DIFAACA SHEIKH MOHAMED IDRIIS WAA WAAJIB IMAM SHEIKH AXMED NUUR SOMTV-SEATTLE

shidrislf.com/
SH. IDRIS
MOHAMED IDRIS AHMED
BORN: KANDALA, SOMALIA, 1957
EDUCATION:
Primary and High School in Somalia, Hawl wadaag School
Bachelor Islamic Studies American Islamic University
candidate , Mastermin Islamic Studies, University of South Africa
CAREER HISTORY :
1977 -- 1992 Different Clerical & Managerial positions in several Companies in Saudi Arabia
Secretarial jobs
Accounts and Book keeping
Personnel Manager ( Human Resource) -- 500 to 4000 employees))
Translation. ( Arabic -- English)
Adminstration Manager
1983 -- 1995 Reporter, Writer and Columunist in Annadwa Daily Newspaper , Makkah, Saudi Arabia ( Arabic Daily) and Arabic News (Daily English)
Wrote large number of articles and stories
1978. -- todate Student of Knowledge and Da,wa
Seeking Islamic Knowledge thru the Grand Ulama in Saudi Arabia
Memorized the qur,aan in Makkah Haram Shariif
PUBLISHED BOOKS:
Shekh Bin Baz. -- short biography -- Arabic
Diaspora Problem -- Somali
We and Abassynia. -- Somali
The Spud Harvest ( Miraha Qaraar) about Somalia Civil war -- Arabic
Malaysia Development -- ( Somali)
The Miracles of Sadaqa. -- Arabic
The Death Trip -- Somalia to Europe. , Somali
THOUSANDS OF LECTURES. ( AUDIO & VIDEO):
Travels Extensively to Different parts of world visiting and participating conferences of Somali Diaspora Communities.

Пікірлер: 262

  • @sagalmusse6977
    @sagalmusse69774 жыл бұрын

    BarakaAllahu feek... waa sax in aan garab istaagno Shekheena si dhab weeyaan.. JizakaAllahu khayran .ILAHAYOW noo xafid dhamaan Shuyuukhdeena oo dhan meelkasta oo at joogaanba Amiin.

  • @cosobtayeeg3696
    @cosobtayeeg36964 жыл бұрын

    Masha Allaah sheeq Mahamed Idiris Dar Illaheey ayan ujecelnahay inta waxgaradka ee aqliga sallimka ah cidii xumaysana Illaahay ayaa la xisabtamaya wana dad laciifa oo waxmagarata Kuwa kuxadgudba daciyada Illaahay dacwadiisa ugudbinaya qullubtenana jilcinaya illaahay cadowga isllamkana Illaahay haka xijaabo aduunkana rabi waxdhiba iyo wax dulmiyana haka xijaabo isaga iyo culumadeena oodhan Illaahayna cafimaad iyo cimri dheer hasiiyo cadowga galadana haka qabto

  • @marwobuni9872
    @marwobuni98725 жыл бұрын

    La Hawla Wala Quwwata Illa Billah 😪 ilaahay ayaa u nasriyayn, ilaahay ajar iyo xasanaad sheekhana haka siiyo, sheekheenana arimihiisa ilaaha uu dartii u taagan yahay ayaa ku filan, ilaahow culumad noo xafid sheekheenana damaanadiisa qaad, Amen ya Rabbi 🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @fatiman2077
    @fatiman20774 жыл бұрын

    Sheekha ilaahay cadawga ha ka qabto Amin.

  • @user-ur4kf5np3v
    @user-ur4kf5np3v6 жыл бұрын

    Masha Allah shiikh maxamed idiris run ahaantii waa Dadka uugu saamaynta badan umada soomaaliyeed dhexdeeda , waxaanu hadh iyo habeen u taagan yahay sidii ay umadda soomaliyeed u horu mari lahayd una baraarugi lahayd . Aad ayaanu shiikha u jecelnahay .

