Burburka noloshaada | khatarta facebook | nolol been ah |

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho

Пікірлер: 741

  • @YislamOmar
    @YislamOmar6 жыл бұрын

    waa iga hormartay kkkkk masha allah sxb. mahadsanid

  • @Ummari_10

    @Ummari_10

    6 жыл бұрын

    Insha allah waa garee sxb 🤧

  • @yasinadan6901

    @yasinadan6901

    6 жыл бұрын

    Hahahahahahaha Kaptan Yaslam Adigane waad kusoo qaadan kartaan Next Week Barnaamijkaaga Warar laga yaabo in aadan Waligaa Maqlin Facebook oo aan iska dhaafay cml 😃🖒💖💯

  • @ogaansho

    @ogaansho

    6 жыл бұрын

    Aha yislam waxaad ka hadashaa sxb sida google adsens loogu xiro youtubka ,mowduucaas su'aalo badan ayaa la iga soo waydiiyay waqtigaa igu yar ,rageedi ayaa tahay mowduucaas soo kala tuur sxb .😊

  • @aminahassan5688

    @aminahassan5688

    6 жыл бұрын

    OGAANSHO Haa runtiii waan ubaahanahay mowduucaas

  • @Garasho

    @Garasho

    6 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 waa kusalamay sxb sare

  • @YislamOmar
    @YislamOmar6 жыл бұрын

    walaashey iga yar ayaa kab igu dhufatay kkkkkkkkk

  • @YARMUUKTV

    @YARMUUKTV

    6 жыл бұрын

    Yislam Omar hhhhhhhh

  • @bahalkumar1722

    @bahalkumar1722

    6 жыл бұрын

    the hell u doing here man 🤣🤣 ..

  • @Amirwaye12

    @Amirwaye12

    6 жыл бұрын

    Yislam Omar Xanuun miyaa na😂😂🤣😂

  • @hanadmohamed4574

    @hanadmohamed4574

    6 жыл бұрын

    Yislam waa waa iga qoslisay sxb

  • @mohanlovelyhippahnurrah4049

    @mohanlovelyhippahnurrah4049

    6 жыл бұрын

    Yislam Omar fcbg iska daa waa maqashe

  • @baroquranonline4416
    @baroquranonline44166 жыл бұрын

    HADII AANAD MUSTAQBALKAAGA DHISAN WAXA HUBAALA INAAD DADKALE MUSTAQBALKOODA AAD DHISAYSO

  • @abdulahihamuume1513

    @abdulahihamuume1513

    6 жыл бұрын

    Baro Qur'an online wa runta sxb

  • @maami243
    @maami2436 жыл бұрын

    Sxp omar waa markii igu horeysay an comment kuso qoro really waxaa tahay qof dhiso nolasha dhinac walbo mahad sanid

  • @dalmarshow7877
    @dalmarshow78776 жыл бұрын

    Ilaahay ayaa mahad leh iga badbaadiyey in la qabsado isticmaalka fasahadbook

  • @alango7568
    @alango75686 жыл бұрын

    Masha Allah jazakallahu waad runtii aad baad noogu faaidaysaa Allaha ku siyaadiyo cilmigaaga wll Aad ban uga helay qaabka aad noogu sharaxdid 🙏❤️

  • @cabdibarre2268

    @cabdibarre2268

    6 жыл бұрын

    jung lango

  • @alango7568

    @alango7568

    6 жыл бұрын

    ?????

