Barnaamijka Heello | Heesta Xoodaamo | C/weli Ibraahim | Astaan HD 2020

Heesta Xoodaamo
Ereyada Ismaciil Sh Axmed (Cagaf)
Laxanka Cabdi Tahliil Warsame
Horey waxaa U qaaday Cabdi Tahliil Warsame
Astaan HD 2020

Пікірлер: 859

  • @ahmedcade5646
    @ahmedcade56463 жыл бұрын

    Caadi maha walhi abdiwali inta jiifka.ku dawaneyso wan Slmyaa🙏❤💯🥰

  • @kooskhaliif216

    @kooskhaliif216

    5 ай бұрын

    Hooyadaa was

  • @yousufilkacase9030
    @yousufilkacase90303 жыл бұрын

    Dhiirigelin la aantu waa waxa somali halkaa dhigtay bal kuwa soo qoraya codkii cabdi tahliil muu keenin Saw ma ogid fanaanka hees uu lahaa oo laba jeeer qaaday In farqi kala duwanaansho imanaya oo codka Wiilku cabdi tahliil maaha lkn wuxuu qaadayaa hees cabdi tahliil lahaa wuxuuna buuxiyay shuruud kasta oo luuqda heesta laga rabay ee ma hanbalyaynaa mise xaaasidnimadii iyo masuugnimadii uunbaynu la daba galnaa yaa somaali maryooley.

  • @YuusufShuaib77

    @YuusufShuaib77

    3 жыл бұрын

    Nin aan isku meel wax la aragnay somali maryoley inay is liidan bay horumar u arken

  • @AbdiazizSaidAhmed

    @AbdiazizSaidAhmed

    3 жыл бұрын

    Ha la yaabin aqoon baysan u laheyn ama waysan fahamsaneyn waxa laga hadlahayo. Maba loo baahna in codkii AHU Cabdi Tahliil la keeeno ama layska dhig dhigo waayo qof kastaaba dhuunta Alle siiyey buu ku heesayaa. Haddaadse aragto qof fannaan ah oo qof kale is leh ku dayo waa wax ma yaqaan aan wax badan ogeyn. Qofka heeska dib u soo qaadaya waxaa la rabaa labo arrimahood: 1. Inuu erayada sixi karo sidoodii 2. Inuu laxankii sixi karo oo uusan qaab kale u qaadin heeska Cabdiweli waa nin mucjiso ah, markuu Cabdi Tahliil intaan leekaa ma heesi jirin, musik live ahna saas uma raaci kareen runta haddii laga hadlo. Balse Cabdi Tahliil wuxuu ahaa legend fanka Soomaaliyeed soo maray oo keligiis ah fannaan dhammeystiran, kaban, laxameyste iyo cod toolmoon oo mararka qaarkood aan iraahdo wax badan asagaa ka dhuun mac Tubeec.

  • @pss_crs

    @pss_crs

    3 жыл бұрын

    @@YuusufShuaib77 bro Waad buuxisay meelaha qaarna adaa ku horeeya waxaan joogaa Waxaan aroosanayaa june 2021 Insha Allah Fanaan aan adi ahayn ma soo agmarayo waan dalabka dumaashidaa Iyo kaygaba Mustaqbal wacan baan kuu rajaynayaa. ✌✌💪

  • @adamosman5086

    @adamosman5086

    3 жыл бұрын

    Saxiix

  • @nimcomohammedjimale8531

    @nimcomohammedjimale8531

    3 жыл бұрын

    Aad iyo aaad Nin,wax garad ah ina thay wlhi hadal kaaga laga gartaa. Waxn kusii qoslay marka tiri?wiilku Fanaanki heesta qaaday ama lahaa maaha ee, heestu say ahayd bu u qaaday waa run.100%

  • @faizam523
    @faizam5233 жыл бұрын

    Walee fankii soomaaliyeed ma dhiman inta kolba wiil yar oo cod macaan inoo kacayo, masha Allah kinjeero soo barbaar libaax!🥰❤❤❤❤❤

  • @abdiahmed107

    @abdiahmed107

    Жыл бұрын

    Magaciisii sheeg

  • @faizam523

    @faizam523

    Жыл бұрын

    @@abdiahmed107 magacee rabtaa walaal?

  • @khadarismail5809

    @khadarismail5809

    Жыл бұрын

    @@abdiahmed107c wali kungeero

  • @maxamuudcabdiwahaab
    @maxamuudcabdiwahaab Жыл бұрын

    Codkani quraan buu ku macaana

  • @faysalmohamed2467
    @faysalmohamed24673 жыл бұрын

    اللهم احفظ بلادي ولغتي وشعبي وامتى وامي وابي واهلي الصومال

  • @abdallashow

    @abdallashow

    3 жыл бұрын

    اللهم أمين

  • @cumardayr7446

    @cumardayr7446

    2 жыл бұрын

    jesus maxaad ula baday?

  • @nooo1786

    @nooo1786

    2 жыл бұрын

    Aamiin yaa rabb.

  • @maxamedcusmaan8121

    @maxamedcusmaan8121

    2 жыл бұрын

    @@abdallashow '

  • @maarkomalaaqmedia7207

    @maarkomalaaqmedia7207

    2 жыл бұрын

    Aamiin

  • @kopend8638
    @kopend86382 жыл бұрын

    This kid is amazing mashallha,xamar looking beautiful also,love from hargaysa ❤️

  • @bashirdayibali2111

    @bashirdayibali2111

    2 жыл бұрын

    Back

  • @abdulazizsaidmusa9099

    @abdulazizsaidmusa9099

    2 жыл бұрын

    @@bashirdayibali2111 ⁰

  • @abdulazizsaidmusa9099

    @abdulazizsaidmusa9099

    2 жыл бұрын

    O

  • @gabadhboqortoyo6929

    @gabadhboqortoyo6929

    2 жыл бұрын

    Welcome Hamar ade I miss hargaysa hadhwanag

  • @salaancabdul5172

    @salaancabdul5172

    Жыл бұрын

    ​@@abdulazizsaidmusa9099 😊

  • @balqizayarey
    @balqizayarey3 жыл бұрын

    Wiilkn fananka ah wlhi wuxuu uegyhy my ex sxpky😪 oo nagkale iga guursdy inkastoo uu igayaryhy canugan lkin hesahisa iskadawana si aan exkaygii igu xsuusto #singlelivesmatter💔💔💔

