Galka Baarista: Xanuunnada maskaxda oo kordhay Soomaaliya

Пікірлер: 19

  • @AHMEDt459
    @AHMEDt459 Жыл бұрын

    Waa inta aan uugu jeclahay voa oo dhan waxaan uugu jecelay galka.baarista Waxaan mahad aan lasoo koobi karin u dirayaa haaruun macruuf

  • @drjimalehaibejama7257

    @drjimalehaibejama7257

    8 ай бұрын

    Waa Barnaamijka Kaliya Ee Wax Galka Ah GB

  • @jamaAli12
    @jamaAli124 ай бұрын

    Qof alle leh ma diiqoodo mana wal walo ilahay ayaa ii noo ka faalo qaadey risaqdeena Ilahay ayaa dowlad ina siinaaya maalin uun ayeynu dad iyo dowlad quwad leh noqonaynaa keliya ilahay xirir wanaagsan ilahay aan la yeelano alle ayaa wax walba gacantiisa ku jiraan

  • @XuseenHilton-hj8wg
    @XuseenHilton-hj8wg11 ай бұрын

    Ooo odaygiii BAAA TUUUGTIII WARASANEYEEE

  • @abdirahimjimale4109
    @abdirahimjimale41093 ай бұрын

    😢😢😢

  • @XuseenHilton-hj8wg
    @XuseenHilton-hj8wg11 ай бұрын

    HAYAAAAY KA SOOO KACAAAAY HAYAAAY KSOOO KAAACAY

  • @mahamedhassan2473
    @mahamedhassan2473 Жыл бұрын

    Walida waxaa kamid oo madaxeyga qaadan waye gabar ugub ah xaamilo aheed markii foosha qabatay kaaga daran waxey ubaahatay qaliin ninkii qabay markuu ogaaday in laqalay ayuu waxuu soo dhiibay fariin ah argagax waana furiin inantii waa laga qariyay arinka illa hospital kasoo baxday wayoo dadka ayadaa u cabsanay waa waxa iga yaabiyay waxa Ka socda somalia

  • @XuseenHilton-hj8wg
    @XuseenHilton-hj8wg11 ай бұрын

    ADUUUUUNYOOOOON ADUUUNYOOY ????????????

  • @XuseenHilton-hj8wg
    @XuseenHilton-hj8wg11 ай бұрын

    WAA CODAKA NOOOLE DALAC MA AL SHABAAB BAAD KU AG DUUBAYSAAAA

  • @drjimalehaibejama7257
    @drjimalehaibejama72578 ай бұрын

    Waxaan Ku Noolahay Magaalada Hargaisa Waxaan Sanad Jogay Muqdisho Banadir Somalia Waxaa Layaab Igu Noqotay Inaan Arko Inuu Farqi Weyni U Dhaxeeyo Marka La Eego Dadka Waalan Muqdisho Malaha Ama Waa Ku Yartahay Lakiin Hargaisa Iyo Guud Ahaan JSL Waa Number Badan Marka La Eego Waalida Waxaan U Maleeyey Maandooriyaha Qaadka Iyadoo Muqdisho Ay Ka Dhib Badanthy Oo Ay ka Jiraan Colaado Qaraxyo Dilal Iyo Nabad Gelyo Daro hadana Waxa Ay Dadka Waalani ku Badanyihiiin Somaliland

  • @sucaadshardi9650
    @sucaadshardi9650 Жыл бұрын

    Somali oo dhan ba xanunsan lakin ma ooga... Wa iin la dhagaysta wararkan wa war muhiim ah

  • @XuseenHilton-hj8wg
    @XuseenHilton-hj8wg11 ай бұрын

    ???????????????????

  • @cadeyare44swaxkale49
    @cadeyare44swaxkale49 Жыл бұрын

    Gl

  • @saacidgacayte4688
    @saacidgacayte4688Ай бұрын

    Arimo badan oo caqabadah baa na hortaagan

  • @XuseenHilton-hj8wg
    @XuseenHilton-hj8wg11 ай бұрын

    I am somali lander

  • @XuseenHilton-hj8wg
    @XuseenHilton-hj8wg11 ай бұрын

    Beeeenala

  • @XuseenHilton-hj8wg
    @XuseenHilton-hj8wg11 ай бұрын

    I am somali land