CALI ZAKI | HIBAAQ GOBAAD | ABDIJIBAR GACALIYE | WALAALNIMO | NEW SOMALI MUSIC 2021(Official Video)

Музыка

HABKAAN WALAALAA U NAHAY
DARSAY KA HELAAN NAFLUHU
MARNABA ISMA HURI KARNOO
NAF IYO HAL QUDHAYNU NAHAY
-----------------------
THIS SONG IS DEDICATED TO ALL SIBLINGS OR CLOSE RELATIVES
WHO ARE ENTIRELY LOYAL AND TRUSTWORTHY TO ONE ANOTHER,
CLICK CC FOR ENGLISH SUBTITLES...
-------
SPECIAL THANKS TO HIIGSI GIFTS
CALI ZAKI & HIBAAQ GOBAAD FT ABDIJIBAR GACALIYE
WALAALNIMO | NEW SOMALI MUSIC 2021 (OFFICIAL VIDEO)
EREYADA: ABWAAN TALASAME
LAXANKA: NABIIL BUULLE
MUSIC: HENOK ATLABACHEW
DIRECTED BY: HOBAAQ GOBAAD
FILMED & EDITED BY: CJ AMIIN
PRODUCED BY: ABDIASKARITUBE
©ABDIASKARITUBE 2021
===================
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube​
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube​
Instagram @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube​
Our new Channel …. / abdiaskarimedia​
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 1 800

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE2 жыл бұрын

    Mahadsanidiin Dhammaan Walaalaha Nagu Xidhan Ee #900k Kor U Dhaafay Oo Aynaan-Weligeen Is Arag, Wallaahi Qalbigaad Ku Qorantihiin, Si Kasta Oo Aynu U Kala Aragti Duwannahay Aan Ahaanno Walaalo Had & Jeer Is Taageera🤝

  • @wiilhoog5753

    @wiilhoog5753

    2 жыл бұрын

    Guuleso abdi askari coming soon 1M i.a🥰✊🌍

  • @anisamaxamed1679

    @anisamaxamed1679

    2 жыл бұрын

    Abdi askiri goorme arkayna wajigaaga wllo

  • @engmuuseofficial1519

    @engmuuseofficial1519

    2 жыл бұрын

    Mnsha Allah Ream Cabdi Askari Kala Kiciya One Million Coming Soon Brother

  • @naimaabdullhi3289

    @naimaabdullhi3289

    2 жыл бұрын

    I.a wll❤❤❤❤

  • @ducaysan8094

    @ducaysan8094

    2 жыл бұрын

    dar ilaahyba kujeclahy wlhi walaal abdiaskari❤❤❤❤

  • @mohametabdulkadir1597
    @mohametabdulkadir15972 жыл бұрын

    Waa hees aad u micno badan runtii 8 hablod aya ila dhashay mid kasta oo sideedaas kamid ahna wxan u jeclahay sida iny kaligeed ila dhalaty oo kale " WALAALNIMO " 🥰

  • @nimcoxsan3834

    @nimcoxsan3834

    2 жыл бұрын

    🥺❤🤴 boQor ilaHayba Tahay anakana wiL saso kle no Jecel raajaynaYa

  • @suwaysinasomali9484

    @suwaysinasomali9484

    2 жыл бұрын

    Fariid baa tahy lkin wllku kan kula dhashy kali ma ahn

  • @hafsaabi8871

    @hafsaabi8871

    2 жыл бұрын

    ❣❣❣❣

  • @haawonuur2153

    @haawonuur2153

    2 жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ameinapdi3084

    @ameinapdi3084

    2 жыл бұрын

    Macha allah wllaha qiimahahoda garanyzaa

  • @naciimonuura1651
    @naciimonuura16512 жыл бұрын

    Hestan gabar aan wiil la dhaln unba dareemi karta💔💔😭 Walalnimo wa hibo 😍😫

  • @AloNeGirl49

    @AloNeGirl49

    2 жыл бұрын

    Aniga wil iyo gabar ba ilama dhalan alxmd ilaah aya iqoray😥

  • @lavkid35turu9

    @lavkid35turu9

    2 жыл бұрын

    @@AloNeGirl49 walalo in real sense we a all brothers and and sisters if you need closser one ccount me inshalh

  • @aaminoofficialaaminooffici6752

    @aaminoofficialaaminooffici6752

    2 жыл бұрын

    @@AloNeGirl49 aby anniga guah wll mcnt

  • @AloNeGirl49

    @AloNeGirl49

    2 жыл бұрын

    @@lavkid35turu9 mhdsnd wllkey

  • @AloNeGirl49

    @AloNeGirl49

    2 жыл бұрын

    @@aaminoofficialaaminooffici6752 dhamantin waxa thn wllahey abayo

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden38152 жыл бұрын

    Anigu walal malihi 😢 hooyadey iyo aabahay anoo 5 bilood jira ayey shil gaari ku dhinteen 23 sano ka hor allaha u naxariisto ameen,

  • @husentahluko2357

    @husentahluko2357

    2 жыл бұрын

    Waan kaxuma sharafey 😧😧😧

  • @baylejaylaani7482

    @baylejaylaani7482

    Жыл бұрын

    sorry walalo amiin

  • @azranada1648

    @azranada1648

    Жыл бұрын

    Abaayo aniga walasha ah😭 i hope you r doing good

  • @qadarshafii827

    @qadarshafii827

    Жыл бұрын

    Sorry Abaayo 🥹😘

  • @oldschool9316

    @oldschool9316

    Жыл бұрын

    Sorry walal mcn u ducee adigana ilahay wax ku dhiba kuma tuso noloshada

  • @qaawaneofficial6507
    @qaawaneofficial65072 жыл бұрын

    Qof walba oo qoraalkeyga arko waa wllki ama wllshi mcn 😥😥❤️hees qiiro leh wllhi

  • @user-li2hv7xm6v

    @user-li2hv7xm6v

    9 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-li2hv7xm6v

    @user-li2hv7xm6v

    9 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂❤❤

  • @user-df1bl1tw4j

    @user-df1bl1tw4j

    4 ай бұрын

    Yss❤❤

  • @SWAHILINATION
    @SWAHILINATION2 жыл бұрын

    “If your neighbor is at peace, you are at peace”! Shout out to all the artists in this song. This is the kind of message the world needs to hear. Thank you for the translations 🤟🏿✌🏿

