Galka Baarista: Heshiis laga gaaray maal-gelinta xarumaha dhaqancelinta Al-Shabaab

Пікірлер: 14

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 Жыл бұрын

    Haruun deeqbixiyayaal ka daa,waa kelmad khaldan,dheh dawaro bixiyayaasha subxaanallaah

  • @axyaawadani5085

    @axyaawadani5085

    Жыл бұрын

    451aqrfa

  • @abdiwelidaud9989
    @abdiwelidaud9989 Жыл бұрын

    WAA BARNAAMIJKA KALIYA EE AF-SOOMAALI KU BAXA EE AAN DHAGAYSTO, MAR WALBA OO AAN DHAGAYSTANA AAN WAXBADAN OO XAQIIQADA DHULKA SOOMAALIDA IYO DUNIDABA KA JIRTA

  • @ibrahimweheliyemohamed6113
    @ibrahimweheliyemohamed6113 Жыл бұрын

    Waa isa soodhiibo xerada sarindi kusugan barnamijka galka in aan kala hadlo xogo kaqarsan warbahinta iyo madaxda dowlada

  • @user-jr8ve5jf4h

    @user-jr8ve5jf4h

    Жыл бұрын

    Ok soo daa warka

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 Жыл бұрын

    👋 Wuu Mahadsanyahy Weriye Haaruun Macruuf.

  • @abdishakurchanel8625
    @abdishakurchanel8625 Жыл бұрын

    Hadaan maxaabiista Alshabaab iyo soo goosta yaasha aan si daacad ah wax looga qaban oo aan shaqaalahaas mushaarkooda lala wareegin Dagaalkaan wax miro dhal ah mayeelan doono hadaan cadowgaan meel lasaarin kii isi soo dhiiba dhaqan celin loo sameeyn kii lasoo qabtana toog iyo xabsi la iskugu darin.👌

  • @mohacade114
    @mohacade114 Жыл бұрын

    War Kan wasiir mahan mana yaqaano shaqadiisa waa caade qaate dadka iyo dalka allaa u maqan

  • @ismaeelmohamed1165
    @ismaeelmohamed1165 Жыл бұрын

    Somalia ha isku tashato, maxay tahay donaris baa lacagta naga goostey

  • @Ruunguul
    @Ruunguul Жыл бұрын

    SHABAAB Qofkii Kasoo Goosto Hala Dilo, Inoow Dadsoo Laay Ayuu Raba Inoow Nabad Ku Noolaado Anagana Walaalaheen Iyo Waalidkeen Intoow Dilay

  • @abdirisakmohammed7293
    @abdirisakmohammed7293 Жыл бұрын

    WASIIR KU MAAHA MID DAACAD HADALKIISA LAGA DAREEMAYO,MANA QANCIN KARO DADKIISA DHIBAN ,WAY ADAG TAY DAD DAACADA SIDAY UMMADDA SOMALIYED KU HESHO HAARUUNOW

  • @mdmeelcad4526
    @mdmeelcad4526 Жыл бұрын

    Hala so xiro ninkaas cidanka mesha jooga tiradooda shegayo Dhaqan cidan maha mesha ciidanka yaan lagu laynin

  • @mohacade114

    @mohacade114

    Жыл бұрын

    Sababta loxiraayo waa Maxey malasoo xiro kuwa xuquqdooda lunsanaayo aqligaaga hashaqeeyo