Sheikh Umal Oo Si Adag Uga Hadlay Surwaalkii Wasiir Khadiija Ay ku Labisatay Dhowaan.

Комедия

#Sheekhumal : khadijo Diiriyo Surwalki jiifka ayay Sawir kusoo gashay iyada oo ah habar 60 jir ah halkas ayay ka gaartay Xishood la aanta
Sheekh umal maanta #wasiirkhadiijo waxba uma reeban.
la wadaag saaxibadaa
#khadijadiiriye

Пікірлер: 351

  • @QanaoSomalitvmn
    @QanaoSomalitvmn Жыл бұрын

    Sheekh umal : khadijo Diiriyo Surwalki jiifka ayay Sawir kusoo gashay iyada oo ah habar 60 jir ah halkas ayay ka gaartay Xishood la aanta Sheekh umal maanta wasiir qadiijo waxba uma reeban. la wadaag saaxibadaa

  • @esmaderiya9229

    @esmaderiya9229

    Жыл бұрын

    Ninmanka somaliyed sheeqooda iyo shaydaankoda waa isku mid waa waxa aad caalamka uga harteen Subhanallaah olol Ku dhamada insha Allah,

  • @malyunabdile9960

    @malyunabdile9960

    Жыл бұрын

    Asc shek umal Alehaw na astur Hadan waxku darsado Fikir kayga xun markii hogaan dalka iyo dadka Ilahay kusiiyay wax unoqda Lawayay ayay anshax xumadu badatay

  • @malyunabdile9960

    @malyunabdile9960

    Жыл бұрын

    Ilahay adunka ragbu uga dhigay masul Loga dhigay away shekhow ragii hogaanka uqaban lahaa hawenka iyo carurta dalka aya lawaydin wax ceshada walaga wayay raagii dinti iyo dadkiba waydayecen raga danbiga leh

  • @hulughotv4073

    @hulughotv4073

    Жыл бұрын

    @@esmaderiya9229 Adiga diinta Islamka waxbo kama aqaantid

  • @mohamedmire7660

    @mohamedmire7660

    Жыл бұрын

    Khadiija 68 Yrs Old

  • @abdirahmanmohamed5649
    @abdirahmanmohamed5649 Жыл бұрын

    يَٰٓأَيُّهَا ٱلنَّبِىُّ قُل لِّأَزْوَٰجِكَ وَبَنَاتِكَ وَنِسَآءِ ٱلْمُؤْمِنِينَ يُدْنِينَ عَلَيْهِنَّ مِن جَلَٰبِيبِهِنَّ ۚ ذَٰلِكَ أَدْنَىٰٓ أَن يُعْرَفْنَ فَلَا يُؤْذَيْنَ ۗ وَكَانَ ٱللَّهُ غَفُورًا رَّحِيمًا

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 Жыл бұрын

    Sheekh khadiijo diiriye iyo Sheekh umal waa labo Sheekh oo waaweyn Sheekh umal waa qof aad qabyaalada ugu xeel dheer waa kan oo kale midka umada lumiya shalay farmaajo ayuu duco la ag fadhiyey khadiijo wasiir ayey ahayd wuuna jeclaa maanta wuu caayayaa ilaahey adigana umada ha kaa qabto ameen ameen

  • @SeyidMaxamed

    @SeyidMaxamed

    Жыл бұрын

    Dhimo Caawa idam Alle Jaxiimana Allh Kugu Fogee Umada Muslimka Ah Rabi Hakaa Qabto Jaaifo Waayi Maysee Ninki Dili Kara Ninkaas Wuu Ubanaan Yahay Ama Gabadhi Sun Siinaysa Waa Gaal

  • @ali-nuursahal9867
    @ali-nuursahal9867 Жыл бұрын

    Allaha ku barakeeyo sheekh, ilaahay wuu ku arkaa umadan somaliyeed er islaamka ah er lagu soo duulayo diintoodii inaad ooga digto. Ilaahyna waxaan kuu weydiinayaa inuu kaa abaal mariyo.

