No video

Sheekh Maxamed Idris VS Geelle - Shame on You Somalis | Speech on the Somali olitical structure

Madaxweynaha Jabuuti Mudane
Ismacil Cumar Geelle , ayaa Soo hadal qaaday
Hadalladii Qiimiga Badnaa uu kusheegay
Khudbada dheer uu hada
kahor jeediay Shekh Maxamed Idriis
oo Kusaabsanyd Xaalada Somalia..
''Shame on You Somalis''
................................
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Our Larger Channel … / joorre123
Our new Channel …. / abdiaskarimedia

Пікірлер: 452

  • @mgurey10
    @mgurey109 жыл бұрын

    Waa runtii shiekh mohammed idris Somaliyey shame on you shame on you

  • @X-Chopper-X
    @X-Chopper-X7 жыл бұрын

    Masha Allah. Very emotional and spiritual message

  • @abdallahmoussaaden716
    @abdallahmoussaaden7169 жыл бұрын

    This man is absolutely right . All my respect Sheikh Mohammed Idris.

  • @faizaam4334
    @faizaam43345 жыл бұрын

    Si badan hadaa u fiirisid wax walbo uu shegay wa runtii Somalia Allah ugargaaro cadow badan oo ah samali iyo ajanabibo way leedahay Alle haka qabto dadka Somalia ku dhehnool ama dibadeeda joga. Sheikh ajar iyo xasanad Alle hakaa siiyo.

  • @xamdishootishooti6582
    @xamdishootishooti65829 жыл бұрын

    Allahu akbar allow xafid sheikh my idiris muxu run shegay

  • @abdihakimkhaliil6440
    @abdihakimkhaliil64408 жыл бұрын

    walahi sheikh illahay dartii ban ku jeclahay illahay jannada ha isku keen dhex tuso

  • @abdirahmanhaaji8833

    @abdirahmanhaaji8833

    4 жыл бұрын

    Subxanalaah

  • @XiriiroMedia
    @XiriiroMedia10 жыл бұрын

    masha'allah Xafidahullah sheikh mohamed Idiris

  • @sofiaahmed2862

    @sofiaahmed2862

    5 жыл бұрын

    Masha allaha xafidahullah sheekh maxmed idris

  • @sulthankoker4964

    @sulthankoker4964

    5 жыл бұрын

    Xiriiro Media

  • @umairalyamam8336
    @umairalyamam83367 жыл бұрын

    he is not using abuse words rather he is telling the truth

  • @sofiaahmed2862

    @sofiaahmed2862

    5 жыл бұрын

    he is not using abuse words rather he is telling truth

  • @qazimabdirizakarab5448

    @qazimabdirizakarab5448

    5 жыл бұрын

    Infuct

  • @kawsarabdi7760
    @kawsarabdi77607 жыл бұрын

    yaa alaah ilaahayow isku kaya keen o xumanta naga sar

  • @SG-bg1sx

    @SG-bg1sx

    6 жыл бұрын

    Baara allah khiikheena sharafta badan allah ha ku xafido

  • @SG-bg1sx

    @SG-bg1sx

    6 жыл бұрын

    Run badanaa khiikhu

  • @SG-bg1sx

    @SG-bg1sx

    6 жыл бұрын

    kawsar abdi ilaahay ha ku dhowro

  • @cabdulaahiwarsame7256

    @cabdulaahiwarsame7256

    6 жыл бұрын

    Xml

  • @TheAbdigaffar
    @TheAbdigaffar10 жыл бұрын

    Ilaah ha xifdiyo Sheikh Mahamed Idris. we need more like him to lead us.

  • @glm4604
    @glm46048 жыл бұрын

    I love you sheekh maxamed idriis

  • @zamzamandimahad6820

    @zamzamandimahad6820

    7 жыл бұрын

    gl M

  • @mohamedxoogsade4731

    @mohamedxoogsade4731

    6 жыл бұрын

    gl M thats shame on you😂😂😂😂

  • @istarahmedmaxamed2975

    @istarahmedmaxamed2975

    6 жыл бұрын

    alaha xifdiyo shiikha

  • @caashahassan524

    @caashahassan524

    6 жыл бұрын

    ĺ m@

  • @sofiaahmed2862

    @sofiaahmed2862

    5 жыл бұрын

    I love you sheekh maxmed idriis

  • @abshiroha2072
    @abshiroha20722 жыл бұрын

    Subaxallah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @puzhrayar9603
    @puzhrayar96034 жыл бұрын

