Galka Baarista: Intee le'egtahay awoodda Al-Shabaab?

Пікірлер: 40

  • @Abdi547
    @Abdi547 Жыл бұрын

    Love this program. Harun macruf mahadsanid

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 Жыл бұрын

    Haarun macruuf shaqo wacan walaal

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Жыл бұрын

    Mahadsanid Wariye sare haarun maceuuf shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba iyo meel Walbo

  • @osmansharif9607
    @osmansharif9607 Жыл бұрын

    xuseen sh cali afsoomaali soo baro (IDAN QIYAASIYAN ) XAGEE LAGA YAQAANAA WAA AFKEE .

  • @liibaanjamac6764
    @liibaanjamac6764 Жыл бұрын

    Awooodii Al shabaab Meesha way ka baxday Ee Sheekadan CIA Mareykanka waat0 Oo Sawir Xun Markaste ka bixinaya Somalia

  • @yussufismael6314
    @yussufismael6314 Жыл бұрын

    Haaruun macruuf mahadsanit Burcaddiimeedka Alsheydaan waxay iska dhigaan boor ama siiga waxyar kacdey way isdhamasuusinayaan oo waxay isleeyihiin qabiilka macamuusley marna gaada marna dajiya qabiilada lacagsiiya oo way iska dagi doonaane lkn runtii lafdhuungashey oon bixin baa haysataa alqushaash macamuusley way ku mintideen nadirna ku mareen in ay al qushuush dalka dhan laga ciribtiro ((carees ciise waxuu yari cadowkii naaxay sooneeftii lakuma naqin kaligood nooloonyinkii nafsiku soonakamaqaban caradu soonabad ma ahan waa nabad nabad🇸🇴✅👍

  • @maxamedcabdiraxmaan6398
    @maxamedcabdiraxmaan6398 Жыл бұрын

    Itoobiya miyaaa atmis ku jirin Maxee somali ka hayaaan marka?

  • @ibrahimweheliyemohamed6113
    @ibrahimweheliyemohamed6113 Жыл бұрын

    Asc haarun macruuf aad iyo aad ayuu muhiim uyahay barnamijkaan ee si sxb

  • @AxmedMowliid-oj5jr
    @AxmedMowliid-oj5jr25 күн бұрын

    Dowladu gull ayan urajeynaya

  • @xukunabdulahi-rc3td
    @xukunabdulahi-rc3td Жыл бұрын

    Shabaab gabalgooda waadhacay aan isdhaadino walaalayaal

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 Жыл бұрын

    👋 Wuu Mahadsanyahay Weriye Haaruun Macruuf.

  • @abubakarabdiwarsame8249

    @abubakarabdiwarsame8249

    Жыл бұрын

    L0

  • @mohameddaahirwarsame6826
    @mohameddaahirwarsame6826 Жыл бұрын

    Hye

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 Жыл бұрын

    CIIDAMO YAHUDI HITAA HASOO GALO DALKA ANNAGA WAXAA MYHIIM NOO AH IN QAWARIJTA WECELADA SHABAB DALKENA LAGA SAFEEYO KUWAN 15 SANO NOLOSHA AYAA NOO DIIDAY WAANA NA DHAMEYEEN .

  • @axmedabdirahman8362
    @axmedabdirahman8362 Жыл бұрын

    All shabbab wlhi ineysan tiro badneyn waxaa lagu suulin karaa in la helo ciidan daacad ah 24 saac shaqeyn karo wada walba hegan ku ah god key galan gali karo loobahan yahy tuulo iyo magalo ayey joogan raadis badan uma baahna ciidana naguma yaro hogaan fiican allaah nasiiyo difaaca aan u badalno weerar iyo gaadmo badan

  • @mahir4452

    @mahir4452

    Жыл бұрын

    moryaan miyaa Dalka wax ka qabaneysa mise beenta ayaad ku raxeysata Dalka alshabaab ayaa ka waregi doonta iga qor been nin ku sexdo asey u taal

  • @captainsanto5572

    @captainsanto5572

    Жыл бұрын

    ​@@mahir4452 Adu ujeedadda cadee

  • @Cubeyda104

    @Cubeyda104

    Жыл бұрын

    Hhhh dagaal markii la yirahdo waa qol madow aad gudah ugashay ma garnaysid wax aad ka filan kartid Marka alshabaab waa urur qarsoon awoodiisa inta ay la egtahy la ma garanyo qiyaas unbay shegyaan Raggaan . alshabaabka ah magalo hadey qabsadan ku dhawaad 40 qof unbay ku dayaan inta kale duurkay ku jiran Marka diyardo gaalo ha ku wardiysaso meel ay ku genyaan ma jirto .

