Warbixin xiiso badan: Socdaalkaygii Hargeysa ilaa Sallaxley By Faysal Fifa

Музыка

Пікірлер: 48

  • @Janagale10
    @Janagale102 ай бұрын

    Maansha allah dad tashaday dhul qurux badan wariye aad aan u jeclahay Somaliland allow dhawr

  • @koodbuurmediaprodaction7214
    @koodbuurmediaprodaction7214Ай бұрын

    garonka dhalinyarada halo dhiso sida ugu dhakhsaha badan

  • @Gobanimo-gy8gd
    @Gobanimo-gy8gd2 ай бұрын

    Maasha Allah Tabaaraka Raxmaan ninkaa beerta tacabkabka badan geliyey, kulmiye se wixiisu waa qawda maqashii waxna haw qaban.

  • @Johnson-gb9yf
    @Johnson-gb9yf2 ай бұрын

    qofka wariyaha waxa fiican warbixinta uu soo gudbinayo inay isku dheeli tirnaato, Laakin waxa halkan immika ka muuqda maaha warbihin wariye uu soo diyaariyey ee waxaan arkaya in uu yahay nin la kiraystay oo mucaarid u shaqaynaya. FG. WAXAAN AHAY QOF BARTAY OO JAAMACAD UGA SOO BAXAY SAXAAFADA IYO SIDA LOO DIYAARAYO WARBIXINAHA.

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman13082 ай бұрын

    Mashaa Allah alxamdulilaah qool cadayna noso gudbi warkeeda

  • @M.elmi-yh6pb
    @M.elmi-yh6pb2 ай бұрын

    Tani warbixin maha sxb waa ololahii ama camping waddani.

  • @ahmedjama8152
    @ahmedjama81522 ай бұрын

    Masha allah Faysal fifa Mahadsanid magaalada salaxley waxay u baa hantahay in wadooyin loo sameyo c/ mooge mar cagafta ha galiyo magaalada from garowe

  • @haboonadan
    @haboonadan2 ай бұрын

    Subhanallaah meesha maxa dulmi yaala. Walahay Cidagale wuu dulanyahay.

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka26232 ай бұрын

    Masakiinta xayawaanka ah Biyaha meel ugu shub ileen way ooman yihiiine. Lakin hadaad ka xidhid danbigaa adaa qaaadi

  • @Amina-ts1lj
    @Amina-ts1lj2 ай бұрын

    Mashalah wa dhuul qurux badan

  • @XusenMaxamad-je6uq
    @XusenMaxamad-je6uq2 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim87352 ай бұрын

    MAANSHAALLAH ALLAHU MA

  • @ranboo2116
    @ranboo21162 ай бұрын

    Masha Allah

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub2 ай бұрын

    Masha allah ❤❤❤

  • @koodbuurmediaprodaction7214
    @koodbuurmediaprodaction7214Ай бұрын

    salaxlay hore usocda oo dadala

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s2 ай бұрын

    Kkkkkkkkk kkkkkkkkk biyihi soo gali laha wadadi baa laga xidhay oo dad baa dagay

  • @musaali-dk8cq
    @musaali-dk8cq2 ай бұрын

    xaywaanka biyaha u baahan sida doofaarka, biyaha meel debed ah oo uu ka cabbo u sameeya si aanu beerta wax u yeelin, biyaha ha u diidina. Ilaahay baa idinku eegaya oo waa habaar idinku dhacayaa, beertu baraka ma yeelaynayso. xayawaanka waraabiya, khayr baad ka heleysaan.

  • @dahirabdullahi10
    @dahirabdullahi102 ай бұрын

    Olole dhinac ka raran

  • @galoolqudhac
    @galoolqudhac2 ай бұрын

    Somaliland❤❤❤❤❤

  • @rashiid187
    @rashiid1872 ай бұрын

    War m papaya ayuunba taqaniin War wax la cuno beera qamadi ama garow beera

  • @AKELLOSARAH-po9ib
    @AKELLOSARAH-po9ib2 ай бұрын

    Qurba joogta waxaan leeyahay gurina hargaysa ka dhiso midna salaxley Si salaxley u horumarto Dadka reer salaxley na Dadka ha soo dhaweeyaaan bes Si magaalada loo dhisto Yaan laga sheegan dadka .

