Barnaamijka Heello | Heesta Qalbi Nabar ku yaal C/weli Ibraahim | Astaan HD 2020

Qalbi Nabar ku yaal C/weli Ibraahim
Erayada Diiriye Gacan 1974
Laxankii Maxamed Aadan Shamuuri
Wax hore u qaaday Maxamed Aadan Shamuuri

Пікірлер: 468

  • @mendeferawyan9970
    @mendeferawyan99703 жыл бұрын

    Salute to my Somalian brothers and sisters. What a birth taking beautiful music. I love it, this is one of the best music. Keep the honorable tradition. Long live Somalia and Eritrea From your Eritrean brother

  • @mogadishuviewsite6945

    @mogadishuviewsite6945

    3 жыл бұрын

    We are also love Eraterian Traditional music👍😍 All Eraterian people be safe forever👍

  • @mogadishuviewsite6945

    @mogadishuviewsite6945

    3 жыл бұрын

    Sorry , I mean Eritrean people 😍

  • @mendeferawyan9970

    @mendeferawyan9970

    3 жыл бұрын

    @@mogadishuviewsite6945 thank you my dear brother and inshAllah one day I will visit Somalia.

  • @munanuur2210

    @munanuur2210

    3 жыл бұрын

    Welcome brother

  • @DH-yi5dx

    @DH-yi5dx

    3 жыл бұрын

    Thank u for using Somalian As Somali people are Five: Somalians, Kenyans, Ethiopians, Djiboutians, and Somalilanders.

  • @kd2528
    @kd25283 жыл бұрын

    Ninkan wuxuu u heesaa sidii nin 38 jir ah oo dadkii horaa 🙌🙌🙌🙌🙌 legend

  • @ahmedashour8177

    @ahmedashour8177

    3 жыл бұрын

    Heestaa aad culus oo halyeyga Shamuuri baa Iska leh. Markaa waa inuu miisaan saaraa codka.

  • @ahmedashour8177

    @ahmedashour8177

    3 жыл бұрын

    Waad dadaashay Adeer laakiin Shamuuri waa Shamuuri

  • @kamaalilkacase
    @kamaalilkacase3 жыл бұрын

    Daganaantu Waa fanka qeyb kamid Ah Daganaanta Ayana kuqaatey kayar Waan Hubaa Hadii Uu Heli lahaa Abwaanninti Hore Oo kale in fankiisa laxiseyn lahaa

  • @mohamedaadan7121

    @mohamedaadan7121

    3 жыл бұрын

    heesaha laxabka ayaa qurxiya mulaxamiiste iyo abwaan mira sameeya haduu hello waa fanaan aan caadi ahayn

  • @kamaalilkacase

    @kamaalilkacase

    2 жыл бұрын

    @@mohamedaadan7121 haa waa sidaa

  • @mohabdalla8651
    @mohabdalla86513 жыл бұрын

    (Sidan qaaba qowseyn rug qatari kujoogsaday.)2 (Ehelkiyo qaraabadu quraan igula daalaan heesaha qaboobiyo Anna shubo qaraamiga)2 (Marna waxaan hablaha qiroon qosol beena laba rogo)2 (Qalbi nabar ku yaalaan qaboobinee qufac iyo kalgacal baan qarsoomine)2 Qoota dheere soo korodh igu qarax jaceylkii waxaan qabanse mooyaaneee. (Qalbi jire ilaahey waxba kama qarsoonee.)2 (Nabsi qiil la raadjiyo haduu qaayo leeyee.)2 (Qormo lagu nagaadiyo qal waan kuu baneeyo Dhegta qabata maba lihid intee waano qaadee.)2 (Marna waxaan hablaha qiroon qosol beena laba rogo.)2 (Qalbi nabar ku yaalaan qaboobinee qufac iyo kalgacal baan qarsoomine.)2 Qoota dheere soo korodh igu qarax jaceylkii waxaan qabanse mooyaaneee.

