Sh Umal Oo Hilfah Uqaday Ninkii Yiri Magta Dumarka Waa 100

Please Subscribe ✓ SHARE ✓ LIKE✓ AND COMMENT ✓ Thank You ✓ fadlan Subscribe Sakinamedia.

Пікірлер: 70

  • @AyanAhmed-mk5nv
    @AyanAhmed-mk5nv21 күн бұрын

    Sheeq umul Allaha ku barakeeyo.ku xafido indhaheena nuurkooda ayaa tahay cadowgaada cagta hoostiisa Allaha mariyo aamiin

  • @najaxnajax4656

    @najaxnajax4656

    20 күн бұрын

    Aamiin yaa Allah

  • @afrahap4406
    @afrahap440621 күн бұрын

    Asc sheekh umal Illaahy haku xafido Ameen yaa rabbi

  • @mohamoudnur5215
    @mohamoudnur521517 күн бұрын

    Ilahayow sh umul Barakee runta ayuu sheegaye

  • @batulobarre9505
    @batulobarre950520 күн бұрын

    Sh hadii cidi dulmantahay waxa dulman dumarka reer galbeed Kuwana iyaga soo dirsaday Diintayadu dumarka waawsare yeeshay alxamdulilaahi ilahay culumada hanoo daayo

  • @nasraahmed4014
    @nasraahmed401417 күн бұрын

    Allah akbaar allah hu naxriisto somaliaye dulim halyska dhafo allah halga baqo

  • @SSS78781
    @SSS787818 күн бұрын

    ❤❤❤JAAHIL WEYN XITAA WA DHAFAY NINKAS..CAWAAN AYAAN KU TILMAAMI KARAA..WAYO QOFKA MARKA USAN DIIN LA'HEYN WA CAWAAN..MARKA CAWAAN WARKIISA LAMA QIIMEYO

  • @SaciidoAbukar
    @SaciidoAbukar19 күн бұрын

    Allah ilahayow qaatimada noo hagaaji

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame859819 күн бұрын

    He is been roasted! Jasaakalahu khayr sheekh Umal intaad ❤

  • @michelemadia
    @michelemadia20 күн бұрын

    Masha Allah.tabaraka Allah sheekhunaa kabiir

  • @geesabadane7415
    @geesabadane741519 күн бұрын

    Sifiicanbu usheegay sh umal

  • @user-gr3kq5vc5u
    @user-gr3kq5vc5u20 күн бұрын

    Sheikh carabkaaga Eebow quwey Caadil baa tahay

  • @aminayusuf4899
    @aminayusuf489921 күн бұрын

    Wadadaan waa wadadii lagu bi'ijiray buu hayaa ninkan. Ninkan ma Alluu noo dhaamaa! Yaahuu 50 keenaan Alle ku naqaanaa e yaanaan idinka waayin.

  • @ShamsoMohamed-ul6uj
    @ShamsoMohamed-ul6uj19 күн бұрын

    Ninkan ma fayowa ha ku dambaawin waqtina hakuluminin

  • @ahmedali5976
    @ahmedali597620 күн бұрын

    Jazaaka Laahu khayr. Sheekhaw waad mahadsantay.

  • @user-iu2vz2gy1t
    @user-iu2vz2gy1t16 күн бұрын

    بارك الله فيك ياشينا

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c19 күн бұрын

    War illahay ha ka baqo dumarka xaqa ay horay u yelan wayen miya mata u icilamin haya

  • @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
    @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv19 күн бұрын

    Masha allah allah hano xifdiyo

  • @masertoy2328
    @masertoy232813 күн бұрын

    Xafidulah

  • @SiciidoCalimaxamuud
    @SiciidoCalimaxamuud20 күн бұрын

    Shukran

  • @AswanAswaneossob
    @AswanAswaneossob19 күн бұрын

    Magta dumarka wa 50 halaad . 😮

  • @MohamedIbrahim-mu5nx
    @MohamedIbrahim-mu5nx20 күн бұрын

    Ilaahay baan ka cabsanayaa ayuu leeyahay hadalkii ilaahayna wuu bedelayaa

  • @WiloCusman-uv8ix
    @WiloCusman-uv8ix20 күн бұрын

    Waa dil sayid ali

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc19 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @omarnuh
    @omarnuh20 күн бұрын

    Muxuu ahaa Ninkaa Taraaray ee Yidhi ( Magta Sumarku waa 100) Sallallahu Alaihi Wasallam

  • @saedaartan9282
    @saedaartan928220 күн бұрын

    Walaal waa sax ilaahey afkakaamagooyo. Shiikh hadiidin kheyr ilaahey hakusiiyo.😂

  • @ahmedrashidhajijama3212
    @ahmedrashidhajijama321220 күн бұрын

    Shikhow bal waa nala wareriyay ee arimahe qabuuraha la fagtey bal noo bayaane barakalaah.