  • @saacidismaaciil8685
    @saacidismaaciil86852 ай бұрын

    Marka hore waa in dadka deegaanku iyo qurbo joogtu magaalada iskaashadaan oo ay magaalada magaalada oo ay horumariyaan .talabaad dawlada waxa looga baahan yahy in ay wax ka qabtaan baahiyaha aasaasiga ah sida biyaha waxbarashada ciyaaraha.

  • @carafadcabdi9326
    @carafadcabdi93262 ай бұрын

    Walaalkay noolow faysal

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland2 ай бұрын

    Ciidagale nimaan beer lahayn waa cirka u tuur. 🤣

  • @xaqudirir244
    @xaqudirir2442 ай бұрын

    Wadani ayaa dhisi madama intii horomarka jecla iskugu tagen waa laga gudbi suldan muuse iyo exdisa

  • @asiyahmed-cs3ft

    @asiyahmed-cs3ft

    2 ай бұрын

    Hore aysy u dhisi lahayeen ,ciro golaha wakiilada ayuu joogay 12sano ,xirsi 7sano ayuu madaxtooyada fadhiyey ,burco oo uu ka soo jeedo caday muu geyn ,maxamuud xash 5 ayuu madaxtooyada haystay dhulkii iyo ciirkiib wuu iibiyey

  • @nuurnuuraan8624

    @nuurnuuraan8624

    2 ай бұрын

    Ciro wa tuug isaga iyo inta kula jirta xisbiga

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s2 ай бұрын

    Musqula hanalo dhiso iyo dakad kkkkkkkkk

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf62112 ай бұрын

    Dadkii salaxaleya baa ayaan fahamine niidamaka Dawalaade Tusalee ahen cabdi casiisia caagawaynee ninkas mataale

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab30182 ай бұрын

    Kkkk kulahaa kenya kenya ma waxay ku taalaa kilidhka 5aad

  • @koodbuurmediaprodaction7214

    @koodbuurmediaprodaction7214

    Ай бұрын

    warunti berigi hore wadadan ayan lamari jiray xamar ayay halka kagasha kadib ilaa nayrobi

  • @amranyasin6840
    @amranyasin68402 ай бұрын

    dadka mahan idey dowlad un sugan waxa laraba ine shacabka wax yabaha yar yar qabsadan midakale lacagta inta la eg ee lagu bixiye dhamka shan ceel baa lagu qodi kara ceel riig ah waliba maxaa qaldan

  • @KHADARKHAN4165
    @KHADARKHAN41652 ай бұрын

    Salaxay roob helay

  • @maxkamadasare2067
    @maxkamadasare20672 ай бұрын

    waligood ba reer salaxley iyaga sameysta mab oga iney dawladi jirto halka ay dawlada caawiso dadka kale sida gabiley saaxil

  • @G.M820
    @G.M8202 ай бұрын

    Xaqiiqatan xukuumaddihii kalla danbeeyeye aad iyo aad ayey u hagradeen degmadda Salaxlley dadka degaanka dhanka siyaasadda ugu jiraana waa kuwo aad iyo aad u liita oo maxaan cunaa moyaane aanay xisaabtaba ugu jirin horomirinta degmadoodda ilaa iyo inta ay joogan kuwaasi guuli maqan oo dayac waa halkiisa waxa aan dadka degaanka ugu baaqayaa inay si togon oo cad ulla xisaabtamaan kuwa siyaasad ahaan ugu magacaaba degmadda hadba xukuumadda joogta sidoo kalle dadka degaanku waa inay iyagu dantoodda gartaan halka ay ku jirto oo aanay iskaga sacabo tumin hadba nin danlehe balse ay iyagu hormariyaan waxa ay doonistoodu tahay oo ay kulla xisaabtamaan xukuumadda jirta codkay siiyen iyo cashuurtii laga qaaday in wax qabad loogu soo celiyo. Halka degmadu ka dayacantahay waa dhanka shacabka ku dhex dhaqan waayo nin aan hadal habartii qadisay ayey ahayd xikmad Somaaliyeed. Dadka waxa bartay ee degaanku waa inay fadhiga ka kacaan waayo sidani si maaha. Ceeb iyo foolxumo ka wali ma jirto wallahay aad iyo aad ayaan uga xumahay xaalka degmadda Salaxlley

