Gabadhii uu jeclaa markii ay dhimatay ayuu hadana mid CANADA joogta jeclaaday...

Gabadhii uu jeclaa markii ay dhimatay ayuu hadana mid canada joogta jeclaaday...

Пікірлер: 122

  • @Cadceedchannel
    @Cadceedchannel3 ай бұрын

    Cidii haysa qisooyin noloshooda soo maray ee u baahan in ay ka waramaan waxa ay nagala soo xidhiidhi karaan waths app +43 688 64685826

  • @MuhaAbdirahaman

    @MuhaAbdirahaman

    3 ай бұрын

    Asc

  • @RabacaSheikh

    @RabacaSheikh

    3 ай бұрын

    Wscm

  • @user-ru5uw4on4x

    @user-ru5uw4on4x

    3 ай бұрын

    Asc

  • @kafiyamahamet

    @kafiyamahamet

    2 ай бұрын

    Asc wll lambrka noso sax

  • @XamdaCuMAR-o9v

    @XamdaCuMAR-o9v

    17 күн бұрын

    Cadceed wll

  • @nimcohaboon2138
    @nimcohaboon21383 ай бұрын

    Ilahow Nolol Quruxbadan siih Wiilkan maskiin soo samray weeye wllhi😢

  • @halganali6001
    @halganali60013 ай бұрын

    Ax ax wlahi qalbiga ayaa gubanaya hadana uu qoslayaa ilaahay samirka hakuu adkeeyo badal khayr qabana waan kuu rajaynayaa wlo

  • @sahromohmmedhersi3269
    @sahromohmmedhersi32693 ай бұрын

    Qiso xanuun badan weeye Wll Alle bedel khayr qaba ha ku siiyo😢😢😢😢

  • @xikmatzoor.486
    @xikmatzoor.4863 ай бұрын

    Waa labo qiso oo cajiiba RuntiiH, 😢 Inta jecel inay is helaan wiilka iyo gabadhu ismuujiyaH.😍

  • @user-pp2lv8pf1v

    @user-pp2lv8pf1v

    2 ай бұрын

    Me🥺

  • @bulaalebulaale5430

    @bulaalebulaale5430

    2 ай бұрын

    Me

  • @user-yb7xf9xi8h
    @user-yb7xf9xi8h3 ай бұрын

    Waa wiil gopa wiilkan wll iska samir maalinbuu wakhtigu kusaacidi

  • @nimcoabdimohammed536
    @nimcoabdimohammed5363 ай бұрын

    Ax ax wiilkan qisooyin cajiiba ayaa ku dhacay wllo iska samir nolosha ayaa imtixaan ah alle bedel khyr qaba haku siiyo wll😢😢

  • @jamiilahashi181
    @jamiilahashi181Ай бұрын

    Wiilkan qisadiisu way iga ilmaysiisay wlhi ilaahay qalbiga ha u adkeeyo❤

  • @najmahassan5045
    @najmahassan50453 ай бұрын

    Waa wiil Aad uqalbi wanagsan ❤️❤️Dadka Daacada ah Noloshu ma wanajiso 😢

  • @user-gh1ox9is7m

    @user-gh1ox9is7m

    3 ай бұрын

    😢😢😢

  • @user-qh3dn2rm9k
    @user-qh3dn2rm9k28 күн бұрын

    God luck zcp 🎉

  • @NawaalClraxmaan
    @NawaalClraxmaan3 ай бұрын

    Alle ha ku siiyo wax ka wangsn wll😢😢😢😢

  • @abdirahmanfarahabdirahman164
    @abdirahmanfarahabdirahman1643 ай бұрын

    Abdirizaq waa wiil dulqaad badan, badal kheyr leh kuurajeynayaa.

  • @amranmukhtaar4731
    @amranmukhtaar47313 ай бұрын

    Wlhi wiilkani Miskiin waaye Oo dulqaad badan bedel kheyr qaba insha Allah wad heli 😢😢

  • @MohamettQoslaaye
    @MohamettQoslaaye2 ай бұрын

    Alle badal khayr qaba haku siiyo

  • @user-ex6cx8yn9c
    @user-ex6cx8yn9c2 ай бұрын

    Ax wll Insha Allah nolol qurxbdn ku rajanaa 😢😢😢😢😢

  • @Ethnaatham
    @Ethnaatham2 ай бұрын

    Alle qalbiyada inagama jabiyo wixi dhibana alle haka qaado ❤😢😢

  • @Ikran_isse4890
    @Ikran_isse48903 ай бұрын

    😢😢😢😢😢sory wll qli ilhy qalbiga haku qabojiyo bowe

  • @halgankanolosha7992
    @halgankanolosha79923 ай бұрын

    aniga noloshydii aan jeclaa waalidkay ayaa isu kaayo diiday hadana wuu guursaday ana single baan ahay mudo 7sano ah ayaa kasoo wareegay walina waan jecelahay bal iiso duceeya😢😢😢

