Dulmi Diid

Dulmi Diid

Dulmidiid Channel kala soco wacyi galinta umada & Akhbaaraadkii ugu dambeeyay ee dunida,

wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email [email protected]
Kusoo biiridaadana wehel weyn ayay inoo tahay waxeyna natuseysaa taageeradaada.
Wixii talo iyo tusaale ah waxaad noogu soo diri kartaa emailka--- [email protected]
Alle haku barakeeyo,
Mahadsanid.

facebook.com/SheikhMaxamedIbraahim

kzread.info/dron/flyQ5Dzv7NKj8T6T6cdNqw.html

www.tiktok.com/@dulmidiidclips

instagram.com/shmaxamedi/channel

Пікірлер

  • @sheekhabuuyi4964
    @sheekhabuuyi496417 сағат бұрын

    Aniga ayaa marwalba ayaa laigu cunsireeya ma soomali ma tahay waa wax cajiib ah

  • @nourabdi4101
    @nourabdi410117 сағат бұрын

    Jazakumullah khair

  • @shamcena7314
    @shamcena731418 сағат бұрын

    Waxaas waa jaahili ilaa iyo hadana waa ku suganahay waayo dadkeenana waa dulminaa waana isdilaa ee Allah ha naga dhigo kuwa diinta ku dhaqma

  • @munaali3390
    @munaali339018 сағат бұрын

    Waana la arki doonaa qofkii laandheere ah. Inshalah

  • @munaali3390
    @munaali339018 сағат бұрын

    Waa runtaa ilahay wuu weydiinaa maalinta qiyaamo.

  • @munaali3390
    @munaali339018 сағат бұрын

    Dadka soomliyeed kuma dhaqmaan diintooda waana caadadooda umad faquuqa

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn18 сағат бұрын

    Wuu ka gardarnaa Bashaar turkigu.

  • @osmanmohamed2465
    @osmanmohamed246518 сағат бұрын

    Asc Sheekh sacuudiga wuu dhihi karaa, laakiin sey ku hirgeli kartaa?

  • @nursebilan1368
    @nursebilan136818 сағат бұрын

    Been maaha walaalaheen soomaliyeed ayaa .5 loobixiyey oo aan laga guursan

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah19 сағат бұрын

    Machaallah

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm19 сағат бұрын

    Yaakaharayo waaladabagalayaa gurigooda ayaa loogutagayaa

  • @aminaibrahimhaji9949
    @aminaibrahimhaji994919 сағат бұрын

    Masha Allah sheekh you always tell the truth.

  • @u.j4515
    @u.j451519 сағат бұрын

    Cunsiriyiin number one Soomaali 😂😂😂😂😂😂😂 maxay u diidayaan waxa ka mid ah Jareerta, Madhibaanka, Tumaalaha, Yibraha, iyo dadka Qabiilada yar yar, qof ka dhahaya waa beenlow, cunsuriyada ugu xun baa ka jirta hadda la joogu😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdinuromar5575
    @abdinuromar557519 сағат бұрын

    asc suryeenta iyo dhamaan carabta ayaan naysaan oo waxey ku dhahaan aduun.shaley waxey yiradeen somaleda .walaaha turkiya .maxaa ks dhacy kabteeday.soomaleda wadankooda ayaa laga gaade doonan

  • @Istar-yk6jb
    @Istar-yk6jb19 сағат бұрын

    Horta somalida inta badan wa dhaqan ay ka gureso dhaqankas xaqiqna waa midas waxana ahay qof dhibatadas la dhibtonayo ilaa hada anigo ah abe 7carura iyo 2xas leh walibo xiligan la jogo ayan la dhibanahay mida is cunsirinimada ay ku dhaqman waxan ku wayo in an gabar somali ah walibo muslimad ah in an ku cunsuriyeyo cida ay kadhalatay walibo shalay anoo ku dortay somali nimo iyo dina suuban waxan go ansaday in an wax walbo ow ah dhaqalo ah iyo xarirka rerkega ka dortay in an ka ha jiro sigara wadanka an ku dhashtay kuso koray ehelkii balse waa xaqiq in an ila hada an la dhibanay walibo an nolol adag an wajahayo dhaqalo la an iyo niyad jab an xad lehen 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waxan u sabrayo wa somali jacel iyo in dadka xaga ale ka simanyihin i.a waqti an dheren wan ka bexena aniga iyo carurteda iyo xaaskega lagu takoray qabil i.a somali in ay midowdo aya dan nogo jirtaa 😂😂😂😂 alena ay ka baqan

