Muxaadaro Qof Kasta Oo Iimaan Leh Noloshiisa Badaleysa 100% | Sheekh Mustafe | Eegmada

Welcome to Eegmada Channel.
Speaker: Sheikh Mustafa Haji Ismail Harun
Sheikh Mustafe is a Somali Muslim cleric and scholar whose voice has symbolize wisdom and depth.
#eegmada #sheekhmustafe #muxaadaro
Tools I use to run my digital brand:
Premier pro ( Video editing ) -
Photoshop ( Thumbnails ) -
Powerdirector (Video editing) -
Footage & Images ( Storyblocks - Pexels -Pixapay - Mixkit - Unsplash - Pinterest) -
Fair Use Disclaimer
Copyright disclaimer under section 107 of the Copyright Act 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, commenting, news reporting, teaching, scholarship, and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing. Non-profit, educational, or personal use tips the balance in favor of fair use.
1) This video has no negative impact on the original works.
2) This video is also for teaching purposes.
3) It is transformative in nature.
4. Video clips were used for a very small part to help understand.
5) I only used bits and pieces of the videos to get point across where necessary.
All footage is licensed & Royalty Free and the video was fully edited by us.
Background Music used:
Voyager - by Jonny Easton
Link: • Voyager - Cinematic Sp...
Check out his channel
Link: / jonnyeaston
Follow us on Social media:
/ eegmada
/ eegmada
For More Infor Please Contact: eegmadaa@gmail.com
Copyright © eegmada 2022

Пікірлер: 729

  • @eegmada
    @eegmada2 ай бұрын

    Xaqiiqada Dagaalka Falastiin & israaiil🔥👉 kzread.info/dash/bejne/dop4xLmCfKayepM.htmlsi=T79r72yzHDrgoa8V

  • @aishahassansiad1815
    @aishahassansiad1815 Жыл бұрын

    27:18 Asbaabta Toosnaanta: 1: inaadan bidco ku dhicin 2: inaad bay'o wanaagsan ku noolaatid 3: towbada inaad badsatid iyo istiqfaarta 4: inaadan xadgudbin oo wadada saxda ah raacdo 5:inaad ogaatid waxkasto aad sameyso in alle Wayne ku arkaayo. 6: kuwa wax dulminaya inaadan u hiilin 7: salaada inaad oogto 8: iyo sabarka

  • @cabeeyibraahin1338

    @cabeeyibraahin1338

    Жыл бұрын

    Wa sax m.a

  • @husseinr9435

    @husseinr9435

    Жыл бұрын

    Masha allah jisakalah

  • @zakariaguedi9261

    @zakariaguedi9261

    Жыл бұрын

    jazaka allah wll

  • @maandeeqcabdirisaaq5163

    @maandeeqcabdirisaaq5163

    Жыл бұрын

    Jazaakallah apyo 👸😍

  • @salmoahmed5106

    @salmoahmed5106

    Жыл бұрын

    Masha alah bayo iso duceey xaqa alha na tuso abyo bidco ma la dahaa

  • @user-yp4oy1pj7y
    @user-yp4oy1pj7y6 ай бұрын

    Ilahoow sheikh mustafe janada ku gee😢❤❤

  • @XawooXaji
    @XawooXajiАй бұрын

    scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @safwaomar1251
    @safwaomar1251 Жыл бұрын

    Rabow wadada xaqa na tus anaga iyo inti islama oo dintena nagu adke 😢😢😢

  • @mahidck6091

    @mahidck6091

    Жыл бұрын

    Amiin

  • @mariaguled8542
    @mariaguled8542 Жыл бұрын

    Sheikh mustafa illhow cimrigaga dhere jazakallhu kher ❤❤❤❤❤

  • @guledahmed5761

    @guledahmed5761

    25 күн бұрын

    Wallal

  • @guledahmed5761

    @guledahmed5761

    25 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @caashaabdi4674
    @caashaabdi4674 Жыл бұрын

    Ilahow zhe.kha mustaphe ka abal mari wanada anagana nagu hanuuni wadada xakha ah 🤲🏻🥺

  • @BushraQanii
    @BushraQanii Жыл бұрын

    Jisakalaahu khyer shekh mustafe ismciil haruun ilaahay abaalkaga jano haka dhigo🤲😭

