DEG DEG:DAAWO FIRDHIYE OO HADA QASRIGA|CIIDANKA OO SHACAB KU XASUQAY XAMAR|LUUQ OO HADA LAGU KALABXY

Пікірлер: 33

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z11 күн бұрын

    Guuuuuuuuuuuuuuull SSC khatumo❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪

  • @sahromahamud
    @sahromahamud11 күн бұрын

    Subxaanallaah Allow Noo Miciin Soomaali Haddaan Nahey 🇸🇴🙏

  • @user-pp7hs7zz9s
    @user-pp7hs7zz9s12 күн бұрын

    Socdaalka mw firdhiye iyo jabuuti war kharqaba ayaan ka sugaynaa inshaa allaah

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor487812 күн бұрын

    Aniga waxa ku shegaya sool channels deg deg ha ku so baxo dalka jabuti madaxweyna ssc khaatumo abdiqadir aw cali fadhiya

  • @Umo580
    @Umo58012 күн бұрын

    JABUTI IYO REER MURQAN AND WAISKUMID WAAYO WIXII KADHACAYA GOBOLKA SOOL WALIGEY MAILAAWAYO HADII WAXKASTA LA AKHRIYO ♥️ ❤️ 👌 ✨️ 💖 😍 ♥️ ❤️ 👌

  • @omarmohamed-nf9to
    @omarmohamed-nf9to12 күн бұрын

    Hassan Sheikh ma taqaanaan!

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv12 күн бұрын

    WAR ILOWSHA DHAWAA MA UMULBAA WAXA UU QAABILIDOONAA TALAADADA MAXAAD KA FAAIIDI ISMAACIIL CUMAR GEELE

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon974212 күн бұрын

    Wax cadaynaya inuu jabuuti joogo na tusa kuwan garab socda masuuliyiin dowlada jabuuti oo aan naqaano mahaa , muuqaal kan caadi maha . Ilaahow Fardhiye noo ilaali . Amiin From Jigjiga

  • @osmangure6040
    @osmangure604012 күн бұрын

    S/c soomaaaliyey qofka u cawda XAssan sheekh iyo qofka u cawda dhagax ama dubdumo kee xalkiisu dhowyhay.

  • @suadasalad7027

    @suadasalad7027

    12 күн бұрын

    Ka u cawda xasan sheq

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla737612 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤😊😊😊

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle295612 күн бұрын

    keligii taliyaha jabuuti isgaaba casuuma lalahaaye saanu weli ula kulumin maxaa qaladan MD firidhiye iyo wefetigiisa ilaahaya hakasoo nabada celiyo meesha🥹

  • @abdisamedahmed925
    @abdisamedahmed92512 күн бұрын

    Hayee bal iiwad sheekada

  • @hiradbahwal4488
    @hiradbahwal448812 күн бұрын

    Barcelona vz Real Madrid 😄😄😄👍💯

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle295612 күн бұрын

    Shacabka dhibaateyesan ilaaha MD cadaalada hawa keeno kuwa islayanayan ilaahaya hakala qaboojiyo