  • @yahyaabdi4562

    @yahyaabdi4562

    2 жыл бұрын

    The legend i support you 👌

  • @Gole11

    @Gole11

    2 жыл бұрын

    I rejoice when I see you happy Others should follow in our footsteps and learn from our siblinghoods path We can never be apart because we are One soul that is eternally united How completely devoted and truthful we are with each other Anyone who finds it relishes it and congratulates us

  • @fariixaxuseen3966

    @fariixaxuseen3966

    2 жыл бұрын

    From your reaction SN😘😘

  • @howitmade9007

    @howitmade9007

    2 жыл бұрын

    Legend mikachavala✅

  • @barwaaqoqalanjo444

    @barwaaqoqalanjo444

    2 жыл бұрын

    💋💓🤎💜💚💛🧡🤯😁🙀💋💯💢❣💙😂😭❤💔💔🙊😝💗😇🥰❤😂😘🤣😍😊😁😭😉😅🤗🙄😋🤔🌋

  • @samiiramohamed3592
    @samiiramohamed35922 жыл бұрын

    Ninkii walal wacan haysta oo qimihiisa garanaya uun baa heeskan fahmaaya😭❤️

  • @umomaxamed7169

    @umomaxamed7169

    2 жыл бұрын

    Mataak

  • @umomaxamed7169

    @umomaxamed7169

    2 жыл бұрын

    ❤❤❤🖤🖤🖤

  • @abdullahiadan693

    @abdullahiadan693

    2 жыл бұрын

    Run waye

  • @fadumoali991

    @fadumoali991

    2 жыл бұрын

    Asc

  • @barkalejonjo3809

    @barkalejonjo3809

    2 жыл бұрын

    M.a 👩‍❤️‍💋‍👩

  • @malyuunilkacas
    @malyuunilkacas2 жыл бұрын

    Anigu walaalo ma lihi will iyo gabadhtoona lookii waa qaddar Allah alxamdullilaah ain't walaalo leh Allah haydiin xafido waa hees aad u macaan iyagan Allah ha isu daayo

  • @daahiromarduurgal855

    @daahiromarduurgal855

    2 жыл бұрын

    M.a Abyo Ana walalka Ah Haday macqul thy Wll

  • @omarmohamud7830

    @omarmohamud7830

    2 жыл бұрын

    Amin wll wan kusalamey

  • @abdirizaksafaari3588

    @abdirizaksafaari3588

    2 жыл бұрын

    Walal mcn sidaas Ha,oranin Anaa kuladhashee waliba si dhib la,ana

  • @qadarshafii827

    @qadarshafii827

    Жыл бұрын

    Sorry Abaayo

  • @mustaphaabdimohamed909
    @mustaphaabdimohamed9092 жыл бұрын

    Gabadh kasta waxay xaq uleedahay inay hesho wiil walaal dhaba unoqda😍👏🏻

  • @munoahmed9290

    @munoahmed9290

    2 жыл бұрын

    Mrka laga yimaado wllka aya hooyo idhashy wxan hysta wll iyo grb ilaahy hydaayo

  • @abdirahmanaden4459

    @abdirahmanaden4459

    Жыл бұрын

    😆😆😆😆😆

  • @ummudaaim3788

    @ummudaaim3788

    Жыл бұрын

    Alhamdullilah 6 wiil iladashen Anigana nin rag ah ayaan dhalay❤️..

  • @nawaalxusen7468

    @nawaalxusen7468

    Жыл бұрын

    Aniga Mxa dhacay Xaq umalehi mia 😩😭

  • @mustaphaabdimohamed909

    @mustaphaabdimohamed909

    Жыл бұрын

    @@nawaalxusen7468 waa uleedahay wll koluu anigana noqdo Mahadsanid repalygaaga ayan ku xasuustay comment-tigan

  • @baariyowabdallebaariyowabd6193
    @baariyowabdallebaariyowabd61932 жыл бұрын

    Naf iyo hal quranu nhy Wllo qofkan hesan ba daremi kara 😢😢🥰

  • @isthilmaxmed642

    @isthilmaxmed642

    2 жыл бұрын

    Masha allaah walaalo alle isku xafida hay idinka dhigo ❤️❤️❤️

  • @sumayaahmed4629

    @sumayaahmed4629

    2 жыл бұрын

    😢😢

  • @xayatimohas2782

    @xayatimohas2782

    2 жыл бұрын

    Waaw🥺🥺🥺❤❤

  • @mariaabduqadirmaxamed434

    @mariaabduqadirmaxamed434

    2 жыл бұрын

    Sida aniga ookale 😭😭😭😭

  • @xayatimohas2782

    @xayatimohas2782

    2 жыл бұрын

    Haaaa walhi🥺🥺

  • @homzesuniil4872
    @homzesuniil48722 жыл бұрын

    8 Hablood io 6 Nin Ba Ila Dhshy👸🤴Wiil kasta io Gabadh ksta O Somaliyed Waa WaLalky io Walashay iLaahay Ha iNa Xafido WllyaL🤲❤

  • @cabdikariimcali842

    @cabdikariimcali842

    2 жыл бұрын

    👬👭

  • @asiyamohamed4896

    @asiyamohamed4896

    2 жыл бұрын

    8 wiil iyo 6 gabdhood ba ba nhy abowe wan isku so Eg nhy Salan boportoyo ✋✋✋✋ abowe hadad nooshahy iyo Cafimad ku rajayna Cimri dheer 😍😍😍