  • @mohamedmohamoudhassan1914

    @mohamedmohamoudhassan1914

    3 жыл бұрын

    Balqiza beellah farinta la soco

  • @hassanlovechannel4465

    @hassanlovechannel4465

    3 жыл бұрын

    Hadaa.single.hada.tahay.ku.laabo.noh

  • @aaaAaaa-yy6vq

    @aaaAaaa-yy6vq

    3 жыл бұрын

    Sorry sis

  • @husseinmahamedcali9847

    @husseinmahamedcali9847

    3 жыл бұрын

    Mashaa Allah

  • @abdallamohamedaweys903
    @abdallamohamedaweys9033 жыл бұрын

    Fanan da,yar wlhi wuu ka baxsaday masha allh cabdi tahliil waxuu ka mid yahay faninta hesahoda iyo codkisa aan la keeni karin wuuna keenay marka wiilka yari waa fanan dhamestiran ee miro uu leeyahay haloo alifo abwaninta somaliyedey

  • @asmaatalha6825
    @asmaatalha68253 жыл бұрын

    Wiilka yar Cod macanaa ,Masha Allah💓💥

  • @deeqomahamed

    @deeqomahamed

    Жыл бұрын

    😘😘😘😘

  • @Faadumo-Siciid
    @Faadumo-Siciid3 жыл бұрын

    Woooow! Codka allaah hakuu barakeeeyo... Waan kuu hambalyeynayaa astaan Tvna waaan bogaadinayaa.🙏😊😊

  • @ExtraTime448

    @ExtraTime448

    2 жыл бұрын

    Wariseey meel kasta miyaynu ku kulanay inder

  • @Halganmedia1lc
    @Halganmedia1lc3 жыл бұрын

    Heeska wiilkaan si sax ah ayoow u keenay asagoon eray ka qaldin laxankii iyo earayada aad ayoow u ilaaliyay run ahaantii hambalyo ayaan leeyahay Fanka ayaad nooleeysay MR. Kingeero horay usoco

  • @user-vg7bz3mt5n

    @user-vg7bz3mt5n

    2 ай бұрын

    Hhhhh

  • @tacabbirxaaji
    @tacabbirxaaji3 жыл бұрын

    Meeshan muqdisho caddaaladi ma taalo ma isagoo kani jooga ayaa Sharma Boy oo ku heesaya "kun xabuuba kun basala iyo kun qajiya" fannaanka sannadka laga dhigay. Laydinku dhufay dheh.

  • @xiisoshorts9819

    @xiisoshorts9819

    3 жыл бұрын

    Wllhi waa runtaa sxp

  • @hafsabashiir7025

    @hafsabashiir7025

    3 жыл бұрын

    Inan kan aqoonsi ugumaba baahna

  • @sacadadam2317

    @sacadadam2317

    3 жыл бұрын

    Ma Fahmayaan Erayad Sidaas Ayayna Macno Ugu Samaynayn

  • @udgoon4842

    @udgoon4842

    3 жыл бұрын

    Sharma boy heesaha madadaalada ahbaa dhalintu ku jeceshahy

  • @jaaleqeys4228

    @jaaleqeys4228

    3 жыл бұрын

    Yan ayaan heysanaa sxb, lkn caruurtii yareyd ayuu inaga waalay.

  • @xillajanno1687
    @xillajanno16873 жыл бұрын

    Laguma cuno aboowe abdiwali wlhi cod baa kugu dhan masha allah

  • @variidofficial

    @variidofficial

    3 жыл бұрын

    Wll subscbe iisaar adoo mahad san

  • @feelfreehi

    @feelfreehi

    3 жыл бұрын

    Masha Allaah ❤️❤️❤️❤️

  • @SaynabCiise-sm2nl

    @SaynabCiise-sm2nl

    2 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤😂❤😂❤❤❤😂😂❤😂😂❤❤😂😂❤❤😂❤❤❤😂😂❤❤😂😂❤❤😂😂😂❤❤❤😂😂❤❤❤😂😂❤❤😂❤❤😂😂😂❤❤❤😂😂❤❤😂🎉🎉❤🎉🎉🎉😂❤🎉🎉😂😂❤❤🎉🎉❤🎉😂😂🎉😂❤😂🎉😂❤❤❤❤😂❤❤😂😂🎉❤❤❤😂😂🎉🎉🎉🎉😂😂😂❤❤❤❤🎉🎉🎉❤😂😂😂❤❤😂😂🎉😂❤❤😂🎉🎉😂🎉😂😂🎉❤❤🎉🎉😂😂❤❤🎉

  • @Drs.nimconashad
    @Drs.nimconashad8 ай бұрын

    Fanaantiina hda qaaada heesihii hore ama soo cusbooniisiisa waxyaabo ayey ka qaldaan blse wiilkaaan waaa saxey heestaan erayda h❤ amazing voice 💯 dancagia 💯 dagan8da xitaaa waaa top codkana bartiisa dhigey waaaaw ❤ hadii wadanku dowlad lahaan lahaaa waa laqaadan lahaaaa ❤❤❤❤❤❤

  • @CagtaXaaji99
    @CagtaXaaji993 жыл бұрын

    Waxoogaa deggenaan iyo qabow aan tii Cabdi Tahliil AHUN lahayn baa ka muuqata, hore u soco saaxiib👏

  • @variidofficial

    @variidofficial

    3 жыл бұрын

    Wll subscbe iisaar adoo mahad san

  • @abdikadiradde1484

    @abdikadiradde1484

    3 жыл бұрын

    Haduu ku dari lahaa page sedexaad waan wada siin lahaa dhibmalaha kuwo ayaa ba intaas laga heenin oo fanaan isku sheegayo wiilkan caadi maaha abdiweli keep going bro

  • @pss_crs

    @pss_crs

    3 жыл бұрын

    @@abdikadiradde1484 xaasid baad tahay walahay maxaa ka maqan hada Sxb Fanaanada dunida Dadkooda halkaa gaadhsiiyay sidoo kale abditahliil hadaysan dowlad taageerayn ma waxaas o kale ayuu qaadi lahaa.

