Mamaqashay Qasaarihii ugu Badnaa Ciidanka Israil gaaray Markii ugu horeysay & Dagaalka Kanisatka isr

Ойын-сауық

Mamaqashay Qasaarihii ugu Badnaa Ciidanka Israil gaaray Markii ugu horeysay & Dagaalka Kanisatka israil ka dhacay| Qalalaasaha Kenya
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212.com/invite/12i...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 161

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid16 күн бұрын

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤

  • @hassanhassanismael8470

    @hassanhassanismael8470

    16 күн бұрын

    Allah akbar allah akbar allah akbar allah akbar allah akbar ❤❤❤❤❤❤

  • @umuxafsa3391

    @umuxafsa3391

    16 күн бұрын

    Allah haysku diro dhamaantoon

  • @hassanhassanismael8470

    @hassanhassanismael8470

    16 күн бұрын

    @@umuxafsa3391 Amiine YA rabi

  • @user-fm8zi9yh8j

    @user-fm8zi9yh8j

    16 күн бұрын

    Walaal Adiga ma Faliistiina miyaad tahay,Soomali.wararkaaga Falastiin ayey i badan yihiin,bal isku day Ina'adeer xogta Dalkaaga

  • @user-fm8zi9yh8j

    @user-fm8zi9yh8j

    16 күн бұрын

    Adiga mashaqeysey nolosahada inta aad joogtey Qurbaha.Wadaad miyaad ku qarabataa.

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y16 күн бұрын

    allaah u naxariisto intii ku dhimatay xasuukha yahuud iyo mareykan aamiin illaahow ugargaar falastiin illaahow burburi yahuud mareykan aamiin

  • @kaafixaji
    @kaafixaji16 күн бұрын

    Masha Allah, Masha Allaa Masha_Allah Waa Ku Farxaa Markaam Maqlo, YAHUUD Ayaa La_laayay JAB AYAA SOO GAARAY, Waa Mida Iigu FARXAD BADAN TAAS, #CIDMAACIIIL_HANIYA QOYSKIISA DHIBKA SOO GAARAY. ALLAHA SABAR KASIIYO, GACAN YAHUUD AYEEY KU BAXEEN AMEEM DHAHA AMEN. INTA KU FARAXDA, QASAARAHA SOO GAARA YAHUUDA, MARKAAD MAQASHAAN WAA LA'LAAYAY AMA JAB XOOGAN AYAA SOO GAARAY. ALLAHA JABIYO YAHUUD, SOO QORRA AMA LAKE SAARA SI AAN U'GAADO, Inaad KU Faraxsan Tahiiin

  • @xundubcade-uq5cw
    @xundubcade-uq5cw16 күн бұрын

    Alle hajabiyo yuhuuda iyo wixii tageraba aamiin aamiin yaa rabi yaa allaah

  • @shaxshaxlowgaxafada5813

    @shaxshaxlowgaxafada5813

    16 күн бұрын

    امین یارب

  • @MohamedAdan-xm6hv
    @MohamedAdan-xm6hv16 күн бұрын

    Xamaas , xisbulaah iyo Guud Ahaan muslimiintaba Alle SWT ha Guuleeyo. Aamiin yaa Allaah

  • @adanibrahin452
    @adanibrahin45216 күн бұрын

    Sheekhuna aaway casharkii

  • @qaalielmi4479
    @qaalielmi447916 күн бұрын

    Xamaas Allaah ayaa caawiyey Markii yuhuud iyo xulufadeedu iskugu habar wacdeen ilaahayow u gargaar , gargaare aan adiga ahayn ma jiree Yaa rabi u garagaar masaakiintaas dulman.