  • @abdikadirdeyr5461

    @abdikadirdeyr5461

    3 жыл бұрын

    Qoton dheerey soo orod weeye sida saxda ah

  • @libanabdi7918

    @libanabdi7918

    3 жыл бұрын

    Waxaa ku dartaa sido kle heesta fanaan lahaa iyo abwaanka tiriyey iyo kan hada qaadayo xasuus ahaan

  • @abdikadirdeyr5461

    @abdikadirdeyr5461

    3 жыл бұрын

    @@libanabdi7918 Ereyada waxa lahaa DIIRIYE GACAN sido kale codka iyo laxankaba waxa lahaa MAXAMED AADAN SHAMUURI waxey baxdey heestu sida an ku maqley 1974

  • @rabiileahmed3453

    @rabiileahmed3453

    3 жыл бұрын

    Kabankana waxa garacayay jiim shiiq muumin

  • @mohabdalla8651

    @mohabdalla8651

    3 жыл бұрын

    @@abdikadirdeyr5461 aad ayaad umahadsantahay wll.

  • @mubzofficial5774
    @mubzofficial57743 жыл бұрын

    Inta OG inuu future leeyahay wiilkan yar like iigu xad 😉

  • @cabdifitaaxwadani8875

    @cabdifitaaxwadani8875

    3 жыл бұрын

    Lkn magaaro frxaan qaboojiye aa aad uga cod macaan

  • @zuldaanhamzeh630
    @zuldaanhamzeh6303 жыл бұрын

    Cidii jecel Codkisa tageertana Liketa Dhac iigu zii

  • @albertoyahya

    @albertoyahya

    3 жыл бұрын

    Mataageero brother

  • @maroodibig503

    @maroodibig503

    3 жыл бұрын

    Mashaa alah libax

  • @abwangaleyr5139

    @abwangaleyr5139

    3 жыл бұрын

    Waw

  • @cazuzahmed3691

    @cazuzahmed3691

    3 жыл бұрын

    Baryada ma joojinaysa aan Ku sari 😂

  • @hassanbashiir8456

    @hassanbashiir8456

    3 жыл бұрын

    @@maroodibig503 a

  • @mohamedabdi6266
    @mohamedabdi62663 жыл бұрын

    Cajiib waaye inankaan yar balse maheysto taageradi larabay😪😪 halka aynigiis hiil iyo hoo lala garab joogo. Waxaan 100%100 fananin lahubo ah Inan kaan iyo inanka hargeysa joogo oo loogu yeedho farxaan qaboojiye. Somali iyada isku xasid ah ee hala taageero dhalinta fanka nooleyneyso halka laga taageeri lahay kuwa fanka kufsaday oo eebada ka galay.

  • @sadiaabdikadirahmed
    @sadiaabdikadirahmed3 жыл бұрын

    Hayaay cunigii yaraa show kan masiibada noqdey eedo nolow nagu wada qarax jaceylke

  • @hassandahir9693

    @hassandahir9693

    3 жыл бұрын

    Kkkk hayaay! Reer Burco waa riwaayad

  • @gabremachaelmohamed9303

    @gabremachaelmohamed9303

    3 жыл бұрын

    hadal wanaagaada baan ka helay walaalo shrfy. (from garoowe)

  • @ahmedyousuf4448

    @ahmedyousuf4448

    3 жыл бұрын

    wiilkanu waa mucjiso fanka ku soo biirtay carabkiisa caafimaad ilaha siiyo

  • @ahmedyousuf4448

    @ahmedyousuf4448

    3 жыл бұрын

    waxuumudayahay in lays garabtaagoh

  • @abuikhlaazqadaafi6090

    @abuikhlaazqadaafi6090

    3 жыл бұрын

    Hhhhhhhhhhhhhh

  • @omaregal164
    @omaregal1643 жыл бұрын

    Cunuga waa qofka ugu yar somalida fanaaniinta soo dhawaaw adeer cod iyo haybad baa kaa muuqata

  • @albertoyahya

    @albertoyahya

    3 жыл бұрын

    Idle yare inankiisa kayar 🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂😂🤣😂🤣🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣

  • @abuuxamzaabuuxamza9087

    @abuuxamzaabuuxamza9087

    3 жыл бұрын

    Fanka

  • @theqodax
    @theqodax2 жыл бұрын

    This little dude always remember us what the pure "Talent" is. He has his golden voice, I'm sure If Shamuuri was a life will listen his song million times by the tongue of Kingeero. Salute Cabdiweli, hibadaadu waa mid "Badhax La" Never let this song die!