  • @Shafiabdulle
    @Shafiabdulle9 ай бұрын

    Alhamdullilah Rabbi Ha ino Danbi Dhaafo Dhamaanteen Aan isku Duceyna Sheikh Mustafa Hajji IsmaciiL Haruun Rabbi Haka Abaalmariyo Dhamaanteena Rabbi Janada Ha inagu Kulmiyo❤

  • @ismahanabdirahman
    @ismahanabdirahman4 ай бұрын

    He is special sh mustafe may Allah reward with jannatul farduus🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @user-xp5vm7tb8m
    @user-xp5vm7tb8m8 ай бұрын

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينكً🥺🤲🏻

  • @hodanabuukarossmann7119
    @hodanabuukarossmann7119 Жыл бұрын

    Dhirigaliyaha dhalin yarada alle ah barakeyo sheikhena🤲🤍

  • @ahmednurmahud9878
    @ahmednurmahud987811 ай бұрын

    Sheeekh alle wxn kuweydiinayaa cimir dheer caafimad iyo camal wangsn Alle ha ku dhowro

  • @haawoluul181
    @haawoluul18111 ай бұрын

    Illhey riyadeyda ii rumee Manta dhan ayn soonaye soonka Allha naga aqbalo😢

  • @liibaanmahanuudwarsame5004

    @liibaanmahanuudwarsame5004

    3 ай бұрын

    Soon Kaan in illh kusogaarsiiye rajeynaa

  • @liibaanmahanuudwarsame5004

    @liibaanmahanuudwarsame5004

    3 ай бұрын

    7bilood kadib maanta waa soon in allh kusoo garsiye rajehnaa❤

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Жыл бұрын

    Alle ha barakeeyo sheekha kaalin wngsan ayuu ugu jiraa bulshada somaliyeed alle waxaan ka baryayaa inaan toosnaado ayaan go'aan ku gaadhay'e inuu i waafajiyo awood iyo xeelad toona ma lihin alle mooyaane sabir ayaan alle weydiisanayaa Mar kale.

  • @leilasoulehleilasouleh6939

    @leilasoulehleilasouleh6939

    Жыл бұрын

    Inshalh ilahy garb hakugusiyo wll

  • @ZuuuApdulhi-nf8ml
    @ZuuuApdulhi-nf8ml7 ай бұрын

    Hadal Afkaaga Kaso baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena muxamed ‎ﷺ 💖📿

  • @user-jb8eo3uy7k

    @user-jb8eo3uy7k

    4 ай бұрын

    Sallahu caleyhi wassalam ❤

  • @NimcoMohamednuuriye

    @NimcoMohamednuuriye

    Ай бұрын

    scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @fahadcusmaan

    @fahadcusmaan

    Ай бұрын

    scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @halabintuahmed5535
    @halabintuahmed5535 Жыл бұрын

    Alla ilahayow diintad I fudaydii 😭🤲🏻🤲🏻 Please isoo duceyaa in alle diinta I sahalo walhi salada iyo quuranka way igu adag yahay 😭😭😭😭😭😭

  • @maryanbashirxasan8278

    @maryanbashirxasan8278

    Жыл бұрын

    Abayo waxasaa igu adag wax la dhaho ma jirto aroortu markad so kacdaba kuguma adko inad quracato ee naftaad ka dhaadhicisay mala awalkaas ee dib uskugu noqo oo xasuuso meshad usocoto saladu wa tirka labad ee islamja hadu ka xumada wax ku hagaagayana ma jirto hal salad hadad kas ooga tagtid murtad aya thy misana mo ogid miya saldu say uculusthy haday kugu wayn thy culaska salaada afkaaga wuu ja xishin laha ee wll aad ugu taxadar salaada Ilahay waxa kaaga baryayaa inad noqtid gapdh saladeeda ilaalisa inshllah

  • @maryanbashirxasan8278

    @maryanbashirxasan8278

    Жыл бұрын

    Quranky noqotay waqti usame wllshey saligana badso ducadana badso wax kaste wuu kuu hagaagi inshllah 💓

  • @jboyboyyoo6498
    @jboyboyyoo6498 Жыл бұрын

    Wlxi shecik ilhy dartii ayan ojclhy m.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hanaanmohammed9559
    @hanaanmohammed9559 Жыл бұрын

    Murad ban leyhy ducada igu kalmeya🥺 inu illahay iisahlo oo qer iga dhigo😢 si niyad leh qof walbo communtigeyga arka ha iso duceeyo 😭😭