  • @mucawiyeali1062

    @mucawiyeali1062

    4 жыл бұрын

    Masha alllah ilaahay ha xifdiyo shiikh maxamed idiris kuwa kudaydana hanaga dhigo isaga iyo culimada kaleba

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed31474 жыл бұрын

    Culumada allaha barakeeyo waan idin jacelnahay Guul ayaan leeyahay. Waan idin jacelnahay , #Sheikh Ahmed Nuur, sheikh umul, sheikh saciid rage, sheikh Mohamed idiris, sheikh haanshi, sheikh Salax iyo inta aan ka tagay allaha barakeeyo waan idin jacelnahay

  • @adeshbuthul2641

    @adeshbuthul2641

    2 жыл бұрын

    Amiiiin

  • @adeshbuthul2641

    @adeshbuthul2641

    2 жыл бұрын

    Athiganah alah haku jclatho

  • @hanad122mahamud7
    @hanad122mahamud75 жыл бұрын

    Aamiiiin insha allh

  • @thuglife6551
    @thuglife65515 жыл бұрын

    Ilaahow ha nagu qadin baryadaada ee noo xafid culimada sharafta iyo cisiga badan ee uu ugu horeeyo sheekh idiris ilaahow xaasidka iyo gaalada Ka ilaali magriga ay xambaarsanyihiin shiikhyada ilaahow badbaadi Ka badbaadi najaasada

  • @djmaamis3167
    @djmaamis31674 жыл бұрын

    Maanshallah Allah hanoo xafido Shiikh Maxamed Idiris

  • @sidiiqaxmedgeele306

    @sidiiqaxmedgeele306

    4 жыл бұрын

    Shiikh maxamed wan uducaynaynaa ilaahay ha xafido. Ilaahayna wax dhiba matuso

  • @hassanabdulkadir703
    @hassanabdulkadir7036 жыл бұрын

    Jazakallah Kheyre

  • @hobhobchannel1922
    @hobhobchannel19224 жыл бұрын

    الله يحفظ عنه من كل سوء فاصبر صبرا جميلا ولا تجب ولا تدفع لهم إلا باللتي هي أحسن

  • @yatharibyatharib4527
    @yatharibyatharib45274 жыл бұрын

    Sheeqyada waa waraasatal ambiyaa qofkii ilaahay iyo rasuulkiisa aminsan waa inay ixtiraamaan

  • @zaamiyasimancigale4118
    @zaamiyasimancigale41184 жыл бұрын

    Manshaa alah shikh idiris alaha xafido waan jeclahay cadowga alaha kaqabto

  • @haaheey1814
    @haaheey18144 жыл бұрын

    war Ilaahay kabaqa oo culimada amaan galiya dadka comment negative iyo wax kasheega culimada umalaya in uu san Allah arkaynin war waxaad qoraysan iyo waxad ku hadlaysan Allah waa u jeeda lakiin malin aan maanta ahayn baad ka shalayn doontan hadaydan kawaan toomin aflagaada iyo jees jees aad ku wadan culimada😓🙄🤤

  • @aishaaadan8905
    @aishaaadan89055 жыл бұрын

    😢😢😭😢😢😢😢😢sheikh mahamed idiris maxaa ku dhacay wlhi waa ka xumahay allow yaa rabbi u gargaar

  • @shukritahassan4510
    @shukritahassan45108 жыл бұрын

    Sheeq waa daaci waa geesi waa run sheeg allha noo xafido culumadeena allow ka badbaadi gaalada shartooda allha guuleey sh maxamad idiris

