Dhabar Jabinti Jabaaliya|Turki O qabtay Israil Dahab wada| Dhoola tus Sucuudi,mareykan,Urdun & Ciraq

Ойын-сауық

Dhabar Jabini Jabaaliya|Turki O qabtay Israil Dahab wada| Dhoola tus Sucuudi,mareykan,Urdun & Ciraaq & Maxkamadii o socota
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212.com/invite/12i...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 223

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid20 күн бұрын

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤

  • @hassanhassanismael8470

    @hassanhassanismael8470

    20 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Victoire ❤❤

  • @user-fr3kw2rf3z

    @user-fr3kw2rf3z

    20 күн бұрын

    Asc

  • @YaserGujjarvlogs

    @YaserGujjarvlogs

    20 күн бұрын

    Please write brief of the vdo in english

  • @TaahaBeyza

    @TaahaBeyza

    20 күн бұрын

    Sh koorsada aaway❤

  • @engkuukaay070

    @engkuukaay070

    20 күн бұрын

    Magaca inaga sax jaaliya mahe wa جبليه

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche378220 күн бұрын

    Allaah akber Axdulaah guul xamaas muqawinda falastiin Alqasaan 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲

  • @felisabdi3794
    @felisabdi379420 күн бұрын

    Dhoolatuska lala smaymnayo waa nanac la siinayo caruur…oo mareykan ku sasabayo, waayo ciidanka aan maanta waxba u tareynin shacabka la xasuuqayo, Illaahey ha soo hanuuniyo dadka u doodayo xaquuqda Falastiin, aamiin aamiin aamiin

  • @zezo41ab92
    @zezo41ab9220 күн бұрын

    💗🕋آللهم آنصر آخوآننآ في فلسطين وغزة آلعزه🕋💗

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf20 күн бұрын

    Waa Run Marka ladilo Askar Israa’iil Waxey Dhameeyan Shacabka Falastiin Waa Caadadooda.

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq20 күн бұрын

    Kaas HADII xataa lasii daayo wax faa iido ah Dadka iyo Dalka midna masoo gelinaayo, saas darteed dilaaga inladilo wuxuu kudhaamo malahan, Allah swt Umada haka Qabto, dhamaan inta Dulmiga tageerto amiin amiin amiin yaarabi

  • @Duqabto
    @Duqabto20 күн бұрын

    Mashaa Allah waa naga farxinaysa ilahay haka farxiyee masha allah nasri ayaa isdaba socda ducadeenana waa wadayna ynaa waxaan dad radis maha waadad raba inay wax xasuuqaan

  • @degaghedi1738
    @degaghedi173820 күн бұрын

    Qabyaalada illaahow naga madoobee dadkaan way qaldanyihiin teeda kale qof walba naftiisa iyo ehelkiisa iyo awlaadooda say larabaan halal rabo dadka kale

  • @namiup0274
    @namiup027420 күн бұрын

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين استودعكم الله الذي لا تضيع ودائعه اختكم من الصومال

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan73320 күн бұрын

    Illaahow awoodaada ugu hiili walaaleheen palestine yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan73320 күн бұрын

