No video

10-kii Sheeko ugu Qosolka badneyd Sh. Cabdi Xayi, isago Muxaadarenaya,Adiga mide kuula Qosol badan.

Sh. Cabdi Xayi Official, Waxaad ka heleysaan Muxaadarooyinka Shiikha, Khudbadaha Jimcooyinka iyo Jawaabaha Su’aalaha Diiniga ah.
Fadlan✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like ✔

Пікірлер: 373

  • @Xikmaawi77
    @Xikmaawi774 жыл бұрын

    *SHEEKHU WAXA UU DADKA WAX U FAHANSIINAYAA SI CILMIYEYSAN MASHA ALLAH*

  • @axlaamhirsi8430
    @axlaamhirsi84304 жыл бұрын

    Masha Allah Sheekha allah ha xafido Xigmado wax laga qaato buu ku hadlayaa Mida ugu danbeysa iga qoslisey Waa runtiis haleys fahmo yaan indhaha faraha leyska gelin

  • @Qadafi_mandela
    @Qadafi_mandela4 жыл бұрын

    wlhi wan qoslay qof ka sas ah ayaa qofka galka xitaaa so muslimin karo shikh mustafa iyo shikh abdi xayi wa laba an ad u dhageysto sida ay qofka wan ugu dhadhaciyaan ka helay mashalah tabarakalah

  • @ibrahimkeyow5997
    @ibrahimkeyow59974 жыл бұрын

    😂😂😂sheikhan ilahow xikmada ubadi mashaallah my favourite sheikh

  • @arhezadde
    @arhezadde4 жыл бұрын

    Illahow culumadeena yaa saan kawada dhigo😭😭

  • @quruxmeeltaagan1100

    @quruxmeeltaagan1100

    4 жыл бұрын

    Kkkkkkkkk ilaahoow noogadhig

  • @yurubcisman2854

    @yurubcisman2854

    4 жыл бұрын

    Qisooyin

  • @mascuudadaanabdi2213
    @mascuudadaanabdi22134 жыл бұрын

    ما شاءالله شيخنا عبد حي جزاك الله خيرا الله يجعلك من اهل الجنۃ

  • @officialmjnazir7359
    @officialmjnazir73594 жыл бұрын

    This sheikh deserves 100k subscribers....m.Allah

  • @macalinnuur4439

    @macalinnuur4439

    Жыл бұрын

    2

  • @raxiilali6665
    @raxiilali66654 жыл бұрын

    Sheekh Cabdi xayi Ilaahow noo xafid

  • @salmanmustafe6540
    @salmanmustafe65404 жыл бұрын

    Mnsha allaah sheekan waan jeclhy sida qiimaha badan uu uhadlo

  • @maxamedismaciilmaxamed8852
    @maxamedismaciilmaxamed88524 жыл бұрын

    maa aha aallah rabi ha noo Cifdiyo shekhena sh c/Xaji

  • @shakirjama8192
    @shakirjama81924 жыл бұрын

    Mansha allah Alle Ha Ku dhowr sh Abdi xayi

  • @Bilesiraji
    @Bilesiraji4 жыл бұрын

    Mashaallah barakallah sheikh watching from Nairobi.

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin2 жыл бұрын

    Masha alah barakalahu fiik sheikhana war shiikhu qisoyin ku qosol badana oo sheekooyinkiso xigmada badana

  • @SUPERNAJMO
    @SUPERNAJMO4 жыл бұрын

    Dadkan xasidsanaa 350k aaaa daawatey 100k oo subscribe ah ma siisiin sheekhan siiya subscribe 👋👏👏👏

  • @ifraaxmaxamud333
    @ifraaxmaxamud3334 жыл бұрын

    Maansha.aalaah shiiqaan allah xafido aamiin

  • @cagaarwaddani5117

    @cagaarwaddani5117

    4 жыл бұрын

    asc shiikh

  • @khadarciiltire1276
    @khadarciiltire12764 жыл бұрын

    Sheekh aan jeclahay wax sheegiisa rabi haku xafido aamiin

  • @drzamzamsuldandiriye2819
    @drzamzamsuldandiriye28194 жыл бұрын

    Qosol 😂😂 iyo xigmad 💯 Jazakaa Allah kheyr sheikh

  • @ahmednor160
    @ahmednor1604 жыл бұрын

    Shekoyinkan qosal LaguMa qiimeyn karo xaqiiqidii Waa xikmado Alle ayaa siiya xikmadisa cidii uu doono