  • @awenoolays6540
    @awenoolays654012 күн бұрын

    Meel cidla' armaad ka xiiqday bowow: Jabuuti miyeysan lahayn gantaalkii lagu dilay jaamac kadiye iyo dhulbahantihii kale ee siqiir iyo kabiir iyo culimo iyo waayeelba lahaa oo sidee firdhiye damiirkiisu u siiyey inuu aqbalo cadowgaas martiqaadkiis khiyaamaysan iyo nooc kasta oo martiqaad ee dilaagaan harti uu u fidiyo firdhiye oo uu u diidi waayey gahgahdii cadowgii beeshiisa masuulka looga dhigay oo firdhiye iidoor waa cayaarsiiyey inkastoo khadra xayd oo muuse biixi cabdi gacanta haysata ay isaga dhigtay waliyad aan muuse biixi cabdi iyo iidoor toona dantooda wadin oo somalidu waxay tiraahdaa gaal dil gartiisana sii khadra xayd si xun ayey u cayaarsiisay firdhiye reer ssc oo kaasoo jabuuti ku dhex dhumay siyaasad xumo darreed oo war dhulbahantow ilma adeerayaalow maxaad firdhiye micigamaarada dhulbahante la taliyeyaal uga dhigi waydeen kuwaasoo inay cid lunsadaan mooyaane aan cid kale lunsan karin oo nin ka mida beelaha kale waqooyi la daga iidoor oo kuwa ka soo horjeeda iidoorta ahaa ayaa wuxuu igu yiri 10 casho ka hor, dhulbahante iyo iidoor waa heshiiyeen oo inay israacaan ayey u badan tahay oo waxaa iga yaabiyey iidoortu wali ssc maabkooduu ugu jiraa oo anigu dagaal marna kama joojiyeen nin sheeganaya inuu i leeyahay oon ka guulaystay ilaa uu abeed dhaho I give you up oo hadduu taas diido ilaa aan isaga ka yeesho xilo iyo xoolo wuxuu jasbaday dagaal kama daayeen oo kuwaas dhulbahante ee leh iidoor ehel iyo daris baan nahay oo aanu qadarinaynaa adeerayal bal eega iidoor ehelnimadaada iyo darisnimadaada toona ma rabo laakiin iidoor wuxuu rabaa inuu yeesho dhulbahante iyo warsangaliba taas miyey beeshaan harti garan wayday.

  • @user-rm9qp4fs3t
    @user-rm9qp4fs3t12 күн бұрын

    Dhigiisa walaahi shee ko kale 😊

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs12 күн бұрын

    firdhiye xagee lageeyay

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot12 күн бұрын

    masirkii 3 geesoodka ahaa e geele iyo xasan baraf iyo muuse juudaan war xushood wax kulan lamayeelanay nin wasiir ah ayaa wax ka saxeexanaya runtu waa. From buuhoodle

  • @osmangure6040
    @osmangure604012 күн бұрын

    Waxa ka xiiso badnayd ciyaartii boocame iyo xudun taleex iyo widhwidh

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur980911 күн бұрын

    Sland ayuu ku karbaashayaa I 😂😂😂😂

  • @abobasement346
    @abobasement34611 күн бұрын

    Kuwan wax so Qorayah waa idorkih iyo Argagixisadah snm iyo horgaladih war firdhiyeh jabutih bu jogah e doqonimadah iskah dayah idor Afku nol

  • @awenoolays6540
    @awenoolays654012 күн бұрын

    Waxaa la soo sheegayaa jabuuti waxay firdhe ku samaysay sidii itoobiya xasan shiikh ku samaysay oo kale oo qof ayuu xabis ku tahay

  • @ahmedmahamed-pv4sy
    @ahmedmahamed-pv4sy12 күн бұрын

    Ax ax ax habargidireey ileen Somali baad wax ku ahayde ileen habarkintir keligeed waa inangumeed waa fulayo waa laangaab waar gabdhaha qadaadweynta ah iga aamusiiya oo ubarya abgaal

  • @omarmohamed-nf9to
    @omarmohamed-nf9to12 күн бұрын

    Meel u joogo fardhiye wax cadayn ah ilaahadda lama hayo

  • @MaxamudMaxamad-pt1xn
    @MaxamudMaxamad-pt1xn11 күн бұрын

    maxuukadoonay jabuuti waxaalaleeyahay wuu afduuban yahay hargaysaa lagadajin doonaa ee maxaa kajiira

  • @FarhanAhmed-hj7pu
    @FarhanAhmed-hj7pu12 күн бұрын

    Aaway kuwii ku faanayey hawiye nimada maxay u aamusan yihiin walee sharafi dhimatay

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo12 күн бұрын

    Xiisuhu muxuu yahay ma Somaliland raaca war ragani dad ballan leh ma aha dantooday fushanayaan dagaal ka dhexeeya iyaga iyo Somalilandna ma jiro dan laga leeyahay ayaa laga fushanayaa isku daya inaad wax fahamtaan