  • @hanahashim1811

    @hanahashim1811

    Жыл бұрын

    Amen❤️❤️

  • @awliyadiijeceylka710

    @awliyadiijeceylka710

    Жыл бұрын

    ana 8 hablod iyo 6 will baan nahay oo isku bah kaliya ah kuna nol hargisa

  • @khaalidkaamilofficial7166
    @khaalidkaamilofficial71662 жыл бұрын

    Wow muqaal cajiiba laga Yaab walalaha keep going

  • @khadarfeisaldhiidha2177

    @khadarfeisaldhiidha2177

    2 жыл бұрын

    Abdi askari hore u soco wll anaba ka mida dadka 900 ka kawga ah

  • @asmaqanibarre230

    @asmaqanibarre230

    2 жыл бұрын

    Khaliid kamil wan ku tageraa wll

  • @naimahussein2873

    @naimahussein2873

    2 жыл бұрын

    Proud of you my family

  • @husseinaliyarechanel1015

    @husseinaliyarechanel1015

    2 жыл бұрын

    Wow

  • @arkpoi4360

    @arkpoi4360

    2 жыл бұрын

    @@naimahussein2873 and

  • @Ismail-somali
    @Ismail-somali2 жыл бұрын

    WAXAA HIIL IIGU FILAN INAAD HAPPY II TIHIIN 😢❤ Walaal adiga iga dambeeya 👍💯

  • @user-li2hv7xm6v

    @user-li2hv7xm6v

    9 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-li2hv7xm6v

    @user-li2hv7xm6v

    9 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farduusjamac9247
    @farduusjamac92472 жыл бұрын

    Sidaan usugaayey heestan walaalnimo❤💞💋

  • @fowsiyocabdi9852

    @fowsiyocabdi9852

    2 жыл бұрын

    👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾🌹🌹🌹🥰🥰🥰🌹

  • @rahmamahdi7670

    @rahmamahdi7670

    2 жыл бұрын

    @@fowsiyocabdi9852 qali wan kutagera

  • @khaderahmed5177

    @khaderahmed5177

    2 жыл бұрын

    Fdjf

  • @cadeekg9jmac47

    @cadeekg9jmac47

    2 жыл бұрын

    Repljes

  • @nimcoyar9908

    @nimcoyar9908

    2 жыл бұрын

    nima

  • @abdulazizseeraar
    @abdulazizseeraar2 жыл бұрын

    ❤️Wow. İllin ayaa iga qubatay walaalnimadu waa dareen cajiiba. In the Middle of the night ıyadoo ay ii tahay markuu yiri “Habeen aan midkiin hagaag farax u ledin hurdo ima qabato ani”, walaalkay iga yar oo hurda baan ınta layrka daaray suu u hurdo iska daawaday. Walaalnimo Allow isku daa. Habkaan walaala u nahay Darsey ka helaan nafluhu Marna isma huri karnoo Naf iyo hal quraynu nahay. ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @zuxufi_____apdirahim.9479

    @zuxufi_____apdirahim.9479

    2 жыл бұрын

    Ok

  • @saafisheikhabdi302

    @saafisheikhabdi302

    2 жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @boqorkaPESS

    @boqorkaPESS

    Жыл бұрын

    Qur aanka ayaa Mudan in lala ilmeeyo

  • @hapsaharir7957

    @hapsaharir7957

    Жыл бұрын

    Wll nimo🥰

  • @shugridheman7781

    @shugridheman7781

    Жыл бұрын

    @@hapsaharir7957 mzxcwtyo

  • @nuhazofficial511
    @nuhazofficial511 Жыл бұрын

    It's actually a song that is emotional for everyone, thanks to all the Somali artists🙏 Somalia is a country that I really love, I hope that we can share our lives with a Somali boy one day. From Egypt 🇪🇬

  • @user-zq6sb2wd9d

    @user-zq6sb2wd9d

    8 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kingmk7615
    @kingmk76152 жыл бұрын

    Wixi Hore Quba - Abdi Askar Ba Hawada Ku Jira 🥺🖤🥺

  • @kalsoon6817
    @kalsoon68172 жыл бұрын

    Walaaalnimo😢 wxaan xasuustaa anoo yar oo dugsi dhiganaayo macalinka inuu walaasheyda garaacay anigana waan ooyay wuxuu i dhahay yaaku dilay oo aad la oyneysaa, wxaan ku iiri waxaan dareemaaayaa xanuunka ee dareemeeso mid kabadan😭❤

  • @drsaamina9786

    @drsaamina9786

    2 жыл бұрын

    😭😭

  • @faizamuse8119

    @faizamuse8119

    2 жыл бұрын

    😭😭

  • @husentahluko2357

    @husentahluko2357

    2 жыл бұрын

    Qofka boqorad adigo kale ay ladhalate aya amaan mudan .......... waad iga ilmeyse qaali xasuus ayaad igelise ..... sharaf ayaad mudanta iyo dhamaan hablaha oo dhan

  • @kathirakhath4075

    @kathirakhath4075

    2 жыл бұрын

    Sidaa kale walaahi waan ilmeeyey runtii fariid wllky

  • @husentahluko2357

    @husentahluko2357

    2 жыл бұрын

    Mashallaah hablaheenu waa dahab iyo dayman nimey gabar ladhalan miyaa raxada dunida arkaaaaa .......madaxa ayaad isarantihiiìn dhamaaantiin

  • @hafsadallab2577
    @hafsadallab25772 жыл бұрын

    Halyeeyada Ii dhiiriyoow Hiilkiyo Garbihi Naftoow kuwaan Habla Dheerahoow❣️Farxda ii Hibaysan aanaa Ogsoon😭🌎👑

