Waxan jeclahay 11 sano iyaduna way.... | Qisada cabdicasiis

Waxan jeclahay 11 sano iyaduna way.... | Qisada cabdicasiis

Пікірлер: 99

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid10452 ай бұрын

    Wlhi wilkan qfki jacayl dhaba so maray oo dareemay un ba fahmaya Ilaahay haday khyr ku thy ad calaf isku leedihin dib ha idin mideeyo hadii klena qalbiga hakaga masaxo wllo😢 Gbdhana waxan leeyahay walashay waxad nasiib u yeelatay wiilka qrxda badan qalbiga wanaksan in u ku jeclaado nabsi haka gelin 10 sano qf ad qalbigiza ku dhex nooshahay wax yar mahe si naxaris leh u eeg inanka 😢😢

  • @user-ex6cx8yn9c
    @user-ex6cx8yn9c2 ай бұрын

    Wall C’casiis wxa ku leeyahy alle qalbiga Haa kaga reebo wxan ku rajeyna inad nolol taa ugu macaan alle kugu badalo jacaylku waa nolol noloshuna waa dren drenkuna waa farxad alle kugu dhex abuurey wxn umaleyahy inaan isku dren nhy 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdirahmanfarahabdirahman164
    @abdirahmanfarahabdirahman1642 ай бұрын

    Abdiasis bro nolosha wayku wanaajin waxad thy wiil fahmaya dareenkiisa dhabta ah "waxan kuurajeynayaa wanaag ❤"

  • @abshirjibriil4559
    @abshirjibriil45592 ай бұрын

    ❤mxaa qalbiyo isdoortay wakhtigu kala irdheeyey runtii sifcn udwaday wiilkn wuxuso bandhigya nolol intabadn dadka badnkoda ka daahson oo xaqiiqa wana nolosha jeceelka Alle hakaa farxiyo wll maalin qof siwaxkula arky ayuunba ku dareemi kara noloshad kawramayso ❤❤❤

  • @hodanhybe7620
    @hodanhybe76202 ай бұрын

    Hadaad calafka iska leedinihiin markale alle haidinka kulminiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hanaashiine5368
    @hanaashiine53682 ай бұрын

    wiilkan hadalkiisa aad ayuu ii taabtay waana ku ilmeeyey. waxaa lee yahay dareenkaa ka hadleeysid cidkasta ma dareemi karto ilaa quf soomaray moyee. 😢 jeceylkane waa wax jiro oo mcn lkn labo jeceylka kadhaxeeyo ayaga oo si dhab isku jecel ayee hadane kala dareen dowan yihiin. qufba si ayuu jeceylka xanoonkiisa gooni ugu dareemaa. 😢

  • @shaadiyaapdi661
    @shaadiyaapdi6612 ай бұрын

    Muxu qalpiyad isa jecela ukala qada waqatigu 😢😢jacaylku wllhi waa dareen ad uu macan una qurux badan markad haysato qof kisi jacaylku labda qof midabu ku wayanyahy jacayl dhaban hay lkn laba qofo sidhaba isu jecela majiran haday jiran way yartahy inay gulaystan 😢Jacylku marka uu kugu keliyaysto waxa ka xuun majiran ad buu uxanun badan yahy Alle aniga iyo inati jacayl ladhiban inu qalbiga uu qabojiyo bedel qayarqaban siiyo🤲😭😭😭💔

  • @NajmaMohammed-xi7hv
    @NajmaMohammed-xi7hv2 ай бұрын

    Runte jclka waa xanun wll allahey qalbiga hako qawojiyo

  • @A.K.A.C.C.A
    @A.K.A.C.C.AАй бұрын

    Mar Hadii jacayl laga hadlayo Dareen ayaa laga hadlaya

  • @user-wo8jz5qz4b
    @user-wo8jz5qz4b2 ай бұрын

    Noloshu waa jacayl jacaylkun waa naxariisa noloshu kama maarto mar walip ❤❤❤❤ jacaylku ha waaro ❤❤❤❤

