No video

GABAR SUDUHDIIDA NACDAY, JECLEYSATAY INAY KA TAKAHLUSTO *JIMCA WALBA IYO QISO CUSUB*:: DR YAMANI

Please: Subscribe, Like, comment and Share
/ @ahmedalyamaani
follow us on
/ ahmedalyamaani
/ yamani1979
/ ahmed_alyamaani

Пікірлер: 356

  • @Layla6793
    @Layla67934 жыл бұрын

    Alhamdulillah Sheekhoow Adigaa ba soo afjarey taladii waxaanse ku darsan lahaa Dumaroow mar walba Sodohda waxaad ogaataan waxay dhashey Odeygaaga oo waa Hooyadii qaali iyada mar walba wiilkeeda waxay u aragtaa wiilkii yaraa ee ay shaley soo kirineysey taasi waa taas ta labaad Waxaad ogaataan In idinku u baahan tihiin sodohda waayo waa waalid oo ducay xanbarsan tahay Reer kaaga ayaa kuugu barakoobaya hadaaf u samirto ood wanaajise Ta ugu danbeysa mar walba xasuusnow sodohdani waxay soo korisey sida aad.adigu u korineyso ilmahaaga ayey iyana tacab u soo martey Wiil keeda e taas ha ilaawina oo iska ilaaliya isheeda.

  • @barwaaqoxaajicaydiid1013
    @barwaaqoxaajicaydiid10134 жыл бұрын

    Maan sha alaah sheekh axmed walaahi sodohday iyo hooyaday waa isugukaymid labaduba waa ii hooyo ilaahay hay xiftiyee labadubana way iga bukaan iigu sooduceeya

  • @shamaahmed9882
    @shamaahmed98824 жыл бұрын

    Very beautiful story May Allah reward you my dear Shiekh

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed4204 жыл бұрын

    Gabrtii sodohdeen neceb waxey necebtahay hooyadeed hooyo marwaba waa hooyo xaqa illaah hanatuso marwalba aamiin

  • @khadradiriye9412
    @khadradiriye94124 жыл бұрын

    manshaalah mother inlaw she deserves better all the time she is like your mother thanks sheikh for the qiso...

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    khadra diriye Allah Ku Xifdiyo

  • @rodaroda5861
    @rodaroda58614 жыл бұрын

    Masha allah waa sheeko xiigmad leh Tacamulka laba qof ka xuunada haddi aan xaal siidas oo kale ah laga gaadhin waxa dhacaya khasare dr siida ula taliyay wuxu heelaya ajar aad u wayn sheekh axmed jazakallah khayra qiiso yiinka aad no soo diiyariso aad baan uga faidnay walaal

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    Roda Roda MashaAllah Allah Ku Xifdiyo

  • @sacdiyomahmud4160
    @sacdiyomahmud41604 жыл бұрын

    Mansha Allah Baarakallahu sheeq Ahmed Yameniy

  • @sahrayusuf1274
    @sahrayusuf12744 жыл бұрын

    Maansh allah sheikh jasaakallaahu khayral jasaa sheikh AHMED Al-yamani waa qiso cajiiba oo in lagu cibro qaato mudan runtii 👍👍👍👍👏👏👏💯💯💯💯❤❤❤❤❤💯💯💯👍👍

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    sahra yusuf MashaAllah Allah Ku Xifdiyo

  • @Shugrilabokutoos
    @Shugrilabokutoos4 жыл бұрын

    Masha allah dhaqtarka aad ayuu u caqli badna wanag ayuu abuuray jasakallah qayr sheequnaa

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    shugri labo kutoos ❤❤ MashaAllah Allah Ku Xifdiyo

  • @Fatimazahra-ep6zw
    @Fatimazahra-ep6zw4 жыл бұрын

    Jazakalahu kheyr sheikh Allah hakuxafidoh

  • @sofiyabehi9854
    @sofiyabehi98544 жыл бұрын

    Jazakallah khiikh hooyo macan waa hooyo inaa la ixtirama wey mudantahay danbigeda allah dhafo

  • @babynas3491
    @babynas34914 жыл бұрын

    Mashallah tabarakallaha ilahy hakubarekeyo sheika

  • @asmahkalindah4441
    @asmahkalindah44414 жыл бұрын

    وعليكم سلام جزاك لله خيرا شيخ اللهم آمين MASHA ALLAH TABARAKA RAXMAAN wuxuu ahaa dr cilmi iyo maskax badnaan isku darsaday Waxan ku darsan lahaa faa'idooyinka Ina haduu qof kuu yimaado si aad ula talisid isagoo ashkatoonaya waxa wanaagsan inad marwalba dhanka fiican aad kala talisid

