Wuxu Ka Faa'iidaystay Aqoonta Casriga ah Ee Wax Soo Saarka Beeraha

Wuxu Ka Faa'iidaystay Aqoonta Casriga ah Ee Wax Soo Saarka Beeraha.
Halkani waa beerta wax soo saarka ee bulaale, waa mid ka mida hormuudka beeralayda Somaliland.
#Agriproduction
#ICDF
#share

Пікірлер: 8

  • @naasirabdi4044
    @naasirabdi40442 ай бұрын

    Bataati ayaa lagu yiraa afka somaliga mahan baradho shuqul kumalahan

  • @MOALI886
    @MOALI8864 ай бұрын

    dalmar dhiirigilin iyo taagero ayuu inooga baahan yahay barnaamijyadiisu waa cajiib. shukran walal burcona kaalay

  • @Tamsim3358
    @Tamsim33584 ай бұрын

    Wow MASHALLAH they are even growing dragon fruit 🎉 well done Taiwan 🇹🇼

  • @amiraabdillahi2978
    @amiraabdillahi29782 ай бұрын

    Maa shaa Allah, beerta Bulaale xageey ku taalaa in aan soo booqdo talooyin weydiiyana waan jeclahay? Aad baad u mahadsan tihiin

  • @ridwaancabdilaahi3404

    @ridwaancabdilaahi3404

    2 ай бұрын

    Waxay Ku taalaa gabiley

  • @maahirkee3656
    @maahirkee36563 ай бұрын

    Meeshay kutaalaa wll beertu

  • @ridwaancabdilaahi3404

    @ridwaancabdilaahi3404

    2 ай бұрын

    Gabiley

  • @mohamedyusuf4477

    @mohamedyusuf4477

    Ай бұрын

    Waxay ku taal Galbeedka Gebiley