    5 sano kadib ayaan daawanayaaH Shame on you Wlhi waa zax

  • @guledfrance2523
    @guledfrance25235 жыл бұрын

    Waa Geesi Runta Sheegay Sheekh Mohamed Idiris ALe Ha Xafido

  • @ahmedsomalianofficial383
    @ahmedsomalianofficial3834 жыл бұрын

    MashaAllah Rabiyow kubarakee sh moxamed Idiris Iyo culumadena damaaaan,Allah Jidka Toosan hainagu wadha Hadheeyo,wadankena Somalia waxa uu ladagi la'ayahay waa qabiil Iyo qurun eey nugu dax wadhan kuwa danaystayaal ah oo runti Danahoodha Garka ah firsanaya lakin waxa Hubaal ah hada Somali wey tooste wadadhi toosned ayey Cagta laheshe kuwa Qabqablayashane mardow walaga gulaysani doona haduu Rabi idhmo.......Culumadhi Diinta Rabi ugeeridhayne Allah Qabriga hauwasiciyo janatul Firdawsne hageeyo Ameeeeeen.

  • @nadiamohamed2514
    @nadiamohamed25147 жыл бұрын

    sheekh mohamed idris rabi ha ku xafido man'shalaa jazkalaa khayer waa sheekh khayer qaba oo runta ka hadal xaq ku taagan Allah akber

  • @zainabibrahim7522

    @zainabibrahim7522

    7 жыл бұрын

    Nadia Mohamed

  • @sub-wf3ds

    @sub-wf3ds

    6 жыл бұрын

    Masha'Allah

  • @jimcaalecabdi5792

    @jimcaalecabdi5792

    5 жыл бұрын

    Qaranku xaguujiray rajiimkii baabiiyay umada

  • @27May1988

    @27May1988

    5 жыл бұрын

    Maasha Allah

  • @deeqaalihassan8812

    @deeqaalihassan8812

    5 жыл бұрын

    horaa loyiri isma arke islaaan cay ingu ad baynu u xuunahay

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq5 жыл бұрын

    Sax runbadana Shiikhu, Masha'Allah Somaali halkaasa laga raacay. Culumadi lalaayey ax ax Allow uraxmo, Midkasto Xaqdaro kudhintay Culumo iyo Caamo.💔😢

  • @habibaali9801
    @habibaali98016 жыл бұрын

    Masha Allah sheikh Mohammed may Allah bless you that is a strong message💯✔👑✔🌟✔🙏💑👈👆👈✌👈✊✊👈✋👌👌👍👏😭😭😭

  • @khadiijafaaraxnugaal2837
    @khadiijafaaraxnugaal28375 жыл бұрын

    👄👄👄👄👄💚💚💚💚💚💚💜💜💜💜💜💜💙💙💙💙💖💖💖💖💖💖😂😂😂😂😂💝💝💝💞💞💞❣❣❣💛💛💛💛💛💓💓💓💓💓💓💕💕💟💟💟💟💟💟💟❣❣❣cod macaanaa sheikh idiris

  • @lulsalahahmed3772

    @lulsalahahmed3772

    4 жыл бұрын

    It H just

  • @yalibana6172
    @yalibana61725 жыл бұрын

    ماشاءالله شيخ جزاكم الله خير الجزاء وحفظكم ذخرا للاسلام والمسلمين

  • @someoneone8096
    @someoneone80968 жыл бұрын

    sh.maxamed idris is true legend,big respect 2 hin n salute😊😍😍😘😘

  • @najooosman5046

    @najooosman5046

    5 жыл бұрын

    London stupid

  • @afcassiciid3104

    @afcassiciid3104

    4 жыл бұрын

    Waxa dhibtaas geystay jabhaddo

  • @fariiha-yk7ky
    @fariiha-yk7ky9 жыл бұрын

    Masha allaah shiiqa runbu kahadlay allaah xafido adun iyo aaqiro dowlad caadilana allaah nasiiyo umada somaaliwen allaah israaciyo quluubtoda allaah saafi iskagadhiga qalbigowdane allaah burcad iskumariya ameen yaarabii