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    AsmaH KalindaH Allah Ku Xifdiyo

  • @caawoiito3791

    @caawoiito3791

    4 жыл бұрын

    Jasaakallahu khayran shikh axmed

  • @hoodomohamed1761

    @hoodomohamed1761

    4 жыл бұрын

    Asc mashallh Alle

  • @xaawoofficial7908
    @xaawoofficial79084 жыл бұрын

    Masha allah dr

  • @abdifatahabdifatah3920
    @abdifatahabdifatah39204 жыл бұрын

    Manshhaalah waa qiso Cajib haa...anukanaa kuwaa kuwanaqataa Allah hanakadigo...sheikh Ahmed.. Allah hakaawalmariyo.. Ameen👏

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    Abdifatah Abdifatah Allah Ku Xifdiyo

  • @fowziyaaweys131
    @fowziyaaweys1314 жыл бұрын

    Mash Allah wa qiso mudan in laga faidaysto .وجزاك الله خيرا شيخنا

  • @fowziyaaweys131

    @fowziyaaweys131

    4 жыл бұрын

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @fatimamahad4703
    @fatimamahad47034 жыл бұрын

    ماشاء الله أجمل قصه مؤثر جدا والله😍❤❤❤ جزاك الله خير الجزاء 🌹

  • @shadiyaabdirashid2350
    @shadiyaabdirashid23504 жыл бұрын

    Mansha allah waxa u ahaa dr caqli badan oo imaan fcn leh alxamdulillah aniga sodohda duniga igu qalisan baan heysta illahow heyga horeysin jiritanka gurigeyga iyo guusha aan jogo manta iyada garab igu sisey

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    Shadiya Abdirashid Allah Ku Xifdiyo

  • @xassanabadir5597
    @xassanabadir55974 жыл бұрын

    ilaahow gabdhalah guur wanagsan iyo nin wanagsan nogu sahal ya rabi amin

  • @hiboibraahim9525

    @hiboibraahim9525

    4 жыл бұрын

    Aammiin aammiin ammiin wlo

  • @xassanabadir5597

    @xassanabadir5597

    4 жыл бұрын

    @@hiboibraahim9525 thanks abayo

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    xassan abadir Amen Yaa Rab

  • @xassanabadir5597

    @xassanabadir5597

    4 жыл бұрын

    @@AhmedAlYamaani thanks dictor

  • @jawahirabdi9063
    @jawahirabdi90634 жыл бұрын

    Shukran shiikh khayr alle haku siiyo

  • @abdullahimohamudabdullahi3572
    @abdullahimohamudabdullahi35724 жыл бұрын

    Mash allah waa qiso cajaaib ah Ninka farmashiyaha joogo ayaa ka dambeeyey wanaagaas alle ka so ke jasakaallah sheekh Ahmed Al-yamaani

  • @ayaangaylan4448

    @ayaangaylan4448

    4 жыл бұрын

    jisaakalaa ilashay misanka xasanadka ha kuu saro

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    Abdullahi Mohamud Abdullahi MashaAllah Allah Ku Xifdiyo

  • @abbdullahimuhamed372
    @abbdullahimuhamed3724 жыл бұрын

    Jasakallahu qeyr sheekh Allah haku barakeeyo

  • @queenema1706
    @queenema17064 жыл бұрын

    maasha allaah shugran sheeq axmad alyamaani ilaahay haku xifdiyo aaaamiin

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    Queen Ema MashaAllah Allah Ku Xifdiyo

  • @fartuunahmad7764
    @fartuunahmad77644 жыл бұрын

    Masha Allah waxa fiicanhy shikh Ahmed Allah ha ku xafido

  • @fardowsaabdullaahi3222
    @fardowsaabdullaahi32224 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا الشيخ اللهم مبارك الشيخ اللهم ويحفظك الشيخ

  • @nanitadayow7827
    @nanitadayow78274 жыл бұрын

    Allahu Akbar ficnaa qofka wanagsan o aqliga badan Masha Allah kheir Allah kusiyo aduun iyo akhiro sh Ahmed shukran doctor ka na Allah xifdiyo walataliye wanagsan runtii

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    Nanita Dayow MashaAllah Allah Ku Xifdiyo

  • @aziyaaragsanshyuusuf5654
    @aziyaaragsanshyuusuf56544 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا و غفر الله ذنبك شيخنا

