No video

Alshabaab in Zako lasiiyo? iyo Jawaabta sheekha

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 183

  • @ismahaancijaal5898
    @ismahaancijaal5898 Жыл бұрын

    Allah ku dhawro shekh cimridheer caafimaad iyo cibaado suuban Allaha ku siiyo

  • @Abdifitah1988
    @Abdifitah1988Ай бұрын

    Maasha Allah shiikha Allah subxaanahu watcaalaa oo noogu deeqe allaha cimri dher iyo caafimad allaha kuxafido iyo inta qeerka noso gudbiso jasaakalaah mahad sanidin

  • @sayidcalimuxumedxadi8075
    @sayidcalimuxumedxadi8075 Жыл бұрын

    MaanshaaALLaah Sheekh Maxamed Cabdi Umal ALLaha kubarakeeyo ALLaha ku iLaaliyo dhamaanteenba ALLaha inabarakeeyo,ALLaha ina ILaaliyo inshaALLaah

  • @Mustafe-zp2ox

    @Mustafe-zp2ox

    Ай бұрын

    Aamin

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 Жыл бұрын

    Mansha Allah tabarakallah xafidullah sheikh maxamed Abdi umal jazakallahu qeer

  • @xasancdiiriye7658
    @xasancdiiriye7658 Жыл бұрын

    Waa cadeeyay shiikhu mas alada alle habarakeeyo Hana xafido dadkii xoolaha dhiibi jirayaw yaan xoolihiina dadka lagulayn oo lagu qarxin hadhiibina hanti mana qasbanidin meel aad kubadbaadi kartaan aada

  • @sheikhzakaria5147
    @sheikhzakaria5147 Жыл бұрын

    Jazakalaah Cheick mohamed apdi umal

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Жыл бұрын

    sheekha allaha barakeeye sidii uu uxanuunsadey xata muqalkiisa wuu is bedeley yaa ila arkay Allaha inoo daayo shekheena

  • @farhanmohamed8918
    @farhanmohamed8918 Жыл бұрын

    M a sheikh Mohammed umal shukran

  • @husseinnoorduble
    @husseinnoorduble Жыл бұрын

    جزاك الله خير الجزاء شخ أمل

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 Жыл бұрын

    Sheikh Mohamed rabi haku xifdyo ❤️

  • @Mustafe-zp2ox
    @Mustafe-zp2oxАй бұрын

    Alaha nodaayo sheekh umal 🎉 hana naga qabto alshabaab

  • @ismaanyare4179
    @ismaanyare4179 Жыл бұрын

    masha allah jazakallahu yaa sheyq

  • @mohamudaden3391
    @mohamudaden3391 Жыл бұрын

    Masha Allah Walhi melba lasaray dadka lacagta kubixiyo in dadka lagu xasuuqo si ay ayaga malmo yar ubadbaadan lagayabana inu asaga familkisa lagu dhibaateyo dadkaleba yeelkoode

  • @fatumaali5834

    @fatumaali5834

    Жыл бұрын

    Asagibixiyay ee badbaad islahaa aaba lagayaba inu kudhinto qaraxaas nafta halmarbay go,dahe heesta lcgihiina

  • @Hardyironman

    @Hardyironman

    Жыл бұрын

    Waa la siin karaa khawaarij lacag weyna ku baxdaa sababtoo ah waa muslimin qaldan waana diin

  • @xamdiwarfa6216
    @xamdiwarfa6216 Жыл бұрын

    alla cimriga hakuu barakeeyo sheekhunaa 💙

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 Жыл бұрын

    Subxanallah allow umada dibatada kadulqad

  • @CabdiWaasic-zx9lw
    @CabdiWaasic-zx9lwАй бұрын

    Jasakalah wa qeyr

  • @Ryyreeeryyry
    @RyyreeeryyryАй бұрын

    جزاك الله خير الجزاء شيخ امل الله يحفظك ❤❤

  • @aliabdiiid2
    @aliabdiiid2Ай бұрын

    Asc sheeq m.mad Ilaaheey ha nookaa daayo alaahuma amiin

  • @AdanAbdiGuracha
    @AdanAbdiGuracha11 күн бұрын

    Baarakallah

  • @cfataxnacalinmusdhaf7493
    @cfataxnacalinmusdhaf7493 Жыл бұрын

    Maasha Allah

  • @CabdiqaadirIbrahim-ej1fk
    @CabdiqaadirIbrahim-ej1fkАй бұрын

    Sheekh Maxamed umal Alah ku hafido

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 Жыл бұрын

    Masha-allah.

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 Жыл бұрын

    Allaah ha u gargaaro cidda xaqa ku taagan kuwaa munaafaqiinta ah iyo gaalo iyo gaalo raac allaah ha inaga qabto aamiin soomaali haday kitaabka allaah iyo tastuurkiisa ku dhaqmi lahaayen dhibkan ma hayten manta

  • @hirsimohoo4437

    @hirsimohoo4437

    Жыл бұрын

    Adiga na allah haku hanuuniyo hadii uu hanuun kuu qoran yahay Haduusan kuu qorneena kudhimo khawaarij nimo daads

  • @ismailmohamed1251

    @ismailmohamed1251

    Жыл бұрын

    Waad Mahd Santahay Qifkan Kitabka Quranka kariimka ah Iyo Sunadiisa Rabin Muslim Mahn Somaliia mAhn Marka Dhawaqiiiiida Sanamyada Caabudayoo Qaatay dastuuurka Baybalka ama Demuqradiyada Diiiday Shareecada Haliska Dhiciyo Dhawaqiiiiida Sanamyada Caabudayoo

