DAAWO Xildhibaan Odawaa oo Sir Culus Fashiliyay Arin Ka Dhacday Galmudug iyo Qoor Qoor oo

DAAWO Xildhibaan Odawaa oo Sir Culus Fashiliyay Arin Ka Dhacday Galmudug iyo Qoor Qoor oo

Пікірлер: 16

  • @ASMReatingfood12
    @ASMReatingfood122 жыл бұрын

    Alhamdulilah

  • @mrali3601
    @mrali36012 жыл бұрын

    30 years civil war and destruction, is this guy a comedian?

  • @afrahap4406
    @afrahap44062 жыл бұрын

    Odowa maasha allah

  • @ansaarnuur7992
    @ansaarnuur79922 жыл бұрын

    Odawa allaha kuxafidho maashaallah

  • @mohamedjamac64
    @mohamedjamac642 жыл бұрын

    Wadaaddada markay siyaasadda galaan waxaan ogaaday,in ay iyga gaalada uga dhow yihiin,allahna uga fog yihiin kuwa asn u fogayno was calmaaniyiin,duf ku baxa wadasddow walee idinma aaminno.

  • @fahadinhomohamed9430
    @fahadinhomohamed94302 жыл бұрын

    Xildhibaanka shactiroola waaye

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle90012 жыл бұрын

    Mansha Allaah 👍🌹🌹🌹🌹♥️♥️♥️💖💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏾💪🏾

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf98092 жыл бұрын

    Habartan so kii beledweyne qaska ka abuuri jiray Maha guurguurte ayaa Caagan dadka ku so dhexdaray xiniinyaha weer ku goo guurguurte Isagana caag maran ah guurguurte Qashin ka isaga so aruursaday DAMJADIID ilahey naguma so celiyo Amiin amiin ya alah

  • @cabdifataaxcali6098
    @cabdifataaxcali60982 жыл бұрын

    Kkj

  • @cabdifataaxcali6098
    @cabdifataaxcali60982 жыл бұрын

    Kkk

  • @cabdifataaxcali6098
    @cabdifataaxcali60982 жыл бұрын

    Dhages

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon28082 жыл бұрын

    Kuwa La Isaga Celcelinaayo Xildhibaan nimada Ee Aan Waxba Ummadaha Ay Matalaan Aysan Waxba U Qabaneynin Waa In Sharcigaas 4.5 Laga Tago!! Odwaa Maxaad U Qabatay Ummadii Aad Mataleeysay??? Waa In Parliament Somalia 🇸🇴 Waa In Sheekadaan Fadhi Ku Dirirka Ah Waa In Wax Laga Badalo Ee Parlement Lagu Badalo Dhalinyaro Wax Bararay Ee Wada Leh Maskax Fresh Ah Kana Caagan Qabyaalada & Kala Qobqobka Waa In Lagu Wada Badalo Insha Allah Parliament Soo Socoda Ee Aan Shaqsiga Lagu Dooraneynin Fadhi Ku Dirirka 4.5 Ee Qabaailiga Ah Ee Lagu Dooran Doono Maxaad Baratay & Shahaado Noocee Ah Ayaad Wada Taa!! Insha Allah!!! Year 2022 & 4.5 Waa In Soomali Maryooleey Ka Gudubto!!! Fadhi Ku Dirirka

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan7312 жыл бұрын

    Alle dalka hakaqabto

  • @ilyesibrahim787
    @ilyesibrahim7872 жыл бұрын

    Qurun kasta somaliya Rajul ayu ismooda. Taasna waxa usabab ah xaniiyo la'aanta iyo iimaan la'aanta shacabka somali iskusheegta. Dhaqan celis odayaasha lagu dhaqancelinayo aya fiican inlafuro.

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan7312 жыл бұрын

    Bal daya odawaa oo kufaanaya damu jadiid ayaa dadka wax uqabatay diimiir laaawe dilaalka u ah shisheeyaha

  • @mamabintow8881
    @mamabintow88812 жыл бұрын

    Oda waa waxad xasusata musqullihi ad dadaka ku xirten

Келесі