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    Aziya Aragsan sh yuusuf الله يحفظك

  • @quenfaraxsan6306
    @quenfaraxsan63064 жыл бұрын

    M.a jazakalaahu qeyr shiiq allaha ku xifdiyo

  • @hanaanabdulrahman2081
    @hanaanabdulrahman20814 жыл бұрын

    ماشاء الله elahe ha nafisa dr

  • @baxsaniitabaxsanta5796
    @baxsaniitabaxsanta57964 жыл бұрын

    Qisoyinkan markan dhageysto xasuus ayan gala wlhi hadana Alxamdulillah Illahey kasukow nolosheyda hadaanan daganaan kuwadi lahayn heerkaan maanta joogo majoogi lahayn Dulmi waansoo maray hadana Illaahaa iihiiliyay iyo aamusnaanteeyda waayo qofweyn oo afka lagu celiyo waalidkeey imasoo barin mahadhakagaadho Aamiin calaakulixaal

  • @najaaxcabdoo1838
    @najaaxcabdoo18384 жыл бұрын

    ماشاء الله جزاك الله خيرا شيخ د.احمد Wallhi sheekh abaalkaaga wxaan ku gudno ma naqaan lkn ilaahay hakaa abaalmariyo. Faa ,iidada. 5: somalidu wxay ku maahmaahdaa barasho horteed hay nicin markaa sodohdaa isku day inaad is fahantaan is dhexgashaan waayo waa hooyadaa oo kale. 6: hooyo mcn gabadhaada aad sodohda utahy Soo dhaweyso ayadaa kuu xinayn. 7: wiilka ha ogaado cilaaqada ka dhexaysa hooyada iyo gabadh. Noloshooda dhoola cadee oo qosal waayo waa furaha aad KU dagi karto qof walba qalbigiisa . 9: Sheekh adiga waad noo dadaashay ilaahay haku xifido 10: Sheekh live ka anagu Kama qayb qaadan karno.

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    Najax Cabdoo MashaAllah Allah Ku Xifdiyo

  • @aminacumar4409

    @aminacumar4409

    4 жыл бұрын

    wlhi saaxibka xun raacin marka lagu leeyahay waxa uu kuu horseedaya xumaan iyo halaag ninka dhakhtarka ah ayaa ka roonaday gabadha iyadu teelo umay dhigan shaydaanka ayaa faa idaysanayey horta kolayba marka qofku cadhoodo waa inuu shaydanka iska naara oo uu qu aanka akhrista

  • @najaaxcabdoo1838

    @najaaxcabdoo1838

    4 жыл бұрын

    @@aminacumar4409 WAA RUN HNO WLLHI Mahadsanid

  • @haajarahaajara6058
    @haajarahaajara60584 жыл бұрын

    Jasakallaahu khayr sheikh Axmed Allah haku barakeeyo ❤❤أروع القصه التي سمعتها sheikh Arimahaas waa badanyihii, faaiidada 6xaad, dulmoga inaad iska ilaaliso sikasta Halguu xumeeyo Fiiri gabadha waxay samaysay Allah ka bad baadiyey, sheikh Allah dartiis ban kuu jecelyahy waa sugayna qisoyinkaaga wanaagsan👍

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    سميه الصوماليه MashaAllah Allah Ku Xifdiyo

  • @amatallahbintuosman1092
    @amatallahbintuosman10924 жыл бұрын

    Subxaanallah waa qiso aad uqiimo badan jazakallahu khayr walaalkay qaali 🥰🥰

  • @maryanmaxamahomet2176
    @maryanmaxamahomet21764 жыл бұрын

    Ilhy ajar iyo xasanad haka siiyo qisooyinka iyo waxa wanagsan ee aad nooga faideyso miisanka xasanadka ilhy hakugu daro 🥰🤲🤲🤲

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    maryan ruun Adigana Sido Kalo Allah Ku Xifdiyo

  • @sahramohamed9643
    @sahramohamed96434 жыл бұрын

    Shugran 💐💐💐💐💐💐 Sh Dr Ahmed Al Yamaani👍👍👍👍🌸🌸🌸🌸🌸

  • @amiiraali8239
    @amiiraali82394 жыл бұрын

    ماشاء الله جزاك لله خير يحفظ الله شج💎👑💯

  • @f.n6491
    @f.n64914 жыл бұрын

    MashaAllah Jazakallah kheyr sheikh

  • @ubahnoor2383
    @ubahnoor23834 жыл бұрын

    Masha Allah runtii waa qiiso daab aah ilahey hana xifdiyo dhamanteen

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    UBAH NOOR MashaAllah Allah Ku Xifdiyo

