Maxa iska badalay mowqifkii M Mustafe damaca Itobiya ee Qaadashada badda Somalia

Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Пікірлер: 255

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife934117 күн бұрын

    Maanshaa Allaah reer dhagax buur waan tageersanahey waa walaaheen

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi747317 күн бұрын

    Somali galbeed qof ka xigo badaha Somaliyeed ma laha wa dhulkooda hoyo

  • @TripleA0825

    @TripleA0825

    17 күн бұрын

    Somali galbeed maahan ee Itoobiya ayaa rabta inay ku qadato dhulkaas Somaliyeed oo Saylac Lughaya iyo Awdal oo dhan la raaciyo dhanka dawladda deegaanka si tartiib ahna xabashi u deegamayso sida dirir dhaba.

  • @mohamedcabdi7473

    @mohamedcabdi7473

    15 күн бұрын

    @@TripleA0825 Ethiopia waxa naga dhaxeeso xabad

  • @drjacfeer2110
    @drjacfeer211017 күн бұрын

    Allah ha xafiido madaxweeyne Mustafe cagjar. Salaam ka socoota muwaadin gobalkaa sitiii ka soo jeeda

  • @TripleA0825
    @TripleA082517 күн бұрын

    Dawladda Somali Galbeed dhawaan Itoobiya way ka oi doontaa insha allah Itoobiya markay burburto calanka Somalia taagta iyo ka deegaanka

  • @saidmohamed5501
    @saidmohamed550117 күн бұрын

    BOOSKA MUSTAFE JOOGO HADUU INA ELEEY JOOGO WAX KASTA ABII YIRAAHDO NACAM BUU DHIHI LAHAA WAAN HUBAA MUSTAFE IN DABINO LOO QOOLI DOONO ALLE HAKA BADBAADIYO

  • @user-ge2ut7nr8g
    @user-ge2ut7nr8g17 күн бұрын

    Somali diid mathiin somaliland diidantihii

  • @user-jl2bd9lo6q
    @user-jl2bd9lo6q15 күн бұрын

    Maasha alla waa wadadni waalllahi soomaali dhabaha ❤❤❤❤ ee taagera

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan123517 күн бұрын

    Somaliya ha guuleysato💯

  • @rahh4137
    @rahh413717 күн бұрын

    ❤Illaahay geesiyadeena ha guuleeyo gacantooda kor ha dhigo. ❤

  • @user-le9lk5fw4y

    @user-le9lk5fw4y

    17 күн бұрын

    Aamiin aamiin aamiin ❤❤❤

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg17 күн бұрын

    Mustafe, wuxuu taageeray dowladda Ethiopia. Waan lala socdaa.

  • @geesdiiraxmedbashiir1095

    @geesdiiraxmedbashiir1095

    17 күн бұрын

    @@MohamedBarrrow-mh5gg usgeeg ma asaa didi karo waa nin mesha la keensady qabiil bey benta la shegayan

  • @adandayib1659
    @adandayib165916 күн бұрын

    Gagal Bada Ethiopia Waxey Rabtay Sidey Canfarta Logu Shaqey Sanayo Siti in Jigjiga logu Shaqeysto Bada Gol buu Mustaf dhaliyey

  • @najmanajma6752
    @najmanajma675217 күн бұрын

    Safiir cabdulaahi alle ha u naxariisto maad odhan maadaama uu Jidwaaq yahaylaakiin Maqtal iyo sheekh ibraahim waadna amaanyay waadna u ducaysay maadama ay Ogaadeen yihiin

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf888817 күн бұрын

    Wallahi mustaphe support ethiopian and somaliland

  • @mahamudmohamed6624
    @mahamudmohamed662417 күн бұрын

    ❤ thank you brother waxan aad ugufarax sanahay sida aad ukaladhigtay masha Allah Jamac galad adiga iyo walallkay waan idin salamay madax weynaha wasidad usheg tay waan tager sanahay ❤❤❤❤❤

  • @Adsc1000
    @Adsc100017 күн бұрын

    Odayada Adisabeba fadhiya ee sida uhadlaya dhul somaliyed kursi ka dortey wa damero🫏 waxan anu odhalaha madax xabad halagagu dhufto🫏. VIVA MUSTAFE CAGJAR💪🏽❤

  • @lionofthehornofafrica3631
    @lionofthehornofafrica363117 күн бұрын

    Cagjarow Kadid habashida iyo Abiye Axmar.Shanta Somaliyed Somaliwayn.