  • @cadnancaligarbey1918

    @cadnancaligarbey1918

    2 ай бұрын

    Wllhi ane kula mid ah qofkan nolasha wadagna waxa Nagala geey Walid keda mudo 4 Sano ayaa laga jogaa waline xiir masamen ayadane wali wey jogtaa illa iyo hadane wllhi wan isku wanagsanhay

  • @user-pz7oh9ul1n
    @user-pz7oh9ul1n3 ай бұрын

    Gabadh canada ka timina ma lala baxsadaa

  • @bushaaromaxamed2611
    @bushaaromaxamed26113 ай бұрын

    Kan yar wakhtigaa daba galay😂

  • @NimcoAbdulaah
    @NimcoAbdulaah3 ай бұрын

    Qalbiga jabey dharaar buu Bogsoono òo tir ilmada Bogiisa qoysay😢 Markale waaad heli ruux U qalmaya Jaceylkana qiimihiisa Qadariya oo dharsan Qudh daacada oo ducaysan😊❤ Waad samirtaye waad hili qofkagi insha allah wll abdirisaq aad baan ila ilmeeyay qisadada😢❤

  • @user-ub8xg6rk8u
    @user-ub8xg6rk8u3 ай бұрын

    Runtiiiii qofkiii dareemi karuuunba dareemaya 😢😢😢 wallkayoow Allen swt wad helaysaa qofkiii ku dagi laheyd insha allah Aad bey u adagtahay inaad ilowdo xasuusaha qaaaar waa laga bogsan karaa xanuuun kasta lkn lagama bogsan karoh xasuusta kula nooool😢😢😢😢

  • @user-qw5yp2kc6o
    @user-qw5yp2kc6o3 ай бұрын

    Abdirizaaq qof sabir badan alle badal khayr qaba haku siyo

  • @NajmaHazan
    @NajmaHazan3 ай бұрын

    Ax ax zorry wllky cbdi rizaaq😢😢😢

  • @NawaalClraxmaan
    @NawaalClraxmaan3 ай бұрын

    Adunka lacg wax ma shegto ee qof ku jecly. Hda hasto😢😢

  • @MutasEggeh
    @MutasEggeh2 ай бұрын

    Nolol wacan alle hakuugu badalo

  • @user-jc9ew2oy8w
    @user-jc9ew2oy8w3 ай бұрын

    Inamada sidan uquruxda badan ee qalbiga wcan tolow halkay iga Maran waa yaaabe

  • @DeeqaDegen-iq6yw

    @DeeqaDegen-iq6yw

    3 ай бұрын

    😂😂

  • @user-ex6cx8yn9c
    @user-ex6cx8yn9c2 ай бұрын

    Wll jacaylba wa midba midka kaleh ayuu Ka xanuun badan yahy allow qalbiga kaga reeb anu Wlhi qalbiga Ka öyey 😢😢

  • @user-ex6cx8yn9c
    @user-ex6cx8yn9c2 ай бұрын

    Wll mr labad soo celi cadceed ❤

  • @roobleqays9638
    @roobleqays96383 ай бұрын

    Diyaar I am qiso noloshayda ku saabsan

  • @AbdilaahiSaed-wz9pk
    @AbdilaahiSaed-wz9pk3 ай бұрын

    Qiso dayda ayaah mid walba kaxanuun kulul.ilkn idin lama wadaaagi karo sababo jira awgeed😢

  • @mjama7664

    @mjama7664

    3 ай бұрын

    Book ka qor o magacyada e deeganada ay ka dhacdey badel

  • @Asli256

    @Asli256

    3 ай бұрын

    Qoraal nagula wadaag hno

  • @HoodoMahamoud-ts4xr

    @HoodoMahamoud-ts4xr

    3 ай бұрын

    Ilaahay qlbiga hakuu qaboo jiyo brother wakhtigan hada la joogo qaf aan qalbigisu dhawcnayn wuu yar yahay ilaahayow qalbiyada noo qaboji yaa rabbi 😢

  • @hodanabdi6395

    @hodanabdi6395

    3 ай бұрын

    Aamin😢😢😢

  • @abdirahmanfarahabdirahman164

    @abdirahmanfarahabdirahman164

    3 ай бұрын

    Dadka usheeg wixii kuhelay bro si Tusaale aan ay noogu noqoto hadii kale sidaada oo kle ayuu qalbigu bash nadhahyaa 😔