  • @ismaaciiltoore9476

    @ismaaciiltoore9476

    Жыл бұрын

    Allaha ku sahlo walal

  • @sahromaxamuud252

    @sahromaxamuud252

    Жыл бұрын

    Alle haku zahlo😢😢😢😢 wll

  • @shakeupyare2151

    @shakeupyare2151

    Жыл бұрын

    ALLE MURAADKAGA OON MACASI LAHAYN MIDIGTA HAKAAGA DHIIPO INSHA ALLH

  • @suhaybruxani2295

    @suhaybruxani2295

    Жыл бұрын

    Walal ilahay muraadkaga haku sahlo asaga waxidee

  • @sametalis3487

    @sametalis3487

    Жыл бұрын

    allah kuu sahlo wll

  • @amiirusomal3945
    @amiirusomal3945 Жыл бұрын

    😢😢😢😢 Illahy kuwa toosan hanaga dhigo😢 runti muxadiro Qalbiga taabanaysa weeye. Allahu haku xafido sheikh Mustafa

  • @zeynomer8236
    @zeynomer8236 Жыл бұрын

    Ilaahey waxan ka baryayaa isago kale inu dhexdeena ku badiyo. Ilahayow wilasheyda sidiisa ufahansi xaqa iyo wanaaga🥹♥️

  • @mohammadrashid5039
    @mohammadrashid50397 ай бұрын

    اللّهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸. اللّهم أرحم موتاهم و أشفي مرضاهم و داوي جرحاهم . أمين يارب العالمين .

  • @abdirahamm.dhuule7301
    @abdirahamm.dhuule73016 ай бұрын

    ilaahay ha inoo fudaydiyo dhamaanteenba toosnaanta walaalayaal 🤲❤ salaadana aynu u tukano inay tahay tii noogu dambaysy , oo aynu hagaajino .

  • @suldaanaxmedsuldaanaxmed5480
    @suldaanaxmedsuldaanaxmed5480 Жыл бұрын

    Masha allh alx shiiq mustafa waa adoon alle noo sodiray alle wxn ka baryaa inoo ilaahey dambigeenga io dambi waalidkeen allha dhaafo

  • @eegmada

    @eegmada

    Жыл бұрын

    🤲

  • @user-yv9lh4jl9l
    @user-yv9lh4jl9l9 ай бұрын

    الهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم في العالمين انك حميد مجيد ❤❤

  • @abdikadirQulle
    @abdikadirQulle Жыл бұрын

    Sheikh mustafe xaji ismail ilaahay janadiisa hanagu kulmiyo 💚

  • @caashahaboon2801
    @caashahaboon28013 ай бұрын

    Maanshaa allah Alle ha ku xafido

  • @Rana_barbi
    @Rana_barbi Жыл бұрын

    Sheikh mustfe ilahoyow no xafid akhiro iyo adunyaba wx dhiba hatusin isaga iyo duriyadisaba wlhi aad bn ujecelahy😥❤️

  • @Muna_Dalac
    @Muna_Dalac Жыл бұрын

    Maanta waa maalin jimco 10/2/2023 waxaan Eebe ugubaryaya inuu qoskasta siiyo waxa uu doonaayo kheyr ah Ameen. Jumca Jamil dhamaan musliminta allaha idin sharfo meelkasto aad Joogtaan🤲

  • @mukhtaarmukhtaar7993

    @mukhtaarmukhtaar7993

    Жыл бұрын

    Aamiin 🤲🥺riyooyinkyga alle hano rumeeyo dhaman 😭❤

  • @sagalilyaas8814

    @sagalilyaas8814

    Жыл бұрын

    Amiin YARABI walalo dhamanteen ba🤲😭❤

  • @bahjoabdulahimohamud6580

    @bahjoabdulahimohamud6580

    Жыл бұрын

    Aaamiin ya allh

  • @sagalfarah2895
    @sagalfarah2895 Жыл бұрын

    I love him soooo much!! May Allah SWT reward him 🤍🤍

  • @ahmednoor6514

    @ahmednoor6514

    Жыл бұрын

    Thanks Allah anaga wadadiza haana raaciyo

  • @user-fm1dc4vx8g

    @user-fm1dc4vx8g

    11 ай бұрын

    Scw scw scw scw

  • @zaliimxigmaawi9499
    @zaliimxigmaawi9499 Жыл бұрын

    والله واقسم بالله ما سمعت محاظرة أروع واحسن منها الله يحفظك يا شيخ

  • @abdikani4376

    @abdikani4376

    Жыл бұрын

    Amiin

  • @umojanatchannel2342
    @umojanatchannel2342 Жыл бұрын

    Allah hana ga dhigo kuwa qaata waanada toosnada allah hanasoo hanuuniyo dhamanteen Allaw noo danbi dhaaf Aamin اللهم صلي وسلم على محمد