  • @HassanAbdulkadir-wm2fw
    @HassanAbdulkadir-wm2fw17 күн бұрын

    Dhabta ka hadal walaal Dhabi kama hadlaysid waxaad isla babardhigteen cagjar oo cabsi u geysatay warkaas ileen warkiisa qabasha maleh laakiin xamsa waa kii xureen lahaa Galanoow Galad baad ka Gashay Madaxweynaha Qoomiyada Soomaaliya iyo Raisalwasaaraha Qoomiyada Soomaalida Xassan iyo Xamse waa dadka aan ka sugeyno inay Soomaali mideeyaan inshaallah

  • @omardjama5167
    @omardjama516717 күн бұрын

    Aniku madahwayne mustaphe waan taqereeyaa

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg17 күн бұрын

    Jigjiga, arrinteeda waa mid somali u taalla, laakiin Daarood ayaa sidaan u galay, taasi ayaan kuu sheegeynaa jigjiga waa meel la guneysto haddaad ogtahay iyo haddaadan ogeynba. Arrinteedana somalia oo dhan ayaa laga sugayaa, laakiin Waa in laga hormariyaa Heshiiska Xammar & Hargeisa.

  • @ahmedliban4356
    @ahmedliban435613 күн бұрын

    Mdw mustaf .degaanka soomaalida soomaali galbeed waa innaad ka godaan itoobiya oo aad ku darsataan soomaali weyn.😅❤

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh464417 күн бұрын

    االسلام عليكم ورحمة الله walaal SALIGA NABIIGENA SUBAAN ))صلي االله عليه وسلم)HAHILMAMIN SHUKRAAN

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r17 күн бұрын

    MASHA ALLAAH MUSTAFE CAGJAR WAA SOOMAALI DHAB AH WUXUU QABATAYNA SOOMAALIGA DHABTA AHI WUU GARANAYAA NACAS IYO KUWA BUNAA BAYDYADA ADDIS ABABA JOOGA EE DABADHILIFKA AHNA LOOSHEEGIMAAYO GAFAYDHANA WAXAN LEEYAHAY LONG LIFE GEESI GEESI DHALAY WAAJIBKII AAD U DHAARATAY WAAD GUDATAY ABAALKAAGANA WAXAD KA HELI DALKAAGA IYO DADKAAGA, WASIIR FIQINA WAXAN LEEYAHAY QAADO INTA JAAMAC GALAD KUUSHEEGAY OO FAHAN KAARTABAXA MUSTAFE CAGJAR OO FAHAN XASAN SHEEKH MA SOO MAGACAABINE.

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi747317 күн бұрын

    xasan shiek wa duli oo wacel ah damiirka ka dhintey

  • @AR-cx5yf

    @AR-cx5yf

    17 күн бұрын

    Hooyadaa muu wasay😂😂😂

  • @queency7943
    @queency794317 күн бұрын

    Allah maxaad laqanyo geeraaraysaan iska neefsaday meesha la isku hayo garo cida leh inay ka dhamaatay iska daaye hadaad dhamaantiin timaadaan burco ceerigaa o iyo hargaysa toona ma hawaysan kartaan ee ooya intaad ooyin kartaan

  • @saidmohamed5501
    @saidmohamed550117 күн бұрын

    WAAN TAAGEETSANAHAY MUSTAFE CAGJAR INUU XEELADAYSTO From Galmudug Dmareb

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg17 күн бұрын

    Guul somalia

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo17 күн бұрын

    Jaamac ina adeer waan kugu diiday mida ah cidna nama haysato iyo deegaanka waa xor. Waxan u maleynayaa qurbaha ayaad ku raagtay. Ina adeer mcn meeshan xoriyad ma taal ee naga xishoo. Waa xero gumeysi.