  • @siciidcalaqan3290
    @siciidcalaqan32908 жыл бұрын

    Maashaallaah sheeq maxamad idiris soomaali haday dhago wax maqlo ku yaalaan waad u sheegtay xaqa,allaha tuso adigana

  • @suldaanclsalan5560

    @suldaanclsalan5560

    3 жыл бұрын

    Shame on you maxaa laga wadaa

  • @sabdullahi5292
    @sabdullahi52925 жыл бұрын

    Manshallahi !! What a great role model!! ❤️sheikh idris❤️ l love you for the sake of Allah and l cried 😭with happiness when l see someone shares my opinion. 🙏You are a rare pearl🙏 sheikh🙏 Allahayow xaqa tuus somalida dhamaan. I laugh when we blame Ethiopia , Kenya and west.

  • @Somfox1
    @Somfox15 жыл бұрын

    GEEsi SHEEKHA GEESIGA AH EE SOMALI RUNTA U SHEEGA KANA FARXIYA . MASHA ALLAH sheekh cabdixayi bal nala daawo sheekh ilaahay cilmi iyo caqli siiyey OO somali sharafteed markasta ka hadla mashaa Allah @

  • @AbdirahmanLILCC
    @AbdirahmanLILCC8 жыл бұрын

    Alle ha ku sharfo sheikh mohamed idris absolutely right MANSHA ALLAH

  • @zahrayusuf684
    @zahrayusuf68410 жыл бұрын

    manshallah wadaad xalada Somalia ka hadlayaa ama dadka goobabinayaa sheekhan ka hor ma arag manshallah Allah haku xafido dadka aadka loogu baahanyahay ayad tahay sheekh dhalinta Somaliyed ee luntay waani . cimri dheer iyo cafimaad ayan ku rajaynayaa

  • @amaranomar3699

    @amaranomar3699

    7 жыл бұрын

    Zahra Yusuf kanu wà tug

  • @yusrayasir6776

    @yusrayasir6776

    5 жыл бұрын

    Muxuu xaday

  • @ahmedcv9410

    @ahmedcv9410

    4 жыл бұрын

    @@amaranomar3699 nayaaa bilaa edeb baa tahay

  • @Somfox1
    @Somfox15 жыл бұрын

    MASHA ALLAH SHEEKH IDIRIS .. SHEEKH KALE SHEEKHA GEESIGA AH EE SOMALI RUNTA U SHEEGA KANA FARXIYA . MASHA ALLAH sheekh cabdixayi bal nala daawo sheekh ilaahay cilmi iyo caqli siiyey OO somali sharafteed markasta ka hadla mashaa Allah @

  • @mustafeali3626
    @mustafeali36265 жыл бұрын

    MashAllah Sh, Maxamaad Idris if iyo aakhiraba liibaan runta u sheeg qorkii aqlile wuu ku waano qaadan 🕌👍🏽🕋

  • @nasteexonasteexo5291
    @nasteexonasteexo5291 Жыл бұрын

    Absolutely right wllhi

  • @ahmedcv9410
    @ahmedcv94104 жыл бұрын

    ماشا الله

  • @ubeidaliyusuf9623
    @ubeidaliyusuf96234 жыл бұрын

    Masha allaah,waa,sax

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq6 жыл бұрын

    Masha'Allaah!! Sheequ runbadanaa. Khayr ilaahay hasiiyo.👌👍💕💝

  • @user-ur4kf5np3v
    @user-ur4kf5np3v6 жыл бұрын

    ilaahay ha xifdiyo Shiikh Maxamed Idiris Run ahantii waxa uu ka mid yahay Soomaali oo dhan Dadka uugu Masakaxda badan ee u dadaala Qaranimada

  • @haaf4365
    @haaf43655 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا

  • @yonisosman6759
    @yonisosman67597 жыл бұрын

    Im crying

  • @shukritahassan4510
    @shukritahassan45108 жыл бұрын

    Maashaallaah sheeq maxamad idiris soomaali haday dhago wax maqlo ku yaalaan waad u sheegtay xaqa,allaha tuso adigana jizaakallaahu kheeyr