  • @hassan6692

    @hassan6692

    Жыл бұрын

    @@ismailmohamed1251 Doqon baad tahay dhiig soomaali iyo mid islaamtinimo aan ku jirin ilaahay iyo diina aqoon, soomali cid diin jacayl uga dhow ma jirto dunida, orodoo soco oo adduunka mar. Dadkii sidaas diinta u ilaalinayay baad gaalo iyo daaquud aadan xataa afsoomaali ku sheegi karin intaad ku sheegtay baad dhiigoogii ku qubaysatay heer uu gaalkii xataa ka yaabay bahalnimadaada. Ilaahay meel xun kaa tuur ummadaan aad silaca adduunka mariseen xaqeedu idan qabay

  • @hirsimohoo4437

    @hirsimohoo4437

    Жыл бұрын

    @@ismailmohamed1251 kitaabka iyo diinka soobaro marka hore Khawaarij ayaa dadka been iyo diinta inkaga been sheego kuqaraabto

  • @ismailmohamed1251

    @ismailmohamed1251

    Жыл бұрын

    @@hirsimohoo4437 Qofka Gaaalada Afkayna KU Hadlaaaayo Racaaayo Asagooow og Ha raaaco Hana Galooowo Waxba Lama Wadaago Qofkaan Shareecada ISLAMKa Rabin Muslim Mahn Dadka Muwaxidiiinta ah Maba Xukumayo Malegiina Waxuu Galey Somaley Marka Dastuuurka Christian Ka ama Demuqradiyada AAd Difaaaacdaan Halagu Kufriyo Gaalada iyo GAALO Raacyada Xarbiga ah Dhiigoooda Dhacoowda Malkooda WAA Xalal Bari Halaga Noqdo Gaaalada

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 Жыл бұрын

    Sheekh dhibkan hadii manta ay dhaafto wax haraayo maleh Ayuub ayaa marqaati ka ah Sheekh runta rabi ayaa nagu jacel hoolaako miyaaa Iska qabin karin

  • @bashiirabdulahibashka22sha32
    @bashiirabdulahibashka22sha32 Жыл бұрын

    M.a

  • @aqoonjiretv5456
    @aqoonjiretv5456 Жыл бұрын

    #ZAKO_DHIIG_LAGU_DAADINAYO_IN_LABIXIYAA_WAA_XAARAAN #QOFKA_BIXIYAANA_DHIIGII_LAGU_DAADIYO_QAYB_BUU_KAYAHAY .

  • @garaadcabdi103
    @garaadcabdi103 Жыл бұрын

    Waa yaab (arsenal) badan baa commentiga wax kadhiibaneyso , suufi oo kusoo ganbatana waa arkaaa hhh ""Rabbi hortiisa War jiraa""

  • @sayidcalimuxumedxadi8075

    @sayidcalimuxumedxadi8075

    Жыл бұрын

    Kkkk waa runtaa ALLaha soo,hanuuniyo waxkalaa kadhaadhacsane

  • @abdullahiali2081
    @abdullahiali2081 Жыл бұрын

    This is very dangerous case.

  • @mahreezmahzed8868
    @mahreezmahzed8868 Жыл бұрын

    🤣Subxaanallh ilahy inoo gargaar🤲

  • @abdirahimhussein962
    @abdirahimhussein962Ай бұрын

    Jazzakalah

  • @ismahaancijaal5898
    @ismahaancijaal5898 Жыл бұрын

    Hadaba ganacsatoy lacgta umada lagu laynayo habixinina

  • @abdifataxabdilaahishabeel1664
    @abdifataxabdilaahishabeel1664 Жыл бұрын

    Sheekhu markuu yiri: qofka shabaab zakko siiya sakkadu waaka gudeysaa halkaas waxa aad uga faaiidaysan doona suufiyada iyo gaalada oo inta badan raadsada boog dhacaan iyo malax leh

  • @siyaadbare5517

    @siyaadbare5517

    Жыл бұрын

    Sheekh umal isagaa khawaariji ah suufiyna waa Culimda Dariiqada saxdaa haysa Waana Ehlusuna waljameca

  • @hirsimohoo4437

    @hirsimohoo4437

    Жыл бұрын

    Hadii tuug xoolo kadhaco zako maka gudmee

  • @loolan01

    @loolan01

    Жыл бұрын

    @@siyaadbare5517 khawarij hada rabtid wa ugus orod ku jano doono culimadooda hada rabtid wa adan siro iyo xasaane orod raadso hadii kale iska aamus oo fooxaaga shido qabrigagana iskaga dul wareeg. Ahlu suna wal jamaca waxaa la dhaha qof kii haysta diinti nabi muxmad oo aan wax ba lagu darin qoov ka ciyaar iyo xaflado iyo foox toona

  • @sayidcalimuxumedxadi8075

    @sayidcalimuxumedxadi8075

    Жыл бұрын

    Cabdifataax cabdilaahi shabeel ayaan lahadlayaa Waar sheekhu,ma,odhan shabaab,zako,halasiiyo,Ee,horta fahan,walal wuxuu sharaxay marka khasablagaga qaadayo,qof Ee ladilayo,ayaan mardambe lagaqaadayn,zako,laakiin hadii hadii qoflagudilayo oo dhiiglagudaadinayo Marnaba Mukrah manoqonkaro hadii xoolaha lagaaqaadayaa qoflagudilayo oo hadaadbixinwaydo lagudilayo,waa inaad adigu,dhimataa Ama,lagudilaa,waasidaa walaal hubsiimo halbaa,lasiistaa

  • @siyaadbare5517

    @siyaadbare5517

    Жыл бұрын

    @@loolan01 shekh umal waa kuwa khawaarijta Fatwada u qaabilsan waligiiba hays qariyo