  • @abdirahmanhussein1899

    @abdirahmanhussein1899

    2 жыл бұрын

    @@pss_crs maxuu ku faaidey haduu kheer ka shaqeen manta sidaa uma dhibaaton lheen fanan wlba si xun dhintaa dhaman wada fiiri

  • @nefisayusuf6649
    @nefisayusuf66492 жыл бұрын

    Waxan aad ugu farax sanahay inuu jiilkayga C/weli iyo farxaan qaboojiye ku jiran the new legends of somali music

  • @lakiqurx6145
    @lakiqurx61453 жыл бұрын

    Wiilkaan iyo farxaan qaboojiyow codadkooda wxkale weeye maasha allh1❤🌹🌹🌹

  • @FaraxNuur-qq8wj

    @FaraxNuur-qq8wj

    9 ай бұрын

    xadibawin sxb😮😮😮😮😮😮

  • @Adam-rg2gt
    @Adam-rg2gt2 жыл бұрын

    Allahayow na cafi oo wadankayagii macaanaa xafid, umadayada xafid, cadowgayagana jabi. Aamiin.

  • @Fays2010
    @Fays20104 ай бұрын

    Codkan haddii Allah ku caabdo oo uu qur'aanka quluubta muslimiinta ugu raaxeeyo way wacnaan lahayd.

  • @abiishabdi9776
    @abiishabdi97762 жыл бұрын

    One of the most beautiful voices I have ever heard. Runtii cod baa illah ugu deeqay. Waxay ku wacnayd waqti wanaagsan inu kuso aado. Amazed!!

  • @zharmaakeToom

    @zharmaakeToom

    3 ай бұрын

    Asc

  • @AM-dt3pf
    @AM-dt3pf3 жыл бұрын

    I would love to see again beautiful Mogadishu 🇸🇴 back again in world 🌎 map alx 🤲🏽

  • @salmankhaam3671

    @salmankhaam3671

    3 жыл бұрын

    ¹

  • @Shimba-uh2lx

    @Shimba-uh2lx

    3 жыл бұрын

    Afkii Hooyo makaa dhumay mise kuwa duulaanka maskaxdu waxyeeleysay ayad ka mid noqotay. Bulshadad la hadleysid Ingiriis maahan huuno..

  • @omaralijama4537
    @omaralijama45373 жыл бұрын

    Masha. Alaah c. Wali kingeero dada aad jirtid iyo codkaaga isma laha. Waa mucjisda fanka. Somaliyeed wiil intaa la eg o sidaan u hesaya somalia uma soo baxin. Ee isha kuma cayuunto noolow..... Brother

  • @cabdikarinfarah7041

    @cabdikarinfarah7041

    3 жыл бұрын

    Wiilka yar ani wan u codeeyey good

  • @Misssugeyso1111
    @Misssugeyso11117 ай бұрын

    Fardihi nugaaled ban so xasuustey😢🎉❤ teleex iyo xudun ku nola

  • @user-oq3ks5fz4q
    @user-oq3ks5fz4q9 ай бұрын

    Cabduwali ani isku class aya. Aheen saxipo is jecel ayan aheen kadip waxan aheen labo qof oo aad ujel fanka malin arbaco ayu imaday wuu igu yiri sxp fanka aaan galno fikir badan kadip waan ku raaacay lkn familkega ayan lawadagay waxay idhaheen duco ama habar madamo oon hoyatey aad ujeclahay waan casin wayay waxan udhi sxp adiga iskal aniga madidi karo hoyo mcnto ee sidi ayu fanka kugalay malin axad ah ayu iyiri iraac sxp aniga hye ayan idhi sidi ayu fanka kugalay keep going my dear friend ❤😢😮

  • @xasanmahad115
    @xasanmahad1153 ай бұрын

    Heestan dip ayaan usoo bookhan Dooona Allehayoow Amuuraha Noo sahal 😢

  • @mdeeq5302
    @mdeeq53022 жыл бұрын

    Amazing Voice 100% Amazing dance 100% Amazing style 100% Keep Going legend until you achieve your mission 09/03/2022

  • @nashaadshide3226

    @nashaadshide3226

    Жыл бұрын

    AÀA

  • @user-ky4xy6xw4u

    @user-ky4xy6xw4u

    11 ай бұрын

    ​uuuuuuuuuuuuuuuuuu

  • @AhmedAhme-lb3zl

    @AhmedAhme-lb3zl

    10 ай бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @simansaida5677
    @simansaida56773 жыл бұрын

    QURUX IYO COD ISKU DARSADEY, MASHALLAH A.Weli ❤

  • @lilsunami6536

    @lilsunami6536

    3 жыл бұрын

    Horay u soco habo mcn

  • @shukrishuceeb5653

    @shukrishuceeb5653

    Жыл бұрын

    .maashalaah

  • @hassanmohamed6488
    @hassanmohamed64883 жыл бұрын

    Nin tagey waye ninkan mashalh. Adeer guulayso 💪

  • @omarmohamed7447

    @omarmohamed7447

    3 жыл бұрын

    Ilaahow xifdi waa ubax lagu faano hore usoco halkeedi buu dhihay

  • @abdirahmanhussein1899

    @abdirahmanhussein1899

    2 жыл бұрын

    @@omarmohamed7447 hhhhhhhhhh

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan97223 жыл бұрын

    Walaahi waa mucjiso wiilkan even maalintii koowaad ee an tartanka got tallents-ka ku arkay ayaan hoosta ka xariiqay. Guulayso wll abid