  • @xogxasaasi2859

    @xogxasaasi2859

    4 жыл бұрын

    Waa Run wll

  • @quruxmeeltaagan1100

    @quruxmeeltaagan1100

    4 жыл бұрын

    Haaa wlhy waa runtaa xigmad waydhaafty manshallah

  • @biggiesomalia6784

    @biggiesomalia6784

    4 жыл бұрын

    Wale been madan sheegin sheekhan wlhi kama dalo inta waxa xun firsan laha wlhi sheekha aya ika fcn mnshlh cimri dheer iyo cabsida alle dhamantena inshlh

  • @kishlishmacalin5432
    @kishlishmacalin54324 жыл бұрын

    Khudbada maanta aa sugeenay shiikha aaway jimcadaan Alle ha xafido sheekh c.xayi

  • @hanifanur3468
    @hanifanur34684 жыл бұрын

    🙏👍👌MashaAllah, Sh, Cabdi Xayi waa caaqil xikmad badan. Allow ku dhoor.

  • @aragsantaman8231
    @aragsantaman8231 Жыл бұрын

    Shiqaan wan iska jeclahy walhi guleeso wallkeey 🥰🥰🥰🥰

  • @gobtasomaliland1763
    @gobtasomaliland17634 жыл бұрын

    Watching from berbera very funny and true

  • @ebrahimhirsi176

    @ebrahimhirsi176

    4 жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @ebrahimhirsi176

    @ebrahimhirsi176

    4 жыл бұрын

    Kumee?

  • @abbas26
    @abbas264 жыл бұрын

    Shiikha waa xikmad miiran masha Allah

  • @ayaanabdulkadir3840
    @ayaanabdulkadir38404 жыл бұрын

    Maasha allah shiikh xigmad iyo qosol ba waad lee dahy

  • @ShamisDaqarre
    @ShamisDaqarre4 жыл бұрын

    Wlhi shiiqa waa iga qosalsiiyay ilaaheey haku barakeeeyo

  • @abdirahmanhashi5800
    @abdirahmanhashi58004 жыл бұрын

    Allaha ku barakeeyo ustaadi, wacnaan leheedaa masaajida dhan ineey saan wada ahaadaan.

  • @yulemhandsome3939
    @yulemhandsome39394 жыл бұрын

    Who came here after saw clipz ov this sheikh vedioz on wazup

  • @naeem4091

    @naeem4091

    4 жыл бұрын

    Me 2

  • @mohaasbulle6185

    @mohaasbulle6185

    4 жыл бұрын

    Me too

  • @princessshukri6035

    @princessshukri6035

    4 жыл бұрын

    Me2 too 😂

  • @luckyboss2448
    @luckyboss24484 жыл бұрын

    Mash allah sheekh cabdil xayi alle haku karaameyo

  • @abdikaadirmohammed3412
    @abdikaadirmohammed34124 жыл бұрын

    Maasha sheik let allaah bless you and increase your knowledge

  • @youssoufaliabdillahi2367

    @youssoufaliabdillahi2367

    2 жыл бұрын

    Asc sh abdi xayi xafidahu allaah

  • @abdifatahosman6018
    @abdifatahosman60184 жыл бұрын

    sheik abdi xayi love u

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji77004 жыл бұрын

    Masha Allah. Illaahey ha kuu siyaadiyo xigmadaada

  • @shukricnaasir3688
    @shukricnaasir36882 жыл бұрын

    saliga napiga faa,iidadiisa waxaa kamid ah hadaad 1 mar kusaliso napiga ilaahay 10 jeer puukugu salinaya culays haduu kuhaysto badi saliga napiga insha Allh wuu fududanaya aan dhaman teen badsano saliga xapiipkeena scw scw scw❤❤

