DEG DEG:DAAWO DAWLADA OO HADA BAAQ LAMAFILANA|MAXAABIIS HADA GACANTA LAGUDHIGAY|GALMUDUG OO BURBRASA

Пікірлер: 16

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle295610 күн бұрын

    Mashaa Alkaah guul iyo gobanimo soomaalida wiiqaya cafarta

  • @AhmedAbdi-md5lt
    @AhmedAbdi-md5lt10 күн бұрын

    ASC Qoor Qoor Halahadlo Dani Hacaawiyo Deriskiisa badbaado galmudug waa Burburin

  • @AhmedAbdi-md5lt
    @AhmedAbdi-md5lt10 күн бұрын

    Dani& Qoor Qoor Somaalida qabaa,ilka isku Layneyso Ciidamo Badbaado Dhex dhigeen

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs10 күн бұрын

    xasan sheekh isaga hubeynaya sacad ee horta taas halaga hortago

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg10 күн бұрын

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar ♥️❤️❤️❤👏👏🎇🎇🎇👏👏👏👏👏👏👏🎇🎇🎇🎇🎇🎇

  • @AhmedAbdi-md5lt
    @AhmedAbdi-md5lt10 күн бұрын

    Dani& Qoor Qoor Gudi&ciidan Badbaado Hasameeyaan Gaar u,Ah Qabaa,ilada

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism685010 күн бұрын

    Dhexdhexaad abti

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d9 күн бұрын

    ilaahay meesha haka saaro dowlad ku sheegga xasan dhiiqo ee damuljadiid waayo oo dhan iyadaa abaabushey xasan dhiiqo ayaana hubkii dowladda ku wareejiyey beeshiisa hawiye markaasay kusoo weerareen leelikase iyo marreexaan.

  • @SaciidYusuf-sf9lt
    @SaciidYusuf-sf9lt10 күн бұрын

    To let this time to toke about what you saying the war

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle295610 күн бұрын

    Shacabka soomaaliyed ee islayanaya ilaahay hakala qaboojiyo ee hala kala dhexe galo oo Etoopiya haloo diyaar garooboi🥲

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle295610 күн бұрын

    Dawaladan yaan lagu haleen beelaha walaalaha ah ee islayanaya wixii dhiigile hawa dhaqaan oo hala kala dhexe galo ee maala yacaniga ku dhimaya wixii dhiigilowo dhaqaa yaan layasku fiirisan waa wiila soomaaliyed oo isku dhimanaya😭

  • @olowjumbur1175
    @olowjumbur117510 күн бұрын

    Dagaal qabiil in loo tacsiyeeyo kuma fiicna maxaa yeelay gacmahoodeey isku laayeen

  • @MohamedMohamed-xn1dg
    @MohamedMohamed-xn1dg10 күн бұрын

    Guri la dhisaayo miyaad dhex fadhidaa jug badan baa kaa ag yeereysaa

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso888410 күн бұрын

    Dawlad majirto shacabki baa hoostoda isku mariyay qaybna axmaraa qabsatay illahoow naga joji dagalada sameyay soomaaliyaa

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji705910 күн бұрын

    Kuwaas kudhawaaqay guddiga waa munaafiqiin ay soodirsa Deen dhagar qabayaashii daamo jadiid, siloo fashiliyo Madaxwene qoor-qor, kuwaas Soo abuutay dagaalo sokeye!

Келесі