  • @Naima90900
    @Naima909002 жыл бұрын

    Rabbi wuxu igudeeqay 16 walaal 4wiil 12gabdhod wlshy hodon wey naga hoseysaa rabbi haku naxariisto wllo mcn midwalba waxn ujeclahy sidan kaligii ladhashay rabbi haydaayo dhamntood❤️❤️❤️😭😭

  • @mohaadde4639
    @mohaadde46392 жыл бұрын

    Heestan wallanimo markaan maqlo wlhi ilin baa iga timaada walalhy aduunka waan iGu jeclhy walanimdu wxey macathy mrka lays fahmYo ee laysku farxsanyihiiN allow hakala qaadin wixii walalo ah ee isku frxsan 😪😪💔♥️♥️♥️😭😭🤲🤲

  • @fadxakaapa2070

    @fadxakaapa2070

    2 жыл бұрын

    Aaaamin ilhy hasku dayo wixi isku faraxsane walala ah

  • @asmaabdilahi1100

    @asmaabdilahi1100

    2 жыл бұрын

    Waa heese darene lehe🤣

  • @xasancali1530

    @xasancali1530

    2 жыл бұрын

    Aaaamin wall allaha iskudaayo inti isku faraxsan

  • @abshirshekh2357

    @abshirshekh2357

    2 жыл бұрын

    Walalnimo waa farxad an la soo koobi karin

  • @nuuramohamed2790
    @nuuramohamed27902 жыл бұрын

    Dhiigaygii allow idin dhowr🇮🇹💎💖👑

  • @aysartube9982

    @aysartube9982

    2 жыл бұрын

    Calanka dadka leh u dhig😅

  • @karimhasan8967

    @karimhasan8967

    2 жыл бұрын

    @@aysartube9982 halke ku xanunsan kk

  • @abdijabarabdillahi3223

    @abdijabarabdillahi3223

    2 жыл бұрын

    You have 🇮🇷👍🥰

  • @aysartube9982

    @aysartube9982

    2 жыл бұрын

    @@abdijabarabdillahi3223 😅this is Iranian flag😥

  • @karimhasan8967

    @karimhasan8967

    2 жыл бұрын

    @@aysartube9982 no mashqul zxp qaxitigagi wado

  • @nimcoali4487
    @nimcoali44872 жыл бұрын

    82 kun Oo like hadaad iga dhex aragtaay Haa iidhaafiin wll leke isaar bes❤️ marnaba ismaa dhafi karno love you

  • @mucaadhassanmohamed1651

    @mucaadhassanmohamed1651

    2 ай бұрын

    Oshheposkhs

  • @Nabaddoon.
    @Nabaddoon. Жыл бұрын

    Waxan heestan dhagaysanayaa anigoo ilmadu iga qubayso oo qiiraysan, waan kasoo tagay walaalahay, oo qorbo imid. eeboow anoo caafimad qaba iyo iyagoo waanagsan igu sug yaa rab. Walaalnimadu waa qaaaLi 😭❤

  • @wardasuldan7448
    @wardasuldan74482 жыл бұрын

    Dareen ka qalisan ma jiiro walltininada AlhamdulillaH in aad tiihin wallday somaliyad❤💋❤

  • @user-qv1gb7mb2z
    @user-qv1gb7mb2z2 жыл бұрын

    Walaalnimo iyo Habarjeclonimo iyo laandheerenimo baa isku darsateen Legend Abdi Askari Tube I can't wait 1M❤️🤍🙏

  • @777-y4k

    @777-y4k

    2 жыл бұрын

    Hadaad qabyaalaad aaf see waded likes ban kala noqanya kk

  • @kingmuhanad6746

    @kingmuhanad6746

    2 жыл бұрын

    😀😀😀 sa ma ahan qof walbo wuu qadan karaa heeskan

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta77662 жыл бұрын

    Masha Allah wltinimo wa qali ale ha isku kiin daayo walalhay wan idin ku fana💉❤🌍

  • @hamdimohamed1728
    @hamdimohamed17282 жыл бұрын

    Hadey heestaan soomali weyn kusocoto allah isha naga haayo dhamaan 5ta soomaali weyn one love hadii kale neh nago kala wada qaraabo jaceylka walaal waala qarsadaa yaan lagaa ileysan walashaa ama walaaka 💕 😍😘🙏

  • @cabdalachanneloffal7382
    @cabdalachanneloffal73822 жыл бұрын

    heestaan si gaar ah iitaabatay wllhi aniga 😭😭😭

  • @fosiyagelo664

    @fosiyagelo664

    2 жыл бұрын

    Hee hn wayo

  • @cabdalachanneloffal7382

    @cabdalachanneloffal7382

    2 жыл бұрын

    @@fosiyagelo664 gabadh ila dhalan 😥

  • @ahmedhassanali5044

    @ahmedhassanali5044

    2 жыл бұрын

    Sorry zhp 😿

  • @sancadsancad8634

    @sancadsancad8634

    2 жыл бұрын

    Masa

  • @naag-weyn

    @naag-weyn

    2 жыл бұрын

    Me too Wlhi 😥

  • @queenedebzan7825
    @queenedebzan78252 жыл бұрын

    ( HAYADA) 😂🤩 DHIGA BIYO MAHA M.A HABAR JECLO 🩸🔥🔥🔥✅

  • @ozanali5258
    @ozanali52582 жыл бұрын

    It's emotional song it touched me really. I'm crying coz now I have almost 10 brothers and 5 sisters alhamdulilah but what makes me cry is one of my friend doesn't have any brother so even now he's blind coz he got sickness on eyes so please pray for him coz it's so hard living without siblings

  • @Scud570

    @Scud570

    2 жыл бұрын

    😭😭😭Life is so difficult when you don't have a sibling

  • @umucafiifa9739

    @umucafiifa9739

    2 жыл бұрын

    😰😰😰😰yaarabi intan walal heysan walal sii Aamiin 🤲

  • @farhad5541

    @farhad5541

    Жыл бұрын

    same anigana 10 wiil iyo 5 gabdhood ila dhalatay

  • @yaxyemuxumed6206
    @yaxyemuxumed62062 жыл бұрын

    Very emotional song. This song feels a person who doesn’t have siblings

  • @nabiilbulle4956
    @nabiilbulle49562 жыл бұрын

    Hees dareen gooniya xambaarsan (walaalnimo) wan hambalyeynaya dhamaan fanaanintan iyo walaalaha dunida ku nool ee is qadariya. Abdi askari🙏 sharfanid adna ugaas.

