Cajiib Xamas O tuneel live u qodeysa Dabaabadna qarxineysa & Israil O Dacwo ah Calaacaleysana

Ойын-сауық

Cajiib Xamas O tuneel live u qodeysa Dabaabadna qarxineysa & Israil O Dacwo ah Calaacaleysana
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212.com/invite/12i...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 150

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid15 күн бұрын

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤

  • @hassanhassanismael8470

    @hassanhassanismael8470

    15 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤caawa Wa independence 47 années Djibouti happy 🇸🇴🇸🇴❣️❣️♥️♥️♥️🇩🇯🇩🇯🇩🇯♥️❣️❣️

  • @abdirashidmohamed6993

    @abdirashidmohamed6993

    15 күн бұрын

    Xisbulah iyo yuhuda wa wax isla ogyihin lubnan mesha yuhud duqayso wa qeebta sunada dagan tahay

  • @abdimalikakani8864

    @abdimalikakani8864

    14 күн бұрын

    Sheekh goormaa online sida lacagta looga sameeyo nabaraysaa?

  • @jacobxj387

    @jacobxj387

    14 күн бұрын

    Sidhi Maracade show u soo dig videoga sheikh

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche378215 күн бұрын

    MaanshaAllah Allaah akber Axdulaah guul xamaas muqawinda Alqasaan 🇵🇸🇵🇸🤲🤲💪☝️

  • @HousseinWahib
    @HousseinWahib15 күн бұрын

    ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y14 күн бұрын

    illaahow baabi yahuud mareykan aamiin illaahow ugargaar falastiin xuuti xisbullaah aamiin carabeey dufow

  • @meyou4312
    @meyou431215 күн бұрын

    Sheekh qeer allah, haku siiyo lkn fulay nimaada zaaid wye hadaadan natusi karinba qaraxa markuu dhacaayo xattaa waadka baqeysaa inaa link ga hoos soo dhigto, nadaara show kaa fiican please cabsida iska daa 👋

  • @zamzamhassan1889

    @zamzamhassan1889

    14 күн бұрын

    Qurbuho jogo wa na wadaad somalida wa xasidin hadow iyakaa dawaynayo so he is smart

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael847015 күн бұрын

    Scw scw scw scw scw scw sheikh wcs falastiin free falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸❣️❣️♥️ Hamas victoire ❤❤❤❤ Inshallah

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse299315 күн бұрын

    Mashalaa waxan lataabanahay awooda xamaas bismillaahi hoga sida looqodayo

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan73315 күн бұрын

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada581315 күн бұрын

    اللهم انصراخواننا في فلسطین وفي غزة يارب العالمین

  • @loulaloula9520
    @loulaloula952015 күн бұрын

    Machallah inchallah guulastay midnimo musulmans palestiniens

  • @dhool77
    @dhool7715 күн бұрын

    Msha Allh falastiin dhul qodidaa illahey u fududeyy guul alle ha siiyo

  • @SirajQolkadacwada
    @SirajQolkadacwada15 күн бұрын

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤❤❤❤👍

  • @asmaxandule2950
    @asmaxandule295015 күн бұрын

    Alaah ha siiyo guusha reer Falastiin

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf15 күн бұрын

    اللهم أعز الاسلام ولمسلمين

  • @MohamedAhmed-rk7nk
    @MohamedAhmed-rk7nk15 күн бұрын

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhjjjjjjjgggggghg Axamdulilah Waxaan ku qoslayaa Yuhuud dacwa ah Allah mahadleh Waa jabeen allaha jabiyeee Allaahu Akbar

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed68915 күн бұрын

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen falastiin

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah14 күн бұрын

    Xisbullaah hadii ay mustodhinaadkii yuhuudda meesha lagu beeray ay meesha ka saareen oo ay qixiyeen waa ay mahadsanyihiin ✌️👍

  • @user-ss7qe3kh3i
    @user-ss7qe3kh3i15 күн бұрын

    SHIIKH HA SOO SAARIN SIRTA XAMAAS

  • @LaylaJabuuti-mz4ym
    @LaylaJabuuti-mz4ym15 күн бұрын

    Shekh maxamed mahadsanid

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw15 күн бұрын

    Maasha allaah tabaarak guul

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi15 күн бұрын

    YUHUUDI, MEESHAAN MAJOOGTO EE #MAREEYKAN IYO REER YURUB AYAA FALASTIIN DHIIGEEDA QUBAAYA, EE MULIMIINTU, HA U HIILIYAAN FALASTIIN.