  • @fatimaisack8299

    @fatimaisack8299

    8 жыл бұрын

    mashaaa allh illah inoo xifdiyo culumadeena

  • @fatimaisack8299

    @fatimaisack8299

    8 жыл бұрын

    mashaaa allh illah inoo xifdiyo culumadeena

  • @fatimaisack8299

    @fatimaisack8299

    8 жыл бұрын

    mashaaa allh illah inoo xifdiyo culumadeena

  • @maryanhassan3042
    @maryanhassan30425 жыл бұрын

    ilaahayow culimadeena shar iyo shaydaan ka badbaadi

  • @abdikade8509
    @abdikade85096 жыл бұрын

    Allhuma amiin jazakkhu khyiran sh barklhu fiik

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi3344 жыл бұрын

    Ilaahay hanoo xifdiyo dhamaan culimadeena walaahey qalbiga ayaa i damqadey sheekh maxamed Idiris markaan dhegeystey video gaan sheekhu haka yimaado caro gaalo dhulkeeni ha tago inta atsan dembi kale usameynin. Ilaahay haka qabto cadowga daba galay sheekha

  • @sahraqisoofficial4496
    @sahraqisoofficial44964 жыл бұрын

    Ilahay haxifdiyo shekh mohamed idiris iyo dhamaan culimadena

  • @adansantur4677

    @adansantur4677

    4 жыл бұрын

    The dacwa fail, Somalis haven’t gain nothing, Sh don’t waste your time . Time important, Somalis in North America the only dacwa tribal masjid .

  • @adansantur4677

    @adansantur4677

    4 жыл бұрын

    Sh please, don’t waste your time , majority of Somalis don’t want religion, they want a tribal religion.we are bad by nature. Dacwa needs an army

  • @halimohassan4451
    @halimohassan44514 жыл бұрын

    Mansha alaah ilaahay ha xifdiyo isaga iyo dhamaan culimadeena

  • @nuurtoabuukar9845
    @nuurtoabuukar98454 жыл бұрын

    Allaha ha xafido sheikh wax dhib ahana Allah matuso

  • @iqraallahukbariqramohamed3899
    @iqraallahukbariqramohamed38998 жыл бұрын

    mashalla ☝💕💕

  • @salsabiilaabdurahman9049
    @salsabiilaabdurahman90495 жыл бұрын

    Dadka wax ka sheegayo sh Mohammed Idris waa dad cilmaaniyiin ah oo rabo in la kala saaro diinta iyo siyaasada waa shiikha kaliya ee si cad oo xaq runta u shego munaafiqiinta somalida qaran dumiska ganacsatada tuugada odayaal beeleedka kuwa federal ka aaminsan hadii ay culimada somaliyed dhamantood haday wada noqo lahayen sida shiikhan dalkenu 30 sano ma burbursanaadeen Culimada waa inay xaqa cid walba u shegtaa from president illaa asgariga dable ah

  • @sakariyeharuun8263

    @sakariyeharuun8263

    5 жыл бұрын

    wllo qaali wallaahy aad baan ula dhacay commentiga aad qortay waaayo qofka difaaacaya culimada waa qaali oo waa qof aad u qiima badan

  • @cabdinuur5664

    @cabdinuur5664

    4 жыл бұрын

    Salsabiil A Abdurahman u

  • @mubarigibrahim1146

    @mubarigibrahim1146

    4 жыл бұрын

    WlHi waa runtaa wllshay qali

  • @princessqali8647
    @princessqali86478 жыл бұрын

    MashaAllah

  • @mohdahmed8481
    @mohdahmed84814 жыл бұрын

    الحمد ألله رب العالمين ilaah ayaa mahda leeh ربنا يبارك فيكم انتوم وامثالكم يا الشيوخونا