  • @nimcoBeauty2346
    @nimcoBeauty2346 Жыл бұрын

    Sheekh Jazzakallah khayr. blse fadlan dumarka ha iswada raacin! Dumar badan baa edeb iyo akhaaqda islaamka dibad iyo guri ba ku jooga aya jira! kuwa lunsanna Rabbi hasoo hanuuniyo.

  • @Shaydanwase

    @Shaydanwase

    Жыл бұрын

    Wll Wakhtigan aynu joogno Waa wakhti ay raggu dumarka ka xishod badan yihin. Imika qoftan dumarka ee 60 jirka ah waxay tidhi "surwalka cid walba ayaa xidhan". Balse Ilahay qof walba gaarkisa ayu u xisabinaya

  • @clqanicabdul7454

    @clqanicabdul7454

    Жыл бұрын

    aamiin aamiin aamiin aamiin 🤲 ♥

  • @zahraahmed4461
    @zahraahmed4461 Жыл бұрын

    Sheeqow Allah ku xafdiyo Allah dartiisa ayaan ku jeclahay♥️

  • @ikraancawil1619
    @ikraancawil1619 Жыл бұрын

    Geesi ilahay swt diinkisa utagan habar iyo oday tuna ugahamran shukran yaa shekh

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын

    Allah kuxifdiyo Calaama shiekh mohamed abdi umada karaamo korkaaga ha ahaato ❤

  • @khadijabin8262
    @khadijabin8262 Жыл бұрын

    Subxaan allah waayaab habrihii way waasheen allah hasoo hanuuniyo amiin

  • @bowdcali6156
    @bowdcali6156 Жыл бұрын

    Allah ha barekeyo sheekha waa sheekha kaliya ee tooshka ku shida kuwa diinta neceb waxan ogayn siduu ugu jawaabay calmanigii weynaa faysal rooble iyo nuuradiin faarax sheekh dadka somali u taliyaa waa qowlaysato aan allah ka xishoonayn oo dhuuni raac ah umadiina waxay u qeybiyeen qabiil iyo qudhun l

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Жыл бұрын

    Jzakallah khayr sheekh umal ilaahay haku barakeeyo

  • @ismaanyare4179
    @ismaanyare4179 Жыл бұрын

    masha allah jazakallahu qeyr alle hku xidiyo sheqeeniyow dadkaa dumarka u badan oo diinta islaamka duraya alle intii hanuun uqoran hasoo deeyo inta kale uu alle u qorin hannunka alle ha inadhaafiyo sharkooda meelwalbay ka dhiman karan alle ka galo aamin ya allah

  • @mahamedismail3598
    @mahamedismail3598 Жыл бұрын

    اللهم صل علۍ محمد وعلۍ آل محمد كما صليت علۍ إبراهيم وعلۍ آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك علۍ محمد وعلۍ آل محمد كما باركت علۍ إبراهيم وعلۍ آل إبراهيم إنك حميد مجيد 🌾

  • @Really2025
    @Really2025 Жыл бұрын

    Sheekhay noo ducee, in Illaahay dadkaan naga qabto.

  • @aminalacay9509
    @aminalacay9509 Жыл бұрын

    Subhallah shk. Ummal waa saax

  • @clrisaaqyuusuf5469
    @clrisaaqyuusuf5469 Жыл бұрын

    Ilaahay ha kubarakeeyo shiiq habartaa ilaahayaw naga qabo

  • @abumaryan6199
    @abumaryan6199 Жыл бұрын

    Shiekh umal jazakallahu khayraa

  • @shakrabowy1432
    @shakrabowy1432 Жыл бұрын

    The best persòn ever The Most Knowledge Able and The Shinr All Created Prophet Mohamed ❣❣💫 ﷺ 💥😇

