DAAWO Sheekh Umal oo Si Kulul uga Hadlay Doodii Sodohda ee Universal TV iyo Sharciga islaamka

DAAWO Sheekh Umal oo Si Kulul uga Hadlay Doodii Sodohda ee Universal TV iyo Sharciga islaamka
sheekh umal,sheekh umal suaalo iyo jawaabo 2021,sheekh umal mowliidka,sheekh umal iyo suufiyada,sheekh umal 2021,sheekh umal tafsiirka quraanka,sheekh umal oo nabiga caayay,sheekh umal suaalo iyo jawaabo galmada,sheekh umal furiinka,sheekh umal qisooyin,sheekh umal tafsiir surah fatiha,sheekh umal tafsiir,sheekh umal suaalo iyo jawaabo,sheekh umal khudbadii jimcaha,sheekh umal muxaadaro mp3,sheekh umal tafsiir quran,sheekh umal gudniinka,sheekh umal salaada

Пікірлер: 184

  • @AbdulBashir-wv9nf
    @AbdulBashir-wv9nf2 ай бұрын

    Alah hakubarkeyo sheikh umul for your good explanation

  • @farhanmohamed5935
    @farhanmohamed59352 жыл бұрын

    Jazaka laah sheikh

  • @yalibana6172
    @yalibana61722 жыл бұрын

    الحياء من الايمان Universal should stop airing Domestic debates like this to the masses. This is not your expertise and and our society is not Western where they debate everything جزاكم الله خير الجزاء شيخ Umal For showing the clear Islamic perspective on these private household matters issues

  • @ducaysanemohamed6627
    @ducaysanemohamed66272 жыл бұрын

    jazaakalaahu qeer ilaaahay qeer haku siiyo

  • @user-pc1gc1sd7g
    @user-pc1gc1sd7g2 жыл бұрын

    اللهم إني أسألك حسن الخاتمة يارب العالمين اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله

  • @mohamudsuleiman3538
    @mohamudsuleiman35382 жыл бұрын

    Wiilashaas iyo gandhahuba maskaxda ayaay kajiranyihiin caqligooda allaha usooceliyo dhaqanka islaamkuna allaha tuso inshaallah

  • @averyj5446

    @averyj5446

    2 жыл бұрын

    dhaqanka islaamku ragu ka jiraa? Somalia 30 sano ayaa burbur lagu jiraa dil iyo dhac, hablahan yar yar hadal ay iska yidhaahdeen maaha in lagu mashquulo, xitaa lama guursan, orod ka dhaadhici tuuktan dalka burburinaya diinta aad sheegaysid

  • @ugbadomar5881

    @ugbadomar5881

    Жыл бұрын

    @@averyj5446hagafin dinta islamku gabadha muslimada xaqeda way dhamaystirtay mel uga rona majirto wll

  • @MohamedAhmed-hk1rv
    @MohamedAhmed-hk1rv3 ай бұрын

    جزاك الله خيرا

  • @FadxaMaxamuud-rc9qm
    @FadxaMaxamuud-rc9qm14 күн бұрын

    waa runtii sheekh maxamed cabdi umal ale hakuxiftiyo runta usheeg dumarka wareeraw❤

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad41572 жыл бұрын

    Sheekhaw Allaha Noonaxariistee ishiisa laga Arkaa ushiisa lagutumaa

  • @qqaran9846
    @qqaran98462 жыл бұрын

    Alahum acisul islam walmuslimin dumarow wad hoogten hadi ad qadacdan dintina od harer martan Dintina iyo dhaqankina

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah60942 жыл бұрын

    MASHA ALLAH jizakalah walal❤️ 👏👏 INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍🔑.

  • @aminafaisal2805
    @aminafaisal28052 жыл бұрын

    Our people are getting messed up, subhanallah no matter what your Mather do no can mistreat . Treat your mother law like your own mom.