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle2 жыл бұрын

    Kooxda Musicga ee Muqdisho waa Another level 🔥🔥🔥 Anigu Markasta waan daawadaa kooxdan waxay u qalmaan heer qaran 🔥🎵🙏

  • @soraanmire3741
    @soraanmire37413 жыл бұрын

    Ehelkiyo qarabadu quraan igula daalan heesaha macaaniyo ana shuqul qaraamiga kaasi wa Aniga☝️💌 qodhiyo xaraale❣️🙏

  • @abdiali8460

    @abdiali8460

    Жыл бұрын

    Ehelkiyo qaraabadu quraan igula daalaan. Heesaha qabow iyo, anna shubo qaraamiga.

  • @raafidabdi2233

    @raafidabdi2233

    Жыл бұрын

    Ereyadaas sax miyaa aniga maila wanaagsana

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama3 жыл бұрын

    *shamuuri waa ninka qudha er uu heesayo iyo marku hadlayo isagu mid ah❤ cimri dheer ban kuu rajaynayaa SHAMUURI* ❤

  • @hassanabdulahi2593

    @hassanabdulahi2593

    2 жыл бұрын

    Alle ha u naxariisto caawa Xamar ku geeriyooday Maxamed Aadan Shamuuri

  • @thekingmohmeth1435

    @thekingmohmeth1435

    2 жыл бұрын

    SHaMuRi The only man he sings and

  • @muuseahmed6231

    @muuseahmed6231

    2 жыл бұрын

    Wuu dhintay 😪😪😪

  • @alimohamed5095
    @alimohamed50953 жыл бұрын

    30 sano ka hor baa iigu danbeysey soomaaliya Weli fanaan aan dhegeysto heesta uu qaadayo aan dhameeyo waxaan ka arkay labo wiil Farxaan qaboojiye Cabdiweli kingeero

  • @faizam523
    @faizam5233 жыл бұрын

    Waa fanaan aad u yar oo ilaahay cod u dhameeyey, hore u soco walaalo.❤❣👏👏👏👍👍👍🌹🌹🌹💐

  • @somalia6633
    @somalia66333 жыл бұрын

    Wow wiil kan aadbuu uga soo baxay imtixaanka, xasuustii shamuuri, hees aad u qiimo badan, guitar kiiba liid guitarkii original ka kijiray ayaa ka maqan mooyee, thanks astaan iyo seerbiya

  • @maguled
    @maguled3 жыл бұрын

    Si fiican buu u keenay yarku. Heestii Maxamed Aadan Shamuuri.

  • @akramyare5444

    @akramyare5444

    2 жыл бұрын

    Ilah ha unxaristo shalay ayu dhintay

  • @bagalxaranbaa1187
    @bagalxaranbaa11872 жыл бұрын

    What a voice😱❤️ fanaaniinta soo sokora waxaaba fiican sida inankaan oo kale heesihii hore uun soo cosbooneeysiiya. Inta aan ka helo doono curiyaal dhameeystiri kara erey suugaaneedkeenii lumay.🇸🇴❤️

  • @mohamedaadan7121

    @mohamedaadan7121

    2 жыл бұрын

    Erayada waxaa kadaran laxanka heesaha hada laqado erayo waka dhinteen laxana majiro wa la iska qaadaa inta music latumo

  • @saamijarka
    @saamijarka Жыл бұрын

    This young boy have golden voice 😢

  • @bashiirmurzalapdirahman2571
    @bashiirmurzalapdirahman25712 жыл бұрын

    Qalbi jire ilaahay Waxba kama qarsoonee Nabsi qiil loo raadshiyo Haduu qaayo leeyahay Dhegta qabata maba lihid Ileen waano qaadee Qormo lagu naadiyo Qalwaan kuu baneeyey Qalbi nabar ku yaalaan qaboobinee Qufac iyo kalgacalbaan qarsoomine

  • @jakatoorka8887
    @jakatoorka88873 жыл бұрын

    Wiilkaan yar waa Fanaan buuxa caawaa iigu horeeysa, Sidaan ayaa loo heesaa haddii kale waa leyska daayaa.

  • @yuuyu114
    @yuuyu1143 жыл бұрын

    Heestan waxa ahaa Fanaan Maxamed Aadan Shamuuri Xamaroo nabad ah waayowaayo ayaa jaceyl igu galay ayaan ku xasuustaa

  • @abdirisakismail3389
    @abdirisakismail33893 жыл бұрын

    Ax yaa fanaan weeye lakiin imakaa u dhiibi doontan shantaa caleen ahaah ku soo gad iyo waxaan la garanayn reer muqdiahoow

  • @dhalboqortooyogm5252

    @dhalboqortooyogm5252

    3 жыл бұрын

    Yaa u dhiibaya? Adeer muqdisho waa hooyga fanka. Nin waliba asagaa xor u ah waxa uu qaadayo.