  • @abdirahmanfarahabdirahman164

    @abdirahmanfarahabdirahman164

    2 ай бұрын

    Hawaaro 😍

  • @user-tb6zn7vq3c
    @user-tb6zn7vq3c2 ай бұрын

    Jacaylka dhabta aha ma dhamado 😢💔

  • @ayaaninaugaasofficial7995
    @ayaaninaugaasofficial79952 ай бұрын

    jaceyl xanunkiza qofkii so maray unba garan😢

  • @QureeshoAbdiJibriil
    @QureeshoAbdiJibriil2 ай бұрын

    Jecel waa xanuun bdn yahy😢😢😢😢

  • @fartunomar2762
    @fartunomar27622 ай бұрын

    Sax wa xaran walal heesaha masha Allah ha kalalabeyyy diintadana baronhuuno

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis28 күн бұрын

    😢😢😢 illaahayow isuucelin oo khayr isaga dhig

  • @CabdiqaadirCali-jp3xo
    @CabdiqaadirCali-jp3xo2 ай бұрын

    CADCEED CHANAL IS THE BEST Qofkastaba dareen waaqabaa Waanu dulqaataaye Marku caashaqu dul iyo hoos Kugu dabiib naado Haba kuudarnaadee Ruuxa dagey naftaado dhan Dareenadii xidhnaa iyo FuraYqalbiga oo dhex duulduul Dabuub tay tidhaahdaa Dahab kaala siiweyN

  • @Cadceedchannel

    @Cadceedchannel

    2 ай бұрын

    Thnks

  • @user-om6pj6ms3t
    @user-om6pj6ms3t2 ай бұрын

    Qisaba qisay ka xanuun badan tahay wallhi 😭🥹💔

  • @aadanmaxamed8899
    @aadanmaxamed88992 ай бұрын

    Ax😂 allah qalbiga hakuqabuujiyo sxp😂😭😭

  • @ABDIAZIZ-hf1ol
    @ABDIAZIZ-hf1ol2 ай бұрын

    😂😂😂😂 Hablihii aaad ka oohinjirtay Mid gadhleh aya so heshy

  • @NajaxCaydid
    @NajaxCaydid2 ай бұрын

    Ilahay hakuu sahlo jecelkaaga

  • @cabdiwahaabcabdilaahi4966
    @cabdiwahaabcabdilaahi49662 ай бұрын

    Xagaa kawad

  • @XamdiJaamac-bc7hy
    @XamdiJaamac-bc7hyАй бұрын

    Alle haku saahalo wllo waa qiso xanuunbsdane

  • @HoodoMahamoud-ts4xr
    @HoodoMahamoud-ts4xr2 ай бұрын

    Jacaylka xanunkisa qof soo maray unba garan karan 💔💔

  • @nabihacabdi7609
    @nabihacabdi7609Ай бұрын

    12:58

  • @abdirahmanfarahabdirahman164
    @abdirahmanfarahabdirahman1642 ай бұрын

    Jacaylku hawaaro ❤

  • @user-wo8jz5qz4b
    @user-wo8jz5qz4b2 ай бұрын

    Ax yaa jacayl😢😢

  • @FaadumoHussein-md9eg
    @FaadumoHussein-md9eg12 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-mt9wd4ie6z
    @user-mt9wd4ie6z2 ай бұрын

    Zhp ilahy haku booga dhayo qalpi daacada ledaht❤

  • @filsanahmed4084
    @filsanahmed40842 ай бұрын

    Allah waydiso inuu kaa saaro wado kale ma jirto😊

  • @hudamahed5522
    @hudamahed55222 ай бұрын

    Alle haku sow daweeyo

  • @user-ei6zd3xx1c
    @user-ei6zd3xx1c2 ай бұрын

    Qof kastaba qiso jacayl o xanun badan ayaa ku laman 😢

  • @farahfartun3961
    @farahfartun39612 ай бұрын

    Jacaylka dhabtaa ma gaboobo

  • @sucaadmohammed7568
    @sucaadmohammed75682 ай бұрын

    Wiilkan hal mid baa qabsatay oo ah inuu dareenka uu dareemayay iska indha tiray oo ah gabadhan iney caqabad ku noqon doonto masaafada ay ku kla noolaayeen Alle qalbiga ha uga reebo mustaqbal wanagsana wan u rajeynayaa😢 Qof walbo xiriir galanaya waxan kula talinayaa inaanu dareenka gudiisa ah iska indha tirin

