No video

Da'yarkii yurub oo dhami ka cabsan jirtay | Napoleon Bonaparte

Da'yarkii rabay inuu hogaamiyo aduunkoo dhan | Napoleon Bonaparte
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 148

  • @ibrahimhamid1460
    @ibrahimhamid14603 жыл бұрын

    Masha allah

  • @yow4367
    @yow43673 жыл бұрын

    Walal abdirahman cumar muqaalo taxana ah oo taarikhda 🇸🇴 ban kasugaynaa 🙏

  • @Ujeedo-012
    @Ujeedo-0123 жыл бұрын

    Walkeyga muslimka ahoow SUBSCRIBED igu caawi allaah adi iyo waalidkaa janada ha idin geeyo aamiin

  • @kooshdul

    @kooshdul

    3 жыл бұрын

    Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 kzread.info/dash/bejne/hIyqu8mGhZbZiMY.html​

  • @raadraacmedia7721

    @raadraacmedia7721

    3 жыл бұрын

    Kusaree isaar adne

  • @halalpolice7544

    @halalpolice7544

    3 жыл бұрын

    Ugu danbayn Wuu so islamay Napoleon Allah how Naxariisto. Deen show channel ka daawo Tariikh da Islam nimadiisa hadad rabtaan

  • @halalpolice7544

    @halalpolice7544

    3 жыл бұрын

    @Ryder Walker Why you commenting your 2 account and misleading pple Gaalyahow

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala84033 жыл бұрын

    Thanks inbadan ustaad

  • @kingpiipoh9993
    @kingpiipoh99933 жыл бұрын

    Keep moving pro

  • @halalpolice7544
    @halalpolice75443 жыл бұрын

    Ugu danbayn Wuu so islamay wiilkan Allah how Naxariisto.

  • @halalpolice7544

    @halalpolice7544

    3 жыл бұрын

    Deen show channel ka daawo Tariikh suu ku Islamay hadad rabtaan

  • @ahmeddanan4618

    @ahmeddanan4618

    3 жыл бұрын

    Wiilkee islaamay ma naabilyoon boona barty

  • @halalpolice7544

    @halalpolice7544

    3 жыл бұрын

    @@ahmeddanan4618 haa wllo Alhamdulilah

  • @halalpolice7544

    @halalpolice7544

    3 жыл бұрын

    @@ahmeddanan4618 kzread.info/dash/bejne/l6etsqiSgqzTf5c.html

  • @Kaligeed-Amiirad

    @Kaligeed-Amiirad

    3 ай бұрын

    War Catholic buu ahaa gaal ah😂😢

  • @abdikirinsiciid840
    @abdikirinsiciid8403 ай бұрын

    Mahadsanid wll qaali

  • @abdullahidhanaandhanaan4305
    @abdullahidhanaandhanaan43053 жыл бұрын

    Cawa wxuu illahay iwafajiyey inaan noqdo qofkii ugu horeye

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye76243 жыл бұрын

    Keep going wll

  • @kooshdul

    @kooshdul

    3 жыл бұрын

    Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 kzread.info/dash/bejne/hIyqu8mGhZbZiMY.html​

  • @suhaybamohamed4397
    @suhaybamohamed43973 жыл бұрын

    Maasha alaah cabdiraxmaan sifiican oo heer saraysa ayaad usoo gudbisaa muuqaaladaada mahadsanid wll.

  • @halalpolice7544

    @halalpolice7544

    3 жыл бұрын

    Ugu danbayn Wuu so islamay Napoleon Allah how Naxariisto. Deen show channel ka daawo Tariikh da Islam nimadiisa hadad rabtaan

  • @abdirizakchannel6595
    @abdirizakchannel65953 жыл бұрын

    walaal illahay darti iyo nabi muxamed scw dartii subscribe iku saar

  • @qacqacosman5716

    @qacqacosman5716

    3 жыл бұрын

    Wan ku saaray ee adna ii Saar wll

  • @halalpolice7544

    @halalpolice7544

    3 жыл бұрын

    Ilahay ka baq wll oo haku tuugsan hana haku qarafaysan magaca Nabiga Scw

  • @xamsexikmaawi5387

    @xamsexikmaawi5387

    3 жыл бұрын

    @@halalpolice7544 Waasidaa

  • @Diiriye14
    @Diiriye143 жыл бұрын

    masha allah

  • @mohanke447
    @mohanke4473 жыл бұрын

    M.n allh shp hore u soco

  • @zakiskyofficial7872
    @zakiskyofficial78723 жыл бұрын

    Waaberi media codsi fadlan soo diyaariya taariikh kooban oo ku saaban Mohamud al hasanaat MHDSANIDIN