  • @user-fb1lo1yu3p
    @user-fb1lo1yu3p15 күн бұрын

    Illaahay ha jabiyo yahuud iyo saaxiibadood

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m15 күн бұрын

    mansha allaah ilaahaay haguuleeyo geediyaasha islaamka

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale162415 күн бұрын

    Cyaar maaha fiatul mansuura bi idni laah ❤man suuriin yaa rabi.

  • @hindoahmed4002
    @hindoahmed400215 күн бұрын

    Allaahu akbar yahuudo tabaryaraa

  • @adammohamed5339
    @adammohamed533915 күн бұрын

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @ANassah-te3px
    @ANassah-te3px15 күн бұрын

    Ascwb walaal. 15000 oo dhaawac ah " 15 alaaf jariixan". Baarak'Allaah fiik.

  • @Money-Fast-Plan-a
    @Money-Fast-Plan-a14 күн бұрын

    You're a trailblazer in your field! 🚀 - "The only thing that stands between you and your goal is the story you keep telling yourself about why you can't achieve it."

  • @aminaabdi2192
    @aminaabdi219215 күн бұрын

    Salallahu alayhi wasalam

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada581315 күн бұрын

    الله أكبر❤الله أكبر

  • @user-ir9df5go5l
    @user-ir9df5go5l15 күн бұрын

    Ilaahow xamaaz u gaar oo guul sii🤲🇦🇪

  • @sadam1318
    @sadam131815 күн бұрын

    garabkooda allaha galo dhamaan mujaahidiinta islamka oo dhan

  • @RidwaanCabdiwaaxid
    @RidwaanCabdiwaaxid15 күн бұрын

    Sheekh away koorsadiii

  • @mahmedbarkele1273
    @mahmedbarkele127314 күн бұрын

    Allaahu Akbar

  • @master_som
    @master_som15 күн бұрын

    Dhaawaca waxeey leeydahay 15000 toba iyo shan kun

  • @habibajamac9941
    @habibajamac994115 күн бұрын

    Alxmduliah

  • @CabdicasiisCilmi
    @CabdicasiisCilmi15 күн бұрын

    سبق السان

  • @user-mt9nk2rk4e
    @user-mt9nk2rk4e15 күн бұрын

    Allaahu akabar

  • @user-qc5zm9lr3i
    @user-qc5zm9lr3i14 күн бұрын

    15000 ayeytiri sheekh si fiican dhageyso

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche378215 күн бұрын

    Calaacalka yahuuud waa bilaabatay jabka yahuud shayadiinta 🗣🗣🗣🌚.

  • @user-dw2kq9ts8h
    @user-dw2kq9ts8h14 күн бұрын

    Ree qasa Allah ugargaaro Muslims intal dhamantod

  • @user-lz3dd2rd8j
    @user-lz3dd2rd8j14 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤guul xamaaz❤

  • @adonallah2302
    @adonallah230215 күн бұрын

    Sey ugu duulaan beyra baan filaa waxey uqirten caqligaalo iyo indho Wuraanjo lama Arko baa layiri

  • @loulaloula9520
    @loulaloula952015 күн бұрын

    Allahou rayamou aux martyrs musulmans hez

  • @MoNk-ci6vk
    @MoNk-ci6vk15 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Alfaatix.media1
    @Alfaatix.media115 күн бұрын

    Walaal yuuti yuub kee naan ku soo biir 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @RamlaAhmett
    @RamlaAhmett14 күн бұрын

    Sheikh koorsadii meeday

  • @user-rg1my2cp1w
    @user-rg1my2cp1w15 күн бұрын

    Walalkeyo barnamishkada aad baan ula sodas Masha waxa ka cad in Israel in cidamadooda ay dhamadeen waxdhinta Wax dhawac halos ah wax curyaan ah iyo wax Oslo has yacht oo walan

  • @meaktooni
    @meaktooni15 күн бұрын

    Lahjeda maserday ku hadleysa

  • @dhabeeyemedia4051
    @dhabeeyemedia405115 күн бұрын

    Oday soomaliyeed sheekh soomaliyeed saxafi somaliyeed Sheekh adoo raaliye. Binka iigu qabo chanalka waxan kusoo gudbiyaa wararka adoo raaliya.