  • @hodanitaarts9194
    @hodanitaarts91944 жыл бұрын

    Wcs sheeikh Ahmed Al yamani

  • @fartumsicid2079
    @fartumsicid20794 жыл бұрын

    Masha allah alle haka ajarsiyo sheikh

  • @face3face826
    @face3face8264 жыл бұрын

    ماشاءالله😍قصه روعه ومؤثره👌💞

  • @ashahirsi1838
    @ashahirsi18384 жыл бұрын

    Jaskallah kheyr sheikhuna illahey ha ku xifdiyo.

  • @muniramohamed6973
    @muniramohamed69734 жыл бұрын

    Sheekh ilhy haku xafido

  • @shaleahmed7155
    @shaleahmed71554 жыл бұрын

    Jazakalah sheikh,wajacalal Janata mathwaka

  • @nasraahmed9577
    @nasraahmed95773 жыл бұрын

    MAAsha allah allah ha ku barakeeyo wllhi waa qiso cajiib eh jazaaka allh qeer mar walbo allah natuso wanaaga

  • @manaali110
    @manaali1104 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا 💯💗💗💗

  • @asmaahmed8457
    @asmaahmed84574 жыл бұрын

    Mash aallh dr Ahmed illhy ha xiftyo runti sodoh waa hooyo illhy ha xiftyo

  • @saramaxmed6744
    @saramaxmed67444 жыл бұрын

    mansha allah waa xigmad qiimo badan aduunka qofkasta haduu wanaag katalin lahaa aduunkoo dhan waa hagaagi lahaa

  • @khadijadiriye9677
    @khadijadiriye96774 жыл бұрын

    Masha Allah ilahay ajar iyo xasanad haka siyo wa qiso cajiba

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    Khadija Diriye MashaAllah Allah Ku Xifdiyo

  • @sarurahenna2628
    @sarurahenna26284 жыл бұрын

    Jazakallah kheir sheekh

  • @naimaali9965
    @naimaali99654 жыл бұрын

    Qiso cajiiba Masha Allah Allah jazakallha qeyr jumo wanaagsan Dhamaantaan tiin masha Allah Allah

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    Naima Ali Allah Ku Xifdiyo

  • @Dhisidanafta
    @Dhisidanafta4 жыл бұрын

    Thanks sheikh qisadan dhowr sano Ka hor baan maqlay somalia ayeyna Ka dhacday saan horay ugu maqlay 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @halimahasan5200
    @halimahasan52004 жыл бұрын

    دي قصة قرأت وهي مكتوبه باللغه العربية مره مؤثره والله ربنا يجزيك الخير شيخ

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf4474 жыл бұрын

    Cajiiib wallahay dr arin fiicn buusameeyay

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    Sahra Sharaf Allah Ku Xifdiyo

  • @azzam.9848
    @azzam.98484 жыл бұрын

    ‏جزاك الله خير

  • @nuramohamed4817
    @nuramohamed48174 жыл бұрын

    Jazaki llah khair ukhtii Aamiin

  • @Sos-qe9vb
    @Sos-qe9vb4 жыл бұрын

    ما شاء الله تبارك الرحمن الله يبارك فيك

  • @safiamohamed7964
    @safiamohamed79644 жыл бұрын

    Masha allah qiso cajiiba shiikh alle haku xifdiyo

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    Safia Mohamed MashaAllah Allah Ku Xifdiyo