  • @user-nc5em1dw8y
    @user-nc5em1dw8y6 жыл бұрын

    ماشاء الله تبارك الله شيخ شكرا لك

  • @haajarahaajara6058
    @haajarahaajara60585 жыл бұрын

    الله يحفظك الله يعزك الله يبارك الله يجزيك: شيخنا الكريم

  • @kurtinkhaliif7301
    @kurtinkhaliif730110 жыл бұрын

    Walahy shiikh maxmed idiris wax jiruu ka hadalay ilaahay khyr hagu siiyo ilaahay dartii uu tagaree

  • @ahmedkeyze8514
    @ahmedkeyze85148 жыл бұрын

    ilaaahay xaqa hainatusiyoo.IHDINAAA ASSIRAADHA AL-MUSTAQIIMA

  • @hadafowyusufhadafow5191
    @hadafowyusufhadafow51916 жыл бұрын

    Masha allah sheekh mohammed allah kuxafido Soomaalida runta umabaahno Qaranimadoodiina ku baabi'iyay qabyaalad

  • @mustafeali3626

    @mustafeali3626

    5 жыл бұрын

    Hadafow Yusuf Hadafow u ducee walaalo dadkeenii baa ku nool dumar iyo caruur iyo dad waayeela

  • @guledfrance2523
    @guledfrance25235 жыл бұрын

    Sheekha ALe Ha Barakeeyo Sheekh Mohamed Idiris

  • @omomanha
    @omomanha6 жыл бұрын

    i think what he saying 99% is true

  • @stanleyipkiss46

    @stanleyipkiss46

    17 күн бұрын

    @@omomanha 100%

  • @yaniitajeilan6686
    @yaniitajeilan66866 жыл бұрын

    Samlia Shame on us😠 Sh Mohamed idiris you absolutely right wlhi 😥😪😥😪😥😪😥😪😥😪😥

  • @mahmed973
    @mahmed9739 жыл бұрын

    Mnsha alaaah ilaahey haku xifdiyo shikh runtaa ka hadashay

  • @mohameddakanemuhamud7671
    @mohameddakanemuhamud76714 жыл бұрын

    I'm ashamed to be Somali .

  • @katraadanibros3857
    @katraadanibros38577 жыл бұрын

    xafiduallah sheikh .Ilah wax hafahansiyo dadkeni.

  • @intheworldofcars
    @intheworldofcars9 жыл бұрын

    Walahi I agree. Madaaxweeyne Cumar, you were wrong for making comedy out of Mohamed Idris' seriousness.

  • @xasanaxmed872
    @xasanaxmed8729 жыл бұрын

    Maasha allah wa muxadaro qiimo badan

  • @hamsaadam1064
    @hamsaadam10646 жыл бұрын

    Masha allah sheikh maxamed Idris Allah yahfidak

  • @abdifatahabdi1349
    @abdifatahabdi13493 жыл бұрын

    5:49 sheekh shame on you been muu sheegin wlhi dawladii siyaad bare waxkasta Khalada ha sameyso lkn waa Madaxweynaha kaliye sharafta iyo karamada qarankeenu leyahay hada ina keenay caalamkana isagaa ina baray ilahay haku naxariisto hogaamiye kasta wuu khaldanaaye lkn inay culimada somaliyeed sidaaz ugalaan maaha waayo iyagu waa jirintaanka shacab iyo diinba

  • @maameddsi4751
    @maameddsi47518 жыл бұрын

    Allah yaxfidak Sheik

  • @hanad122mahamud7
    @hanad122mahamud75 жыл бұрын

    Masha allh Sheekh maxamed idiris+ md ismaaciil cumar geele Noolaada illaahy khyr ha idin siiyo somali kor iyo hoosba wax ugu sheegtene

  • @nagaadmohamed1934
    @nagaadmohamed19345 жыл бұрын

    UU nababiyay garacu siyad bare wallahi tolow hadunan ayadaha ilahay faraha lagalin manta halken jogi lahayn

  • @abdilatifibrahim7117
    @abdilatifibrahim71174 жыл бұрын

    Traffic lights wadankaleto waxishmeyneysaa Oo sugeysaa ilaaa waqtigada lagaro kusisoconeysit,bt Askari somali hadu kuistajiyo wa daraweysaa shame on you,ManshaAllah sh Idris janaaa nobalaaan ahhhh

  • @Samiira87
    @Samiira879 жыл бұрын

    Maasha Allaah sheikh mohamed idiris xafiduhullaah waa runtii soomaali cid kale ma baabi'in aan soomaali ka ahayn,,soomaaliya rag ma leh wax rag lagu sheegay oo sida ciyaalka iyo dumarka xintamaya ayaa lagu imtixaamay.

