Galka Baarista: Sida ay u dhacday codeyntii doorashada madaxweynaha

Пікірлер: 44

  • @baashe09
    @baashe092 жыл бұрын

    Haaruun Macruuf Waxaan Gudoon sii lahaa Bilad wariyaha iyo Barnaamij soo saaraha ugu Qiima badan Wakhti xaadirka aan joogno Baaaraka allahu fiika

  • @larsmartin3314

    @larsmartin3314

    Жыл бұрын

    Waan kugu raacsanahay, laakiin haddana soomaalidu Cali Xaraare iyo wixii la mid ah bay dhegeystaan!

  • @cabdullahishaafici6928
    @cabdullahishaafici69282 жыл бұрын

    Falanqayn aad u togan, 3 casho ayaan xogta raadinayey, runtii sida Haaruun u qoray ayaa ila tool moon sidoo kale Guutaale, si fiican ayuu u dhigay iyo xikdhibaankaba. Mahadsanidin dhammaantiin si gaar ah Harun Macruuf.

  • @abdishakurmohedsabriye585
    @abdishakurmohedsabriye5852 жыл бұрын

    Wlhi waan xiiseygaa barnaamijkaan waana sugaaa wlhi

  • @ashasalah2835
    @ashasalah28352 жыл бұрын

    HARUUN, WAAD ARKEYSAY IN CODADKI FARMAAJO AY GUDDIGA WADA INKIREEN, TAN KALE SO KUMA MUUQAN IN XILDHIBANNADA QAAR AY 2 WARQADOOD KU CODEYNAYEN IYAGO SI CAD LABA BOX KU KALA RIDAAYAY, MIDDA KALE ROOBLE OO XILDHIBANNADA DHEX FADHIYAY AYA LACAG AAD U BADAN ACCOUNT GOODA UGU SHUBAY MOBILE LADA WA LA WADA WATTAY.

  • @ismailmohamedadengumaaddii1838

    @ismailmohamedadengumaaddii1838

    2 жыл бұрын

    Xildhibaanada badankood 2 waraaq ayey ku rideen haanta doorashada

  • @ismailmohamedadengumaaddii1838

    @ismailmohamedadengumaaddii1838

    2 жыл бұрын

    Madax weyne farmaajo waraaqo badan ayaa laga inkiray oo looga shubtay cadaaladna meysan eheen doorashadaan

  • @ismailfadxi8786
    @ismailfadxi87862 жыл бұрын

    Doorasho dadka la iibsadey ayaad ka hadleysaa doorashadan aniga xagay ga ama aragtideyda waxaan leeyahay farmaaajo ayaa guulaystey waayo wax laa luush ah ma bixin

  • @fouadassoweh6143

    @fouadassoweh6143

    2 жыл бұрын

    Waa ruunta whl waa doorasho xildhibaanadii laa iibsadeey waaa barlamaan xaaram ah

  • @Qadafi-

    @Qadafi-

    2 жыл бұрын

    Buhooo bahaaa maxay tareee hé no more marexaaan hadii ad isa sii washaaan no more darod dhaheynaaa 💪🏾

  • @cissaregionsitti4559
    @cissaregionsitti45592 жыл бұрын

    haarun maruf adiguna N.N inad mucarad ku ahayd shacabku uu ku ogaa mahadsanid sxp

  • @abdulislam3286
    @abdulislam32862 жыл бұрын

    Ader taasi mahayn tartan xalal ah oo waxay ahayd inla dhaafiyo wadaniga oo dalkan shisheeye ayaa u taliya wanataas isla maalintiba watan lagukala baxay dalki

  • @abdulkarimabdulkadir960

    @abdulkarimabdulkadir960

    2 жыл бұрын

    Wxas leesla fahmee actions kle keena nooh

  • @muxiyadiincabdisalaam1443
    @muxiyadiincabdisalaam14432 жыл бұрын

    Wariye waad mahadsantahy Lkn xogta aad nasiiinaysi waan wada ogayn wax cusub oo dheeri ah kaama maqal marka laga reebo dib u xasuusin doorashooyin hore ah

  • @fatimabarre936
    @fatimabarre9362 жыл бұрын

    Wariyaha wuxuu u muuqda in wixiisa ay tahay Shaqsi naceeb balse an waqica run ka sheegin kan u wareeysano wuxuu u eg yahay nin qiimaynta an balmarin shaqsina musan atagin waxan Modi jirey nin qibrad ku filanleh balse ma dhicin

  • @cissaregionsitti4559
    @cissaregionsitti45592 жыл бұрын

    haarun maruf warye aqoon iyo khibrad leh ayad tahay lakin codadka xilibanada luguma cabiri karo natijo wayo shacabka somaliye ma matalan ee waxay uu shaqeyan dalal shisheye haday noqon la hayd qof iyo cod walahi % boqol waxa ladooran laha abo farmajo lakin nasib ma leeh shabku lamana qimayn karo shacabkuna ilahay ayay leyahin haday codkogina iyo farmajo labadaba wayen waa nasib

  • @abdulkarimabdulkadir960

    @abdulkarimabdulkadir960

    2 жыл бұрын

    Ololaha wuu dhamaade sxb 4sano kadib ayey wax utaree hada maaha kkkkkk

  • @riteshxindu4571
    @riteshxindu45712 жыл бұрын

    Maya makadhici karto doorstop qof iyo cod 20 Sano ee soo socoto waayo wax ay ubaa hantahay Ayaan ah 1 xureyta alshaab 2xalinta gooni ugoosadka soomaali laan 3 diiwaan Galina dadka soomaaliya 4dhisid xisbiyo Rashmi ah 5 dhameestirka dastuurka Mar Kay su aisha wax were itaan apart Sano make Shaheen karaa ?

