Faysal Fifa

Faysal Fifa

Пікірлер

  • @inacarab2353
    @inacarab235325 секунд бұрын

    Suldaankeyga ❤

  • @salahjuma4313
    @salahjuma4313Сағат бұрын

    muuse jaahil ciil qabe wax kasta uu kursiga ku fadhiyayo u dhaqaaqi JSL shaqadiisa maha die waa kursi jacayl

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland4 сағат бұрын

    kalmadda "Difaac" ayaynaan isku si u fasiran karin. Ayagu difaac waxay u yaqaanan inay dhabarka soo jeediyaan. 🤣

  • @abdulraven4970
    @abdulraven49704 сағат бұрын

    Inakaahin waa nin marqaansan 24 saac maskaxdiisu waxay ku fadhiisatay 1994 mana aaminsana somaliland lawada lee yahay

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel86577 сағат бұрын

    Allaaya cisag snm dhawr qof may ahayne mahwiha reer isaaq oo u dhamaa lkin adeer ina kaahin hala yaabine eh wuxu ku hadlaan jirin ee haku aakhiro seegina plz

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel86577 сағат бұрын

    Jisaakalaah ilaahay bn qaldamin❤

  • @awiladen7814
    @awiladen78149 сағат бұрын

    Hhhh laangab laga adkaday iska nac naclee inagumed yohow🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @asizmohamed5869
    @asizmohamed586912 сағат бұрын

    Inaga qabo shaydaanka

  • @asizmohamed5869
    @asizmohamed586912 сағат бұрын

    Fariid,walee waa runtaa

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk13 сағат бұрын

    Ninkani runta ayuu ka hadley waxan leeyahay ina kahin iyo buuni kulmiye ha ugu dhaarto iney wasiiro qaran yihiin intaa awdal iyo salal waxa laga sheegayp weli muu tagin wasiirkaa arimaha sheeganayaa waar ninyohow shaqadaada qabso

  • @user-wg4tz6cd1g
    @user-wg4tz6cd1g13 сағат бұрын

    Adeer Cid gaaara ba iska jamhuuriyade wax la kaalay adigu ama iskaga tag meesha

  • @husseinaliabdillahi4279
    @husseinaliabdillahi427914 сағат бұрын

    Masha allah samatar waxad tahay ehlu jano insha allah khayrbadanban n ku rajaynaya nin sharaf illahay ku ag leh ayad tahay bani aadam waxba ma sheegayane

  • @alhudaquraancenter1635
    @alhudaquraancenter163514 сағат бұрын

    Eng Abdiqaadir waa nin adag runtii

  • @awiladen7814
    @awiladen78149 сағат бұрын

    🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud97514 сағат бұрын

    Hhh 1924tii baynu taagan nahy buu yidhi

  • @khadarcilmi4516
    @khadarcilmi451614 сағат бұрын

    Waar Maan laga fikirin reerka sidaa loo dhisayo inay il iyo carrier ku dhacaan waamaxay caqligani subxaan allah

  • @MinaadOrganisation
    @MinaadOrganisation15 сағат бұрын

    Masha-allah waa guul qaranka usoo hoyatay masha-allah

  • @ApdiladiifXasan
    @ApdiladiifXasan15 сағат бұрын

    Waxa ciyaaray ma heerka sedexaad

  • @ahashi7828
    @ahashi782815 сағат бұрын

    Mohammed kaahin iyo Ehlunaar Muuse biixi SNM May ahayn waayo haday yahiin SNM kuma dhiiradeen umadii ay laayeen 1994kii waa TUUG aan rabi iyo rasuul toona ka xishoon 35years maanta waanu aragnaa Somaaliland dabka ka qiiqaya ee ilaa maanta dadkii Hagi lahaa hortaagan 😭😭😭😭

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el15 сағат бұрын

    Abdi samad, Nin hyonis Mse, cabdale Geologiste ahaanjirey

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib202815 сағат бұрын

    Waxaa oo dhan muuse baa rabay inuu kursiga sii fadhiyo laakiin dhulbahante baa fashilay oo dhulka jiiday oo oog geeyey weli beluu wada iyo dagal sokeeye

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib202815 сағат бұрын

    Iidoor waxay ku waasheen Ina khaliif xagee jooga tolkii buu racay ma madaxa miyuu idin fadhiistay waar dantiin garta oo hore u socda