  • @user-hu6pb6uh5y

    @user-hu6pb6uh5y

    6 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @user-cc9sv8cu6x

    @user-cc9sv8cu6x

    2 ай бұрын

    ​@@user-hu6pb6uh5y❤

  • @abdirahmanfurreh5057
    @abdirahmanfurreh50572 жыл бұрын

    Universal Tv waa in laga saaraa somaliland... in dood noocan ah Hargeisa lagu Qabto waa danbi weyn... diinteenaa lasoo weeraray walahi

  • @xaawobarkhad7403

    @xaawobarkhad7403

    2 жыл бұрын

    Thank,100$

  • @abdimaajidbashir282

    @abdimaajidbashir282

    2 жыл бұрын

    Not Only Somaliland Meel kasto oo somali joogta Waa in laga saara

  • @Xalimo33
    @Xalimo332 жыл бұрын

    Allaaha yaxfadak sheikh

  • @safiya9170

    @safiya9170

    Жыл бұрын

    0

  • @gaafowgaafow
    @gaafowgaafow2 жыл бұрын

    Waadumar guurwaayay kuwa qaabkaas uhadlay ama been ayaykatahay Mahdsanid shiiqow warka waacadyahay

  • @averyj5446

    @averyj5446

    2 жыл бұрын

    been baad sheegtay walee, boqol rag oo doonaya aaaa jira, orod ku mashquul ragan tuukta ah ee dalka 30 sano burburinayay, caruur yar oo iska hadlay maaha in Aad ku mashquushid

  • @PoppieRooi
    @PoppieRooi23 күн бұрын

    Thanks my brother

  • @aminamaye8166
    @aminamaye81662 жыл бұрын

    استغفر الله واتوب اليه

  • @CismanCabdiraxman
    @CismanCabdiraxmanАй бұрын

    JAZAKA ALLAH SHEKH UMAL ILAAHAY HAKU BARAKEEYO ADIGA QOYSKAAGABA

  • @sahracr1073
    @sahracr10732 жыл бұрын

    Tan ilaahay ha u naxariisto naag ma aha

  • @khadardayib317
    @khadardayib3172 жыл бұрын

    Xafidahu allah

  • @PoppieRooi
    @PoppieRooi23 күн бұрын

    Allah AK bar

  • @IdilIbrahim-ty5oz
    @IdilIbrahim-ty5oz24 күн бұрын

    Walaaxawlu walaaquwatu tana manodhimaned

  • @sowdabiryar6264
    @sowdabiryar62642 жыл бұрын

    waa sheekadi coldoon lagu xiray gabdhan waxay ka mid tahay gabdhii dhigan jiray school abarso ee ku jalya har geeysa hargeeysa tan ineey soo socto anigu wan ogaa iyo waxa ka xuun

  • @calicabdirahman3868
    @calicabdirahman3868 Жыл бұрын

    Maashaa allaah

  • @crashiidmohamed992
    @crashiidmohamed99224 күн бұрын

    سبحاناللة

  • @amanaahmed8405
    @amanaahmed84052 жыл бұрын

    Maash Allaah sheikh Cabdi Maxamed Umul Jzkl kheer badan jumco mubaarak

  • @mohamedabakar7608
    @mohamedabakar76082 жыл бұрын

    Mashaalah jawabtashekh . Tani waamidlobahna

  • @saidawad4435
    @saidawad4435 Жыл бұрын

    Sh umal. Maasha allah. Thanks

  • @mohamedibrahimhayowmohamed2040
    @mohamedibrahimhayowmohamed20402 жыл бұрын

    Subaxaanallah Dadka marka eysan diintoda waxba ka garanwynin wlh waa dhib waxuu alle qurankiisa ku shegay hadii ba ey kula fududatay ilaahey ha idiinso hanuniyo Alle dambi dhaaf weydiisto

  • @roodamaxamed
    @roodamaxamed2 ай бұрын

    Sheekh ra bike barakeyo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @faisajama558
    @faisajama5582 жыл бұрын