  • @drwarsamemohamud8211
    @drwarsamemohamud82114 жыл бұрын

    Mansha allah jasaaka allah khayr yaa shiikh

  • @manhabeauty3759
    @manhabeauty37594 жыл бұрын

    Mash Allah xurey o soco anaa ISO boqo

  • @obsiiyemediaonline871
    @obsiiyemediaonline8714 жыл бұрын

    Masha Allah sheekha Allah ha xafido

  • @shukri9mohamud188

    @shukri9mohamud188

    4 жыл бұрын

    Ameeeennn

  • @bashiirabdulahibashka22sha32
    @bashiirabdulahibashka22sha32 Жыл бұрын

    Asc sheikh cabdi xay

  • @axmedcusmaan5199
    @axmedcusmaan51994 жыл бұрын

    Masha'Allah wa Shekh xikmad Iyo Aqon illahey is kuugu Daray Masha'Allah wana kaftanlow

  • @abdifatahali3878
    @abdifatahali38784 жыл бұрын

    Allaha Ku xafido shelhega tafsirka ❤️

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman59734 жыл бұрын

    Masha allah sh abdi haye waa xakiim cod kar ah rabi ha u barakeeyo cilmiga Waxa ka faaiiday shekoyin dhaxal gal ah

  • @fowsiyadhiblawe6367
    @fowsiyadhiblawe63674 жыл бұрын

    Masha allah sh. c/xayi ilaahow ku xifdi

  • @dahirofficial6814
    @dahirofficial68144 жыл бұрын

    Waan soo jeedaaaye indhaha faraha ha iga gelin 😂😂😂

  • @marianjama4975

    @marianjama4975

    4 жыл бұрын

    Mhr Abdi 😂😂😂

  • @dahirofficial6814

    @dahirofficial6814

    4 жыл бұрын

    Mrn rabo in aan qoslo wadaadkan baan dawadaa 😂😂😂

  • @Maryan_Ali

    @Maryan_Ali

    4 жыл бұрын

    Mhr Abdi Haa inaad hurdeysaan mooday ila daawo gymka😂

  • @dahirofficial6814

    @dahirofficial6814

    4 жыл бұрын

    😂😂😂😂

  • @dahirofficial6814

    @dahirofficial6814

    4 жыл бұрын

    subscribe ha ila dhaafin inabti 😆👌♥️🇸🇴

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle90012 жыл бұрын

    Mansha Allaah🌹🌹🌹💖💖💖💚💚💙♥️💜💜

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq60764 жыл бұрын

    Mash allah sheakh allaha ku xifdiyo

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali19844 жыл бұрын

    Sheekhu. Waaba comedic rasmi ah khayr alle ha siiyo

  • @abdimaligxasan2996
    @abdimaligxasan29964 жыл бұрын

    sh cabdi xayyi sheekoyinkan qosol way dhafeen wlhi

  • @cabdiraxmaanfaysal199
    @cabdiraxmaanfaysal1994 жыл бұрын

    M.a wlhy sheekh cabdixayi alle hakudhawro

  • @xasancabdi2936
    @xasancabdi29364 жыл бұрын

    Sheikh siyaasi ah xikmad badan mashaa alaah

  • @abdiqadirabdullah1937

    @abdiqadirabdullah1937

    3 жыл бұрын

    masha allah sheekh cabdixayi

  • @sirwaan44
    @sirwaan444 жыл бұрын

    sheikh cabdi xayi runtii waa wadani dhab ah wax badan og allow ku xafid

  • @abdirashidhussein6061
    @abdirashidhussein60614 жыл бұрын

    Sheikh mashaalah wayoo xagu kunolyahay

  • @daljirtube4141

    @daljirtube4141

    4 жыл бұрын

    muqdisho ayuu ku noolyahay wll masaajid ku yaalo muqdisho gaar ahaan zoobe ayuu khadhiib ka yahay waxaa la dhaha sheekh cabdixayi allahaa barakeeyee