  • @queenjannatvlogs6892
    @queenjannatvlogs68924 жыл бұрын

    Masha allah shukran sheikh

  • @sahraxiis3220
    @sahraxiis322018 күн бұрын

    maasha allaah. dhigtoor.xikmadbadan.buuahaa

  • @raaxomaxamedcabdilaahi4703
    @raaxomaxamedcabdilaahi47034 жыл бұрын

    Mansha allaah shekh allah kubarakeeyo

  • @hanixasanjamac3211
    @hanixasanjamac32114 жыл бұрын

    Maasha allah shukran waa sax sabar badan ee rabtaa sodohda

  • @DR_OMAR_DENTISTRY
    @DR_OMAR_DENTISTRY4 жыл бұрын

    Dr.yamani waxn kaa codsanaa inad muuqaalada noo badiso ALLAHA KU BARAKEEYO

  • @shukriceynab6887
    @shukriceynab68874 жыл бұрын

    Masha allaha sheekh axmed ali yamaani allaha ha ku xifdiyo

  • @nalkaabubakar1439
    @nalkaabubakar14394 жыл бұрын

    Masha Alandalus sheikh Ahmed jizakalu qeyran

  • @aayishaabdow3856
    @aayishaabdow38562 жыл бұрын

    Jizakalahu kher shekhow

  • @munoyoonis1042
    @munoyoonis10424 жыл бұрын

    Masha allah wiil ficn, dad wngsan, Wnaaga ayey ku tusayaan, lkin dadka Xune, xumaanta ayey ku tusayaan Lasaaxip kan wngsan, wadada saxda ah Ku tusaayo, mida kalane hooyo waa hooyo mcn in ad u sabarto wax kafiicn Majirto, maxaa yelay Allah wuu jacel Kuwa Sabra,👏👏👏jasakalllahqeyr Shaikh xafidullah

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    rumaanmclim R hanne MashaAllah Allah Ku Xifdiyo

  • @khadromohamedhirsi2389
    @khadromohamedhirsi23894 жыл бұрын

    M.a jazakumuleh sheikh

  • @sofiaaden1664
    @sofiaaden16644 жыл бұрын

    MashaAllh wlhi marwalba hoyo kasto in siwanagsan lola dhaqmo aya ficn

  • @fahmoabdi9644
    @fahmoabdi96444 жыл бұрын

    wcs wr wb sheikhunaaa jazakallah kheyran kheyran jazaa waa qisa saaaid ufican una wanaagsan 🌹🙏🏻

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    Fahmo Abdi MashaAllah Allah Ku Xifdiyo

  • @cawomaxamed442
    @cawomaxamed4424 жыл бұрын

    Shekh alle xaqa hanawa fajiyo akhira iyo adunba ❤❤❤❤❤

  • @umuabdallah1155
    @umuabdallah11554 жыл бұрын

    Masha Allah jazakallah sheikh waa qiso aad uqimo badan.

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    Umu Abdallah Allah Ku Xifdiyo

  • @nasroroble4383

    @nasroroble4383

    4 жыл бұрын

    Jasakalah Sheeq alaha ku barakeyo

  • @naciimoyusuf3839
    @naciimoyusuf38394 жыл бұрын

    Masha allha ku xfdiyo sheikh

  • @anfacabdalagarad1549
    @anfacabdalagarad15494 жыл бұрын

    Waa qiso cajiib ah shiikh allaha ku xafido

  • @maryanaxmed2852
    @maryanaxmed28524 жыл бұрын

    Mnsha Allaha sheikh Ahmed yamani Allaha ku xafido Akhiro Aduun adiyo ciyaalka sxbkaga

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    maryan axmed Allah Ku Xifdiyo

  • @najaahibarhiim5123
    @najaahibarhiim51234 жыл бұрын

    Jasakalaahu khayran jasaa qiso muhimaa weye

  • @illahayayamahadleeh6275
    @illahayayamahadleeh62754 жыл бұрын

    Masha allah Rabiyow ku xifdii

  • @deeqodahab9737
    @deeqodahab97372 жыл бұрын

    Maansha allha dhqtarkaas ajar ayuukasbaday waa cajiib

  • @idleyareupdullahi85
    @idleyareupdullahi854 жыл бұрын

    جزاك الله خير جزا

  • @upahabdi5164
    @upahabdi51644 жыл бұрын

    Masha allah sheekh allah kuxafido hoyo waahadi💓

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    Upah Abdi MashaAllah Allah Ku Xifdiyo

  • @hissawad5010
    @hissawad50104 жыл бұрын

    Jzk allh khayer walal

  • @katramohameddeeq6061
    @katramohameddeeq60614 жыл бұрын

    Qiso ad umacan Shukran Sheikh😍🙏

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    katra mohamed deeq MashaAllah Allah Ku Xifdiyo

  • @fatumahsharif7516
    @fatumahsharif75164 жыл бұрын

    Aslam alkm warahmatulaahi wa barakaatu, shiikh ilahay ha ku xafido adiga iyo inta wanaaga jecel, ilahay ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo, wax tusaalayntadada. Cinwaanka sheekada bal akhri, adoo raali ah, ina cafi,in aan khaldanahay ayaa dhici karta baaraka laahu fii.