  • @alkheyr4
    @alkheyr416 күн бұрын

    اللهم صلي علي محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم انك حميد مجيد، ،اللهم أنصر هم في غزه، اللهم أنصر هم نصرا عاجلا غير آجل، ،اللهم إرحم موتاهم وتقبل شهداء هم، ،ياإله الاولين والآخرين، ،الله اكبر ولله الحمد

  • @user-fb1lo1yu3p
    @user-fb1lo1yu3p16 күн бұрын

    Musiibo Alle haku rido yahuuda gaza intay qabso isleedahay illaahaw jabi

  • @Terza56
    @Terza5616 күн бұрын

    Guul Inshaa’allah guul reer gaza✅✅✅

  • @shariifamahamedaadan2937
    @shariifamahamedaadan293716 күн бұрын

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين اللهم انصر اخواننا في غزة Rabin heysta direkt

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha465216 күн бұрын

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y16 күн бұрын

    allaah baabiyo yahuud mareykan aamiin illaahow guulee islaamka aamiin

  • @maxamedadan5665
    @maxamedadan566516 күн бұрын

    Yuhuuda wey jabaysaa INSHA ALLAH

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale162416 күн бұрын

    Waa fiatul mansuura cid waxyeeli kartaa majirto xataa hadii meel walba laisaga yimaado ardi ambiyaa weeye ciyaar maha . Allah yunsurukum Eensha Allah. Samir iyo iimaan sh abu caabid❤ adiga iyo ehelkaaga oo dhan mansuuriin Eensha Allah ❤

  • @degaghedi1738
    @degaghedi173816 күн бұрын

    Illaahow dhameeh oo eber ladhig tabar la aan kadhig naxdin waali argagax ilaa ay burburaa hadeer kukeen Aamiin Aamiin

  • @nuurismail3003
    @nuurismail300316 күн бұрын

    Yahuudii waxay taaganyihiin yaa alyaasiin loogeenaya walee falastiin waa ragrag dhalay

  • @amalb9293
    @amalb929316 күн бұрын

    وَيَمْكُرُونَ وَيَمْكُرُ ٱللَّهُ ۖ وَٱللَّهُ خَيْرُ ٱلْمَـٰكِرِينَ☝️

  • @az.o.4694
    @az.o.469416 күн бұрын

    Maashaa Allaah Ilaahay baa mahad leh ducadeenii noo aqbalay allow siyaadi guusha Ilaahayow adaa mahad leh.ilaahow usiyaadi dhoohnaanta dagnaanta dhagartoodana ku celi aamiin

  • @asmamahamoud7705
    @asmamahamoud770516 күн бұрын

    Asalam caleikum cheick Mohamed courseedi warkedaa

  • @SadiyaNuh-zt3ct
    @SadiyaNuh-zt3ct16 күн бұрын

    لَا يُقَاتِلُونَكُمْ جَمِيعًا إِلَّا فِي قُرًى مُّحَصَّنَةٍ أَوْ مِن وَرَاءِ جُدُرٍ ۚ بَأْسُهُم بَيْنَهُمْ شَدِيدٌ ۚ تَحْسَبُهُمْ جَمِيعًا وَقُلُوبُهُمْ شَتَّىٰ ۚ ذَٰلِكَ بِأَنَّهُمْ قَوْمٌ لَّا يَعْقِلُونَ﴾ سورة : الحشر - Al-Ḥashr - ا

  • @user-fb1lo1yu3p
    @user-fb1lo1yu3p16 күн бұрын

    Musiibo Alle haku rido yahuuda iyo saaxiibadood Alle ha jabiyo😢

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud115916 күн бұрын

    Kenya 🇰🇪 Somali badan ayaa jooga markaas oo kale way u hoos galinayaan allaah ha sahlo sheekh allaah ha ku xiftiyo ❤❤❤❤❤❤

  • @MohammadMohamed-qt4ip

    @MohammadMohamed-qt4ip

    16 күн бұрын

    Unukaa leh ma jirtaa miyaa mise duqsi biyo ku dhex dhacay camal waaye kkkkkkkislii