  • @najmaahmed6695
    @najmaahmed66956 жыл бұрын

    Maasha allah

  • @fatimaisack8299
    @fatimaisack82998 жыл бұрын

    mshaa alh ha idin xifdiyo

  • @caashocabdulaahimaxamed4000
    @caashocabdulaahimaxamed40005 жыл бұрын

    ماشاءالله

  • @FatmaMohamed-ym1rc
    @FatmaMohamed-ym1rc4 жыл бұрын

    Amiin ya Rabbi Illahaw naga badbaadi cadawga sheqena ku haysta kalmada Alle

  • @farduusismael4987
    @farduusismael49874 жыл бұрын

    Maasha alaaaah alaaa yaxfadag Sh . Maxmed idiris

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah20674 жыл бұрын

    Masha aallah allah nooxfdyo cumada melksteeoo jigan

  • @saxteexoali4393
    @saxteexoali43934 жыл бұрын

    aamiin aamiin yaa allh sheikh allaha xifdiyo

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq4 жыл бұрын

    Ilaahay Swt hanaga Qabto, Cadowga Diinteena iyo dadkeeda,Allahuma amiiin💕💙

  • @lulilulka2392
    @lulilulka23925 жыл бұрын

    Mashaaaa Allah sheikhwo wanajeclyhaaa Allah dhartiiis runtii

  • @alidini7847
    @alidini78475 жыл бұрын

    Masha-ALLAH

  • @qhaalidcasiis2162
    @qhaalidcasiis21624 жыл бұрын

    Maashaa Allah illaahow culimada inoo xafid

  • @royaltv9227
    @royaltv92274 жыл бұрын

    Mash Allah ❤❤🤲

  • @user-bx3gm4lt7o
    @user-bx3gm4lt7o4 жыл бұрын

    Mashalah Alle HA xifdiyoh sheekh maxamed idiris iYo culimadeena

  • @mariamsheikh3143
    @mariamsheikh31434 жыл бұрын

    Mashaa allaah tabarika raxman alla ha xafido culumadena danbi dhaf allaah haydinka siyo alla ka cabdada oo culimada sharafta le siyasad hagalinina

  • @umushaficicabdlle5618
    @umushaficicabdlle56184 жыл бұрын

    اللهم احفظه لنا واكثر لنا امثاله.

  • @ahmedalii3069
    @ahmedalii30694 жыл бұрын

    masha allh alle ha xefdiyo sheikh mohamed idiris

  • @umumubarakjama7076
    @umumubarakjama70764 жыл бұрын

    maasha Allah maasha Allah Allah ha ku xafido Allah ha ku garab istaago

  • @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512
    @xasbunnalaahiwanimcawakiil95125 жыл бұрын

    Masha allah

  • @nasroisse1157
    @nasroisse11575 жыл бұрын

    Amiin yarabii callamin illahow ugargar sheekha oo ka xijab galada shartooda

  • @fahmahaaji6302
    @fahmahaaji63025 жыл бұрын

    Rabiga abuuray caalimkoo idil cirka iyo dhulka iyo waxa Ku dhexnooolna maamumulo rabigaas ayaan u weydiii inuu shekha ka qabto kuwa dacweyey shartooda ilahayow xifdi culumada dhamaaan diiiintaaadeey u taaganyahiin ka xifdi waxii Shar la damco aaamiiiin

  • @user-yl1rk5vr7z
    @user-yl1rk5vr7z5 жыл бұрын

    Masha allha

  • @muslimasc3039
    @muslimasc30398 жыл бұрын

    wcs wr wb Masha Allah💞👍💕💞

  • @rayane200902
    @rayane2009028 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @polozkhan297

    @polozkhan297

    5 жыл бұрын

    ج

  • @ayansidow4
    @ayansidow44 жыл бұрын

    Maansha Allaa Maansha Alaa ilaahow Culimada noo Xafid. Sheekhana ha la Caawiyo hadii uu dacwad ku jiro oo aanu siyaasad ku jirin Alaaahu Akbar.