  • @selmixelmi5407

    @selmixelmi5407

    8 жыл бұрын

    +Samiira87 Runtaa Samiira. Somaliyi ra ma leh. Dumarka caydooda iyo aflagaadadooda ayey ka adag yihiin. Iyagaana adduunka isugu neceb.

  • @mahamouddahir9355
    @mahamouddahir93558 жыл бұрын

    ما شاء الله الله يعزك

  • @caamirmahamett3322
    @caamirmahamett33225 жыл бұрын

    mzha allah qubad wx badan i dareen sisay 😍😍

  • @badriyare7651
    @badriyare76519 жыл бұрын

    shame on us alle hanga soo furfurto adigane shikh jasalahu khyr

  • @selmixelmi5407
    @selmixelmi54078 жыл бұрын

    Sheikh Idiris -one of my favorite Sheikhs

  • @yyytttgjj7325
    @yyytttgjj73257 жыл бұрын

    sheekh maxamed idiris Allah haku xifdiyo

  • @ciisemohamed4696
    @ciisemohamed46968 жыл бұрын

    jazakalaah sh.m.idiris true topic

  • @amiinyaasiin5711
    @amiinyaasiin57112 жыл бұрын

    Masha Allah hambalyo sheekh maxamed idiris

  • @jaamowcadaawe6589
    @jaamowcadaawe65896 жыл бұрын

    Geesi Geesi dhalalay

  • @wiillgarre8294
    @wiillgarre82947 жыл бұрын

    MAShA'Allh MAShA'Allh MAShA'Allh Aaah YAA Sheykh WAdANi

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey41984 жыл бұрын

    Waa Runtiii Subxaanallah

  • @bintuseytun9608
    @bintuseytun96083 жыл бұрын

    2020 11/7 shekh maxamed idiris soomaaliya wano dide alle haso hadayo adan hakadalin wanadod shekh

  • @MaxaaCusub879
    @MaxaaCusub8798 жыл бұрын

    masha allh alle khyr ha siiyo xaqiiq bu ka hadlayaa wlhy shame on you hhh

  • @sadaamadan9968
    @sadaamadan99685 жыл бұрын

    M.a sheekh maxamed idris xafidullah

  • @umarmohammedurggesso2819
    @umarmohammedurggesso28194 жыл бұрын

    Tanks

  • @mahammedabdugadernoor1162
    @mahammedabdugadernoor11628 жыл бұрын

    mashaa ALAAH

  • @somalistudiotechnologaytec4
    @somalistudiotechnologaytec44 жыл бұрын

    Mnshallh mnshallh

  • @safiyasaid6170
    @safiyasaid61708 жыл бұрын

    walaahi Sheeq maxamed idris waa runta eekadhegeysanayo

  • @puntland2010
    @puntland20107 жыл бұрын

    xafiduallah sheikh

  • @showme916
    @showme9166 жыл бұрын

    Baraka Allah Sh. Waxa dhaba oo qof walbo ogyahay in somalida iyaga ay gacmaha u galiyeen cadawgooda mididii lagu gooorici laha waxana looga samata bixi kara in Allah SWT dib loogu noqdo lana duco weeydiisto.

  • @mahamouddahir9355
    @mahamouddahir93558 жыл бұрын

    ما شاء الله

  • @calicabqaricalicabqari8242
    @calicabqaricalicabqari82427 жыл бұрын

    MASHAALAH YA SHEEKH

  • @qalax123
    @qalax12310 жыл бұрын

    Sheekh Maxamaed Idiriis Qayr alaha ka siiyo, culimada oo dhan waxaa laga rabaa in ay arimaha dalka saas uga hadlaan dhamaantood si dadku ugu baraarugo, Waan hurudnaa inteena badan, oo Soomaali way is hasataa dhamanteed, caamo iyo culumo intaba. waxay isku haysatana ma taqaan!!!!! ilahow adaan ku tuugayaa e Soomaali cudurka ka saar qabyaalada ah.