  • @dadirdaada5094
    @dadirdaada50943 жыл бұрын

    Man sha Allah wlhi Waan ku farxay in aan arko heesas fanaaninta tagay la waadayo waayo anigo jacel inaan dhagesta hadana waxaan uu baqi jire qofkii qaade oo nolen ayaan eeba uga tuugi jire inuu uu naxaris waayo asiga tiisa heesat Waan uu cabsa jire lkn cawa waxan arka heesii oo la soo cosbey siiiye aniga wiilka Waan ka weynahay 88ayaan dhashe lkn waxaan aad iyo aad uu jeclahay heeshi hoore waayo waxey watan somali nimo iyo qiiri macan maba ka daalo inaan dhagesto heesto Man sha Allah waxaa tahay fanaan jira waxaan ka codsana ma naad soo nooleyso heesi hore intii aad ka adoodo sxb mahan 💯💯💯💯🇸🇴🇸🇴somaliya ha noolato 🇸🇴🇸🇴

  • @musaente1911
    @musaente19113 жыл бұрын

    I love this song so much. Illahey ha unaxariisto Abditahalil warsame. Fanka soomaaliyeed weli ma uusan dhimanin. Abdiweli Ibrahim MashaAllah kama dhergo dhegeysiga heesahaaga

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu37033 жыл бұрын

    Sida Faras Xulaalo Axsan Hees ❤🎧 2021 ya ila daawanaya 🤞

  • @mursalabdifarah4540

    @mursalabdifarah4540

    3 жыл бұрын

    Anaa kula daawanaya, wiilkaan waa ufadhidaa waana nin hibo leh

  • @Yunis114

    @Yunis114

    2 жыл бұрын

    Xasuustii Cabdi Tahliil Warsame, Allow unaxariiso.

  • @jaabirbtc5735

    @jaabirbtc5735

    2 жыл бұрын

    Xulaalo maahe waa sida faras bulaalo😀

  • @kingmogadishu3703

    @kingmogadishu3703

    2 жыл бұрын

    @@jaabirbtc5735 Erayada heesta xarafka X bay ku socota e u fiirso B meelna kama so galo.

  • @abdullahijama3268
    @abdullahijama32683 жыл бұрын

    runtii way adag tahay in wax laga yidhaaho sidoo kale ma mudna in laga aamuso, weligay fanaan ma noqon kumana fekerin balse waxaan ku jiraa dadka jacaylka fanku laf iyo ludba ugu aroorsan yahay , sidoo kale waxaan ku jiraa dadka aaminsan hadii umad fankeedu lumo in jiritaankeedu lumayo, burburkii qarankeena ka dib waxaa maalin walba sii yaraanaysay rajadii aan ka qabay in aan dib u arki doono fankii quruxda badnaa ee aan ku soo barbaaray, waa run oo mudada burburka waxaa jiray fanaaniin hablo iyo wiilalba leh oo fanka soo galay , balse fanka ay soo galeen wuxuu ahaa mid si kasta u dayacan taasna waxay kala mid ahaayeen dalka iyo dadka oo dhan , Anigu shakhsi ahaan jacaylkii aan fanka u qabay wuxuu noqday dhul-yaal la xanuusaday burburka fankii hore ,sidaa darteed waxba kuma darsan fankii cusbaa ee qaran-jabka ka dib yimi, taasna gar baan u leeyahayoo uma haysan hadana uma haysto in aan dib u heli karo codadkii hibada lahaa ee wiilashii iyo gabdhihii 70kii iyo 80kii fankeena gaadhsiiyey dayaxa dushiisa, ujeedku maaha inaan yasayo ama dhaliilayo dhalinta danbe, oo waanba ku amaanayaa isku dayga ay duruufaha adag wax isku dayeen, aan soo gaabiyee beryahan waxaan dareemayaa in ay soo noolaanayaan unugyadii quusta joogay ee igu jiray, waxaan arkay heeso tiro beel ah oo inta si habsami leh loo tumay loo dhiibay dad cajiib ah oo leh codad i soo xasuusiyey kuwii aan u boholyoobay, heestan XOODAAMO oo uu ku luuqayn jiray mid ka mid ah fanaaniintii aan ugu jeclaa hoboladeena ilaahay naxariistii jano ha siiyee Cabdi Tahliil Warsame ee wiilkan dhalinyarada ahi ku luuqaynayo waxay ka mid tahay heesaha rajadii iga dhimatay soo nooleeyey , oo aan ku xaqiiqsaday inaan soomaaliya weli hibadii fanku ka dhiman ee keliya ay ka xigto in umadu salka dhigto. ASTAAN tv mahadi ha gaadho waxaad qabateen hawl caaqiibo leh, waxaad badbaadiseen dhaqankeenii, waxaad badbaadiseen afkeenii, waxaad badbaadiseen hidaheenii , taariikhda ayaa baal dahab ah idinku qori doonta . ugu danbayn cabdi weli ibraahin waan u hambalyaynayaa waxaana qirayaa inaad booskii cabdi tahliil baneeyey buuxin karto, adeer hore u soco ilaahayna haku xafido.

  • @mohamoudgarad8860

    @mohamoudgarad8860

    3 жыл бұрын

    Sidaan ayaa laga raba ku hadda isku sheega in ay fanaaniin yihiin playback inta iska daayaan.

  • @ismailalihasan9519

    @ismailalihasan9519

    3 жыл бұрын

    Thanks 🙏🙏🙏

  • @Shimba-uh2lx

    @Shimba-uh2lx

    3 жыл бұрын

    Qoraalkaaga ayaanba ka helay. Far si habsami leh u qoran.