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    Fatumah Sharif Allah Ku Xifdiyo

  • @samiraabdi8921
    @samiraabdi89214 жыл бұрын

    Maashaa ALAAH hooyo macaan

  • @laylaaqaadir6091
    @laylaaqaadir60914 жыл бұрын

    Mash alaah jazaakalaah khayrn shiikh

  • @deqasheikh5396
    @deqasheikh53964 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @mustapheadam6083
    @mustapheadam60834 жыл бұрын

    Manshallah allah ah ku sharfo dr ahmed wallo, wan la socodd manshallah qisaska malin kasto jimco,........................8 In labadda qof mid kood lahaado dulqadasho,In qofka yar markast mudaantaa siiyo dadka ka waaweyn,,.

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    Mustaphe Adam MashaAllah Allah Ku Xifdiyo

  • @happyahmed6005
    @happyahmed60054 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا

  • @jinaanjookho5187
    @jinaanjookho51874 жыл бұрын

    mansha allah shekh axmed alle haku sharfo

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    jinaan jookho Allah Ku Xifdiyo

  • @amrancabdule3597
    @amrancabdule35974 жыл бұрын

    wsc she 1aa waxan kuladha milahy sid hooyo mcn 2aa waxan ku dhaqmilhy ina eethy sode inethy 3aa waxan ku dhaqmilhy in edyh qaf ikawan 4aa wan ixidirama waxa kasa eikuqata 5aa waxan aminilhy ina eidhalikarta 6aa waxa kasta eiku sames wan usarilhy 7aa waxn qalbika galilhy in ethy qaf ikawen 8aa atiladh miwaso sid gabrged waxn ku dhmilhy sita hooyo ukala 9aa waxan kasoqtlhy qaf ueha musilahy 9aa dhagaka nkadhxeye mushgala wilkta 10aa waxa kasot eigu qadhto wan usamilhy wllhi

  • @nasrabeauticooking3710
    @nasrabeauticooking37104 жыл бұрын

    Manshalalalah shekha nosobadi qisoyinka

  • @aminakhadar3692
    @aminakhadar36924 жыл бұрын

    MashaAllah tabarakAllah sheikh waa qiso aad u qiimo badan

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    Amina Khadar MashaAllah Allah Ku Xifdiyo

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji68214 жыл бұрын

    Masha Allah tabrikllha sheeq jizakalaha qeer ilahey haku xafido hooyo meheno agan tahay ayenotagahay nisha illha wana rajenena Allah haku barakeyo Aamiin Aamiin Yaa rabi 🤲🤲🤲❤❤❤❤💞💞💞

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    Farido Xaji MashaAllah Allah Ku Xifdiyo

  • @faridaxaji6821

    @faridaxaji6821

    4 жыл бұрын

    @@AhmedAlYamaani Aamiin Aamiin Yaa rabi sheeq jizakalaha qeer

  • @mustafanour3258
    @mustafanour32584 жыл бұрын

    Mansha Allah ilahay hakubarakeyo

  • @abdirahmanyare5185
    @abdirahmanyare51854 жыл бұрын

    Shekh allah haku xifdiyo arin aya raba ina ku weydiyo mel qasa kala so xariiro iso qor wad Mahad san thy

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    fiine yare2011 Allah Ku Xifdiyo

  • @saharaabdulle8095
    @saharaabdulle80954 жыл бұрын

    Mashaallah runti waa qiso cibraqadasha mudan jazakllahu sheikh

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    Sahara Abdulle MashaAllah Allah Ku Xifdiyo

  • @shahad2629
    @shahad26294 жыл бұрын

    Asc jizaa kalaahu kheyr

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk4 жыл бұрын

    ManshaAllah.. dadka iskumid maha. Reerka isqaba haleysku daayo..Alle Swt haloga xishodo

  • @aishacusmaan4519

    @aishacusmaan4519

    4 жыл бұрын

    Alle.abad.bàadiye.amahad.islalee

  • @Khadra933
    @Khadra9334 жыл бұрын

    Waa. Arin. Cajiba talo. Wanagsan. Ayuu. Siiyey. Mansha Allaah

  • @ismahammohamoud8123
    @ismahammohamoud81234 жыл бұрын

    Mashaa Allah ninka Dr ka ah ayaaufikiray sifiica ninkeyga hooyo day inuusificauladhaqmo ayaan jeclahay hooyadina ana sidokale💓💓

  • @AhmedAlYamaani

    @AhmedAlYamaani

    4 жыл бұрын

    Ismaham Mohamoud Allah Ku Xifdiyo

  • @ismahammohamoud8123

    @ismahammohamoud8123

    4 жыл бұрын

    @@AhmedAlYamaani aamiiin dhamantenba inshallah

Келесі