  • @Faadumo-Siciid

    @Faadumo-Siciid

    3 жыл бұрын

    Hhhh sow maaha waxaasi Waa waxa Codkiisa dili doonaa. Balse sidan ayuu kusoo baxay heesahan ayaana Codkiisa kusoo baxay. ❤️😍

  • @taxanahabeeraha22
    @taxanahabeeraha223 жыл бұрын

    Fanaan cajiib ah baa noo soo baxay keep going

  • @ZahraAli-mb9vn
    @ZahraAli-mb9vn3 жыл бұрын

    Qalbi nabar ku yaalaa qaboobinee 😰😰😰😰 ya allh qalbiga ii qabiji rabiyow 🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @axmednuur8178

    @axmednuur8178

    3 жыл бұрын

    Amiin

  • @user-cj5uf4pi2k

    @user-cj5uf4pi2k

    8 ай бұрын

    Amiin 😢

  • @KifahMire
    @KifahMire4 күн бұрын

    🎉❤ ii nolow markan ku arko c/wali hadan xanaqsanay wan farxaa ❤

  • @gelleabdigelle5250
    @gelleabdigelle52503 жыл бұрын

    Ilaa malink kowaaad an arkay ninkaan tageere ayaan u ahay Hore usoco sxp waad la haysaa wadadi aad legend ku noqon lahyd Wish U all the best

  • @abdirisaqmoalinahmed1416

    @abdirisaqmoalinahmed1416

    3 жыл бұрын

    Hadda ayuu leeyahay waan toobad keenay sida in uu dad soo dilay

  • @daahiromar887

    @daahiromar887

    3 жыл бұрын

    @@abdirisaqmoalinahmed1416 inuu toowbad keeno maa dhib kugu ah wllow Illahey ka baqe uducey wllkaa

  • @baylejaylaaniofficial4529
    @baylejaylaaniofficial45293 жыл бұрын

    Waa markii 10 Ee an heestan Dhagaysto 1/4/2021 Abdiwali Ibraahim Fanaan fanka so nooleyay Horay usoco

  • @yousufilkacase9030
    @yousufilkacase90303 жыл бұрын

    Cabdiweli ibrahim waa astaan faneed oo sida shamaca ugasoo mudhay jiil faneedka waqti xaadirkan. Wuxuu ina dhex dabaalsiiyay mawjado xasuuso ah oo waayadii cudoonaa ee suuganta ehelkeeda looga danbayn jirey. Luuqda luxdan ,xafidsanaanta erayada, degenaanta iyo lahaysashada teenbada intaasoo uu buuxiyay oo waliba baro dheeraysiiyay. Yaa salaam. From burco.

  • @faysalmohamed2467
    @faysalmohamed24673 жыл бұрын

    Fanaan mustaqbal fiican leh... Horey u soco. ❤️💙🇸🇴🇸🇴💙❤️💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @faysalmohamed2467
    @faysalmohamed24673 жыл бұрын

    Astan TV jir oo noolow.. Afki iyo fanka Somalia ayad meel muhiim ah ugu jidhaa

  • @ayaanqasimayaanqasim9
    @ayaanqasimayaanqasim93 жыл бұрын

    Masha allah walalkey ilahey cod kaga hakuu dayo

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran3 жыл бұрын

    Halkeedi ayuu dhigay wow

  • @cadc.eedyare1854
    @cadc.eedyare18543 жыл бұрын

    Maaasha allah will cod macan Waxaaba moodaaa in uu yahay ninkii heesta horay ulahaaa

  • @omarelmi7946

    @omarelmi7946

    3 жыл бұрын

    Wilkan yeri cidna kama rabo codeeyn waa codeysan yahay 100/100

  • @haweeyaducaale4218
    @haweeyaducaale42183 жыл бұрын

    Qalbi nabar kuyaalan 💔 Qabobine qufac iyo😍 Kalkacalban qarsomine💔😢🎧 Nabsi qiil laradshiyo🐽 Hadu qaayo leeyahay🤔 Qormo lagunagadiyo😎 Qalwaan kubaneeyay🤚

  • @abdifatahy.dalmar172
    @abdifatahy.dalmar1723 жыл бұрын

    Waa markii iigu horeesay aan arko fanaankaan 06/11/2020 daganaanta iyo body language ka waxkale weeye inanka balse waxan kula talinayaa in uusan fanka mustaqbal ka dhigan

