KHAALID DHOOBO ADUUN HAWL LAGAMA WAAYO QAACI DAYAX BAND 2020

Музыка

KHAALID DHOOBO ADUUN HAWLI KAMA DHAMAATO QAACI DAYAX BAND
XUSUUSTII MAXAMED YUUSUF
KAMANKA NUURADIIN CALI AMAAN
BOONGAHA BUULO XUUBEY
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 194

  • @gobiyocaadkeed6491
    @gobiyocaadkeed64914 жыл бұрын

    Allah SWT maxamed yusuf cabdi iyo ummada muslimiinta ah oo dhan ha u naxariisto yea Allah maxamed yusuf iyo dadkeenii oo dhan janatul fardawsa ugu deeq. So waasheen oo sharaf leh ayuu inanku u qaadato heestaa maxamed yusuf

  • @gamayare2767
    @gamayare27674 жыл бұрын

    Fanki Waxa uso baxay Rag ino matalikara bosaski, tubec, salad darbi, kuluc iwm inkaston lagadhi karin 👏👏🔥🔥

  • @jimmylebonheur7564
    @jimmylebonheur75643 жыл бұрын

    Hestan u jecla wad iso cusboneysiiseey maxadsaniid fanan halkedii wad kentay ...from jabuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @jaylaanig3585
    @jaylaanig35854 жыл бұрын

    Fanaankani codkii maxamed yuusuf cabdi ayuu keenay👌🙌 nuuradiin🎸

  • @hamsamohamed7335
    @hamsamohamed73354 жыл бұрын

    Dhoobo Yare. Heesti Fanaankii Weynaa Ee Mohamed Yuusuf Cabdi Halkeeduu Ku Musbaaray.

  • @Sir-apdrzak
    @Sir-apdrzak4 жыл бұрын

    2:07 ilaa 3:00 ustaadku suu ugu raaxaysanayo garaacista cuudka🔥🔥 Amazing wlhi Fanka dhabtaa wakaa #dayaxband❤️❤️

  • @ahmedabdirahman82

    @ahmedabdirahman82

    4 жыл бұрын

    #Amazing wlhi

  • @mohamedmohamoudaden757

    @mohamedmohamoudaden757

    3 жыл бұрын

    Hh aad iyo aad wll waan kula socda waxaa tahay qof fankeena qaaliga waxbadan ka yaqaan alle haku sharfo

  • @xidigahabariga1825
    @xidigahabariga18254 жыл бұрын

    AUN maxamed yuusuf heestiisi khaalid dhoobo waa legend cod macaan halkaa ka wad

  • @asiye717
    @asiye7173 жыл бұрын

    Ustad nuradiin Dartisa udawanoya Gacantisa jeclhy ❤

  • @sarahussein5872
    @sarahussein58724 жыл бұрын

    Heeshaha noocan Ha dadka fanka dhadhmiya uun ba ka helyaa ee dookha sare leh. Sidayda 😁heesi hore ayan jeclahaye hadna dadka jiilkan ban ka midahay❤🌹

  • @shankaroonland7480

    @shankaroonland7480

    2 жыл бұрын

    Run badanidaa dayaxuu ina yara geeyay. maxamed yusuf cabdi ILAAHAY naxariis waasaca ha siiyo yarku taariikh buu ku galay heestan siduu abaalkeedii u mariyay

  • @omaribrahinm1724
    @omaribrahinm17244 жыл бұрын

    Fannaan maxamed yuusuf cabdi aw cumar alle ha u naxariiste 1989.

