Mansha alaah dur duradu wey is celiyaan s land wabi uma baahna canbe lafkiina wuu ka baxaa dhulka beerta
@jamalskp72803 ай бұрын
SXB HORE U SOCO RUNTII WAAD U QALANTAA 500,000
@Abdulkga3 ай бұрын
Dhagaxaa cad wuxuu u egyahay Dheeman ku fara adayg waa macdan qaali ah.
@Xudeyfa3 ай бұрын
Magaca Lafararuug waxaa bixiyay awoowgeygii 4aad Ugaas Maxamuud Ugaas Nuur-cubidhiye oo Ogaadeen ah. mudo qiyaastii 3 Qarni laga joogo, waxayna ku baxdey Geel lagu gabagabeeyey halkaas.
@jamalskp72803 ай бұрын
DHILKEENNA NIMCAA TAAL LKN IN LAGA SHAQAYSTO OO XOOGA LA MAALO WEEYE
@MaxamuudMaxamed-sm3ub3 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤
@GF-fk4is3 ай бұрын
Sxb tulooyinka u dhaxeya gobalada Sida barbara iyo burco barabara hargeysa hargeysa boorame Burco cergaabo Beralayda ku dhaqan Noga soo duub marnamijyada Beerha sida Kan fidyawgan aan hada dawanayno oo kale
@mariaahmed90183 ай бұрын
Waa dhidar farsamaysan dee 😂😂😂 wxd siisen noosheega reer hawdka aanu usheegnee 😂
Пікірлер: 33
Dhulka Somaliland waa meel barakaysan oo qurux badan.
MAASHA ALLAH DHULKII AAN XOOLAHA KU RAACI JIRAY EE AAN KU DHASHAY LAFARUUG CITY 😍😍😍😍😍😍👍👍
Very beautiful small city, I love it
Masha allaah
Maansha allaah❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Maash Allah tabarikalaha 🤲 Somaliland 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 🎉🎉 hanbalyo hanbalyo 🎉 18 may guuuleysat ln sha Allah guuuuuuuuuuuuuuuule 👏👏👏👏👏👏👏👏👏
J love my country republiken of somaliland ❤❤❤❤❤
Wlhi waa runtaa zhp waan dhaafaa maalin walbana waan tagaya Berbera from hargeisa
SXB INTA AAD BOOQANAYSO MEELO KALA DUWAN WACYI GALIN U SAMEE DADKA GAAR AHAAN IN DHIRTA LA BEERO
Maansha Allah. Ala ha kuu barakeeyo
Mashallah but they need training to improve the soil for proper production
SICIID WAA NIN YAR OO QAALI AH OO JECEL DHULKIISA IYO DADKIISA ❤❤❤❤❤❤
Mashalah Mashalah
Wadeganka dadku wada ilka casyiin Reer lafaruug
Warab na walayidhah
Mansha alaah dur duradu wey is celiyaan s land wabi uma baahna canbe lafkiina wuu ka baxaa dhulka beerta
SXB HORE U SOCO RUNTII WAAD U QALANTAA 500,000
Dhagaxaa cad wuxuu u egyahay Dheeman ku fara adayg waa macdan qaali ah.
Magaca Lafararuug waxaa bixiyay awoowgeygii 4aad Ugaas Maxamuud Ugaas Nuur-cubidhiye oo Ogaadeen ah. mudo qiyaastii 3 Qarni laga joogo, waxayna ku baxdey Geel lagu gabagabeeyey halkaas.
DHILKEENNA NIMCAA TAAL LKN IN LAGA SHAQAYSTO OO XOOGA LA MAALO WEEYE
Masha allah ❤❤❤
Sxb tulooyinka u dhaxeya gobalada Sida barbara iyo burco barabara hargeysa hargeysa boorame Burco cergaabo Beralayda ku dhaqan Noga soo duub marnamijyada Beerha sida Kan fidyawgan aan hada dawanayno oo kale
Waa dhidar farsamaysan dee 😂😂😂 wxd siisen noosheega reer hawdka aanu usheegnee 😂
Sida dalku Hodan uyay iyo sida dadku faqiir uyay ismalaha
@sulaimanessa6347
3 ай бұрын
Absolutely that’s true, our country as a whole is very rich, however people are very poor. I think the reason is the qaad
DEEGAANKA LAFARUUG MA LEEYAHAY BIYO DURDUR AH
@doubledeqabus6815
3 ай бұрын
DURDUR ISKA DAAYE DHULKAA DANWADAAGE XITAA WUXUU LEEYAHAY WEBIYO
Hadan kaftanka kasoo noqdo biyihii basd haysatan 3 bilood kaliya ayay naftaydu ku maarmaysa anoo beer haysta waa ayan daro beertada kala qaybi 4 qayboo oo kala xili dambeeya uqaybi siidhka beeristiisa qaybi ba xili garo sanadkii ah ayay kuu soo go aysa wxka badan naftada na beero dhamanteen waa inaynu wx beerna xata kuwayaga hawdka oomanaha dega ee reer tolkay waa inay xoolaha iyo beerahaba beeraan godon hadaynu galno 3 bilood nolan mayno aynu is cawino oo seedkana u qaybiya reeraha aan beeraha lahayn iyo aqoontiiba dagalkii sadexad ayaa lagu jira waqtigu haydin xisaabsanado dadkaygow si aynu iskaashi usamaynana dhalin yaradeenu numberkaga iiso dir cadceedow
@cadceedvlogs
3 ай бұрын
Talo wacan wllo
Faro dahable.
Hooyooyinka waxaan kula talinhaa wiilasha yaryar markay qaadka bilaaban baliiqa ku dara
@NasraSamatar-kt3rb
3 ай бұрын
Tabliiq
Intaas been ayuu ka sheegay idaha ayaa ku badanba ee soo sawira kani maha reer hegobo