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny43323 жыл бұрын

    2:26#Qarami wax dhami lawayay 😭😭#Qalbi nabar kuyalaan qabobine Qufac Iyo kalgacal ban qarsomine ❤️❤️

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq3 жыл бұрын

    Fanaan cod macaanoo soo koraya waaye. Laakiin dhalinyarada sidaan oo kale halagau dhiirigeliyo inaanay Fanka shaqo ka dhigan ee ay waxbartaan oo camal kale yeeshaan insha Alaah. Mahadsanid Astaan TV.

  • @ibrahimbrody2720
    @ibrahimbrody2720 Жыл бұрын

    Everything he said is true about someone who is heart broken.

  • @saedpzhe4454
    @saedpzhe44543 жыл бұрын

    Astaan tv shaqada Aad Umadiina Uhaysaan waad Kasoobaxdeene Alle Hydunku Asturo 🙏🏿👍🎊

  • @nimcoibraahimcali5763
    @nimcoibraahimcali57632 жыл бұрын

    Ana waxaan jecalah inaan heesaa noqdo

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall79853 жыл бұрын

    Fanka DadNa Waa Ka baxaa Intuu Arkay HalaaGiisa Iyo Mugdigiisa QaaaRNa Hadda Ayey DaNayNyan in Ay Soo TijaabIyan Halkaa Dadkii Hore Kasoo CarRayn Wllkey Waxaad Thy Qof Da,Yar Marka Sheyaadiintu Yeysan kugu Dhihin Waqti Badn Baa kuu Harsan Oo Waad ka towBad Keeni Doontaa Markii Aad Duqowdo waxan Ku Leeyhy RaBi Hakusoo HanuuNiyo🤲

  • @caliibrahim1686

    @caliibrahim1686

    3 жыл бұрын

    Heestu waa OK lkn miyuusiga ayaa la diidan yahay sidaa hadalka u dhig ee ha isku wada darin waxaba

  • @ibraahimxasan9456

    @ibraahimxasan9456

    3 жыл бұрын

    Adiga hadda maxaa u dhegeeysaneysaa hadey dembi tahay maxaase halkaan ku keenay walaaloow?

  • @caliibrahim1686

    @caliibrahim1686

    3 жыл бұрын

    @@ibraahimxasan9456 su'aal maa quul ah ayaad waydiisay xariifka xaasidnimadu u qarsoon tahay

  • @maclowofficiall7985

    @maclowofficiall7985

    3 жыл бұрын

    @@ibraahimxasan9456 Marka Hore Ogow in Halkn Heeso Oo Kaliya Lagu Soo Gudbin Ee Barnaamijyo Kale Oo Waxtar Leh Lagu Soo Gudbiyo Hadii Aan Heeso Doonayo Waqal Iyo Abdi Askari Baa SUBSCRIBE Dhihi Lahaa Si Aan Hees WaLiba Oo Cusub Ula Socdaa Ma AqaaNi Hadii Aad Adiga Aaminsanthy Halkn Hees Oo Kliya Baa Lagu Soo Gudbiyaa

  • @abdirahmanhusien6174

    @abdirahmanhusien6174

    3 жыл бұрын

    @@caliibrahim1686 wxa laga hadleyo hadey fcnen wxa dhan ba danbi ah

  • @abwaancarris5426
    @abwaancarris54263 жыл бұрын

    Mnsha alh alfanaan abdiwali kingeero guulayso zxb waxa tahay iftiinka fanka

  • @mustafaabiib1916
    @mustafaabiib19163 жыл бұрын

    Qaab loo tumayaa waa heer sare Astaan waa fan nooleeye

  • @siciidgaagaale8553
    @siciidgaagaale85533 жыл бұрын

    Heestan Markasta Oo Aan Qaad Cunayo Waa Sunne inaan Dhegaystaa

  • @AxmedCcasiis-tt6bh
    @AxmedCcasiis-tt6bh5 ай бұрын

    Maanta ka hor ma maqlin codiisa yarkaan waana cod mac yahay iyo heebad fanka leeyhay heesahii hore ku tijaabshay waana ku baasyey siiba heesaha cabdi tahliil nin gacan qabad rabyaa soomaalinweyneey

