Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

Dal Jir is a 24 hours News Channel that brings you All Somalis News and Videos covering

Пікірлер

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t11 минут бұрын

    Qaarbaa sooqoraya soomaali waa in ay mid noqotaa Hadaba Su aashu waxay tahay Soomaalida mid noqonaysaa waa tee mata Kenya mise waa ta jabuuti mise waa ta itoobiya mise waa ta somaaliland Anigu waan garanwaayay soomaalida ay leeyihiin midooba mise tolow waa maamul goboleedada Soomaali talyaani waa yaab?

  • @daherosoble9975
    @daherosoble997518 минут бұрын

    X laahi maaha argagixiso e Ninyahow waa niman Iska diffaacaayo sahnuuniyada

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t20 минут бұрын

    Hadii ay baxaan ciidanka itoobiya Lafta Garden iyo Axmed madoobe xasan sheekh wuu qabanayaa ama xilka wuu kacayrinayaa way iskagarteen in aan itoobiya loojeedin ee ayaga loojeedo

  • @user-xi2xt2lq7e
    @user-xi2xt2lq7e26 минут бұрын

    Jamac

  • @user-xi2xt2lq7e
    @user-xi2xt2lq7e27 минут бұрын

    Maanta wataad mucaaradi jirten dowladii farmaajo ee sohada kuguma so dhicin

  • @daherosoble9975
    @daherosoble997527 минут бұрын

    Warkaaga waa taarikhda laawe

  • @user-xi2xt2lq7e
    @user-xi2xt2lq7e31 минут бұрын

    Aad iya aad

  • @user-ve7fp4oz5r
    @user-ve7fp4oz5r46 минут бұрын

    hada ayey canfarta idin cunidoontaa hadaashaqadaas wadaan

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf888855 минут бұрын

    Jamac why hate oromo

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888Сағат бұрын

    Somali waa qabil .

  • @Latara297
    @Latara297Сағат бұрын

    Kkkkkk yaab

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar41722 сағат бұрын

    Xasan NasrAllah-na wuxuu ku dhawaaqay in TelAviv ay Dambis ka dhigi doonto .

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro2 сағат бұрын

    Dalkaan inta xasan shiikh iyo xamse joogan wax Walba oo ka dhaca gobalada Dalka Wxaa sabab u ah kooxdas Mooryanta ah ee aan dowladnimo Waxba ka aqoon

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose54662 сағат бұрын

    Ogadeen xabashi baa ka adag.asna somali buu ka adag yahay. Haduu qofsomali ah jigjigo waxkuyeli mal uu ofaaden kagalo mahelayo. Hadana wakaa ayagoo toban ah ayuu nin amxar ah madaxa cagta ugahayaa nin ogaden ah kuna fiirsanayaan. Fuleyaanaa

  • @user-wg4tz6cd1g
    @user-wg4tz6cd1g3 сағат бұрын

    😂😂😂😂😂😂

  • @makebravo7133
    @makebravo71333 сағат бұрын

    JAMAC DAACUUN MIYA WELI HADLI

  • @user-wg4tz6cd1g
    @user-wg4tz6cd1g3 сағат бұрын

    Ing galad masha Allah Wa ino sidaas iyo indheer garad ba la raba inaynu wada noqono , ing noor waxan leeyahay yacyigeena aynu kor u qaadno

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad86603 сағат бұрын

    XASANMUNAAFAQ BAY FAHAMSAN YIHIIN

  • @A-Muslim-girl-from-Yemen3
    @A-Muslim-girl-from-Yemen33 сағат бұрын

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/-«««~-♡~♡~♡~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|-◖&;[|&;[|&;[|&;[|&;[|&;[|&;[|&;[|&;[|&;

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu3 сағат бұрын

    😂😂😂 ITOBIA ISKA CELIYA CADOW KALE MA LIHIN. EE HURDADA. KA KACA SOMALIYEY

  • @dudef6438
    @dudef64383 сағат бұрын

    Galad waa xaartay 🤮🤮🤮🤮

  • @abdirahmansayid1040
    @abdirahmansayid10403 сағат бұрын

    Laandheeran ahay iyo noocas Ala maxynu been isugu sheekena 😂

  • @hagimohamoud6653
    @hagimohamoud66533 сағат бұрын

    Waxaan wexey ka dhacaan wadamada afrika oo dhan. Darajada u Ilaah siiyay intii u dadkiisa wax ugu qaban lahaa ayuu wuxuu u isticmaalay in u ayaga ku duleysto. Duli darajo helay waa doofaar aan sharaf u heyn shacabka u u adeego.

  • @abdinasir7998
    @abdinasir79984 сағат бұрын

    waxay ku tusinaysa in siyasad xumida xasan shekh la wada nacay oo cid rabta ayna jirin taniyoo xamarta oo jogo ee madaxwaynaha ka yahay...