  • @osaameshariif2432
    @osaameshariif24326 жыл бұрын

    Wlaal mahadsanid omar inshar I LOVE OGAANSHO EVERY TIME

  • @view-tc4jp
    @view-tc4jp6 жыл бұрын

    Su aasheyda wali jawaabteyda waa kaa sugaa libaax Tan iyo kanaalkii hore waana kula socdaa

  • @abdulahihamuume1513

    @abdulahihamuume1513

    6 жыл бұрын

    1,678,876 view qiyali ba isku qancisay cunugow

  • @Hismail88
    @Hismail886 жыл бұрын

    Waa mhdsnthy walal Allh dembigaga ha dhaafo Janatul fardowsa allh haku geeyo Walal waxa ka codsanaa inaa mowduucyada dhiiri gelinta noao bada garabkaga allh ha galo

  • @cabdishakurrashiid4826
    @cabdishakurrashiid48266 жыл бұрын

    Masha Allah sxb mahadsanid hore u soco sxb waa runtaa wax badan aa noo fa'idaysay Omer Inshar 😘😚🙋❤ waa kula soconaa

  • @munassswq313
    @munassswq3133 жыл бұрын

    Thank you keep going broad💚💭❤

  • @faizamohamed9846
    @faizamohamed98466 жыл бұрын

    Maxsanidh walal ,ongaasho is one my best motivation channel in my mother language

  • @Sulubproduction
    @Sulubproduction6 жыл бұрын

    Masha allaah #Cumar #inshaar alle haku sharfo mar walba waxa nala wadaagtaa Barnaamijyo Qiima badan #Guuuuuuulayso Sxb

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere13036 жыл бұрын

    *Well done omar mahadsanid 💖*

  • @maajidbalala9516
    @maajidbalala95166 жыл бұрын

    Masha allah mahadsanid walal cumar waajibkada waad gudatay hadi qof waliba uu sidad u isticmasho u isticmali laha waxbadan aya hagagi laha adna qof inagu qaali ah ayathy garabkda allaha galo

  • @MohamudAar
    @MohamudAar6 жыл бұрын

    Jasaakallah brother.

  • @adeeghayemarket
    @adeeghayemarket6 жыл бұрын

    Mnsha lah jazakalaah khyr wll wax badan baad noo faaiidaysay

  • @MohamedAhmed-ze1qo
    @MohamedAhmed-ze1qo6 жыл бұрын

    Wlhi Video aad soo dhigtay ban iskaga daayey Facebook Snapchat iwm Mahadsanid wll👌👌👌👌👌👌

  • @hanimaxamudcade7204
    @hanimaxamudcade72044 жыл бұрын

    Sax wllkey waad mahadsantahay aniga sidi aan kuugu xirmayba wax weeyn aa iska keey badalay shukran my bro💯❤️

  • @Mujapdirahmaan40
    @Mujapdirahmaan40 Жыл бұрын

    Muqaalkan xiliga la diyarayiyey waa mudo 5 Ka hor xiligaas oo uu wllkein Omar inshaar uu Ka digayey dhibaatoyinka Facebook Io socail media hada uuse xaalkaba faraha Ka baxaY waayahan dampe 😰umadena way halowday rag Io dumar allow wadada xaqa ah na tusi wax walba oo caajis aHna Naga ilaali Salaman Somali wayn ❤️💯🙏

  • @m.a5122
    @m.a51226 жыл бұрын

    mashallh walal qaali ah shukran ee somalidaa live kuu soo yaceen ceeb walhii waan yaabneey

  • @nasiimali7828
    @nasiimali78286 жыл бұрын

    Wlhi been ma aha anaa arkay dhibkiis Markaan arkay b4 5years iyo hada markaan isbarbardhigo Subxanallahi fb waa cadaw 😭😭😭

  • @leeboleebo9582
    @leeboleebo95826 жыл бұрын

    masha allah waxan layaabay markaa video soo galiso wlhi aad ayaan ugu farxaa inkasto aan videogaan kaso dahay duruufo shaqo awgeed thanks

