Maraykan Yaa Xukuma ~ Madaxda Somalidu Maxay u Qurux Bataan Markay Xilka? | Sh Cabdiraxman Bashiir

Maraykan Yaa Xukuma ~ Madaxda Somalidu Maxay u Qurux Bataan Markay Xilka? | Sh Cabdiraxman Bashiir
Muxaadiro aad u qiimo badan waxa inoo soo jeedinayaa sh cabdiraxmaan bashiir Wuxu Sheekhu Kaga Hadlayaa Arimo badan oo Ku saabsan Xukunka Dawladaha
✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔ شكرا
-----------------------------------
Speaker: Sh Cabdiraxmaan Bashiir
---------------------------
Fair Use Disclaimer
Copyright disclaimer under section 107 of the Copyright Act 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, commenting, news reporting, teaching, scholarship, and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing. Non-profit, educational, or personal use tips the balance in favor of fair use.
1. This video has no negative impact on the original works.
2. The video is intended for educational and awareness purposes
3. The video is transformative.
4. Video content is always in demand from our community
All Images and footage used in our videos are royalty free and licensed to the channel.
-----------------------------------------
Tools I use to edit my channel:
Video Editing: Premiere Pro and After Effects-
Graphic Design: PhotoShop and Illustrator
Footage & Images Sources: Dreamstime/Envato Elments/Pexels.com/Pixabay.com/Unsplash.com

Пікірлер: 26

  • @zeinabmoh4239
    @zeinabmoh423910 күн бұрын

    Jizaaka allahu kheyraan

  • @axmedisman7427
    @axmedisman742710 күн бұрын

    Sheekha anaa tageera yaa wax ka badali kara❤

  • @siciidelmi5769
    @siciidelmi57699 күн бұрын

    All cilmu nafic hadii aad maqashid waa shiikh iyo shiikh mustafe ismacil

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa812010 күн бұрын

    Asc Sheikhii maansada Ninka ugu ildheerbaa
Dadka ugu ayaan daran
Waxaan lala arkaynbaa
Isaguun u muuqdee
Aheey ah, maskaxdaa laga abaaroobayeey" -Cismaan Askari

  • @abdiqarni8505
    @abdiqarni850510 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-oi7dk4ot9p
    @user-oi7dk4ot9p10 күн бұрын

  • @ahmedziyad6067
    @ahmedziyad606710 күн бұрын

    Jazakallaah

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa812010 күн бұрын

    Scw Scw

  • @cabdulahiaxmed5882
    @cabdulahiaxmed588210 күн бұрын

    Xafidahulaah

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax10 күн бұрын

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Bagagac
    @Bagagac10 күн бұрын

    😂😂😂 xassn ayax ama xassn gargurte ama xassn abooor maxaaa kudhacay😂😂😂shekh cbd❤❤❤❤❤

  • @kalisocodkali4469
    @kalisocodkali44699 күн бұрын

    Masuuliyadda iyo maamulka Islaamka: bal eeg Xadiiskan: Cabdullaahi Binu Cumar-Allaha ka raalli ahaadee-wuxuu ka wariyey Rasuulka Ilaahay- naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- inuu yiri: "dhamaantiin waxaad tihiin Ilaaliye, waana la waydiin wixii la raaciyey, Amiirka dadka maamula waa ilaaliye isagaana la waydiin masuuliyadii uu hayey, ninka waxaa la raaciyey qoyskiisa waana la waydiin, gabadha xaaska ahna waxaa la raaciyey guriga ninkeeda iyo caruurtiisa waana la waydiindoonaa, Addoonka waxaa la raaciyey xoolaha sayidkiisa waana la waydiindoonaa, hooy dhamaantiin ilaaliyeyaal dhamaantiina waana la idin weydiindoonaa wixii la idin raaciyey." Addoonka waxaa la raaciyey xoolaha qofka iska leh... waxaas ma ka imaankaraan qof moral leh... ????

  • @KUR3600
    @KUR36009 күн бұрын

    Wax walba adii like & comment laga raadsho waa khalad..! Cilmigu waa cilmi

  • @mohamedcabdiwade5036
    @mohamedcabdiwade50368 күн бұрын

    Illahey swt ka cabsp culimadana been ha u tiirinin xadiith saxiixana tafsiir aan la saarin hortaa ha saarin amiirka muslimiinta wada xukumaya shuruudo ayuu leeyahay sida cilmiga kartida iyo amanada nin qureesh ah o intaas aan leheen sax waxa laga hor marinayaa ninka leh ee aan qureesh eheen lkn hadiin nin qureyshiga uu dhankasta ka dhameestiran yahay qof aan qureesh eheena u sidoo kale dhankasta ka dhameestiran yahay o lakala saari waayi sifo lagu dhaafiyo ayeey noqoneysa kan qureyshiga ayaana madax muslimiinta u noqonayo.

  • @user-qe2nu5qz4t
    @user-qe2nu5qz4t10 күн бұрын

    ت

  • @aliaden8959
    @aliaden895910 күн бұрын

    Shiikh Al-Mufakir (Xafidahullah), typing error waxaan ka wadey al-Mufakir

  • @AyuzhAisha

    @AyuzhAisha

    Күн бұрын

    Yaa ladhaha😮mukafir😅

  • @aliaden8959

    @aliaden8959

    Күн бұрын

    waa i saxdey, haddaan arkey waxaan aan qorey waxaan ka wadey al-Mufakir qoraalka ayaa iga qaldamey

  • @mohammedabdirrahmanrubblei9141
    @mohammedabdirrahmanrubblei914110 күн бұрын

    Waar ninka iska keh janalkoow dee suuradda aad meesha soo dhigtay ee madaxii hore ee soomaalida kuufurta haddii xaqa laga hadlo kaa waa farmaajo waxna ma dhicin gurina kuma yeelan muqdisho dee reer koofurkiina xamar isla leh ayaa wax dhaca xoolihii soomaali dhanna cunay waar xishooda wadaadku diin ayuu ka hadlayaaye

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk10 күн бұрын

    Waar illaah u toobadkeen waxaad ku hadlayso waa aflagaado saxaabo

  • @dr.mohamedabdisheik8813

    @dr.mohamedabdisheik8813

    10 күн бұрын

    Adunyo gadoon baanu joognaa, Waryaa Hodan adigoo Cilmi diineed lahayn baad leedahay Sheekhu Towbad keen, kuwa Lunsan oo baadida ah oo dadka qalda baa tahay

  • @Anwaar.aadan.maxamud

    @Anwaar.aadan.maxamud

    10 күн бұрын

    Waxad keenta adiilo cadaynaysa inu danbabay awal hore somalidu way ixtirami jiireen culimada somaliyed e diinta wada lkn hada ariinku meel xuun ayu maraya qaar sheekh mustafe gaal ku tiilmamaya ayaan arkay xata subxanalah alahayow na badbadi

  • @mohammedabdirrahmanrubblei9141

    @mohammedabdirrahmanrubblei9141

    10 күн бұрын

    Sheekhu run ayuu sheegay

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy

    @abdurrahmanHarbi-cy8hy

    9 күн бұрын

    😂😂😂😂😂 .muxuu shegay oo danbi ah kan waa halyay ❤❤❤

  • @cabdulahiaxmed5882
    @cabdulahiaxmed588210 күн бұрын

Келесі