Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Qaybtii 1aad | Barnaamijka Dhaxalreeb.

Ойын-сауық

Join this channel to get access to perks:
/ @astaanmedia
SUBSCRIBE: www.youtube.com/@astaanmedia?...
Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
For More:
Website: www.astaantv.com
Facebook: / astaantv
Instagram: / astaantv
Twitter: / astaan_tv
TikTok: / astaan_tv

Пікірлер: 38

  • @SaidomarAbiikar
    @SaidomarAbiikar2 ай бұрын

    Astaan SaaS madaxa labaxoosiin noosoo badiya Barnaamij,yada noocaan ookale Ee khu,seeya taariikh Deena 🇸🇴 🇸🇴 Mahadsanidiim🫡🫡

  • @hassannorabdi8021
    @hassannorabdi80212 ай бұрын

    Caano daatay baa dabadood la qabay soomaaliyeey dib u dhiskaagii iyo midnimaan kula doonayaa wlhi waa taariikh cajiib ah allah dhowro walalaha djibouti ❤❤

  • @abdimahadguurefaataxa8338
    @abdimahadguurefaataxa83382 ай бұрын

    Masha Allah, waa barnaamij wanaagsan oo boggaaddin mudan, waana ku mahadsantihiin Astaan TV. Barnaamijkaan sidda magaciis ka muuqato ee Dhaxalreeb. Waxaan rajeynayaa dhallinyaradda soomaaliyeed ee 2000 ka dib dhalay muhiimad weyn ayuu innoo leeyahay.

  • @engabuukar
    @engabuukar2 ай бұрын

    Reer hiiran waaba wadaniyiin war dowlada lahoo dhiibo reer hiiran

  • @mancityfan660
    @mancityfan6602 ай бұрын

    Waa varnamij fiican madax weynah dj wuu ku mahadsana sida u ugu dadalay walow dadka nabada konfur rabin ay yiradan waxba uma qaban somalida lakin tagitank la tagay dad dacad iyo tugoyinba wey iskugu jiren usc dhexded aya qayano ka jirtay qasarahi ka danbeyeyna wa aragnay ilaa iyo had o dadkii guryahoda iyo berahod la haysto jidadki lag dhistay guryo

  • @mukhtarhassan4964
    @mukhtarhassan49642 ай бұрын

    Mansha.allah waan bogadinayaa barnamijkaaan

  • @abdikadirabdijama6352
    @abdikadirabdijama63522 ай бұрын

    Tariikh muhim ah bay soo bandhigeen odayaashan runtii in la qoro aad bay u fcnaan lahayd xogtaan

  • @abdallakiimiko6052
    @abdallakiimiko60522 ай бұрын

    @Astaan barnaamijka magac kale usoo hindisa waa haddi aad warbaahinta kale ixtiraameysaan Horn Cable ayaa magacaas laheyd ogowse wariya ma,ahe lkn dhageysta aad u dhageysta xuusuusaha wadanka muuqaalada iyo maqalka laga soo duubo

  • @saalaxbaarbe9804

    @saalaxbaarbe9804

    2 ай бұрын

    Aad iyo aad ayaad Umahadsantahay walal. Ma ila wadaagi kartaa link Horn cable TV ee Barnaamijkaas.

  • @RuqeaAahmed
    @RuqeaAahmed2 ай бұрын

    ❤anaa uso horeyaa😅

  • @abukarsheikh2268
    @abukarsheikh22682 ай бұрын

    khaladaadkii ugu weyn aan galnay hadaan somali nhy waa in masiirkeena hogaan (AABO) uga dhugnay ina geele iyo ajaanib gaal cad iyo mid madoow

  • @bushraabdirizak4443
    @bushraabdirizak44432 ай бұрын

    Shirkaasi maalintii loo fariista baan dhashay maantan oo aan jiro 24. Waxan kam hayo odaaysha Dan gaar leh baa u fariiistay

  • @faafintadiintaislaamka2942
    @faafintadiintaislaamka29422 ай бұрын

    DOWLAD BAYNU AHAYNEE INAGAA IS BAABI'INAY AX AX AX

  • @abdikadirabdijama6352
    @abdikadirabdijama63522 ай бұрын

    Ismail omar geele niyad ahaan lugooyo mahan wanaag kama wadan

  • @cishqistudio5500
    @cishqistudio55002 ай бұрын

    Marki laga soo noqoday shiirka somali ya madaxwayne ka noqday 😮

  • @Moabdi35

    @Moabdi35

    2 ай бұрын

    Abdiqaasim salaad xasan ayaa ku meel gaar ahaan loogu doortay madaxwayne bro

  • @AhmettKevin
    @AhmettKevin2 ай бұрын

    Xalqadi9ad aaweyna😮

  • @Abdiwali_Hero
    @Abdiwali_Hero2 ай бұрын

    Waxaa dhaxal na looga dhigay. Dal la bur buriyay😢

  • @MubYus
    @MubYus2 ай бұрын

    Mshruuuuca Jabuuti ma dhamaado.

  • @shafiabdi215

    @shafiabdi215

    2 ай бұрын

    Siduu u dhamaanaya soo Taariiq maahan, baal dahaba Somaali dhexdeeda kaga jirta. Carta peace conference ma hilmaami doono abid

  • @TacabiyoTacliin
    @TacabiyoTacliin2 ай бұрын

    March 2024!!

  • @abdirizakauthor9324
    @abdirizakauthor93242 ай бұрын

    Shaqo wanaagsan.

  • @MahamudDiite
    @MahamudDiite2 ай бұрын

    Mashaan ma hal Qabiil aya isku xayeesiinaya mise anaa mooday!