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc19 күн бұрын

  • @user-cw6er6nm2q
    @user-cw6er6nm2q19 күн бұрын

    Waa beenaalihii

  • @nurta-gh2xb
    @nurta-gh2xb21 күн бұрын

    SHEEKH UMUL ALAHA KU XAFIDO

  • @SalahyareHasan-ub6jo
    @SalahyareHasan-ub6jo19 күн бұрын

    Rerki seyidali awaay sheekh mohamed umul tagera like badhan itusa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Qiirajabaan
    @Qiirajabaan18 күн бұрын

    Waxaan layaabaa culumada maanta mawaxay diinta ka barteen qaybta haweenka. War dhibaato kaballaaran ayaa nahaysata dhiig iyo Naf islaam ayaa maalin walba si dulmiya loogu gooyaa dalkeenna Hal shiikh oo ka hadlaayana ma'aragno see wax ujiraan waa yaabannee.

  • @user-js6do7zf3x
    @user-js6do7zf3x20 күн бұрын

    Shiikhow Allah quraankuu wax kasta noogu sheegay bal noo sheeg suurada iyo aaydaha Allah noogu sheegayo Arinkaan 100 iyo 50

  • @Animx185

    @Animx185

    13 күн бұрын

    Hhhhhhhh Allah quranka wax kasta noogu sheegay adu bal noo sheeg Gacanta midig in wax lagu cuno xagey ku taalaa ? In marka lays xabaalayo midig laysku dhigo ? Maalinka carafo in xuska gaarka ah in la qaado ? Iwm In baasuuke , kaare iyo diyaarad lagu dagaalamo xagee lagu sheegay HADII AADAN IS WAALEYNIN QAADO QURAAN AXAADIISTA IYO SEY U FASIRERN LABADOODABA SAXAABADII IYO DADKII RASUULKA SCW KA AG DHOWAA AMA SALAFKII KA DANBEEYAY

  • @CaliDawlad
    @CaliDawlad20 күн бұрын

    Waa aragti fiqiya oo jirta adiladeedana wadata dr.wuxuu alifay ma ahaa

  • @AminaBuri-kb9sd
    @AminaBuri-kb9sd20 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @MashaAlllahAlhamdullilah
    @MashaAlllahAlhamdullilah20 күн бұрын

    Shiikhow haku daalin kani waa qolyihii kacaankii 21Oktobar xeerka qooska kalashaqeynayey.

  • @muhanadyusuf8487
    @muhanadyusuf848720 күн бұрын

    Diinta fikirkiisa miyu umaleeye ninkas

  • @mohamedabakar-vd5wx
    @mohamedabakar-vd5wx19 күн бұрын

    Ismalahan

  • @muntaazanzil6194
    @muntaazanzil619420 күн бұрын

    Sheikhoow maxaa keenay in nagaha marwalbo in nagaha la liido diyadane 50 haduune quraanka sheegin 50 diinta teeda kale markii nabi Adam ilahey abuuray wuxuu dareemay cidlo sidaa owkeed ayaa xawo loga sameyey feertiisa si eey wehel ugu noqodo kuna raaxeeysto hadane marwalbo nagaha in liido. I believe qufkasta oo diinta yaqaano masuul ayaa ka saran sida saxda ah in uu usheego diinta dadkane ku dhiiri geliyo in ee kala saran diinta iyo dhaqanka as far I remember maxaa jiraa colaad soo jireen eh oo ka dhaxeeso nimanka iyo nagaha hadane mawanaagsano I am better than you waa hadalkii iblis logaso saray jannada please ka qabo muxadaro weyn oo ugu hadleeysid sida xaqa eh xuquuqda labadaba. Kindly appreciated.

  • @leilamohamed6217
    @leilamohamed621721 күн бұрын

    Fatima gabadhee nabigena salalahu calayhi wasalam adbay uquruxbadned abahedey ueked niman badanaa soo donay waana udeday sababta waxay aheed gabar qaansa robada Fadima’s father rejected for some men to marry about his daughter because was a very special girl

  • @ahmedrashidhajijama3212
    @ahmedrashidhajijama321220 күн бұрын

    Sheik cumumka nogu fasir luqada somaliaga.badanaa carabe ayaan carabi ku fasirtaa.barkalaa.fasirada afsomali nogu fasir.carabe carababe ku fasirto.wuu na gees marayaa.ilaa carabiga la ma wada yaqaano.mahadsanid cafwan.

  • @MohamedSharif-bn3rr

    @MohamedSharif-bn3rr

    19 күн бұрын

    Baro af carabiga waa waajibee. Haddii bara weysay naftaadi eed adaa gaabisay

  • @leilamohamed6217
    @leilamohamed621721 күн бұрын

    Hasocto gabadhanad gubteen

  • @FaisaSuleman
    @FaisaSuleman20 күн бұрын

    Gabadhan 2 qofbay ahayd😢😢😢

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c19 күн бұрын

    Mudada ad u badan arinta ay muslimintu ku so dhaqmayen ninka manta hadal ka kenay wa arin ad u wayn o khatar ku ah muslimka ama somalida o raba inu tashush galiyo dad an dinta aqon u lahayn e umiga ah wana inu ilahay ha baqa o jojiya khilafka o muranka u rabo inu dadka cilmiga lahayn u galiyo ama was was galiyo

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc19 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @dahaboabdi4045
    @dahaboabdi404519 күн бұрын

    Marka nafta nimanka ayaa ka qaalisan nafta naagaha miyaa?