  • @geedquruxchenel3808
    @geedquruxchenel38083 жыл бұрын

    Cabdiraxmaan wll taariikhda khayru diin barabaroosa noosoo diyaari🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @luckyjrchannel5545
    @luckyjrchannel55453 жыл бұрын

    Waligay 100 like mgaarin igaarsiya plz

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia10593 жыл бұрын

    Asc umada somaaliyeed wll alle muradkiina ha idin saqiro 🤲 aduun iyo aakhiraba 🤲👉 subscribe inagu caawisan 2k nagarsiiya mahadsanidiin 🙏🙏❤️❤️

  • @kooshdul

    @kooshdul

    3 жыл бұрын

    Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 kzread.info/dash/bejne/hIyqu8mGhZbZiMY.html​

  • @halalpolice7544

    @halalpolice7544

    3 жыл бұрын

    Ugu danbayn Wuu so islamay Napoleon Allah how Naxariisto. Deen show channel ka daawo Tariikh da Islam nimadiisa hadad rabtaan

  • @mohamedabdirahmanfarah5608

    @mohamedabdirahmanfarah5608

    3 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/enuc162jpczXfZs.html Dhalinyarooy kusoo biira Channelkan wax badan aya ka faidesan mahadsanidin 🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷

  • @cabdullahi1927

    @cabdullahi1927

    3 жыл бұрын

    Wcs

  • @jamaal6813
    @jamaal68133 жыл бұрын

    Magacaygu waa xasan waxa aan rabaa inaad soo galiso muuqaal Ku saabsan xajaaj ibnu yuusuf adoo mahadsan

  • @al-firdowssomalimedia624
    @al-firdowssomalimedia6243 жыл бұрын

    Walalahayga aadka u qiimaha badan ku xidhan Waaberi media please 🙏🙏subscribe ii saara mahadsanidiiin 💟💗👍

  • @khaledosman4024
    @khaledosman40243 жыл бұрын

    Keep going

  • @Just2facts2
    @Just2facts23 жыл бұрын

    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آل سيدنا محمد كما صليت على سيدنا ابراهيم وعلى آل سيدنا إبراهيم في العالمين انك حميد مجيد وبارك على سيدنا محمد وعلى آل سيدنا محمد كما باركت على سيدنا إبراهيم و علـى آل سيدنا إبراهيم في العالمين انك حميد مجيد

  • @emasraw213
    @emasraw2133 жыл бұрын

    1:00 Waxa uu sannadkii 1796 ku dhashay...? 4:43 Xukunka ayuu la wareegay sannadkii 1799. Sidaa daraaddeed 3 sano asoo jira ayuu xukunka la wareegay oo riyooyinkiisii u hir galeen miyaa ustaad?

  • @1Ilyasin.

    @1Ilyasin.

    3 жыл бұрын

    1:00 wuxuu dhashay 1769 wuu kala dib mariyay qalad wuu iska dhacaa.

  • @halalpolice7544

    @halalpolice7544

    3 жыл бұрын

    Ugu danbayn Wuu so islamay Napoleon Allah how Naxariisto. Deen show channel ka daawo Tariikh da Islam nimadiisa hadad rabtaan

  • @maryoleydr5841

    @maryoleydr5841

    3 жыл бұрын

    @@halalpolice7544 wlo kad modeyso maaha kad shegyso qarnigan buu jira klaga shekynayona 3qarni ka hor bu jirey wana ka magaca saxda ah

  • @halalpolice7544

    @halalpolice7544

    3 жыл бұрын

    @@maryoleydr5841 maya was usaga wllo Alxm wuu isamay ninkan halkan ka daawo kzread.info/dash/bejne/maB90Y-Gl7uWl5s.html

  • @halalpolice7544

    @halalpolice7544

    3 жыл бұрын

    @@maryoleydr5841 halkan kzread.info/dash/bejne/l6etsqiSgqzTf5c.html

  • @msudozil5945
    @msudozil59453 жыл бұрын

    Horay usoco

  • @nazrazead
    @nazrazead3 жыл бұрын

    Keep going wllloh Allah Keep you

  • @saynanfilimsvlogs1608
    @saynanfilimsvlogs16083 жыл бұрын

    Niyaw markste waxa noo amantaa dadlka shihseeye gormee qaradada amba dalkaga nooga sheekayn qisooyinkii sooyalkii africa ee hore ama dalkeena soomalia