  • @abdimuuse4919
    @abdimuuse4919 Жыл бұрын

    mashaa allah ilaa ha xafido sheekha umada inta culimadadeedu nooshahay xaqana difaacayaa umadu way badbaadaysaa

  • @sabahmohamed9289
    @sabahmohamed9289 Жыл бұрын

    Subxaanalaah hadii dadkii waa waynaa waxaa samay nayaan dhalin yaradii maxay samayn illahay hayna asturo aamiin

  • @clqanicabdul7454

    @clqanicabdul7454

    Жыл бұрын

    aamiin aamiin aamiin 🤲 ♥

  • @manaaldahir7270
    @manaaldahir7270 Жыл бұрын

    Maansha alaah shekh umal eebe haku xafido

  • @leylaaliisgoowe7242
    @leylaaliisgoowe7242 Жыл бұрын

    اللهم اهدنا على الصراط المستقيم صل الله عليه وسلم تسليما كثيرا

  • @axadnaaji8153
    @axadnaaji8153 Жыл бұрын

    Mansha allaah sheekhunaa

  • @fuaadcismaan330
    @fuaadcismaan330 Жыл бұрын

    Habaar Ilaahay ha ku dhaco, dhaqan xumadaa ay waddo ayna walibana faafinayso Alla dambi weynaa!

  • @ayanabdirahman2534
    @ayanabdirahman2534 Жыл бұрын

    Alow qaatumada noohagaaji adaaweyne alow sheq maxad cabdi umal cimrigiisa dheree cafimad waro sii yaa rabii

  • @mohaahassan9156
    @mohaahassan9156 Жыл бұрын

    قال الله تعالى(ان الذين يحبون ان تشيع الفاحشة في الذين ءامنو لهم عذاب اليم في الدنيا والا خرة والله يعلم وانتم لاتعلمون)

  • @hufanmedia7986
    @hufanmedia7986 Жыл бұрын

    khayr.alle ha siiyo sheekha faasiqiintii meel walba wy buuxiyeen

  • @dekaomar3864

    @dekaomar3864

    Жыл бұрын

    Man sha allh alle ha ku xiftiyo sheekh

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 Жыл бұрын

    Haaaaa waa runtaa walaahi waana saas nafteeda qeer badan Allaha ku siiyo

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 Жыл бұрын

    Ilahay hasohanuniyo hadey hanun lehen Ilahay umada hakaqabto

  • @reercaligamaan714
    @reercaligamaan714 Жыл бұрын

    Weli Soomaali waxay fahmi la’dahay in duulaan lagu yahay oo dhan walba ah. 1. Duulaan dhulka, cirka, badda iyo hawada. 2. Duulaanka dadka ah, oo lagu ugaadhsanayo haldoorka. 3. Duulaan diinta ah 4. Dukaan dhaqanka ah 5. Duulaan beeraha iyo khayraadka wadanka ku jira.

  • @maxamedsamter4185
    @maxamedsamter4185 Жыл бұрын

    جزاك الله خيرا وأحسن الله إليك شيخنا الفاضل العالم الرباني

  • @ebadoyonis7931
    @ebadoyonis7931 Жыл бұрын

    Allaha xifdyio sh umal

  • @maxamedxasanfaarax7020
    @maxamedxasanfaarax7020 Жыл бұрын

    Ilaahay haku xafido

  • @hassanguedi7203
    @hassanguedi7203 Жыл бұрын

    Xaqa kudhimo sheikh umal Allah kuxiftiyo

  • @mamaqarankacaan8229
    @mamaqarankacaan8229 Жыл бұрын

    waa sax shiikhow waxkasta oo aad halkaas kusheegtey waa xaqiiq laakiin waxbaad katagtay horta inaad ereyga habar isticmaasho waa laga quruxbadanyahey hadal culimana maaha tankale hadii aan wadankayagii rag duminin, caruurtii,nalagu dayicib,qaxoonti aanaan noqon,dunida aanaan dawarsan,agoon aabaleh aanaan wada dhalin, kii nakufsaday ee nadiley aan qabiil Lagu difaacilaheyn waxaan oo dhiba maanaan geysaneyn dhismana hoose baa laga bilaabaaye sagxadoo madhan saqafka lamataago .