  • @ohussein308
    @ohussein30819 сағат бұрын

    Xafithaka allah brother . We generally very racist community . May allah guide us to the right path

  • @ayanfaraha6377
    @ayanfaraha637719 сағат бұрын

    Shikh waa runtaa soomaali runta ma jecla

  • @mohamedhashim5563
    @mohamedhashim556319 сағат бұрын

    Sheekhow bashaar asad asaa dalbadey ordigan taas so ogaaw, ileen ordigana wuxu yiri bashar asad ayaa isoo dalbadey ayu yiri waana ka yeeley ee aoo ogaaw sheekhow

  • @kalidali7497
    @kalidali749719 сағат бұрын

    Ma haddeer Shahaadadii tuugsiga miyaan soo qaadanaa si aan dawladda Jago uga helno ((*Beeney waa Run))

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael847019 сағат бұрын

    Scw scw scw scw scw sheikh wcs falastiin free falastiin 🇵🇸🇵🇸❣️ gull gobonimo

  • @AdanNuur-og1no
    @AdanNuur-og1no19 сағат бұрын

    Asc wll somaalidu waacunsiri waayo beelaha jareer iyo madhibaan waalacunsuriyadeeya alaahu.akbar allaahba ma.odhan sidaa

  • @isiri.2835
    @isiri.283519 сағат бұрын

    CUSURNIMO BAA DARAN IN LAIS GUURSAN DHIB MA LEH

  • @kalidali7497
    @kalidali749719 сағат бұрын

    I am sorry tuugsi uma yaqaaniine waa shaxaad sheekhow dee ka daa ceeb looma dhintee

  • @user-qp3iu1yr1w
    @user-qp3iu1yr1w19 сағат бұрын

    😂😂😂Haaa waasax waxaa kamid ah wllha jereertA iyo gofurgalbeed

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame762819 сағат бұрын

    الحمدلله رب العالمين

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame762819 сағат бұрын

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين

  • @abdimowlidmowlid454
    @abdimowlidmowlid45419 сағат бұрын

    Sheik Erdogon iyo sisi hal cawdoy ayey leyhin o ah america iyo intakuabtirsado marka Erdogon dan ayaugeyse walaistaxmali kara.

  • @fadumomahamud9176
    @fadumomahamud917619 сағат бұрын

    Walaalow lacagaha aan ka bixinee ma soo reading kartaa

  • @niimaneur4842
    @niimaneur484219 сағат бұрын

    ❤❤Guul Guul palestine palestine❤❤

  • @adarsheikh-ali9290
    @adarsheikh-ali929019 сағат бұрын

    Taas anaga dhan ayaa mar qaati ka ah xitaa iyadoo dadka qaar qabiil loo cunsuriyayn hadaadan ku qabiil ahayn geeska ayaa lagu galinaa qaasatan dadka qabiilada kale guursada

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei831819 сағат бұрын

    Absolutely this is true sheeqow ☝🏼☝🏼☝🏼☝🏼☝🏼✅✅💯💯💯

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh464419 сағат бұрын

    Asalamu alaikum Wrt Walaal Haal Suaal malaiswaydiyey ilaa Gormaa ayan anagu isbahdilena ama is edeynena wadamada Galadana anu sharaaf uyelena una xamalena ilen canshur aya dalka koor uqada ee walal suashas jawabteda ayan haya ee halken kushega walahu aclam

  • @kaliddiriye
    @kaliddiriye19 сағат бұрын

    Tribalism and Racism is a disease 🦠

  • @MaxamadjawharXaaji
    @MaxamadjawharXaaji20 сағат бұрын

    islaamku hamidoobo

  • @AxmedMuxamed-w9b
    @AxmedMuxamed-w9b20 сағат бұрын

    Hada jareer baa walaalkaa ah maa ileedahey suuriyaana waa kaaga dhow yahiin maa ileedahey hawiye iyo jareer baa asalkoodi isku umad ahaa ee anagu suuriyaankaa na xiga

  • @user-te7hx3yq4w
    @user-te7hx3yq4w20 сағат бұрын

    Sheekh diintana waa taqaan,Ordogon. Shalayna wuu saxnaa maantana wuu saxan yahay shalay inow dadkoow dilaayo inoow ka badbaadiyow rabay,asiga iyo mugrimka masar xukumo zii zii,markoow kariwaana hadana si uu shacabki u badbaadiyo ayuu 2doodaba u la heshiinaa. Waa 2da musiiba deeda fudud qaado Wiil hiiraan