  • @MohamedHassan-pu6wk
    @MohamedHassan-pu6wk2 жыл бұрын

    Masha Allah walaalaha haayda waan isku faraxanahay wiilasha haaydana waxaan leeyahay meelkasta oo aad joogtaan hablaha haayda inoo ilaaliya waa habo habalaha kale ee soomaliyeed wax dheer inoo ilaaliya

  • @maanlulaahmed9003

    @maanlulaahmed9003

    2 жыл бұрын

    Anaguna wanu ilaalina wlhi inamada yada haayada🥰

  • @hafsaabi8871

    @hafsaabi8871

    2 жыл бұрын

    Aww thank you wll wd na ilaashataan💕

  • @xaliimomaxamed7360

    @xaliimomaxamed7360

    2 жыл бұрын

    Caqli ha ku shaqeeyo wlloh gabadh kasta oo soomaliyeed waxa walaal u ah oo dhowra wiilasha soomaliyeed ee habluhu qabiil malaha taas ogow waayo gabdh kasta reerkoodu ma joogo meelkasta oo ay joogto kuwaa halkaa jooga hagar daamayn lahaa intay ka maqan tahay wiilasha haybtooda

  • @ayser.aymann
    @ayser.aymann Жыл бұрын

    Waxaan wada dhalanay 4 wiil iyo 4 hablood wlhi waxaan udhigo Ama Aan ku doorsado Haplahayaga inan Aduunka Oo Lin waxaan ujeclahay sidiii Aan Hoyaday Ujeclaaa allaH Hawnaxariisto hooyaday 😭🤲

  • @queensworld8479
    @queensworld8479 Жыл бұрын

    Waxaan yaraan u ahay 9wiil kaligey gabar u ahay sidee iijecel yihin markaa xasusto waan ilmeya ilaahayow iidaa walalahey aduunkaa ujeclhy ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @stayblue759
    @stayblue7592 жыл бұрын

    Mnzha Allah Yartii Hibaaq Dakhar CaDiYa Ayay si NoqotaY. Hibaaq wa magac ad u qurux badan. 😍🥰🌹✌️

  • @Abdulkga

    @Abdulkga

    2 жыл бұрын

    Dabarka miyaad ku ogeyd?

  • @Jama143
    @Jama1432 жыл бұрын

    Heestan inta ila aragtey in walalo isku hiloobey iska soo duubi karaan love dhac ku sii waa waxkale👨‍👩‍👧‍👧❤

  • @farhiyamdiriye6554
    @farhiyamdiriye65542 жыл бұрын

    Tears of joy😭 wlhi Wllnimada waxa garan kara uuun QOfka wll Hysta🥺

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Жыл бұрын

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙 الله ❤💙💙

  • @hibocadey5886

    @hibocadey5886

    Жыл бұрын

    Aamiin yaa rabbi 🤲🤲

  • @hibocadey5886

    @hibocadey5886

    Жыл бұрын

    ♥️♥️♥️💖💖💖💖

  • @carfimohamed7783
    @carfimohamed77832 жыл бұрын

    Heestan Wy iga ilmaysisay 😭😭

  • @qaaliqurux6144

    @qaaliqurux6144

    2 жыл бұрын

    Aniguba wallaahi 😭

  • @AbdirahmanPro
    @AbdirahmanPro2 жыл бұрын

    Qof aanay hooyo idin wada dhalin oo wll xalaala kuu noqodaa ka wanaagsan kan kula dhashay, ❤️😍 Another Level Abdi AskarieTube 😎

  • @Khabib013

    @Khabib013

    2 жыл бұрын

    Walalka wax dhaama malahn

  • @samsamibrahim4346

    @samsamibrahim4346

    2 жыл бұрын

    haa wlhi

  • @nesredindarge807
    @nesredindarge8072 жыл бұрын

    Am not somali but tnxxx to the subtitle its an amazing music with gr8 voice luv it ❤️ 🔥 From 🇪🇹 ❤️ Great Job and amazing combination ❤️❤️❤️

  • @mustafebulshaale2648
    @mustafebulshaale26482 жыл бұрын

    Tani hees waa dhaaftay wallaahi. Allaw walaalaha nala dhashay iyo kuwa wakhtigu na baray ee Saaxiibada noo daa caafimadkoda iyo cimrigooda. Kampala-Uganda ayaan ku daawanayaa anno faamilka walaalaha iyo waalidka ka dheer.