  • @cabdisamad2988
    @cabdisamad2988 Жыл бұрын

    Maalguduhooda soo fiirso deeganadii at kasoo gareyn dib ayey ulawareegi donaan

  • @Cadar49
    @Cadar49 Жыл бұрын

    Qof walbo oo tuuggada Al shabaab alsheydaan and lacag siisaa ha ogaato in eey dilka iyo qarax umada somaliyeed eey masuul ka yihiin isku difaac lacagtaas ku shaqaalee askar qaas kuu ah

  • @Alhamdulilah28

    @Alhamdulilah28

    Жыл бұрын

    ma iyagaan dalka uga tagna ? mise waa dhimanaa bal ika jawaab

  • @Cadar49

    @Cadar49

    Жыл бұрын

    @@Alhamdulilah28 iska celi naftaada iyo maslkaada waad u jahaadeeysaa lacag ta aad siineeysaan isku difaaca hub gado oo sharciyeesta madax gabiyo kii lacag idiin weeydiistaa ayaga naftooda ha u baqaan ileen ayagaa tuuga ehee

  • @Cadar49

    @Cadar49

    Жыл бұрын

    @@Alhamdulilah28 naftaada iyo maalkaada aan kawadaa u jihaad

  • @Alhamdulilah28

    @Alhamdulilah28

    Жыл бұрын

    @@Cadar49 Haddii aad mid ka mid ah disho, waay ku dhamataay. Waxaa fiican in laga tago Somaliya awalbo meel aan rajo lahayn ayeey aheed

  • @Cadar49

    @Cadar49

    Жыл бұрын

    @@Alhamdulilah28 waxaas ha dhihin nin na gurigaada ha oga tagin hal kee la aadaa Somali wadan keeda ha xoreeysato shabaab waa afar xabo waana la ogaaday in eey tuug yihiin dadka baada ee dila marka waa la iska qaban karaa weeyna bilaabaday ilahay ha u gargaaro umada somaliyeed ee waxaas ka ku fikirin waa sideey rabaan shisheeyaga eey u adeegaan shabaab ka in wadanka loo gacan geliyo maafio

  • @hassanxilhaye3737
    @hassanxilhaye3737 Жыл бұрын

    Shekanaa muxamad c/umal khayr Alla haku siiyo si wacan baad noogu cadaysay

  • @abdishakurmohamed8600
    @abdishakurmohamed8600 Жыл бұрын

    Thank you sheikh Mohamed Abdi umual u can't pay anything to خوارج

  • @Hardyironman

    @Hardyironman

    Жыл бұрын

    Waalasiin karaa shekha wuu sheegay waana la siiyay xilayadii horey

  • @ummusayd23

    @ummusayd23

    Жыл бұрын

    @@Hardyironman sifican usidageyso walal ila dhamaadka

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 Жыл бұрын

    SHIIQOW QAWAARIJTA UMADA AYEY BAAD KA QAADAAN KADIBNE KU QARXIYAAN UMADA DHAFTOODA IYO HANTIDOODA.

  • @Cadar49

    @Cadar49

    Жыл бұрын

    Alxamdulilaah somali hada weey ogaatay waayna iska qabanayaan cabsi weey dhamaatay ayagaa maanta lagu jano tagaa dila qawaariij Al shaydaan

  • @RashiidAbdirahman
    @RashiidAbdirahmanАй бұрын

    Alaha kuxifdiyo sheekh

  • @yoonisjeele952
    @yoonisjeele952 Жыл бұрын

    Sheikha hadalkiisa wuu cad yahay khawarijta in wax la siiiyo ma banaana . Dowlada somali in la adeeco waa waajib.

  • @ismailmohamed1251

    @ismailmohamed1251

    Жыл бұрын

    Kitabka Quranka kariimka ah Iyo Sunadiisa Qofkaan Rabin Muslim Mahn Somaliia mAhn Sarakiiisha Shaarbaha Waa Wayn Muslimiin Mahn WAA Ilmo Yahuudeed Dhiiiiigooda Malkooda Dhacooda WAA Xalaal GAalo Xarbi Ah QAATAAy Dastuuurka Gaalada miyaa Sako la Siinayaa Raga Mujahidiiin ta Shareecada Islamka Rabo Ayaa Wax Walboo La Siinayaa Dalkane Dhawaqiiiiida Sanamyada Caabudayoo WAA Laga Sarayaa

  • @yoonisjeele952

    @yoonisjeele952

    Жыл бұрын

    @@ismailmohamed1251 inkaar qabaa tahay car hadeey daacad ka tahay I Maaw ee is cadeey anaga jihaad ayaan kula jurnaa khawarijta alshabab mana qarsaneyno ee adigu mXaad maatada u qarxisaa maad dagalantid inkaar qabe.

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 Жыл бұрын

    Wa laal jecel channal...

  • @AbdikhaniNoor-lo2hb
    @AbdikhaniNoor-lo2hb4 ай бұрын

    Manshaallah

  • @mohamedabakar6370
    @mohamedabakar63702 күн бұрын

    Maya

  • @sacdiyoabdi572
    @sacdiyoabdi572 Жыл бұрын

    shiiqumal qaayr alaha kusiiyo

  • @hamdimohamud3985
    @hamdimohamud3985 Жыл бұрын

    Allah umada ugargar

  • @abobasement346

    @abobasement346

    Жыл бұрын

    waxaan waa mafiyoh iyo moryan waxay dilan iyo waxay dhacan bay barteen

  • @maxamedosman8882
    @maxamedosman8882 Жыл бұрын

    Sheekhul umahh soomali jazaaka allu kher

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 Жыл бұрын

    Waa hooyo muslim ah OO badbadisay elite

  • @haretadan3197
    @haretadan3197 Жыл бұрын

    Sh umul cilmi waleeyahay balsi jihaadka xaqa alaha tusa wakatanazulee

  • @hirsimohoo4437

    @hirsimohoo4437

    Жыл бұрын

    Adiga na khawaarij ta allah hakaso celiyo

  • @saadiahassan7633

    @saadiahassan7633

    Жыл бұрын

    Aamiin yaarabi

  • @fatumaali5834

    @fatumaali5834

    Жыл бұрын

    Jihaaad jihaad away jihadka umada allh ugabaqa masakinta dhigoda dadineysan xasuuq waye sidane