  • @abdihakimmohamed3196

    @abdihakimmohamed3196

    17 күн бұрын

    Wll haddii shacabka iyo dowlada degaanka ay isku duuban yihiin itoobiya waxba kama qaadikarto. Lakiin iyagii ayaa cadow laiskaga dhigey on marnaba israaci karin

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad556317 күн бұрын

    Jaamac galad Radio waan Bogaadinayaa

  • @assisdjama1608
    @assisdjama160817 күн бұрын

    Mdw musta waa muwaadin soomaaliyeed kuwani qasinka ah na waxba makaqaadi karaan

  • @Abdirizak-nt3tg
    @Abdirizak-nt3tg17 күн бұрын

    Ethiopia haday siqaldan wax uwado maha miday Ethiopia ku gaadhayso guul ee to uga daraysa somali degaan keeda waa inay ethiopia joojiso qaladka

  • @akhalif579
    @akhalif57917 күн бұрын

    Subxaznallah qof caqli leh waxaa ma ku hadla, qabyaalad iyo gumeysi ayyid wakaa Gallad ilka waafeer.

  • @adoontialle4681
    @adoontialle468117 күн бұрын

    Ma mooda mustafaha ay shegayan mid wax gacanta ay ugu jirto oo xor ah maxay been iyo khiyali isukushekeyan

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed512017 күн бұрын

    Heshiiska laba dowladood galaan Waa ansixineynaa balse wixii muse Malmaluuqo hargeysa kama sokeyso !!

  • @adamjumale4871
    @adamjumale487117 күн бұрын

    Free Mustafa Cagjar, Free Muuse Biixi.

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali883617 күн бұрын

    MUSTAFE WAXAA SOO MAGACOWDAY OROMKA KM 4 FADHIYA WAANA CAMIIL AAN XOR AHAYN ODAYGA WAYKA XUMAATAY WUXUU ILLOWSANYAHAY INUU SOOMAALI YAHAY

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander695117 күн бұрын

    Waar yaa allh yaqaan Somalida xorta ahi waxay doonaan haku wada hdlaane lkn Nin aan hal magaalo Xora lhyn muxuu wax faalaynba

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali524117 күн бұрын

    JAMAC OGAADEN WAA ISKUNDARSAMEY FEB 1 MA AHEYN WAA JAN 1

  • @abdihassan4382
    @abdihassan438217 күн бұрын

    mustafe wa nin geesi ah

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali659617 күн бұрын

    Mustafe dekana somali ayuu ka cararay waa sax

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh464417 күн бұрын

    السلام عليكم ورحمة الله

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid17 күн бұрын

    MW.mustafe waxaan karabnaa kaliya inuu Somalida u qabto Garbaciise,Candhuufa iyo Caddayta.

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad405517 күн бұрын

    Adigay Kudhamatay O ilahay igu ogayahay Wan hadalaya Munaaaafaq wayan

  • @BashirSiyad-qt9cv
    @BashirSiyad-qt9cv12 күн бұрын

    Salamulahi re Dhagaxbur wa dadki Ogaden ogu geesisana wiilasha re cali iyo Haarun Ethiopia way rogi doonane halaga war dhowro😂

  • @mmrstar5256
    @mmrstar525617 күн бұрын

    Ruugteena horta han layno sida kuwaa manta tajida ku cabaya addia abab

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf888817 күн бұрын

    Somali waa qabil

  • @user-jr3ou3qq9p
    @user-jr3ou3qq9p16 күн бұрын

    Mustafe ba abiy hadal kadiiday wa shimbirow heesa haduu wax diidi karo madhahen bada somaliyed ba ethopia qadanaysa

  • @Cabdi141
    @Cabdi14117 күн бұрын

    Mustafe saw Ethiopian maaha danaha dalkiisa uun buu fulinayaa somaliland haday dani ugu jirto dalkiisa wuu danaynayaa

  • @AbdulahiDahir-b5t
    @AbdulahiDahir-b5t16 күн бұрын

    Nimanyahaw Maanta waxaa lamirayay magaalada jijiga 24 gaadhi oo ay ka buxan ciidamo soomali land, ah oo ay ilaalinayaan ciidamo ethiopian Hadaba ciidamadaas waxaa tababar lagusoo siinayaan magaalada dabrazayd.

