No video

DEG DEG:DAAWO HORGALADI OO HADA FIRDHIYE|GAROOWE OO LAGUSOO DHAWEYAY|ARICADEYA ARIN NAXDINLEH KADHAC

Пікірлер: 32

  • @bby6
    @bby6Ай бұрын

    Viva puntland government and khaatumo state of Somalia inshallah

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172Ай бұрын

    Guuuuul.puntland , no more embargo embargo no more no more guuuuul iyo gobanimovibo puntland. Vivo khatuno state of 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4tАй бұрын

    PUNTLAND GUUL IYO GOBANIMO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aadenabdule-fw1dl
    @aadenabdule-fw1dlАй бұрын

    Asc Waa Guul Usoohoyatay Butlaan Guuleyso m.m.weyne dani

  • @mohamoudsoocadde9727
    @mohamoudsoocadde9727Ай бұрын

    Good news

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fvАй бұрын

    ADEER JOOJI BUUNBUUNITA JABOOTI WAA NIN XUN.

  • @ahmedhirsi281
    @ahmedhirsi281Ай бұрын

    Horgalada uguyedh Dayusinta

  • @user-jw2pp7yw9n
    @user-jw2pp7yw9nАй бұрын

    SSC❌ bariga Sool ✅

  • @KhadijaMohamed-t9c
    @KhadijaMohamed-t9c19 күн бұрын

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة كيف حالك يا طلحا ارجوا من الله العلي القدير ان تكون بخير وعافيه وأمن وأمان بإذن الله تعالى خالتك ام احمد

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tgАй бұрын

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar butland guuuuul butland guuuuul butland guuuuul maansha Alaaah Alaahu Akbar SSSCCC khatomo GUUUUL insha guuleyasta aamiin aamiin ❤❤❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤲🤲🤲🤲

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835Ай бұрын

    GABADHAN REER ARI CADDEYE KA HADLEYSA, WAXAY TIRI ARIGENNI BUHOODLE AYA LAGU SHEEGAY, WAXA MEESHA KA CAD, XOOLAHI HABARGIDIR CEYR, IN AY DHULBAHANTE REER BUHODLE XADDEEN, WARIYAHA SOOL QORTAYOW RUNTA SHEEG TOLKA WAA TUUGO.

  • @lyannaskar4751
    @lyannaskar4751Ай бұрын

    Ssc guuuul

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956Ай бұрын

    guul SSC khaatumo waya tagatoo talabsataya horogala waxabo kama bedeli karo ee murugaya u dhimanayan aakhirika inshaa Allaah😁

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062Ай бұрын

    Ina llaahu saybduluhu

  • @AyalaAstaan
    @AyalaAstaanАй бұрын

    OROMADA MAAD LAYSAAN AMA WADANKA KASAARTAN INTA OROMO IDINLA JOOGTO AMNI MAJIRO

  • @ahmedyasiin5755
    @ahmedyasiin5755Ай бұрын

    Hhhhhh madax weyne ku lahaa ma badhasaabka firdhiye ayaa noqonaya madax weyne

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4tАй бұрын

    SSC GUUL IYO GOBANIMO❤❤❤❤❤ From PUNTLAND 👌🙏❤️

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ueАй бұрын

    Horgalada isaaq waa u sheegeen in ay tahriib ku joogaan hargeysa SL isaaq ayaa leh

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gsАй бұрын

    ssc kaatumo noolaada ilaahay cadowga haidinka qabto

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gsАй бұрын

    War oromadu sixir bu isticmaalay waayo adhigu wuu ciyaa oo wala maqlilahaa

  • @malakaaay
    @malakaaayАй бұрын

    indho indho hadal sarveeb ah baa kasoo fakadey😂😂😂 laakiin fahmi maayaan dad ka qaar kkkkk

  • @ahmeddoyow6421
    @ahmeddoyow6421Ай бұрын

    Maamul gobaleed waliba waxaa waajib ku ah inuu aDkeeyaa ilaalinta xuduudadiisa hadii la xirana qarashiisa cunada ku baxeesa ha baxsado

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821Ай бұрын

    WAA IN DAELDA IYO DADKUBA ISUGU TAGAAN O LA IS DHAAFIYAA COO LOO GUDBIYAA MEESHAY KA UIMAADEEN XAARANTA. TUUGADA AH MAXAA LOO EEGANAYAA JADA HALAGU DHAQAAQO IN LAGA SAARO DALKEENA INSHAA ALLAAHU

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gsАй бұрын

    horgal wa wacal

  • @QaliSharif-pf7jm
    @QaliSharif-pf7jmАй бұрын

    Horgaladi reer ssc faysal faruq baa akhiro u dhadhiciyey o yidhi ciise iyo smoron lacagta laso siiyey iyaga maba sidaa kuwaunu iimaanka la e ka dhashay ssc lag banu u dhibnau markasay guryahodi o matadi iyo hooyoyinkod dab gelin maayo cise iyo samaron maba sida kuwaunu ssc uma imanla diide samaron ileen imanka lawayashi mahe fadeexdina ka dhagsyst kuwii idin raranayay ka dhegaysta imanka lawayashii ssc sheganayey maxa yeela qar banan dhalin o ku koray dadka dhedisa ku koray

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4tАй бұрын

    HORGALADA KHANIISYADA AH OO MIRQAANKA JAADKA IYO KHAMRIGU DULEEYEY, HAKA HADLAAN AMXAARADA UU MUUSE U GEEYEY SI AY BERI U GUMEYSTAAN😂. FUTADOODAA LOO YAABAÀ😂

  • @MohamadJamal-ct5ye
    @MohamadJamal-ct5yeАй бұрын

    Musiga jooji si ad u hesho share iyo like.

  • @malakaaay
    @malakaaayАй бұрын

    beesha caalamku waa walaaleheen hormarkeeneey wadaan guuul guul jah 😂😂😂😂jah waa inoooo daacad 😂😂 jah jah

  • @user-pt1nb9us8i
    @user-pt1nb9us8iАй бұрын

    Ascwrwb Channelka sool waa idin salaamay Nimanka qaramada midoobay ka socdaa shaqo kuma leh arimaha gudaha soomaaliya waa sharci daro

  • @aliomar-cj4ev
    @aliomar-cj4evАй бұрын

    Bunbunita maamulka punlad baad ku dheeraysa EE haku sheegin dawladd waa maamul Gobeleed weeyaan walaale

Келесі