Saylada cagaaran ee magalada lafaruug ee degmada madheera ee gobolka Saaxil

Пікірлер: 27

  • @Syfyany
    @Syfyany15 күн бұрын

    Allahayow nimcadaan u dhiibo oo u ducee, Alxamdulilah

  • @sadoroble7229
    @sadoroble722913 күн бұрын

    👑👑👑Mahadsanid huuno

  • @shukrihabane2013
    @shukrihabane2013Ай бұрын

    This is my dream life ❤ masha Allah tabarka thank you

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815Ай бұрын

    BANKII WADHKA LAFARUUG CITY MAGAALADA AAN KU DHASHAY MAASHA ALLAH 👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9rАй бұрын

    Maasha Allaah Markasta yidhaahda Masha Allah

  • @user-pp2bo3ly3p
    @user-pp2bo3ly3p3 күн бұрын

    Mansha Allah cadceed wad mahadsantay magalada lafaruug wa magaalo an kaso jeedo AHU abahay ba ku aasan waxan ka slmya sxb Toronto Canada aad ban ula dhacay wlh

  • @s-hayna6421
    @s-hayna6421Ай бұрын

    Waa ilaahay mahadiii

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069Ай бұрын

    Mansha Allah Somaliland Gul AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲💪🏾💚▪️❤️💪🏾

  • @Akvlogs_2023
    @Akvlogs_2023Ай бұрын

    Mashallah muqaal quruxbadan ❤

  • @hibonour9657
    @hibonour9657Ай бұрын

    Maashallah tabaarakallah illaahay swt haynoo siyaadiyo nimcada ameen yaarabi

  • @faysalyusuf934
    @faysalyusuf934Ай бұрын

    it's beautiful, muse biixi yu arag beertan, beerito ku qaabsan,

  • @ahmeddhamac3288
    @ahmeddhamac3288Ай бұрын

    Horta waxey aheed inaad weydiiso sidee ku baxey magalada mgaca lafaruug?

  • @muusemaxamed1116
    @muusemaxamed1116Ай бұрын

    Waa dhul ilaahay barwaaqo dhigay maashaa allaah

  • @user-fb7or3ej2g
    @user-fb7or3ej2gАй бұрын

    MashaAllaah ❤❤❤

  • @theps4pro49
    @theps4pro49Ай бұрын

    Waad mahadsantay walaal, illaa markaad bilowday waan kula socday aad ayaan uugu faraxsanay halka aad soo gaadhay. Jazakallahu khayran for this beautiful video

  • @ugbaadmohmed247
    @ugbaadmohmed247Ай бұрын

    Mashallh❤

  • @dahabo319
    @dahabo319Ай бұрын

    Masha allah dhulkena nimcaa fadhida😍

  • @icecreamgiroontheline
    @icecreamgiroonthelineАй бұрын

    Shinbirka waxalo yaqana deganka Faa Lafa rug waxan maqli jiray saystunka ugu macaan aya kabaxa

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yzАй бұрын

    Waaaaaaw muuse tusa waa waxqabadkii muuse. Kkkkkkk

  • @Buurta
    @BuurtaАй бұрын

    lafaruug maxay kula baxday

  • @axmeddaahir9459
    @axmeddaahir9459Ай бұрын

    Isha cadawgu inaga dayran hayska sheeg sheegina

  • @halimadirie5301

    @halimadirie5301

    Ай бұрын

    Mashallaah

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4miАй бұрын

    iibkaas waa xaaraan

  • @AbdiraxmanMukhtarawgeedi
    @AbdiraxmanMukhtarawgeediАй бұрын

    Kkkkkkkk boqor bustale

  • @Mrmjxirsi
    @MrmjxirsiАй бұрын

    Jaamac weeye ninkaa

  • @NasraSamatar-kt3rb
    @NasraSamatar-kt3rbАй бұрын

    Waar xamarta bisaylka lagu cunaa waa macaan dhanaan

Келесі