  • @fatxahassan3765
    @fatxahassan37654 жыл бұрын

    Farxan qalinle Ismaciil aarka Khaalid dhoobo C/kariin cali tea Siciid qalinle Saalax sanaag Waxay daaqada kasaaren xidigihii geeska ❤❤❤daaha gaas😍

  • @awilmhamet9593
    @awilmhamet95934 жыл бұрын

    NoolaYa fanka VivA jamuuriYada barakeYzan 🇮🇷❤

  • @suleimanyare3008
    @suleimanyare30084 жыл бұрын

    Cajiip Dhoobe yare, wxaba cajiib ah sida uu kabanku u heesayo xudeybi , C dhuule, Daa uud C masxaf M,Miyir xaaji Aun dhmn Lkiin Nuradiin cali Amaan Wa maclinka qarnigan isma dhibaayo,iLLAHY cimirka ha u barkeeyo

  • @gobiyocaadkeed6491
    @gobiyocaadkeed64914 жыл бұрын

    Rear Somaliland mooyee yea sides hees u qaaadi Kara origionalkii maxamed yusuf aun KUWA kale way baaba'sadaan NIN rear Somaliland ah ayuunbaa hees Somaliland dib u qaadi Kara waa sida sharcigu dhigayo

  • @wadanisomali3147

    @wadanisomali3147

    3 жыл бұрын

    Hhhhhhhh Hhhhhhhh Hhhhhhhh Tubeec, magool, salad darbi, hiba nura, samatar, abdi tahliil, xabiiba xasan toxow, masiii wadaa

  • @shankaroonland7480

    @shankaroonland7480

    2 жыл бұрын

    @@wadanisomali3147 tooxow aa?? Tubeec NIN reer berbera ah miyaanu ahayn Allah ha u naxariisto inta dhimatay. marka fan qof reer koonfureed ahi kaaga waramaa faduun loo yaabaa Inta kaoo dhana yea soo saaray? Heesaha qaadaan yaa sameeyay magool waanu idinku haysanaa iyadoo yar baanu kaxaysatay oonu hibadeeda aragnay magaca magoolna hargeysa loogu bixiyay oo uu u bixiyay aun yusuf x. Adan intaasiba hadaanay ragii murtida lahaa ee reer Somaliland helin macsaraday bakaaraha ku miismiisi lahaayeen.noo MAHAD naqa Kagtankuna inoo furan

  • @jamaadnuura10

    @jamaadnuura10

    2 жыл бұрын

    @@wadanisomali3147 Magool waa inantii hargeysa hargeysa tababartay Magool u bixisay muran maleh, Hibo iyo tubeec aun waa asal dhalad reer Somaliland xitaa cabdi tahliil oo reer ceerigaabo ahaa xasan Adan isna xasan Adan a ma noqdeen hadaan hadraawi, Xasan Ganey, cismaan Askari, Yusuf Adan,tuuyo, iyo qaar kaloo badani ruwaayado iyo hees ugu ku caan yahay u dhiibin waxa intaa soo raaca xasan marka laga hadlayo Maxamed cali kaariye , xabiiba tooxow ruwaayadii dacar baa maqalkeeda ugu horaysay uguna dambaysay salaad Darby kuguma haysano waa fanaan qaaliya xabada kaliya hawiye ku bidhsado weryaan Cabdilqaadir jubba isagoo markaa daawaha hargeysa laga soo qaaday baa kala yaacii dhacay laakiin soo dhac baxay thanks to xasan ganey iyo cismaan askari aun. Bal car heesta maymayga ah mooyee maxaa ninka wayn ee xasan Adan Samatar u sheeganaysaan koonfureey

  • @Caliya2020
    @Caliya20203 жыл бұрын

    Dhoobo barteedu dhigay codkii maxamed yusuf ilaahay haw naxariisto amin

  • @shugricabdullahi5782
    @shugricabdullahi57824 жыл бұрын

    Khaalid dhoobo codkiisu inaba caadi maahan waa cod soo jiodasho leh mansha allah

  • @museadan2109
    @museadan21093 жыл бұрын

    Waaaaaw heees qaliya! Mahamed yusuf illaahay hawnaxariisto!! Waaaw halkeeda baad dhigtay!

  • @jamaalali3658
    @jamaalali36584 жыл бұрын

    Xusuustii marxuum alah yaraxmee maxamed Yusuf maxaa rag hooyaday oo iilka iyo gidka wehelsaday 😭

  • @abdillahimuuse1709
    @abdillahimuuse17093 жыл бұрын

    ku ceshaday oo ku ceshaday oo hadana dhegeystay , weli waan ka xiisa goyn la ahay......cod mucjiso ah...