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad405517 күн бұрын

    MUNAFAQIINTA ILAHAY CIDALO AYUU KAHELAYA WAXAN XIQADI XAASIDANIMO QABAYALAD ISKU DIR ILAAHAY IDIN QABAY ILAHAY IDIN QABAY

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad2517 күн бұрын

    Mustafa cadawjar ilaahoow ku ilaali sidaad noo ilaalisey

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad415717 күн бұрын

    Hadalkaas waa hadal siyaasdeed oo uu ku baabinayo Xigsashada Canfarta iyo Oromada ee itoobiya

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed637417 күн бұрын

    Adeerow, Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, Lama sheekeysto, Inna Cagjar, Kaliya Mustafe cagJar waxa Lagu Amra Oo Abbi, Axmed, Ku Amraa, inu mrku Muse Biixi so Dhex maraayo Deegaanka inu soo Dhaweeyo, Muuse Biixi,Wax Lagala tashado iyo Ra,Yi iyo fikkir Mustafe cagJar Laga weydiiyo Amase uuku Darsado Heshiiska Labada Dawladood Ma Jirto

  • @theruler411
    @theruler41115 күн бұрын

    Sheeko daarood qaxooti saqajaan ma dhamaato

  • @CabdisalaanCabdisalaan-qn7re
    @CabdisalaanCabdisalaan-qn7re17 күн бұрын

    Sxb runs sheegbaatahay

  • @Halgame334
    @Halgame33417 күн бұрын

    WAA WAR CAD IN MOU UU CAGJAR HORTAAGSN YSHAY HALISTA RTHIOPIA WAA CAGJARRR ITHIOPIA UTSLA

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo881217 күн бұрын

    Mustafa waa itoobiyaan waxana laga xukumaa adis Ababa,waa daarood waxba idiinku qabanmaayo,jiha wareerkaas ku jira...sland guul....ma beenbaad ku maslaxaysaa mustafa....dunida la qabsada...beenalayaal faqash ka hadh ah.......

  • @mustafanur7363
    @mustafanur736317 күн бұрын

    Warka videogiisa nala wadaag hhhhhhh Deegaankii waxaad ka dhigtay dawlad aanay itoobiyaba xukumin

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr17 күн бұрын

    Soomaaliya xagee bay ku taalaa ka talisaa?

  • @AbdulahiMaxamed-u5i
    @AbdulahiMaxamed-u5i17 күн бұрын

    Galad ßxɓ. Madaxweyne màa iskù§haraxdìd 5 somàli waà huɓaà inay isiuimaan lahàyd

  • @moyusaf7435
    @moyusaf743515 күн бұрын

    Waxaad meesha la fadhidaan waa khasaaro iyo waxaan cidna wax u tarayn.

  • @shuushuu7495
    @shuushuu749516 күн бұрын

    Hhhhhhhhhh walhi jaamac wuu iga qosliyey Isaga iyo Awooow giissi horaba ayaa mujaahid ah

  • @qilmaawayetromso3116
    @qilmaawayetromso311617 күн бұрын

    Jamac galad maantey mustaf ayuu amaanayaa. Waxaan dhuunta marey oo dhaashan baa jira

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali659617 күн бұрын

    Jama scw walaalo

  • @AhmedlugeyAhmed
    @AhmedlugeyAhmed17 күн бұрын

    Soomaaliya weyn guul

  • @najmanajma6752
    @najmanajma675217 күн бұрын

    Gudoomiyihii WSLF Alle ha u naxariisto,adigu maad odhane ma jidwaaqnimaad janadana ugu bakhayshay kuwiinaba waa adiga u duceeyee

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf265017 күн бұрын

    Waa Askari Ethiopiyaan ah hadana danaha Ethiopia ayuu ka soo horjeeday????? Iyo Ina cagjarbaa ridwaan xusseen u hanjabay amba diiday amarkiisa???? hadda ridwaan xusseen waa ninkii madaxdii tigreeyga madaxa wada jaray waabase miskiin soomaali dalkaba qoxoontinnimo ku jooga,,,,

  • @jamalportal73

    @jamalportal73

    17 күн бұрын

    Mustafa cagjar 18 malyan ayaa ka dambeeya Ridwan na waa orom miskiin ah.

  • @AhmedSayidMurshid

    @AhmedSayidMurshid

    17 күн бұрын

    Wad riyoneysa

  • @BashirSiyad-qt9cv

    @BashirSiyad-qt9cv

    12 күн бұрын

    Mustafa boqolal kun o ciidan aH ayu haystaa xuduudka ogu dheerna somalia ayu lawadaaga o dakado leH la aantis Ethiopia wlh baysan far dhaqaajin Karin!