  • @suusaanclcasiis

    @suusaanclcasiis

    28 күн бұрын

    Haa ax ax

  • @ruweydaKassim
    @ruweydaKassim2 ай бұрын

    Cadceed wllo taysiir jacayl soo warayso 😂🙏🏾

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali74902 ай бұрын

    Gabadhas kuma jeclayn waa is dhihi kara adoo soman hadayba cunto ku sisay hadaysan waa adane aysan ilaawin waa ku cayartay ban is leeyahay wiilkaan maskiin😢

  • @user-jy8il4kq2r
    @user-jy8il4kq2r2 ай бұрын

    JacyLku Ha WaaRo❤

  • @AyaanelmiGobsan
    @AyaanelmiGobsan2 ай бұрын

    Mashallah willkaa kaliaa oo magacaa abeheey mcn watoo wan kutageeraa allah kujeclado cadceed waa magac sameen igo leeh

  • @Cadceedchannel

    @Cadceedchannel

    2 ай бұрын

    Aabe Alle ha dhawro

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight1232 ай бұрын

    Waa. Khaalada. In. Aada. Nafataada. Ukaaliifato. Oo. Aan. Kuula. Dsreeman. Jecaaloowa. Nafataada a. Iyada. Ayaada. Masuulkatahay

  • @aliyahasan463
    @aliyahasan4632 ай бұрын

    😭😭waa xalada hada ku jiro😢ilhow nolashayda yuusan saamayn😢 qalbigaygana ii dhay🤲🤲😰

  • @naasircilmi1512

    @naasircilmi1512

    2 ай бұрын

    Aniga talo kuu haya aliya😢

  • @ubahhindi841

    @ubahhindi841

    2 ай бұрын

    Amiin wll alle qalbiga haku dhayo

  • @abdirashidtyger8531

    @abdirashidtyger8531

    2 ай бұрын

    Ameen. Allaha ka dul qada. Wa halat adahag runti

  • @FatuushQurux-rf9em
    @FatuushQurux-rf9em29 күн бұрын

    ❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @farahfartun3961
    @farahfartun39612 ай бұрын

    That is true love

  • @FatuushQurux-rf9em
    @FatuushQurux-rf9em29 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢

  • @nadraabdirahman1814
    @nadraabdirahman18142 ай бұрын

    💔Wllkaye sorry wllkaye abdicasiis❤️🥺

  • @FaadumoHussein-md9eg
    @FaadumoHussein-md9eg13 күн бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight1232 ай бұрын

    Waa. Khaalada. In. Aad. Nafataada. Ku. Cadaabato. Qofa. Biniadanaha. Taasi. Waa. Dooqoniino. Isaka. Ilaasha. Waxaasi. Daareena. Maha. Waa. Dooqoniino

  • @IstaahilMaxed
    @IstaahilMaxed2 ай бұрын

    Ninku wanagsana Ana wx arke😂

  • @hudamahed5522
    @hudamahed55222 ай бұрын

    Jaceyl Dhabta ahi maa dhiman Karo 😢😢😢😢😢 xaqiiq

  • @user-pp5jm6rk6p
    @user-pp5jm6rk6p2 ай бұрын

    Wllhi dhipato waaye😢

  • @SuldaanMaxamud
    @SuldaanMaxamud2 ай бұрын

    Ax🥺 izku mid baynu nahay wllky😢😢

  • @user-ov9ys4hl1e
    @user-ov9ys4hl1e2 ай бұрын

    Dee qofkaan daacad sanaa m.a illhey ha u sahlo qoftiisa handii ay calf isku leeyihiin wlhi waxaan dareemayaa in aan meelo badn kamid nahy😢😢