  • @saidhashi2856

    @saidhashi2856

    Жыл бұрын

    Midkee idiin roon in aad adunyada ku dhibtoootaan iyo in aakhiro cadaab Alle mutaysatan??? Miyadan maqal umadihii hore ee Muslimiinta ahaa qaar kamida in inta god loo qodo la oran jiray diinta Islaamka ka noqda ama minshaar aya la idinku kala jaraya. Markaas ayey dooran jireen mishaar in lagu kala jaro. Madaxa inta laga bilaabo ilaa labo dhambaal ay noqdaan. Mise miyadan maqal suxaradii fircoon ee soo muslimay qaabkii loo dilay islamnimo darteed. Geedka timirta salkiisa aya lagu salbiyey. Marna maysan ka laaban diintooda. Waxay ka door bideen ciqaab iyo in silac loo dilo. Sababto ah adunyo wixii kuso maraba waad ka tagaysaa. Lakiin aakhiro cadaabkeedu waa joogto. Ma dhamaato.

  • @hodanibrahim6515
    @hodanibrahim6515 Жыл бұрын

    jizakallaah qeir jizaa

  • @maan8746
    @maan8746 Жыл бұрын

    Xafidak allah

  • @Dailyfunny506
    @Dailyfunny506 Жыл бұрын

    اللَّهُمَّ عَالِمَ الْغَيْبِ وَالشَّهَادَةِ فَاطِرَ السَّماوَاتِ وَالْأَرْضِ، رَبَّ كُلِّ شَيْءٍ وَمَلِيكَهُ، أَشْهَدُ أَنْ لَا إِلَهَ إِلَّا أَنْتَ، أَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ نَفْسِي، وَمِنْ شَرِّ الشَّيْطَانِ وَشِرْكِهِ، وَأَنْ أَقْتَرِفَ عَلَى نَفْسِي سُوءاً أَوْ أَجُرَّهُ إِلَى مُسْلِمٍ

  • @khalidmaxmed8264
    @khalidmaxmed8264 Жыл бұрын

    Shiikhu dhabtuu kahadley naaga gacanbaxay baa jiroo dawlad la aan kaalmaysanaaya nacaladi haku dhacdo

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 Жыл бұрын

    Jazakallahu kheyr yaa sheekhuna Wallahi waxay.wada dhambaal.ama fariin loo soo dhiibay Subxanallah illah ummada ha ka qabto.Habartas xaran cunta ah Awalba Mey Asturaan jirin laabtey qaawin jirtay.Inkaar illah ha ku rido

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Жыл бұрын

    sheekhow ilahay kuma ogola inad qofka shaaraca ka aflagaadayso inaad gaar ugu nastexayso ahayd waana khaldan tahay surwalka kuwa kenya kula jooga xidhan oo madax qawan ilahay ka baqo surwal wax ka wayn oo laga hadla jira aduunkan somalida degto kumanan dumara oo xidhaa ayaanu aragna inay xidhato runti iyadoo somalia joogta wa khalad lakiin dadka waxad ku dhaanto maha inaad aflagadayso

