5 ай бұрын

    Amin yare wax kale 💯💯

  • @HanadmaxamedShire
    @HanadmaxamedShire5 ай бұрын

    Aamin yare codkiisa waaa layaaab

  • @maxamudyasin8848
    @maxamudyasin88484 ай бұрын

    Sow ma ogid taa macaan ❤🫅🥰

  • @Najiib114
    @Najiib1145 ай бұрын

    Amiin one my best fanaan

  • @sayadcali1810
    @sayadcali18105 ай бұрын

    Hesta 😢sanadka 2024

  • @adnanhaji7072
    @adnanhaji70725 ай бұрын

    Waar waxan hees way dhaaftay

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
    @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY2 ай бұрын

    Amiiiiiiinka guleyso walal inbadan na bashaisay

  • @zaraa992
    @zaraa9924 ай бұрын

    ashcala voice

  • @HappyArcade-uu2xb
    @HappyArcade-uu2xb3 ай бұрын

    Aamiin yare al fanan

  • @foziasalad1152
    @foziasalad11525 ай бұрын

    Cawrad hala qariyo Hooy

  • @AlmisGrandschanal
    @AlmisGrandschanal2 ай бұрын

    What a long team loveable ❤😮😂

  • @abdikafibarreibrahim636
    @abdikafibarreibrahim636Ай бұрын

    Soma ogid taa

  • @cabdiraxmanbooyo
    @cabdiraxmanbooyo5 ай бұрын

    Aamiin yare xidigeena 🫡🎥✌️

  • @abshiraadan8015
    @abshiraadan80153 ай бұрын

    amiin dad badan iyoo soo xasuusi dadkkoda😢

  • @KaydKayse-zr8tl
    @KaydKayse-zr8tlАй бұрын

    Sow ma ogid 😂😂😂😂😂wa yaab

  • @NaimaMursal-fk8du
    @NaimaMursal-fk8du4 ай бұрын

    Wxaaa jirtaaaa wiiiil aaaan jecllhy marlbaaaa waaa xanaaaq badaaanyhy plze wxn isku daaaayaaa Inaaaan mar wlbaaa aaaan saaasabo khalad wlbaaa u igaaaa gaaalo anaaa isku daayaaa inaaan raaali galiyo saaaa ay tahay saaaaid ayaaaan u jecllllhy ma jirto qof aaan ka jeclllhy wllhi saaaay tahay hdaaaa heeeestaaan qlbiyaaaan I tabaneysaaa marlbaaa ereeyadaaan baaan dhageysataaa hduuu igaaa maqaaaanyhy Anooo sadriga iyo laaaabtaaa kgu sidaaaa oooo sidi saaabi ku sasaaabaaya Sow ma ogiiid baaaa Naaaf aaad saaaqdooo soryo kulaaa jeceeel baaaa saaaacidaaayo saaac carbeysee sow ma ogiid baaaa noloshydi (Ahmed Farah)🫂

  • @Maxchama

    @Maxchama

    4 ай бұрын

    😢❤

  • @abdiwahababdisalam9454
    @abdiwahababdisalam94545 ай бұрын

    WAN KUSUGAYOO😢 . KU SAMRAYE ..😔 FARXAD SOCOTAA. 😍 IGU SALANTE .😘 SOW MA OGID TAA 🤔❤️

  • @sakariyecumar7599
    @sakariyecumar75994 ай бұрын

    Sow ma ogid paa😢

  • @2pacshaku908
    @2pacshaku9083 ай бұрын

    Heesta music waxe u egtahay hessti lix kun iyo lix boqol iyo lix seyynab cige

  • @abdihayd3415
    @abdihayd34155 ай бұрын

    Waab layaabay

Келесі