    Maasha allaah anaa jooga South Africa intii noohiilisay allaha soohadeeyo

  • @TheMuslimgirlofYemen-lw9ol
    @TheMuslimgirlofYemen-lw9ol20 күн бұрын

    يااخوني ياملسمين هل باقي انسانيه وّالَلَه ماتكلمتَ الَا من جوّع وًّمَنَ ضَيَقَ الَحَالَ انَا وًّامَيَ وًّاخَوًّتَيَ تَشَرَدَنَا مَنَ بَيَوًّتَنَا بَسَبَبَ الَحَرَبَ نَحَنَ فَيَ حَالَهَ لَايَعَلَمَ بَهَا الَا الَلَهَ حَسَبَنَا الَلَهَ وًّنَعَمَ الَوكيَلَ فَيَ مَنَ اوًّصَلَنَا الَى هَاذا الَحَالَ 💔💔وًّالَلَهَ الَعَظَيَمَ مَا كتَبَتَ هَذا الَمَنَاشَدَهَ غَيَرَ مَنَ الَضَيَقَ وّالَفَقَر يَاعَالَمَ حَسَوّا فَيَنَا ارَجَوّكمَ وّالَلَهَ الَعَظَيَمَ رَبَ الَعَرَشَ الَعَظَيَمَ انَه الَاكلَ مَا فَيَ عَنَدَيَ بَالَبَيَتَ وًّالَلَهَ يَا اخَوّانَيَ انَهَ اخَوًّنَيَ بَقَعَدَوًّ بَالَيَوًّمَيَنَ مَافَى اكلَ وًّالَلَهَ وًّضَعَنَا كثَيَرَ صَعَبَ نَحَنَ 4 نَفَرَ دَاخَلَ الَبَيَتَ وًّابَيَ مَتَوًّفَيَ وًّلَا يَوًّجَدَ مَنَ يَعَوًّلَ عَلَيَنَا وًّسَاكنَيَنَ فَيَ بَيَتَ اجَارَ لَانَسَتَطَيَعَ دَفَعَ الَاجَارَ الَلَيَ بَاقَيَ عَلَيَنَا ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' My appeal to every Muslim ☪️☪️☪️ Allah knows that we do not have the value of a kilo of flour and my brothers are young I eat my brothers, Islam, do good, I swear to God I will not lie to you or deceive you. I am a displaced Yemeni girl. My family and I. Our house rent is 20,000 Yemeni per month, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy. By God, my brother, he comes every day and insults us and talks about us. He wants to expel us from the house to the street because we cannot pay him the rent, and he does not leave after we cry. They came back and talked to the neighbors, and we were given a deadline of the end of the week, and if we paid him an oath to God, he would take us out into the street without mercy. We are displaced from our country because of this war, and we cannot find food for the day, and I, my mother, and my sisters are young. Our father is dead, may God have mercy on him, and we have no one in this world to stand by us in these harsh circumstances. I am a girl and I cannot work. By God, we cannot find a living, and now if one of us helped us, I swear to God, I will die of hunger. My brother, I am an outsider to God and then to you, and I want your help for the sake of God. I am a daughter with keen eyes and short hands. I do not have a father like you, and my sisters are young. Save us and help us before they throw us out in the street. We become lost or we die of hunger, my family. The good person who has the ability to help us does not delay us for a moment. This is my number 00967716649494 WhatsApp 📞 Whoever can help us can message me on WhatsApp Saab sent him the full name on the ID card and the address. He will transfer us as much as he can. May God reward you with good reward, benevolence and giving. I am a Muslim girl from Yemen.✍'☖↿↿↿☖☖☖☖☖☖↿↿↿↿↿↿☖☖☖☖☖↿↿↿↿↿↿↿↿↿↿↿↿☖☖☖☖☖☖π••ππ: •÷•π=π=π]÷π=÷√|°|√√||√`•🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺💔💔💔😭☪️😢🎉😢ا

  • @zamzamsalahcilmi2413
    @zamzamsalahcilmi241320 күн бұрын

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله

  • @aarboy2305
    @aarboy230520 күн бұрын

    SHIIKHOOW KOORSADA NALA SOO DHAQSO KHEYR ALLAHA KUSIIYEE.

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame762820 күн бұрын

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi20 күн бұрын

    Sheekhow adduun kala tagay yaad isku nabnabeysa feejignow adiga siday kula tahay ma aha somalida sheegeyso waa tu hore tan maanta illahay ha soo hanuuniyo oo xaqa illahay ha tuso ❤❤❤❤

  • @nadifamohamed9397
    @nadifamohamed939720 күн бұрын

    Yaa RABI jebi yuhuud iyo kuwa la jira oo nasri reer falistiin amiin yaa rabi

  • @Duqabto
    @Duqabto20 күн бұрын

    Qof ilahay u naxariistay ayaa fahmaya xaqa sheekhow allah hana asturo gabadhasna xaqeeda ilahay ha keeno

  • @degaghedi1738
    @degaghedi173820 күн бұрын

    Illaahow raxmaanoow raxiimoow hadii aysan xagaga kahayn in wiilkaas ladilo badbaadi hadii xagaga kasugan tahay inla dilana ladilaa dan ayaa asagaba ugu jirtee ehelka wiilka waxan dhihi lahaa ogaada gabar uur leh ciyaal maskiina agoon ah ayaa wiilka gacantiisa kubaxday cidii laga dilay way fiicnayd inay samran haday samri waayeen xaqooda inay helaan allaah ayaa raali ka ah in qof walba xaqiisa helo ee cali haduu iska dhiman lahaa waad samri lahayden hadase waa macquul inay dan ugu jirto in laga gudo waxuu gaystay haduuna gaysana allaah ayaa badbaadinaya allaahu aclam

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi980420 күн бұрын

    Subxanallah subxanallah Allahu Akbar 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed68920 күн бұрын

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer gaza

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays559320 күн бұрын

    Allow falastiin caawi aamiin

  • @amenacali727
    @amenacali72720 күн бұрын

    Yuhuud waa yuhuud illaahay baa khuraankiisa ku sheegay jahaad uun layskaga caabin karaa inshallah

  • @adenhassanbashir4930
    @adenhassanbashir493020 күн бұрын

    Allaha ku barakeeyo Sh. Mohammed.