  • @nasfm5054
    @nasfm5054 Жыл бұрын

    I m crying😭😭😭

  • @SumayoAli-

    @SumayoAli-

    2 ай бұрын

    Why😭

  • @AyanCabdilahi

    @AyanCabdilahi

    Ай бұрын

    Wll❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyanCabdilahi

    @AyanCabdilahi

    Ай бұрын

    Xubi❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @apdifatah1813
    @apdifatah18132 жыл бұрын

    7 gabdhod iyo 1 wiil ila dhashy adunka u jecelahy Ana uwayn 😪😪😪😪❤️❤️

  • @ayaanaosmaan3055

    @ayaanaosmaan3055

    2 жыл бұрын

    Ilhy hku dayo wllo

  • @apdifatah1813

    @apdifatah1813

    2 жыл бұрын

    @@ayaanaosmaan3055 Amin wllo 💚❤️❤️

  • @mariamgabbal5461
    @mariamgabbal54612 жыл бұрын

    17 walaal baa ila dhashay hadana mid waliba waxaan ujecelahay sidii in kaligii ila dhashay🥰❤

  • @husentahluko2357

    @husentahluko2357

    2 жыл бұрын

    Sharaf ayaad mudanta

  • @amalibrahim9206
    @amalibrahim9206 Жыл бұрын

    Heestan manta ayan dib usoo booqday markaa daawaday arooskii hibaaq gobaad iyo siday garabkeeda usoo istaageen Wn qiirooday wllnimadooda runtii 😢

  • @abdilahiahmed686
    @abdilahiahmed6862 жыл бұрын

    Habar love another level

  • @nasracali2048

    @nasracali2048

    2 жыл бұрын

    We love habo love 💘

  • @zihamcarap1873

    @zihamcarap1873

    2 жыл бұрын

    Si garan wax u darenaY hapar love TayaDih 😂😂😂

  • @rahmamaxamuud1876

    @rahmamaxamuud1876

    2 жыл бұрын

    Hadaano nahay habar jecelo sigaaran isu jecelnahay dhamantiinba guuuul my dhiigaygi1🥰🥰❤

  • @abdilahiahmed686

    @abdilahiahmed686

    2 жыл бұрын

    @@zihamcarap1873 hhh haa wll aad

  • @abdilahiahmed686

    @abdilahiahmed686

    2 жыл бұрын

    @@rahmamaxamuud1876 Sido kale wll Allah ha ku xafido

  • @musehassan2677
    @musehassan26772 жыл бұрын

    Duriyadi> Ali zaki hibaaq gobaad abdijibaar gacaliye keep going pros

  • @marwayusuf5433
    @marwayusuf54332 жыл бұрын

    7 wiilo boqoraba Ila dhashey iyo 4gabdhood wlhi iyagan wax Ku nahay aduna idinka idinku jeclahay alle inama Kala fogeyo ❤️

  • @aizahamza3433
    @aizahamza3433 Жыл бұрын

    😢who is here after the wedding of XIBAAQ ❤ this is the real definition of brotherhood, sisterhood and walalnimo❤❤❤

  • @carabbilbil947
    @carabbilbil9472 жыл бұрын

    Laxanka nin weyn inuu leeyahy Intii ila aragty like wash🤣💯

  • @abdisalanahmedmohamed4855
    @abdisalanahmedmohamed48552 жыл бұрын

    Music has no border,this somali song reaches over the world only one month. All somalis are brothers💞💞💞

  • @nimoabdi9208

    @nimoabdi9208

    Жыл бұрын

    Wa ruunta x

  • @user-wt6um5kk4u

    @user-wt6um5kk4u

    10 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @badriyobilan4421
    @badriyobilan4421 Жыл бұрын

    Anigu aH badriyo Alx waxa ila dhasheen 7 gabdhood iyo 6 wiil abeheyga wuxu dhalay 5 wiil hooyadey 1 wiil aniga hooyo isoo korisay abe neh ima soo koriiN hooyo wexey igu tiri badrio walalha aad wan u imaday ayaga neh wexey igu noqdeen cadoow 4 wiil 2 iga weyn waa kuwaa manta guulwlbo garo igarab taGN muRugo neh ii diida 😢labada iga yar ma aqaan iney iyasayaan iyo in kale labadood waxan ka weynahay 1 sano midkiiba haben walbo waxan soo xasuusta hooyadey wana iska ooya marka arko sey u dhaqmYaan 😢hooyo mcn miss you 😢ilhy hA ii ka daayo😢hooyo wanagsan baa idhashay oo idhahaday walala aad Lkin ma fahmaab iyaga ilhy ha soo hanuuniyo

  • @zacdaapdikader6355
    @zacdaapdikader63552 жыл бұрын

    We can never be apart, because we are one soul that is eternally united 💋 deep emotion 😐

  • @lilzaakirgamer6695

    @lilzaakirgamer6695

    2 жыл бұрын

    That is impossible ❌✊

  • @abdirahmanabdi5015

    @abdirahmanabdi5015

    2 жыл бұрын

    We are one and United ,.. together forever

  • @kadijasharif662

    @kadijasharif662

    2 жыл бұрын

    MAsha alaah

  • @KaltuunMaxamed-kb3zv

    @KaltuunMaxamed-kb3zv

    10 ай бұрын

    7

  • @KaltuunMaxamed-kb3zv

    @KaltuunMaxamed-kb3zv

    10 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @riyaqhassan5730
    @riyaqhassan57302 жыл бұрын

    Mansha Allah wan sugaye heestan walaalaha isjecl ❣️❣️one love

  • @Two_pac_shakur_63
    @Two_pac_shakur_63 Жыл бұрын

    Niyad Baan Hadlayaaye Walaal, Noloshayda Waxaa iiga Muhiimsan, Taada Oon Wax Nusqaana Lahaanin😥❤️🌏

  • @cabdifatahrozey8975
    @cabdifatahrozey89752 жыл бұрын

    HibaaQ wllhi codkeeda macaan mansha allah

  • @ayaancismaan2858
    @ayaancismaan28582 жыл бұрын

    4 gabdhood ila dhalatay allaha ii deysto wllnimo waa hibo❤🌎👏 Laakiin wiil ilama dhalan😥💔

  • @daahiromarduurgal855

    @daahiromarduurgal855

    2 жыл бұрын

    Abyo Qaali Anaa walalka Ah Goor waliba

  • @ayaancismaan2858

    @ayaancismaan2858

    2 жыл бұрын

    @@daahiromarduurgal855 Mahadsanid wllkey qaaliga ah❤🦋🙏🏼

  • @daahiromarduurgal855

    @daahiromarduurgal855

    2 жыл бұрын

    @@ayaancismaan2858 Adaa Mudan Abayo ee xgebad jogtaa Horta inleys barto ceeb ma ahne