  • @halalpolice7544

    @halalpolice7544

    3 жыл бұрын

    Ugu danbayn Wuu so islamay Napoleon Allah how Naxariisto. Deen show channel ka daawo Tariikh da Islam nimadiisa hadad rabtaan

  • @suheybahmed8561
    @suheybahmed85613 жыл бұрын

    عماد القوة في الدنيا اثنان : السيف والقلم , أما السيف فإلى حين , وأما القلم فإلى كل حين , السيف مع الأيام مكروه ومغلوب , والقلم مع الأيام غالب ومحبوب لا نحكم شعبا إلا بأن نريه المستقبل ، القائد هو تاجر الأمل الحكمة الحقيقية للأمم هي التجربة

  • @seynabcabdillaahicali8016
    @seynabcabdillaahicali80163 жыл бұрын

    Wxuu dhashy 1796kii Hadana wxd tiri 1799kii ayuu dagaalamayey wxbaa ka khaldn meeshaaan wll abdulrahman Mhdsanid wll

  • @FarhanAli-ub3bq
    @FarhanAli-ub3bq3 жыл бұрын

    Msha allh waaberi. Janaladda Aan ugu jecelahay:- 1: waaberi media_ Abdirahman waberi 2: Dhiirigaliye_ yasir mukhtaar 3: Ogaansho_ cumar inshaar 4: Hindise Tube_ Jimcale Hindise 5: Ogaalka dunida_ maxamed maahir Waan idin jecelahy dhamantiin Guulaysta hadaad soo bookhan ku biira waa janaladda KZread ugu fiican 2021❤

  • @sadiqmoha9284
    @sadiqmoha92843 жыл бұрын

    First 😁

  • @kooshdul

    @kooshdul

    3 жыл бұрын

    Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 kzread.info/dash/bejne/hIyqu8mGhZbZiMY.html​

  • @fshimbir1493
    @fshimbir14933 жыл бұрын

    First 1

  • @allaahuakbar6047
    @allaahuakbar60473 жыл бұрын

    Wakhtiga uu cunugan yariska ah Europe qasayay quwada adunka ugu wayn cusmaniyinta ayay ahayen

  • @halalpolice7544

    @halalpolice7544

    3 жыл бұрын

    Ugu danbayn Wuu so islamay Napoleon Allah how Naxariisto. Deen show channel ka daawo Tariikh da Islam nimadiisa hadad rabtaan

  • @Salahfarah1
    @Salahfarah13 жыл бұрын

    Xiligan uu nola waxa jiray napoleon waxa jiray gesiyal islaam ah ayaga noso gudbi tnkz

  • @yaasmiinhussein5488
    @yaasmiinhussein54883 жыл бұрын

    Masha Allah hore usoco wll

  • @alphalyrics7943
    @alphalyrics79433 жыл бұрын

    Waxan noqday qofkii ugu horeeyay ee coment ka baxiya mahadsanid c/raxmaan

  • @ibrahimfure7090
    @ibrahimfure70903 жыл бұрын

    Waaberi media

  • @hassanzakaria4075
    @hassanzakaria40753 жыл бұрын

    Wll arimaha tarikhda adban uuxiseya wad kumahadsan tahay

  • @doctorjeyyyyy
    @doctorjeyyyyy3 жыл бұрын

    Waxaan Jeclahay inaan Noqdo kaligii taliye Cajiib ah ! Dadku marka Ay Magaceyga maqlaan in Ay istaaga ka dhacaan 😂👍🏻

  • @abdirazakahmad8770

    @abdirazakahmad8770

    3 жыл бұрын

    Wllo adoo ku dayan kara rasuulkeena mohomed swc mxd kaga dayan ku xumaha kagu yaqaano

  • @halalpolice7544

    @halalpolice7544

    3 жыл бұрын

    Dhiigyo cab markuu qofku noqdo unbuu halkaas gaadhi midkaasna cadabaa u danbayn e maad noqotid Khalid Ibnu walid ee Galadu ka gariiri jirtay. Khalid RC Maraykanka iyo Rushka (Galada western ka ayaa Xataa san dhahda in rush iyo maraykan okale ahayeen Romanki iyo Persian kii) xiligiisi okale ayuu cagta mariyay oo islamka Gaadhsiyay e.

