WAR DEGDEGA:MUCARADKA PUNTLAN OO TALABO CAJIBA|FIRDHIYE OO MASAR KUWAJAHAN|XASAN SHEKH OO AFKA FURTY

Пікірлер: 34

  • @zamzamali4347
    @zamzamali43477 күн бұрын

    Mansha allaah puntland rabbiyow maslaxad dhexdooda dhig guulaysta walaalayaal

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra75417 күн бұрын

    Puntland horey haloo socdo maanshaa allaah tabaaraka llaah illaahay ha xafido aamiin

  • @lulm6983

    @lulm6983

    6 күн бұрын

    Aamiin yaa rabbi.

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor48787 күн бұрын

    Guul puntland khaatumo guuleysta

  • @user-yq6iw7jz8h
    @user-yq6iw7jz8h7 күн бұрын

    Dhulbahante badiinu .a laascaanoodbaa

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle29567 күн бұрын

    Guul guul puntland hore u socoda❤️✅🇸🇴

  • @HakaFakarin
    @HakaFakarin7 күн бұрын

    Mashallah madaxweyne firshiye Waa nin wanaagsan guul iyo hambalyo idin rajeynaynaa

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg7 күн бұрын

    Butland guuuuul maansha Alaah tabaarkalaah SSSSCCC khatomo guuuuuul maansha Allhaa butland guuuuul maansha Alaah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ 👍👍👍♥️♥️♥️👍👍👍❤❤❤

  • @shukrilibax
    @shukrilibax7 күн бұрын

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Xasan tuug ilaah dalkena diintena iyo dadkena hanoga badbaadiyo amiin yaa allaha 🤲🤲🤲

  • @wacanmidia24-bc8nk
    @wacanmidia24-bc8nk7 күн бұрын

    WARKAAGA CAAJIS WARKA IYO CABTAN AYUUB KA BARO

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle29567 күн бұрын

    MD firidhiye ilaahay meesha haka soo nabada celiyo😏

  • @MadamedAxmed-bw9xs
    @MadamedAxmed-bw9xs6 күн бұрын

    Magacagu waa war yare

  • @Man19699
    @Man196997 күн бұрын

    Xassan dhiiqo waxaan ka dareemay jilicsanaan iyo af garoocnimo weyn,waxaanse u fahmay tuug raba inuu dalka gato,waayo nin jeebkiisa waxa ku jira lagu haysto oo diyaar u ah inuu wadahadal ka galo 🤔 qashin !!

  • @user-kb4ll3mc6l
    @user-kb4ll3mc6l7 күн бұрын

    Wax la fahmi karo maha😊

  • @zamzamali4347
    @zamzamali43477 күн бұрын

    Firdhiyow ma xasan sheekh baad noqotay

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali95087 күн бұрын

    Xasan dhiiqo itoobiya bad ma leh badaha soomaaliyeed waa ka xaaraan bal car is cadee ma adaa bada soomaaliyeed bixin kara walaahi waan idinku jihaadeynaa xitaa itoobiya bada soommaaliyeed in laga kireeyo waa xaaraan waa cadawga koowaad ee soomaaliyeed badeena beec ma aha kiro ma aha xasan bakhti kenyati gaaleed u sujuude Alaha rido Aamiin

  • @user-lq9vu3jn2y
    @user-lq9vu3jn2y7 күн бұрын

    Kkkk firdhiye waxuu ka tirsanaa kooxdii timo cade iyo bidhaan hadana jabouti bey udireen waa la isku soo masawirayaah dhiigii harti dhulbahante buu ku maqan yahay ogada hartyoow

  • @ubahguled5047
    @ubahguled50477 күн бұрын

    Xassan Diiqo waa doqon tuug ah oo jelicsan oo aan rabi kabaqayn Ismaaciil horor baa laba xiniyaha haya sifiican uma hadlikaro

  • @bby6
    @bby67 күн бұрын

    Hassan munaafaq wa u fashilmay brother

  • @museosman8296
    @museosman82967 күн бұрын

    Cidaan cadowgoodu kuwa dadka u xiga ďareenkoodu waa hadba meesha L yaalo kkkkk mafaan baa firdhiye jabuuti buu aaday isma qabato

  • @ubahguled5047
    @ubahguled50477 күн бұрын

    Kkkkkkk isma oran tuugo beenlow ah aranjaan qof idin dooranayaa majiro.