  • @osamadaud9206

    @osamadaud9206

    16 күн бұрын

    War anagaaba joogna toogasho cad baa ka dhacday Allow na badbaadi aamiin

  • @dauusclayo6273
    @dauusclayo627316 күн бұрын

    Alle ha dabargooyo yuhuuda iyo inta walaalahayn ka exdeen

  • @az.o.4694
    @az.o.469416 күн бұрын

    Innaa lillaah wa innaa ileehi raajicuun ilaahay ha u naxariisto qoyska Haniya inta noolna samir allaha ka siiyo

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan340616 күн бұрын

    Israil allow isku dir isku baaban quwadooda biyo ka dhig falastiin allow quwee awooda bir ka dhig dad ilahay garab joogo 🤲🤲💪💪

  • @AhmendyJully-tx5xe
    @AhmendyJully-tx5xe16 күн бұрын

    Hamas wexey leeyihiin guuto xaafidul quraan ah iyo guuto muadiniinah Allhamdullilah ALA nicmatil slam

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by16 күн бұрын

    Tacsi tiraanyale ismaciil qalbiga allaha kuu adkeeyo guud ahaan xamaas shuhaadada jannatal farduusa aclaa alloow ugu deeq dhaawaca u booga dhayca cadawga dhika lasin

  • @fatoumadaher859
    @fatoumadaher85916 күн бұрын

    ألله أكبر ولله الحمد

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame762816 күн бұрын

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين

  • @HamzaRashadMussa
    @HamzaRashadMussa16 күн бұрын

    Guul weeye Ilaahay baa mahadleh yuhuudda jabiyay waa yuhuud gardaran waana Laga guulasyty ilaahay Plastine ha u gar gaaro oo ilaahy gusha hasiiyo waa jihaad

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche378216 күн бұрын

    Allaah u naxariisto waa shahiideen reer falastiin oodhan families shahiiday😢. Allaah caawi reer falastiin xamaas muqawinda Alqasaan 🇵🇸🇵🇸🤲☝️. Allaah yahuud shayadiinta America 🇬🇧🇺🇸🇪🇺cadaab daran geli Aduunka iyo Aaqiro☝️🤲☪️

  • @mulkimahdi9385
    @mulkimahdi938516 күн бұрын

    Ilahayoow uhiili falastiin

  • @niimaneur4842
    @niimaneur484216 күн бұрын

    Ilaahey ha u naxariisto muslimita iyo palestine daadki ka dintay

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf16 күн бұрын

    اللهم أعز الاسلام ولمسلمين

  • @zainababdi781
    @zainababdi78116 күн бұрын

    Rabbiyaw sii guusha reer falastiin

  • @user-ge1wt7rk2w
    @user-ge1wt7rk2w16 күн бұрын

    Alllaha Bulburyo Shayaa diyaanka Alllaha will be Helping you brothers and sisters plastic inshallah

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud961516 күн бұрын

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha ugargaro musliminta inshallh

  • @Nuursaciid-qb4yy
    @Nuursaciid-qb4yy16 күн бұрын

    الحمد لله، الحمد لله، الحمد لله، الله أكبر، الله أكبر، الله أكبر .

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka886216 күн бұрын

    Insha allah khilaaf alla dhexdooda ha dhigo yuhuud iyo inta tageertaba ee la shaqaysa

  • @AxmedCabdimataan
    @AxmedCabdimataan16 күн бұрын

    Insha allah guul falistiin

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank173016 күн бұрын

    Thanks 🙏👍

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b16 күн бұрын

    Thanks bro for your great effort.