  • @mubarakjama1040

    @mubarakjama1040

    3 жыл бұрын

    Adiga laftaadu Abdillahiyoow noole cajiiba oo Fanku ku dhex noolyahay ayaad tahay, waananu kaaga mahadcelinaynaa dhiirrigelintaadaas walaal.

  • @mohamedbarre1263

    @mohamedbarre1263

    3 жыл бұрын

    @@mubarakjama1040 xaqiiq weeye

  • @munaadam5844
    @munaadam58443 жыл бұрын

    Great voice. Keep going C/ wali

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama3 жыл бұрын

    *cabdiweli yare waxaan aad ugu amaanaya isaga oo aad u da, yar inuu saxay dhamaanba erayada heesta oo laga yaabo markii la qaaday in aaanay hooyadiiba jirin well done ma boy* ❤🔥🙏

  • @damaceey
    @damaceey3 жыл бұрын

    omg this boy is absolutely insane .....hes gonna be star RIP ABDI TAHLIIL WARSAME

  • @walaaljembe9706

    @walaaljembe9706

    3 жыл бұрын

    Exactly

  • @faizam523

    @faizam523

    3 жыл бұрын

    Yep!

  • @nuurisaaq1738

    @nuurisaaq1738

    3 жыл бұрын

    2vz@@walaaljembe9706 qfs

  • @mr.hassanjalafow9843

    @mr.hassanjalafow9843

    3 жыл бұрын

    Don't demoralize the young talent boy.

  • @abdirahmanhassan1905

    @abdirahmanhassan1905

    2 жыл бұрын

    @@mr.hassanjalafow9843 he is praising and hoping for him to have good future . He just meant that he extraordinarily displayed the song beyond our expectations. Good luck to our brother Abdiwali.

  • @lindaadam6139
    @lindaadam61393 жыл бұрын

    golden voice bro .Allah oo Naxaristo Fanan Tahliil

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan97223 жыл бұрын

    Mucjiso ayaan ku tilmaami lahaa cabdiweli yare. Hore u soco wll

  • @madhibaangaraad-hawiye8469
    @madhibaangaraad-hawiye84692 жыл бұрын

    Heesti Adeer Cabdi Tahliil Warsame AUN 😫❤️ Hormarka Dalka iyo Fanka dib ayu uu dhacay Dowlad la‘aanta Awgeed💔🇸🇴

  • @ia5159
    @ia51592 жыл бұрын

    Somali language is the most beautiful language ever, just listen to this song words!

  • @abdishakourshakti7364
    @abdishakourshakti73643 жыл бұрын

    Sidu u Ciyaarayo 100% Sidu U Hayo Laxanka Heesta 100% Sidu U Diyaarsan Yahay 100% 10/10 Waa Fanaan Dhamaystiran Hadii uu Helo Heeso uu Leeyahay

  • @Mananbooty1
    @Mananbooty13 ай бұрын

    Horey u soco brother aad baad u cod macaantahay#keep pro

  • @khalidsaidmusekhalidyare7616
    @khalidsaidmusekhalidyare76163 жыл бұрын

    Inta ila garanaysa hagooogane like igu soo waala from Nairobi

  • @ibrahimabdulahi2100

    @ibrahimabdulahi2100

    3 жыл бұрын

    Isku hagoogane hadan nahay wan ku saray wa hadi kii haro doollo uu yahay hagooganaha aad garanayso

  • @faizadakash5590
    @faizadakash55903 жыл бұрын

    Oo xufta bodaada xawaraha la yabo oon orodka xeqayn qaar ba xarame markan xagaga iyo xubnahada egaba xisodayey Xasus igu qaliya aroskeyga laga shiday heestan waxana iqada xajigeyga allow an ku wayiin my world💝❤💖

  • @firdhiye2351
    @firdhiye23512 жыл бұрын

    Heestaan malinti aan ku dhagaystay ayaanba taagera kal iyo laaba u qaday abdiwali runti ninkaas yar meesheeda ayuu dhigay heesta waliba wuu ku fara yaraystay allaha u naxariisto abdi tahliil warsame , 1.1m ka badan ayay u qalantaa heestan. 2050 xatta wa la dhagysan dona.

  • @AxmedCcasiis-tt6bh
    @AxmedCcasiis-tt6bh5 ай бұрын

    Cunugaan cimaamadiisa waa iska tuuray intii dooladeenii dhacday fanaan aan arko kii iigu cajiibsanaa waaye fanaaniintii hore ku xisaabsaday kan codkii cabdi tahliil inta daagan qaaday tnks cbdi wali hore u soco fanaan qaraami tahy tlh

  • @maxamuudcabdiwahaab
    @maxamuudcabdiwahaab Жыл бұрын

    Caadi ma aha kayarku erayada ku ha hays taa 2023 love sar

  • @queensharaf707
    @queensharaf7078 ай бұрын

    Codka wiilka inamacaadimah😢 ilaahy cimridheer iyo caafimaad kurajanayaa😢❤ 😊fanka biladbuu kamudanyahy qayrki socdaal iyo waxkasihoseya weye

  • @shamai1570
    @shamai1570 Жыл бұрын

    Elegant kid with a very splendid voice ❤️❤️😻 very genuine a wonder in disguisr

  • @daudmohamed7578
    @daudmohamed75783 жыл бұрын

    One of my favourite songs. This young lad is talented. Keep going young man

  • @karaanihasan3943

    @karaanihasan3943

    3 жыл бұрын

    Fanka somaalida alle hadhawro masha allaah astaan tv ha jirto Intaa fanka jecel farta hataagto waxaan kamid ahay jacaylka uuhayo hada ilaa 7 jeer dawo buu noqday

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama3 жыл бұрын

    *ERAYADII: ISMAIL SHEIKH AHMED CAGAF (AHU)* *CODKII: CABDI TAHLIIL WARSAME* *Ninkan yar cod baa ku jira wanan hanbalyeynayaa* 🔥🙏