  • @preciousheart4237
    @preciousheart42373 ай бұрын

    Wiil qurux Bdn o degan wye wllo nolol qurux bdn ayaan kuu rjyn

  • @mahdiqoobey8424
    @mahdiqoobey84243 ай бұрын

    First person

  • @naimadaar7431
    @naimadaar74312 ай бұрын

    Qosolka foolkiisa ka muuqda iyo qalbiga kulka ka baxaya isma lahan❤

  • @MahdiMuxumad-ro6ic
    @MahdiMuxumad-ro6icАй бұрын

    Well come wll

  • @mushtaksulayman
    @mushtaksulayman3 ай бұрын

    Wlhi sheeko iga emotional badan imaysoomarin lkn C/Rasaq waa wiil samir badan waxan leyahy wll Allaha ku siiyo qof wanagsan 😢😢

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi63953 ай бұрын

    2014😢😢😢😢

  • @laylawarsame5810
    @laylawarsame58103 ай бұрын

    Ilaahay danbi dhaaf hakaga dhigo walal😢

  • @xanaancabdi9984
    @xanaancabdi99842 ай бұрын

    🥰❤️

  • @user-yj7mw1qe1x
    @user-yj7mw1qe1x2 ай бұрын

    Alle badal khyr qba haku siiyo 😢😢😢

  • @hamdaahmed218

    @hamdaahmed218

    Ай бұрын

    😢

  • @NajmaHazan
    @NajmaHazan3 ай бұрын

    Waxan hay qizo xanuun badan wllky

  • @user-wm5hi1qg3g
    @user-wm5hi1qg3g3 ай бұрын

    Sori wllo illhy ha ku siiyo bedal khar qab😢

  • @IfraaxIbrahim-cz3kn
    @IfraaxIbrahim-cz3kn3 ай бұрын

    farst person

  • @user-yg5tk1zx9d
    @user-yg5tk1zx9d3 ай бұрын

    😢😢😢😢😢😢

  • @user-pp5jm6rk6p
    @user-pp5jm6rk6p3 ай бұрын

    😢😢

  • @DeganAh
    @DeganAh3 ай бұрын

    Soory borthor

  • @user-td9dx9vw5e
    @user-td9dx9vw5e3 ай бұрын

    😢😢😢Sorry Abdirisaaq

  • @laylacabdi8585
    @laylacabdi85853 ай бұрын

    Xanuun weeye wlhi😢

  • @SawdaCisman
    @SawdaCismanАй бұрын

    😢😢😢😢

  • @inahooyomcnaxlaan2116
    @inahooyomcnaxlaan21163 ай бұрын

    Xaladan oo kle qof sorry yuunba ka sheekin kara wlhi aniga wiilka isku wax ayaa na helay😢😢😢

  • @LAYLOCABDINUUR
    @LAYLOCABDINUUR3 ай бұрын

    Sorry wll samir iyo imaan i.n😢😢

  • @AsmaMohamed-cu3lv
    @AsmaMohamed-cu3lv3 ай бұрын

    Ax😢

  • @Najahhassan-pm1re
    @Najahhassan-pm1re3 ай бұрын

    Sorry my Barther 😢😢😢

  • @NajahAdan-es8hb
    @NajahAdan-es8hb13 күн бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @BahjaMawliid-mj1bm
    @BahjaMawliid-mj1bm3 ай бұрын

    Inanakan wlhi waa ka helay halke kala xidhiidha dadaow😢

  • @naciimacareef7199

    @naciimacareef7199

    3 ай бұрын

    Wll cadceed la xidhiidh laga yaabe inad ka heshid Waka ugu horeeya komantiga

  • @najmaquen9389
    @najmaquen93893 ай бұрын

    😢

  • @nasteexomustafe2415
    @nasteexomustafe24153 ай бұрын

    😢😢😢😢😢

  • @FathiaAbdi-fo8pu
    @FathiaAbdi-fo8pu2 ай бұрын

    😢😢😢

  • @user-te6jw4oz3i
    @user-te6jw4oz3i3 ай бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-ii1hy9sz4t
    @user-ii1hy9sz4t2 ай бұрын

    Ax😢😢😢😢😢😢

  • @user-tx3tx2ib8g
    @user-tx3tx2ib8g3 ай бұрын

    😭😭😭

  • @Suhayma12
    @Suhayma123 ай бұрын

    🥺💔

  • @mohainaabdullahi5575
    @mohainaabdullahi55753 ай бұрын

    Sorry Sxb Badal Qurux badan I.n ❤

  • @NajahAdan-es8hb
    @NajahAdan-es8hb13 күн бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @user-xy1vn7jn5s
    @user-xy1vn7jn5s3 ай бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @DahaboYuusuf-vv9kv
    @DahaboYuusuf-vv9kv3 ай бұрын