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad2517 күн бұрын

    Waa 50 wecelo aloow yaa baaro

  • @saleebanali2905
    @saleebanali290517 күн бұрын

    GUUL SOMALILAND GUUL ETHIOPA

  • @WarsameCabdi-xt9ii
    @WarsameCabdi-xt9ii17 күн бұрын

    Guul guul guul soomaalia

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h17 күн бұрын

    m mustaf wa ku racsanahey way waxu xoreynaya gobalka siti sida darted wa ku saxan yahey in u tagero wa siyasad e ka dhab

  • @shuushuu7495
    @shuushuu749516 күн бұрын

    Jaamac waa nin aan jeclahey sheekadiisa lkn baryahan amaanta xukumada ayuu Badiye miyaa lala Hadley ?😁😀😂🤔🤔

  • @abdulazizd
    @abdulazizd17 күн бұрын

    Jamac galad maanta waa sharaxay mustafe iyo gafaydhe

  • @AbdiqaniGabobe
    @AbdiqaniGabobe17 күн бұрын

    Waryaara kahara Madaxweynaha Mustaf Wa halyeyga Sooceliyey Dhulkay Canfari qabsatay

  • @moeawale4891
    @moeawale489117 күн бұрын

    Tuug ma ihi oo waxba maxado hadana wax baan qaad qaadaa ayuu ninkii yidhi. Mustafa waxbu diiday iyo itoobiya ayuu u shaqeeya laba meel wada gala maha adeer. Mustafa iyo Ina Ilay iyo kuwii kale midna soomaali iyo arrin soomaali leedhay hadh u jiidhi maayo waayo waa dad madaxa iyo masabkaba laga gumysto oo aan isku kalsoon lahayn. Waxba ayaan kuwaas lagu daalin wax kasoo qaad malihine.

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk17 күн бұрын

    War Ethiophia Maamulka amarkeeda diida jirimaayo Abdi iiley ma Soomaali baa xirte? Sheeko Oromo Oromo War Oromadu hadda Dastuurka Ethiophia dadka kama hogaaminayso Dastuurka turan ayaa hadda dadka ku hogaaminayaan, Hase yeeshee haddii Santaagashada badato Dastuurka Ethiophia ayaa waddanka ku hogaaminaysa aan turid lahaynn sida Mas oo kale dadka lagu garaacayo.

  • @adamyuusuf5097
    @adamyuusuf509711 күн бұрын

    Jaamac goormaad xornimada qaadatey waa lagu gumeystaa ee runta nafta usheeg

  • @user-gd2vf9cl6l
    @user-gd2vf9cl6l17 күн бұрын

    Ilahay cadawga somaliland hajebiyo gudaha iyo debedaba Guul guul somaliland

  • @abdihakimmohamed3196

    @abdihakimmohamed3196

    17 күн бұрын

    Somali diidka dheh

  • @abdinasircaynab6407
    @abdinasircaynab640717 күн бұрын

    War joog Jaamacow yaakhay. War ha nagu fogaanin fasiraada hadalka Mustafe maanta ninyohow

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali659617 күн бұрын

    Asc

  • @theruler411
    @theruler41115 күн бұрын

    Xooloaha waa la dhaqdaa Somali waa xoolo calibeysteen cambulo aqli horta xaarka iska tira marka hore

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu17 күн бұрын

    Guul Guul Guul Mustafa Cagjar waa halyey wuxusoo celiyey heybadii DDS dhulkii DDS la dhacayna wuusoo celiyey Hadalkiisii hore uun hala qiimeeyo amuurta baddana isagu toos ugama masuul aha ee isagu waa hogaamiye maamul goboled

  • @yasminjama2703
    @yasminjama270317 күн бұрын

    Welkom Guuleed en Jaamac

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye317 күн бұрын

    Kuwani siyaasad ma Falanqeeyaan waa wax qabiiL uun ku salaynaya doodooda,

  • @XuseenMaxamed-sb4op
    @XuseenMaxamed-sb4op17 күн бұрын

    Cagdheerey.bada.cidale.sheega.idinkaba.itobiana.