  • @Somaliprotv
    @Somaliprotv6 жыл бұрын

    Facebook waa khatar

  • @sharmaakeaxmed738

    @sharmaakeaxmed738

    6 жыл бұрын

    sax.sax

  • @sahramaxamuud6329
    @sahramaxamuud63295 жыл бұрын

    Thnks wll ad uqiima badan allah ka ajar siyo adun iyo akhiraba

  • @sacadmoussa4
    @sacadmoussa46 жыл бұрын

    Taaza benta ahayn broda 🙏🙏 wa runta qarsoon wlh #keepitup

  • @yarkajacaylka2088
    @yarkajacaylka20886 жыл бұрын

    Sc sxb masha allah waxad tahay nin caqli badan barnaamijka kaliya ee wax laga faaiidaa wa ogaansho Allaha ku dhawro hore u soco

  • @omarsergio4956
    @omarsergio49566 жыл бұрын

    Masha Allah wll *omar* illhy hanga dhigo kuwii wanadaada qaata jazakalhu khyral jazaa

  • @FagadMedia1
    @FagadMedia16 жыл бұрын

    Mahadsanid wll sare alle hakaa ilaaliyo cadaabtiisa carabkaagana alle haku dhowro cadaabta barnaamijyadaada waan daawada wax badan ayaana kaa faa'iiday wll

  • @muscabibraahim3208
    @muscabibraahim32086 жыл бұрын

    Shukran ustaad waan ka faa'ideesa nay

  • @dakirmohud2547
    @dakirmohud25476 жыл бұрын

    mahadsanid walaal cumar runtii mawduuc muhiim ah ayuu ahaa sidaa si lamid ahna social media oodhan inaa nooga soo hadashid kaa cod sanlahayn

  • @talosame_media
    @talosame_media6 жыл бұрын

    Maashaa allaah wll cumar illaahay khayrbadan hakaa siiyo dadaalkaada

  • @shaaficibaalle8128
    @shaaficibaalle81286 жыл бұрын

    Mahadsanid Cumar inshar waxaa tahay nin tahay ni wax badan og

  • @modkazar1369
    @modkazar13696 жыл бұрын

    I’m first view and first like. Lakin waxan sugnaba waa ninki cirka u safray.

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi5976 жыл бұрын

    Mahadsanid walaalo saamayn ayaay igu yeelatay warbixintan waxan rajaynayaa dadka kale inay sidan oo kale u badasho mahadsanid mar labaad walaal

  • @naasircantar7316
    @naasircantar73165 жыл бұрын

    Mashaalah sxb niyadada Wixi Ku jira illahay haku siiyo waxa tahay murtiile murti badan

  • @cawkechannel3569
    @cawkechannel35696 жыл бұрын

    Masha allah wll omar inshar

  • @umunagaadibrahem8431
    @umunagaadibrahem84316 жыл бұрын

    Xaqiiq walhe waa halaag dadban OGAANSHO kheyr allah ku siiyo wll bararujintad umadad u heyso

  • @maryamaali7875
    @maryamaali78755 жыл бұрын

    Wa runta walalkey wax jira ka hadashay waxan rajeynaa somali badan iney waxku qadandonan hdlkada ani ahaan wax badan bad ifa iideysay jazakalahu kheyr

  • @zainhaji8987
    @zainhaji89876 жыл бұрын

    Waa runtaa wll mahadsanid Walahi waano iyo Xaqiiqbaad kahadashaa Waan kugu faraxsanahay allaha kubarakeyo Wad haka cajisin, anagana inaan wamanada qadana sugaynaa insha allah

  • @deeqobare5500
    @deeqobare55003 жыл бұрын

    Markan wilkan muqaladiisa dawanayo ayaan darema iney somalida tahay dadka adunka ogu caqli badaan waad mahadsantahy wlalky jazakallahu kheyran

  • @ahmedbadacas9855
    @ahmedbadacas98556 жыл бұрын

    Sxp waad mahadsantahay sida wanaagsan aad inoola wadaagtay fikir muhiim ahaa inlaga hadlana ubaahnaaa masha Allaaaaaah