  • @kartida

    @kartida

    Жыл бұрын

    @@hirsimohoo4437 asaga ayaa haytastay itixaadkii ogaadeeniyo amniyaad ayuu lahaa wixii DDS ka agdhawaado laaya, imisaa ogaadeen iyo soomaali kale ku maqan oo xataa culumo leh sh umal fadwadiisu waa fadwo siyaasadeed hadii manta nin ogaadeenya shabaab uu madax u noqdo wuu is badalayaa waa dhab.

  • @Masago2025

    @Masago2025

    Жыл бұрын

    @@fatumaali5834 su.aal Jihaadka danta ugu weeyn o laga rabo waa jinno sax Hadaad salaada iyo arkaanul islaam ilaaliso aa jinno kaa xegto umad dhiigood iyo sharaftood allaha ayaan kamagan galnay

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 Жыл бұрын

    Asc sheeq umul Alshabaab lacag 100kun bee I dhaceen ee maliga soo celina karaaa mise sheeqow mxaa ahaayeen

  • @CabdalaXuseen-bp1wv
    @CabdalaXuseen-bp1wvАй бұрын

    Allahu akbar ❤

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 Жыл бұрын

    Lacagta waaxaa lagu shuba dabashiil iyo hormuud ayaa u keediyaan lacagta hubkana dowlada ayaa kagadaa

  • @shariifmahamuud2426
    @shariifmahamuud2426 Жыл бұрын

    Waa su'al soo daahday

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 Жыл бұрын

    Zako waliga qadaa kadibna hub baa lagu badashaa

  • @yacquub111
    @yacquub111 Жыл бұрын

    Shabaab dulmigodaa halkaa gaar siiyay

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 Жыл бұрын

    Kashiitada qof aay lasocoto baanboow na uu kar ka ila shanaayo ilahay awoodiisa dhaqaale ma aha lkn qabriga dollarka xagee ku danbeeyay

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 Жыл бұрын

    Somali Waleys Cuna 😂😂😂😂Rer Kenya Weey Yabanyihiin

  • @samatarawil8138

    @samatarawil8138

    Жыл бұрын

    Adiga yaku dhahay waxan ka hadal

  • @LibanMaxamed-nh2vh
    @LibanMaxamed-nh2vh27 күн бұрын

    Adaaba taageeray sheydaan yahow

  • @maamomaamo505
    @maamomaamo505 Жыл бұрын

    Asc sheekh maxed ma inaan qaxnaa maadaama aynu ganacsato nahay

  • @ducoqabe3649

    @ducoqabe3649

    Жыл бұрын

    Dhig Islam Hagalin cabsi darteed yaad naar mutaysane

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 Жыл бұрын

    Hadaan bina Adam kacararayo hadee ilahay baa ma aminsani

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Жыл бұрын

    Waayaab shacabkii Somaaliyeed way dhiban yihiin oo labo daran Mid dooro, ayeey kujiraan, Subxaanallaah🤔

  • @abdullahimireshino17
    @abdullahimireshino17 Жыл бұрын

    Waa saxiix

  • @ahmedabdi1854
    @ahmedabdi1854 Жыл бұрын

    Shiiqow wadanka waxaa qabsaday gaalada xarbiyiin ah

  • @ducoqabe3649

    @ducoqabe3649

    Жыл бұрын

    Beenta daa dawlada kumeelgaadhaka raac kafogow khawaarijta

  • @samowade1300

    @samowade1300

    Жыл бұрын

    Ookiyaalaha ugu jiro waxaas ma arkaan . Adduunyo aa isku saaran , hadii taa lahaayo wax haleysan ma jiraan . Qofki gaal Muslim usoo raaca meelkasto aa lagu dili karaa , waxaas waa ka tanaazulay . War gaalada aad sheegeysaan aaway ay u taagantahay.

  • @abdirahmanfala7910

    @abdirahmanfala7910

    Жыл бұрын

    @@ducoqabe3649 wan didee inan demoqaradiyada ka qeyb kaqatoo

  • @ibrahimmahamud7852

    @ibrahimmahamud7852

    Жыл бұрын

    @@samowade1300 adigaa dhunsane shaikha ma aha , kuleey aniga weli maan arkin qaraxa khawaarijta oo gaal ey kudileen maalin waliba dad masaakiin ah hooyooyin iyo caruur waayee iyo dad masaajida kasoobaxay ayaa ku shahiida qaraxyada khawaarijta markaasee gaaladana dhahaan Waynu ka xunahay dadka masaakiinta meeshaa ku halaagsamay , adigana hadaa fikirkaa khawaarijta niyad ahaan uga taageerto ogaw dambigooda waxbaa kuleedahay

  • @ibrahimmahamud7852

    @ibrahimmahamud7852

    Жыл бұрын

    @@samowade1300 hada waaba waaaba laga ilaalinayaa dadkey qaraxyada kudhaawaceen isbitaalada ayay rabaan in ay uga taba tagaan subxaana Allah, dhiig Muslim ayaa calooshooda buuxiyay iyo xaaran ilaahow sharta khawaarijta nagu Reed dhig

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 Жыл бұрын

    Luul

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 Жыл бұрын

    Kuwa dowlad la siiyo cashuurta ah kawarn xalaal mise xaraan

  • @hayaathabiib9608

    @hayaathabiib9608

    Жыл бұрын

    Qawaarijta Waxay qaadato waa Lacag baad ah. Zako maxaa la dhahaa ma guri nin nisanaayo ayaa zako laga rabaa. Cabsi ayey lacagta ku bixiyaan.