  • @SmilingAquariumFish-zf2vv
    @SmilingAquariumFish-zf2vv16 күн бұрын

    ألله أكبر ألله أكبر ألله أكبر. ALLAH subxanalahi tacala awoo diisa wey badan thy❤❤❤😊😊

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle827016 күн бұрын

    Ismail haniyah marhore ayaa labadiisii wiil iyo gabar uu awoowe uyahay ladilay. Allaha unaxariisto

  • @abdihafitsiadhkuno
    @abdihafitsiadhkuno16 күн бұрын

    Asc

  • @hafsaahmed5515
    @hafsaahmed551516 күн бұрын

    Burburka yuhuda wa dhowyahay I.a farajka ilaheyna wa dhow yahay insha allah

  • @user-ol7ih8po7h
    @user-ol7ih8po7h16 күн бұрын

    Maryoley IYO kuwa caabuda 4.5 Madaxkusheegyadiina Kenya Guryahakadhistey Walooyaabaa

  • @nestehamohame
    @nestehamohame16 күн бұрын

    Wcas shiiqo jizkumlahu qeyera

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle827016 күн бұрын

    Mashallah, Allaha jabiyo yuhuuda

  • @habibajamac9941
    @habibajamac994116 күн бұрын

    Alaahu akbar

  • @sahroali1196
    @sahroali119616 күн бұрын

    Ilaaheey.halaag.hoog.jab.hakurido.sahnuniyada

  • @sahroali1196
    @sahroali119616 күн бұрын

    Xasan.sheekh.ayaa.saas.kufiican Dalkeeni &ciidankeeni

  • @KabaxumeMaharo-ky6sb
    @KabaxumeMaharo-ky6sb16 күн бұрын

    الا ان نصرالله قريب

  • @hassankolan7820
    @hassankolan782016 күн бұрын

    Xer diimed

  • @maryansiidi4179
    @maryansiidi417916 күн бұрын

    Mashaaalaah

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada581316 күн бұрын

    اللهم انصراخواننا في فلسطین یارب

  • @loulaloula9520
    @loulaloula952016 күн бұрын

    Machallah inchallah guulastay midnimo musulmans palestiniens

  • @adammohamed5339
    @adammohamed533916 күн бұрын

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @off473
    @off47316 күн бұрын

    Maraykan meel uu aadey oo khayr leh waan waayey

  • @ashawooo
    @ashawooo16 күн бұрын

    cisamila haneya illahaya ha uu naxariisto famalikisa iyo inta reer falsatina oo ku dhimtaya illahaya ha baabiya ciidamad isaril rabi ha ku rida masibo deg deg ah iyo cudar ana la garani inshallaha gusha waa walaalah reer hamasa

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame762816 күн бұрын

    Allah jabiiyo yahuuda aduunka ha ku ciqaabo

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan73316 күн бұрын

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤

  • @nagmazaid3463
    @nagmazaid346316 күн бұрын

    الله اكبر

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi912116 күн бұрын

    Ciidanka Lunsan ee yuhuudda waxaa laayey malaaigo Ilaahay. Ilaah baa weyn

  • @hindoahmed4002
    @hindoahmed400216 күн бұрын

    Allaahu akbar allaaladagaalay

  • @mahmedbarkele1273
    @mahmedbarkele127316 күн бұрын

    Allaahu Akbar

  • @Naciimo433
    @Naciimo43316 күн бұрын

    Ilahayow dhibka ka dulqaad shacabka falastiin 😭

  • @ayanmohamed8285
    @ayanmohamed828516 күн бұрын

    alxamdulilah alaahu akbar dhinta yahuud

  • @MrAntoniyo12
    @MrAntoniyo1216 күн бұрын

    Mahadsanid walaal . Banaanbaxa kenya wuxuu daaranyahay canshuuro dheeri ah oo lagu soo rogay si dowladu u gudo deqaha ama daymaha ( austerity)

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud115916 күн бұрын

    Dagadlkani waa xaq alllaa ayaa caawiyey

  • @AbdallahAhmed-ih9sj
    @AbdallahAhmed-ih9sj16 күн бұрын

    Allahou Akbar

  • @Abucadnaan
    @Abucadnaan16 күн бұрын

    Allahu akbar

  • @ahmedabdilahi5855
    @ahmedabdilahi585516 күн бұрын

    Allaha jabiyo yahuuda

  • @serchlearn
    @serchlearn16 күн бұрын

    Shiekh 10 wayo

  • @nimcosiyad7308
    @nimcosiyad730816 күн бұрын

    Alla haisku jabsho gaaloodhan Aamin

  • @AdanIdow-sy4hv
    @AdanIdow-sy4hv16 күн бұрын

    Ilahay aya mahad iska leh

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael847016 күн бұрын

    Prophet Muhammad Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤ falastiin free falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸 xiisbuulaah victoire yamane victoire