  • @ruqiyoshariif2619
    @ruqiyoshariif26192 ай бұрын

    Walee xanuun nin aan arkin kama sheekeen karo wll cabdirisaq ilahaye Mel wanagsan ha ku geeyo jacelkan jano alle ha kugu bedel wan ogaye bedel aduunka kama heysid❤

  • @mahizey22
    @mahizey222 ай бұрын

    Quruxdaaan ma qalbi jab lo ogoladaaa meey aayar iska ilaashato😩💔

  • @zakirboss143
    @zakirboss1432 ай бұрын

    Jacaylku haduu noqdo mid dartii wax uun loo sameyn karo maaha jacayl kaasi. Mana yeesho wakhti uu ku sii socdaba wuxuna noqdaa mid bilaa raandhiis ah.

  • @user-te7gb7hz5l
    @user-te7gb7hz5l2 ай бұрын

    😭😭😭soorry wll 💔

  • @user-hj7sn3wb1t
    @user-hj7sn3wb1t2 ай бұрын

    Walhy wa dhip jacaylku 😢

  • @user-yw2zv4jo3g
    @user-yw2zv4jo3g2 ай бұрын

    Jeceylka calool majiirka Aya kaxanuun bdn

  • @ahmedjama5901
    @ahmedjama59012 ай бұрын

    Jcyl jcyl jcyl waxa ka muhiimsan naftada

  • @MaryamFaarax
    @MaryamFaarax2 ай бұрын

    Pls cadceed aan UK alla kicino

  • @FatimaAbukar133
    @FatimaAbukar1332 ай бұрын

    Ax jcl allow is ku kin soceli

  • @user-ky1sy6bz3e
    @user-ky1sy6bz3e2 ай бұрын

    😢😢

  • @abdirisaksako3988
    @abdirisaksako39882 ай бұрын

    ❤🙏

  • @mumtasabdirahman437
    @mumtasabdirahman4372 ай бұрын

    😢

  • @leilashacni4684
    @leilashacni46842 ай бұрын

    Cadceed:Goormu shp dareenkani ka baxaya Abdicasis:iagama baxayo shp😅😢

  • @TimmiSG256
    @TimmiSG2562 ай бұрын

    ❤😢

  • @SuldaanMaxamud
    @SuldaanMaxamud2 ай бұрын

    Anigu ila magaca aabihi

  • @ubahhindi841
    @ubahhindi8412 ай бұрын

    Nadiira qaybteedi kle meeday wll

  • @user-cs8wy9pj5r
    @user-cs8wy9pj5r2 ай бұрын

    Edeitka Iga So qurxi Cad Cedow.😂😂

  • @AYeeYadedjecel2021
    @AYeeYadedjecel20212 ай бұрын

    Walalo cadceedoW qiso haya xage kala so hadla 🥰 🥺

  • @Cadceedchannel

    @Cadceedchannel

    2 ай бұрын

    What's up kan 065349860

  • @khadarmaxamud1006
    @khadarmaxamud10062 ай бұрын

    Cadceedo waxan raba in an igu xidho telegram pegka muniira waxan ka helay shekoyinkeda in an akhristo aya raba wll

  • @nimcomaxamedhaashi

    @nimcomaxamedhaashi

    2 ай бұрын

    Sdo kale ani xita waa rabaa see ku helna

  • @user-fj6bm7iz6n
    @user-fj6bm7iz6n2 ай бұрын

    Bisikow hawada wax ka mihimsan ma jiraan

  • @Muunimustaphe6094
    @Muunimustaphe60942 ай бұрын

    Aamusiyaha dawo malo helaya 😂😢

  • @sukhranasir
    @sukhranasir2 ай бұрын

    Inankan weli jacaylkii ba haya Allow qalbiga Uga reeb marks o kle ayan si niyad jababa wllhei 😢😢