  • @eegmada

    @eegmada

    Жыл бұрын

    اللهم آمين

  • @RaxmaMaxamud-jq1mc

    @RaxmaMaxamud-jq1mc

    10 ай бұрын

    Ale hana dhigo go kuwa qaata 🤲

  • @justforidea1282
    @justforidea1282 Жыл бұрын

    Maanta wa malintii carafa 27/6/2023 ilaaahow qof kasta oo somaliya o muslima dambigiisa dhaaf oo jannada nagu kulmi, intii Aduunka dhib ku martay (Qax, dil, gaajo) dambi dhaaf iyo naxaris uga dhig 😢amiiiiiiiin aaamiiin ya rabbi

  • @msssafa

    @msssafa

    6 ай бұрын

    amiina wll

  • @user-ky1dx4me8h

    @user-ky1dx4me8h

    5 ай бұрын

    Illahoow amiin

  • @MomtazAbdifatah

    @MomtazAbdifatah

    18 күн бұрын

    Maantana was malintii carafa 15/06/2024 ilhy ducadada ha no aqbaLo Jazakallah wll

  • @safiyahassan8737
    @safiyahassan8737 Жыл бұрын

    Masha allah shiiq mustaf Allah ku xafido cimri dheer allah ku siyo

  • @maaidoaden4235
    @maaidoaden4235 Жыл бұрын

    Ilaahy haka abaal mariyo sheikh mustafe🤲

  • @leilasoulehleilasouleh6939

    @leilasoulehleilasouleh6939

    Жыл бұрын

    💙💙💙💙

  • @hothandaggan3681
    @hothandaggan3681 Жыл бұрын

    Ilahayow intad cadab qabri io naarba ilahow kuwa ka padpadey naga yeel ya rapii😢😭

  • @zakariaguedi9261
    @zakariaguedi9261 Жыл бұрын

    jazaka allah shekh mustafe H. haruun ilaaahay dambigaaga hadhaafo hana ku xifdiyo.

  • @eegmada
    @eegmada Жыл бұрын

    Like & Share haka iloobin wll mahadsanid🙌

  • @Iamqueen-lv9ub
    @Iamqueen-lv9ub11 ай бұрын

    Illahay ha nagu anFaco Waanada saban adag ayaan maraynaaye اللهم الثّبات الثَّبِات❤🥺

  • @toffsaidyusuf8742
    @toffsaidyusuf8742 Жыл бұрын

    That’s beautiful Mashallah ❤❤❤

  • @Abwaankanadiofficialcha799
    @Abwaankanadiofficialcha799 Жыл бұрын

    Ilaahay khayr ha siiyo sh mustafe

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Жыл бұрын

    Bashar qiimo badan Sheikh mustafe xaaji ismaciil ❤️ Allah haku barakeeyo.

  • @HIBOHERSI
    @HIBOHERSI Жыл бұрын

    jusakAllah Kheir qu'Allah vous bénisse et nous guide vers sa droiture

  • @user-vc5th4rj6i
    @user-vc5th4rj6i6 ай бұрын

    اللهم إن كانت الحياة خيرا لي أحيني وإن كانت الوفاة خيرا لي فتوفني يارب خدني من هذه الدنيا وأنت راضا عني ياأرحم الراحمين تعبت من الفقر ياالله رحمتك يارب العالمين مافي أحد يرحمني غيرك ياالله ارجوك ساعدني ياأرحم الراحمين امتني على خير ياأرحم الراحمين 😭