  • @nuurdalnuursheofficialfnsb4414

    @nuurdalnuursheofficialfnsb4414

    3 жыл бұрын

    heesta been ha ka sheegin ereyada cilahi nuur jacbur

  • @mohammed-jama

    @mohammed-jama

    3 жыл бұрын

    @@nuurdalnuursheofficialfnsb4414 *duco qabe waxaanad war u hayn layskuma soo qaad qaado heestan cida samaysay cidna wax kaa waydiin maysee MAHADSANID*

  • @ahmedfiiraan3383
    @ahmedfiiraan33832 жыл бұрын

    Oh Ar Ninku Cod mcna Wlhi Kii Heesta qaday Ayadba mooda ❤️👏

  • @hanaqadchannel7239
    @hanaqadchannel72393 жыл бұрын

    Wuu fcnyahy wiilku heestuna waa degenanta ee isruxa badan ma aha ... kee going

  • @badrigass4135
    @badrigass4135 Жыл бұрын

    Emotional, ekeeyaha oo la falgalaya Homaagyo iyo Hogo tusaale, abwaanku Waa cabqari aan sinaba looga baxasan karin, Waxan aad ula dhacey baydaka dambe sida uu inoo dhexgeeyey geela, iyo dhul daaqsimaadkiisa quruxda leh cajaaib!!!

  • @hamz233

    @hamz233

    Жыл бұрын

    Nin wax fahansan rageedii

  • @aadangaambe5049

    @aadangaambe5049

    Жыл бұрын

    Hada waxa fanki ku ciyaaray qolo an ekeeye iyo humaagba kala saarki karin qaarkodna maba ay maqal😢

  • @mohammedhassen964

    @mohammedhassen964

    3 ай бұрын

    Cajiib, waxaan aad ooga helay sida farshaxanka leh ee aad qormadaada ugu cabirtay abwaanka iyo halkii uu humaag baacsanayay Mahadsanid wll

  • @badrigass4135

    @badrigass4135

    3 ай бұрын

    @@mohammedhassen964 Sharfanid wall, fankeenka iyo suganta an dhaqan u leenahey waxey ino joogan Halka American ka uu ka joogo Hollywood ku, cidaa ilaashan lahydna waa gabaabsi,

  • @ahmedcabow8672
    @ahmedcabow86723 жыл бұрын

    Axyaa fanan horay usoco siwanaagsan oo aan kaga samri karno fanankii heesta lahaa Allaha unaxariistee ayaad u qaaday heesta. Qalbiyadeena ayuu baaqi ku sii ahaan doonaa Abdi tahliil warsame😍

  • @nimoabdi1872

    @nimoabdi1872

    Жыл бұрын

    haa runtii

  • @najiibahmedgaafow6292
    @najiibahmedgaafow62923 жыл бұрын

    Waaw xoodaamo waa hees kamid ah heesaha aan ugu jeclahay, run ahaantii yarku aad buu usoo dhaweeyay 🎤🎸🎹🎷

  • @Shimba-uh2lx

    @Shimba-uh2lx

    3 жыл бұрын

    Meesheeduu dhigay.

  • @omarabdi8298

    @omarabdi8298

    2 жыл бұрын

    Dhaweynta sideed u taqaanaa? Abditahliil xitaa isagaa kaga wacan, meel ka wanaagsan buu sii dhigay.

  • @macaashyare
    @macaashyare3 жыл бұрын

    Walaahi Soomaaliya weli ma dhimin, weligay isma lahayn fankii Soomaaliyeed ayaa dib u soo noolaan kara oo halyeeyo hawl badan geliyey ayaa inoo soo baxay kuna guuleeystay , reer Astaan iyo dhamaan intii isku hawshay Allah idinka abaalmariyo, Soomaaliyeed mid ogaado ummadda aan fan iyo sugaan lahayn waa ummadda baa'baday.

  • @maguled
    @maguled3 жыл бұрын

    Oo "xuufta boodada" xawaaraha la yaboo, weeyaan ee maaha "xuurta boodada". Erayada ka saxa yarka. Sida kale waa ok. Xusuustii Cabdi Tahliil Warsame A.h.u.

  • @ahmedabdikani2844
    @ahmedabdikani28443 жыл бұрын

    Cabdiwali waa very talented maanshallah. Ereyada heesta Cabdillaahi Nuur Jacbur baa leh, Radio Muqdisho ayaana laga siidaayay markii u horaysay oo ay ku duubantahay.

  • @hassanadam1373

    @hassanadam1373

    3 жыл бұрын

    @@shaakirmuse1666 waa runtaa sxb Abwaankii waynaa ee Ismaaciil Cagaf ayaa iska leh mana maqal cidkale oo loo tiiriyey, waa ceeb in Sùugaanta been laga sheego

  • @gedefletv6049

    @gedefletv6049

    3 жыл бұрын

    @@hassanadam1373 heestan cabdilaahi nuur jacbur ayaa leh oo ah nin reer taleexa

  • @abdiqanidahir5541

    @abdiqanidahir5541

    7 ай бұрын

    Ismaaciil cagaf ayaa lahaaa yaynaan ku murmin sxp

  • @barwaaqosabanmaxamed4929
    @barwaaqosabanmaxamed49293 жыл бұрын

    Abdi wali Ibraahin Kingeero CodkaaGa Lama Haysan Karo brother M,allaaH 🤛

  • @variidofficial

    @variidofficial

    3 жыл бұрын

    Wll subscbe iisaar adoo mahadaan

  • @maryamadow2221
    @maryamadow2221 Жыл бұрын

    I never get tried of listening this song 🎶 😕 😪 2023 its 💯 magnificent 👌

  • @mowliidyare581

    @mowliidyare581

    Жыл бұрын

    P

  • @salaadaadan44

    @salaadaadan44

    11 ай бұрын

    ​@@mowliidyare581😊😊😊😊😊.

