Barnaamijka: Madasha Hal-abuurka Marti Maxamed Baruud

Barnaamijka: Madasha Hal-abuurka Marti Maxamed Baruud

Пікірлер: 41

  • @user-ub8xg6rk8u
    @user-ub8xg6rk8u2 ай бұрын

    Anoo laamaha jaceylka ❤ Ubaxo🌹ku lulah cassana Adaa gees iga leeexdey 😢😢

  • @user-os7cf8md2e
    @user-os7cf8md2e2 ай бұрын

    Rabi garaadka haw barakeeyo abwaanka

  • @deeqgoergechannel9238
    @deeqgoergechannel92382 ай бұрын

    Abwaan maxamed baruud

  • @Nabadsulubahmed
    @Nabadsulubahmed2 ай бұрын

    Wowo abawan burmad madaxa dushisa

  • @baal-dahabtv7398
    @baal-dahabtv73982 ай бұрын

    Hadalkaad xaraga tidhi isku daba xidhkiisi maansadan ugu jeclaa ninkan gabayadiisa ❤ 🙏

  • @quenalone9006
    @quenalone90062 ай бұрын

    voice amazing 👏

  • @xariirxasanturki2011
    @xariirxasanturki20112 ай бұрын

    Abwaan baruud iyo cadceed aad baan idin salaamay

  • @JaamacRamos
    @JaamacRamos2 ай бұрын

    Apwaan Mohamed Baroud heeso wada calaacala❤

  • @fihimaahmed439
    @fihimaahmed4392 ай бұрын

    Wixii paa u duuban wiilkan

  • @suhaybaaden9047
    @suhaybaaden90472 ай бұрын

    Hal abuur Maxamed baruud.❤

  • @user-ro2py5ng2j
    @user-ro2py5ng2j2 ай бұрын

    Woow runtiiii wan la dhacay inankaaa mansoyinkiisa

  • @hanadmireee2611
    @hanadmireee26112 ай бұрын

    Wow baruud ❤madax sare

  • @abdirahmansaeddhuux_yare1186
    @abdirahmansaeddhuux_yare11862 ай бұрын

    Ninkan oo kale ayaa loo baahan yahay Barnaamij dadka wax taraya soo gudbi.

  • @user-kk8nk5pg4r
    @user-kk8nk5pg4r2 ай бұрын

    Qisadii nadra waan kaa sugayna bro

  • @Cadceedchannel

    @Cadceedchannel

    2 ай бұрын

    Hye wll

  • @FAHAMTECH
    @FAHAMTECH2 ай бұрын

    Masha allh

  • @maxamedismail9898
    @maxamedismail98982 ай бұрын

    Abwaan baaruud canjeex

  • @caynaancabdi7895
    @caynaancabdi78952 ай бұрын

    Nin weyn ayaad soo qabatay wallee. "Sidaad ii cidlaysaan Weli ceelka murugada Ka cabbaa dhibkiisoo Inaan cuud dhegaystaa Caadadaysa noqotoo Carrabkaygu wada barey Heeso wada calaacala"

  • @shaaciyeFilms614
    @shaaciyeFilms6142 ай бұрын

    Sxp sare cadceed wn ku salamy sxp tagero ila 2021 ahay lph share out ii samey illah dartii shaaciye films

  • @user-qo1iy9pf9k
    @user-qo1iy9pf9k2 ай бұрын

    Sxbkay maxmed baruud innta sidaa u gashya wlhi jaar ban ahyn nacaal 😂

  • @nasteehaabdulaahi7979
    @nasteehaabdulaahi79792 ай бұрын

    😊😊😊

  • @fihimaahmed439
    @fihimaahmed4392 ай бұрын

    Ninku ma reer berberuu ahaa mxaa laba qow keenay mise abwaankaa seeftii isaaqa😅😅😅😊😊

  • @InaAhmedolmm
    @InaAhmedolmm2 ай бұрын

    Wxan diyaar u ahay ina abwankan guursado 😂😢❤

  • @user-nq6fz6dg8j

    @user-nq6fz6dg8j

    2 ай бұрын

    Waanu ku siin wll aderkay wanu jeclhy hada u qalanto😂

  • @InaAhmedolmm

    @InaAhmedolmm

    2 ай бұрын

    @@user-nq6fz6dg8j 😅😅😅

  • @hooyomacaanhooyomacaan9706
    @hooyomacaanhooyomacaan97062 ай бұрын

    Wllo qisooyinka jacaylka soo badi kawasa xalad lehe

  • @Cadceedchannel

    @Cadceedchannel

    2 ай бұрын

    Hye wll

  • @namelos2963
    @namelos29632 ай бұрын

    Waxaan ka xumahay in ay Ragii imika Dadii lagu faani jiray ka faanaan Sidii Dumarka😮

  • @shakiryusufmohamed
    @shakiryusufmohamed2 ай бұрын

    Wow 2

  • @waranweertube
    @waranweertube2 ай бұрын

    Abwaan Maxammed Baaruud Canjeex Nin Gabyaa, Dhaqanyaqaan, Murti yaqaan iyo Afyaqaan aad ugu dhuun daloola waayaha iyo xaalkana ah. Saaxiib Baaruudow Alle garabkaaye aad baan ugu farxay Suugaan Annagu aanu aad uga dhex baxnay inaad Bulshadana usoo tebiso waan ku farxay. Jir oo joog Saaxiib

  • @user-xx6tn3xu9f
    @user-xx6tn3xu9f2 ай бұрын

    𝐖𝐥𝐥𝐨 𝐜𝐚𝐝𝐜𝐞𝐞𝐝 𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐮 𝐭𝐚𝐠𝐞𝐫𝐚𝐚

  • @ahmeddalxa6582
    @ahmeddalxa65822 ай бұрын

    Maansada hore anuu iga xaday, abwanka kaabadu waa tuug

  • @moadam8279
    @moadam82792 ай бұрын

    Abwaan Messi ❤❤

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade012 ай бұрын

    inaan cuud dhagaystaa caadadeyda noqoto carabķaygu wasa baray heeso wada calaala ezhcala ereyo

  • @yaxyekhaalid6177
    @yaxyekhaalid61772 ай бұрын

    Cadceed wll waxan u bahanahay qisooyinkii waayo waxanu ka heli jirnay 1 waayo aragtiimo 2 khaladad u galay qvkan qisada leh inan ka digtoonano 3 . Dad cusub ayaanu baranaynaaaaaa 😊

  • @Cadceedchannel

    @Cadceedchannel

    2 ай бұрын

    Thnks wll waa diyaar

  • @yaxyekhaalid6177

    @yaxyekhaalid6177

    2 ай бұрын

    @@Cadceedchannel oky thanks la so dheerE Taliye please

  • @fihimaahmed439
    @fihimaahmed4392 ай бұрын

    Isagaa iska hadlaaya ax

  • @mahdiqoobey8424
    @mahdiqoobey84242 ай бұрын

    First person

  • @safacraxmaan6452
    @safacraxmaan64522 ай бұрын

    ❤❤❤ wwwww dad kanookale sooqabo Cadceedow

  • @baal-dahabtv7398
    @baal-dahabtv73982 ай бұрын

    Abwan buuxa baaruud

Келесі