  • @nasteexofarah9957
    @nasteexofarah99576 күн бұрын

    Raganimo

  • @awenoolays6540
    @awenoolays65407 күн бұрын

    Firdhe amase ssc amase harti amase DAAROOD iyo booqashada firdhiye iyo guutada ssc ee uu halkaas u taxaabtay oo daarood la yaaban yahay oo hadaan daarood khaldanayn jabuuti waa tii iidoor ka feer dagaalamaysay oo difaacaysay iidoor oo somalidu waxay tiraa: Nin cirid kugu dilay har kuuma jiido oo daabcad ninkii igu dhuftay ee daabka igu joojay iyo kii duleedshaay i yiri: wax isma doorshaane oo firdhiye iyo guutada ssc ee uu wato miyeysan dareensanayn in jabuuti iyo iidoor yihiin kuwii gabdhahooda wada baxsanayey oo gaagiga xamar la wada xididayey oo masar miyeysan ahayn meeshii xarunta u ahayd ninka iidoor ee hargaysa ka xukuma al shabaab oo ah dowlada iidoor oo uu balamadow mise waa buurmadow uu yiri somaliya sadex dowladood bay leedahay oo isla siman oo ka dhex dhisan oo labo iidoor ayaa ka taliya oo tan kalena xasan shiikh baa u taliya oo balo madow (amase buurmadow) muujiyey inuu madaxweyne ku xigeen ka yahay al shabaab oo uu sheegtay in al shabaab ay tahay dawlada labaad ee iidoorta somaliya uga dhisan oo meeye garaadadii iyo isimadii dhulbahante iyo kuwii ssc oo dhan oo daarood iyo ssc miyey dhimashadii iyo dhaawici iidoor iyo jabuuti u gaysteen daarood oo uu hormuudkau ahaa ismaaciil cumar geele iska hilmaameen sidii umul markii xanuunkii umulnimada daayey oo dabeedna dhalfo kale doonatay oo maxaad ssc-yeey dagaalkii harti soo wada bilaabay aad nooga fashilinaysaan asagoon harti iyo daaroodba wadajir uga wada tashan oo u wada gunaanadin oo wax ma garatada iidoor iyo jabuuti afka ciida si fiican loogu darin taasoo daarood iyo hartiba doonayaan in iidoor la gaarsiiyo marxalad ayeysan daarood dagaal danbe ugu soo hawaysan abidkood amaba somaliya isaga guuraan for good oo firdhiye miyuu ka mid ahaa raggii harti ee goojacade iidoor iyo jabuuti ka nadiifiyey mise halgan guulaystay ayuu dhexda ka soo galay oo kala firdhinayaa oo wakaas madaxweyne karaash xafidullaah dagaalkuu wax ka bilaabay wali wada oo doonaya ilaa ssc guusheedu dhamaystiranto inaan ssc dagaalka joojin ana waan ku raacsanahay madaxweyne karaash taas waayo iidoor iyagaa rag guryihiis sharr iyo shido la soo doontay iyadoo la iska abhinayo oo laga kariyaayey iidoorow iska kaaya daaya haddaad muslim tihiin daarood dhiig muslim.inuu xaqdaro ku daadsho ma rabee oo hadda waa wakhtigii daarood uu dhamaystiri lahaa deegaamadiisa iidoor sharrkiiisa oo ay najaastaani shalaytadooda ku reemi lahaayeen waayo iyagaa dhiigga muslimiinta xaqdaro ku cabaya oo war sidee ssc-yow wax idiin ka jiraan idinku wareernaye sidee ayaa firdhiye sixirka iidoor iyo jabuuti uga shaqaysteen bal war daarood iyo hartiba soo siiya in sha Allah ssc-yeey.

  • @awenoolays6540

    @awenoolays6540

    7 күн бұрын

    Firdhiyow balag baa laguu lulay oo waa kun boqoloo xaajo oo aan dan kuu ahayn halka lagaaga yeeree

  • @hiradbahwal4488
    @hiradbahwal44886 күн бұрын

    BAAD 😡

  • @user-nu4vd9fn3u
    @user-nu4vd9fn3u7 күн бұрын

    oo khyerka jabuuti yala maxu aha.....indr firdhiyow ku so laabo lascanood xaqa tigiidhka agoomaha SNM & jabuuti abaya shood delaan wax ugu qaboo indr dhiigu biiyo ma aha

  • @user-yq6iw7jz8h
    @user-yq6iw7jz8h7 күн бұрын

    Jabuuti tii idin xasuuqday miyaanay ahayn

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    7 күн бұрын

    Somali odhan isa soo xasuuqday Weyna heshiiyeen 2da mas uul

  • @user-sn5yz7vg8v

    @user-sn5yz7vg8v

    7 күн бұрын

    Kkkkkkk 4nin kaga jiray markaadse ledahay kuwi idin xasuqay miyanay ahay kkkkk SUAL ayaa qaaday buuga guusha xasuuqa?

  • @user-pi4ci7jr3r
    @user-pi4ci7jr3r7 күн бұрын

    Hubkii dhulbahante lagu xasuuqayey soo jabuuti ma ahayn cidii bixineysey ee muuse garab taagneyd hilmaansho dhowaa

  • @abdiganimuse3492
    @abdiganimuse34927 күн бұрын

    Aamus nacas

Келесі