  • @cmhayir6240
    @cmhayir62403 жыл бұрын

    Qlpi nabar ku yaalaan qaboobine Qufac iyo kalgacalbaan qarsoomine. 🎻🎶👨‍💻

  • @damaceey
    @damaceey3 жыл бұрын

    WAXAAN AAAD IYO AAD UGU FARXI ,LAHAAA INAAAD MAR UUN QAADID HEESIHI AXMED NUUR JAANGO R I P

  • @Abduljeylani
    @Abduljeylani3 жыл бұрын

    Cunugaan intaaney duufsan Sharma Boy,Ck iyo kuwa xamar ka caac leh Abwaan maskax fiyow leh oo heeso u curiya Rabbi ha u sahlo.

  • @abdirashidhussein8474
    @abdirashidhussein84743 жыл бұрын

    He has cool and soft tone... The future is luminous and promising bro.keep going till you reach the apex of ur dream.

  • @abdifatahwarsame7968

    @abdifatahwarsame7968

    3 жыл бұрын

    Overly talented young man! He has a bright future! Well said

  • @sadamofficial6986

    @sadamofficial6986

    3 жыл бұрын

    Big words you kill it too😂

  • @najmaxiis5517

    @najmaxiis5517

    3 жыл бұрын

    @@abdifatahwarsame7968 b

  • @positiveandfunny4332

    @positiveandfunny4332

    3 жыл бұрын

    @@abdifatahwarsame7968 Fanka SOMALiDA bright future malaha bright future waxuu lahani lahaaa haduu lacag kadaxlayo sida Aduun weynaha hada Waxaan dihi karnaa talent ayuu leyahay

  • @user-vt1qy9gz8b
    @user-vt1qy9gz8b Жыл бұрын

    Marna hadan qiron Qosol beena lama roga qlpi nabar ku yaal ban qaboobine qufac io galgacan baan qaboobine❤ 😢

  • @abdimalikmohamedhussein7153
    @abdimalikmohamedhussein71533 жыл бұрын

    Garashada teembada ,lasocdka muusikada iyo habgaraacista violeenka , codka dahabiga ah iyo kalsoonida waxan dhihi kara waa u dhalasho fanka Aduunyo , Ck,faladagan,balbalar,lil balil ,iyo qaar kloo bdn fanan ka yihin baanu jgna

  • @raaxoabuukardiiniraaxoabuu7186

    @raaxoabuukardiiniraaxoabuu7186

    3 жыл бұрын

    Kkkk

  • @fanreact7076

    @fanreact7076

    3 жыл бұрын

    😅😅😅

  • @hamzaabdiazez3070

    @hamzaabdiazez3070

    3 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mohansiad9023

    @mohansiad9023

    3 жыл бұрын

    Aad io Aad 😁😁

  • @nutureisthebest5871

    @nutureisthebest5871

    3 жыл бұрын

    hhhhh wa la heshy

  • @abdifatahahmed212
    @abdifatahahmed2123 жыл бұрын

    Hargeisa ayaan kuguso dhaweynayaa hoyga fanka Inta igu raacsan like

  • @khadarcabdimaxamuud1997

    @khadarcabdimaxamuud1997

    3 жыл бұрын

    inaga ayaa ka shaqaynaynee ila soo xidhiidh si aynu ugu soo kaxayno.

  • @muxtarim4011
    @muxtarim40113 жыл бұрын

    Woow xasuus hore legend shaamuur Legend Abweli sxp halkeedii baa dhigty

  • @nimconuur5483
    @nimconuur54833 жыл бұрын

    masha allh fanaankena dada yar wan ku taageeraa keep going wan aminsanahay inaa tahay fanaanka sanadkan iyo sanado danboo dhiman insha allh guul wacan

  • @hamdadhamaysbeutysalonandc6630
    @hamdadhamaysbeutysalonandc66303 жыл бұрын

    Halkedad dhigtay abdiwali yare qalbi nabar ku yalan qabobine

  • @mahadhassan9757
    @mahadhassan97572 жыл бұрын

    Masha Allah heestan cadii Mahan best Somalia song 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💯

  • @dinisrealm3240
    @dinisrealm32403 жыл бұрын

    Soomaaliya ha noolaato waligeed. Ilaahoow qabyaalada iyo qolo-qolada naga saar.

  • @hudafuture1330
    @hudafuture13303 жыл бұрын

    8/feb /2021 habeen salaasa ah qolkayga xasuus .