  • @gureey3185
    @gureey318511 күн бұрын

    Small land iyo ssc waa somali adeerow cadow kale mataqaanid miyaa

  • @awenoolays6540
    @awenoolays654012 күн бұрын

    Firdhe amase ssc amase harti amase DAAROOD iyo booqashada firdhiye iyo guutada ssc ee uu halkaas u taxaabtay oo daarood la yaaban yahay oo hadaan daarood khaldanayn jabuuti waa tii iidoor ka feer dagaalamaysay oo difaacaysay iidoor oo somalidu waxay tiraa: Nin cirid kugu dilay har kuuma jiido oo daabcad ninkii igu dhuftay ee daabka igu joojay iyo kii duleedshaay i yiri: wax isma doorshaane oo firdhiye iyo guutada ssc ee uu wato miyeysan dareensanayn in jabuuti iyo iidoor yihiin kuwii gabdhahooda wada baxsanayey oo gaagiga xamar la wada xididayey oo masar miyeysan ahayn meeshii xarunta u ahayd ninka iidoor ee hargaysa ka xukuma al shabaab oo ah dowlada iidoor oo uu balamadow mise waa buurmadow uu yiri somaliya sadex dowladood bay leedahay oo isla siman oo ka dhex dhisan oo labo iidoor ayaa ka taliya oo tan kalena xasan shiikh baa u taliya oo balo madow (amase buurmadow) muujiyey inuu madaxweyne ku xigeen ka yahay al shabaab oo uu sheegtay in al shabaab ay tahay dawlada labaad ee iidoorta somaliya uga dhisan oo meeye garaadadii iyo isimadii dhulbahante iyo kuwii ssc oo dhan oo daarood iyo ssc miyey dhimashadii iyo dhaawici iidoor iyo jabuuti u gaysteen daarood oo uu hormuudkau ahaa ismaaciil cumar geele iska hilmaameen sidii umul markii xanuunkii umulnimada daayey oo dabeedna dhalfo kale doonatay oo maxaad ssc-yeey dagaalkii harti soo wada bilaabay aad nooga fashilinaysaan asagoon harti iyo daaroodba wadajir uga wada tashan oo u wada gunaanadin oo wax ma garatada iidoor iyo jabuuti afka ciida si fiican loogu darin taasoo daarood iyo hartiba doonayaan in iidoor la gaarsiiyo marxalad ayeysan daarood dagaal danbe ugu soo hawaysan abidkood amaba somaliya isaga guuraan for good oo firdhiye miyuu ka mid ahaa raggii harti ee goojacade iidoor iyo jabuuti ka nadiifiyey mise halgan guulaystay ayuu dhexda ka soo galay oo kala firdhinayaa oo wakaas madaxweyne karaash xafidullaah dagaalkuu wax ka bilaabay wali wada oo doonaya ilaa ssc guusheedu dhamaystiranto inaan ssc dagaalka joojin ana waan ku raacsanahay madaxweyne karaash taas waayo iidoor iyagaa rag guryihiis sharr iyo shido la soo doontay iyadoo la iska abhinayo oo laga kariyaayey iidoorow iska kaaya daaya haddaad muslim tihiin daarood dhiig muslim.inuu xaqdaro ku daadsho ma rabee oo hadda waa wakhtigii daarood uu dhamaystiri lahaa deegaamadiisa iidoor sharrkiiisa oo ay najaastaani shalaytadooda ku reemi lahaayeen waayo iyagaa dhiigga muslimiinta xaqdaro ku cabaya oo war sidee ssc-yow wax idiin ka jiraan idinku wareernaye sidee ayaa firdhiye sixirka iidoor iyo jabuuti uga shaqaysteen bal war daarood iyo hartiba soo siiya in sha Allah ssc-yeey.

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji705911 күн бұрын

    Kkkkk adeer lafcad ayaad toobin kuhaysa ,ninkii u gacangalo dhagar qabe cumar geele isagoo badelan ayuu soonoqda,waayo? Qofkuu rabo inu gacanta kudhigo wuxuu tusaa dhaqaale iyo guri, haddu diido, danaha geele,fsikale aya loofarsameyaa,ogow islaantiisana weygarab joogtaa Sidaas ayu kubilaabandona qilaafka SSC. Wariye, warkale kaasugayaa.!!!!;

Келесі