  • @hagiohaji7937
    @hagiohaji793720 күн бұрын

    Jazaakallahu kheyran Sheekhoow Soomali caqliga ha usoo celiyo.

  • @adammohamed5339
    @adammohamed533920 күн бұрын

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @ugaasocismaan733

    @ugaasocismaan733

    20 күн бұрын

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @seidalimahamud5823
    @seidalimahamud582320 күн бұрын

    أنا لله وأنا اليه راجعون لاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم 😢 اللهم انصرهم اخو ننا في أهل غز يا رب امين

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada581320 күн бұрын

    اللهم انصراخواننا في فلسطین وفي غزة يارب

  • @Abdallahmohamed59127
    @Abdallahmohamed5912720 күн бұрын

    Guuul reer Palestine 🇵🇸 insha allah

  • @FardowsaJanaay-yb4pu
    @FardowsaJanaay-yb4pu20 күн бұрын

    ALLAAH YAAXAYULQAYUUM, OWOOD AYEY KU FAANAYAAN, EE, TUS YUHUUDA IYO WIXI LA JIRA, AwOO DAADA WAyNINKA BADAN LEH, ALLAAHU AkBAR, YAA RABIL CAALAMiiN, CAAWI, WALAALEHEEN, REER GASA,

  • @suleekho232
    @suleekho23220 күн бұрын

    Alx Allaha is the greatest. Allaha lajiro dadka reer Palestine oo dulmiga lagu wahayoh.

  • @Fatima-bt5pt
    @Fatima-bt5pt20 күн бұрын

    Ma sha Allah! Allah bless you!

  • @CabdishakurJaamac
    @CabdishakurJaamac20 күн бұрын

    Allaah waxan karajaynayna inuguusha nasiiyo GA ahan walla Laheen xms Haddad xanuunsateen iyaguba wayqaban manarajaynayan iyagu waxad alleekarajaynaysaan ojano ah

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh851420 күн бұрын

    Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Allaah Shukran Jazaakallaahu kheyran

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir920820 күн бұрын

    maashaallah alx guul falistin

  • @Nina55870
    @Nina5587020 күн бұрын

    Ahzab oo live ah ayaan daawanaynaa carabtii yahuudii nabiga scw dhabar jabiyey ayeey noqdeen

  • @fmg63772
    @fmg6377220 күн бұрын

    Subxaanallaah yaa allaah alloow cid kitaabkaga nagu maamusho nasii allaahumma aamiin

  • @warsanhawa5222
    @warsanhawa522220 күн бұрын

    Jisaakalaahu khayran

  • @user-sg9ql6le8g
    @user-sg9ql6le8g20 күн бұрын

    Guuuuleysta shacabka rer falastiin

  • @sayidsheekh2140
    @sayidsheekh214019 күн бұрын

    Sood Africa guul guul alle hala garan galo insha allah

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael847020 күн бұрын

    Scw scw scw ♥️❤❤❤♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️sheikh wacaleiku salam gull gobonimo hamas Palestine Free

  • @namiup0274
    @namiup027420 күн бұрын

    عليه افضل الصلاة والسلام اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وحبيبنا انت ابي وامي يا أبو قاسم ❤❤

  • @calishaakir1
    @calishaakir118 күн бұрын

    RABBI KA BAQ OO MAGACIISA DHAMAYSTIR. ISKA DAA BISMILLAAH QUDHA.!!!

  • @aminahashim8767
    @aminahashim876720 күн бұрын

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan73320 күн бұрын

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @badr3628
    @badr362820 күн бұрын

    jazakAllahu kheyr

  • @farhiyamh
    @farhiyamh20 күн бұрын

    Allahuma ansur akhwaanana fiifalsteen

  • @abdibihi5653
    @abdibihi565320 күн бұрын

    Sheekh Maxamed waxaan filayaa in loogu tallo galay dagaalka kadib in layidhaa Ciidanka isku dhafka ah ee Urudun,Ciraaq, Sucuudiga, Masar iyo Maraykan. Ha lageeyo Gaza.