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari7 ай бұрын

    Erayadii Abwaan Diiriye Gacan 1974 Laxankii Mohamed A Shamuuri Codkii Abdiweli Yare Kingeero Heestan waxa hore u qaaday Mohamed Ahmed Shamuuri.

  • @asoumabdikarin388
    @asoumabdikarin3883 жыл бұрын

    Horta astaan meel lagala xidhoodho may leedahy waxan rabay inaan la xidhiidho wlhi danban ka lahaaye

  • @mubaarigjaamac6151
    @mubaarigjaamac61512 жыл бұрын

    Marwaxid erayada heesta anaa lahaa

  • @abdiadan7436
    @abdiadan7436 Жыл бұрын

    Qalbi nabar kuyaalaan qaboobine qufac iyo kalgacalbaan qarsoo mine ❤️❤️❤️❤️😘💋

  • @nimcosharif7523
    @nimcosharif75233 жыл бұрын

    Cod baa mesha yaalo waale ❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏

  • @casiyabintuhassancasiyabin2738
    @casiyabintuhassancasiyabin27383 жыл бұрын

    Isha cala cod ww m.a wiilkn wan jaclhy ilhy haku dayo wllo mcn

  • @Nor-ugas
    @Nor-ugas3 жыл бұрын

    Wuxuu leeyahay cod cajiib ah runtii masha Allah

  • @muunamohamed6359
    @muunamohamed63593 жыл бұрын

    Waaaah waaaah wllkay qli 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹 igu qarax dheh msha allah

  • @diiqabuuloxuubey5078
    @diiqabuuloxuubey50782 жыл бұрын

    Masha allah heestaan ninka qaaday xataa wilkan kaga wanaagssn habka qadista

  • @laynqabow7000
    @laynqabow7000 Жыл бұрын

    Axyaaaa qaraam Wooow waa wax kale

  • @sahragedi2843
    @sahragedi28433 жыл бұрын

    The best song I love it keep going young man I support you

  • @maroodibig503
    @maroodibig5033 жыл бұрын

    Ilmo xalala tahay alaha cimri dharar haku siiyo

  • @sucdimohamoudbashir164
    @sucdimohamoudbashir1643 жыл бұрын

    Waaw masha allah allah ha ku xiftiyo kingeero

  • @omaraden6490
    @omaraden64902 жыл бұрын

    Manshallah un jeune talent de la chason Somali !

  • @aqoon23
    @aqoon232 жыл бұрын

    Allaah ha u naxariisto Hobalka CAANKA AHAA Shamuuri

  • @mohamedmohamuud8803
    @mohamedmohamuud88033 жыл бұрын

    Igu qarax jecylkee waah wah barteda dhigte pro hore usoco

  • @deeqodegan2236
    @deeqodegan22363 ай бұрын

    Aniga wan ku wataaaa c Wali codka caadi mahn dahabiga❤

  • @stormzaki4378
    @stormzaki43783 жыл бұрын

    Xasuustii al ustaad m/ shamuuri

  • @mustafatess8298
    @mustafatess82983 жыл бұрын

    Daud xanfar bu u cod eegayay ka yar mshlah

  • @hamdahiis9052

    @hamdahiis9052

    3 жыл бұрын

    Uma cod eko

  • @JamaadShiino-fd7xu
    @JamaadShiino-fd7xu9 ай бұрын

    Maasha alaah waa fanan dhaba horay u soco codka ilahey haku daayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @eg4l719
    @eg4l7193 жыл бұрын

    Qamar sugaani keena barnamij kale.! Fadlan

  • @mohaali2180
    @mohaali21802 жыл бұрын

    fanaankii heestan original'keedii qaaday maxamed aadan shamuuri habeen'hore ayuu'geeriyooday shalayto ayaa la'aasay allah naxariistii'janno ha'siiyo

  • @ramiilahassan2584
    @ramiilahassan25843 жыл бұрын

    Kun jeer waan kugu qancay 🥰😍cod iyo bar

  • @fadumojama7093

    @fadumojama7093

    3 жыл бұрын

    Mashlllh ala walaky cod mcn quran nogu qada

  • @xassanabdullahi1373

    @xassanabdullahi1373

    2 жыл бұрын

    Xax

  • @macaniyoqaraarmeelkuwadaya6331
    @macaniyoqaraarmeelkuwadaya63313 жыл бұрын

    Waaw waxyaroo cod macan halkeedu dhigay go forward boy

  • @Magabade
    @Magabade3 жыл бұрын

    Heesta waxa sameeyey Allaha unaxariistee abwaan maxamed cabdi Aar waxaana original ka qaaday shamuuri inanka yar wuu cod fiican yahay laakiin midhaha ma xafidsana