  • @farahsaed8329
    @farahsaed83292 жыл бұрын

    Walaltinmo dhankasta ka buuxade 🙏💚waxa dunida ugu qaalisan waa farxada alle hydin siyaadsh

  • @quruxleey5550
    @quruxleey55502 жыл бұрын

    Hees aan wada sugeynay🤍🔥👊 legend abdi askari tube🔥🤴

  • @youngbile2323
    @youngbile23232 жыл бұрын

    Heestani dareen gaarey igalisa ❤️ 🥺 Aduunka 2hablood oo ila dhashan ka eegta san 2deyda indhoodna wanka jecelahey 🥰🥰❤️❤️

  • @abdirizakothman4619
    @abdirizakothman46192 жыл бұрын

    Ano full stress ah bn dhagaysanaya

  • @apdiasisahmet7352
    @apdiasisahmet73522 жыл бұрын

    Habar love nimo❤❤❤

  • @hodanhassan1004

    @hodanhassan1004

    2 жыл бұрын

    Habarjeclonimo 💉🩸

  • @Rahoyproduction
    @Rahoyproduction2 жыл бұрын

    Mashaallah cali zaki iyo Hibaaq Abdijibar 3 legend 🙌 ❤ 👏 👌

  • @Abdifatahyussuf21
    @Abdifatahyussuf212 жыл бұрын

    Qofki walalihis ay ka fog yihin ayaa daremi karo😍💯xada i istagtay😪

  • @Abdisomalilander1
    @Abdisomalilander12 жыл бұрын

    Walaalo aan hooyo wada dhalin wakhtigu markuu kuu dhalo waa iska sidan Allow inta Wakhtigu Walaalo iiga dhigay iyo kuwa ila dhashayba Cafimaadka iyo cimriga usiyaadiyo ❤️❤️🤲

  • @asmacumarelmi6955
    @asmacumarelmi69552 жыл бұрын

    Aduunka wax ugu qaalisn waa walaalnimada xidhidhka ugu ficn waa walaalnimo habo ali saki Hibaak abdijibaar horu mar wacan

  • @hamuunoghamuunog1097
    @hamuunoghamuunog10972 жыл бұрын

    2.5k 17 mnts another level wlhi keep going mi brother

  • @qalanjolojir8890

    @qalanjolojir8890

    2 жыл бұрын

    👸🤴🤴💪💪💔💔💔

  • @anisocabdicali1373

    @anisocabdicali1373

    2 жыл бұрын

    Asc

  • @alibaashimacruuf2755
    @alibaashimacruuf27552 жыл бұрын

    Waan ka xumahay walaal ma heysto 😥🥲😢

  • @nagiibofficial3714

    @nagiibofficial3714

    2 жыл бұрын

    Sorry wllky😞

  • @farhanwadani4583
    @farhanwadani45832 жыл бұрын

    "Walaalnimo, walaalnimo waa hibo walaalnimo." Waa qaayb kamid ah heestan oo ah miraha ugu horeeya ee lagu fur-furtay. Xaqiiqatan ma jirto waxkafiican dad kula dhashay oo aad ku hirato. Aniga waxaa ila dhashay 6 oo kala ah: Bishaaro, Mohamed, Sacdiyo, Deeqo, Cabduwali, Safiyo. Ilaahay ha ii xafido ma tihiin dad aan hilmaami doono boos weyn, baad ii joogtaan. walalnnimo. Yaqshid, Mogadishu, Somalia. 12/25/2021.

  • @ashiidohaamzeen5199
    @ashiidohaamzeen51992 жыл бұрын

    Waa dareeen i qaaadey wlhi walnimo 😢♥️

  • @qaalimaxamed754
    @qaalimaxamed7542 жыл бұрын

    Wlhi heestaan si gaara ii taabatay qimaheeda waxa dareemi kara gabar aan wiilal la dhalan walaal la aan waa ciil wlhi 😭😭😭😭😭💔😢

  • @karaamamoha3785

    @karaamamoha3785

    Жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭

  • @yessboss9640
    @yessboss96402 жыл бұрын

    HARGEISA💚😍❤

  • @ahlambashir2096
    @ahlambashir20962 жыл бұрын

    5 gabdhood iyo labo wiil baa ila dhashay wax u jeclahy si isku mida allow barakeeee❤🙏

  • @nasraomer2819
    @nasraomer28192 жыл бұрын

    Hibaaq gobaad iyo labada boqor ee garbaheeda ah walaalo is jecel❤

  • @nimcoabdi6668
    @nimcoabdi66682 жыл бұрын

    Walaladay boqoradi reer burco wan idin jecelahy wlhi♥️💯

  • @DEEQOISMACIILibrahim
    @DEEQOISMACIILibrahim2 жыл бұрын

    Heestan waba ii ooysiisay runtii 😭😭❤️walaaalhy 2017 igu danbeysay in la joogo 😫ilahayow inago nabad gaba na kulmi💕💕

  • @mustafa-bo2dh
    @mustafa-bo2dh2 жыл бұрын

    Masha Allah tabaraka Allah beautiful song may Allah protect you guys we love ❤ you

  • @hamdaabdilahi1883
    @hamdaabdilahi18832 жыл бұрын

    Hanoolaato haayaddu 😂😍

  • @cilmiyare4355
    @cilmiyare43552 жыл бұрын

    This is best song ever,🙏🏿

  • @sadiq07
    @sadiq072 жыл бұрын

    Cali zaki fanan aan iska jeclahy ku dayasho mudan 🥰😇

  • @iamqueenrayan9119
    @iamqueenrayan91192 жыл бұрын

    😪😪ala hesatan marka dhagesto wan ilmeya wayo walalku wa wahel lkn ani walal ilama dhalan😪😪😪😪💔💔lkn wilkasto somliyed ba walalkey aah iyo gabr walbo somliyed wa wlshey 😪😘✊