  • @fathimohamed4358

    @fathimohamed4358

    7 жыл бұрын

    manshallah

  • @ibrahimadan5827
    @ibrahimadan58277 жыл бұрын

    maa shaa Allah

  • @dfghbbcgghjm5356
    @dfghbbcgghjm53565 жыл бұрын

    Shekh walal a s c alle ha Ku xafido walal ilahow midnimo somliyed somli jacaylkii waxba INA hely

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam10417 жыл бұрын

    Sheikhow Allah kudaayo. Alx madaxweynihi Wagaas wudhintay ilahey Haka Abaalmariyo Gumaadkii uu ugeystay #CULIMADA 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mamabushra9499
    @mamabushra94995 жыл бұрын

    MashaAllah

  • @hamsemuuse8459
    @hamsemuuse84598 жыл бұрын

    jasakallah sh. idris

  • @boolhayuub7465

    @boolhayuub7465

    6 жыл бұрын

    Tafsiirmacamef

  • @udgoon2009
    @udgoon20099 жыл бұрын

    Masha allah its true

  • @shukriqalanjo9861
    @shukriqalanjo98618 жыл бұрын

    Very true sheikh

  • @puregenius3493
    @puregenius34934 жыл бұрын

    Tuuladaydi Hargaysa liisanka gadhiga markad ubahati Xamar aya latagi jiray bal dhibka eeg lkn anagu dawlad manan arag 1972 dulmi aya jiray

  • @samsamfahad4479
    @samsamfahad44799 жыл бұрын

    Wlh waan ilmeeyey xaqdarada lagu laayey culimadaas alla somali nacasanaa may kacaan markaaas

  • @mudalibwaxkale3168
    @mudalibwaxkale31685 жыл бұрын

    masha allah shekh maxamed idris allah hako barakeeyo waa xalad aad u xon ee alle nootok maxaa dhac waa laqal damay waa na arin xon

  • @MustafaAhmed-kf5li
    @MustafaAhmed-kf5li8 жыл бұрын

    DHAGTII WAX MAQLEYSO AYAA LA WANIYAA. SOAMLI HADI AY WAX MAQLEYSO WAANO INYTAAS AYEY KU DHAMATAY. JAZAKALLAH SHEIKHEYGA MAXAMED IDRIS ALLE HA KU XIFDIYO. WANADAADANA ALLE HA NAGU ANFCO . AMIIN

  • @mousashide6116

    @mousashide6116

    5 жыл бұрын

    Mustafa Ahmed

  • @yaxyecabdikafi9289
    @yaxyecabdikafi92896 жыл бұрын

    ❤❤✋👑masha allah sh.maxamed idriz

  • @nimoabdulle1017

    @nimoabdulle1017

    5 жыл бұрын

    😭😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hoodomarwo6529
    @hoodomarwo65298 жыл бұрын

    af qadhmuune sheekh qaaliga afkaga dheer hala soo galin

  • @scwscw3047
    @scwscw3047 Жыл бұрын

    I love you sheikh Mohamed idris

  • @roda1149
    @roda11494 жыл бұрын

    Sheek is right Somali ayaa gubaysa wadankooda oo qabil iyo qudh u adeegsanaysa

  • @amareveira9357
    @amareveira93575 жыл бұрын

    Mnshalah Sheekhu run buu shegayaa Wakhtigaa somalia uu ka hadalayaa Somalia waxa ay dalka horumar san lkn hada Somalia waa ay ku day say

  • @dr.yacinzeydmahamoud1218
    @dr.yacinzeydmahamoud12185 жыл бұрын

    Masha Allah nolow cheeck Med idiris

  • @maryanahmed624
    @maryanahmed6244 жыл бұрын

    Its tym they say the truth sheikh Mohammed idiris you are write shame on those fathers shame on them masha Allah you say the truth

  • @mameduran4236
    @mameduran42364 жыл бұрын

    Mansha Allah allaha Ku xifdiyo

  • @mohamedirran7390
    @mohamedirran73906 жыл бұрын

    Mnsha allah illahay cimrigada hadheereeyo sh Mohamed idiris

  • @farhiyaabdi1578
    @farhiyaabdi15782 жыл бұрын

    Shame on you ismaacil cumar geele somaaliya inay is raacdo marabo