  • @museadan2109

    @museadan2109

    3 жыл бұрын

    Sidokale sxb fanaank mahamed yusuf baan modayba!

  • @hamdaaahassan9158
    @hamdaaahassan9158 Жыл бұрын

    inanku sidii kuluc ayuu xarago heesyaa 🙏🎻🎻🎻💯

  • @axmedxaashi5429
    @axmedxaashi54294 жыл бұрын

    The One nd Only Dhoobo Yare Keep going bro🔥😍👍💚💭❤

  • @maarifacollege-kenya1264

    @maarifacollege-kenya1264

    4 жыл бұрын

    Axmed Xaashi walal mcn subscribe igu caawi

  • @waberilatowaberi2345

    @waberilatowaberi2345

    4 жыл бұрын

    Lato

  • @habaysanebile916

    @habaysanebile916

    3 жыл бұрын

    Keeg going dhoobo your have true talent

  • @OskkaIsack

    @OskkaIsack

    20 күн бұрын

    Qudar Land 😂

  • @regalsnow9707
    @regalsnow97074 жыл бұрын

    I like this mirqaan songs mijin qaad ah uun baa iga maqan iyo shaah yaro qafiif ah🤣🤣🤣👏👏👏

  • @asmaahmed6830

    @asmaahmed6830

    4 жыл бұрын

    Ana ku diyarinya🤣

  • @fartunbarre3477

    @fartunbarre3477

    4 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣shulka

  • @suugantasanadka8107

    @suugantasanadka8107

    4 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣 Iyo Shah yaro qafifa ala garacsanida ya elhu mirqan weyn 👏👏👏👏👍

  • @apdikaafiahmed8111

    @apdikaafiahmed8111

    4 жыл бұрын

    aaaal aryaa wa madaxdii taajaradee Almicnow ninki weligiba mijimaha garbaha ka rifi jirey 🤣🤣🤣🤣

  • @apdikaafiahmed8111

    @apdikaafiahmed8111

    4 жыл бұрын

    Apti anoo jabis arkaya oo ooriite arkaya oo fujis arkya oo miiroo arkya ama daba musbaarba arkya maxaa mijin yaroo siday tahay la wda ogyey heesahanoo kleh ya iigu keena odhan kraba

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba.4 жыл бұрын

    Ahn mahamed yusuf fananki wayna heestisi adun hawl kama dhamaato halkedi bad dhigatay oo xita codkisi bad u ekatay hore usoco khalid dhobo

  • @sarahussein5872
    @sarahussein58724 жыл бұрын

    Fanki dhalinyaro u kacday hibo leh❤🌹 love you guys you a real talents.

  • @nouramohd1314
    @nouramohd13144 жыл бұрын

    Wallkay iga yar khalid dhobo maxad calalka ku fashay waad iga oohise walaldadi kaa waa wayna ayaan soo xasusty iyo noloshi ciyal xafadka ax 😭😭😭😭

  • @hibaaqsaakin9790

    @hibaaqsaakin9790

    3 жыл бұрын

    Oo maxaa ku dhacay

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed63534 жыл бұрын

    AHN. Mohammed Yusuf Abdi.Alaylahe dagani dii sii iyo anshaxiisii, codka fiican siwalba Number 1 ayaad tahay.thank you walaalo.