  • @halalpolice7544

    @halalpolice7544

    3 жыл бұрын

    Ugu danbayn Wuu so islamay Nabilyoon Allah how Naxariisto. Deen show channel ka dawada tariikhdiisa suu kusoo islamay

  • @anascagweyne1848
    @anascagweyne18483 жыл бұрын

    Libaax Saxiib cabdiraxmaan cumar

  • @khalidnour2732
    @khalidnour27323 жыл бұрын

    Noo so badi ado mahadsan WABERI MEDIA

  • @salmanfai
    @salmanfai5 ай бұрын

    spartacuz👊🏽💪🏽

  • @daalochannel4524
    @daalochannel45243 жыл бұрын

    codkaaga ayaan ku raxaystaa Ee ilhay ha ku siyaadsiiyo? mahadsanid

  • @daalochannel4524
    @daalochannel45243 жыл бұрын

    waan ku tageera ee mahadsanid :

  • @thespecialyone5113
    @thespecialyone51133 жыл бұрын

    Keep going pro

  • @ibraahimhassan6336
    @ibraahimhassan63363 жыл бұрын

    m,a keep going wall

  • @kooshdul

    @kooshdul

    3 жыл бұрын

    Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 kzread.info/dash/bejne/hIyqu8mGhZbZiMY.html​

  • @AbdullahiAbdiMohamedGaari
    @AbdullahiAbdiMohamedGaariАй бұрын

    C/diraxmaan fadlan kasoo hadal shirkii baarliin io si Somali usaameeyey🎉😂😂

  • @dailyxiin
    @dailyxiin3 жыл бұрын

    Subtitles Ma jiro miyaa maanTa 😁 Mahadsanid Wlaaaal😍

  • @YuusufShuaib77

    @YuusufShuaib77

    3 жыл бұрын

    Isaga ma saaro subtitles-ka ee wa system from KZread-ka ah🙏

  • @thegloriousquran1208

    @thegloriousquran1208

    3 жыл бұрын

    KZread ma aqaan Somali Isagaa saara

  • @halalpolice7544

    @halalpolice7544

    3 жыл бұрын

    Ugu danbayn Wuu so islamay Napoleon Allah how Naxariisto. Deen show channel ka daawo Tariikh da Islam nimadiisa hadad rabtaan

  • @Channel-vk2pg
    @Channel-vk2pg3 жыл бұрын

    Second person waxan ka hela muqalada ayan kawadaa

  • @amiir_azhur3703
    @amiir_azhur37033 жыл бұрын

    Cajaaib sheekhow

  • @juhaay1437
    @juhaay14373 жыл бұрын

    Xogtaan xageed baad ka soo Xigaty plz iiisheeg???

  • @halalpolice7544

    @halalpolice7544

    3 жыл бұрын

    Ugu danbayn Wuu so islamay Napoleon Allah how Naxariisto. Deen show channel ka daawo Tariikh da Islam nimadiisa hadad rabtaan

  • @juhaay1437

    @juhaay1437

    3 жыл бұрын

    Sxb Channel miyuu kasoo xigty??

  • @moussamoussamedaden4643
    @moussamoussamedaden46433 жыл бұрын

    Wa saxbka moussa djibouti Lkn sxb wxn raba in an waxkaogado idecadaha ama tv yada ama saxafata sidad utaqanidba halkay kahelan lacagta

  • @xamsexikmaawi5387
    @xamsexikmaawi53873 жыл бұрын

    Sxb cabdiraxmaan aljasari taarikh noogasoo diyaari

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman57163 жыл бұрын

    Wixii neceb Napoleon iyo farwayala Iyo mujrimiinta France ee Christmas's ka fidin jiray Subscribe ii Saara aniga

  • @adlaanboyka3063
    @adlaanboyka30633 жыл бұрын

    saxiib waa codsi waxaan rabaa geesiyashi somalia inaad ka hadashid oo aad noga shekeysid