  • @samaaracadeey
    @samaaracadeey20 сағат бұрын

    That is through

  • @samaaracadeey
    @samaaracadeey20 сағат бұрын

    That true

  • @qunyargaatame4107
    @qunyargaatame410720 сағат бұрын

    Arinta somalida dhexdeeda OO ah jahliga wuxu sababay waxa masuliyadii ka saarayey dayacay Culimada somalida madaama guurka uu yahay mid diinta Islamka ku socda cida aan is guursan Karina shareecadu ay cadaysay

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar122720 сағат бұрын

    🥰Dhalasho wacan dalkii hooyo. Dalku wuxuu ka sameeyaan yahay dadka dalka matala. Midnimadooda, Fikrada iyo hadafkooda Halkuu u socdo. 🤔Bal u fiirso Kenya & waxa ay dooda ku saabsan tahay? 🤔Bal u fiirsada Itoobiya sababta ay u sii burburayso ? Bal u fiirso dunida bariga dhexe & maxay maanta ka qoomamaynaysaa?🤔 Bal u fiirso Abiy Axmed muxuu u hanjabayaa Soomaaliya & sababta? 🤔Bal ka fiirso sababta ay Ethopia ugu hanjabayso Soomaaliya? Ka fiirso sababta ay Ethopia u soo daabaceyso hanjabaadeeda ka dhanka ah Soomaaliya marka ay Soomaaliya mareyso heerkeedii tabar-daran ay ku riday dagaal sokeeye ay weli ka soo kabsanayso.? 🤔 Ka fikir sababta naloogu riixay gobolka da kala qaybsan? 🤔Bal ka fiirso sababta Somaliland loogu dhiiraday inay ka go'do soomaliweyn & sababta?😏 Soomaaliyeey! Haddii aadan maanta dhammaan jawaabaha dhibaatadii wadanka kala diray?kala qaybiyey? burburiyeen? aynu weli arkin, baarin, ogaanin? markaa waxaad tihiin zombies horda. Good luck my ppl💕you m

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos194020 сағат бұрын

    Bashaar asad waa daalim Wuxuu laayey malaayin ah suniyiinta

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos194020 сағат бұрын

    Turkida qaarkood calanka ayeey caabudaan

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael847020 сағат бұрын

    Scw scw scw scw sheikh wcs falastiin free falastiin free falastiin 🇵🇸❣️♥️ respect dulmi diid

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos194020 сағат бұрын

    Sh maxamed khayr alaha kusiiyo Waxaa layiraahdaa siyaada saaxiib joogta ma leh Laakiin Dano joogto ah ayey leedahay

  • @abdulahihasan721
    @abdulahihasan72120 сағат бұрын

    Sidaas maahan inagu waan is cunsuriyeyna lakiin martita somalidu wa ku wanagsantahay Qabiikada waaweyn aya kuwa kadhashay oo yar yar yaso marka waxasi mawnagsana

  • @wanaagsaninmacalin-pb8zj
    @wanaagsaninmacalin-pb8zj20 сағат бұрын

    😂😂😂Cunsuri nimada wa😂2labo tan kowaad waa mida arimaha gudaha taas waan ku dhereyna weyna naga buuxda lakin tan arimaha dibada manihin Cunsuriyin adiga iyo adiga koow ka ah

  • @daudhussein4811
    @daudhussein481120 сағат бұрын

    Free 🇵🇸

  • @CalinurCsalam
    @CalinurCsalam20 сағат бұрын

    Qabyaaladiistaha ugu Somalia 🇸🇴 waa adiga. Wadaad iska yeel No.1

  • @mahmudabdiali7877
    @mahmudabdiali787719 сағат бұрын

    Subxaanallaah bal maxaat ku maaktay wadaatka waxa uukahatlayo waa xaqiiq jirta ee Adiga maxaa ku gubayoo la carootay mawax naga liitaa jira mabeenbaa inaan Anaga dhexdeena is cunsuryeeyno laakin aat ugu Roonnahay Ajaanibta cajiib waaye

  • @user-oj1cu1ce4l
    @user-oj1cu1ce4l20 сағат бұрын

    That is true the minority of Somalia even now if they educated their kids they don’t get jobs while the landheere kids getting the high job when you compare which has more educated will be minority person even. If you are trying to build a house in Somalia Mogadishu where you from if you are not majority they rip you hard too much money they ask you

  • @kiranpath7033
    @kiranpath703320 сағат бұрын

    Waxey ila tahey Sucuudigu waa HARBAA ISKA HOW HOWLEE HA II FADHIYO GEELU. SAUDI waxba masheegayaan nimankaas afraid ayey kaga hadhey .illaahey cadowga yaga dhabarka haka jabiyo