  • @yoonisjeele952

    @yoonisjeele952

    Жыл бұрын

    Adigu cadeeyso inaad khawarijta taageerto

  • @yoonisjeele952

    @yoonisjeele952

    Жыл бұрын

    Ama yeel ama diid dowlada waanu u hogaansanahay

  • @ismailmohamed1251

    @ismailmohamed1251

    Жыл бұрын

    @@yoonisjeele952 Ragan Calmaaniiyiinta ah Qaaatay Dastuuurka gaalada ama Demuqradiyada Diiiday Shareecada ISLAMKa In LA Tageeero WAA Lagu. Galooowaa Hala Ogaaado Akhiridiina U Baqa Waxba Nama Taraysaaanee Naftiiina Naarta Uga Baqa Dhawaqiiiiida Sanamyada Caabudayoo Qaatay dastuuurka Christian Ka ama Demuqradiyada WAA Cadowga Islamka Qifka Racaaayo Asagooow og Ha raaaco Hana Galooowo

  • @dahaar29
    @dahaar29 Жыл бұрын

    Mujaahidiinta kitaabka allah wadaata alla ha u gargaaro

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 Жыл бұрын

    Chelsea ayaa dahabka nooga qabtaa

  • @dalmar8431
    @dalmar8431 Жыл бұрын

    KITAABKA USUULU TALAATUHU الاصول الثلاثة WUXUU GAALAYSIINAYAA MUSLIMIINTA OO DHAN XATAA ANBIYADA WUU GAALAYSIINAYAA. Waxaa ka mid ah waxyaalaha ku qoran kitaabkaas. 1. Qofkii ka baqa cid aan ilaahay ahayn wuu gaaloobay. Sida aan wada ogsoonahay bini aadanku wuxuu ka baqaa wax kasta oo noloshiisa halis galinaya sida cadawga,libaaxa, maska, iwm, Waa kuma qofka aan ka baqini. Waxa ku taala quraanka inuu nabi muuse ( nabad gelyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaatee ) yidhi markii ilaahay uu u diray Fircoon si diinta uu u gaadhsiiyo: قال رب اني قتلت منهم نفسا فاخاف ان يقتلون waa aayada" 33" ee suurada alqasas .oo ah: Waxaan ka baqayaa inay i dilaan, waayo qof baan kasoo dilay ( waa nin aanu doonayn inuu dilo oo si aan ula kac ahayn ugu dhintay ilaahayna ka cafiyay) Haddaba saw ninkaa qoray buugaasi muu gaalaysiin Nabi Muuse illayn wuxuu ka baqay fircoon oo qof bini aadan ah. Waxa diinta lagaga baxo waxaa ka mid ah in la gaalaysiiyo hal qof oo muslin ah,ama ka badan. 2. Wuxuu kale oo uu gaalaysiinayaa Nabi Muxammed (nabad gelyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee) oo ilaahay ku soo dajiyay aayada. وتخشى الناس والله أحق ان تخشاه Waa aayada "37" ee suurada "Axzaab". Macnaheeduna waa:dadka ayaad ka baqaysaa, ilaahay ayaana mudan inaad ka baqdo. Macnuhu ma aha ilaahay Kama baqdid ee dadka ayuunbaad ka baqdaa. Ee waxa weeye: ilaahay baa mudan inaad kaligii ka baqdo. Adiguna ilaahayna waad ka baqaysaaa,dadkana waad ka baqaysaa. Ee cabsidaada ilaahay ku koob.Sida aayad kaleba ay sheegayso, oo ah. اللذين يبلغون رسالات الله ويخشونه ولايخشون احدا الا الله وكفى بالله حسيبا waa aayada '"37" suurada Axzaab. Macnaheedu waa: dadka ilaahay farriimihiisa ( diintiisa) gaadhsiinaya dadka kale, Ilaahay bay kaga baqayaan, waxa ay samaynayaan iyo waxa ay ka tagayaanba.Dadka canaantoodana dan kama laha. iyagoon ilaahay mooyee cid kale ka baqayn, ilaahay ayaanaa kaga filan wax kasta oo ay ka baqayaan. Waa qisadii Zaynab bintu Jaxshi oo intaanu Nabigu ( nabad galyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee ) iyada guursan , waxa qabi jiray Zayd binu Xaaritha. Nabigana (nabad gelyo iyo Naxariisi dushiisa ha ahaatee ) waxa ilaahay u sheegay inuu guursan doono Zaynab marka uu furo Zayd oo ahaa adoon uu Nabigu (Nabad gelyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee ) uu soo koriyay adoonnimadiina uu ka xoreeyey. Guurkaana waxa lagu baabi"inayay dhaqankii hore u jiray oo ahaa in ninku inanka uu soo korsaday xaaskiisa hadduu furo aanu guursan karin,waayo waxay u yaqaaneen inankiisii isagaana lagu magacaabi jiray oo uu ku abtirsan jiray. Markuu Zayd ka soo dacwooday xaaskiisii Zaynab oo waliba uu doonay inuu furo ayuu Nabigu ( nabad gelyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee) ku yidhi:xaaskaaga hayso ilaahayna ka baq. Waxa lagu canaantay Nabiga ( nabad galyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee ) maxaad u tidhi xaaskaaga hayso ,waaba laguu sheegay inaad Zaynab guursan doonto e. Waxaanu ka baqay inay munaafiqiintu warkii suuqa galiyaan, ayadoon guurba la gaadhin,walina Zayd qabo,oo ay yidhaahdaan inankiisi xaaskiisa ayuu rabaa oo hadal hayaa. illayn marmarsiiye ayay u raadinyeene Aayada kuma taalo qofkii cid aan ilaahay ahayn ka baqaa waa gaal, isaguna wuxuu usoo daliishaday:inuu gaal yahay qofkii cid kale ka baqaa. Ninkaasi saw ma cada inuu gaalaysiiyay muslin kasta xataa Nabi muxammed, illayn dad ayuu ka baqay.dadkuna ilaahay ma aha. Wuxuu qorayaa buugaasi 14 waxyaalood oo labadani ay ka mid yihiin, oo uu dadka ku gaalaysiinayo. waana wax dadka ka dhaca had iyo goor.Waxay ku gaalaysiinayaan dadka muslinka ah,ra'yigooda. Aayadaha uu ku qoray buugaa yar,macnaha ay sheegayaan iyo waxa uu u soo qaatay isma laha. Gaalaysiintaasi waa jeebkiisa, ee aayaduhu ma sheegayaan sidaa.Ninka buuga qoray oo ah Muxammed bini Cabdi Wahaab iyo dadkii raacay mooyee wax arrimahaa cid ku gaalaysiiyaa ma jiro.Qof la gaalaysiiyayna wax loo reebtay ma jirto. Naftiisii iyo xoolihiisii toona lama badbaadin. Waana albaabka fitnadu inooga soo gashay 40 kii sano ee u danbeeyey. Waa kuwan 14 kii وأنواع العبادة التي امرالله بها الاسلام والإيمان والإحسان ومنه الدعاء والخوف والرجاء والتوكل والرغبة والرهبة والخشوع والخشية والانابة والاستعانة والاستعاذة والاستغاثة والذبح والنذر وغير ذلك من أنواع العبادة التي أمر الله بها كلهالله تعالى والدليل قوله تعالى ( وان المساجد لله فلا تدعوا مع الله احدا ) فمن صرف منها شيا لغير الله فهو مشرك كافر Klalimadaha kasoo bilawda الدعاء kuna dhamaada والنذر cid aan ilaahay ahayn qofkii xagiisa uleexiya (la aada ) sidaan soo tilmaanay,wuxuu leeyahay waa gaal, waana arrimo diinta islaamku aanay cid ku gaalaysiin. Ee ruux walawba diintaada ilaasho , waxa socota fitnadii aakhiru zamaanka ee la inooga digayay. SI AAD UGA BADBAADISO DAD HALISTAA KU DHICI LAHAA UDIR DADKA KALE.