  • @user-ex6cx8yn9c

    @user-ex6cx8yn9c

    2 ай бұрын

    Jacaylku marnaba ma dhamaado waxuu yahy dren gudahaaga ku dhex nolol oo ku gubayaa marwlba oo xalad gasho 😢

  • @hibaaqdeeq7062
    @hibaaqdeeq70622 ай бұрын

    Jacaylka Xanuunkiisa Qof soo Maray ayuunbaa Dareemi Kara mana ka Bogsanaysid ilaa aad Hesho Qofkii ku Dhawacay😢

  • @user-ll4ch1ih3t
    @user-ll4ch1ih3t2 ай бұрын

    Aninka so abdiaziz la yirahdo maxawaye Abdirizaq dana aad kuwalatee cedcedow 😂😂😂

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight1232 ай бұрын

    Qofa. Aan. Gacaanata da. Ku. Jiirin. Maxada. Isugu. Cadaabasaa

  • @cismaanqaalib5162
    @cismaanqaalib51622 ай бұрын

    Ma hooyadiinpa dhimaty horta mxd la baroorataan yaaapeee

  • @AminaCisman-qk3cs

    @AminaCisman-qk3cs

    2 ай бұрын

    😂

  • @mumtaza7417
    @mumtaza74172 ай бұрын

    Kan waa cilaaj caadiya, gabadha waxay ooga tagtay jileeciisa saa’idka ah. Anoo sooman bay cunto isiisay kuye😂 what🙃

  • @maxamedxuseen4342

    @maxamedxuseen4342

    2 ай бұрын

    Hadaad heli lahyd qof saa kuu ah sidaa maad tidhaahdeen Waa la raadiyaa qof daacada lkn ma jiro waa dhif iyo naadir alle daacadnimadiisa ha u siyaadiyo hana ka abaal mariyo 😊

  • @MUBAARIGBunni-hz4nr
    @MUBAARIGBunni-hz4nr2 ай бұрын

    ANBA NAAGBA IQALBI JABISEH SOOMAR MARKAAGA QALPI JABKA HARGEISA CIDNA LAYSMA RAACIYE😂😂😂

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal1432 ай бұрын

    Ilaahow wax saa noo jeclaada nasii oo aan is calfano wiilasha Somaliland inay qalbi adagyihiin baan u qabay from gaalkacyo😂

  • @user-iy7mp5io7j
    @user-iy7mp5io7j2 ай бұрын

    Anigan ma I warasan qiso jacala ban haya

  • @hamdaHajiEilmi
    @hamdaHajiEilmi2 ай бұрын

    Cadeedow walaal qiso ayaan raba inaan kula wadaago balse xagaan kALA SOOHADLAA? walalal

  • @Cadceedchannel

    @Cadceedchannel

    2 ай бұрын

    What's up 0653459860

  • @hamdaHajiEilmi

    @hamdaHajiEilmi

    2 ай бұрын

    @@Cadceedchannel mahad sanid walalal qaali

  • @Mohamed-uv4tq
    @Mohamed-uv4tqАй бұрын

    Been baad sheegtay hawada ayaa ka muhiimsan jacaylka aad sheegayso sababtoo ah hawo la'aan daqiiqado kooban kadib waad dhimanaysaa laakiin jacayl la'aan intii laguu qorey waad noolaan karaysaa marka wll naga daa suuraysiga

  • @maryanmxamed7270
    @maryanmxamed72702 ай бұрын

    Gobtaa wax jeclaata 😢 sorry wll

  • @Cadceedchannel
    @Cadceedchannel2 ай бұрын

    Qofki haya Qiso waxaa u nagalaso xidhidhikara what's upkan..+252653459860

  • @abdullahiabday
    @abdullahiabday2 ай бұрын

    ax yarkan isku qisa ayaa nahay sida dabka aniga xitaa silig ayaan dab galinayay zxpaday kuwii aan usheegay in love iyo macag leeygu qoro weeyaabeen oogu danbeeyn waan qornay lkn wadanka weey ka tahriibtay weeyna i inkirtay sorry