  • @shuceybdheeg2767

    @shuceybdheeg2767

    11 ай бұрын

    💯💯💯💓

  • @cbdulaahi

    @cbdulaahi

    11 ай бұрын

  • @cbdulaahi

    @cbdulaahi

    11 ай бұрын

    ​@@mowliidyare5816966

  • @miftaaxtube2907
    @miftaaxtube29072 жыл бұрын

    Absolutely my fanan kingeero

  • @sahrasalah2580
    @sahrasalah25803 жыл бұрын

    Caadi maahan waan qiirooday ilaahayoow wadankeenii nabad ka yeel dhalinyaro ubaxii wadanka ayaa noo soo baxday ilaahoow u gargaar

  • @abdullahibarre7533
    @abdullahibarre75333 жыл бұрын

    Cajeeb sida uu u qaaday iyo codka macaan iyo musiga. Viva c/wali

  • @IbraahimHaji04
    @IbraahimHaji043 жыл бұрын

    Wlhi wuu keenay wiilkaan Yar Heesta inkastoo Hal page ka maqan Yahay Hadana caadi ma Ah wiilka yar mnsha Allah 👌✅💯

  • @hogaamiye7081

    @hogaamiye7081

    3 жыл бұрын

    Page kii ugu macaana baa ka maqan

  • @AhmedbashiirBk-lh8xk
    @AhmedbashiirBk-lh8xk Жыл бұрын

    2023 bishii lixaad ayaan daawanayaa 😢😢😢😢

  • @hassanabdurahman953
    @hassanabdurahman9532 жыл бұрын

    Maashaa Allaah Afkaaga caano iyo malab lagu qabay Waxaan marqaati ka nahay in uu soo baxay xidig qayb ka qaata ilaalinta suugaanteeni hore Guuleeyso adeer ilaahayna hanookaa dhowro. Horayna u soco ⚘⚘⚘⚘

  • @marwaanyare1942
    @marwaanyare19423 жыл бұрын

    Wah wah wah waxasa ka heesa ka daganan sha ka coda run ahantii aadban ku tagera keep going until you reach you goals as for me you're the right person for singing i take you

  • @abdiaziznoor817
    @abdiaziznoor8173 жыл бұрын

    These young man is very talented with bright future,,,bro keep focusing untill you a cheive your missions All the best

  • @Roobkii_Gaalkacyo

    @Roobkii_Gaalkacyo

    3 жыл бұрын

    Is he From Djibouti

  • @ayanleshiil2927

    @ayanleshiil2927

    3 жыл бұрын

    Fanku iska keen keen maaha waa hibo.fanaankan dada yar waxa ka muuqata hibo fanned.

  • @shafeiadan3748

    @shafeiadan3748

    3 жыл бұрын

    He's from Muqdisho

  • @abdinaasircadaala
    @abdinaasircadaala3 жыл бұрын

    Waaaaw Heestaan Waa mid ka mid ah heesaha loogu jecelyahay Heesa AUN Cabdi Tahliiil.

  • @cimraansocialist106
    @cimraansocialist10610 ай бұрын

    Brilliant 👏 voice Kungeero Libaaxa Dhalinta Soomaaliyeed❤

  • @hassanalisaid2255
    @hassanalisaid22553 жыл бұрын

    Masha Allah Inaba caadi ma ahan Cabdi wili king hero. ALLA YACIZAK BRO

  • @warsamaawikm2091
    @warsamaawikm20913 жыл бұрын

    Mucjiso. Alla macaanaa Heesto xaax 2020😄

  • @shuaibashmubarak1669
    @shuaibashmubarak16693 жыл бұрын

    this young man is amazing well done

  • @mustafadiriye6870

    @mustafadiriye6870

    3 жыл бұрын

    Waa wiil aad u cod wanaagsan Sxb guuleyso

  • @ruuneyhaaji924

    @ruuneyhaaji924

    3 жыл бұрын

    That is true

  • @ruuneyhaaji924

    @ruuneyhaaji924

    3 жыл бұрын

    I like this boy masha Allah amazing 🤩

  • @saladaadan9399

    @saladaadan9399

    3 жыл бұрын

    @@mustafadiriye6870 err573 v

  • @cabdiraxmaanaxmed8303

    @cabdiraxmaanaxmed8303

    3 жыл бұрын

    Wooo

  • @mwaranle
    @mwaranle2 жыл бұрын

    Golden voice.. Mashallah.

  • @farhiyadheeman6692

    @farhiyadheeman6692

    2 жыл бұрын

    👏👏👏👏

  • @aliabdihassan3871
    @aliabdihassan38713 жыл бұрын

    This is absolutely adorable, he’s very talented.

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Жыл бұрын

    Wiilkan Haybad faneed oo inaba caadi ahayn ba kamuuqata runtii Codkiisuna waa high...waxan dhihi karaa barteedii ayuu dhigey heesta👏

  • @user-qv3ji6dx2s
    @user-qv3ji6dx2s7 ай бұрын

    Mashallh wll cafimqqd ku waar waan ku duuceeyey

  • @HayayaabeQowrax10
    @HayayaabeQowrax103 жыл бұрын

    Hees adag ayuu la keenay walhi talent

  • @ExcitedCake-qu1rm
    @ExcitedCake-qu1rm3 ай бұрын

    Gabankan Xage KA baxay Horta 2024 Lamarooyaye😂

  • @abdulkadirainab8098
    @abdulkadirainab80983 жыл бұрын

    Wlh hestan markan arkay wxan xasusty cabdi tahlil warsame alla ha unaxaristee Runti fanankan waw kenay hesta sidi ugu haboned waxan leyaha hora usoco Haybed faned ayad ledahaye

  • @yusufomar6021
    @yusufomar60213 жыл бұрын

    Great voice you sing well thank you very much.