  • @daacadofficial4664
    @daacadofficial46643 жыл бұрын

    Keep going bro

  • @hamzexadaari2700
    @hamzexadaari27003 жыл бұрын

    Hore2 usoco wll

  • @jamesbound1397
    @jamesbound13973 жыл бұрын

    From bosaso keep goin pro❤

  • @khaalidkhadar3615
    @khaalidkhadar36153 жыл бұрын

    World police Interpol kasoo hadal wll

  • @rahmaabdi2214
    @rahmaabdi22143 жыл бұрын

    Mhdsanid wll❤💯

  • @MohametHAbdiToniH
    @MohametHAbdiToniH10 күн бұрын

    Like isaar

  • @moussamoussamedaden4643
    @moussamoussamedaden46433 жыл бұрын

    Asc sxb abdirahman omar waberi wn kusalamay waxan ahy sxb kuxidhan bhsawaynta waberi meadia wn kutakera sxb hooray usoco waxn kasosalamaya Djibouti wn JCLHy video yayada

  • @ahmedomar8109
    @ahmedomar81093 жыл бұрын

    Magaceygaa waa Ahmed Omar halkaani waa waaberi media

  • @modarsaid4534
    @modarsaid45343 жыл бұрын

    Wll waxaa tri 1796 wuudhashay hadana waxaa tiri 1785 wuunoolaa

  • @Inaopthisalam
    @Inaopthisalam10 күн бұрын

    Corsica

  • @zozfunny6192
    @zozfunny61923 жыл бұрын

    hhhhh cabdiraxman waxan ku salaamay waxad mowduuc kaso diyarisa you tuberka abo flah oo carabi ku hadla laakin uu eeg eiil soomalia

  • @saadiqmohacabas3814
    @saadiqmohacabas38143 жыл бұрын

    Zxb hitlear muqal kaso same

  • @eaglif3
    @eaglif33 жыл бұрын

    NAPOLÉON BONAPARTE mad shegiin diintu rumaysnaa wll, video kalee kasamee arita wll sabab to ah wax yabo badan uu ka qoray islam ka aya jira

  • @halalpolice7544

    @halalpolice7544

    3 жыл бұрын

    Ugu danbayn Wuu so islamay Napoleon Allah how Naxariisto. Deen show channel ka daawo Tariikh da Islam nimadiisa hadad rabtaan

  • @abdulahiali-raad1802
    @abdulahiali-raad18023 жыл бұрын

    Odhaah uu leeyahay ayaa Anigaa iga Yaabisay Waxaa uu Yidhi ii Tuusa Qoys wax Akhriyaa Anaa waxan ni sheegi cidaa HogaamiN doonta Dunidaan

  • @MaryamandMohamedShorts
    @MaryamandMohamedShorts3 жыл бұрын

    Maxaa uga qaday😔 translationka

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585Ай бұрын

    Imika ma jiro dugsi ciidan oo carruur dhigatee

  • @hollaatme2991
    @hollaatme29913 жыл бұрын

    Halkanina Waa Waaberi Media.

  • @moussamoussamedaden4643
    @moussamoussamedaden46433 жыл бұрын

    Pls kasohadal wll ok

  • @ilasocotube1275
    @ilasocotube12753 жыл бұрын

    1799 ayuu xilka qabtaa tiri wxuuna dhashaa tiri 1796 intee jirbuu ahaa 3 sanno oo kaliya baaba u dhexaysee niyoo wax macquula noo keen dadka tariikhda khaldan kadaa

  • @ilasocotube1275
    @ilasocotube12753 жыл бұрын

    Niyoo waxaa tiri wuxuu dhasha 1796 kacdoonkuna wuxuu bilawda 1789 wuxuna ku laabta jaziiradii sanad ka dib oo ah 1790 HADUU DHASHAY 1796 SIDEE UGU LAABTA JASIIRADA 1790 MARKA NIYOO TARIIKHDA is SAX ?!

  • @abdiraxammanhuseenabdi5736
    @abdiraxammanhuseenabdi57363 жыл бұрын

    Waabari media ha guu leeysto

  • @raadraacmedia7721
    @raadraacmedia77213 жыл бұрын

    Ďhaman umada somaliyed waxan sinaxariisle uga codsanayaa inaad Ďar illahay 2k subscribe igu cawisan Please 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏😢😢😢😢😢😢

  • @sacadttchannel2258
    @sacadttchannel22583 жыл бұрын

    Time kii wad ka so baxtay

  • @Kaligeed-Amiirad
    @Kaligeed-Amiirad3 ай бұрын

    Horta ruuushka nasiib bdnaaa😂😂😂😂marwlba cimiladooda uhiiiliso 😂

  • @LINJA__YT

    @LINJA__YT

    Ай бұрын

    Asc

  • @raji6644z
    @raji6644z3 жыл бұрын

    Walaal miyaad kahadashid halyayyadii islaamka😣dad badan kamooganyihiin.