  • @Burcawi24
    @Burcawi2415 сағат бұрын

    Taasi waa run ninkasi tolkii buu raacay ee inaga daaya isaaqow

  • @suldaanaxmed39
    @suldaanaxmed3915 сағат бұрын

    WAASABTADI AYAAY UBURBURTAY

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib202815 сағат бұрын

    Wuxuu ku waashay wadani iyo Kala qaybin qabaalad cunfi duli nimo Taylor beena waa dila shafka ku dhufta duliga waxaa dhacay isagaa dhigay

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib202815 сағат бұрын

    Kaahin waa nin waalan oo dhiig qaba oo bilaa caqliya mee qaranku ma kuu jebiyey oo jooga oog waar dadka ka aamus oo khajil bilaa iiman ba tahaye

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn16 сағат бұрын

    INA KAAHIN GAADHI MAYSIDE MA WAXKALE O AADKU QADAYSO AYAD WAYDAY..WAR XISHOD

  • @mcnncm1318
    @mcnncm131816 сағат бұрын

    Qaranka waa kuwii aad buurta gacan libaax ku disheen askarta somaliland

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril589916 сағат бұрын

    Ina Kaahin waa stupid munaafaq benaale ah

  • @user-oz4pq3ei4z
    @user-oz4pq3ei4z16 сағат бұрын

    ninkani run buu sheegayaa

  • @user-oz4pq3ei4z
    @user-oz4pq3ei4z16 сағат бұрын

    ciidanka qudhmiye yaa jabiyaye doqoniimada iska daaya ciro ma ciidankuu xukumaa

  • @user-ui7ff4rq5l
    @user-ui7ff4rq5l17 сағат бұрын

    Adeer xoolaad tahaye maxamad kaahin waa ninkii 4raad udamqada dadkiisa kaniwaa doqon kkkkk 6:51

  • @Burcawi24
    @Burcawi2415 сағат бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkkk geenyo shaaximan baad noo xayaysinaysa

  • @hah7064
    @hah706417 сағат бұрын

    Caqliga ha waayin.

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura1017 сағат бұрын

    Ciidankii Wadani dhabar jabiyay ee cirro ka shaqeeyay in isgaadhsiinta laga gooyo. Ciidankii budhcad Cirro gurigiisa ka abaabulay oo gacsnlibaax saaray intay jidgooyo ku laysay maydkoodii kuwii madaxa iskaga taagay ilaaladii Cirro ahaayeen ayaa cawaawibkeedii uu marayaa Wadani oo doorashada hortaal

  • @Burcawi24
    @Burcawi2415 сағат бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Muuse fashilu

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein27217 сағат бұрын

    Mujaahidokani hadal cadaa ma habaryoonis baa mise Ciidagale tolow libaaxyadii

  • @user-wz3gf5bp3k
    @user-wz3gf5bp3k16 сағат бұрын

    Waa habaryoonis isaxaaq

  • @suberh8985
    @suberh898517 сағат бұрын

    Kani cid u jawaabta ayuu la'yahay taasaa u sabab ah inuu hada halkan isa soo galluubl oo uu mantago. Waat niyow cidiba war kuuma hayso ee ha is daalin

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus681517 сағат бұрын

    ADEER SNM MABAAN DHALANE JAMHUURIYADDA SOMALILAND WAA DAL XORA

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein27217 сағат бұрын

    Aabahaa doqoniimada ka was , anba maan dhalan hadana taariikh walba waan la socdaa kkkkkk waxbaa la akhriyaa sxb ha iska soo dhali weynaane, wadani ku soo biir sxb

  • @ahmed_ali_buur411
    @ahmed_ali_buur41117 сағат бұрын

    Suldaankayga

  • @sultanc.kariim9366
    @sultanc.kariim936617 сағат бұрын

    Run waynaa ina kaahin hala nasiyo

  • @hoododiriye2215
    @hoododiriye221517 сағат бұрын

    Run,TU,Raga,waa,ka,nixisaa,wax,se,mayeesho

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty840418 сағат бұрын

    suradaha ha la dhamaystireee iskagabilow adigu horta oo runta wada sheeg sideeda hakala reebin please !!!!!!!!! from saylac