  • @mutasciise9606
    @mutasciise9606 Жыл бұрын

    Ilahay ha ka jasa i siyo sheikh anagana kuwa wax ku qata hanaga dhigo🤲

  • @user-xu4ug4dr4t
    @user-xu4ug4dr4t Жыл бұрын

    🥺🥺🥺🥺 ilaahay hanacafiyo dhamaan dadra muslimiinta

  • @user-ej2tz5wx5o

    @user-ej2tz5wx5o

    9 ай бұрын

    Amiin 😢😊

  • @queenzamioficial9473
    @queenzamioficial9473 Жыл бұрын

    Alhamdulillah wax badan aa barte ❤️😭😭😭

  • @mrelite9960

    @mrelite9960

    9 ай бұрын

    😁😁

  • @abdirahamm.dhuule7301

    @abdirahamm.dhuule7301

    6 ай бұрын

    msha allh walaalo Alle hakuugu wado wanaagaas , oo acmaashaadu mid alle kuu dhawysa marwalba ha noqoto insha llh 🤲

  • @LovelyBread-xu2bb

    @LovelyBread-xu2bb

    2 ай бұрын

    Waaw❤❤❤😊

  • @ahmedhussein265

    @ahmedhussein265

    2 ай бұрын

    لا إله إلا الله محمد رسول الله الله أكبر اللهم اجعلنا من اهل الجنه يارب العالمين 🤲😔

  • @HamDiAli-sj8mk

    @HamDiAli-sj8mk

    2 ай бұрын

    Ma WllO ALLAH HAKU XIFDIYO❤DADKANA UGA FAA'IDEE ADNA KU CAMAL FAL WLLO❤

  • @amiraghalib9282
    @amiraghalib9282 Жыл бұрын

    جزاك الله خيرا وأحسن الله إليك يا شيخنا.

  • @NadarAbdullahi-nz4xb
    @NadarAbdullahi-nz4xb6 ай бұрын

    ilaahay Hana hanuuniyo anakadhan

  • @faizaabdi2100
    @faizaabdi2100 Жыл бұрын

    Ilahow noo xafid culimadeenna😭😭😭😭😢

  • @ilyaasgeeseey6410
    @ilyaasgeeseey6410 Жыл бұрын

    Zajaakumu allahu qeyr sheikh Mustafa Allah Ku xafido

  • @sayiidqalliwalli1035
    @sayiidqalliwalli10356 ай бұрын

    Sheikh mustafa xaji ismaciil Sheikh ilahay xikmad iilahay siyay cimri dheer ALLAH kusiyo jazakallah ❤

  • @abdiazizbare4901
    @abdiazizbare49018 ай бұрын

    Alhamdulilah wx badan ibartee sheikh mustafow❤❤😢😢

  • @fuadabane1421
    @fuadabane1421 Жыл бұрын

    ❤❤❤اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @queen-najwa1
    @queen-najwa1 Жыл бұрын

    Alle hamigena ha noo sahlo🤲✨️❤️‍🔥🫶

  • @taqwocumar4375
    @taqwocumar4375 Жыл бұрын

    Allow wadada toosan nagu hagaaji wllhi waa muxadaro qalbiga tabaneeso

  • @user-gn4dk1wg2g
    @user-gn4dk1wg2g3 ай бұрын

    ilaahayaw khayrka nawafaji oo nodanbi dhaaf nana hanuuni❤

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 Жыл бұрын

    shiikh mustafe ilahay abalkaga jana hka yelo adunyada camal wngsan iyo khyr bdn hku siyo insha allah

  • @haboonali7109
    @haboonali7109 Жыл бұрын

    Illahay ha ku barakeeyo shekhna ❤

  • @arahmanahmed1047
    @arahmanahmed104711 ай бұрын

    Masha Allah Tabaaraka Allah Wacdiga Kaliya Qaliga Sitoos Ah utaabnaayo 🥰😍🤩🙏

  • @faizaaden2987
    @faizaaden29875 ай бұрын

    Rabiyow rali ahanshahaga ayaan kuweydisaneyna yarabi nodambidhaf 🤲khatumada kheer nogukhatin 🤲🤲🤲

  • @caamirlaki3013
    @caamirlaki3013 Жыл бұрын

    Allah ku bar keeyo sheikh adunyo iyo aqiro 🤲

  • @mohamedsuberab7937
    @mohamedsuberab7937 Жыл бұрын

    mashallah tabarallah may allah bless u shekh Mustafe ilaa intaan yara ayaan codka maqli jiray allahu akbar

  • @CabdicasiisCarabahmed
    @CabdicasiisCarabahmed Жыл бұрын

    Shiekh mustafe kama daalo muxadirooyinkaga ilahy hakuu barakeEyo cilmiga iyo cafimaadkaba 😊