  • @saamiyas4297
    @saamiyas42974 жыл бұрын

    MshAllah Allah haxafido shekh mohmd idiris Allow unaxariiso

  • @shamsutdore5169
    @shamsutdore51694 жыл бұрын

    Mashallah❤️

  • @nuurcabdi9082
    @nuurcabdi90824 жыл бұрын

    Sh ilaahay ha barakeeyo

  • @Qaali12
    @Qaali124 жыл бұрын

    Allah ya sacadak ya Sheikh

  • @fadumoabdi2694
    @fadumoabdi26944 жыл бұрын

    Masha allaah jisakalaha shedh waa sax 🙏🙏😍😍😍❤️❤️❤️❤️👍

  • @abdiramanmuseburcoboy1912
    @abdiramanmuseburcoboy19125 жыл бұрын

    Masha allaah

  • @abdulaqadirkanouti2935
    @abdulaqadirkanouti29354 жыл бұрын

    Masha allh allaha ku xifdiyo adina

  • @mustafaxuseen551
    @mustafaxuseen5518 жыл бұрын

    mash Allah ilahoow noo dhowr

  • @saharaaftin6152
    @saharaaftin61525 жыл бұрын

    May allah grant him jananh ameen ameen

  • @safiomar6903
    @safiomar69034 жыл бұрын

    Illaahow mashaaikhdeyna barakeey

  • @ahmedwali8779
    @ahmedwali87795 жыл бұрын

    Alle ha xifidoh

  • @najaxyar199
    @najaxyar1994 жыл бұрын

    Mnshlh Alle ha xafido. Umada islamka

  • @aminajama8925
    @aminajama89254 жыл бұрын

    Allaah ha inooxafido dhamaantood

  • @maryanhassan3042
    @maryanhassan30425 жыл бұрын

    ilaahayow waan jecelnahaye jeclow ninba wuxuu maanta beertuu bari gurtaa

  • @faizaabdiazizjama6914
    @faizaabdiazizjama69145 жыл бұрын

    Manshaa allaàh alaha usiyaadiyo anagana allaha noo qadaro sidiisookale aaamiiiin aaamiiin aaamiiin

  • @fatiman2077
    @fatiman20774 жыл бұрын

    Ilaahay ha noo xafido wadaadda

  • @umaxmed55
    @umaxmed554 жыл бұрын

    Allaha xafido sheeq maxmed idiris

  • @deqa868
    @deqa8684 жыл бұрын

    Mashalahaa alaha xafido 💝

  • @deeqayassin8012
    @deeqayassin80126 жыл бұрын

    Ilaahay ha caawiyo

  • @teamcanaad5579
    @teamcanaad55795 жыл бұрын

    Masha alah alah haka ajirsiiyo faafinta diintena suuban

  • @fartunhersi4515
    @fartunhersi45154 жыл бұрын

    Ilaaheey ha ka qabto dadka dacwada ku soo oogay allena shiigeena ha garabsiiyo annagana waan garab is taageeynaa wax alle wixii awoodeenaa waana u soo duceynaynaa

  • @kaltuunapiip9881
    @kaltuunapiip98814 жыл бұрын

    Mansha allh maxmed idiriis alaah yaxafka

  • @abdirahmanmohamed2990
    @abdirahmanmohamed29904 жыл бұрын

    مركز الحكمة لتحفيظ القرآن عبر الإنترنت Alhikma qur'Aan online Marabtaa adoo gurigaaga jooga inaad quraanka ducooyinka tajwiidka barato. La xidhiidh Alxikma online wixii faah faahina whatsapp ama imo 00252634492965.