  • @salaamachannel5612
    @salaamachannel56123 жыл бұрын

    Sow cadaalad daro mahan soomaaliyeey wiilkan oo inoo joogo Inan faladagan iyo Sharma boy no noqdan fanaaniin soomaaliyeey ogsoonaado waxay kamid tahy cadaalad darada dalkeenna kajirta

  • @abdirizackadanali3190

    @abdirizackadanali3190

    3 жыл бұрын

    Haa Wallahi Saxib

  • @abdirahmaansacad1184

    @abdirahmaansacad1184

    3 жыл бұрын

    Wllo waa sidaa wallhi waa fananaan dhaafay wiilka waan wataa

  • @maxamedaadan4322

    @maxamedaadan4322

    3 жыл бұрын

    Kkkkkk iska dulqaata bro

  • @jaamacmaxamed8652

    @jaamacmaxamed8652

    3 жыл бұрын

    Haa walhi nay noonoqdaan waa sharaf xuma ilahy hakudaay wll qali horaya uso co

  • @moumenmousa8185
    @moumenmousa81853 жыл бұрын

    Big respect really I love this song

  • @hassanadan1609
    @hassanadan16093 жыл бұрын

    Ninkaan aan waxaba laga qaban karin banankiisa ayuu marayaaa keep going sxb

  • @variidofficial

    @variidofficial

    3 жыл бұрын

    Wll subscbe iisaar adoo mahad san

  • @samawadesomaliyeed9274
    @samawadesomaliyeed92743 жыл бұрын

    Wiilkan cod baa ku dhan Daauud xanfar buu soo shabahaa xaga codka heestana halkeedii buu dhigay mashalla hore usoco

  • @iswanaajetube3506
    @iswanaajetube35063 жыл бұрын

    Cabdi wali kingeero Fanaaninti Somaliyede la yaqaanay❤❤❤

  • @bulshaawimedia9711
    @bulshaawimedia97113 жыл бұрын

    Oo xuub dhacsadayoo Sintu dhulkaa xaabtoo 😭😭 Abd tahlil adeer allaha kuu naxariisto

  • @Shimba-uh2lx

    @Shimba-uh2lx

    3 жыл бұрын

    Seentu (dibka) .

  • @gedefletv6049

    @gedefletv6049

    3 жыл бұрын

    @@Shimba-uh2lx qanaan ama sayn dabo looma adeegsado

  • @muztaqiinhassan9457
    @muztaqiinhassan94572 жыл бұрын

    Codkiza igh gadan apdu wali 👑💯👍hore u zoco prother from hargeisa 🇮🇪🇮🇪🇮🇪❤♥️💯👍

  • @Roblaa
    @Roblaa3 жыл бұрын

    waw m.a waa hobol da'yar oo haybadfaneed leh horay u soco kingeero

  • @muuseruqiya391
    @muuseruqiya3913 жыл бұрын

    😪😪😪😪 tahlil my favorite singer allah yarxanu well done 👏 young boy

  • @abagaweyn9727
    @abagaweyn97273 жыл бұрын

    Wlh masha alaah aniga waxan amin sanahay in u mustaqbal fanan Nimo u leeyahay hestana meshedii bu dhigay horey usoco fanan sare

  • @cabdifitaaxwadani8875

    @cabdifitaaxwadani8875

    3 жыл бұрын

    Kii waxaa ka qatarsanaa frxaan qaboojiye codkiisa

  • @gelleabdigelle5250
    @gelleabdigelle52503 жыл бұрын

    Kani wa fanki o qof ah Keep going bro

  • @tusmoabdullahi6061

    @tusmoabdullahi6061

    3 жыл бұрын

    MashaAllah

  • @xiisoshorts9819

    @xiisoshorts9819

    3 жыл бұрын

    Runtaa sidaas ah

  • @xamdaxigmamaxamed151
    @xamdaxigmamaxamed1513 жыл бұрын

    Fanaan mustaqbal leh hore usoco 🙏😘

  • @aweysmabdi9298
    @aweysmabdi92983 жыл бұрын

    Hees sidaan oo kale loo qaada ama waa la iska dhaafaa! Kingeero😊( 11/11/2020)

  • @user-sc2sh4zn4r
    @user-sc2sh4zn4rАй бұрын

    M,a wiilkaan waan tageeraa wll horay uso❤❤

  • @gulledtalasamelyrics
    @gulledtalasamelyrics3 жыл бұрын

    C/wali halkeedii ayuu dhigay heestan lkn waxa ay ku kala duwan yihiin codka oo qudha lkn fananiinta jirta haday midhaha ay heesahii hore mid mid qudha ay ka so qaatay wax ayaa laga fahmilaha Lkn hada laftarkeeda sidani waa qodob mihiim ah waayo dadkeeni hore ayaynu xasuusanayna sida cabdi tahliil warsame Sax sow ma aha wllayal like ii sii saar idinkoo mahadsan ✍️🇳🇵

  • @ahmedcali3805
    @ahmedcali38053 жыл бұрын

    Sida xiito geeloo Xilligii gugii Inta ay xergeeyeen Xodayo ayka foofsheen Ama wiilal xooglihi Inta ay xabaadheen Xidhadhkii hagoogane Xeryo uga oodeen Ama ay xayaabliyo Banaanada xalxaliseed

  • @badrigass4135

    @badrigass4135

    Жыл бұрын

    Kayn labeela xaadheen Nirgihu ugu xidhin yihiin Oo xamaska dooguna Xagashaada gaadheen,!! Yaaa waduuud, Hasiisocoto…….

  • @abdiaziiz5381
    @abdiaziiz53813 жыл бұрын

    cish alaa soood.c.wali kingeero hore soco brother wiilka sanadka 20121 fanaan kula mid ah ma jiro..ilaah ha ku dhooro

  • @gutalecaddechanell5115
    @gutalecaddechanell51153 жыл бұрын

    Xasuustii alle ha u naxariiste cabdi tahliil heestii Xoodaamo

Келесі