  • @abdisalamomar4626
    @abdisalamomar4626 Жыл бұрын

    M.a sheikh kher allaha kusiiyo anagane allaha Nagu anfaco ajar iyo xasanaad allaha kaasiiyo aamin

  • @eegmada

    @eegmada

    Жыл бұрын

    آمين

  • @kaafi9839
    @kaafi9839 Жыл бұрын

    Sheikh mustafoow alle ha ku jeclaado aad baa noo waanisay ilaahey ha kaa ajar siiyo cimrigaagana alle hadheereeyo maashaaiikhda aan aad ka ujeclahay baa ka mid tahay ilaahoow ku xafid

  • @yahyeiidyahyeiid6006
    @yahyeiidyahyeiid6006 Жыл бұрын

    Ilahay hakaa abaal mariyo shiikh khayrkaa

  • @AhmednurMadahey-bj6qj
    @AhmednurMadahey-bj6qjАй бұрын

    Maasha.Allaah, Sheekh mustafa, Jazaakumulaahi Khayr

  • @user-cp7zz7gz6e
    @user-cp7zz7gz6e Жыл бұрын

    Alle muraadka haku sahalo haduu khyr leeyahay adiga iyo umada islamka ahaba

  • @user-ve4mn3sp4x
    @user-ve4mn3sp4x4 ай бұрын

    Alxm 🤲🥺ilahay jidka toson hangu so hanunsho 🥺🥺🤲🥰

  • @Reyhanibrahim-hc4wv
    @Reyhanibrahim-hc4wv2 ай бұрын

    Allow igu saacid inaan aaqiro ushaqeysto si badan allow ii gargaar dhalin yaraan ahayee si aan ugu guulaysto daarada danbe aamiin ii dheh😭🤲

  • @ahmedsomali6486
    @ahmedsomali6486 Жыл бұрын

    صل الله عليه وسلم ❤

  • @aadanjaamac333

    @aadanjaamac333

    Жыл бұрын

    صلى الله عليه وصلم نبيان المحمد💋💓💔💥💖

  • @user-nq8lb3zx9i

    @user-nq8lb3zx9i

    Жыл бұрын

    Asc

  • @yaasirsaed

    @yaasirsaed

    Жыл бұрын

    Scw

  • @sundusgooni9363

    @sundusgooni9363

    11 ай бұрын

    Wcs🥺

  • @faysalcilmi
    @faysalcilmi Жыл бұрын

    علية افضل الصلاة والسلام حبيبنا سيدنا نبينا محمد رسول الله

  • @eegmada

    @eegmada

    Жыл бұрын

  • @adankher2949
    @adankher2949 Жыл бұрын

    Mashallhi shilkh May Almighty bless you

  • @nuuraabdi576
    @nuuraabdi576 Жыл бұрын

    Ilahay kuwatosan haynaga dhiigo 😘🙏

  • @user-fd4ze4oq1u
    @user-fd4ze4oq1u9 ай бұрын

    MSHA alllh shee kha alle haku barakeeyo❤❤❤❤❤

  • @mustaqiimchanel4643
    @mustaqiimchanel4643 Жыл бұрын

    Ilahayow xaqa nagu sug yarabi 🤲🏻

  • @eegmada

    @eegmada

    Жыл бұрын

    Aamiin

  • @sundusabdirizak3558
    @sundusabdirizak3558 Жыл бұрын

    عليه أفضل الصلاة والسلام على الحبيب محمد صلوات ربي وسلام عليه

  • @NjeepAli-gk1od
    @NjeepAli-gk1od9 ай бұрын

    jasakumu lahu khayran shiikh mustafe dhirigaliyaha kaliya aan haysto

  • @ayaancli9164
    @ayaancli9164 Жыл бұрын

    Please iso duceya murd leyahy qof kaste o Islam aha ilhey dartis🥰

  • @hayvaabdilahi6105

    @hayvaabdilahi6105

    Жыл бұрын

    𝐚𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐤𝐮𝐮 𝐟𝐮𝐝𝐚𝐲𝐝𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐥𝐥𝐨🤲🥺