  • @iftiimiye890
    @iftiimiye89015 күн бұрын

    Dhaawaca 15.000 ayeey ku sheegta dib u sax sheekh halkaas waad haftay

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah14 күн бұрын

    Yuhuuddu dhaawac mooyee ma dhintaan miyaa dhinta dheh oo hoos hoos u dhinta

  • @osmanmohamed2465
    @osmanmohamed246515 күн бұрын

    15,000 ayay tidhi sheekh dhaawac

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed894315 күн бұрын

    Warkaan walaalow goormaat sheegtay bisha iyo malinta noo sheeg fadlan mahadsant

  • @kingpower6909
    @kingpower690915 күн бұрын

    talagramka xamaas kasoo daawaday😊

  • @RamlaAhmett

    @RamlaAhmett

    14 күн бұрын

    Maxaa ugu Qoran

  • @snw9257
    @snw925715 күн бұрын

    ASC sheekh Maxmed malaga ayaaba in ay dhagar qabayaashu ay rabaan sidey ku baneysan lahayen ku duulitanka Lubnaan

  • @daudali8485
    @daudali848515 күн бұрын

    Assalaamu caleykum waraxmatullahi wabarakaatuhu, waa I ka badan 15000 oo dhaawac ah

  • @daudali8485

    @daudali8485

    15 күн бұрын

    Sida aad sheegtay walaal man ahan tirada dhaawacu waa 15000 oo ruux

  • @NorGaal-uw6cw
    @NorGaal-uw6cw15 күн бұрын

    15000 nor 5000 si fiican u faham carabiga

  • @NorGaal-uw6cw

    @NorGaal-uw6cw

    15 күн бұрын

    15 000 DHAAWAC

  • @dhuuxafgaab571
    @dhuuxafgaab57115 күн бұрын

    Sh m.a aadban kuutaageera illahay dartiis ayaan kujeclhy wlhy su.aashan kuwaydiinaya sh waxay tahay Wali video makugu qabteen mase kasaareen chanel kaaga israil?

  • @niimaneur4842
    @niimaneur484215 күн бұрын

    ❤❤Guul Guul palestine palestine illaahay a uu gargaro❤❤

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi510215 күн бұрын

    Walee chaina war madhaafo cajiib 😀😀😀😀😀

  • @Bilicdoog
    @Bilicdoog14 күн бұрын

    15kun ayaa dhaawac ah ay leedahay sheikh

  • @user-gy6zd8mv4u
    @user-gy6zd8mv4u14 күн бұрын

    150 dhimasho 15 kun oo dhaawac beytiri qamsata cashara jariixan baan ufahmey alloow uzaa idi jabka israaiil

  • @CraxmanMuxumed-gd6ek
    @CraxmanMuxumed-gd6ek15 күн бұрын

    15000

  • @abdikanimohamed9958
    @abdikanimohamed995815 күн бұрын

    15kun dhaawac waqooyiga israaiil

  • @faryadmohmud8558
    @faryadmohmud855815 күн бұрын

    Israil waa marmarsiinyo

  • @ashaomer4235
    @ashaomer423515 күн бұрын

    Falastine Golaysda insha Allah

  • @maryamhusein670
    @maryamhusein67014 күн бұрын

    Soomaalidaa u baahan ineey Xamaas wax ka barato si eey Ithopia iyo dhamaan cadawgeeda isaga celiso

  • @FayAbdi-wr5ud
    @FayAbdi-wr5ud15 күн бұрын

    150 dhimasho ah waa markii u horeysay ay kashiftay naagtan af carbiga ku hadlaysa

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv15 күн бұрын

    Aniga waxaa ba yaab igu ah Israel oo afka carabiga kuhadla somalidu waxaas war kama hayaan qof kasta oo Arabic kuhadlo. Muslim ban uheysanaa waana dhibaato cadow Gaga oo aad aqonin

  • @xuseenabdimatiin3170
    @xuseenabdimatiin317015 күн бұрын

    Shankun ma aha sheekh 15 kun weeye

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi691415 күн бұрын

    Micnaha gaaladu siiba yuhuuda iyo.maraykanka.waa iska nuucaas soo tiiba.inkiraysay yaaba isgaaray

  • @CabdicasiisCilmi
    @CabdicasiisCilmi15 күн бұрын

    وأكثر من خمسة عشر جريحا ,15000 dhaawaca safiirada israail sheegtay waa ١٥٠٠٠

  • @PeaceBeuponhim7
    @PeaceBeuponhim714 күн бұрын

    Arinkan wuxuu u ekyahay. Yahuudi in ee rabto in ee reer lubban ku iftiimiso xisbillah. Oo ee shacabka lubnan si ee cadow ugu noqdan xisbillah ee rabto.. #tan2aab na ee yahuudi rabto in ee hesho tacaatifka aduunka.. calaacalka ee daacad nimo ka ma ahan.