  • @luulmakhtal6753
    @luulmakhtal67534 жыл бұрын

    Allow si san ugu dhamee dacwada sheekha guul sii Rabiyow adaaawood leh

  • @Sagalahm2000
    @Sagalahm20004 жыл бұрын

    Sheikh Alle dartis ku jclhy Alle hakuxfdyo anga iyo adigaba yaa Allah

  • @zhimpirahmed1633
    @zhimpirahmed16335 жыл бұрын

    Allah yaa Raxmaan irxam mashaayikhdayada

  • @amiinetayusuf4865
    @amiinetayusuf48654 жыл бұрын

    Masha allha ilhow noxifdi

  • @maaruuabdiwahid9956
    @maaruuabdiwahid99564 жыл бұрын

    Masha allh allha idiin xafido

  • @ilhaanilhanmaxamed1385
    @ilhaanilhanmaxamed13854 жыл бұрын

    Aĺle.haxifdiyo.culamaden.islamka

  • @zhimpirahmed1633
    @zhimpirahmed16335 жыл бұрын

    Ilaahayo noo xafid sheikhayaga ya Rabi

  • @nuurtoabuukar9845
    @nuurtoabuukar98454 жыл бұрын

    Amiin amiin

  • @yussufmahat7866
    @yussufmahat78664 жыл бұрын

    Amiin

  • @muslimasc3039
    @muslimasc30398 жыл бұрын

    amiin amiin amiin

  • @huseinbeyra3538

    @huseinbeyra3538

    4 жыл бұрын

    dadka shilimaad inaa ka urursataaan waa la yaqaan tuugo

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi55954 жыл бұрын

    Sheikh Allah xifdiyo cadawgan Allah ka qabto inshallah

  • @Aisha-mn9si
    @Aisha-mn9si4 жыл бұрын

    Masha allah Allaha noo xifdiyo culumadena meel ay jooganba Dal & Dibad.

  • @fartunosman1375
    @fartunosman13754 жыл бұрын

    Illaahow idiin naxariisto culumada somalida iyo kuwa islaam oo ehelka cilmi ah.

  • @ibrahimhassan7823
    @ibrahimhassan78234 жыл бұрын

    Ilahey ha ukalmeeyo inshaAllah

  • @hooyofarxiya1520
    @hooyofarxiya15203 жыл бұрын

    Sheekh maxamed Idris waa sida sheekh ciz bin cabdisalaan xujada ayuu ku xeraa madaxda alaha janadiisa ha ugu abaalgudee

  • @aishaahmed7791
    @aishaahmed77914 жыл бұрын

    waan u ducayneyna sh, maxmd idris alle ha ooga sooqado sharcigiisa ducada ayaan ku kalmeyneyna insha allah

  • @cabdifataaxxasan7544
    @cabdifataaxxasan75444 жыл бұрын

    mashaa allh sifiican ayaad uga hadashay allha ku barakeeyo

  • @mohamedyusuf8258

    @mohamedyusuf8258

    4 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @kowsarxasan6969
    @kowsarxasan69698 жыл бұрын

    maasha allah ilaahow noo xifdi culumadeena amiin

  • @elmicadow9004
    @elmicadow90045 жыл бұрын

    Allaah ha xifdiyo

  • @nadifoabdi8621

    @nadifoabdi8621

    5 жыл бұрын

    Elmi Cadow asc ilaahow ka qabo shiikheena ilahow xafid

  • @shuceebxaaji6710
    @shuceebxaaji67106 жыл бұрын

    Masha allah allow culmideena inoo xafid

  • @hawoabdullahi9873

    @hawoabdullahi9873

    5 жыл бұрын

    Maashaaallah Sheekh abdinuur

  • @engineerhanuniye8526
    @engineerhanuniye85264 жыл бұрын

    Mansh allha

  • @ahmeddanan4618
    @ahmeddanan46184 жыл бұрын

    Waan Garab taagan nahay sheekh Maxamed Idiris insha Allh

  • @safiyacarab8586
    @safiyacarab85864 жыл бұрын

    Masha allah alle haxifdiyo

  • @farhiyabulle8341

    @farhiyabulle8341

    4 жыл бұрын

    Masahlla

  • @royaltv9227
    @royaltv92274 жыл бұрын

    Amiin amiin amiin 🤲🤲🤲😭🤲🤲

  • @TAPshaneTAP
    @TAPshaneTAP4 жыл бұрын

    Ilahay ha ino xafido culimadena iyo inta muslim ahba ya allaah lkn shaydanka kafaidaysanaya aragtiyaha kladuwan

  • @siciidcalijaamac2113
    @siciidcalijaamac21135 жыл бұрын

    Allh haxafido wadaadka

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel5 жыл бұрын

    Ilahay haufududeyo😥shikheena

Келесі