  • @maxamed5168

    @maxamed5168

    Жыл бұрын

    Alle wax walbo oo niyadaada kujiro ha kusiiyo abayo🥰💯

  • @ayaancli9164

    @ayaancli9164

    Жыл бұрын

    @@maxamed5168 amen 🙏

  • @ayaancli9164

    @ayaancli9164

    Жыл бұрын

    @@hayvaabdilahi6105 amen

  • @ayaancli9164

    @ayaancli9164

    Жыл бұрын

    🙏

  • @jimalehjamaali1281
    @jimalehjamaali1281 Жыл бұрын

    Ilahay inama hoojiyo aakhiro iyo aduunba

  • @eegmada

    @eegmada

    Жыл бұрын

    آمين

  • @umeymarooble3805
    @umeymarooble3805 Жыл бұрын

    Alla Haku xafido sheekh Mustafa alla yaa cisak

  • @casal12478
    @casal124786 ай бұрын

    illaahy haku barakeyo sheikh❤

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын

    Sheekh mustafe ilaahay haku xafido

  • @RumanCraxman
    @RumanCraxman Жыл бұрын

    Murada leyahay isoo duceya wllhega ❤️🤲🏻🤍

  • @user-cy2ki1mk1g
    @user-cy2ki1mk1g6 ай бұрын

    Ilahaw salada noo fududeh🤲🏻🥰

  • @mezut2258
    @mezut2258 Жыл бұрын

    Ilahy waxaan ka baryaya Kuwii janada guri ku yeesha Inuu nagayeeelo ameeen Jazakalaah Yaa sheikh ♥️

  • @eegmada

    @eegmada

    Жыл бұрын

    🤲

  • @asluubsan9738
    @asluubsan9738 Жыл бұрын

    Ilaahay hanagu anfaco maxaadaradaan sheekhana Allaha miisaanka wanaagsan Allaha usaaro

  • @eegmada

    @eegmada

    Жыл бұрын

    Aamiin

  • @xafsaabdirashiid-sp2pq
    @xafsaabdirashiid-sp2pq Жыл бұрын

    Mshllh tabarakallah محاضره رائعه والله

  • @ladnahassan4333
    @ladnahassan43337 ай бұрын

    اللهم يامقلب قلوب ثبات قلبي على دينك 🤲🥺

  • @gabarmudug1134
    @gabarmudug1134 Жыл бұрын

    Jasakallaaahi sheikh please isoduceya salaada culus igasaran yahay 😢😢

  • @mahamudsamow2883
    @mahamudsamow2883 Жыл бұрын

    جزاك الله خير وحسن للة الك شيخنا الفاضل مسطف برك الله فيك

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru Жыл бұрын

    Mashallah tabaarakalaah allha kuxafido aduun iyo aaqiro aaqirana janadaada barwaaqadaha kuirzaaaq

  • @ilyaascabdikarinadan19
    @ilyaascabdikarinadan19 Жыл бұрын

    shiiqa illahei ha no daayo❣️😇

  • @mohamed2945
    @mohamed2945 Жыл бұрын

    Wllhi Bilahi waa rutiis Sheekh Mustafa Aniga aya soo Arkay wuxu uu shegayo Nolasha waxay ku rootahay dhexdhexaad Dhaqaale sbbto ah Fikirkaaga wuxu ku dhamaana Shilimaad lagu Daray shilimaad markaas waxad isku hayesta Qofkaa fiican inow jirin Tacab Aduuyo mooye xitaa xiliga saalda waxad leedahay hadhow baan tukanayaa wax wiliba Alle xagiisa culus aya ka fuuli xawaare sare ayad ku socan maalitaad dhawac noqato ama xanuun kugu dhaco Safka hore ee salada ayad ku jirtaa Allha Allha Alle Bariga waad badinee Wllhi Anigana Arkay Alle wuu ikaaka cafinaa Alx Alx

  • @user-hl1sv2tr3k
    @user-hl1sv2tr3k4 ай бұрын

    Mashlh sheeq mustafa codkis jeclhy❤

  • @turubadha9794
    @turubadha9794 Жыл бұрын

    ilhey kheer haa kuu siiye musiga inaga daa walala

  • @casiisocadeey8565
    @casiisocadeey8565 Жыл бұрын

    Mashaallah Mashaallah ❤

  • @nazriawil856
    @nazriawil856 Жыл бұрын

    That’s beautiful mnsha allha ❤❤❤

  • @CaashoCabdi-zu4rr
    @CaashoCabdi-zu4rr2 ай бұрын

    M.a jasakallahu qayran allaha Cimriga ku dhereyo caafimaadkana ku siyadiyo sheiq Mustafe Xaaji Ismaaciil ❤💯

Келесі