  • @caaqilka3712
    @caaqilka37122 ай бұрын

    Siyaasadda miyaa gasheen hadaa hawl gasheen

  • @MubYus
    @MubYus2 ай бұрын

    Aan shirkii Carta ka sheekayno, sheekadan yaa wada oo dan ku qaba ? yaa Lacag ku soo qaatay ?

  • @MubYus
    @MubYus2 ай бұрын

    Shirkii carta haday wax wanaagsan ka soo baxeen, sida maanta Zoomaali tahay ka garo.

  • @abdulog8461
    @abdulog84612 ай бұрын

    Sponsored keligii taliye ismaciil cumar gelled 😅

  • @cabdijaamac8489
    @cabdijaamac84892 ай бұрын

    SHIRKII CARTA WAA MEESHII AYKA TIMI FIKRADII 4.5 ee SOOMAALI RAJADII DAWLADNIMADEEDA GODKA KU RIDAY. DJIBOUTINA XAQIIQA AHAAN WAA WADAN YAR OO FARANSIIS IYO ETHIOPIA WADA LEEYIHIIN. TAARIIKH AHAAN IYO ILAA MAANTANA JABUUTI DANTA ETHIOPIA IYO MIDA EUROPEAN KA WAX KA BAXSAN KUMA SHAQEYSO. K

  • @DonKako

    @DonKako

    2 ай бұрын

    Horta caqligaaga ayaad hadashay waa na lagu gu tixgalin hase yeeshee intaa wax dhaafsan oo kaa soo dhibqay ma arko. Dib se uu gu noqo marxaladii soomaaliya ku jirtay markaa : 1- toban sano oo dawlad la'aan ah 2- kurisigii soomaaliya ee UN-ka oo madhan 3- aduunka oo cidi u jeedin soomaaliya bal hoos oo loo yaso mooyee IWM ... Ceeb maaha in Jabuuti dal yar tahay laakiin dalkaa yar ayaa awoodii sii is dhaafshay oo dadweyne iyo dawlad u adeegay walaalahood soomaaliyeed. Aniga ku la hadli gurigeeni CARTA 4 billood ayaa lagu deggana lacag la'aan. Cid qasab na gu lahayd na ma jirin. "ABAAL NIN GALAA BADAN, NIN GUDAA SE YAR ..." Intaa marka la ga tago, oraahdaada "JABBUUTI waxaa iska leh ITOBIYA iyo FARAANS" in aan ku qoslo mooyee jawaab ma leh. MAALIN WANAAGSAN JAALE!

  • @iqramalin

    @iqramalin

    Ай бұрын

    ​@@DonKakoyou Are So Smart Isagu Haduusan Abaal idiiin heyn Aniga iyo inta Dowladnimada kuweyn thy qalbigeenaa dagan tihiiin🥺❤ Reer Jaoubuti Dal yar uma Arkee "Abaaalkiina janno"❤

  • @MohamedHassan-oq1ng
    @MohamedHassan-oq1ng2 ай бұрын

    Wa waqtigi noogu dhawaad in somaliwayn dib loo so celiyo Laakin ma dhicin jaanis ka Wa ka faaidaysan wayna somali marka rajada kaliya lahad 🤕 in sh alh maalin kala sugayna 40 sano marka buuxino aya rajo kala imaan karta

  • @hisaliartan1047
    @hisaliartan10472 ай бұрын

    !!!!ANIGU GACMAHA AYAAN MADAXA SAREEY, AUTO?????

  • @MubYus
    @MubYus2 ай бұрын

    Shirka Carta waxa uu ahaa shir Munaafaqadeed, Somaliland loogu tashanaayay, , hada la joogo Waraysigan qof kuma metelo.. waxa is waysanayaa waa iyagii oo kali ah.

  • @warsamediiriye3743

    @warsamediiriye3743

    2 ай бұрын

    Reerka ISAAQU waa nasabadii Soomalida oo waan garanayaa laakiin waxaa aad iyo aad uga qaldamay DOONISTII. wali waxaa ka dhaadhici la' in ay yihiin oo aaney ka badneyd qoys Soomaliyeed, waa dadaaleen laakiin hadaad JNISIYADDII aad hogaanka u aheyd cuqdad u qaado waa mid aaney u qalmin laakiin ayaga un ayay dhibeysaa. waagii hore waxaa jiri jiray reero la xanto in ay ajaanibka si un ula shaqeeyaan maantase taasi waa isbadashay oo gobtii ISAAQ ayaa fari ku gadan tahay iyo sida qaladkaa ee wax loo doonay.

  • @user-uo3kf8be6v
    @user-uo3kf8be6v2 ай бұрын

    Su,aasha aan rabo inaan ogaado ayaa ah; maka soo qayb galeen ama casuumaad ma loo fidiyey hogaamiye kooxeedyadii mudadaa 10ka sano ah dagaalamaayey, mise la ogaysiin inay soomaali shirayso? Su,aashayda waxaan rabaa cid walba oo oagayd inay iiga jawaabto. Astaan shaqo wanaagsan ayaad haysaane ku mahsanidiin.

  • @Ahmeddhahar

    @Ahmeddhahar

    2 ай бұрын

    Shirkii Carta kama qeyb galin hogaamiye kooxoodyaddii, waa loo diiday oo dadkii aan dagaalada ku saamaynta lahayn ayaa loo qabtay, dawladii halkaa lagu soo dhisayna xil kama qaban ay, kii danbe ee Itoobiya lagu soo dhisay ayay iyagu uddux dhexaad u ahayeen.

  • @Sunwukong101

    @Sunwukong101

    2 ай бұрын

    Only shaati gudduud gudoomiyihii RRA

  • @wadanihashim1934

    @wadanihashim1934

    2 ай бұрын

    Maya kama qeyb galin

Келесі