  • @xaqudirir244
    @xaqudirir2442 ай бұрын

    Dawlada kulmiye waxay xoga iskugu gaysay gabilay oo aan xoolo lahayn

  • @asiyahmed-cs3ft

    @asiyahmed-cs3ft

    2 ай бұрын

    Gabilay iyada ayaa dhisatay magaladeeda hadii ay gudo tahay ama dibad tahay waligeed waxay ahay deegan beers iyo xoolo dhaqato ah ,damka keliya ayay xukumadu u dhistay ,laybareeriga ,xananoyinka jamacadaha ,scoolada inaab dadkooda qurbaha ayaa dhisay qof iyo 160 dolar ayay bixiyaan sanadkii oo aanay ku jirin ciid, rabadaan ,gudo ito dibad wanay dhisnay ,lakiin salaxley imika ayay degaan balaadhsn noqonaysaa ,doorta dadka dhamamka iyo riigag idiin dhisay inay dacad iidin yihiin ,maxaa idinka galay qabiilkiisa ,daba gal ku sameeya ,mee dadkii aad dorateen ,

  • @AKELLOSARAH-po9ib
    @AKELLOSARAH-po9ib2 ай бұрын

    War dadka deegaanku hanisku tashadaan xaga wax barashada .dadkan meesha dawlada u joogaa wa calooshooda u shaqaytayaal aan hadli karin .kaliya ka fakira mushaharkooda wax bulsho ahna aa. Ka fakirin . Reer salaxlay doorta qof baahida xor ka ah oo deegaanka u hadli kara Boodhinka dhalinta gaaroodi halagu wareejiyo cid danbe iyo dawlad danbe yaanay aaminin ismu tashada .

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq95142 ай бұрын

    Muse waxba lagama faa'iidin oo ahayn unu dadka isku diro silanyo xita wu dhaamay wayo wadadi cerigabo iyo burco iyabu dhisay

  • @Abdulkga
    @Abdulkga2 ай бұрын

    Wax kasta dawlad lagama sugo, dadaal shacab ayaan jirin oo aad liita. Ina Maxamed Iid (Telesom) 10 million oo dollars ayuu geliyey daar xun oo 10 sano la dhisaayey, welina qabyo ah. Haduu 3 million Salaxley ugu deeqi lahaa, waxa ay u dhisi lahayd wadada burbursan, dhaam biyood tayo le, library, hospital iyo weliba schools. Waana lasoo degi lahaa oo way camirmi lahayd. Cidagale weyne maxaa ku dhacay ?

  • @saacidismaaciil8685

    @saacidismaaciil8685

    2 ай бұрын

    Waa run taa sxzp haddi ay dadka deegaanka iyo qurbuhu iskaashadan oo ay magaalada la camiro,intaas ka dibna dawladu ay wax ka qabto adeegyada bulshada mudo koobaan ayey ku noqanaydaa magaalo weyn.Tusaale ahaan waa in uu guri ka dhistaa oo dagee suldaan daa ud,cade gude,ina❤iid si ay dadku tusaale ugu noqdaan from Arabsiyo

  • @salmaali2807

    @salmaali2807

    2 ай бұрын

    Meedey cashuurtii madaarka iyo sayladu??

  • @ayanabdi7884
    @ayanabdi78844 күн бұрын

    Foolish journalism he is.advancing.somebody propaganda

  • @maxkamadasare2067
    @maxkamadasare20672 ай бұрын

    waa ina gobol lag dhigaa hadey tahay dagmooyinka ugu da da waye somaliland

Келесі