    تبارك الرحمن

  • @yaasiinfaqay8050
    @yaasiinfaqay8050 Жыл бұрын

    اللهم اني اسالك العفو والغفران

  • @cumarcaliducale1907
    @cumarcaliducale19072 жыл бұрын

    Gabadhani waxbaa udhiman sohohdeed diidaysa

  • @hindacumar8091
    @hindacumar8091 Жыл бұрын

    1.Manager Those people who are responsible for carrying out major activities of management(management activities

  • @DeeqoLuul-ck3oi
    @DeeqoLuul-ck3oi21 күн бұрын

    Wll ku sali nabigaa scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @fadumo4024
    @fadumo4024 Жыл бұрын

    Shiikhaw Allaah yaxfidak Muskilada nahaysata hadaanu dumarka dumarka mahayno ninkaas hogaanka guriga ah inyar maahee marka gabadhii intagurigii ehelked laga saaro ayaaninkii dayacay tii Carartay mahee tii kusamirtay Caruurti ay dhashay iyo isagoo tuug aad umalayso ayay ku wareertay hooyadii iyo hooyadeed midna meel umuu samayn ninkaasi Sheekh reermiyigaa dhama Reer magalka gabadhu guri gooni ah xaqbayledahay hooyo waa hooyo iyadu markasta Xaqeeda wayleedahay naagtuna waa akhlaq xumo inay Sdohda dhibto

  • @afgobeedle
    @afgobeedle2 жыл бұрын

    Xafidul laah yaa sheikh.

  • @hidayomire
    @hidayomire21 күн бұрын

    Sax shiiq umul

  • @abdourahmanguesaleh7954
    @abdourahmanguesaleh79542 жыл бұрын

    Macha allah......mahadsanid cheick noloow....vs avez très bien parlé et c'est la vérité...

  • @hafsasheikhabdi8122

    @hafsasheikhabdi8122

    Жыл бұрын

    ماشاءالله تبارك الله

  • @XaliimoYusuf-mv4gt
    @XaliimoYusuf-mv4gt8 ай бұрын

    Masha allha

  • @fatimasheik8803
    @fatimasheik88032 жыл бұрын

    Naagta waxay tiri ninka hooyadii furitaan iyo ibtilo Bey sababeysaa Laakiin waxa ay naagtan maangaabta illoowsan tahay, in ninka hooyadii ay ka furi karto ayadoo aan guriga naagtan xun imaanin

  • @Ayaan_omar

    @Ayaan_omar

    2 жыл бұрын

    Stop abusing her just Wax usheg un wll qaali

  • @NurdiinXabiib

    @NurdiinXabiib

    2 жыл бұрын

    @@Ayaan_omar it's not about pushing but it's about faith

  • @ahmedqumbe3644

    @ahmedqumbe3644

    Жыл бұрын

    Waxaan kaloo la yaabay gabadha dhahaysa wiilka hooyadiis baa furriin sababaysa, ninka miyaa dalqadda haya mise qof kale waanba la yaabanahay.

  • @osmannaji4504
    @osmannaji4504 Жыл бұрын

    Subhanallah

  • @hanamohamed402
    @hanamohamed402 Жыл бұрын

    Man shallhu

  • @clqaniaxmed1191
    @clqaniaxmed119111 ай бұрын

    masha Allh Alle hanoo daayo culimada

  • @kalehussen6221
    @kalehussen62212 жыл бұрын

    🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾👍🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @hindai1680
    @hindai16802 жыл бұрын

    Asc. BarakaAllahu fiik sheekh. Yaan la guursan Kuwa sidaa u fekera. Su,aasha yaa keeney ee ka dambeeya? Ilaahey ha ina asturo

  • @sadaambollo8290
    @sadaambollo82902 жыл бұрын

    Scw

  • @qaliali3070
    @qaliali30702 жыл бұрын

    Noolow sheekh umal Jisaallakukhary

  • @Theacademichouse
    @Theacademichouse2 жыл бұрын

    Wax diinta kasoo horjeedda kuma hadlin gabadhu sheikh umal iskii buu uxanaaqsanyahay soo daawada raddintii sheikh abdi hersy