  • @Professor4555

    @Professor4555

    2 жыл бұрын

    Iyo shacabka dhan o national ID lo sameeyo 😔

  • @faaraxmaxamedwarsame3749
    @faaraxmaxamedwarsame37492 жыл бұрын

    Hanan doorasho ayowsa mesha la imaan

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan79382 жыл бұрын

    HADAD DONTID INAAD NAARTA JAHANAMO INAAD SI DEG DEG KU GESHID MADAXWEYNE NOQO.

  • @jabrafx6112

    @jabrafx6112

    2 жыл бұрын

    Naarta maa heysaa Maan gaaboow

  • @abdishaa9494
    @abdishaa94942 жыл бұрын

    Imnaka lag wad benbadan wareyan maha waqabilasanuahay. Rerkonfur maha umad lalamolado wacajusakan ookale kkkkkkkkkkkkk

  • @footy1098
    @footy10982 жыл бұрын

    hah wlh xarun macruf god job

  • @ismailmohamedadengumaaddii1838
    @ismailmohamedadengumaaddii18382 жыл бұрын

    VOA jaajuusta reer galbeedka

  • @mukhtarmaxamud9362
    @mukhtarmaxamud93622 жыл бұрын

    Waalagushubtey e doorasho maahayn khiyama dhacdey.hakadhigin doorasho sax ah.qabiil baa looga adkaadey.waa doorasho xaaraan ah.kuwahore wey dhameen ee haisbarbardhigin.

  • @xassancumar9313
    @xassancumar93132 жыл бұрын

    M. sh haruun macruuf

  • @mohamedabdul1986
    @mohamedabdul19862 жыл бұрын

    kabeeyn ku lahaa 15 cod iyo 15 may hhhh

  • @mohamedhussein8590
    @mohamedhussein85902 жыл бұрын

    Money talk

  • @ahmedmohamed-rw1ku
    @ahmedmohamed-rw1ku2 жыл бұрын

    Good

  • @abdinasirhassan7529
    @abdinasirhassan75292 жыл бұрын

    Waxwarsoon inaad soo faqdo ayaan kaa filayey. GB ma waxa uu noqday gorfayn caadi ah sxb.

  • @jamaalthelastpixie8268
    @jamaalthelastpixie82682 жыл бұрын

    ء

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali52412 жыл бұрын

    Haruun Macruf NISA iyo Farmajo waay dhaceen dacwee waa ku wii ku dacweyey igubaa

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali52412 жыл бұрын

    Ali mahdi Abdirisaaq iyo Farmaajo waxey ka mid ahaayeen Abdi risaaq waxu aha hadhagii siyaad bare Ai mahadi lafiisa kama maqneyn in uu ahaa xaga afweyenye Farmaajana waaba siyad bare ayrs Taasi waxey ku tusaysaa hadaad siyaad bare la shaqaytey ama siyaasadiisa soo caliso waa lagu turyaa

  • @omarmaxud3211
    @omarmaxud32112 жыл бұрын

    Runta sheeg farmaajo laa luush ma bixin,Haaruun Macruuf qabyaalid toos buu isticmaalaa Hawiye qabyaaladooda ma badali karto,wariye,wadaad,abwaan,professor,kuli idin ma badali karaan

  • @maxamedabkow9461
    @maxamedabkow94612 жыл бұрын

    Farmajo markii uu xilka qabtay ayo bilabay olole dorasho oo wan ogen dagalkii uu ku qaday mamulada si uu mesha ugu saro kuwii ka rai duwanaa oo gesto kuwo asiga uu wato xitaa melaha qar dagalo ayo ka ababulay markii lagaray waqtig ladoran lahaa xildhibanada wn ogen marxalada uu dalka garay ugu danben shekadiisa wxy noqotay in uu cabdi qasim iyo cali mahdi oo kle waregii kowaad dhibco yar keno waregii ugu danbeyayne iskoor loga guleesto 4sano ayo kuberdareyay mamuladii oo wx qabadkii lagaray mel cid la ah ugu tagay asigane xildhibanadii aya mel cidlo ah ugu tagen ragii xil ee asiga sodortay mel cidlo ah ayo ugu dhaqaqay wa in an oganaa in xiliga dorashada lagaro anan soconenin Aniga aya kukensaday ama lacag ayan hestaa ama in lagu duulo mamulada dhisan wana tusalo tariikhda galay

  • @mahadabdi9629
    @mahadabdi96292 жыл бұрын

    Farmajo wa dig ta tori kaligi taliye danbile ah o dadka iyo dalka ka galay danbiyo badan wana in Maxkamad LA Hor kena Farmajo & Fahad yasin & Kulane Jis insha Allah sharcigu ha shaqeyo

  • @ismailmohamedadengumaaddii1838
    @ismailmohamedadengumaaddii18382 жыл бұрын

    Aniga farmaajo isku reer maahin lkn waa ninka keliya ee mudan madax weynaha somaaliya musuq maasuq laguma haayo iyo shisheeye kalkaal mida kale isaga keligiisa si ay uridaan ayey isu baheysteen 30 musharax oo hawiye ah oo isu beel ah

  • @omarabukar568

    @omarabukar568

    2 жыл бұрын

    Been ha sheegin isku reeraad thn munaafiqninada jooji jaalle

Келесі