  • @XOGTAQARSOON2024
    @XOGTAQARSOON20244 жыл бұрын

    maxamed abdi yuusuf allah ha u naxariisti ayuu i xaasuusiyay khaalid dhoobo yar hab maashraxiisi xitaa isagiiba la mooda

  • @timocadecade9781
    @timocadecade97814 жыл бұрын

    Alla WAXAAN soo3 xasuustey maxamed Yusuf cabdi

  • @mutafaomar1567
    @mutafaomar15674 жыл бұрын

    Khaalid dhoobo numbar one baaan siiyey top weeye wlhy

  • @sacadomar6004
    @sacadomar60044 жыл бұрын

    Wuxuu u dagan yahay sidii fanaankii heesta lahaa maxamed yusuf cabdi ahu dhoobo yare hore u soco

  • @gobiyocaadkeed6491

    @gobiyocaadkeed6491

    4 жыл бұрын

    Cibaadadii you nadiiftii aun maxamed yusuf cabdi bilaa balwad ahaa real family man Allah ha u raaciyo sumcadii maxamed yusuf

  • @mhj4238
    @mhj42384 жыл бұрын

    hadal miyaa la wadi fanan jira waad ku raxay satay al fanaan dhoba yare keep going

  • @abdurahemmokhtar9514
    @abdurahemmokhtar95144 жыл бұрын

    Alle ha uraxmadee maxamed yuusuf maanu qaadi jirin heestan.

  • @munacisman5891
    @munacisman58914 жыл бұрын

    Ya salaam 👏👏wanu so dhawaynayna kooxdan cusub xasuusti maxamed yusuf 👍

  • @mohamedmohamoudaden757
    @mohamedmohamoudaden7573 жыл бұрын

    Al ustaad Nuuradiin Cali amaan new JIIM SH MUUMIN ayaan odhankara

  • @nadyami6514
    @nadyami65144 жыл бұрын

    Khalid dhoobo waa fanan yar hada udhigma hoboladii hore maansha allah

  • @sarahussein5872
    @sarahussein58724 жыл бұрын

    Aduunku kolba dad ba ka tagayaa dad kala imnaya😁😁 it's funny and sad at the same time.

  • @MK-th1xd
    @MK-th1xd3 жыл бұрын

    Heestu mahan cod keliya bal ninka eega siduu u kala dhig dhigaayo erayada ee uu eray walba xaqiisa dhawaaq u siinayo yaa salaam fanaan af yaqaaana weeye

  • @asmaahmed6830
    @asmaahmed68304 жыл бұрын

    Fankii somaliduba wuxuu yaala hoyga fanka ee hargaisa-somaliland

  • @caydaruusdirir757
    @caydaruusdirir7574 жыл бұрын

    Axyaa caleek khaalid dhoobo wuu keenay heestii alle ha u naxaristee maxamed yuusuf

  • @khadarhasan7062
    @khadarhasan70624 жыл бұрын

    fan marki ladhaho hargaisa ugu kaalay hadaan lays caasiyayn bal dhalintan ufiirso wayo wayo hobaladi iyo fanki waaberi ayad dib umilicsanaysa🙋🙌

  • @Ali_Moh2023
    @Ali_Moh20234 жыл бұрын

    Khaalid dhoobo keep going You have true talents 😍🥰

  • @casiisacabdi6159
    @casiisacabdi61593 жыл бұрын

    Hedayda inaad jartaana miyey kula hawl yaraatay

  • @abdirahmankaamil4483
    @abdirahmankaamil44834 жыл бұрын

    msha Allah Alfanan Khaalid fanaan Aan Taageero Respectfull

  • @mukhtarmahamed3119
    @mukhtarmahamed31194 жыл бұрын

    fanaankan yar heestii maxamed yuusuf cabdi sifiicanbuu uqaaday ninka kabanka garaacayaana waa macalin wanaagsan darbuugadana kama dhacdo hore uasocda saxiibayaal dhalinyaro hargesa hoyga fanka soomaaliyeed

  • @onejaanis6198
    @onejaanis61984 жыл бұрын

    Waan ku faraxsanahay inaan noqdo qofkii 5aaad ee comment kasoo dhiibto like ta yaan la ila marin tar tanaa ku jiraahe

  • @nouramohd1314
    @nouramohd13144 жыл бұрын

    Khalid dhobo wllo hore u soco i love you inkasto aan ku garanayo xafadeni burco adigu bila surwalka kkkkkk kaftan 💋💋💋💋💋💕💕💕💕💕💕❤️❤️❤️