  • @fuadshirwa9199

    @fuadshirwa9199

    3 жыл бұрын

    100% miraha waa xifdisan yahay ee adınba garaneyn

  • @zayaamad3080

    @zayaamad3080

    3 жыл бұрын

    @@fuadshirwa9199 lol

  • @ibrahimaxmed3140
    @ibrahimaxmed31403 жыл бұрын

    Walhi inanka yer wuu ka baxsadey

  • @mohabdalla8651
    @mohabdalla86513 жыл бұрын

    Waan farxaa markaan arko a.wali kingaro iyo Farxan qabojiye oo hees qaadaya dhalanyartan fanka way hayaan oo kuwaa hada fan mooda cub ku xer iyo kuwale ayeey kafiican yihiin 100%. Dhalanyarooy yaan fanka laydin ka xadin. Keep going. At least kuwii hore noo haaya hadaadan wax kusoo kordhineynin.

  • @maxamudkhadar2503
    @maxamudkhadar25036 ай бұрын

    Waaa fanaaan da yar

  • @baarnabukaana2927
    @baarnabukaana29273 жыл бұрын

    Fanaan Da.yar ah inaba caadi matihid keep going bro

  • @maxameddheere4263
    @maxameddheere42633 жыл бұрын

    Abdiweli ani Fanan waan jecelahay HoreY u soco wll

  • @xayaatmohammad5596
    @xayaatmohammad55963 жыл бұрын

    Qalbi nabar ku yaalaa qaboobinee Qufac iyo Kalgacal baa qarsoominee 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @user-sz9wn4zm4y
    @user-sz9wn4zm4y4 ай бұрын

    Heesa qabaw iyo aan shubo qaraamiga ❤❤❤ 12 /3/ 2024

  • @user-sq4fe9bf8g
    @user-sq4fe9bf8g8 ай бұрын

    Msh Allah cod waad hysaa

  • @abdisalammaxamud8970
    @abdisalammaxamud89702 жыл бұрын

    Heestan wxa qaadi jiray fanaanka axmed aadan shaamuri oo doraad ku geriyoday muqdisho allah haw naxariisto lkin cwali yare chalked dhigay aadbu ugu cod macaanyhy ilaa xadd 6/9/2021 Hargeysa

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi25932 жыл бұрын

    Qalbi nabar ku yaallo qarsoomine,qufac iyo kalgacal baan qarsoomine

  • @samsamali1430
    @samsamali14303 жыл бұрын

    Waaw Yaasalaam waa Hobol da,yar Hore u soco

  • @mansuurjalamad2041
    @mansuurjalamad20413 жыл бұрын

    Heestaan waxaa horay ugu luuqeeyay alfanan almulaxim mohamed aden shamuuri kabanka waxa kularay saaxibul cuud jiimy sheikh mumin

  • @MuhaaLoveOfficial
    @MuhaaLoveOfficial3 жыл бұрын

    Big Respect My Bro Barteeda Ayaa DhigtAy Keep Going Axsan yaaa Sood 😎🕺👈

  • @abdikariimali8791

    @abdikariimali8791

    3 жыл бұрын

    Moha love I can see you my brother

  • @abdikariimali8791

    @abdikariimali8791

    3 жыл бұрын

    Moha love keep going my brother

  • @abdikariimali8791

    @abdikariimali8791

    3 жыл бұрын

    Am watching 2021/1/2

  • @asliahmed-murmann7538
    @asliahmed-murmann75383 жыл бұрын

    💞 Afkaa SOOMAALI waa waax fantasievoll

  • @abdirizaksalat9156
    @abdirizaksalat91563 жыл бұрын

    Wa wil yar awowiyaal ay kaban uqaracayan Aboyal camera kadubayan Adherayal iyo eedooyin ay dawanayan Ani mugoo kan wa dhali karaa wana kuheysta hesihii😍

  • @mohamedabdikadir6108
    @mohamedabdikadir61083 жыл бұрын

    Woow! COD AAD UQURUX BADAN BAA ILAHEY KUGU MANEYSTAY. ILAHEY HAKUDAAYO. AAMIIN

Келесі