  • @fardowsamohamed4399
    @fardowsamohamed43994 жыл бұрын

    Asc wr wb masha Allah jizakalahu kheyran jazaa Sheekh

  • @haashimxasan1581
    @haashimxasan15814 жыл бұрын

    Adeer haku qasin noooh iyo indhaha faraha haiga galinin

  • @rayaanaxmed2163
    @rayaanaxmed21634 жыл бұрын

    Mashallah

  • @isseelmi9384
    @isseelmi93844 жыл бұрын

    Maansha alah Kumanyaal shiiqaan oo kalaa ayaan u baahanay

  • @maalintaada7731
    @maalintaada77314 жыл бұрын

    Waryaa waan soo. Jeedahe indhaha faraha hayga galin 😂😂😂😂

  • @faadumobintucumar7029
    @faadumobintucumar70294 жыл бұрын

    Mazha allah sheekhan xigmadba ku jirte somaliyey wax ka dhagaysta kuwa madaxda ah ayan la hadlaya

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial89264 жыл бұрын

    Cajiib Ninkan Waa Xigmad Miidhan Waan Sooo Jeedaa Indhaha Faraha hayga Gelin😂

  • @zhafie6752
    @zhafie67524 жыл бұрын

    M.a shiiq xayi barakaLaah

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan4 жыл бұрын

    Macha allah sheikh jazakallah khyer

  • @cabdirashiidcali7107
    @cabdirashiidcali71073 жыл бұрын

    Masha Allah sh. Cabdi xayi xikmad bdnaa kkk

  • @najiibdeek8405
    @najiibdeek84054 жыл бұрын

    Ilmaha Africa dhibadana shekho wllhi wan qoslay kkk 🇸🇴😀😀😀

  • @soomaaliyuun603
    @soomaaliyuun6034 жыл бұрын

    Like igu dhufo zxp lcg maahne

  • @ronaaldoyare5774
    @ronaaldoyare57743 жыл бұрын

    Mashalh waana qoslynay wax fican waa dhageesanay 🙏🏽🙏🏽🙏🏽👑👑

  • @anascayka2105
    @anascayka21054 жыл бұрын

    Shekhan xikmadna wuukahadlaya dhlinyaradana wuu kaqoslina masha allaah❤

  • @mazulzare9997
    @mazulzare99974 жыл бұрын

    jazakalah khayr

  • @abdullahikhalifmohamud9105
    @abdullahikhalifmohamud91054 жыл бұрын

    Masha allah shikha allaha hifdiyo khudbada iyo tacliiqaan shikha aw bixinayaba wan jogay all xamdulilaahi

  • @ubdycasiis5789

    @ubdycasiis5789

    4 жыл бұрын

    U

  • @wanaagguudbiiye7770
    @wanaagguudbiiye77702 жыл бұрын

    wll naftada waxala jeceshahay❤❤wllkaga la jeclow❤❤subscribe like nosara nagu mamuusa mhdsndiin❤❤❤

  • @ahmedysn4865
    @ahmedysn48654 жыл бұрын

    Waan Soo Jeedaaye Indhaha Faraha Ha iga Gelin

  • @barwaaqocabdullahi4287
    @barwaaqocabdullahi42874 жыл бұрын

    Masha Allah sheekh funny Allah ha ku barakeyo waa wada xigmad

  • @hassanugass9561
    @hassanugass95614 жыл бұрын

    Maashalah wlhi shekhan allah xigmaad wuu siyay ... nyow xagu joga shekha

  • @maashaallahmacalim2820
    @maashaallahmacalim28203 жыл бұрын

    Maasha allah alle xakuu xafido sheekheyga 🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷

  • @abdi143malyoun7
    @abdi143malyoun74 жыл бұрын

    Masha allah

  • @MohamedHussein-tz6qs
    @MohamedHussein-tz6qsАй бұрын

    Wlhi aniga xita wankecelyahy 🥰🥰sheqow iskanolow inta nolol jirto 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @welovesomaliawanjeclahaywa7883
    @welovesomaliawanjeclahaywa78834 жыл бұрын

    sheikh ❤👈

  • @mhamedahmedaweis3562
    @mhamedahmedaweis35624 жыл бұрын

    Alla sheq cabdil xay xigmad badanaa

  • @shuutaayecadde6691
    @shuutaayecadde66914 жыл бұрын

    Sheikh cabdi xayi allaha ku xifdiyo walee sidi qalin jabinta le u socota ee allaha nabad keeno