  • @haniahmed3481

    @haniahmed3481

    4 жыл бұрын

    Hhhhhhhhh

  • @MUSTAFECABDI.
    @MUSTAFECABDI.Ай бұрын

    HALKEDi AYU DHIGAY HESTA 🎙️

  • @deeqasaeed5820
    @deeqasaeed58204 жыл бұрын

    SOMALILAND Maash Allah guuule guuule 😍😍😍👏👏👏💚💚💚❤❤❤💚💚💚❤❤❤🎤🎤🎤🎤🎻🎻🎻🎻🥁🥁🥁🥁

  • @axmedmaxamed628

    @axmedmaxamed628

    4 жыл бұрын

    wll waxaad tahay somalilander dhab ah sidaa aynu qalinka ugu tageerno qarankeena thanks wll

  • @sulekamajabe3587

    @sulekamajabe3587

    4 жыл бұрын

    Axmed Maxamed wada mahad santahaye walaalo Warunta Wa ine sida lo tagero qarana somaliland Alle Ha jaabiyo cadowgisa thanks walaalo

  • @hamsetaani5338

    @hamsetaani5338

    4 жыл бұрын

    Muwaadinad qaran alle hku sharfo wllo guuuuul somaliland💖🙋‍♂️

  • @mrzaytuuni4172
    @mrzaytuuni41724 жыл бұрын

    The special one khaalid dhoobo go forward bro

  • @sayidosman1500
    @sayidosman15004 жыл бұрын

    Heesta magaca ka badala waa "Aduun hawl lagama waayo" eeeeeeshcala cod alla yacizaaaaaK

  • @abdikarimahmed8516
    @abdikarimahmed85164 жыл бұрын

    Nuuradiin cali amaan walahay wa macalinkayga cuudka yasalam

  • @mubarakismaacil8296
    @mubarakismaacil82964 жыл бұрын

    Ma dhagahaygaa mise codkii maxamed ysuf Cabdi ayaad moodaaa

  • @museadan2109

    @museadan2109

    3 жыл бұрын

    Waaba isagii sxb unbelievable!!!

  • @xamsezoofe1274
    @xamsezoofe12744 жыл бұрын

    waah waah dhoobayare keep going

  • @mohamoudmohamed9996
    @mohamoudmohamed99964 жыл бұрын

    Alla yacisak. Wallee wiilkan codbaa ku dhan.👏🏿👏🏿

  • @mohamedceero6728
    @mohamedceero67284 жыл бұрын

    Axsan fanaan Dhoobo Yare keeping going forward

  • @kadardirie4261
    @kadardirie42614 жыл бұрын

    What a wisdom 👊🏾

  • @suugantasanadka8107
    @suugantasanadka81074 жыл бұрын

    Heestano musiga danba ah haso cusbonsysiyo khalid dhoobo it will lit 🔥

  • @SaadAli-vp5nx
    @SaadAli-vp5nx4 жыл бұрын

    Fanaan buxaa ee xarakaad yaar kuu daaar abti nice voice

  • @jamaadnuura10

    @jamaadnuura10

    Жыл бұрын

    Waa calaacal heestu

  • @jamaalcalibiixi4307
    @jamaalcalibiixi43074 жыл бұрын

    Xasuus horuu khaalid dhoobo nagu celiyay allaa yaa cisak

  • @queenmariao7744
    @queenmariao77444 жыл бұрын

    Codka cajiib 😯 💕 hargeisa hoyga fankaaa

  • @abdiayjeex2343
    @abdiayjeex2343 Жыл бұрын

    Waw waw wayowayo

  • @saynababdirhmannicimaabdir4810
    @saynababdirhmannicimaabdir48104 жыл бұрын

    Khaaalid dhoobo qurux kasoo baxaysaa

  • @hibaaqmaxamed5818
    @hibaaqmaxamed58184 жыл бұрын

    Xasuusti AUN adeerkay maxamed yuusuf cabdi ileeye ❤😍

  • @amiin6977

    @amiin6977

    4 жыл бұрын

    AlllaH Ha Unxriisto

  • @gobiyocaadkeed6491

    @gobiyocaadkeed6491

    4 жыл бұрын

    Wada adeerkeen hadaynu rear Somaliland WALIBA reer hargeysa rabbi swt fardawsa intii ugu bushaareeyo haka dhigo isaga iyo ummadeenii oo dhan