  • @osmansheikh6190
    @osmansheikh619020 күн бұрын

    Reer galbeed ma hurdaan ninkanoo kale iyo boqolaal kale ayaa dalkii lagu soo daadiyey waa rag shaqo loo soo diray

  • @leylaahmed4161
    @leylaahmed416120 күн бұрын

    Sheeg markii naag sari looqaado maxaa u hadashaan oo marka laduleeyo u aamustaan maxaa dhacay halkey kasocotaa colaadaan aad qabtaan maxaa diinta nooga eridaan maxaa raga ugu hiilisaan had iyo jeer alleh kabaqa oo diinta hanaga eryina ayaan hore sheekh is kustweg ah ayaa yiri naagaha hala dilo midkalaa yiri hadey fool tahay oo ninka rabo wey iney ajiibtaa waxba uma jawaabin hada maxaa uga jawaabtay arinkan😮

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk20 күн бұрын

    Asc. Hadi uu Alle Swt uu yiri Nafkasta waa 100 halaad sow intas nagu filna? Waxa Shakira keenaya aan lahubin Maxaa logu dhaqmaya? Ma fahmin

  • @rahmafarah6892
    @rahmafarah689220 күн бұрын

    Sheeq quraanka magta kama hadlin iyo naf walba wa 100 udhahay iyo dumarka magtoda wa nus ani adigaba ku wareray warkaaga si fican ina uga so hadasha ficnan lahayd

  • @bulohus8548
    @bulohus854820 күн бұрын

    Acuudu became billaahi Mina - Shaydhaani,Rajiim ‘muxuu Ahaa - Ninka Cawaanka ‘Ah ? Goorbay - Magta Dumarka ‘100 geela noqotay ? Ninkaan Umaa Halaga - Qabto!!!

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh968319 күн бұрын

    Xuquuqda dumarka hala ilaaliyo buu dhahay. Su'aashu waxay tahay xuquuqda u sheegayo waa tee. Ma xuquuqal insaanka reer galbeedka mise xuquuq islaam ?

  • @fadumo4024
    @fadumo402421 күн бұрын

    Sheekh waa saxsanyahay ninkaasi mawduuca wuu saxay Xaqa dumarka halayska duwo Carabiga soomaalidu siwacan uma wada taqaano wixii khaldamay oo diina hadaad isisaxdo ceebmaaha Adaaba sheegay naftu waa boqol all ready

  • @mohammedmohamud7433

    @mohammedmohamud7433

    21 күн бұрын

    Wllo hadalada qaar in lagu hadlaa waa gaf aan la dareensanayn Fadlan hadalada aan u meel dayno oo aan kula noqono Kitaabka ilaahay iyo sunada waxa ay ka tidhi ama ka tilmaantay. Mahadsanid wll Fadumo🫡

  • @abdulnasirnormuhammad5670

    @abdulnasirnormuhammad5670

    21 күн бұрын

    Wax Waalan baa tahay ilaah utowbad kewn

  • @wadanisomali9675

    @wadanisomali9675

    21 күн бұрын

    Wall diinta baro faadumo

  • @khadraali8373

    @khadraali8373

    20 күн бұрын

    Anigu waxanba weligey su aalkaqabay qodobadan sida Dumark wa 50 4naagod iyo 1nin Dhaxalka Maqraatiga Dhanwalbe dumarka hoos balodhiga dhaqanka nimanka islaamka marka Waxan is iri amayba ahayn diinkatimid xaga rabi ee ay tahay Dhaqan Carbed waxbadan baaqasan illahow nugu hanuuni diintaada saxda magaranayo xaqiiqda xagaadakatimid

  • @MashaAlllahAlhamdullilah

    @MashaAlllahAlhamdullilah

    20 күн бұрын

    ​@@khadraali8373kadar oodibi dhal adigu rubuc baabad kadhigtay 😂. Ducadana aamiin 🤲

  • @omerhassan3041
    @omerhassan304120 күн бұрын

    Waxuu uu qaaday wadadii kacaankii Oktoobar ee lagu xasuuqay culimadii soomaaliyeed! Hadiise uu dhibco iyo caanimo raadis ahaa xuduudo aan loo dhawaan ayaa jirta ee odaygaas warkaas ha la gaarsiiyo.

  • @mohamedabakar-vd5wx
    @mohamedabakar-vd5wx19 күн бұрын

    Dintasobaro jahilbadtahaye

  • @user-vw8qq3xe6j
    @user-vw8qq3xe6j20 күн бұрын

    Diin kama talin kartid ee diinta xad gudub haku samayn toobad ayaa kuu furan kitaabka quraanka ka xishood

  • @hoododiriye2215
    @hoododiriye221520 күн бұрын

    Shug,ran

  • @user-nt9ge9cy9i
    @user-nt9ge9cy9i20 күн бұрын

    Ma adigaa diinta Alle bedelaaya? Naag iyo Nin mata uma sina beenaale! 50 iyo 100 baan kala nahay ragga. Ee sheekhow waxba haw jawaabin kan.

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc19 күн бұрын