  • @Hiis3299
    @Hiis3299 Жыл бұрын

    اللهم آ مين آ مين يارب العالمين اللهم تقبل دعاء 🤲

  • @manadaud6266
    @manadaud6266 Жыл бұрын

    Sheekhaw waligay kumaan arag adigoo raga waaninaaya,raga kaga baahan xadiis

  • @kalgaceylboy1174
    @kalgaceylboy1174 Жыл бұрын

    Kadib jawaabta khadiija diriye marka arkay soo raadiyey qudbadaan sheikh umal 😅

  • @jasmin3916
    @jasmin3916 Жыл бұрын

    واستوصوا بالنساء خيرا

  • @SeyidMaxamed
    @SeyidMaxamed Жыл бұрын

    اللهم ءآميين

  • @dontbeblue6
    @dontbeblue6 Жыл бұрын

    MashaAllah sheikh

  • @aaminacusmaan6935
    @aaminacusmaan6935 Жыл бұрын

    Masha Allha ❤️🥰

  • @asha3777
    @asha3777 Жыл бұрын

    waxay matalaysaa Umadda, waxaase ka liita kuwa meesha keenay Alllaha soo hadeyo

  • @muhaadaayo9467
    @muhaadaayo9467 Жыл бұрын

    Masha Allah

  • @nadifoxaredxasan2500
    @nadifoxaredxasan2500 Жыл бұрын

    Waa runtiis shiiqa mash alah

  • @nurtosacdi327
    @nurtosacdi327 Жыл бұрын

    Masha allah

  • @sadharnuuridin
    @sadharnuuridinАй бұрын

    Laailaaha ilalaahu ana muxamadu rasuulalaah war Dadka islaanimada ku wada dhalanayow AMA ku walaalow nayow diinteenu waa raxmad ee aan isku daryeelno

  • @mohammedadem8452
    @mohammedadem8452 Жыл бұрын

    Amiin yaa Allh

  • @Abdulcadde
    @Abdulcadde Жыл бұрын

    Suaal aan idin weydiinaa somaliyeey? Qaraxii Hotel Xayaat & Khadija sarwaalkeeda midkee haboo in laga danqado?

  • @mariamabdullah2126

    @mariamabdullah2126

    Жыл бұрын

    Naagaha wax aan aheyn kama hadlaan mana kala jecla. Yaab! culumada kale caalamku islaan labiskeed kama hadlaan ee dhibka shacabkooda heysta iyo sida looga bixi lahaa ayey ka hadlaan.

  • @hodomoh1225

    @hodomoh1225

    Жыл бұрын

    Qaraxa waa wax so noqnoqda dowlad iy shacabna waxba ka qaban karin lkn kani waa dacwad ilahy ilahy wxu diiday ayu shegay maxu sameyay

  • @shaqalecabdikariim9233

    @shaqalecabdikariim9233

    Жыл бұрын

    Wll surawaalka ayaa sabab u ah qaraxa miyaanba la odhan karin waayo? HADII ALLE CADHOODO CUQUUBADA ADUUNKA WAA LAWADA DHA DHAMIN

  • @caakifah

    @caakifah

    Жыл бұрын

    Waxay ahayd inuu ka dhiidhiyo uuka qayliyo qaraxyada iyo musuqmaasuqa ka jira dalkisa dumarkunba lasudhay

  • @nurowehliye23
    @nurowehliye23 Жыл бұрын

    Shedan umulow shiikhnimo kadheer halajiye wanaday batahay qabyaleste batahay markad dewlad haweyah aragtid bad Catantaa dabarogatada qabilkagah ma aragtid nabicay batahay waa adigii yiri nabiga injir lahaa

  • @hawaluul1649
    @hawaluul1649 Жыл бұрын

    Amiin yaarabi

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Жыл бұрын

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين

  • @sucdihussein7427
    @sucdihussein7427 Жыл бұрын

    Subxaana llah ilahow fitanka socda ragabadbaadi.