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r17 күн бұрын

    Mustafe waa reer Itobiya dan baa ugu jirta bada

  • @saadhussein5466
    @saadhussein546617 күн бұрын

    5tii soomaalia 4kamid jamhuuriyada federalka soomaalia DDS DJIBOUTI IYO NFD wey cadeeyeen mowqifkooda in bada Cas iyo baabulmandab xabashi qaadato iidoor gacanta qabta haduu qabsoomiwaayana karara dhulka waqooyi ee soomaalia

  • @kaaha1233

    @kaaha1233

    17 күн бұрын

    Inaad riwayada jisho ayaad ku fiican thy dadka waad ka qoslin karta talent ayaad ledehee ka faideyso fadlan 😂

  • @saadhussein5466

    @saadhussein5466

    17 күн бұрын

    @@kaaha1233 wallahi hadadan dadkaga dhinac karaacin evacuation ayaa lagugu sameynaya sida qabiilo waweyn oo dhulkan xukumijirey loowayey baa laguwayaya aawey saldanadii ajuuraan oo boqolal sano geeska xukumeysey

  • @saadhussein5466

    @saadhussein5466

    17 күн бұрын

    @@kaaha1233 kaaha ina adeer Maanku *##*

  • @kaaha1233

    @kaaha1233

    17 күн бұрын

    @@saadhussein5466 hore ayaan ku idhi jilaa weyn ayaad noqon kartaa xtaa mashraxyada calamka waad kaso muqan karta adigoo ka qoslinaya kumanan dad ah ka faideyso mihnada illhy ku siiyey wlloh🤪😅🤣

  • @saadhussein5466

    @saadhussein5466

    17 күн бұрын

    @@kaaha1233 wll waad imaantey lkn sow kuuma sheegin in aan kujeclahey waxba kamaad dhihin

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c13 күн бұрын

    Mustafe Cagjar wa Munafaq an msl logu so hagagin wana tug xun o lita

  • @qoraneqorane8484
    @qoraneqorane848417 күн бұрын

    Uugaadeen waligood waxay sheegtaan oo u dabàal degaan guulo aysan ku lug lahayn.howl kasta oo abiyu axmed qabtay bay sheeganayaan sidii iyagoo la hadlaya caruuro waxaro la joogga.

  • @user-gz3dq1px4i
    @user-gz3dq1px4i17 күн бұрын

    Dhuuso iyo xaar uunbaanka soo hadhay cagdheertii daadku qaaday Horta waxanu soo afjarnayba Ismaamulkan 5 ee ethiopa waxan sitoosa gacanta uga galinay Gobolka oromiya Waana rafashafii u dambaysay Inay been kolba umada la horyimadan munafaqintani Aan waxba ka badali karin Dhulkooda

  • @OsmanAbdikarim
    @OsmanAbdikarim17 күн бұрын

    Cagjar waad ka badbadeen hadii uu idinka jeedo

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics17 күн бұрын

    Been ta laysu camiraya i Dishay. Hada cagtiiyey. Kkkkkk

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t17 күн бұрын

    Mustafa waa itoobiyaan yaad moodeen danta itoobiya ayuu eegayaa ee ma eegayo danta dal kale

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali524117 күн бұрын

    FIQI DAMEER XAMAR HA KU EEKADOQ

  • @AR-cx5yf

    @AR-cx5yf

    17 күн бұрын

    Wuxuu marayaa LAASACAANOOD hadana awdal kadibna Hargeysa ayuu ka qudbeynayaa fiqi 😂😂😂

  • @user-hg7sx8bv7w
    @user-hg7sx8bv7w17 күн бұрын

    Somali isdhaceyso

  • @CabdisalaanCabdisalaan-qn7re
    @CabdisalaanCabdisalaan-qn7re17 күн бұрын

    M mustafe cagjar ayaa ugusharyar

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c13 күн бұрын

    Dhis like

  • @Waris668
    @Waris66815 күн бұрын

    Abiye xeelad suurogal ahayn wadaa hhhh akhas

  • @Halgame334
    @Halgame33417 күн бұрын

    MUSTAFE KUDAAA DANTII ETHIOPIA WAA BAA BIIYEY

  • @yarka4574
    @yarka457417 күн бұрын

    Khaatumo Naasa-Dheer 😆 ilaah ayaa umaqan. 😆

  • @calishaakir1
    @calishaakir117 күн бұрын

    JAAMACOW SIRTA HAKA SHIFIN OO WAXBADAN QARI. WAA KUSIDEE????

Келесі