  • @naasirjaamac
    @naasirjaamac Жыл бұрын

    Heestan maxamed faarax siwacan ayuu u keenay codka khaalid dhoobo

  • @sarahussein5872
    @sarahussein58724 жыл бұрын

    Wow xasuusti maxmed yusuf❤🌹👏

  • @billionerzam2048
    @billionerzam20483 жыл бұрын

    Fanaanka fanaaniinta dhooobo yare keep going pro

  • @mohamedabdiibrahim8094
    @mohamedabdiibrahim80944 жыл бұрын

    Masha Allah Cod dahabi ah. Hore usoco Khalid Dhoobo

  • @abdicanada9489
    @abdicanada94894 жыл бұрын

    Heestii adeerka alle haw naxariisto uku ciyaray an ku arko

  • @ahmedmarso289
    @ahmedmarso2894 жыл бұрын

    Wuu fiican yahay qaab mashraxeed Malaha Kuluc Tolaw maanu daawan ? Codkiisu khaalid hadal malaha Heestuu soo xushay Heesaha kale laxanka kaliya ayay kaga tagaysaa Mahamed yuusuf legend alle intii dhimatay u naxariiso

  • @dayibaxmed460
    @dayibaxmed4604 жыл бұрын

    waw waar ninka kabanka tumayaa waa talent

  • @mohamedmohamoudaden757

    @mohamedmohamoudaden757

    3 жыл бұрын

    Kkk aad Iyo aad wll waxaa tahay sugaan daadhi (taqaan) dadka intabadan waxaad mooda intaan comments akhriyey inanay jirin qof sida wax u fahansan thanks bro

  • @abdillahimuuse1709
    @abdillahimuuse17094 жыл бұрын

    no1 axsan fanaan...............................

  • @somalilandergeesi3747
    @somalilandergeesi37474 жыл бұрын

    Eesh calaa Cod aad baan kuu salaamay saaxiib Xasuus baad na galisay

  • @cabdisamedmawliid4810
    @cabdisamedmawliid48104 жыл бұрын

    Legend legend khaalid xuseen dhoobo aktar dhaba

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid12323 жыл бұрын

    Waad ka baxsatay bro khaalid hore iso soco

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi69724 жыл бұрын

    Hedayda inaad jartaana miyay kula hawl yaraatay Hala yaa hala Dhoobo yare yaa dayax band Salaan sare Gudoomiye Daaha Gaas

  • @aminasalah5190
    @aminasalah51904 жыл бұрын

    Halka ka wada xasuustii fanaankii weyna maxamed axmesmd kuluc

  • @Za07Editz
    @Za07Editz4 жыл бұрын

    Fadlan Hawrar media waxaanka codsanayaa Erayada Abwaanada sameeyey raaciya magacyadooda

  • @sahrobilan6025
    @sahrobilan60253 жыл бұрын

    Cajiiib cajiib cajiiib wlh heesahiisa maku heysanin lkn heestan oo dib qaadi si cajiib leh ayuu u qaadii codkiisa waa ku saqraami yaaqe guuleeyso❤💯

  • @shankaroonland7480

    @shankaroonland7480

    2 жыл бұрын

    Haku sakhraamine ku muraaqood saarkii wuu inaga soo riday yarku

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs4744 жыл бұрын

    Legendo De Dhoobo 🔥🤴

  • @dekleepo9511
    @dekleepo95114 жыл бұрын

    caleeg caleeg mr dhoono yare woooow voice gold wllhi heesstaan qaadi lahaa waaye ✌✌✌✌100%100

  • @gobiyocaadkeed6491

    @gobiyocaadkeed6491

    4 жыл бұрын

    Beenta jooji labaad aqoone heesaha aabayaashii rear Somaliland dhashooda sidaa dhiig uga dareemaysuun baa qaadi karta