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed92024 сағат бұрын

    Wa musiiba mesha qanoon ma laha waa sharecada xayawaanka.ALLAH SUBXANAHU WATACALAA WUU KARAMADHAY IBNI AADAMKA. قال الله سبحانه وتعالى.ولقد كرمنا بني ءادم.

  • @jemsibon
    @jemsibon4 сағат бұрын

    War benta mad iskadeysiin Ethiopia military ba alshabab ka eriyade military Ethiopia ada jogin hal malin ma jogeysiin maqdisho

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib28944 сағат бұрын

    Maamuulka un habaaree dhulka allaha lagooyo hadhihin ileen shacabku waxba magalabsane.mamuulka dhulka allaha lajaro wankutaageersanahay laakin shacabka ka ilaali habaarka dadkayagi aya dagane meesha

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh82194 сағат бұрын

    Gabadha malba wala khasbaya allahu aclam

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose54664 сағат бұрын

    Asc saxibayal su al ayan in weydiinaya somali maxorbaa mase xorma a ha.aniga in la hadlayo hadan rayigeyga dhibto.mohamed siyad bare kadib somalida waxay kujirtaa gumeysi african somalida loo garba duubay. Etopia iyo jabuuti iyo kenya ayaa somalida dhulka lajaray.wadamadasna waxay adegsadan caloshod ushaqeystayal magac iyo muuqal somali leh?

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib28944 сағат бұрын

    Runty wan ooyay markan arkay masaakinta loo xoogsheeganayo ee beerka lsgagaraacayo

  • @user-up8cf6ob4q
    @user-up8cf6ob4q4 сағат бұрын

    Asc boqor buur meadow boqor burhan boqor muuse garad jaamac beldeje maxad beldaje ismacil beldaje xaaji cabdulahi islan ciise islan maxad ugaaska dishishe beldajaha Cali jibriil islanka cumar maxamud suldan sacid suldan maxamud Cali shire iyo isimada isaaq iyo isimada daarod asc boqor buur meadow waa nin nabada ka shaqaya balse slan ma xurmayan boqor mudow waxaan anagu si xushmad iyo qadarin leh isamada ku salamaya ku baaqa in dagaalka la joojo ssdf iyo snm waxay Soo martay halgan markii naftoda iyo maalkoda iyo xaaskoda iyo hablohada la xalalaystay baragahii mudug la gubay shacabki la xasuqay gabdhahii la kufsaday hargaysa iyo burco sidaas oo kale loo xasuqay guryahii la dumiyay maanta nabad baa ka jirta slan iyo putlan dagaalka sool waxaa ka masuul ka ah wixiiy ka dhacay riyaale kaahin iyo muuse biixi iyagaa ciidan kenay slan madaxweyne claahi yuusuf iyo madaxweyne maxamad ibrahin cigaal labadaa marxuum sool iyo sanaag midna ciidan ma geyn riyaale jaajus siyaad bare buu ahaa muuse biixina sarkal cidanka cirka buu ahaa labadaba dagaal wax kama yaqanin waa waxay laascano iyo tukaraq degan ayaan lahayn cidan u kenen2004baa cidan cornel xaaxi wataa Yami Ari cadeye anagoo sarakisha putlan ka mid ahaa ayaa dagaal mudo sagaal saac ah na dhaxmaray dabaded roob baa ilaah noo keenay todoba casho nagu da ayay waxana ku dhintay cornel xaaxi anagana gen saciid dhere ayaa cidanka putlan watay2007ciidanka putlan waa kasoo baxen laascano markay ka baqeen in laascano dunto madama ciidanka taliye looga dhigay cabdi samad Cali shire madaxweyne putlan ka noqday cade ciidanki slan uu laascano ku Soo dhowaday hadaba cid xoog lagu qabsan karo ma jirto dagaal daba dherada oo degaanka lagu colobo buu muuse biixi wadaa waxaan ku baqaya in khatartaa laga hortago dad walalo Islam ah baynu nahay nin waliba waxuu masuul ka yahay aduun iyo aakhiro waa la waydin nimanka madaxweyne ku waashay yasan nabada inaga kaxayn dagaal guul Laguna gaaree asc

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib28944 сағат бұрын

    Kibirka walagukufaa waxaasi waa khalad waxay ceeb kutahay mamuulka deegaanka iyo mustafe cagjar waa in talaabo lagaqaada niinkaas kibray ee masaakinta kutumanayaa