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame762820 күн бұрын

    Allah ka shiifo kuwas waa diilen dadka badan oo reer palatine

  • @sahramumine3727
    @sahramumine372720 күн бұрын

    ASC Sheekh. Allaahu Akbar horta amaan bay mudan tahay South Africa Illaahay baana usoo diray . Lakiin Carabtii foolxumo iyo fadeexad wayn Bay ku noqotay waliba marka Ay ka dhex sheegayaan in ay Israa’iil ay Carab nacayb u laynayso xamaas in ay yuhuudu necebtahay Carabta Maanta ma taagna Falastiin Ee waa Carab waxa loo baahan Yahay iyakuna dhagaha ayay iska qaadayaan Haday dhiig leeyihiin markay qudbadaa afookaaga dhagaystaan ha isa Soo aasaan ilayn waxay ka dhigayeen in ay yuhuudu Falastiin uun ay Rabto .

  • @asiyeahmed1722
    @asiyeahmed172220 күн бұрын

    🤲اللهم انصر اخواننا في غزة يارب🤲🥺🇵🇸

  • @mohamedabdullahi333
    @mohamedabdullahi33320 күн бұрын

    Amin Amin ya Allah

  • @allahadoonkiisiiayaanahay27
    @allahadoonkiisiiayaanahay2720 күн бұрын

    Somalida qabiilka ayaa Somali rabi u ah waa wax keenay 50 sano oo dowlad la’aan u nahay qof danbi lagu helay oo la xukumay qofka dabo tagan waa qof liita.

  • @abdiwahidhassan2292
    @abdiwahidhassan229220 күн бұрын

    South Africa waas mahadsantihiin shaqa fiicana heysaan

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama429020 күн бұрын

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @niimaneur4842
    @niimaneur484220 күн бұрын

    Ilaahey ha u gargaro reer Palestine

  • @mataan10hasan74
    @mataan10hasan7420 күн бұрын

    Dadka dumiga reer ku taageray waxa ey tageysaa gurigoda ninka xaaskisa oo ilmihiisa calosha ku siday isku gubay qofka tageray xagee ka galaya maalinta alle hortiis la tagan yahay allaah akbar

  • @shamcena7314
    @shamcena731420 күн бұрын

    Reer falastiin Allah ha u gargaaro

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi20 күн бұрын

    Mashallah wll mahadsanid guuleyso jimco wanaagsan ❤❤❤❤

  • @NadoMaxamed
    @NadoMaxamed20 күн бұрын

    sh mahadsanida

  • @mohamedabdullahi333
    @mohamedabdullahi33320 күн бұрын

    Waa may ,qabil wax mataraya wlh ,aduun iyo akhiro. Somalia Allaha saan kabadala.

  • @habibajamac9941
    @habibajamac994120 күн бұрын

    Laaxwla walaa quwata ilaabalah

  • @CiiseLegan
    @CiiseLegan20 күн бұрын

    Maashaa allaah sheikh wlhi sax weeyaan

  • @Maryam-gx5hr
    @Maryam-gx5hr20 күн бұрын

    Aad Ban ugu xumahay somalia waxa kasocda subxaanallah

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed352720 күн бұрын

    Guul bdn urajaynaya pelestine

  • @SuhaybAhmadAbdi
    @SuhaybAhmadAbdi20 күн бұрын

    Allah akbar guul xamaas

  • @user-fh3vm4fm8u
    @user-fh3vm4fm8u20 күн бұрын

    Illaahay hainnatusu wadadaxaqah

  • @sayidsheekh2140
    @sayidsheekh214019 күн бұрын

    Allow jabi yuhuuda yaarabi

  • @sahramumine3727
    @sahramumine372720 күн бұрын

    Somalie waxayna haysan dawlad laga baqo shacabku Waa sida awlaada haday awlaadu haysan aabo iyo hooyo xumaanta ka reebaaya Wanaagana faraaya markay Qof ku xafgudbaana runta u Sheegaaya Ilmihii ma hagaagaayo , Shacabkuna waa Sidaa oo kale madaxwayne amaaba dawlad masuula oo waxa magaalada ka dhacaaya ogayn Qof walba wuxuu rabo samaynaaya qofkuu doono dilaaya markaa meeshaa dawladi kama jirto . Imika kuwan waxbaan dilaynaa leh In la soo qabto maxkamada La soo taago lana xiro ayay Ku fiican yihiin si ay kuwa kale Wax uku qaataan.