  • @abdirahmaanyusuf3733

    @abdirahmaanyusuf3733

    Жыл бұрын

    Haka been sheegin kitaabka usuul althaatha Anigan kula hadlayaa intaan dhigtay baan ummada u dhigay allena ha igu angaco

  • @abdismall1452
    @abdismall1452 Жыл бұрын

    Kkkk walhi culimada way rafaadeen

  • @darwishka5669
    @darwishka5669 Жыл бұрын

    Ninka wata samiir ma ugus baa xaq ku taagan MISE sh m cabdi umal caqlilaawoow adiga iyo maafiyada ugus ayaa ku socda xaqdaro dulmi dhac dumar la fara xumeeyeen caruur lalaayo jawaabta saxdaa waxaa ku taagan xaq caalimkayaga oo alle isugu daray cilmi caqli waayo aragnimo ale ha xifdiyo shiikha adiga iyo kuwa taageersan ugus iyo ugusba ale idin dilee aduun iyo aakhiro ba

  • @MohamedMohamed-eb6bc

    @MohamedMohamed-eb6bc

    Жыл бұрын

    Subxanallah waxa qalbigisa ku jiro miyad aqon u ledahay mise ficilkisa ka aragtay markad ee deyneyso ogow malinta qiyamo ina lugu so istajinayo walibo Allah u ku weydini dono wxad ku edeysay shekan jawabteda laga rabo midedakaled nah shekan kama hadlan fikirkisa ee diinta waxey ka qabto ayu ka hadlay and if u gotta problem with the deen itself then brother May Allah guide you

  • @ducoqabe3649

    @ducoqabe3649

    Жыл бұрын

    Darwiish sidii khawaarijtaad uhadlaysaa

  • @ducoqabe3649

    @ducoqabe3649

    Жыл бұрын

    Sheekh umal illaahay habarakeeyo

  • @abdullahimiremohamud4629
    @abdullahimiremohamud4629 Жыл бұрын

    Tanaaqudaad badanaa wuxu

  • @dahaar29
    @dahaar29 Жыл бұрын

    Umal ninki wali shiikh u haysta 2022 ba ka daran

  • @mohacadeofficial5032

    @mohacadeofficial5032

    3 ай бұрын

    Sil hoyada

  • @dahaar29

    @dahaar29

    3 ай бұрын

    @@mohacadeofficial5032 dqon qof bani adan inta difacayso diinta baro af hoyo cayo iguma yaal caruurey

  • @ajeeyabdikhadir4839
    @ajeeyabdikhadir4839 Жыл бұрын

    😪😪🤲🤲

  • @mohamedabakar6370
    @mohamedabakar63702 күн бұрын

    Shekh Sual ayagu maxay yihin yaaudurtay islamka

  • @XasanAbdirahmaan-kv2nv
    @XasanAbdirahmaan-kv2nv4 ай бұрын

    Asc

  • @zachariaharetbudul359
    @zachariaharetbudul359 Жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkkk

  • @user-wn9tr9ep4c
    @user-wn9tr9ep4cАй бұрын

    Goormaa zakada dadka laqaadayaa intii culumo noocaan ay joogto

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 Жыл бұрын

    Qabyaaladiistatayaal tuugo ah

  • @diinishamzadiin8017
    @diinishamzadiin8017 Жыл бұрын

    Alshaaab dhibka dhaafa

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 Жыл бұрын

    Bal qoodhiina iyo xeradiina iyo diintiina garxajiseey: muxuu hortiina Cabdimaalik muuse Coldoon ugu heegan yahay: gaal iyo khaniis iyo dhilayste iyo boonayste iyo qoomuluut doonaya inuu caruurtiina baro futo-iska- fuul iyo dhilo-gadid iyo islaamdiid iyo somalidiid iyo masawiro iyo vidoes laga duubo caruurtiina oo gaalo rag iyo dumarba leh wasayso oo iyaguna isu wasayaa labo ninlamood iyo labo dumarlamood iyo nin iyo naag oo world-sex-trade looga ganacsanayo si aydan waligii fahmi karin (sir gaalo iyo indho quraanyo midna lagama sal gaaro waa maskaxdii iyo murtidii isirkeen dhaxal inoogu reebay oo inta garaadka lehi wax ku qaadan karto) oowaxaa idin leeyahay "shame on you" waayo dib danbe la idiin warin maayo waxyaabihii laga dhaxlay, wuxuu cabdimaalik muuse coldoon idiin ka digay oo qoomuluut, boonayste, dhilayste gaalo-raacap muuse biixi cabdi iyo naagtiisa idin ku hayaan maanta in wali cabdimaalik muuse coldoon ee soo bandhigay sirtiisii uu muuse biixi cabdi dadweynaha somaliyeed ee hargaysaad iyo somali oo dhan ka qarinayey.

  • @shaqodoon1396
    @shaqodoon1396 Жыл бұрын

    shaqi umul waa alsha baa b waana bee nt i i loo dh iibi maa yo wa xaa lagu qar x i na yaa sha cab ka soo maa liyeed

  • @mwali2012

    @mwali2012

    Жыл бұрын

    Hadaad sugi lahayd jawaabta dhan sidaa uma hadasheen hadaysan cay iyo caraatan kaa ahayn dadaad culimada caydana waa gaalnimo

  • @fatumaali5834

    @fatumaali5834

    Жыл бұрын

    Dhamayso su aasha jwbteeda shabab wax sii iyo wax udiid intaba laguma dhihin nimanyahow fuded inte ka adnaa

  • @user-sv5sm8eo7i
    @user-sv5sm8eo7i6 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 Жыл бұрын

    Adeerow karatay iyo farmajo dadkaa dhobeen

  • @casiocurious8744

    @casiocurious8744

    Жыл бұрын

    Sheekhaa ma adeerkaabaa? Yaab!

  • @ahmedabdi1854
    @ahmedabdi1854 Жыл бұрын

    Sakada dadka laga qaado iyagaa luugu adeegaa waxaa lagu jiraa waqti gaalada isbaheysatay

  • @Cadar49

    @Cadar49

    Жыл бұрын

    Tuug sako maqaado ee baad uu qaataa yaa qawaariij mafio

  • @highflyer215

    @highflyer215

    Жыл бұрын

    Ma waxaa kawadaa ayagaa lagu qarxiyaa

  • @mohamudissak1889

    @mohamudissak1889

    Жыл бұрын

    Mala sasu kawada walogu adega micnaheda waa school iyo madaris logu dhisa kuwas iney wax dhisan iska dhafe umada kanawad gali laa runti

  • @highflyer215

    @highflyer215

    Жыл бұрын

    @@mohamudissak1889 haa oo wali lama sheegin meel alshabab wado Ka dhistay ama mid xiran ay fureen, inay mid furan xiraan ma ahane, koronto ma ogola iyo ceel biyood Midna, school ma ogola iyo dugsi Midna,

  • @Cadar49

    @Cadar49

    Жыл бұрын

    @@highflyer215 waa ma shaqeeysteyaal afar afar naag eey qabaan baad iyo xaaraan eey ka qaadaan umad eey dilaayaan lacag tooda ayeey ku biilaan nagahooda waa tuug soo shaqo doonaday

  • @dheemanlula3837
    @dheemanlula3837 Жыл бұрын

    Su.aasha lagu waydiiyey ayaaba qqalad ahayd waato alshabaabkana adiganayaa dhalay 1993 52 qof ayaadba ahaydeen waxaaba kusheegay sh Xasaan Xafiduhullaah Sheikh wase iscadaysay inaad alshabaab tahay nebadeey

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 Жыл бұрын

    Umulow sheikh ma tihid waxaa tahay Mujrim u fatwoodo Khawaarijta Markii hore ayaa Suubanaheyna SCW u gaftay Sida Khawaarijta loola dagaalamo waa in laguula dagaalamo

  • @maxamuudmaxamad1194
    @maxamuudmaxamad1194 Жыл бұрын

    Umal waa Murtad mukhrij can al milah wax la wayniinayona majiraan= هذا الشخص اسمه ؤمل ارتد عن الدين الإسلام ولا يستحق أن يسأل شيء من الدين