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 Жыл бұрын

    CIIDAMADA QAWARIJTA SHAN KUN KAMA BADNA DOQONKAN WAXBA MA OGA

  • @ismailhji
    @ismailhji Жыл бұрын

    Tirada shabab waxa lagu qiyaasaa 14-20 kun oo khawaarijiin ah, maxa tiradaas iska badalaya 3da sano ee nagu soo aadan

  • @mataanahaonlinemarket6563
    @mataanahaonlinemarket6563 Жыл бұрын

    Haruun macruf Gobol Ka Bari Qandala Waxaa Ku Dagaalamay Ururada Daacish Iyo Alshabab Warbxin Nooga Soo Sameee Arinkaan

  • @wadaniqurboneceb3459
    @wadaniqurboneceb3459 Жыл бұрын

    Wlhi qalad badan oow sameyay godoomiyaba bakool

  • @cabaasshcabdi1864

    @cabaasshcabdi1864

    Жыл бұрын

    Run sheeh ayaa kuugu qoran , hadana runtaa ku dhibaysa😅

  • @wadaniqurboneceb3459

    @wadaniqurboneceb3459

    Жыл бұрын

    @@cabaasshcabdi1864 siro cidan oow shegay

  • @wadaniqurboneceb3459

    @wadaniqurboneceb3459

    Жыл бұрын

    @@cabaasshcabdi1864 Gudoomiyaha gobalka bakool qalad bey ahed inow shego sirta cidanka iyo meelaha lagu kala diyaariyay iyo xiliga eey dagalka qadayaan waa qalad

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi2593 Жыл бұрын

    Kan waa kii badda soomaaliya muranka geliyay

  • @samadoon313channel6
    @samadoon313channel6 Жыл бұрын

    Aawey ciidankii eratiriya laga keeney

  • @adanbuulecali3913
    @adanbuulecali3913 Жыл бұрын

    Somalia Nabadeda dadka ka shaqeya ka shaqaysto, Marka waliged nbd noqon mayso.

  • @rocky4066
    @rocky4066 Жыл бұрын

    Lama sheego dagaalka waqtiga aad bilaabeeyso nasiib daro kuwaan oo kale ayaa wax hoggaaminaayo nasiibddaro ciidankeena haysata ayey kamidtahay

  • @dmohamed80
    @dmohamed80 Жыл бұрын

    😂

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 Жыл бұрын

    idaacadan wexee buun buunisaa alshabaab waa in aan la dhageesan

  • @husseinabdi6396
    @husseinabdi6396 Жыл бұрын

    Gudoomiyaha gobolka bakool waa runtiisa toolakasta oo laqabto waa in amaankeeda lasugo gal kasobax natiijo malahan

  • @abubakarabdiwarsame8249
    @abubakarabdiwarsame8249 Жыл бұрын

    L L0

  • @abshirmali9691
    @abshirmali9691 Жыл бұрын

    Gudoomiyaha gobalka bakool : afyeenka alshabaab miyu isku baddelaye

  • @caamiryare1146

    @caamiryare1146

    5 ай бұрын

    😅😅 been miyaad rabtay inuu niyada kugu dhiso Al shabaab waxay yihiin lashegay qeyb kamid ah uun isgoo qeyb badan qariyay askarta Shabab 20 Kun weyna kabadanhiin 30k lagarsiya ma in 15k kudhaho rabtay😂😂

  • @wadaniqurboneceb3459
    @wadaniqurboneceb3459 Жыл бұрын

    Gudoomiyaha gobalka bakool qalad bey ahed inow shego sirta cidanka iyo meelaha lagu kala diyaariyay iyo xiliga eey dagalka qadayaan waa qalad

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 Жыл бұрын

    3000 kun ayaad dhihi jirteen hada 2000 kun may noqdeen uyuku meeqay dileen

  • @suleimansah6956
    @suleimansah6956 Жыл бұрын

    Gudoomiyaha gobolka bakoo waa laba mid waa inuu ugu dan leeyahay inuu xog u gudbiyo shabaab iyo iney daacad ka tahay oo uu zero yahay! Maxay tahay sababta uu ugud binaayo hadalada sirtaha ah waliba hal maaha ee dhowr mar ayeey kasoo baxday! Yaab.

  • @sakriyemaxamedcismaan1155
    @sakriyemaxamedcismaan1155 Жыл бұрын

    𝘄𝗮𝗿𝗶𝘆𝗲 𝘄𝗮𝗮𝗱 𝗺𝗮𝗵𝗱𝘀𝗮𝗻𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗻𝗼𝗼𝗹𝗼𝘄

Келесі