  • @habibajamac9941
    @habibajamac994120 күн бұрын

    Xasbiya laahu wanicmal wakiil

  • @user-ug9zc1kv9f
    @user-ug9zc1kv9f20 күн бұрын

    Mahadsanid wararka muhiimka ah

  • @mulkimahdi9385
    @mulkimahdi938520 күн бұрын

    Ilahayoow uhiili falastiin

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan520 күн бұрын

    Yuhuuda Alaaha jabiyo xamas guul insha Alaah

  • @qaaluuhassan4275
    @qaaluuhassan427520 күн бұрын

    ASC SHEIKH KOORSADI MEEDAY WAAN SUGOONAA

  • @arafatfaisal4527
    @arafatfaisal452720 күн бұрын

    Mashallah gull inchallah

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan520 күн бұрын

    Sawd Africa guul xamas guul insha Alaah guul

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d20 күн бұрын

    Ku saliya nabiga ❤

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan520 күн бұрын

    Mansha Alaah waa dad damiin leh

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax900320 күн бұрын

    Sheekh runta shekh

  • @mohamedhusseinabdullahi4436
    @mohamedhusseinabdullahi443620 күн бұрын

    Maanta qosol ku maaadan bilaabin dulmi diid,

  • @MohamedIbrahimcali12

    @MohamedIbrahimcali12

    20 күн бұрын

    😂😂

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed698720 күн бұрын

    Aamiin yaa rabi Aamiin

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b20 күн бұрын

    Ilaahayow walaaleheen guusha makansii maanta

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa339120 күн бұрын

    Tuugo badanaa shalayna waxaa lagu qabtay caaro guul reerqaza

  • @sayidsheekh2140
    @sayidsheekh214019 күн бұрын

    Waa dhagar babe Cali ee haloo dilo

  • @mohamedbilal950
    @mohamedbilal95020 күн бұрын

    Asa'aleykum walaal,the Islamic countries are always having a meeting to have a fun but don't take any action to support there's fellow Muslims brothers or country..

  • @user-mt3qw2pk3u
    @user-mt3qw2pk3u20 күн бұрын

    Somaali ale.hakacabsadeen dulmina yay isugu gargaarin qof qof.ale kala doodaya majiro liimaantu.waxaykujirtaa xaqa ooloohiiliyo

  • @Salugla
    @Salugla20 күн бұрын

    Nin qof nool oo our leh oo ilmo nool sida gubay oo la culinary ayay ku leeyihiin lama dili karo yaan la dilin ee waa in la gunaa taasaa xaq ah maadaana uu 2 qof gubay

  • @user-fh3vm4fm8u
    @user-fh3vm4fm8u20 күн бұрын

    Illaahay guusha iyo nasriga hasiito isha allaah Burbur iyo bbaabahakurido

  • @findheofficial621
    @findheofficial62120 күн бұрын

    Isu eekaa xalligii tataarka iyo siduu uladhaqmeen muslimkii waqtigaas. maanta sidda Ameerikaanka iyo reer galbeed iyo weliba sahyooniyadu ula dhaqmayso muslimka maanta.

  • @calimaxamedxaaji2255
    @calimaxamedxaaji225520 күн бұрын

    Falestinow madaxweynihina cabas wa laba wajile waxba ha amina dhulkina xorreysta ALLAH aya idinla jiro ila iyow midin annaka ducada aya nagu ogtihin walalehena aya tihin SOMALIA

  • @abdulhakimomar-jb4ks
    @abdulhakimomar-jb4ks20 күн бұрын

    Shikh Allaha ku xiftiyo

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y20 күн бұрын

    carabeey masiibo inku dhacday allah jabiyo yahuud mareykan aamiin illahow ugargaar falastiin xuuti aamiin

  • @axmeddaahir600
    @axmeddaahir60020 күн бұрын

    ❤❤❤

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi980420 күн бұрын

    ❤scw ❤scw ❤scw ❤ Aamiin yaaaaa Allaha ❤❤❤❤

  • @NadoMaxamed
    @NadoMaxamed20 күн бұрын

    sh m soami wxa ka socda wa uqubo ha dayna raci alle sharecadisa wa lo yaba qonkan daliminta ah 🇸🇴

  • @maryanmohamed9598
    @maryanmohamed959820 күн бұрын

    Ilaahey ha u dhameeyo yahuud ilaahey ha u diro Junuudiisa

  • @HodonHodon-wd8hx
    @HodonHodon-wd8hx19 күн бұрын

    Asc guureyso inshaa allaah

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman374620 күн бұрын

    Waa ba yaab dilaa loo raadinayo cadaalad

  • @zahraabisye7937
    @zahraabisye793720 күн бұрын

    Allahu akbar qabyaalad way dhaaftay ee waa ilhayaa ilaaqooda!

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax900320 күн бұрын

    Sheekh maxa ka qaldan somalida ilahay kama cabsanayan

Келесі