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty840418 сағат бұрын

    wax badan waad saxday lakin intii mucaaridku garab iyo gashaan u ahaayeen khayinkii cabdirasaq khalif iyo kuwa calamada sita aad idinku culays warbaayinta saarteen ku kala jabissen midnimadii umada uga dhigteeen in qabil maalinkasta jiro dhulbahateena si gaar ah xukumadu u beegsanayso !!! kulmiye maalintii Dahir Rayaale la sigay ee daroodismigu u tashaday iyaga xukumada ka xagjiray difaaca qaranka iyo jiritaanka umada somaliland . Dahir rayaale ayaa afkiisa ka sheegay halka idinku oo isla isaaq ah aad ciidamadii layssen kuwo communications ka jarteen ku kaleh qabiil ugu yeedheen qaar lacagtii ay dowladu siinaynay tu ka badan ku qarqissen . Runta halawada sheego xirsi miyaanu afkiisa ka qiran inu cadowga u dhuuntay isago og inu sharciga jabinayo miyaanu shirkii heritage oo calamiya ka dhex qiran kolkay cadowku kashifeen camaradaha hortooda ???? issaqow walidkiin la cadaab masajidka ciyaarta ka daaya isma dhaantiine . wadanka ma issaq ayaa difaacay lascanood ? runta halasheego Cise/ Samaroon kaalintay ka qaateen kolkii isaaq dagaalka dhexdiisa Habar Awal/Garxajis isku dilayeen Goojacade wixii ka dhacay ? maxa samaroon iyo cise ila wareegeen hogaanka ciidanka oo kolkay arkeen inaan taliskii lala xidhiidhi karin ay u gaadheen qaraarka soo bixitaanka iyadoon amar laga helin taliska iyo madaxtooyada ? Yaa hubkii ugu badnaa badbaadiyay madaaficda goobta qoryaha waawayn iyo gawaadhida gashaaman , Afgaduud no ??? waar runta ama wada sheega ama nagadaa gos-goska !!!!!! from saylac city somaliland republic

  • @hah7064
    @hah706417 сағат бұрын

    Kaalintiina iyo guulihiina maxaad uga gabataan inaad sheegataan hhhh.

  • @Burcawi24
    @Burcawi2415 сағат бұрын

    Suleekha inader inaga daa warqadaha dhaadheer eed soo qorayso laxyahay😂😂😂

  • @Burcawi24
    @Burcawi2415 сағат бұрын

    @@hah7064ilko yaray kow

  • @Wadani1988
    @Wadani198818 сағат бұрын

    Mashlaah suldaan mänta ku arkee mashalaah

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q20 сағат бұрын

    Masha allaah illaahay ha dhawooro soomaaliland 🇭🇺❣️

  • @user-rg1ef2vr1l
    @user-rg1ef2vr1l21 сағат бұрын

    Intaasi buu u socday

  • @sahnim7481
    @sahnim7481Күн бұрын

    Ninkani Marku hadlayey Sidhaba ayuu hadalkiisu utabanayey dadka, Maxayeley Runbuu ku hadlayey, murugona way ka muuqatay.

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272Күн бұрын

    Nin baasto cunay muxuu feedh ka garanayaa

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r12 сағат бұрын

    baastaba laguma cuno hargaysa ma soomali tayaani baad mooday

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein27210 сағат бұрын

    @@user-sz7sn2rv9r wax kaleba ma cunaan iyo roodhi yaroo qaraxa, meeshu cunto malaha, ceerigaabo baaa dhaanta kaabash baradho tomatoes fresh salad farsuug saytuun iyo hilib idaad baan ka soo dhergay beri aan tegay, ma xasuusataa beri hargaysa hilib dameeraad lagu cunay huteel arabku lahaa D

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272Күн бұрын

    Reer hargeisa feedh ma yaqaanaan sidii hablaha bay tantoomo isla dhacayaan

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r12 сағат бұрын

    Haday reer hargaysa garan waayeen maadaa yaqaan

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209Күн бұрын

    Salaamku calaykum mr bulbul ilaahaw noo rumee erayaddaa dhaxal galka ah iyo saaddshaa fiican

  • @hagarman5370
    @hagarman5370Күн бұрын

    Ma hadaad.ey na dhaqataan

  • @Cajabo
    @CajaboКүн бұрын

    Maashaa Alaaha waad mahadsantahay sifiican baad uhadashay

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883Күн бұрын

    Horaa Langugu Gabeye Iidoorsalfududa Wuxuusugayo Muudhowro😂😂😂