  • @user-mh4nx1ks8g
    @user-mh4nx1ks8g4 ай бұрын

    Ilaahay hakaa abaal Mario sheekh🎉

  • @sal8017
    @sal80172 жыл бұрын

    Doqomo Rag ku sheegow ma hakaas baa la idin mariyey idinkaaba halis ku jira!!! Soo xusha dumar idin maqla Hooyadaana madaxa ku qaada Hooyooyinka gabdhaha dhalay waa inay Na guryaha gabdhaha iman hadaanay Wiilka gabadha qaba idan ka haysan

  • @cabaas8626

    @cabaas8626

    10 ай бұрын

    Maxaa tahay adiga Ma naagbaa ka badantahay afkaa lagaa haraantin munaafaqadyahay

  • @cabaas8626

    @cabaas8626

    10 ай бұрын

    Caasi waalid 😒😒

  • @Limitless_enjoyablegames
    @Limitless_enjoyablegames2 жыл бұрын

    Anyone with the link to the full debate????

  • @yusufhussein4364
    @yusufhussein43645 ай бұрын

    Gabdhaha nocaan bulshadeey haleeynayaan waan laayni lahaa hadan liiqabsanen

  • @cabdiraxmaanallaale6977
    @cabdiraxmaanallaale69772 жыл бұрын

    Waa shaqada abaarso sheekadani

  • @sadaamsadaam6143
    @sadaamsadaam61432 жыл бұрын

    WAA GABDHIHII KA SOOBAXAY DUGSIGA ABAARSO WALI LAMA GAADHIN WAXAY SOO WATAAN

  • @afgobeedle
    @afgobeedle2 жыл бұрын

    Taasaa run ah sheikh abdi hersi ayaa Ku kufay arinkan.

  • @mohamedhussein6240
    @mohamedhussein62402 жыл бұрын

    How can this channel doesn't have downloads

  • @wearerddddd6862
    @wearerddddd6862 Жыл бұрын

    شيخ امل حفيد الله

  • @user-bc2ut9yn2x
    @user-bc2ut9yn2x8 ай бұрын

    الحياء زينة المراة

  • @maxamuudqamaryare2680
    @maxamuudqamaryare26802 жыл бұрын

    xaqiiq

  • @AbdulBashir-wv9nf
    @AbdulBashir-wv9nf2 ай бұрын

    The complains of this somali ground there in our relegion may thsy forget and adpted the one of europ

  • @user-pc1gc1sd7g
    @user-pc1gc1sd7g2 жыл бұрын

    استغفر الله العظيم واتوب اليه من كل ذنب عملة يارب يالله يالله يالله يالله يالله يالله يالله يالله يالله يالله يالله يالله يالله يالله يالله يالله يالله يالله يالله

  • @farxiyoabdi668
    @farxiyoabdi6682 жыл бұрын

    Illaahay hasohadeyo wanag walan

  • @bashirali8044
    @bashirali80442 жыл бұрын

    Cajaa ib

  • @zeynabnoor1473
    @zeynabnoor14732 жыл бұрын

    Masha allah Sh ummal allah haku xafido xaqaad ku jawaabtay Masha allah

  • @rahmocali2942
    @rahmocali2942 Жыл бұрын

    Subxaanlaah

  • @macalimibrahim9245
    @macalimibrahim92452 жыл бұрын

    Dadkan waxa soderey reergalbeedka waxay donayaan nldhaqankii sobana inay badilaan

  • @salahhaj7402

    @salahhaj7402

    Жыл бұрын

    Haa yahuud iyo sharciga kufriga iyo gaalada ayaa dumarka ka sara mariya raga Lacnatulaahi calayhim

  • @user-lb4zy2dv3m
    @user-lb4zy2dv3m10 ай бұрын

    Gabadheeh culumadah waxbaa laga masheego hadad garanayso culumaadu xaqayleeyihiiin hadaka kumadan hadasheen eee ilaahay utowbakeen sh cafiiis waydiiso mantad aduuunka jogtaah ee cafis kadalabo