  • @MohamedAhmed-ui7cg
    @MohamedAhmed-ui7cg6 жыл бұрын

    thnkz alot runta wYee OmarInshar Jazkalah

  • @fahiimamaxamed451
    @fahiimamaxamed4516 жыл бұрын

    mahadsanid oganshe wax badan nolosheena kabadashay

  • @abdullahimuhamed7584
    @abdullahimuhamed75845 жыл бұрын

    Masha allah alle haku xafido wll wax badan ayaan kaa faaiday runtii

  • @shucaybindho199
    @shucaybindho1996 жыл бұрын

    MchllH True Omer inshar gulayzo inty guuli jirto

  • @abdimajidyey6372
    @abdimajidyey63726 жыл бұрын

    Jazakalaah Wlalkey Omar wlhi waxaad modaa barnaamijka dhan Inuu quseeyo Nolol Aan Ku Jiri mudo Hda Laga joogo sanad Ku dhawaad Lknse Alx Aan Hda Ka Caafimaad Qabo inkastuu hungiri Iga sii hayay Lkn Ilahay mahadii Barnaamijkan Saa Id ayuu i cawiway sidaa Darteed Waxaan Si cod Si ahaan Ah Ku waydiisan Lahaa hdaad Soo badiso barnaamijyada Nolosha Ku sahabsan Ama quseeya Jazakalahu Khayr

  • @medahmed298
    @medahmed2986 жыл бұрын

    Mahadsanid suldaan

  • @mohammedaamme3978
    @mohammedaamme39786 жыл бұрын

    Maasha alla aad baan ugu hidhanyahay omaar inshar ogaansho wallahi anigu somali mayihi itoobiyan (oromo) chenel kaaga wah badan buu iga badaley maxasa nid wll caad baan u hiiseya barnaamijkaaga

  • @mrakjunior

    @mrakjunior

    6 жыл бұрын

    Yahya watar masha allah yahye

  • @qadanjamac7507

    @qadanjamac7507

    6 жыл бұрын

    Yahya watar maxad sanid

  • @engosmanali6658
    @engosmanali66586 жыл бұрын

    mansha allah ogansho sxp waan ku taageyraa ilaahey hakaaa ajarsiyo.

  • @hashimbaage7549
    @hashimbaage75496 жыл бұрын

    Wlhi Wa xaqiiq Allah Ku barakeyo sxb

  • @cumarliibaanisxaaq5032
    @cumarliibaanisxaaq50326 жыл бұрын

    shukran cawada ayan face book xiraya wayo wxn ahay mid facebook-giisu every time online yahay waana iskula saxna sidatan lkn waxan kadhigaya facebook-geyga offline most of the time waana hubaal insha allah

  • @somalia5328
    @somalia53286 жыл бұрын

    masha alla wll ogaansho mahadsanid

  • @hassanabdirahman5380
    @hassanabdirahman53806 жыл бұрын

    Shukrn Ustaad حياك الله Talooyin Fcn oo aad u mihim ah ayaad na siisay Alle Ha ka Abaal mariyo

  • @jamacabib9375
    @jamacabib93756 жыл бұрын

    Jasaka lah zhp Mahadsanid

  • @ifraaxcabdiraxmaan1204
    @ifraaxcabdiraxmaan12045 жыл бұрын

    jazakalah wll waxn ilaahey ka rajeynaya inuu naga dhigo kuwo aan dhimanin iuagoo dunida jooga aaaamin

  • @husnim.7810
    @husnim.78106 жыл бұрын

    *JAZAKALAH KHEYR WALAAL CUMAR*

  • @xlcy.9437
    @xlcy.94376 жыл бұрын

    Mahadsanid ogaansho ❤️

  • @xamsedayib2968
    @xamsedayib29684 жыл бұрын

    Realy walhi thanks wllo Waxbadn lee noo faa'idayseee

  • @tabaaraktahliil6283
    @tabaaraktahliil62836 жыл бұрын

    Mash allh waanka helay OGAANSHO run ahaantii

  • @korodhsoaqoon
    @korodhsoaqoon6 жыл бұрын

    Maaasha allah Aad baad u mahadsan tahay wll

  • @mohamedhassanabdi1227
    @mohamedhassanabdi12275 жыл бұрын

    Omar ishar run ahaantii aad ayaan kuugu mahadcelinayaa 100% illhay hanagu anfaco dhamaan qoomiyada soomaliyeed oo aan kubaraarugsaneyn