  • @haniawil7261

    @haniawil7261

    2 жыл бұрын

    Wa kujclhy wll frxd igu nolow❤🥰👸

  • @husentahluko2357

    @husentahluko2357

    2 жыл бұрын

    Habkaan walaaley kujclahay marna isma huri karno oo naf iyo hal qur ah baynunahay ...........garabkaaga midigid ayaan nahay🌷🌷🌷🌷⚘⚘⚘⚘⚘🌻🌻🌻🌻🌻🌻💋💋💋💋👄👄👄👄💖💖💖💖💖💖💖💖❤❤❤❤❤BOQORADA

  • @iamqueenrayan9119

    @iamqueenrayan9119

    2 жыл бұрын

    @@husentahluko2357 thnk you walakey mcn

  • @iamqueenrayan9119

    @iamqueenrayan9119

    2 жыл бұрын

    @@haniawil7261 thnk you mcnto

  • @sahraaskar6576
    @sahraaskar65762 жыл бұрын

    int qof iga dmbeso wxn urijena cafimd aqiro jano fardwso 💕❤️❤️

  • @caydaruzzadiq2911
    @caydaruzzadiq29112 жыл бұрын

    Walaalnimo burcanimo habarjeclino laandherenimo baad isku darsateen keep going guuleysta🥰🙏🙏

  • @farahzaki5632
    @farahzaki56322 жыл бұрын

    Heestan wxy so baxday ano la murugsoon geerida gabdha kalia ee ila dhalatay dumar walashy iga yaryd wlhi 😭😭 ilhy hku naxaristo wlshydi aan jeclaye 😭 mrksta wn ku duuceya

  • @msssmile87
    @msssmile872 жыл бұрын

    Maasha Allaah alle ha idiin siiyaadsho walaal nimadiina Ali Zaki, abdijibaar gacaliye iyo hibaaq ugbaad ♥️ Qofka haysta walaal jecel dhowrta aysan na hooyo u dhalin baa garan kara qiimaha walaalnimadina

  • @api-azizahmet2918
    @api-azizahmet29182 жыл бұрын

    Legends always legends Cali zaki GacaliYe Gopaad Keep going mY prother'z

  • @djamamohamed6320

    @djamamohamed6320

    2 жыл бұрын

    79

  • @FarxaanCumar-lq7kt

    @FarxaanCumar-lq7kt

    11 ай бұрын

    Asw

  • @mohamedisackadam

    @mohamedisackadam

    7 ай бұрын

    😢😂😢😮😊😊😊

  • @mohamedisackadam

    @mohamedisackadam

    7 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @maxamedsoodagay4269
    @maxamedsoodagay42692 жыл бұрын

    ☝️♥️Marnba is ma Hurikarno

  • @samiiramohamed4332
    @samiiramohamed43322 жыл бұрын

    Omg 😳 inta sidayda qiirotay ilmo 🥲kusoistagtay ismujiya 3ruux isla jeclahy walhy walanimo buuxda 🥰🥰

  • @farduusabdur5595
    @farduusabdur5595 Жыл бұрын

    Markasta aan heesta dhagaysto wn ilmeeya waliba int Habeenkan aan midkiin Hagaag farax uladin Hurdo ima qabato anih 🥲 Waxa ila dhashay 5wiil 7gabdhod wlhi naftaydaan idinka jeclahay wlaal ilhy ha iikiin daayo 💋❣

  • @intisarm6014
    @intisarm60142 жыл бұрын

    Mashallah be proud my brothers and my sister when you have someone watch your back always you feel always safe are you have done my sister I pray God you guys never lose that God bless you all#your sister somewhere❤❤🎤

  • @dekalul5637

    @dekalul5637

    Жыл бұрын

    Walalnimo Ali Zaki mashaalah

  • @maxamedcali3509
    @maxamedcali35092 жыл бұрын

    M.A wlalaha sh.isxaaq Haayada 💘

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__5569 ай бұрын

    Wllnimada waa heybad Aan la helin wlh ❤😢🫶🏿Alle haykiin daayo poqoradi ila dhashow 🥰

  • @dahirmahamed2564
    @dahirmahamed25642 жыл бұрын

    Facebooka ayan ku arkay heestan mana ihi dadka heesa dhagesta balse dareen xoogan ayey igalisay walalahey oo aan jaray xariirkii naga dhexeyay ayaan soo xasuustay waan iska ilmeemay waxaan dareemay walaltinimada qiimaheeda I love you so much my brother’s 😢😢😢😢❤️❤️❤️❤️

  • @wizer1594
    @wizer15942 жыл бұрын

    Onother level Ali zaki Hibaq gobad Abdijabar gacliye so amznig song 🥰👑😍

  • @mohedabdi242
    @mohedabdi2422 жыл бұрын

    Haayadnimo🥰🤸

  • @aragsanhassan9711
    @aragsanhassan97112 жыл бұрын

    Marnaba Isma Huri Karrnoo Nafiyo Hal-qudhaynu Nahay❤🔐💫 💉 Walaalnimo🩸🔐

  • @fadumocarab6076
    @fadumocarab60762 жыл бұрын

    Waxaa ila dhashay oo iga wada yaryar 8 gabdhood iyo 5 gabdhood curada xaafadayada baan ahay Alxamdulillaah dhamaantood inaan waalid u ahay camal uwada jeclahay waayo waan soo wada xambaaray badankooda inay nolosha ifaraxsanaadan hormarna aan gaarsiiyo uun baana u noolahay ayaga iyo waalidkii I dhalay ilaahay ha igu simee❤❤

Келесі