  • @AadamAhmad-ne1nu
    @AadamAhmad-ne1nu4 сағат бұрын

    Benale mad iskasarti hadad cawod ledahay?munafiqin badtihin

  • @mrazizi583
    @mrazizi5834 сағат бұрын

    HA UBIXIN WAA CADAALADA AFRIKA EH 😂😂 SOMALI QABIIL IYO HABAAR BA KU DHACY

  • @nasraabdi8206
    @nasraabdi82065 сағат бұрын

    Waxaan arkaa ogadeen isgumeysanaaya waa xaq😂

  • @nasraabdi8206
    @nasraabdi82065 сағат бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbdiBuraleisse
    @AbdiBuraleisse5 сағат бұрын

    Biloo qolkii uu sii kiraystay ayay kadaba kireeyeen ilayn waydhici kirtaaye adoo qol lacagkalasiibaxay inay kaasiidaba kireeyaan

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama42935 сағат бұрын

    Hooyo Maasha Allah. Maxamed Siyaad Barre Allaha u naxariisto>> wuxuu mudnaan gaar ah Diin jirey Hooyada iyo Dhallaanka iyo Dadka Baahiyaha gaarka qaba iyo Dhallinyarda Gabdhaha - Wiilashada iyo Caruurta Aqoonta ah.

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye23325 сағат бұрын

    War ninyahow jamac galad run badanaa waa runtiis Hussein macalin wax uu nin kashaqeeya maqaaxi kutaal galbeedka London hadana waxaay nugu leeyihiin waa lataliye Amni Madaxwaayne Cajiib!!

  • @user-ml1sp7qx2r
    @user-ml1sp7qx2r5 сағат бұрын

    Dawlada dhexe waa hawiye cidna ma aaminayso mooryaantan muqdisho fadhida

  • @cantarsaanaa4134
    @cantarsaanaa41342 сағат бұрын

    Waa runtaa sxb hadii ay daacad ahaan lahyeen wadan kaan mar hore ayuu hagaagi laha hawiye dalkaan asaga aya burburi yay

  • @yasminjama2703
    @yasminjama27035 сағат бұрын

    Welkom 🤗 Nuur iyo Jaamac Galad

  • @user-mg1tt7jw2b
    @user-mg1tt7jw2b5 сағат бұрын

    Run ayuu kasheegay galad arinkaas waayo lambada ismamul waxay galeen khayaamo qaran

  • @jibrilbuniabdle3010
    @jibrilbuniabdle30105 сағат бұрын

    Kkkkkkkkkk ogaadeenkii muxuu ilbaxay

  • @mohamudabdi1588
    @mohamudabdi15885 сағат бұрын

    Hido wacan iyo hanaankaba adaa soo hagaajee yaa ku heli kara halbowlihiyeey yaa ku heli kara yaa ku heli kara . Waxay taabanaysaa damiir kasta oo nool hooyo allaha u naxariisto jano allaha ugu bidhaareeyo hooyo ma arag yaraantaydii balse anoo dugsiga 6aad dhameeyey ayaa iigu horaysay what exitef moment rest in peace my mom.... .

  • @calicabd.717
    @calicabd.7176 сағат бұрын

    Oo hada Jubaland iyo Koofur Galbeed Madaxdoda shaqale Ethiopia ayeey yihiin miyaad no sheegeysa

  • @hodanaskar2089
    @hodanaskar20896 сағат бұрын

    50 kabadan

  • @hodanaskar2089
    @hodanaskar20896 сағат бұрын

    Xaqbay kutaagan tahay

  • @CumarDheere-hz1xd
    @CumarDheere-hz1xd6 сағат бұрын

    Waa adoo kale jamac kalad

  • @samiradan2
    @samiradan26 сағат бұрын

    😂 jamac kaligisii marku soo fadhisto ma dhagayso marka la waraysanaayo jecelahay xaraabo weeye 😂😂

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud50756 сағат бұрын

    In badan baa somaliland been abuur ka sheegayseen oon hal askari ka joogin ,hadana ka imanayn oo ciidan keeda iyo difaaca dalkeedaba ku filan ,heshiis ganacsi oo sida kuwaa oo wada noolaansho ah oo hor dhaca ku Aflagaadaynayseen ,ethopia ninkii la col ahaayoow saylac iman maysee halkaa kula dagaalan oo colaadaada halkaa wax kaga qabo , in badan hadaan Masar waardiye uga ahaa wabiga nillka maanta dakado iyo wadooyin baan u samaystay in aan kula tartamo dawladaha ka faaiidaysanaya 100 kaa milyan, cag dheereey somalinimada aad ku salashaana inigay iga bilaabmaysay iguna dhamaatay, oo inaan ku xoreeyo dantaydii u tuuray adna waxaad ilaa hada ila daba socotaa abaal daro iyo ashi xumo,ee lafta gareen iyo cali guudlaawe ha kuu hiiliyaan,