  • @munahassan8131
    @munahassan81314 жыл бұрын

    dhasha sheekha walee cod illahay waa siiyay

  • @xidigafilms3483
    @xidigafilms34834 жыл бұрын

    Dhoobayare ayaan ka wataa hoore u soco

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg4 жыл бұрын

    Waad haysaa waanad guulaysanaysaa halkaa ka hay Guulwade cad kuma lihid, iyo istus You are ok 90%

  • @gobiyocaadkeed6491

    @gobiyocaadkeed6491

    4 жыл бұрын

    125%

  • @gobiyocaadkeed6491

    @gobiyocaadkeed6491

    4 жыл бұрын

    Why did you take the other 10% off? What part of this performance is not 100% I know it is your opinion but come on! this guy, the music, the stage performance, stage itself, the voice, style. The way he is feeling and conveying the song is priceless.

  • @salahmohamed1475
    @salahmohamed14754 жыл бұрын

    Alfanaan lahubo oo qaali ah hore usoco sxb

  • @mohameddulin2863
    @mohameddulin2863 Жыл бұрын

    Keep going Adder. We love our new generation Somalilander

  • @exnewhargeysa162
    @exnewhargeysa1624 жыл бұрын

    Khalied huzein JaamaC nuur leGend ataheY wllkeY

  • @hamsehassan83

    @hamsehassan83

    4 жыл бұрын

    Nio Zhp Adigu Fankii Miyad ka Baxday

  • @exnewhargeysa162

    @exnewhargeysa162

    4 жыл бұрын

    @@hamsehassan83 zxp maYe waan ku jiraa zxp

  • @samrajama5303

    @samrajama5303

    3 жыл бұрын

    Kkkkk adiguna fanan miyaad ahyd loolz

  • @exnewhargeysa162

    @exnewhargeysa162

    3 жыл бұрын

    @@samrajama5303 hesaheYGa usheeG inanka

  • @empiresaara9927
    @empiresaara99274 жыл бұрын

    Yasalam legnd khlid dhoobo

  • @Caliya2020
    @Caliya20203 жыл бұрын

    Dhin dhin dhin la la la bam bam ❤💚🤍

  • @romanioboy9725
    @romanioboy97254 жыл бұрын

    Legend khaalid dhoobo

  • @nimobile4837
    @nimobile48374 жыл бұрын

    Legend khalid dhoobo

  • @nimcomaxamed9687
    @nimcomaxamed96874 жыл бұрын

    Isbadal baa ka muuqda fananka inta igu raacday like isara

  • @saidabdi73

    @saidabdi73

    4 жыл бұрын

    O sideee ah wlashy

  • @yasir7210
    @yasir72103 жыл бұрын

    Mudnaanta waad ka baxsatay bro qaali

  • @Nastexoahmed20
    @Nastexoahmed204 жыл бұрын

    Axsan Fanan alfanan dhoobo barteyda dhigtay heesta

  • @mustafeahmed2263
    @mustafeahmed22634 жыл бұрын

    Waaaaaw 💚💚💚💭💭💭❤❤❤

  • @mohamedmohamoudaden757
    @mohamedmohamoudaden7574 жыл бұрын

    Almacalimu nuuradin cali amaan

  • @ibrahimgabowali9982
    @ibrahimgabowali99824 жыл бұрын

    First view keep going n

  • @mohamedabdiibrahim8094
    @mohamedabdiibrahim80944 жыл бұрын

    Mohamed Yusuf Abdi halkiisi ayuu dhigey

  • @AbdirahmaanAhmedAhmed
    @AbdirahmaanAhmedAhmed4 жыл бұрын

    Wlhi waa kan inaanki kooxdu ax

  • @foziasalad1152
    @foziasalad11524 жыл бұрын

    Ma live baa Waa heeso ficane

  • @rooxanta4237
    @rooxanta42374 жыл бұрын

    😂😂😂 fanaanku sidii kulluc sidiisii oo kale ayuu u taagan yahay

Келесі