  • @obdula1658
    @obdula165814 күн бұрын

    15,000 dhaawac ayey dhahday

  • @libangalab331
    @libangalab33115 күн бұрын

    Asc, coursadii ayy miya cunay

  • @NaasirCabdi-ii6sn
    @NaasirCabdi-ii6sn15 күн бұрын

    Israeli intay qiratay 3dex laab ayay qariyaaan ilaahay ha jabiyo

  • @Sakariyecabdi-rm1mo
    @Sakariyecabdi-rm1mo15 күн бұрын

    ❤scw

  • @drnurshire8356
    @drnurshire835615 күн бұрын

    15000 way , 5000 ma ahan

  • @abdikarshe2934
    @abdikarshe293413 күн бұрын

    Sheikh waxay tiri dhaawucu waa 15000 dhaawac ah

  • @abuubakarcade
    @abuubakarcade15 күн бұрын

    Asc. Kaso hadal suudaan Aaway koorsada ____________________^__________________

  • @user-oj1cu1ce4l
    @user-oj1cu1ce4l15 күн бұрын

    Qayaamo aay wataan waxay rabaan inay Calamba is maqashiyaan

  • @geelaa1000
    @geelaa100015 күн бұрын

    14 dhaawacantey waxa eey ka qasaaro badan yihiin 14 dhimatey. Maxaa yeeley 14 ka dhaawaca ah waxa eey kaa rabaan inta eey nool yihiin. 14 ka dhimato waa leeska hilmaamaayaa.

  • @AbdihakimBashir
    @AbdihakimBashir15 күн бұрын

    15000 dhaawaca ayey sheegaysaa

  • @abdulqaadirali2072
    @abdulqaadirali207215 күн бұрын

    waxaa waaa cayaa xisbulaahi ay wado

  • @Daaciadan
    @Daaciadan15 күн бұрын

    Ustaad dhawaca 5k ma Aha 15k Ayay Lede

  • @mawliidabdi2707
    @mawliidabdi270715 күн бұрын

    Wallahi aad ayaan ugu qoslay israa iil aayaa cabanaysa hhhhhhhhh

  • @abdinasirhaad3534
    @abdinasirhaad353415 күн бұрын

    Aad baad u maxaadsantahay Lakin shaashad maxaad u isticmaaliweydey

  • @Khadijo60
    @Khadijo6015 күн бұрын

    Sheeqow dhimasho badan baa jirto xataa askarta dhaawac leen maqalnaa dhimasho dhan ma jirto wax badan bey qarinayaan yuhuuda

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub803215 күн бұрын

    WAABEENTEED WAXEEY RABAAN IN EEY BANEEYSTAAN WEERARKA LUBNAAN OO ADUUNWEEYAHANA UU GARAB KU SIIYO DAGAALKA EEY RABAAN IN EEY LUBNAAN KU QAADAAN

  • @user-ck8ci1do7w
    @user-ck8ci1do7w15 күн бұрын

    Nin yaahu maadama dacwad lugu furay waxay rabaan wax ay qiil ka dhigtaan

  • @user-dw2kq9ts8h
    @user-dw2kq9ts8h14 күн бұрын

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @sdfgdfty1179
    @sdfgdfty117915 күн бұрын

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته الأخ العزيز محمد تقول مندوبة إسرائيل مقتل أكثر مائة وخمسون شخص وجرح خمسة عشر ألف .شخص .SHAN.IYO.TOBAKUN..OO.DHAAWAC

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he15 күн бұрын

    ♥️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸♥️♥️🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪♥️♥️♥️♥️

  • @sakariyeAxmed-ju3zm
    @sakariyeAxmed-ju3zm15 күн бұрын

    Aljaziira muqaalo toos ah ayey soniktaa kuwas mala qabanayo miyaa

  • @umuyahya6866
    @umuyahya686615 күн бұрын

    الله أكبر.

  • @AH-mn9jm
    @AH-mn9jm15 күн бұрын

    Somalia laba qolo baa cadawga ujabisay. (1)Qabiil jaahila oo baadiye isku laynaya iyo kuwa taageersan (2) Kuwa kursi isku dilaayaa 30sano iyo kuwa taageersan. Dawadu waa Kurisiga oo gudi cadaalada oo doorashada maamula la sameeyo. Iyo islaamka oo lagu dhaqmo. Axmaar Markaas baa udanbaysa

  • @QoorlexshaSare
    @QoorlexshaSare14 күн бұрын

    15000 kaban ayaa leedahay naagta

  • @mahmedbarkele4589
    @mahmedbarkele458915 күн бұрын

    SCW SCW SCW

  • @CumarCumar-l5g
    @CumarCumar-l5g15 күн бұрын

    Shekada dacwada kudheratay

Келесі