  • @CabdiRaxman-ve1bv
    @CabdiRaxman-ve1bv5 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin65822 жыл бұрын

    Waaba naag waalan naagtan kuleh anigaa guriga kamasuula yaa kusiiyay masuuliyadaa sharcigese ubaneeyay been iyo khiyaali ayay isusheegtay ninka taa aqbalayaa horta muslim iyo somali mayahay

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102Ай бұрын

    Hada waxaas baa nin xaas u ah oo uu ag fadhiyaa ilaahow ha na dulayn caqli xumaa

  • @Quman125
    @Quman12520 күн бұрын

    Ninka kaliya masuul kama ahan guriga waxa masuul ka labada qof is guursade😊

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid Жыл бұрын

    shaakhuwaa runtii dhaqan maaha

  • @averyj5446
    @averyj54462 жыл бұрын

    Sheekhu ma bilaa camal baa maxa hablo yar yar oo weli la guursan fikir yar oo ay dhiibteen ka galay, intaas oo dhibaato ayaa dalka ka jirta dil Iyo kufsi Iyo wadan siyaasiga wax walba oo xun sameeyo, kuwaa xun haka hadlo dhalin yaradda hadal yar oo iska yidhaahdeen maaha in lagu mashquulo.

  • @yusufabdirahmanjama8720

    @yusufabdirahmanjama8720

    2 жыл бұрын

    Allaahu akbar hadalkaan waa hadalkii jaahiliyada waxii diinta meel ka dhac ku ah shiikhu waa ka hadli karaa ciddii qaldanna in la saxo diinteenna ayaa qabtay

  • @averyj5446

    @averyj5446

    Жыл бұрын

    @@yusufabdirahmanjama8720 adeer ku mashquul kuwa dhulka burburinaya ee dadka nabadii u diiday. Jahiliga aad sheegaysid kaama foga adigu

  • @XaliimoYusuf-mv4gt
    @XaliimoYusuf-mv4gt8 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamednaasix
    @maxamednaasix2 жыл бұрын

    شيخ محمد عبد أمل وشيخ حسان من علماء التكفير والتفريق بين الشعب الصومالي

  • @hadanmahamed7672

    @hadanmahamed7672

    2 жыл бұрын

    تكفير؟ تفريق؟ ما مشكلتك يا هذا هل معك دليل أم أنت من الكارهين للعلماء

  • @maxamednaasix

    @maxamednaasix

    2 жыл бұрын

    نعم معي دليل

  • @zahradirir564
    @zahradirir5642 жыл бұрын

    HOOYADA ISKUULKA ABAARSO IYO JAAMACADII KUTUBTA QURAANKA GUBAYSTAY ,OGOOW HOOYO BUSTAHAAGU WAA BANAANKA,HADA KA SAAR ILMAHAAGA ISKUULKAA IYO JAAMACADA KUTUBTA QURAAN KA GUBTA

  • @halimabob9303
    @halimabob9303 Жыл бұрын

    Wilka hoyadi iyo adga hoyado no different abyo hoyo waa hoyo plz iskadaf fikrada xun

  • @bibi1aweis155
    @bibi1aweis1552 жыл бұрын

    Sa xixi

  • @xabiibosaciid
    @xabiibosaciid21 күн бұрын

    Hooyadii anaaba keenayo anoo weydiin waa hooyo mcn

  • @afgobeedle
    @afgobeedle2 жыл бұрын

    Wali may guursan tan waa fasahaad lasoodiray. Ninkii guutsaday utaalaa.