    😭😭😭😭😭

  • @nimconimco5961
    @nimconimco59613 ай бұрын

    😭😢😢😢

  • @user-qj8if5ix6l
    @user-qj8if5ix6l3 ай бұрын

    Sorry brother 😭😭😭😭😭

  • @ixsaanmaxamed
    @ixsaanmaxamed3 ай бұрын

    My brother 😢😢😢

  • @ixsaanmaxamed
    @ixsaanmaxamed3 ай бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @user-yg6pi6nf5w
    @user-yg6pi6nf5w3 ай бұрын

    Sorry walk 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @XamdaCabdiraxman-ev5dr
    @XamdaCabdiraxman-ev5dr3 ай бұрын

    Umada qlbiyadu wawad dhawac socod😢

  • @AbdiWali-lv3wz
    @AbdiWali-lv3wz3 ай бұрын

    WaalaboqisooocajiibaRuntiiH,❤

  • @hibaaqaxmed3631
    @hibaaqaxmed36313 ай бұрын

    Sorry wll Kan yar qisooyin cajiiba Oo Xanuun badan baa soo maray 😢

  • @user-fz1hn5js1x
    @user-fz1hn5js1x3 ай бұрын

    Sorry brother 😢😢😢😢😢😢k

  • @aaminociise1103
    @aaminociise11032 ай бұрын

    Bal maxan la ilmeyay😢😭

  • @user-bb9qx8to7c
    @user-bb9qx8to7c3 ай бұрын

    Sorry apowe 😢😢

  • @SamsamSheikhahmed-mt6px
    @SamsamSheikhahmed-mt6px3 ай бұрын

    Sorry abowe 😢😢😢😢

  • @user-zq4zb1co7i
    @user-zq4zb1co7i3 ай бұрын

    Sorry pro😭😭😭

  • @xaragoyare6447
    @xaragoyare64473 ай бұрын

    Waqtiga nin ragga ciila mxuuu nacas zasabayah😢 sorry sxb 😢

  • @cabdirihinbillal6617
    @cabdirihinbillal66173 ай бұрын

    Sorry zxp

  • @user-qf2jt6uz1z
    @user-qf2jt6uz1z8 күн бұрын

    Ax c,razak sorry😢

  • @Asli256
    @Asli2563 ай бұрын

    Inan canada ka timi bu la baxsanayay😂😂😂 indho adayg

  • @Sulthan698

    @Sulthan698

    3 ай бұрын

    Alla walaal xumidaa jacaylku Canada iyo waxaa ma yaqaan😂😂😂😂

  • @roodaxirsi9193
    @roodaxirsi91933 ай бұрын

    Dire dirale aduuny ug tagesa 😏

  • @IkraamCumar-t8n
    @IkraamCumar-t8n8 күн бұрын

    Ax ax sorry 😞 😢

  • @fadxiyasharaf7420
    @fadxiyasharaf74203 ай бұрын

    isagoo qalbigiisu gubanayo. ayuu hadana qoslaya. iskana ilalinayaa in laga daremo sorry wll. ilahay nolol quruxbadan hakugu arsaaqo

  • @nimcohaboon2138
    @nimcohaboon21383 ай бұрын

    Ilahow Nolol Quruxbadan siih Wiilkan maskiin soo samray weeye wllhi😢

  • @inahooyomcnaxlaan2116
    @inahooyomcnaxlaan21163 ай бұрын

    Xaladan oo kle qof sorry yuunba ka sheekin kara wlhi aniga wiilka isku wax ayaa na helay😢😢😢

  • @user-wo9pb9xx1k
    @user-wo9pb9xx1k3 ай бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @jamaadcabdi8618
    @jamaadcabdi86183 ай бұрын

    😢😢😢😢

  • @filsanabiib2575
    @filsanabiib25753 ай бұрын

    😢😢😢😢😢

  • @ixsaanmaxamed
    @ixsaanmaxamed3 ай бұрын

    😭😭😭😭😭😭

  • @user-we7kh5gr8d
    @user-we7kh5gr8d3 ай бұрын

    😢😢😢

  • @HindaCabdi-tk8ye
    @HindaCabdi-tk8ye3 ай бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Bahjawarsame34
    @Bahjawarsame343 ай бұрын

    😢😢😢😢😢😢

  • @user-uq3ti5cl7m
    @user-uq3ti5cl7m3 ай бұрын

    😢😢😢😢😢

  • @RayaanQaali-hr5rp
    @RayaanQaali-hr5rp3 ай бұрын

    😢😢😢😢😢

  • @ixsaanmaxamed
    @ixsaanmaxamed3 ай бұрын

    😢😢😢😢😢

  • @user-ky1sy6bz3e
    @user-ky1sy6bz3e3 ай бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-yj8vn3dk3x
    @user-yj8vn3dk3x3 ай бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢

Келесі