  • @halalpolice7544

    @halalpolice7544

    3 жыл бұрын

    Ugu danbayn Wuu so islamay Napoleon Allah how Naxariisto. Deen show channel ka daawo Tariikh da Islam nimadiisa hadad rabtaan

  • @raji6644z

    @raji6644z

    3 жыл бұрын

    @@halalpolice7544 waad mahad santahay ilaahay hahanuuniyo inta kale.

  • @halalpolice7544

    @halalpolice7544

    3 жыл бұрын

    @@raji6644z Amiin wllo

  • @abdiwahid3087
    @abdiwahid30873 жыл бұрын

    Nabiga kyslaiya scw

  • @mohaukun3353
    @mohaukun33533 жыл бұрын

    Ilma ader yaalow manta itusa inad tihiin soomalia maxamed$""plz

  • @bastakingbasta5494

    @bastakingbasta5494

    3 жыл бұрын

    Maxaa dooneysaa marka

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk3 жыл бұрын

    Walalayal igu sacidA o ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴

  • @abdisheikh8963
    @abdisheikh89633 жыл бұрын

    Waberi media nabilon 1797 ayuu dhashay 1804 xukunka ayuu qabtay wuxuu jiraa 9/10 bal is dhageyso kkkk

  • @zakiahmed1780

    @zakiahmed1780

    3 жыл бұрын

    1779 weeye

  • @abdisheikh8963

    @abdisheikh8963

    3 жыл бұрын

    1796 ayuu dhahay 1804 tiina boqor kkk

  • @halalpolice7544

    @halalpolice7544

    3 жыл бұрын

    Ugu danbayn Wuu so islamay Napoleon Allah how Naxariisto. Deen show channel ka daawo Tariikh da Islam nimadiisa hadad rabtaan

  • @naaj2846
    @naaj28463 жыл бұрын

    😻😻😻😻

  • @suleymaancabdi2376
    @suleymaancabdi23763 жыл бұрын

    aaway aawy subttlkii mahalan muqlka

  • @abdiwakiildek8915
    @abdiwakiildek89153 жыл бұрын

    Waxaan Ahay KZreadr cusub oo waxan faafiyaa diinta islaamka su'alaha diiniga ah iyo casharada sida muxaadirooyinka sidoo kale jilaagana waan soo daynaa sidaas aawadeed wll Subscribe igu taageer mahadsanid.

  • @yusufadeofficial.6720
    @yusufadeofficial.67203 жыл бұрын

    😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘please subscrabe isii

  • @kooshdul
    @kooshdul3 жыл бұрын

    Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 kzread.info/dash/bejne/hIyqu8mGhZbZiMY.html​

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan3 жыл бұрын

    Ninkan Qisadiisa Horey uma Maqlinba Lkn Wuxu AhA Mucjiiso 🤣

  • @halalpolice7544

    @halalpolice7544

    3 жыл бұрын

    Ugu danbayn Wuu so islamay Napoleon Allah how Naxariisto. Deen show channel ka daawo Tariikh da Islam nimadiisa hadad rabtaan

  • @mohameddeeeqocali1880
    @mohameddeeeqocali18803 жыл бұрын

    Waxa argay actor badan oo defacay islamka

  • @abdisalaamabubakar8309
    @abdisalaamabubakar83093 жыл бұрын

    Meher Wacan 👇👇👇👇👇 kzread.info/dash/bejne/oo1405KpqZa6f5c.html

  • @aqoonsichannel6098
    @aqoonsichannel60983 жыл бұрын

    KHIYAAMOOLIHII WEYNAA QISO RUNA kzread.info/dash/bejne/fm1mmMmfl9Taf7g.html

  • @mareegtaxogaha376
    @mareegtaxogaha3763 жыл бұрын

    Fanka xalaasha ah kzread.info/dash/bejne/laybzLN6hra_hqw.html ♥️

  • @nimcoabdullahi3994
    @nimcoabdullahi39943 жыл бұрын

    Keep going wll

  • @muhudabdu3657
    @muhudabdu36573 жыл бұрын

    Keep going

  • @jamesbound1397
    @jamesbound13973 жыл бұрын

    From bosaso keep goin pro❤

Келесі