  • @footBall-ji6gb
    @footBall-ji6gb6 жыл бұрын

    Msha allh wll aad ayd u mahadsnthy waa arin xaqiiq ah alle hku dhawro

  • @sululmaal3771
    @sululmaal37716 жыл бұрын

    Masha allh wllo aada umahadzantahy...dayactirkaad dayactirayso meelaha naga banaan insha allh waxna waanu kabadali tan hada.

  • @farhanhassan5157
    @farhanhassan51576 жыл бұрын

    *masha allah mawduuc qiimo badan oo xasaasiya lakiin wll qayb labaad ka samee dumarka iyagoo qaawan isa soo dhiga social media insha allah*

  • @a.samedhaddi7114
    @a.samedhaddi71146 жыл бұрын

    jazakalahu khayr

  • @bisharoabdillahi3969
    @bisharoabdillahi39692 жыл бұрын

    Thank you brother keep going

  • @macluumaad9810
    @macluumaad98105 жыл бұрын

    Horey u soco zxpo mnsha alaah

  • @Macalimow48
    @Macalimow486 жыл бұрын

    Wa xaqiiq mahadsanid wallal

  • @cabdiwaasacdy386
    @cabdiwaasacdy3866 жыл бұрын

    masha Allh waa run bro u are soooo smart keep going we are next to u

  • @maxamuudmaxamed6926
    @maxamuudmaxamed69266 жыл бұрын

    macalin mahadsanid anigu run ahaantii aad uma isticmaalo waxaanse daawadaa inta badan ogaansho iyo xuseen kurdi

  • @abdiqadirmacaneye6777
    @abdiqadirmacaneye67776 жыл бұрын

    Mhdsnd ustaad wlhi waan joojiyay dhamaanba social media mudo bil iyo badh ka hor Ayaa iigu dambaysay Sababo LA xidhiidha cafimadkayga awgood thanks many ustaad

  • @ayaandirie2330
    @ayaandirie23304 жыл бұрын

    Allah ha ku xifdiyo wan dhageysataa vediogaaga waxa ka fahmay ooo aaan ka bartay waxbadan Allah bless you

  • @user-wk8ry3sz3b
    @user-wk8ry3sz3b3 жыл бұрын

    Mashallah Allah ku xafido wall dhibaatadiisa waan arkay balse waan iska tuuray mahadsanid

  • @saidahmedadam1805
    @saidahmedadam18056 жыл бұрын

    Mahadsanid wll cumar ka soomali ahaan inagoo markii horeba reerguuraa iska ahayn ayaan Social Media ku dhex lunay Allah hayna waajiyo wanaag idilkii

  • @daarutaqwa5228
    @daarutaqwa52286 жыл бұрын

    jasaa kallahu Khayr wll

  • @cabdillahimaxamad569
    @cabdillahimaxamad5696 жыл бұрын

    jazaakallahu khayran akhil karim

  • @cfitaaxosmaan2196
    @cfitaaxosmaan21966 жыл бұрын

    #OGAANSHO shaqsi waxbadan og Sxb ilahey haka abal mariyo Wanada tayada leh aa noso Gudbiso