  • @user-ob5uf6jf9p
    @user-ob5uf6jf9p4 ай бұрын

    Maasha. Aallaah

  • @zeynabmohamad702
    @zeynabmohamad7024 жыл бұрын

    Maanshallah rabi ha ku xafido sheekh Abdixayi

  • @siciidaxmed2963
    @siciidaxmed29634 жыл бұрын

    Mashallah sheikh wada xikmad ah

  • @mohamedhassanbare2332

    @mohamedhassanbare2332

    4 жыл бұрын

    M.a

  • @hassanmose6457
    @hassanmose64574 жыл бұрын

    No1 is the best which can make laugh billahi

  • @majidabdallah4425
    @majidabdallah44254 жыл бұрын

    Sheeek cabul xayi macalimkayga allaha xafido

  • @haashimxasan1581
    @haashimxasan15814 жыл бұрын

    Tafsiirkiisa maasha allaaaaah qosolll iyo madadaaalo

  • @abdiguedi42
    @abdiguedi424 жыл бұрын

    Machallah wan taggers sheikh abdixaaq

  • @suadismail4743
    @suadismail47433 жыл бұрын

    Walaahi waan qoslay

  • @anwarmaxamed2766
    @anwarmaxamed27664 жыл бұрын

    Watching from Burco..the sheikh is soo funny.

  • @asmaxirsi2956
    @asmaxirsi29564 жыл бұрын

    Sheekha aqoon kale oo rabaaniya ayuu leeyahay ilaahow barakee

  • @asmiinaqueen985
    @asmiinaqueen9854 жыл бұрын

    Adeer haku qasin nh😂😝 Mncha allh sh cabdi xayi🙏🥰

  • @Maxamed_Aweys1
    @Maxamed_Aweys14 жыл бұрын

    Wlhi sheeqan Caadi maha m.a 🙏🏼🙏🏼

  • @drkhalidabokormohamed7131
    @drkhalidabokormohamed71314 жыл бұрын

    Waar kuwaa aan xishoonayne shiikha dislike saaray wa ayo

  • @suprazhabbad391

    @suprazhabbad391

    4 жыл бұрын

    Mayaqanan dislike ga inu👍like dhahu umaleeyaa wax barasha la aanta dadkena hesato wasaas alow shaikha no xafid kuwa kale alaha so hanuuniyo iyagana amiin

  • @hassanuryussufibrahim9540
    @hassanuryussufibrahim95404 жыл бұрын

    MashaAllah

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h4 жыл бұрын

    Scheikh A. Xayi Waacidka Rasmiga ah ee Somalida. Guuleys. Jaalle.

  • @imran7354
    @imran73544 жыл бұрын

    First one like 👉👍👍

  • @mudicade6325
    @mudicade63254 жыл бұрын

    Manshallah sheikh

  • @cabdulaahiganey5095
    @cabdulaahiganey50952 жыл бұрын

    Maashaalaah

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail4424 жыл бұрын

    Mansha allah sh

  • @nuurmaryaamabdi477
    @nuurmaryaamabdi4774 жыл бұрын

    Scw.sheqa alow barakee luqad aa fahmeysiin buu idinkula hadlaa somaaliyey

  • @bashircali2102
    @bashircali21024 жыл бұрын

    Manshaalh sh c/xayi masnshaalh

  • @kawtharahmed519
    @kawtharahmed5194 жыл бұрын

    Asc m.n qofki ugu horeye aan ahe

  • @zihamabdi6729
    @zihamabdi67294 жыл бұрын

    Illahow janada kugu bishaaareeey wlh wadaadkaan iyo sheikh mustafa illahey ha xafido aaad baan ujeclahay

  • @craxmaangiifaan4028
    @craxmaangiifaan40284 жыл бұрын

    Masha allaah shiikh c/xayi saakuso

  • @muktarabdi9454
    @muktarabdi94544 жыл бұрын

    Sheikh manshallah waye