  • @mohamedabakar7608
    @mohamedabakar76082 жыл бұрын

    Taasislamka furay

  • @hawahassan8569
    @hawahassan85695 ай бұрын

    Asc sheikhow somalidi weyfasahaday waxasi ungurigi baa meel ciriri ah kagalaye waa xishod la an ee ha isku dalinine

  • @zahradirir564
    @zahradirir5642 жыл бұрын

    WIILKA HOOYADII IN GURIGIISA IDAN XAASKIISA LOO WAYDIIYO IN AY GURIGA IMAATO WAA DHAQAN GAALO ,WAXAAN U MALAYN SI ICTIRAAF LOO HELO IN SODOHA ALBAABADA LAGA XIDHO OO AY DHAHAAN SHURUUDIHII WAA BUUXINAY

  • @AbshirSiciid-pe8ck
    @AbshirSiciid-pe8ck Жыл бұрын

    Riwaayadi

  • @leylodahir9755
    @leylodahir97552 жыл бұрын

    Maxaa hoyadii hadi guriga timaado waa leyfuri maxaaa furiinka kabaqeysaaa maxaa waa cabsida laga qabo furiin mamada hoyadii ma imaan karto waa nacebeyeen

  • @user-hi6dw9qt3l
    @user-hi6dw9qt3l Жыл бұрын

    😂❤❤❤

  • @jamadahmed1518
    @jamadahmed1518 Жыл бұрын

    Kani waa laga roone

  • @user-gd8ld3zw8x
    @user-gd8ld3zw8x10 ай бұрын

    Aqoon dqrada diinta ka hesato waye ustad. Jaza’kalahu kheer axsan jaza‘

  • @omarmohamedkaliif2596
    @omarmohamedkaliif25966 ай бұрын

    Somali way forartaa miinan garan ujeedada dooda. Wa duminta diinteena iyo dhaqankeena waana gaalo waxa wada iyo kuwa is waydiinayo haday ahayn sidee baa gabadh guurdoona ubaafinaysaa inay naag xun tahay Labo sidee baa nin guur Dona inantu kadoni lahaa ogu leedahay wan xumahay hadana uu uguursani Dhamaan kuwa waxaa kahadlaya diin maleh rag iyo dumarba

  • @omerali4683
    @omerali4683 Жыл бұрын

    waa sax tas oo kale aslkeeda waa in la foowgada

  • @mrali3601
    @mrali36012 жыл бұрын

    Mowduuc aan munasib ahayn, teeda kale inaga Somali diinta iyo dhaqanka kuma dheganin markan dhul shisheeye tagno midab keena wa bedelna marka lo fiiriyo umadaha kale

  • @bowdcali6156
    @bowdcali61562 жыл бұрын

    Waad arkayseen inay buufis tahay diina shaqo kuma laha iyada iyo kuwa la mid ahi waxayna sidaa fariin gaaleed oo laynagu dayayo allah ha ha inaga qabto iyada iyo kuwo la mid ah ayaan daro weyn ayaa haysata iyadoo intaa leeg ayey garan Ladahay asaaska diinteena lama taabtaanka ah hadii la qabo ha furo ninkedu haday toobad keentana hayska daayo tvka universal cida leh waala yaqaan waa cadcad iyaga iyo jareerta dad badan ooka mid ah ayaa dhaqan xun somaliyey halayska qabto universal meel kasto oo aad jogtan waayo waa fitnoole berina waxkale ayuu keeni doonaa

  • @randamotivation1623
    @randamotivation16232 жыл бұрын

    Indha adkaa gabadha

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade4852 жыл бұрын

    War ninkii libaaxa ahaaba fadhidah

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 Жыл бұрын

    waxyaalaha qaarkood in laga laadaa dhaanto. yartaigadheh familyyyyyyyyyyyy

  • @user-px8uz8mr5k
    @user-px8uz8mr5k6 ай бұрын

    Waxa masala walat yo 🦵

  • @saidaali412
    @saidaali4122 жыл бұрын

    Sheekh runtaad sheegtey wax runtaa naagti hooyo diidan hala buriyo

  • @cabdiqaasimaaden9342
    @cabdiqaasimaaden93422 жыл бұрын

    Gabadhan waa walid inkaar weeyan

  • @abdirahmanabdi403
    @abdirahmanabdi4032 жыл бұрын

    Sheekh arinkaasi waa run dagaalkaas wuxuu nagaga socdaa social mediah tiktoka iyo waxa la midka ah shacabka halaga baraarujiyo arinkaas wa billaahi tawfiiq.

Келесі