  • @Khadijo60
    @Khadijo6016 күн бұрын

    Scwb allaha haligo yuhuuda

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq714816 күн бұрын

    Alx Kuwaa jabkood Waa noo farxad

  • @hassanabdi1485
    @hassanabdi148516 күн бұрын

    Asc wrwbr walaal waxaa noo cad wixii uu quraanku shegay walaa tashtarow bi aayaati laah thamanan qaliilan haday lacagtii u diidaan way shegi doonaan xaqa weyna islaami doonaan insha,alaah

  • @sulekhanunow1192
    @sulekhanunow119216 күн бұрын

    War Allaah kheyer kusiyo watnaga farxiya

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad138516 күн бұрын

    Al-yaasiin105 baa dhameeyay

  • @user-wr6vy3rb7h
    @user-wr6vy3rb7h16 күн бұрын

    الوه

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos757816 күн бұрын

    Xildhibaanada israail waxbadan ayaan ka faaiday mustaqbalka na anfici doona somaali hadii aan nahay runta sida loo sheego waa sidaa ee ma,aha sidaan anaga beenta run u ekeysiino sheekh m,sanid

  • @Moustapha97
    @Moustapha9716 күн бұрын

    Wll han u ducayno wllheen falastiin 🤲

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan325116 күн бұрын

    إنا لله وإنا إليه راجعون

  • @adrahilowle1083
    @adrahilowle108316 күн бұрын

    Yahuud iyo mareykan Alle hadameyo

  • @yasminabdurahman7961
    @yasminabdurahman796116 күн бұрын

    Warkaana imarayo jaba allah jabiyo

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m16 күн бұрын

    illaahaay hajabiyo yuhuuda

  • @yahyeabdi8726
    @yahyeabdi872616 күн бұрын

    Sheikh Manta Nasiib ayey Leyihin Markan Galnay Wee Baxeyn😂Waa Fuley Gen z🤝Saxna waye Parliament wa Gubtay Walib iyo Xafiska Duqa Magalada

  • @mohameddiriye2304
    @mohameddiriye230416 күн бұрын

    Adiga noo sheeg ee naga dhaaf gacanta waxa aad ku sheegeysif

  • @geesabadane7415
    @geesabadane741516 күн бұрын

    Isoodaa khasaarahooda

  • @omerhassan3041
    @omerhassan304116 күн бұрын

    Sheekhoow kama awood badna xamaas hubkasta oo ay haysato laakiin waxa xamaas ka liidata waa dhanka taakulada iyo dhanka cirka.

  • @user-ne4mj3kn6c
    @user-ne4mj3kn6c16 күн бұрын

    ❤❤❤✌✌✌💯💯💯

  • @qaalielmi4479
    @qaalielmi447916 күн бұрын

    Wadanka miyaad awal lahaydeen ka qaxa masaakiinta dhulkooda

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank173016 күн бұрын

    Wll wadmahadsanthy

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan37716 күн бұрын

    Nolosheyda kuma riyoon xataa inaan ku gaaro nolol jabka dowladbeenta yahuuda: Ilaah aa taas ku mahadsan. Alx

  • @MohammedHussein-bt9df
    @MohammedHussein-bt9df16 күн бұрын

    SHIQOW WAARUNTADA😂 KENYA WA

  • @Sharkygram7
    @Sharkygram716 күн бұрын

    Asc Sheikh! Sheikh course kii aad noo balan qaadey aaway mudo badan baa kasoo wareegtay mudadii balan qaadka aad noo sameysay. Mahadsanid

Келесі