  • @cfitaaxosmaan2196

    @cfitaaxosmaan2196

    6 жыл бұрын

    Yaasin Said Thanks brother Adn sidokale

  • @fatezisack1545
    @fatezisack15456 жыл бұрын

    Caaaqil soomaliyed ayaan kugu tilmaaami karaaa wall wall 👏👏

  • @abdullahiaden2001
    @abdullahiaden20016 жыл бұрын

    Sxp wllhi waa runta hore usoco insh allh

  • @badriaosman9955
    @badriaosman99556 жыл бұрын

    barnaamijkaan waa wacdi & waano mahadsanid ustaad

  • @aminaabukar9263
    @aminaabukar92636 жыл бұрын

    mashallah inshar ku siiwad jazaakallahu khayr

  • @nuunecade483
    @nuunecade4836 жыл бұрын

    Waa xaqiiq jirta waxa aad ka hadashay walal mahadsanid

  • @muruq-maal3235
    @muruq-maal32356 жыл бұрын

    Waaa midi laba afleh wllo ogaansho

  • @dayaxsamenews9924
    @dayaxsamenews99246 жыл бұрын

    Thanks ogansho cashar aad uwanagsan weye

  • @amatallahbintosman2472
    @amatallahbintosman24726 жыл бұрын

    Alxamdulillah mar horaa iska dhaafay isticmaalka FB kadib markaa arkay inuu yahay waxa ugu badan ee waqtiga dila .... Jazaakallahu khayr walaal sidaad bulshada ugu adeegeyso arimahaaga aduun iyo aakhiraba hakuugu saqiro

  • @c.kariimcumar9659
    @c.kariimcumar96596 жыл бұрын

    Mahadsanid Omar

  • @umadamedia9600
    @umadamedia96006 жыл бұрын

    mashallah sxb waad igu ogtahy in aan iskaba daayo in kastoo.aanan waqtiba aanan u hyn lkn gabi ahantiisa ayaaba iska dhafaaaa inshallah

  • @mustafemousevlogs6440
    @mustafemousevlogs64406 жыл бұрын

    wl omer allah yahfidak allahà ku sharfo hore u socod wanaagsan

  • @yartalasiiyayawoodiidumark6217
    @yartalasiiyayawoodiidumark62176 жыл бұрын

    Beeen ma aadan sheegin wlh caqligeenii ayuuu iibsaday facebook burbur buuna caqli ahaaneed buu noo horseeday😂😂😂

  • @cabdulaahiaxmed5483
    @cabdulaahiaxmed54834 жыл бұрын

    Cumar wllhi zxp waa ku taageersa nahay kor ayaa u socotaa shalay 193k ahyd maanta 194k tahay keep going pro hormarkaaga alle hakuu siyaadsho

  • @alishire2125
    @alishire21256 жыл бұрын

    asc wll jasaaka allaahu khayran

  • @liibaancabdulaahi8700
    @liibaancabdulaahi87006 жыл бұрын

    masha allah mahadsanid masuul

  • @user-pr1le8gn2g
    @user-pr1le8gn2g6 жыл бұрын

    Wllhi alle ayaan Ku dhaartay manta waxaad ka adashay waan LA qiirooday jazaakumullha yaa ustad

  • @faatmacismaan8905
    @faatmacismaan89056 жыл бұрын

    Shukran walal mahadsanid

  • @abdirazak.a8336
    @abdirazak.a83366 жыл бұрын

    waaa sidaah shegty mudane shukran

  • @user-ln5rl4df1m
    @user-ln5rl4df1m6 жыл бұрын

    Waxa aad ka hadashey waa run anigaa tajribo ahaan uso arkey جزاك الله خيرا

  • @abdifitahmohamedhassan7303
    @abdifitahmohamedhassan73036 жыл бұрын

    Mash alllaah mahadsanid sxb

  • @sahramaxamuud6329
    @sahramaxamuud63295 жыл бұрын

    Walaaal allaaah ku dhowro si ad Noga badbaadinayso Khataraha ka jira afunkan allaah ku shrfo wlle

  • @mmbfamily5506
    @mmbfamily55066 жыл бұрын

    Aad ayaad u mahadsanid bro wax badan waa laga fa idey 🏅🏅🏅🏅🏅