  • @Somali.National.Movement

    @Somali.National.Movement

    5 ай бұрын

    Adiga ayaa ah

  • @Faaizocabdishakuur

    @Faaizocabdishakuur

    Ай бұрын

    Adaa uga dhow murtadnimo sheqa uf baalagu yiri

  • @CGVighCGVigh

    @CGVighCGVigh

    Ай бұрын

    😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @IgraanMaxamuudxasan

    @IgraanMaxamuudxasan

    4 күн бұрын

    Adna maxaatahy😂😂😂

  • @zakariyeabdullahi9288
    @zakariyeabdullahi9288 Жыл бұрын

    Ninki umaleynayo sh umal Inu yahay Muslim wa nin dhunsan ws gal

  • @Sacadmuusse
    @Sacadmuusse Жыл бұрын

    In zako lasiiyo alshabaab waxaa laga fahmayaa inuu wadaadku sicad u cadeeyay in ay alshabaab muslimiin yihiin zakadana qofaan Muslim ahlul iimaan aan aheyn Sharcan lamasiinkaro teeda kale wadaadku wuxuu qiray awooda shabaab dalka kuleeyihiin mar hadii shekhow aad ogalaatay in zako lasiin karo maxaad udiiday iney canshuurtana qaadaan maxaayeelay maalka zakada kasoo galayaba dadka aadtiri weylAayaan soo uma kaalmeysan karaan

  • @hanuundoon8342

    @hanuundoon8342

    Жыл бұрын

    Shiiqu xaguu ku dhahay zakko ayaa lasiin karaa shabaab? Muuqaalka ma dhameysatay? Wuxuu dhahay xoolaha aad bixineysid magacaa doontid ku bixi zako ama sadaqo ama canshuur tey ahaataba, haddii loo isticmaalayo in muslim lagu dilo ma banaano, waa la iqasbayna kuu socon meyso.

  • @samiiryussuf7216
    @samiiryussuf7216 Жыл бұрын

    Sh umalow rabi ka baq waad ogtahy ragaas in ay xaq ku taaganyahiin

  • @ahmedabdi1854

    @ahmedabdi1854

    Жыл бұрын

    Runtaa shektay

  • @Cadar49

    @Cadar49

    Жыл бұрын

    Waxaa tihiin tuugo dadka baada qarxiya diin ma haaysataan gaalna uma socotaan ee ilahay umad muslimiintaa ha idiinka qabto qawaariij yahay dadkii iyo dalkiiba kusoo duulay alxamdulilaah somali weey idiin ogaatay in aa tuugo moriyaan ah tihiin mucjiso idiinku dhacday guri walbo geeri aad geliseen dhiig somali nimo malihidiin gablan gablan gablan

  • @user-hm5mw9er3y

    @user-hm5mw9er3y

    Жыл бұрын

    Sidee xaq u yahai in muslimiinta shacaba soomaaliyo la qarxiyo. Waad dunsantahai Alle hidaayad haa ku siiyo.

  • @sayidcalimuxumedxadi8075

    @sayidcalimuxumedxadi8075

    Жыл бұрын

    ADIGU ilaahaykabaq ayaa xaqkutaagan ma munaafaqiinta masaakiinta qarxinaysa ee lagu,sheegayo comdon meelihii laga qabsaday halkeeyse gaalo kudilaan iskamaba celiyaane muslimiinta soomaaliyeed ayay qarxinyaqaanaane ALLaha inagasoo,Afjaro waabay Baaba,ayaane ALLaha inagaqabto,inshaALLaah

  • @AbdikariinYUSSUF
    @AbdikariinYUSSUFАй бұрын

    M.a

  • @ahmedabdi1854
    @ahmedabdi1854 Жыл бұрын

    Shiiqow wadanka waxaa qabsaday gaalada xarbiyiin ah

  • @Cadar49

    @Cadar49

    Жыл бұрын

    Gaal ka daran shabaab ma jiro gaal nama qaraxiyo shabaab haa gaal dadka ma baado shabaab haa marka marmarsiyo gaalo yaan lagu maarnarsiyoon muqdisho suuqeeda gaal ma joogo dad badan oo xafidul qur aan ah beey baabiiyeen qawaariij al sheydaan

  • @safiyomacalin5518

    @safiyomacalin5518

    Жыл бұрын

    @@Cadar49 Adiga maskax ahan macaafimaad qabta mise xanuun baa kusomaray

  • @safiyomacalin5518

    @safiyomacalin5518

    Жыл бұрын

    @@Cadar49 Mise munafiq baatahy

  • @Cadar49

    @Cadar49

    Жыл бұрын

    @@safiyomacalin5518 wax buka haduu jiro adaa ah iyo munaafaqad xaraan lagu biilo umada baadii laga qaado maa lagusiiyaa xaasaska afar afar ta loo qabo ee mashaqeeyste yaasha maatahay naayaa dadka na qarxinaayo gaalada weey nooga daran yihiin maxaa rabtaa in aad sheegto qawaariij yahay

  • @ismailmohamed1251

    @ismailmohamed1251

    Жыл бұрын

    Kitabka Quranka kariimka ah Iyo Sunadiisa Qofkaan Rabin Muslim Mahn Somaliia mAhn Sarakiiisha Shaarbaha Waa Wayn Muslimiin Mahn WAA Ilmo Yahuudeed Dhiiiiigooda Malkooda Dhacooda WAA Xalaal HADAY Baqtiyaan Godka Halagu Rido Caqiiiiido iyo Diin Ayaa Lagu Kala Baxay

  • @zakariyeabdullahi9288
    @zakariyeabdullahi9288 Жыл бұрын

    Ninki umaleynayo sh umal Inu yahay Muslim wa nin dhunsan ws gal

  • @xuseenxasan3426

    @xuseenxasan3426

    6 ай бұрын

    Muxuu gaal ku yahay inuu sheek bal Kista al shabaaab ugu soo horjeestaaa

  • @khaalidcumar739
    @khaalidcumar739 Жыл бұрын

    M.a

Келесі