  • @mohamedhussein6863
    @mohamedhussein6863 Жыл бұрын

    Mashallah

  • @halimamohamed4838
    @halimamohamed4838 Жыл бұрын

    سبحان الله

  • @ibrimzahra2982
    @ibrimzahra2982 Жыл бұрын

    Ilaah kair haa ku siyo

  • @maxamedsamriye3813
    @maxamedsamriye3813 Жыл бұрын

    اللهم امين يارب العالمين

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын

    Subxaana Allah

  • @abdirizaqarare7822
    @abdirizaqarare7822 Жыл бұрын

    habrahaan ilaahay umada hakaqabto aamiin

  • @Hiis3299

    @Hiis3299

    Жыл бұрын

    I'llaahay hawaa fajiyo xaqqa intii shaydaan shaqaale u ah

  • @inasayidabdule2251

    @inasayidabdule2251

    Жыл бұрын

    Allah ha soo hanuuniyo hanuun hadii loo qoray hadii aan loo qorin umada ALLAH ha qabto

  • @baruudsiidowcagmadhige8701
    @baruudsiidowcagmadhige8701 Жыл бұрын

    MASHA ALLH

  • @maymuunmacalin190
    @maymuunmacalin190 Жыл бұрын

    Haadii aad waanineyso Mada iyada kaliya lkn qofka hadu qaldamo lama Cayo sheekh

  • @abdihakimbarre4500
    @abdihakimbarre4500 Жыл бұрын

    Masha allaah ale hinoxifdiyo sheekh inta lunsana ale hasohanuniyo

  • @faizosuuleey-ck3ww
    @faizosuuleey-ck3ww9 ай бұрын

    Amiin

  • @mohamedhussein6863
    @mohamedhussein6863 Жыл бұрын

    ءامين ءامين ءامين

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын

    Waa cajiib

  • @anabmohammed5718
    @anabmohammed5718 Жыл бұрын

    That true heartbreaking

  • @calipheabdow6608
    @calipheabdow6608 Жыл бұрын

    Waay Ka dhacday.

  • @zamzamabdullahi6897
    @zamzamabdullahi6897 Жыл бұрын

    Very smart ❤️❤️

  • @clqaniaxmed1191
    @clqaniaxmed1191 Жыл бұрын

    Alle ayaa yidhi cidii doontaa hagaalowdo cidii doontaana xaqa ha rumayso Alle jidkii xaqa waa cadeeyay wadadii shaydaankana wuu cadeeyay

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 Жыл бұрын

    Laaxowla walaa quwati illaa billaah subxaanallaah illaahay taa iyo kuwa lama umada haka qabto shsrkooda iyo shsrwalba madaxna maahee wixii doortay ayaa intii jaahilka ahayd ee xayada iyo iimaanku kadaciifay umada horkeen

  • @fartunkeynaan3781
    @fartunkeynaan3781 Жыл бұрын

    Aamiin aamiin aamiin

  • @abdullahhassen5538
    @abdullahhassen5538 Жыл бұрын

    Ilahay xaqa ha garansiyo

  • @abdirahimhussein962
    @abdirahimhussein962 Жыл бұрын

    Allaha hanuuniyo

  • @caishasheekoxariiro1792
    @caishasheekoxariiro1792 Жыл бұрын

    Hablahaygii iyo caruurtoodii igu xidhna waan soolaabtay youtube kii hore waLayga xidhay Kan ayan iskaLa soconayna insha allaah isoo booqda

  • @abusuheib2175
    @abusuheib21753 ай бұрын

    Sh umal

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 Жыл бұрын

    MASHA ALLAH Sheik

  • @hiboahmed2752

    @hiboahmed2752

    Жыл бұрын

    sh waxa ka hadasha dhibka ka jir wadanka

  • @qoranedaahir9427
    @qoranedaahir9427 Жыл бұрын

    Dadka in wax loo sheego waa sax lkn qaabku waa inuu noqdaa mid nasteexo ah Habar wasiirad ah waa laga fcnyahay

  • @liibaanjamac2136

    @liibaanjamac2136

    Жыл бұрын

    Dumarka ayuu caayayaa xishoon maayo. Sh umuloow habar adiga ayaa ah oo lacagta ka gurta dumarka maalin walba .

  • @axmedevaano862

    @axmedevaano862

    Жыл бұрын

    @@liibaanjamac2136Hora loo yiri Runsheeg waa ceebsheeg Adeer waa runtiiye dadkan noocan ahi wa nijaas wa in wax laga qabta

  • @farahmoha5500

    @farahmoha5500

    7 ай бұрын

    Waa Habar 60 jir ah..magac kala uyeel.

  • @mohammedadem8452
    @mohammedadem8452 Жыл бұрын

    she jzk llh yax fidullh shek wxn cml mar walbo ka hadal insha Allh

  • @abdikadirhassan6859
    @abdikadirhassan6859 Жыл бұрын

    Sheekhu wuxuu.ka hadlay Dhaqankeeda xun iyo akhlaaqdeeda ufta ah Habar dhaqan Yey tusaysaa jidhkeeda dhamaaday Caruurta soomaliyeed ayey doonaysaa inay tusto wadada edeb LA aanta Waa in LA joojiyaa Iyada kuwa kale isqaawinya

  • @cookwithme9093
    @cookwithme9093 Жыл бұрын

    🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @Mr-Jama_Hazad
    @Mr-Jama_Hazad Жыл бұрын

    Mansha alah sheikh umal ilaahay hakuxafido intaad nooshahay suaal makuweydiinkara Qofkii dila Janada magalaya mise danbi ayuu galay igajwb?

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 Жыл бұрын

    Subxaanallah Subxaanallah Subxaanallah. Ninkaan Wasiirad Arimaha Dibada Kenya Sida ay u labisto kun jeer bey ka darneed, Xataa madaxa medan daboolan jirin.Maxaad uga hadli

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 Жыл бұрын

    Tuugan afku dhiiglaha ah Alle umada haka qabto. Wadaad oo dhan waa afk dhiigle.

  • @MuhidiNabdul768
    @MuhidiNabdul768 Жыл бұрын

    Oday wareeray, haduu jiro shiiqo waa adi Un.

  • @qatroadawe3762
    @qatroadawe3762 Жыл бұрын

    Subhanallaah shiiqii was washay ilaahba waa taageerte maxaad ku diiday khadijo hhhhh ilaahow nasug amiiin

  • @ahmedw5
    @ahmedw57 ай бұрын

    Waxan rajaynayaa in ducada sheekha laga aqbalay. Maanta mid baan ka raysanay.

  • @AA-ks5ip
    @AA-ks5ip Жыл бұрын

    Waanada iyo sixitaanka ayaa kafiican in la dhaleeceeyo qofka oo lasiifogeeyo ama lagaaleeyo. Taas ayaana ah sunada Rasuulka SCW.

  • @liibaanjamac2136

    @liibaanjamac2136

    Жыл бұрын

    Oo ma qasab baa inaan is asturno dooni meyno ee haeeenow kaca oo ka dagaalama aflagaadada sh umal

  • @khaalidmohammedkhaaliddaas3232
    @khaalidmohammedkhaaliddaas3232 Жыл бұрын

    Subxanalah sheikh maxaa is ka ah ma ka soo hadashid All shabab caruurta ey isku gubeen Raali ayuu ka yahay all shabab markaas ayuu sheegan sheikh Cuqdaad ayaa ka buuxda kan

  • @ashahusseinasha2805
    @ashahusseinasha2805 Жыл бұрын

    Illaxow imrigkubarake

  • @cookwithme9093
    @cookwithme9093 Жыл бұрын

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ABUMOH908
    @ABUMOH908 Жыл бұрын

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 Жыл бұрын

    Naagaha guryahooda May joogaan maxa dhex dhigay raga ajanab ka aha

  • @kamalyusuf2221
    @kamalyusuf2221 Жыл бұрын

    Shiikha umal runta ku jeclehay

  • @fhbfjkvd3718
    @fhbfjkvd3718 Жыл бұрын

    Shekh dastuurka maxaa laga wadaa soo kitaabka ale nooma yaala

Келесі